Nin soomali iyo ninka cad maxay ku kala duwan yihiin, guur ahaan ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 257

  • @ahmedaadancali5767
    @ahmedaadancali5767 11 місяців тому +51

    Quruxley Masha Allah. Anoo nin somali ah baa ku leh noloshaada guulayso
    Ama somali ahaw ama cadaan ahaw..qof fiican iyo qof xunba wuu jiri karaa walal.

    • @hilaalfaysalcali7113
      @hilaalfaysalcali7113 11 місяців тому +8

      Kolley dhaqaniyan ma jirto nin soomaaliyeed oo horumarkaaga kugu dhiirigalinaya lkn way jirtaa gabadh soomaaliyeed oo horumarka ku dhiirigalisa raga soomaaliyeed

    • @ahmedaadancali5767
      @ahmedaadancali5767 11 місяців тому

      @@hilaalfaysalcali7113 walal waan kugu raacsanahay

    • @LuckyMohamed-nc4mu
      @LuckyMohamed-nc4mu 11 місяців тому +6

      Taasna beenta mahan inankasta soomaliyeed waxay jeceshahay ninkeeda hormar gaarsiiso

    • @LuckyMohamed-nc4mu
      @LuckyMohamed-nc4mu 11 місяців тому +4

      Lkn nin somaliyeed guushada iyo hormarkaga kugu dhiiri galinaya waa dhif iyo nadir waxay Aminsanyihin hadii ay hormar gaadho inan inay isagaba waxa u arag waxba yahay buuba isku Arkaa waa siduu iska dhaadhiciyey ina rag

    • @hilaalfaysalcali7113
      @hilaalfaysalcali7113 11 місяців тому +3

      @@LuckyMohamed-nc4mu de markaa waa cadawgeena oo aynu u dhaxayno nimaam horumarkaaga ogolayn waa cadawgaaga mana istaahilo in loo dhaxo runtii

  • @hamdi7738
    @hamdi7738 11 місяців тому +9

    Dadka raba inay wadanka la qabsadaan qasab maha inay saaxiibo yeeshaan
    1. Luuqada wadanka baro
    2. Warka daawo iyo waxa magalada iyo wadanka ka socda
    3. Akhri wadanka taariikhdiisa tan fican iyo tan aduunka laga qariyaba.
    4. Dhagayso doodaha iyo mowduucyada aadka loogu kala qayb sanyahay sida dadka soogalootiga ah iyo qoomu luudka waxaad arkaysa dadka wadanka kugula nool calooshooda.
    Intaasa umuhiimsan aniga wadankaan aan joogo habeen saaxiib lama noqon qof ajanabi ah hadana maanta kuwo cadaanka ah wadanka udhashay arimo aysan ogayn baan ogahay

    • @hamdi7738
      @hamdi7738 11 місяців тому +3

      @@faizam523 abaayo saaxiib baanka hadlayaa iyo in dadka laysku qorqoro laakiin inaad dadkii ladhaqanto lana hadasho taas ismaba huraysaan oo meelkastaa isku arkaysaan

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 9 місяців тому

      ​@hamdi7738 waa runtaa walaalo isqor bilaa liis faaiido malahan. Soomaali hadaan nahay aasaaska lnaga lunsan oo waxaaba naga maqan RUUXDII horta Cilmigan oo luqadda ay ugu horeyso yaa kubari kara waa Allaah swt. Saad sheegtayba walaalo qofka haduu dadaalo kahorna uu Rabbi baryo mashaa Allaah isagoon Gaal isku xoqin buu Wallaahi iyaga kabadin Luqadda. Mashaa Allaah waxaa jirtay gabadh ay Cadaan isku galaas ahaayeen oo Soomaali ah lambar 1 bey ugashay imtixaanki Luqadda literature, Grammar iyo Composition. Allaha Xifdiyo fiddaarayn idina sidoo kale. Sax ☪️ Muslimiin beynunahay oo in aynu dadka dhexgalnaa waa wax noo Muhiim ah oo aan Dabeecad wanagsan iyo deeqsinimo lahaana si dadka aynu ubarno Macaanka diinteena oo ay usoo islaamaan marka aad latimaado Camal wanaagsan oo uu Allaah swt kugu jeclaanayo qofkii sameeyana uu helayo Ajir wayn oon laqiyaasi karin. Arintaasna waa Muhiim.

