NAAGAHAAN NIMANKI SOMALIDA KAKALA CARARAY CIIL IYO CALOOL XUMO AYAY KU NOOL YIHIIN!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 чер 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 124

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +6

    ua-cam.com/video/Zbsmun5jgP0/v-deo.html
    SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA IISAARA MAHADSANID!

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Місяць тому

      Naciima daawadda Dhibaatadeeda aad iyo aad ayey uballaaran tahay. Kow Badalka khalqiga Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa.
      Labo waa Ur xun
      Sadax waa sun dhimasho keeni karto.
      Afar hooyooyinka qaarkood oo ilmihii dhagool kanoqdo ama daciif maskixiyan uu keeni karo gaar ahaan kuwa uurka intey leeyihiin kumarsada.
      Shan kalsooni darro iyo Cuqdad. Iyo Bulshadii oo qaarkood iyagii dacaayadeeya iwm.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +14

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому +7

    Nacima abayo illaah ha ku xifdiyo cadowga iyo xaasidka ba ha kaa qabto aaaaaaaamiiin, yaarabi

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan6784 Місяць тому +11

    Asc abaayo naciima calaf ayaa jira hadii Wiilasha ajnabiga muslimiin yihiin dhib majiro ❤❤❤❤ ilaahey hana axifdiyo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +15

      Farhiya waan ogahay inuu calaf jiro, hadalkeeygana wuu ku jiray naagtii nin muslim guursata meeshuu rabo haka yimaado, lkn saqajaanimo waxaa ah in ninkaas sheekada lagula sheekeeysanyaba ineey noqoto. Nimanka soomaaliyeed weey xun yihiin! Wax kaloo lisku shukaansado ama lagu sheekeeysto majiro miyaa? Naagaha wadamada kalle u dhashay markeey nin wadan kalle udhashay ey guursato, marna lagama yaabo ineey nimankooda ay u caayso ninkaas guursaday!

    • @fadumoabdullahi8514
      @fadumoabdullahi8514 Місяць тому +2

      Wcs naciima cadeey waa runtaa wax kale ay usheegaan ma Hayaan aanan ka aheeyn marka ineey Nima ka somali ay ku raftan mahane

    • @hanefa283
      @hanefa283 Місяць тому +1

      Waxba NAAGAHAA MUSLIM YEYSAN KUMEEREYSA SOOWADA BAXA ALLAH IMA TUSO WAX CAD OOONSOO URAAYO IN AAN GUURSANO

    • @sucdihussein7427
      @sucdihussein7427 Місяць тому +2

      Hadee kuqanacsanyihiin oo calafkoda iyo aqtiyarkooda eekudoorten maxaa dabadhigy wiilasha somaalida oo u dhaliilan oo u aflagaadenayan weba kadhaqeene danohooda iyo nimankoda ku ekaadan.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      @@fadumoabdullahi8514
      Wax fiican ma'ahan dhaqankaasa!

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 Місяць тому +3

    Mashallah TabarakALLAH allah a no fududeeyo safar kan anku jirno

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +3

      Aamiin, sahay nagu filan ayaan sidanaa sabarna waan adkeeyneeynaa inshaaAllaah. Soo dhawoow walaal!

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 Місяць тому +2

    Scw .. jasakaallahu khyrn walal waxbadan waxa aatiri way jiran in gabdhoqaara midabka dabaracayo taa kudoranayo wilasha cadanka lkn dumarkan kale anu runti waxba kamaogi lkn fatxiya cabsiye waxay kadhegto ragga somaliyed wax badan waa run aad iyo aad ... wayo wadanki horta jawwi amma durufo gaara ayu laha lkn qurbahan kolkan nimi ayey waxbadan daremeen dumarki oo hadda jidka intad socotid amma mel ciyara ah aad caruurta geysid way yartahay inad aragtid hoyo iyo aabo somaliyeyd oo wada socda caruurtodina madadalinaya aad aragtid hooyo aya inta kaligeed socota .. fahan qaldan badan wujira xagga dumarka lkn qawamka ladonayo inu xaskisa wax kadhaadhacsado waaninka nacima walal lkn kolkey wax ku qabsato boorsadeydan lacareraya xal maaha carurna iskabada shekadoda . Runti gabdhaha somaliyed badankod dad xishoda weyi kolki lawansado waxay rabtana waa daryeel taana walagala,yahy raggi somaliyed .. oowan so shaqeya ayu waxkasta kuburburiyey sorry .. dadkana lagumashegayo ayago shaqeya ayu hadana carurtisi iyo xaskiisi tunka kusitta ee walal raggi somaliyed way fashilmen kolki qurba ay yimadeen ... sorry hadan kugu dheereyey

