Saxiibaday qumayo sideen iskaga reebaa? 😢

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 188

  • @Fathi-s2t
    @Fathi-s2t 2 місяці тому +24

    That is called jealous friend...waana hidden enemy

  • @SalmaAhmedzh
    @SalmaAhmedzh 2 місяці тому +37

    Naagi quruxdaada ma ogola horu markaagana ma ogola waayo naagi sxb maleh

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 2 місяці тому +11

    Ilaahay ku hadee qurux daada ale ha kuu asturo

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 2 місяці тому +12

    Waa run walhy naaguhu sxb maleh intooda badan farxadadu way dhibtaa adoo iska qoslaya reerka caruurtaada bashaalkaga iskaga jira dadbay dhibaysaa waa run marbay kaa yar jajabantahy dadba ka faidaysta markan gabadhayda curad dhalay stress baa igu dhacay waa isku buqay odaygayga waa ku kacay aakhirkii wiil aan sxbnahy baan uwaramay isagan sxb iidhow ka dhigty ku nafisaa taluu isiiyey wuxuu iyiri hada waad xanaqsanthy waadna isku buuqsanthy lkn mid iisamee arinkan cid aan aniga ahyn hala wadaagin gabadh aan sxb nahy baa jirty uu yaqaanay hebla hauwaramin buu iyiri wan qatay taladii waana ku faiiday alxmdulilah

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 2 місяці тому +2

      Wiilasha are alot better then dumarka waa empath lakin dumarka maba sugi karto intay kaa tegayso siday warkaad hada u sheegtay u soo qaybiso waa mucjiso😂

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 2 місяці тому +1

      👏👏👏👏👏waaa wlal fcn

  • @hodancali958
    @hodancali958 2 місяці тому +16

    Anigaa saxiibo badan soo yeeshay lkn alx waan iska wada dhaafay waxey ahaayeen sidaad hada ka hadleyso 😢

  • @ZamzamDuale-l5d
    @ZamzamDuale-l5d 2 місяці тому +7

    Asma naagta ignore dheh don’t worry what she’s gonna say or do you’re amazing and beautiful

  • @HamdkI
    @HamdkI 2 місяці тому +5

    Asmaay abaayo waa iga qoslisay jalas bay kaa tahay quruxdaada dhibaysa masha allaah naago saaxiib maloo waa iska saacad qura sirta ma qariyaan markay saacas wada kulmaan asmoot sidaa ku daa habo

  • @Samiya-s4t
    @Samiya-s4t 2 місяці тому +5

    Asmay illhyga raxmanka quruxdan qurux dhafy m.a kusiyey inu qalpigaga 😢ka bi.yo ♥️ waxyalah sidaso dhan u fogeyey ayan ku weydiyey kuna asturo

  • @aminawarsame2514
    @aminawarsame2514 2 місяці тому +2

    Asma love your story!! One day when I get freed or sense of healing from Trauma will tell you my side of life trauma and lived experiences.

  • @ifrahomar4511
    @ifrahomar4511 2 місяці тому +9

    Hhhh wllhi waa qozla marka azmo daaaawado zidii dadka ay ka zheekeynayzi inay agfadhiyan camal bey u hdazha😂❤❤❤

  • @amiirahussein6125
    @amiirahussein6125 2 місяці тому +11

    Naag sxb mle xasid wye ani waan iska dhaafya sxbtimada

  • @fadumamohamed4872
    @fadumamohamed4872 2 місяці тому +5

    I’ve had friends like this in the past laakin imika angels ayuu Allah isiyay - they build me up in the most imaginable ways. Also, wanted to let you know that you’re incredibly beautiful & charismatic and hence her obsession with you. May allah protect you ❤

  • @zeynabmohamed7465
    @zeynabmohamed7465 Місяць тому

    Waa saxan tahay wlhi abaayo waa ku jecelyhy dumar,nimo ❤😊ha sareeso ani wlhi gabar dhan cadow uma arkin walige gabdhaha wangsan sidada oo kale baan jecelhy inaa saaxib ka dhigto waqti baan lahaa saaxib xun been iga sheegto iyo xumaan cadow Ayee ii argtay Lkn inaa iska daayo ayan go,aansaday gabar wangsan inaa saxiib la noqodo aya rajeyna inshallah ❤

  • @ibraahimdhuxul5030
    @ibraahimdhuxul5030 2 місяці тому +2

    Saaxiibka xun waa muskilad ku dhacda bani aadamka oo dabiici ah, rag iyo dumarbana way leeyihiin markaas nolosha maanta cidna ha aaminin 100% haddii kale waxaad ooyi doontaa in badan. Nolosha dadka dusha kala soco hana sheegin khaladkasta oo ay naftaadu leedahay haddii kale waa laguu adeegsan doonaa maalinta danbe.