    • @user-wp3rj7ye1h
      @user-wp3rj7ye1h 2 місяці тому

      Yaaa kuu sheegay in aysan ogayn😂

  • @aaminaabdi4638
    @aaminaabdi4638 11 місяців тому +5

    Mansha allh walhi ruun ayaad sheegtay asma hadeey ku bacasanayaa

  • @ugbadfarah7928
    @ugbadfarah7928 11 місяців тому +40

    Everyone is entitled to their opinion. However, how can you sit there and generalise a whole race. White men like anyone else are capable of being narcissistic, controlling, aggressive and violent. Come on now sis.
    I have lived in the West my entire life and can tell you that every single community has it’s issues and problems. Somali men can be toxic but so can white men. I seriously don’t understand these sweeping statements making out that non Somalis are these amazing species. We have to keep it real hun.

    • @abshirayussuf
      @abshirayussuf 11 місяців тому +8

      I agree with you , no one is perfect , there are good Somali men out there, I wouldn’t marry a white man , due to the cultural difference, I would not change for a man,

    • @caaqilka3712
      @caaqilka3712 11 місяців тому +4

      Indeed

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 11 місяців тому +3

      She did say not all men are the same.

    • @ugbadfarah7928
      @ugbadfarah7928 11 місяців тому +5

      She’s making general sweeping comparisons was my point. It’s disingenuous in my opinion.

    • @bashirqasim7054
      @bashirqasim7054 11 місяців тому

      ​?

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 11 місяців тому +9

    Wanaag kasta oo cadaanka layga sheego iima muuqato cabdi qasaaro ku qanac sanahy rag fiican waku jiraan soomaalideena lkn waxay unadan yihiin rag qayra masuula aan laysku halayn karin adiga reerkaaga alle hakuu barakeeyo kolayba waa qof iyo qanac sanaantii diintiinu saldhig bay inoo tahay mar haduu muslim yahay wax dhiba malaha lknse dumarka soomaliyeed waa dhiban yihiin ilaahoow ugar gaaar

  • @aminasanyare7195
    @aminasanyare7195 11 місяців тому +7

    Tukasta oo meel daran kadhacdaaba waxay iska dhigi in ay janadii ku jirto, ilayn waxay rabtaa in jabka lala arko.
    Wiil Soomaaliyeed waxaad ka waydaan kama helaysaan mid girlfriend iyo boyfriend lagu dhalay, xaguu ka keenayaa akhlaaqda wanaagsan intuu banaanka joogana malaaik buu iska dhigayaa markuu guriga galana gawrac buu ugu jiidayaa. Naa meesh haku dhimanine iskaga carar.

    • @najmahussein3502
      @najmahussein3502 7 місяців тому +1

      Hahahah ilahow yaa og ka adiga kuu joga hadalka deep down inside heart ayu ka imaday

  • @dr.nezammagan7716
    @dr.nezammagan7716 11 місяців тому +6

    Asmooy Mahadsanid wll ilahay mustaqbalka ha inoo hagaajiyoh wixii uu ka xun yahay waxii uu u wanaagsan yahayna alle ha u siyaadiyoh amin wll manda di

  • @NajaxNuur-os1cq
    @NajaxNuur-os1cq 11 місяців тому +5

    Asma waad kumadsanty sida qurux dabadan nooga faaideysey❤

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 9 місяців тому +3

    Alla run badanaayeey❤ waad asiibtay my dear sister waad asiibtay walee!😂😂😂👍🏽

  • @yasmineabdourahamane7794
    @yasmineabdourahamane7794 11 місяців тому +11

    Amazing voice . And amazing ideology I am absolutely proud of the first Somalian woman can talk about this like that ❤

  • @arwacadeey4284
    @arwacadeey4284 11 місяців тому +6

    Nin somali ah oon diyaarad wada racnay yar shekaysanay wuxu dhahay naagtay waan furi laha lkn biilka bay awooda ima baahna ma furaayo waaba cadow

