Nabsigii aan galay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Asma abdirahman asma dauus

КОМЕНТАРІ • 325

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 Рік тому +11

    Wlhi waa run nabsigu waa adag yhy an anuu Wan galay in leyga jaray iyo in kale ma ogi lkn xanuun badan Wan so arkay haday wax ii dhiman yahiin allah ii saqiro 😥

    • @daganxasan6456
      @daganxasan6456 Рік тому

      Aamin wllo 🥺🥺❤️🤲 cafis ka dalbo qofkaas maybe inu ku cafiyo qofkaasi

  • @lalatabi5134
    @lalatabi5134 Рік тому +25

    Roses are red 🌹
    Violets are blue 💙
    Girls like Asma are diamonds💎
    Greetings from Somalia 🇸🇴

    • @mohamedmoham7197
      @mohamedmoham7197 Рік тому +2

      Waar nio waa somalilander caadi u fiiri

    • @lalatabi5134
      @lalatabi5134 Рік тому +3

      Viva Somalia 🇸🇴

    • @abdihassan2397
      @abdihassan2397 Рік тому

      @@mohamedmoham7197
      Ya u sheega laiskuma jire gabadhu wa somaliland

    • @mohamedmoham7197
      @mohamedmoham7197 Рік тому +1

      @@abdihassan2397 aha dhabtii waa runtaa ani waan...fahmaayaa lahjada.....

  • @ayubdhagacade8854
    @ayubdhagacade8854 Рік тому +4

    Oo naagtu miyaysan tukan jirin, oo miyaysan janaabada ka qubaysan jirin bisinkee , dhibaatada filimaanta xunxun
    Dawaashadeeda weye waxasi subxanllah

  • @ifrahismailhoggren5550
    @ifrahismailhoggren5550 Рік тому +19

    Wey fii cantaha in qofku uu ogyahay qaladkisa iyo saxiisa si duu qalbigu ubogsado.❤❤❤❤

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 Рік тому +3

    Nafsiga isaga Ka gashay waa laga jarey waxa rajeynaya iney dad badan Ku waano qaatan seysan qof kale nafsi uga galin Una dhibin Insha Allah waxa rajeynaya sidad hada u faraxsan tahay inuu isna u faraxsan yahay ❤

  • @fatoum4388
    @fatoum4388 Рік тому +6

    Way adagtahay inuu qof qirto denbigiisa raali galina bixiyo, ma ogin xalada inaanka lkn Allah waxaan u waydinaya inuu u naxariisto Akhira iyo aduunba siiyo

  • @NaturalEmotionss
    @NaturalEmotionss Рік тому +17

    Asmaay Gacalo waxaas danbi kuma lihid kaw waaad yarayd oo caqli kugu filan maad lahayn laba qofkuu ilaahay kuu qoray baad guursatay wiilkaas hada raadi xitaa kharash fiican iyo hadiyad weyn u dir si uu kaaga raali noqdo waxaan rajaynayaa inuu kaa aqbali doono markaas is heshaan🥺❤

  • @farhiasaid1974
    @farhiasaid1974 Рік тому +3

    I love your stories wllhi wllo malah macalin ayaad ku wanagasanyd

  • @saidom5853
    @saidom5853 Рік тому +3

    Asma mansha allah qisadan waa mid la yaab leh laakiin sida aad u sheegeysa ayn aad ugu qoslay wlh

  • @HanaGamalahmed-i3x
    @HanaGamalahmed-i3x 7 місяців тому

    Wlhii hn asma wligaay taano kaleh maa maqliin waa 1

  • @hudaismail278
    @hudaismail278 Рік тому +11

    Wlley xijaabo naf meelay jirto Allah ogeh keep going

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 Рік тому +11

    Asma isku dabeecad ban nunahay khaladkayga inaan qirtaa jecelahay naftaydana runta usheego✌️

  • @haboon6195
    @haboon6195 5 місяців тому

    Ax Walhi wan naxay subxanllah nabsigu waa balaayo

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn Рік тому +6

    Labada sheekoba waa cabsi cabsi wallaahi💔😭😭

  • @mustafatalaal5734
    @mustafatalaal5734 Рік тому +1

    Asmaay Ilaahii quruxdaas ku siiyay ayaad ku danbaaysaa maalin walba, maadan ogayn in aana sidaas lagu jiri doonin