  • @imanabdi8578
    @imanabdi8578 2 місяці тому +2

    You are wonderful human being and we love you hore u soco ayaan ku odhan lahaa Im like you as well do you don’t care about anything else keep your head up darling ❤

  • @NajahIndho
    @NajahIndho 2 місяці тому +4

    Welcome back babes ❤❤

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 2 місяці тому +1

    Sister ♥️you soo beautiful 😍wayka marestay Allah haka qabto haka biqiin ❤❤💪🦁♥️♥️♥️♥️💔💯

  • @safiaelmi7279
    @safiaelmi7279 Місяць тому

    Asma karti dabeecad iyo dad jacayl intaba waad leedahay ee hau joojin haday kaa hadashana ha u Jawabin❤❤❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 місяці тому +3

    Warunta walahi arinkan agiga ayow igu dacay xita saxibtey iney hadalkega iyo xigmadeda gobiyesa xita hadal wanagsan hada ku hadlo waxey tirahda ana horta iray 😅 walahi wax kasto an samayo wa samesa markasey dahda waligey ayan samey jiray san ulibist ayey u libisata hadey wax wanag ah amba guul ah iga maqasho wa xanaq da asmoy saxibka nucas ah wa badan yahay walahi shartoda allah namotiyo

  • @IndhaHodan
    @IndhaHodan 2 місяці тому +1

    walhi naag nool baatahay waa ku sugtay, ka aamus Asmaaay.❤🙏

  • @somalitech102
    @somalitech102 2 місяці тому +1

    Magacaygu waa maxamed Asma wll.qof wanagsanbaad tahay oo dacad ah runti balse walal wxn kugula talinaya diintada suuban haka tegin is astur oo ummad islam ah ayad wax uso gudbinaysaye timahaga iyo laabtada astur sida kale waanku taageeraa qof qimo badanbad thy sxbada xaasidka ahi way buuxaan anigaygas boqol qiso.ayan kaso maray.

    • @GueldonNaswa
      @GueldonNaswa 2 місяці тому

      Wa runta maxe kashegi datka kale,af somali wou igou adegyahah,écoute ma soeur d'abord met de jalabib et parle apres

  • @hoodomo863
    @hoodomo863 2 місяці тому

    Qof wangsn bathy wlzhy mcn aduunkan wlhi kugu jelchy naag qurux badan bathy asma sangeey ❤️🤩

  • @khadra7767
    @khadra7767 2 місяці тому +3

    Waligay naag saxiib lamayelaan
    Adunkaa uguu nacebayh nag lalaa saxiboo

  • @fawziaissa1638
    @fawziaissa1638 2 місяці тому +1

    Asallamu allaykum walaashay
    Asma ka fogow gabartii
    She don't want to see you happy waxay rabtaa inay hoos kuu dhigto ka fogow take care sister be happy on your life 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤

  • @najaxnayruoz76
    @najaxnayruoz76 2 місяці тому +2

    Azma walhi love you aad ban ku tagera ❤🎉🎉

  • @DeksanAbdiali
    @DeksanAbdiali 2 місяці тому +3

    Keep going my sister asma

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 2 місяці тому

    I feel you sis, I’ve been there.

  • @Fathi-s2t
    @Fathi-s2t 2 місяці тому +2

    Naa walal dharbaa maydhayaye mad iga daysid ....adigu saxiibadii dadka sheekada shaqada kudhaafunjiraa tahy walee asmay😂😂❤

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 2 місяці тому +2

    Wlhi asmay aad ayaa u qurux badan tahay

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 2 місяці тому +4

    Ala nagaha somaliyed istusana kuligood waxay ku hayan naag somaliyed zxip ma leh naftina ka hadashen idinka xun xaqiiiqdi naag xumanteda meel lagula balamayna ma leh adamaha dhan dhinac xun wa leyihin io dhinac wanagsan dhinaca xun wxa u arkaysan macqul ina xun tihin naftina wanag ka radiya wa iga tale