    • @kaldeqaabdi1108
      @kaldeqaabdi1108 11 місяців тому +2

      Cadow wuu dhaafay kaas 😂😢

    • @hoyomcn3580
      @hoyomcn3580 11 місяців тому +2

      Wa xasid bal bilkeda maxa ka galay Mu guro aq wollhi raga waxba noga dhacay

  • @ayaancabdi8959
    @ayaancabdi8959 11 місяців тому +5

    Mansha allh cadanka xagee ka helaa ❤❤

  • @abdirahmanabdi3285
    @abdirahmanabdi3285 11 місяців тому +8

    Nin cadaana oo khamriga kula cabaya oo aan mar Qudha ku odhanayn Illahay ka baq oo tuko , Dhar qaawan ku xidhaya lacagta noloshana half and half aad bixinayso ayaaa ah Nin wanaagsan, hhh gabdhow noocan yaanay idin waalin aakhiro wey Ilaaween

  • @Somalihooyo936
    @Somalihooyo936 11 місяців тому +4

    Mash Allah Mash Allah Asma ilahey haku barkaeyo… lkn xagee laga hela nin caad ah oo muslim ah😢😢

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 11 місяців тому

      Maxaa ku fali. Waligaa ismaba fahmeysaan.

  • @deeqadeeqa8721
    @deeqadeeqa8721 11 місяців тому +5

    Waarun raga somalida waxaad ku sheegtay lkn ilaa hada waxay raga cadaanka ku xun yihiin noomaad sheegin in aad la shaqaysanaysato wax kale noo sheeg oo nolosha caadigaa ay isku xun yihiin

    • @nuraqueen-pl7pg
      @nuraqueen-pl7pg 11 місяців тому

      Bayo cadaanku waxay qataan 100% wey ku dhagaan marka dadka cadanka markey soo musliman saaid Bay u qatan diinta oo nin cadan oo Islam ah xumaan mleh inuu ilhy amarkiisu socdo maheee

  • @haniabdi8375
    @haniabdi8375 11 місяців тому +3

    masha allh runbadaa wlhi waa runteed waa naag wax badan fahansan

  • @user-kk9kn9bj3x
    @user-kk9kn9bj3x 11 місяців тому +4

    Mashallah all the best ❤❤❤❤

  • @sumayayuusuf6796
    @sumayayuusuf6796 11 місяців тому +2

    Ninkygu cadaan iyo ajanib midna maaha lkn qurbuhu ku koray sidad leedahy cadanka u dhaqma ayanu u dhaqma marka instead of saying cadaan guursada nin sidas u dhaqma guursada dhe

  • @da7988
    @da7988 11 місяців тому +5

    You are absolutely right ❤

  • @abdis70
    @abdis70 11 місяців тому +6

    Asmaay, Wlhi waan ka xumay inaad Somali kala fogaatay geneskaagii. Nin cad weligaa happy ku noqon maysid. Somali kama maarantid social Mediaha ha noogu soo gabane, can you leave Somali alone !? No and never. You miss us.

    • @hilaalfaysalcali7113
      @hilaalfaysalcali7113 11 місяців тому +1

      Raga soomaaliyeed gabdhaha soomaaliyeed uma xiisayaan bro

    • @wardaa889
      @wardaa889 11 місяців тому +3

      She somali ,adigu mxa ka galay waxay shegayso mise runta ku dhibtay

    • @abdis70
      @abdis70 11 місяців тому

      @@wardaa889 waxa iga galay Somali iyo Nin Somali waan ka tagay, welina waan daba socdaa oo kama maarmo.Nin Caag u eg intee ayay la joogi doontaa !?

  • @ifrahibrahimhassan3120
    @ifrahibrahimhassan3120 11 місяців тому +3

    Mansha allah Alle haku xafido inader farid run badan

  • @Snake122
    @Snake122 11 місяців тому +3

    Walal asma horta rag somali ma wada xuma saa abha I dhalay ba ku jira oo abe ka wangsan anan garneynin yarka aan wada jognana inta cadan ku amaneyso ka badan bu wangsanyby 15 above ban boqoradisa ahay hunguri yuqyuqa shegtayna kuma badna wey jirta iney kuwa xun jiran lakin cadaan an hoyadiba qima ugu Fadhiyin hay amanin wiil somali hadu wangsanyby cadan maso haweysto naga yare bahasha qali