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 Рік тому +1

    Full emotional bad tahy qalbi nadiifa wx nadiifa true ah raba runtina somalida aad bay dadkas ugu yaryin

  • @faisaahmed6061
    @faisaahmed6061 Рік тому +3

    Subxanallah waa qisa layaableh

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 Рік тому +7

    Inaad is arsturto wey fiicnaan laheed qaali xil walbo geerida xasuusno

  • @abdillahimahamoud4461
    @abdillahimahamoud4461 Рік тому +4

    My God walalo wa gav weyn Wlhi but you are human but dambi dhaf Allah wediso

  • @samiradhaye7621
    @samiradhaye7621 Рік тому +7

    Aniga ayaa nabsi layga galay waxanan sugayaa intuu babsigygu helaayo because wuxu kaa faa idaysty daacadnimadaydii😓

  • @dayuus1dayuus733
    @dayuus1dayuus733 Рік тому

    ASMA ILA SO XIRIIR,AKHBAR AYAN KU HAYA

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 Рік тому +2

    Gabdh aad iyo aad uu sheeko macan ayaa tahay wllo eee halka nooga wad

  • @Salmaabdulshakur2547
    @Salmaabdulshakur2547 Рік тому +5

    Karma is a boomerang what goes around comes around . Ani wiil saaid ujecla ana habeen iiooye waan kala tagnay. Ila hada marka soxasusto ohintiisa qalbiga ijabo.😢

  • @fahima6186
    @fahima6186 Рік тому +5

    Masha Allh habo qof caqli badan ayaa thy👍

  • @raxmamax7174
    @raxmamax7174 Рік тому +1

    Walaal mash allh horta asmaay noloshuna wey noocyo badantahey murugo iyo farxad labadaba wad maraysa ilaahey se inta dambe haku hagaajiyo ❤😘 midna walaal timaha asturo asmaay

  • @HD-ll6ir
    @HD-ll6ir Рік тому +1

    Mansha Allah asma love 😍 you habo, kusoco wayo waa in wax lagabarto 💝💝💝

  • @MaymuunAbdikadir-yb3bd
    @MaymuunAbdikadir-yb3bd 10 місяців тому

    Asmo xgee kal sò xirira qiso kula wadaagi lahaa pleas😥

  • @aadolal
    @aadolal Рік тому +1

    Waxa jiro ilaah baa naga og lkn waxaan aad ka hadlayso waxaa la kulmi karo gabdhaha guursadey raga cadaanka ah waayo qurbaha waanu ku wada noolnahay waan aragney rag cadaan ah oo intuu baraafuun u soo urey sanka dhiig ka keenay

  • @fatimahabdul4329
    @fatimahabdul4329 8 місяців тому +3

    Yes this is a big one, someone you have made a commitment with and you marry without giving him an explanation or a break up, he never had a closure, this is a serious one sister and most def he needs an apology, even though that apology should have been made before you were getting married to qoorqaab, as it will not change his situation now. Heartbreak is real and everyone has a coping mechanism, some people don't have a high tolerance for pain and they need a substitute to cope. May Allah help him, my heart feels for him. This one is on you Asmaay, may Allah and Abdirasid forgive you, remember you will not enter jannah when you have committed a dulmii before that person has forgiven you, so please do your best to ask him for that forgiveness, and perhaps you can help him with the cost of a hospital that cures mental problems alongside addiction. He needs to clear his addiction first and then deal with the mental problems that came from it. And its obvious sister that he went crazy because he found out you played with his heart, for him it was real but for you it was a person to pass time with!!!!!

  • @fatmaomar135
    @fatmaomar135 Рік тому +2

    That story make me cry

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 Рік тому +3

    Miskiina Allah ha caafiyo

  • @hamdadubad2962
    @hamdadubad2962 Рік тому +2

    Wa sidan isoga baqanayo 😢
    Ilahayow ii sahal

  • @aishaawaale
    @aishaawaale Рік тому +9

    Doorshaan bey u tagtay, ma meydkuu kufsanjiray😂😂😂😂😂

  • @hibaicon3483
    @hibaicon3483 Рік тому +1

    Moral of story don’t ever depend ur life on no one not to blame no body just stay safe for u walhi