  • @amiirahussein6125
    @amiirahussein6125 2 місяці тому +4

    Asam quruxada aye ka xuntahay ee ka bisin soo shubada 😂😂😂😂

  • @hoodomaxamud6038
    @hoodomaxamud6038 2 місяці тому +4

    Waaba dabeecadoda intayka xumaadan bay ku odhanayaan maxadaxaa I xanuunaya ku odhanayaan walahi yaa ila arkay😂

  • @Nadiaaaaaa-w7y
    @Nadiaaaaaa-w7y 2 місяці тому +1

    Naagi saaxiip ma gasho wllhei asmayy sidads oo kle way igu dhacday anigaba lkn wan iska ignore gareyay kalinimada ayaa ka fiican saxiipada qaar😢😢

  • @GueldonNaswa
    @GueldonNaswa 2 місяці тому

    Fallait comprendre de le debut,poukoi ta attendu tt ce temps,té pas rusee comme je le pense enttcas faut tjr se mefier ok sister

  • @aminamahamoud8837
    @aminamahamoud8837 2 місяці тому +1

    She is your super fan don't mind 😂😂😂😂 arak oo daf 👸

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 2 місяці тому

    Allah gave you a lot of beauty, Mashallah

  • @OnlyDaytraiders
    @OnlyDaytraiders 2 місяці тому +1

    waa ku salaamay isha

  • @SahraJimal
    @SahraJimal 2 місяці тому

    Asmay xapiipti kafagoow qoftaa kun jeer walaahi waxaan haaystaa mid maalinkasta anagoo kala fog kun jerisoo wacdo marwalbo idhiri galiso aad ii jecel ana aaan aad u jeclahay allow ii daa amiish

  • @NasraMahamoud-gw2fu
    @NasraMahamoud-gw2fu 2 місяці тому +2

    Horta qofkuba haduu wax yalaha aad dhibsaneeso ama guul daradada ah ama ku soo marayba haduu kula soo qaado u goy noloshadaba ka saar ilahow muu familkaga ka mid ahaado 😂

  • @nasracali4790
    @nasracali4790 2 місяці тому +1

    Mahadsanid qali❤

  • @missdeka
    @missdeka 2 місяці тому +4

    Tolow yaa waye😂 tan tiktok ku cusube asma copy dhahda😂

    • @ZahraAmiin
      @ZahraAmiin 2 місяці тому +1

      Maxaa ugu qoran qoftaas

    • @ءالخليفه
      @ءالخليفه 2 місяці тому

      Marka soo ogaatid isoo sheeg

    • @ZahraAmiin
      @ZahraAmiin 2 місяці тому

      @@ءالخليفه wali lama soo ogaan miyaa mss copy

    • @amalcabdiraxin5574
      @amalcabdiraxin5574 Місяць тому

      ​@@ZahraAmiinwa nacim tana la dhaho😂

  • @kawsarderi755
    @kawsarderi755 2 місяці тому +2

    Wnka hela sad u hadasho asmaay😂😂 i got one jealous friend a year ago but alx i get rid of her as soon as I notice it

  • @anabali601
    @anabali601 2 місяці тому +1

    Asc Asma daauus inaadeertay qaali maysiin kartaa kontaak kaaga please.

  • @Zeinabmou-l1l
    @Zeinabmou-l1l 2 місяці тому +2

    Machallah Asma Nolow wllo

  • @Sahra881
    @Sahra881 2 місяці тому +1

    Anigaa mid sas ah bari bartay, Balse Ogaan baan ugu gubi jiray guusheeyda, intaan sawir ka qaado shahaada ayaan u diri jiray, gaariga markaan soo qaatay Sweden Ogaan baan ugu sheegay. Maxaa yeelay in eey i dhaawacda ayeey jecleed balse iyadaan dhaawacay, markii damba block bey i saartay. 😅😅😅😅😅

    • @Asmacabdij
      @Asmacabdij 2 місяці тому +2

      😂😂😂😂ku xume saxib sawir qash hesti sharma boy

    • @Sahra881
      @Sahra881 2 місяці тому +1

      @@Asmacabdij
      Haa walhi wax badan ayeey isku dayi jirtay in aan niyo jabo. Markaan wacay aan u sheego wixii aan helay shib ayeey dhihi jirtay cabaar bey aamusnaan jirtay, marmar caraa soo dhaafi jirtay, " waan ku maqlaa hadal codkaa igu gaaban ayeey dhihi jirtay" kkkkkk