  • @samiyamahamed6274
    @samiyamahamed6274 11 місяців тому +2

    farax wax dhama la heli maye gabdhow dhaqmda kala duwan on moye nin somali nin ka nasabsan adunkanba ma jogo nimnka ajnibka wxa kaliye ragena kaga ficn yihin kaliya wa iney la shaqeyan rerahoda wxa ku shegya nin wa nin damca hal mel bu kaga yal

  • @aishasaidomar1454
    @aishasaidomar1454 11 місяців тому +8

    Wlhi runtay kaa shegtay. Wiilasha somalida waa niman rolasha benta daba orda ❤

  • @naimoabdullahi
    @naimoabdullahi 11 місяців тому +3

    Alllh Asmay Ragii somaliyed waad Na Nacsisy anaga dhan Ragi cadanka ahaa Ban usii hanqal Tageynaa waa so Socdaa ani 😂

  • @najahabdirahman5346
    @najahabdirahman5346 11 місяців тому +5

    Wlhi wiilasheena dhaama Oo wx walba laga helaa tan cadaan ku sas baa haya dadkasta I’m xun iyo wanaagsan way leeyaan saa soo kle wiilasheenu way leeyiin inamo wxaas dhan sameeya iyo in ka badn ba🥺

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  11 місяців тому +4

      Adigu ka soo sheekee wanaagooda anigu intaa ka arkay ayaan sheegaye.

    • @Milgonura-cv4sg
      @Milgonura-cv4sg 11 місяців тому +3

      Ma kaa dhab baa naa hablaha yar yar been haw sheegin dabin baad rabtaa inaad ku rido waayo adigaa kusoo gubtay nin somali ila gubtaad wadaa halkay joogaan kuwa wanaagsani iyagaa iska daayee abayaashood baan wanaag arag all been badanidaa anigu cadaan maan arag lakin nin somali waaba isagee asaaskiisii hore baaban wanaag arag

    • @najahabdirahman5346
      @najahabdirahman5346 11 місяців тому +3

      @@Milgonura-cv4sg asqooy wxa guntoy waa wxa hoog iyo ba un ka sheekeeya hady noloshu kuu hiilin wayday ood nin walba unkala qabty dee wll anuu cadaan uma raxleeyee wxaan waalid iyo wll toona aqoona wlhi baanan caawana rabin barina rabin 😂 dhimo dee balaayo kula olasheee

    • @najahabdirahman5346
      @najahabdirahman5346 11 місяців тому

      @@Asmadaaus ilaahy hakuu boogo dhayo wllo

    • @cashociise8846
      @cashociise8846 8 місяців тому +1

      ​@@Asmadaaus wll walhi wa jeclahy wana ku tageraa tan labaad wa ku rabay abayo ina kula hadlaa donayaa ❤❤❤❤ melkasto wakalaso hadlay si an kula hadlo wllo tiktak xita wakaso radshay wlll

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 11 місяців тому +5

    absolutely you right sister

  • @nimcocabdi9301
    @nimcocabdi9301 11 місяців тому +5

    Qoor gaab hadaadan soo hadal qaadin malaha maba hadli kartid 😂😭

  • @karinaali63
    @karinaali63 11 місяців тому +3

    Mashallaha Ilahay ha dayo your family

  • @bashirqasim7054
    @bashirqasim7054 11 місяців тому +2

    Wax barashana waxaa la yiraahdaa Qofka Diinta iyo Shareecada Islaamka bartay. Waxii intaa ka soo hara Xirfad ayaa la yiraahdaa. Umadana u ixtiraam sida adiguba u jeceshahay in laguu ixtiraamo. Mhadsanid walaal

  • @mohamedbahdon2772
    @mohamedbahdon2772 11 місяців тому +2

    Walaahi qurux lagu khasaaray baa tahay ,hadii aan kula joogin wadanadan aad ka sheekanayso run baan moodi lahaa,waxad haysataa diin la,aan iyo qadha muun qof xaarka iyo kaadida iska madhin,qof waxad la nooshahay maskixiyan aan u caafimaad qabin sham on you habeenkii aabaha ku dhalayey in uu iska seexodo ayaa u roona.