  • @sohan123
    @sohan123 Рік тому +2

    Wa run qofku inu qalad qirto wan kugu faraxsanahay huno macanee
    Waxaan rabaay aniko kala sohadlaya Djibouti inan qiso kula wadago iku dhacday oo aad uu xanun badaan walallley 😔 qof wanagsan baa tahay

  • @farxiyokhalif9424
    @farxiyokhalif9424 Рік тому +2

    Masha Allah tabarak raxmaan abaayo ❤

  • @ikramibrahim9163
    @ikramibrahim9163 Рік тому

    Manshallah macan i love your story

  • @dholaminahmed636
    @dholaminahmed636 Рік тому

    Qof qalbi qurxoon !geesiyad ah

  • @fathiaosman1512
    @fathiaosman1512 Рік тому +2

    Xasbiya laaah

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 Рік тому +1

    Subxaana laah meexishoodkii wll ino dhaqan kii soomaaliyeed iyo diinteeni fiicnayd ee idin fartay is asturaada is astur oo ilaahay kabaq .kaligaaba laguxisaabinayaaye oo aakhiro xusuuso .waa iga nasteexo wll

  • @faizaahmed1993
    @faizaahmed1993 Рік тому +1

    Balayo ku huurisay ilahayow naga ilaali

  • @kaltuuncabdicasiis4414
    @kaltuuncabdicasiis4414 Рік тому +2

    Wiilkaa raadi oo ka farxi weliba i hope inuu caafimaday

  • @Mohamedxamze
    @Mohamedxamze Рік тому +2

    Mashaalah walaalo keep go on

  • @qabuulqabuulmaxamed-fe2vc
    @qabuulqabuulmaxamed-fe2vc Рік тому

    Sheekadan bilawga waa cabsi cabsi wlhi bal dhamaadka aan eegno

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 Рік тому

    Dhar sharafkaaga u qalma xiro walaal.
    Wa salaam

  • @sahraahmed9501
    @sahraahmed9501 Рік тому

    Naag somaliyeed ma sameyneysaa

  • @hiboali8331
    @hiboali8331 Рік тому +1

    you are good story teller!!

  • @liishoawed1934
    @liishoawed1934 Рік тому

    bisinka nin xanuusan baa gabadha helay xisbiyu allaah

  • @samiradhaye7621
    @samiradhaye7621 Рік тому

    Waa intaaso la yidhi is huuriye

  • @jamac7119
    @jamac7119 Рік тому

    asmay waxani maha waxa dhacay ee ilahay kayaab oo beenta jooji qof mashaydanba waxa adsheegaso cidina majecla

  • @maxamedcali4363
    @maxamedcali4363 Рік тому +1

    Hard core muu ahaa nijaaska

  • @abdikhadarmdhere9250
    @abdikhadarmdhere9250 Рік тому

    Waxay ayay so wadatay iyo wax kasii daran ilahay haku so hdyo

  • @mohamedguled7923
    @mohamedguled7923 Рік тому +1

    asc asmay hal nin baa ku xumeeyy 2 nin oo walaldaana waad xumaysay hadana nin jenebiya baad lolasha La wadaagtaa waxaan iswaydiiyey hada asma aayaheeda dabe siwacan ma uga fakerty mise filan bay jilaysaa alahu yaclam????

  • @FarxiyoBare-zz6qo
    @FarxiyoBare-zz6qo Рік тому

    Malaha maahee adaa ugu wacnaa wll waadna wll Waana xaqq aad adigu gashay

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 Рік тому

    Jeclia way ficnyd
    Ina lilahi waxba ka dhacay maxa ku dhacay kusoco waa igusota shekadu

  • @janoahmed2822
    @janoahmed2822 Рік тому

    Qàalbi ku jeecel ayaad ku dhagaroowdey

  • @yartadheer800
    @yartadheer800 Рік тому +4

    😂😂😂😂😂 qosol qofkii rab inantan hadaawado

  • @faysalhirsi9476
    @faysalhirsi9476 10 місяців тому

    Allah ka cabso is astur walal

  • @nimcoomar7160
    @nimcoomar7160 Рік тому +4

    Gbdh adeg baa thy horey usoco❤

  • @farhiyohirsi-pt7qm
    @farhiyohirsi-pt7qm Рік тому

    Mashaa allh asmo waxaa tahay gabar yar hadana caqli badan sababtoo ah waxaad garatay dadbadan ban garan allha subxana watacaala ha caafiyo rashka adna ha kuu wacnaato nolashada