  • @SahraJimal
    @SahraJimal 2 місяці тому

    Waayo aad bad quruxbadante❤❤❤

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 2 місяці тому

    Correct 💯

  • @caashaciise-r9h
    @caashaciise-r9h 2 місяці тому +2

    Wllo waa xaasidad ee iskaga hadh zxb mahee nolozhaaday ka xun thy

  • @Qalanjosadee
    @Qalanjosadee 2 місяці тому

    She is so jealous of you 😢iskaga amuus asmay. Wlhi midba saas cml kadarema saxibadeey walibo markeey iga jajabantahaay ad igufanta 😢

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 2 місяці тому

    Gorgeous girl Asma 🥰👏🏽😍😍😍❤️❤️

  • @umutaajudiin592
    @umutaajudiin592 2 місяці тому

    Saaxibadey qumaya seen iskga reeba😂😂😂 wall sida ujartey igu hay xita hdey kaso hadasho hauso jawaabin

  • @Kalsooncadey
    @Kalsooncadey 2 місяці тому +2

    Aniga mid aan 13sano sxbo aheyn hadan ogady inay cadaw igu thy saan u jecla ugu qalbi furna aan kliged u ilashan jiry ilahy ba qalbigeyga oga hda wxn ku ogaday inay cadaw igu tahay wax kasta oo dreamkyga oo an dhihi jiry wa dreamkyga bay smesay wayo abhed ba u nool oo u rumeynaya wayna igu faanfanta lkn anu wn iska dhagesta masha allh bana u dhaha mar dnbe ban iska dhafay inan wxn jeclhy io meshay naftydu rabto ina u shego marksto is aragnana wxy idhahda adu meel hebel ku wlaty ana ka hor tagaya adu wliga ma adeysid qadara allhu ma shafaca hbeenky eregas i dhahday jaw wxan dremy meshy dreamkyga aha inu abhed line uga gdy hbenka hdlkeda said uga xumaday ano ciil i hayo seexday wayo qof aad adu wanajinesid oo adiga challenge mel u ka yimi adan aqon kugula jira qalbigagu ma xamili karo wllhi hbeenki aan sexdayba wxu ilahy riyo igu tusay anoo meshan jecla tagy oo every dream aan lha i rumoben mrka sokacay wllhi wlalahy oo mesha jecla jogay ba naso wcy wxy dhehen line canada ah oo 5group ah ba furyna sida ugu dhakhsiyaha badan radiya magalo aad card qaxoti ka qadan krtan iso duceya in ilahay ii fududeyo hawshan

  • @Movies.military
    @Movies.military 2 місяці тому +1

    Asmoyy naagtas waa naag xun waxeyna xuntahy in uu qof xunyhy waxyna isku darsatey xasid nimo iyo doqonimo wlhi hadii aad saxib la sii ahatid oo aad hormaro badan aad nolasha ka sameysid hadii ay awoodi weydo in ay ku soo gaarto waxa laga yaba xasidnimo darted in ay nafta kuu qonsato badalka taas weheshan laheyd xayawano soo iibso ama kaliga iska ahow

  • @bilana289
    @bilana289 2 місяці тому +1

    Acuudu bilaah saxibada waa xaasidad xadhiga u jar
    Anigu saxiibka hadan fahmi maayo si fudud ayan xadhiga ugu jara

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 2 місяці тому

    She was jealous of your beauty 😍

  • @dhabeelawil9217
    @dhabeelawil9217 2 місяці тому +1

    😂waa camalkaagii oo lagu daba dhigay hptii godkaaga biyo kuugu soo galeen by the way ha u suuqayn haday soo hadasho xata qof yaqaanaba hayska dhigin aamusku waa jawaap culus noocaso kale aamuskaa gubayee intaas ugu dadaal emotionkagana yaan laga faa'idaysan asmay take care