    • @hilaalfaysalcali7113
      @hilaalfaysalcali7113 11 місяців тому +2

      Cadaan ku ma wada gaalaa waad buktaaye kkk

    • @mohamedbahdon2772
      @mohamedbahdon2772 11 місяців тому

      @@nachwamahamud8269 inadeer maryakan baan ku noolahay waa.xaqiiq waxa aan ku sheegayo ummadan cadan iyo madow wuxuu Doon ha ahaado xaarka gacan ama tiish ayey ku tiraan,xiliga.samarka treenka ama bus hadii aad la raacado xiliga shaqada laga baxo qadh mountain Uma joogi kartid.

  • @naylieee6736
    @naylieee6736 11 місяців тому +3

    Nin wax walbe ku siinaye waa nin somali aya lagay heley nin ku jeceyl aya kuu siiya wax nin somali aya lagay heley aan kuu shaqayee ee guriyag ii fadhiy nin ajanibey naaya jeygagey ayad kuley joygtey ajanib ha noo micneyn dadka xaarkey iskey dhiqiyn oo dhaqan kodu yahay tiiysh ka iskeygey masax xaarkey oo aan diin islamey ku dhaleyn oo doofaar cuney uuf naa siilkaygey adaa lehey ee wiileyshey somali noo dhayf adigu u furtey UA-cam in aad Risaaqad uguy radisid gold man somali 🥰

  • @positivenergy6232
    @positivenergy6232 5 місяців тому

    Waxaatahay Gabadh somaliyeed. I’m so proud of you. Have fun much love 💕

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 11 місяців тому +1

    Waxaa aad sheegtay oo dhan waa run. Laakiin raga somalidu mawada aha sidaa.

  • @nimoabdilahi9081
    @nimoabdilahi9081 11 місяців тому +2

    Please wllo sii ilmaha yar waalidkiisi dhalay waayo xaq bay u leeyihiin anay dib u helaan ilmaheedi

  • @haniadanshire3740
    @haniadanshire3740 11 місяців тому +3

    Cuqdada aad raga somaliyeed u qabtid adiga unbay ciil iyo cuqdadi kugu dili, waxba gaalo iyo cadaan hanoo faanin

  • @shamsutdore5169
    @shamsutdore5169 11 місяців тому +2

    Asma you are so beautiful sis Mashallah keep going.❤❤❤

  • @mukhtaarabdirahmanali4205
    @mukhtaarabdirahmanali4205 11 місяців тому +3

    Naa siilkaaga xorbaa utahay Annanaba waanu qabnaa cadaan hadana macayno gabdho somaliyed

    • @thuidetjj5752
      @thuidetjj5752 11 місяців тому +1

      Ma ayadaba idin cayade run ka hadashaye

    • @mohamedabdullahisaid2457
      @mohamedabdullahisaid2457 11 місяців тому

      Intaas baan kala yaabay raga Soomalida cadaan iyo carab wey qabaan naag Somali wax kama shegan attention kuma raadsan wax ka shegood malaha shuboyinkan cadanka iyo madawga iska heysta qanaaco nafeed ma dareemayaan

  • @umazakariya5349
    @umazakariya5349 11 місяців тому +1

    Ama cadaan fani ama iska daaa farax leee ileh ani❤

  • @missdagaari2083
    @missdagaari2083 11 місяців тому +11

    It's absolutely true. I agree with you ❤

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Місяць тому

    Wacaneey

  • @abobasement346
    @abobasement346 11 місяців тому +2

    Ninkah galku xarkah iskamah dhaqoh Adiguh futadah u dhaq kkk 😂😂

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 11 місяців тому +2

    Waan ku jeclahay wll qaali Wahl baad tahay runtii

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali0123 11 місяців тому +3

    Aniga hamigyga ayaaba ah in aan shaqaysto oo aan family waxa taro lkn qof nolohsa i barbar istaaga ayaan raba kaasna iga badan

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp 11 місяців тому +2

    Waxaqiiq taasi lakiin qalbiguu imasinaayo ajineebi walahaay 😂😂

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 3 місяці тому

      Abaayo mcn boqoradi ila dhalty ani xita kula midaa ahy
      Qalbigygu gabar somali ayuunbuu ku dagaa wan idinku
      faana gabdheena somaliyeed
      *Calooshu wax bay tabtaa
      *Naftuna ceel bay dhexdii
      Canaanta ka soo dirtaaa

  • @naimaabdul4177
    @naimaabdul4177 11 місяців тому +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂walhi wa qosol tan nimanki somalida Mel bay uga so hartay