  • @hamdadhamaysbeutysalonandc6630

    Kirishma kapor bad wll u egtahay wlley marna ma laku yidhi Asma quruxey

  • @ozgetorer6062
    @ozgetorer6062 Рік тому +1

    Ninka waa Xumantiyo lugo leeeh

  • @ifraaxabiib1158
    @ifraaxabiib1158 Рік тому +1

    Wlhi kal iyo laabuu kuu jeclaa lkn midbaa nabsigiisii kaadhaqay

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 10 місяців тому

    Wax macno ah oo ay leedahay ma jirto full responsibity oo aad qaadataa.
    Sababtoo damage kii dhacay ma dawaynayso.

  • @kiinali6791
    @kiinali6791 Рік тому +1

    Asma wanku xisey indhaw kuman daawan💋🥰❤️

  • @nasteexonuur2158
    @nasteexonuur2158 Рік тому +12

    Asmaay ciyaarta naga dhaaf waxaasi waa filimee 🤣🤣🤣

    • @rukiyahanamahamoud482
      @rukiyahanamahamoud482 Рік тому +1

      Kkkkkkkk Adunba illafahmay qisada inay fabric tahay Allah maxa baraha bulshada nagahaysta oon anaguna uu raranay 😄😄😄

  • @filsanali44
    @filsanali44 Рік тому +3

    Asmay wllo rashaka hada xaalku ku suganyhy wllo raadi meshu ku danbeyay😢

  • @saraali8581
    @saraali8581 Рік тому +3

    Alaa Asmaay ku jecliyaa maalin walbo eray cusub ayaad ku soo kordhisaa.
    "Margi" Goorgaab" Huuris" Xanafle" Hayino"

  • @naimamohamed644
    @naimamohamed644 Рік тому

    wllhi waa qiso xanuun badan wx laga yabaa naxdinti uu guurkaaga la naxay ineey wxs dhan u sababtay allaha caafiyo inanka

  • @sucaadsiciid1738
    @sucaadsiciid1738 Рік тому +1

    Asma wax nool

  • @FarxiyoBare-zz6qo
    @FarxiyoBare-zz6qo Рік тому

    Maxaa raali galin ah maraali galin baa wax naag weyn baad ahyd markuu ku dhahy may jecsha hay maad may dhahdo ileen jcyl kuma hayne xiiso baad uqabtee

  • @rothajimcle
    @rothajimcle Рік тому

    Insha Allah waxa walba wey hagaagayaan

  • @ifraaxabiib1158
    @ifraaxabiib1158 Рік тому

    Asma wllshay geesiyad

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 Рік тому +2

    Very sad story😢😢

  • @luulaali3000
    @luulaali3000 Рік тому +2

    Gabadha nin waalan ba helay jabnayee🤣miskiin allah ha u sakhiro miskiin,nalafahaaga uga carar akhas😭

  • @zirshaakirisse3244
    @zirshaakirisse3244 Рік тому +2

    Cuqubaadaa aad ku riday willka walee inanay si fudud kaga hadhayn
    Inta ad dhibsomartyna intad ugaysatsa kabadsn danaysatad ahayd ilayn

  • @kamal171
    @kamal171 Рік тому +1

    Alow yaa tobin sidisi bishimaha kaga dhaga

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... Рік тому

    الله يشفيه
    ادعولي برحمة

  • @EconomicHooyo
    @EconomicHooyo Рік тому

    Asma walaalo halkee lagaga soo xidhiidhi kara. I NEED TO GET CONTACT WITH YOU

  • @abdillahimahamoud4461
    @abdillahimahamoud4461 Рік тому +1

    Asma sheego macan

  • @rawdahahmed3477
    @rawdahahmed3477 Рік тому +2

    Waan ku salaamayaa Asmaay , Subxaanalaa maxaad maalinba wax Cusub maqlaysaa .