  • @Msa_girly
    @Msa_girly 2 місяці тому

    Number one doqoon

  • @umalkhayrcumar5918
    @umalkhayrcumar5918 2 місяці тому +1

    Absolutely dadka nocasa noloshada wa laga saraa😂

  • @hamdimoud8675
    @hamdimoud8675 2 місяці тому +1

    Nag sxb maleh asmay wll galiga isku filmow 😘

  • @nimam7846
    @nimam7846 2 місяці тому

    Wa xaasidad weyn

  • @hayatmahdiaden5919
    @hayatmahdiaden5919 2 місяці тому +1

    Sister can you help me

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 2 місяці тому

    Somali haba lasaxibi wlhi abayow aniga Somali naceeb igamaahaan lkn Somali waax jiira mahaan

  • @hodanabdilahi6989
    @hodanabdilahi6989 2 місяці тому

    Naag lalma saxiibo waa xaasidiin

  • @MunaAdam-x9y
    @MunaAdam-x9y 2 місяці тому +1

    Hhh wxd I xasuusisay naag aan adunka ugu jeclaa sxbtinimaded oo markan guursdy guriga Ila joogi jirtay oo ninkayga ku wareegysa markan arkay malintasan nag ka quustay sxbtinimded imkan Mid lama socodo rerkayga iyo ninkayg iyo ciyaalkasan sxb la ahay hooyadyn sxb ban la ahay

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 2 місяці тому

    Salmo ha waa saaxiib fcn❤❤

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 Місяць тому

    Qaawan is astur hadaa muslimtahay

  • @NimcoEssemahamed-x8t
    @NimcoEssemahamed-x8t 2 місяці тому

    Codkaga soo yara dheere qali😊

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 2 місяці тому

    Abayo wax kudhiba mahan ee wax ku wanaajiya ba wey yaryihiin bisinka midna ka digtoonow qof ka sikasta aad saaxiib ula tahay sirtaada ha usheegan wax ba idinka shexdhici kara sirtadina wuuhaya

  • @QafKaf7
    @QafKaf7 2 місяці тому

    Taasi mid maaha waa xasidad xadhiga ugoo waa qof qalbi run waayo qofka aa saaxiibkatahiin xumaantiisa lama raadiyo .markaa taasi waxay raadinaaysaaa xumaan aad leedahay .kadheerow intaad kadheeraan karto

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 2 місяці тому

    Afsoomaaligaaga baaba cajiiba.

  • @seynababdi292
    @seynababdi292 2 місяці тому +1

    Wllhi maalintii aan ogaaday waxay aheed aheed naagi waa maalintii aan dhaawacnaa hada waan katashaday naag inaan lasaaxbo oo weli waan lasocdaa laakiin private kadhigtay nolosheyda oo kaftan iyo hadal gaaban kudhaafaa

    • @suhurahmednur8656
      @suhurahmednur8656 2 місяці тому

      😢

    • @suhurahmednur8656
      @suhurahmednur8656 2 місяці тому

      Intena dacada ya la saxibaya wlhi ani lamaba qabsado dadka sxibtinimadoda balse laba la ahy labada wan uduceya markasta an ducaysto

  • @huodoali
    @huodoali 2 місяці тому +1

    Waxba maad arag hadanna ex kagii in loo tago lana guursan waa wax yabaha aan wali ka fikiro is idhahdo maxay iskaga ciyaraysa nolosha

  • @fatoumahassan1993
    @fatoumahassan1993 2 місяці тому +1

    Naga saxab malh aniga walahi lama saxabo laki. Ku waan is naqano markan aroos isku arga no waxa igu dhahn walal maxa tinatad u banasay mar ka waan fahma inay meel ka gumanaso xalimo xaasidnimad daay😂😂

    • @ikraam_72
      @ikraam_72 2 місяці тому

      Markey saa ku ledahay maseer ma ahan ee aqirdada u baq wax yala an xasidnimo galin ba jira😂😂

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 2 місяці тому

    Is Astur inaadeer Aakhiro ayaa dambaysa ee

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 2 місяці тому

    ❤Mashlh

  • @araksanabdilahiawale1674
    @araksanabdilahiawale1674 2 місяці тому

    You are so beautiful and so funny that why she is so jealous.