  • @fahiimacabdicasiis
    @fahiimacabdicasiis 11 місяців тому +2

    Wlhi ani cadankan ku❤haystah sababto ah sifoyinkan oo lahayahay waa happy kaygah 😂😂😂

  • @abshirokeyr6418
    @abshirokeyr6418 11 місяців тому +1

    Gaalada aa faninayso soo maaha kuwa gabar iyo hoyadood hal nin isku dagaalaaya showyada fiirso naa 30 sano ayaan qurbo joognaa gaal nagaha abuse hanooga sheekayn

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 11 місяців тому +1

    luuqada dhaqanka bay ku kala duwan yahiin mid hadii uu ilmaha kaala cararo meel loo raacayo aan la aqoon iyo mid soomali meel kasdo ooy dagdo la helayo adi baa xor ah lakiin walaahi waligay nin ajaanib ah dooqayga ma noqon mana xadaa ku fakarin mid aan abahiis iyo awoow giis is af karanaynaa ii dhaama

  • @Queen45270
    @Queen45270 11 місяців тому +1

    You can do it eray la idhahda jira 😂😂funny

  • @habibaolloe3644
    @habibaolloe3644 11 місяців тому +3

    Lkn weey adagtahay Nin kudaheen kac aan subxi tukane waxaas waa ribe naga dhaaf ilmaha quranka kugu yerini karin hadana aan kudihi karin is astur aqira dambese

  • @lonely-1444
    @lonely-1444 11 місяців тому +2

    Cuqdad bay qabtaa..😂😂😂😂

  • @nimamustafa5256
    @nimamustafa5256 11 місяців тому +1

    Fariid 😅

  • @zeinabmahado5687
    @zeinabmahado5687 7 місяців тому

    Machallah

  • @farhiaibrahim3408
    @farhiaibrahim3408 5 місяців тому

    Every community has good and wrong people

  • @marwonur5325
    @marwonur5325 10 місяців тому +1

    Wadhi ..naa ma anigaad ii amaanaysaa nin saacada uu doonaba sinaysan kara, khamro cabi kara....kuwii Diinta iyo Dhaqanka lahaa ayanu manage garayn kari la'nahay....mid aan dabarba lahaynbay amaanaysa

  • @nmaonoor1687
    @nmaonoor1687 11 місяців тому +2

    Masha Allah you look so gorgeous your hair routine?

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 10 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤wlhi runtaa ku jacelahaye🎉

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 11 місяців тому +4

    Waxbarashadaadii iyo dadalkii noga sheeke Hada maxa barata mahadsani ❤❤

  • @baariyey7099
    @baariyey7099 11 місяців тому +1

    Muryoleey is the best.

  • @hudaroble
    @hudaroble 11 місяців тому

    You right

  • @anabbrattfjord2175
    @anabbrattfjord2175 7 місяців тому

    Thats true habo. ❤

  • @user-pg6mj4vd4n
    @user-pg6mj4vd4n 11 місяців тому +2

    Keep going❤

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 11 місяців тому

    waan kaxumahay dadkenii qurunkaas in aay kaa dhageysanayan oo runta kuu shegeynin

  • @abshirokeyr6418
    @abshirokeyr6418 11 місяців тому +1

    Naa edeb yeelo Soomali wax gaaraya majiro cadaankana way ku yasaan waxba aktooda ka ma tihid

  • @mariamhashim9014
    @mariamhashim9014 11 місяців тому

    FARIID ASMAY UU SHEEG RAGA CAD INAY KA WANAAGSAN YAHIN NIN XUN OO SOMALI AH ANAKA AYEEY NA QABANEE🤣🤣💪🏽💪🏽

  • @yusufhassan-mn3xu
    @yusufhassan-mn3xu 3 місяці тому

    Please xijabo

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 11 місяців тому +1

    aqas uf gaal qolaf qabo iyo saxaro urayo ayad gabdhahena muslimka ah u xayey sineysa uf

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 11 місяців тому +1

    Shuubo walbo cadaan iska heysto raga Soomalida afka haku soo taagto seey attention u hesho hadeey cadaanka iska heysta ku qanacsantahay nolasheeda beey raacan laheed halkaa waxaa ka cad in qanaaco nafsadeed dareemenin car soo sheeg wiil Somali ah naag ajanabi qabo oo naag SOMALI president wax ka shegayaa

  • @bashirqasim7054
    @bashirqasim7054 11 місяців тому +1

    Asc walaal waa ku salaamay, hal dhinac ayaad nooga warantay ee maxaad noogu sheegi wayday dhinaca kale???