    • @FilmLafududeeyay
      @FilmLafududeeyay Рік тому +1

      Qiyaamaha ayaa lagu xisaabinaayaa ninkaan filin af Somali ua-cam.com/video/7vndIWFqndE/v-deo.html

  • @faaraxadmahamud6746
    @faaraxadmahamud6746 Рік тому

    First watching today

  • @aziahappy159
    @aziahappy159 Рік тому +2

    Ninka hada ku qaba qisadina iyo sidaa isku barateen nooga sheeke iyo safarkagi bogsashada

  • @giowahirartan8074
    @giowahirartan8074 Рік тому +2

    Miyaad soo xad xaydatay

  • @asliqueen9875
    @asliqueen9875 Рік тому +3

    Miss you my queen 😘

    • @najaxcabdullahi4197
      @najaxcabdullahi4197 Рік тому +2

      Asmaay qisada okale aney iso madhey lkn waxan alle ugu mahad naqaya inu wilkasi uu walan lkn marxalad adag ayu galey weliba dad iskukaya oga markey iga shekeyan dhibku ani dartey umarey wan iska ooyi jirey lkn hada dib ayan ukulaney isago aad uqurux badan shaqeusta xaas leh mansha allah wanku farxay weliba waa inan qalbi wngsan wuu icafiyey aad ayan isu jeclayn walalkeyna wuu aha oo ehel ban ahayn lkn calaf baa noso dhexgaley wan gursadey

  • @nimcoabdulkadir4226
    @nimcoabdulkadir4226 Рік тому +1

    Asc asmaa abyo no so sameym video daryeylka tinta iyo rooting morning

  • @khadrayuusuf2209
    @khadrayuusuf2209 Рік тому

    Nabsiyaa axax😓😓

  • @yasminmohamed6924
    @yasminmohamed6924 Рік тому +2

    Bismillahi Rahmani Rahim. That was a big mistake. I used to be angry for you for what qoor gaab did. But now I am like but how could you do that Asma. You come across sweet and daacad.😢

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 Рік тому

    Haa dumaalka ilmahaa logu daneyaa lkn waa in laga fiiirsadaa 😢

  • @ayuulaosman9836
    @ayuulaosman9836 Рік тому +2

    Aaad baaan uga naxay maskiinkaas

  • @hamdashiine7145
    @hamdashiine7145 Рік тому +4

    Alla hoyooy ma qosli karo subxanallah 😂😂 waa qof waalan inta qiso maqly tii iigu yaabka badneyd🙄

  • @kamilacaydid4130
    @kamilacaydid4130 Рік тому +1

    Asmay waxa jira wiil aan tahrib ku kulanay 2011 libiya ilaa taliyani isla so galay oo Sweden joga hader waxu aha yar aad u maskina oo balwada si daran u istic mali jiray rashka kaligis ayu mel fadhisan jiray hadad aragtaba wu iska qosli jiray sidas shegtayna waa reer itobiya waxnuna aha madhiban lkin aan qabil iyo waxas aqon dad aay isla socden unba shegay qabil kisa mahe rashka qof maqan ayu aha maqan inu isaga yahay lkin tilamtada waxan is leyahy waa isaga rashka qof qalbadu jaban tahay ayu aha lkin wax so bartay itopiyanak kaliya ayu la shekeysan jiraa iyo sadax wiil oo somali ah oo aay balwada wada cunan ciid kale lama hadli jirin hadad aragto wu iska qosla bis 2012 ayu Sweden tagy markiyana igu dan beysay 🥺

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому

    Subxaanalaah

  • @nimconafta4365
    @nimconafta4365 Рік тому +1

    Sidee asmay isku barteen ninkan hada ku qaba

  • @fardowsoabdihakim5946
    @fardowsoabdihakim5946 Рік тому +2

    Ala wawareeey ishuuri aaa ala manoli🤣🤣🤣🤣🤣🤣asmay manta sauqoslayay kalyaha ixanunay

  • @osmaniltirehamina7927
    @osmaniltirehamina7927 Рік тому +2

    Wa ruunta

  • @nacimaaden7376
    @nacimaaden7376 Рік тому

    Walhi wan Galy😟ilahow Haygu soo Bixin

  • @fardowsomohamed8951
    @fardowsomohamed8951 Рік тому

    Abyo ilahy dartis ayan ku jecelhy ee is astur ❣❣❣❣

  • @ikramibrahim9163
    @ikramibrahim9163 Рік тому

    Gabadh calol adag

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 Рік тому +2

    Is huuridanaaba la yaab ah maskaxiyan buu u bukay