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 2 місяці тому +4

    Naa ilaahay ka cabso oo is astur waa maxay sababta aad is ku qaawunaysaa? qabribaa ku sugaya😢

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 2 місяці тому +1

    Yakuyiri kudar walalo kute funny 😂😂😂😂

  • @zeinababi3579
    @zeinababi3579 2 місяці тому

    ASC walaale waa xaasida kafagoowo naagah badankodo waa xaasidiin ee ha ujoojin waa dumar oo naarta waxa ugu badanyihiin waa xaasidanimada anay waxa isu qudhina

  • @qaaliabdi3721
    @qaaliabdi3721 2 місяці тому

    ❤🎉🎉

  • @sumayayuusuf6796
    @sumayayuusuf6796 2 місяці тому

    Walhi sxb lama odhan karee exactly taaso kale ayan 4sano saxib la ahaa ugu danbyn wan ka saaray noloshyda dabadeedna saxib ma yeelan waaban ka raystay walhi

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 2 місяці тому

    Wlhi waaa saax

  • @Santaaag-g6o
    @Santaaag-g6o 2 місяці тому

    Adaaaa guulysanya asamyaa wllo

  • @HimaKoreeye-sc6cw
    @HimaKoreeye-sc6cw 2 місяці тому

    Hahahaha asmaaay 😂❤️

  • @adnamuuse4866
    @adnamuuse4866 2 місяці тому +1

    Haahhaha
    Gabadhaas ciwaankeeda 😂

  • @atikacafuuf-hm5mb
    @atikacafuuf-hm5mb 2 місяці тому

    Na wx sida ah wlhi ana arkey lkn wa ka gagabsadey 😅

  • @sulthamat4422
    @sulthamat4422 2 місяці тому

    Wlhi asmaay watu idhahda sxpan kula ahay okle inyar hadey aragto ano madow ama ay iga jajapan thy wxy iledahay sidanpad noqotey mxa ku heley meesha intayda umpey isheegaysa hadda gappanka dhahaapa wan guurasadeye wxy iledahay guurku wad ku xumatey kan kii kle uuf wa ncypa hadda😂

  • @Nadiiraa-Ali
    @Nadiiraa-Ali 2 місяці тому

    Asmay naaagta mad so qarxisid 😂 cidhiidhi hala dareen siiye

  • @SumeyaHersi
    @SumeyaHersi 6 днів тому

    Ana hya mid sasa wn isk rebya Qumayada

  • @FaadumojaamacNuux
    @FaadumojaamacNuux 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @qaaliabdi3721
    @qaaliabdi3721 2 місяці тому

    😂😂

  • @maryamabdi9448
    @maryamabdi9448 2 місяці тому +1

    Naag foolxun bay ahyd ban umlyn mid sas o kle beri la socdy o wad qurux bdnthy hadi la i dhaho week ima so ag mari jirin marki danbena waaba i xaday nocas saxib ma galaan

    • @suhurahmednur8656
      @suhurahmednur8656 2 місяці тому

      😂😂nayahe ana so waday lkn dadku isku mid maaha kuwa. Folxun aya jira odadka qudha libintoda qalbiga ilahayba su dona ka dhigo shakliga iskuma xidhna lkn way dhici karta shaydanku inu kugu diro wa cadawe lkn xasidnimo wa laga ducaysta wlhi wayo way kula talax tegeysa. Ila her khatara ku gadho

  • @nasrijuma-o5g
    @nasrijuma-o5g 2 місяці тому

    i want to tell you some thing which very and very sensitive and secrete

  • @Najax22Rooda-mp8ju
    @Najax22Rooda-mp8ju 2 місяці тому +2

    Aniga m8d buran sxb nahay aya jirta gabadh ayay kutodh najax wan nacebahay

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 2 місяці тому

    Horta anu wax baan u firsaday as somalis we dont believe quality of friendship wuxun bay hosta ka wadan lu goo ka sare ogow sir uu ku liid

  • @Najax22Rooda-mp8ju
    @Najax22Rooda-mp8ju 2 місяці тому

    Oma youtube nay isticmasha😂

  • @muhiimali
    @muhiimali 2 місяці тому

    Asma wllo mcn magaced 😂😂😂

  • @kawtharjama2137
    @kawtharjama2137 2 місяці тому

    Wlhi way iso martay sxp saasi 😏🤦🏽‍♀️

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 2 місяці тому

    Asmara dee ma faray kaa haysaa hadii kale ha u joojin

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 2 місяці тому

    Naagi saaxiib iyo wanaag toona ma leh ka fogaada intaad ka fogaan kartaan