  • @najmaismaaciil2352
    @najmaismaaciil2352 11 місяців тому +1

    Faarx khasro hunguri yuqu inya qabna asma wle magc bada u heshya 😂😂😂

  • @aniisohareed6958
    @aniisohareed6958 11 місяців тому +9

    *Asma quruxeey wax badan waan kugu raac sanahay fariid nimadaadana waan jeclahay, laakiin miyaaney nimanka cadi qaarkood girlfriend sameysan iyagoo xaasas leh. Adiga iyo xaajigaaga jaceylkiino ha waaro❤*

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 9 місяців тому

      Runtii Waa Xaqiiq hadalkaada. Midda kale ninka qaba inantan ma Muslim ☪️ baa mise?
      Runtii gabadhan waxyaabaha qaar ee aykawarameyso waa runteed. Laakiin waxyaabaha qaarkood ay kawarameyso mafiicna sida in reerki aad kadhalatay aadan ugargaarin iwm.

  • @marwonur5325
    @marwonur5325 10 місяців тому

    For ever single and looking

  • @ikrannur8086
    @ikrannur8086 7 місяців тому

    We love ❤️ you 🎉🎉🎉🎉

  • @miimiimohamutt9459
    @miimiimohamutt9459 11 місяців тому +2

    Nooo nin 50/50 ila galaayo wlhi marabo wax kasto dhaca wtf😳😂😂😂😂

    • @naimanaimaqueen-oj1kh
      @naimanaimaqueen-oj1kh 11 місяців тому

      😂😂😂😂

    • @farhiamohamed6628
      @farhiamohamed6628 11 місяців тому

      Lkn ogow guriga hooshiisa waa 50/50 lkn faarax soomali qaar marti bow kayahy gurigiisa

  • @abassahmednuur8149
    @abassahmednuur8149 11 місяців тому

    Xalimoo qawaan isla quman oo
    Donaysa Diinta mcn iyo dhaqankeena wanaagsan inay beenka sheegto

  • @mushtaqismail4112
    @mushtaqismail4112 7 місяців тому

    I need Wm 😂😂😂😂

  • @khadraabdullahi9929
    @khadraabdullahi9929 7 місяців тому

    ❤u are amazing

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 10 місяців тому

    Faraxa khaasare

  • @farhanacadey9937
    @farhanacadey9937 6 місяців тому

    Asmaay adiga hadad heshay nin ku jecel ku dhiiri galiyo m aha in cadanka dhan isku mid yihiin ama nin kaaga camal yahay adiga wa Nabsi baxaday ilahay ninkaad dream kaaga heshay aniga wa jeclaan lahaa inu sidaa noqdo ninkayga wa somali Saba fiican ixtiraam leh lkn dreamkayga iima rumeeyo jacayl iyo romantic waligay kuma arag lkn ima xumeeyo lacag badan wa isiyaa waxan ka jecelaan lahaa inaa shaqaysto hormar sameeyo xataa lacagta haft bixiyo lkn ifahmo jacayl isiiyo lacag muhiim maaha lkn nin waxa jeceshahay jel nimanka amarka badan asiga kaliya taliyo anigu nolashaa ima farxad galiso lacag walbo la isiiyo asmaay waxa tabayaa in wali jacayl helin 14is qabnaa 😢

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 3 місяці тому

      Abaayo waa xaldaha aduun ayaa wadda inallah wuu ku fahmi doona
      gabdhan aad daawanysa ninka ay ku faanyso haduu qimo iyo Damir
      leeyayhy ismay qaawiseen marayahana may tuurateen ee ragga
      somaliyeed ayey ku walaty hadii nin ay haysato may iska dayso dadkan ay isku dirayso ragga iyo dumarka somaliyed waa Kalo jaxiima ila dha dhimi

  • @user-be1qd9vo5d
    @user-be1qd9vo5d 7 місяців тому

    Nin somalia sida abahay buu iga yahay

  • @maryamabdikadir-yl2vq
    @maryamabdikadir-yl2vq 11 місяців тому +2

    Asma abayo codkaga marwalba wuu hooseyaaa please kor nogu qaad

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 11 місяців тому

    Adiga gaalka hayso gabdhaha ha fidneynin

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 8 місяців тому

    Waryaa umada beenta ka daa 36 years ayaan jooga sweden soomaaali wax dhaamo ma jirto. Tasaan soo ogaadey.

  • @sainabfahie2999
    @sainabfahie2999 11 місяців тому +2

    Qasaare ayaa tahay Hanaga waalin Hablaha

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 11 місяців тому +2

    Kkkkkkkk sidaan ula qabsanayaa dad balwadleh khamri cabaya daroogadu caadi u tahay saxiib waa isku mida 😂😂😂😂

    • @mutanamso5921
      @mutanamso5921 11 місяців тому +1

      Ma moodaa in dulayste yaadhu balwad lahsyn..

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 11 місяців тому +3

    Masha Allah my beautiful sister may bless you and your family 💖💖💖🌷🌷🌷🫶🫶🫶

  • @asmaa442
    @asmaa442 7 місяців тому

    Asma I love the way you told and share with us your beautiful life lkn lasoo dhakhso qaybta xigta

  • @fadumoabdi6541
    @fadumoabdi6541 11 місяців тому

    💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️👍rounta Somalie wa duleyste

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... 11 місяців тому +1

    😂😂😂 i love you asma

  • @AishaGoonle
    @AishaGoonle 11 місяців тому +1

    Eedaday baa meel kasoo dhacdy😅😮😢

  • @cukeyr12345
    @cukeyr12345 11 місяців тому

    Ninka cadi sababta uu u guursado qof madow waxa kaliya weeye dantisa kaa dhex arkay marka adigu dantada aad ku raacday noo sheeg

  • @dajiyaahmed2856
    @dajiyaahmed2856 11 місяців тому

    waxay ku kala duwan yihiin bas cadh madow iyo cadh cas bay kukala duwaan yihiin bas iyo cadh somaaliga o barada laga goyay iyo kakalo baaradi sitaa o maarku kuwaasayo baraadi noqnoqoneyso bas intaas waxkaleh kuma kala duwaano ya qabxa waxba noma sheegi kaartid doqon yahay uraaysa

  • @sukhranasir
    @sukhranasir 11 місяців тому +3

    Waa talo fiicn wll wllhei iguma ogid asmaay nin somali❤😂

    • @fatimajama4838
      @fatimajama4838 11 місяців тому +3

      Ha oran nin somali layguma oga
      Ogow nolosha adiga kaliye ma ahan ilmahaaga u fikir cida ay noqon lahayeen dhalashada waa naftada gurka ninka somaluga ilmahaa bay faaido u tahay

  • @sudaysmohamed6381
    @sudaysmohamed6381 11 місяців тому +1

    naayaa gabdhaha soomaaliyeed kadaa waalida waayo waa saban aakhire haseejin janada doqon aan waxba garanayn ayaad tahye

  • @engmohamoudhassan3044
    @engmohamoudhassan3044 11 місяців тому

    ok, markaa diintee isku guursateen?

  • @hamdaahmed290
    @hamdaahmed290 11 місяців тому +1

    Dhaqan gaaal iyo dhaqan islaam ayaaad is barbar dhigaysaaaa sadaqada waaa dhaqan islaaam ninka sooomaliga diiin iyo dhaqan wanaaagsan bad ka baranysaaaa reerkayga iyo qof walba wuxu saacidayaaaa ta kleeeto ninka cadaanka girl frnd bu leeeyey Walo Dadkni waaa islaaam wax laga dhargo diinta islaaamka xarinty diiinta Baro hadad fariiid thy wuxu rabi ku faraaaad samyn layd jidhkaaaaga md qaaawiseen

  • @suadisnail7450
    @suadisnail7450 11 місяців тому +1

    😅😅😅😅You made me lough hard

  • @user-jf8bp1mu5q
    @user-jf8bp1mu5q 11 місяців тому +2

    You right ❤ 100%

  • @user-zt8xx9er7m
    @user-zt8xx9er7m 9 місяців тому

    Caqliga Ha wayin huno❤