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +2

      Sucdi maya walaal igumaad dheeraan, waan aqriyay kuli qoraalkaada, Dhibka jira miyaan caay uga gudbi karnaa mise, dhamaan in dhinac wanaagsan looga soo jeesto. Midda kalle iyadoo niman ajaanib qabaan soow mataageeri karaan dadkeey kadhasheen? Naagwalba ma waxaa quman ineey caayda dadka eey kadhalatay ay aqbal uga raadsato ajaanibka? Naaga badan ayaan garaneeynaa wadamada kalle udhashay, hadii ay guursadaan nin ay isku wadan ehen, marna lagama yaabo alkaholiga wadankeeda ineey u caayso ninkaas guursaday! dadkooda madaxuu usaaran yahay! Kuwaan is iibinaayee kalsoonida kadhuntay ma'ahan dumarka dunida nagula nool!

    • @sucdimoha2157
      @sucdimoha2157 Місяць тому

      Aad iyo aad ..lkn walal waxa jirta in ninkas carabka ama wuxu rabo hanoqde ""anu carab ayan aqana "" in xatta nin dila xaskisa hadu yahay hadana wa kadhex muqda qoskiisa ogansho reerkiisa iyo carurtiyo lamashqulkoda ama inu bananada cidaha fasaxyada ogyahay nagtiyo xatta dharka koley carurta osogadayso lataganyahy adeeg warkisa daa oo issagaba kagafiican xatta .. nin somali adi bal sheeg wakkase hh walal runti wax badan barbarinti nimankeena somaliyed walaga soqalday oo amir inu yahay looladhaqmay kadibna keentey inu masuuliyadihiisa kacararo ... sax weeyi in la islashaqeeyo wax latosiyo aad bey uficantahay dhaliilka badana ladhaafo lkn walal ugsonow nimanku waa tiirki qoska hadu hagago guri wuhagaga taasna wad ugsontahy wan oghy ind ogthy se side wax logu shega 😀😀😀 dumarki bey dhiben kuwo badani .. sorry again hadalkan kugu badiyey 🙏🙏

  • @leylafaisal8929
    @leylafaisal8929 Місяць тому

    Masha Allah sister said the whole truth al Hamidullah!!!!!

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Місяць тому +2

    Masha Allah ❤❤❤❤❤queen qurux ilaheey haku xifdiyo caruurta da iyo xajigag

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 Місяць тому +2

    Ala ku jecliyaa habo naciimaa❤❤ run badanidaa ileen nimaankan cadaanka ah islaamo xafaayada ka bedela ayay ka dhex Helen somalida

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤MANSHA ALLAH 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Місяць тому +3

    Nin dhag dhago ugu jiro oo tukanaayo 😂😂😂😂😂waxba uma reeban runta u dishe kuligooda been ku nool yihiin ❤❤❤👍👍👍

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +2

      Haa dhagadhagaa ugu jira markaaseey sali ufidineeysaa kitaabka udhiibeeysaa, beenta! Qosoluu isku celcelinayaa!

  • @ayaanmahamud4504
    @ayaanmahamud4504 Місяць тому +3

    ASC abaayadiiis ruunta Ka hadashay maansha alllh

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Місяць тому +2

    Masha Allah ayadaas waad na xafidsiisay

  • @user-ib6es2xr1l
    @user-ib6es2xr1l Місяць тому +2

    ربي يوفقك ويحميك من كل شر

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 Місяць тому +1

    baaraka Allaah

  • @XamdiMaxamed-em3yf
    @XamdiMaxamed-em3yf Місяць тому

    Masha allaah abayo isoboqo walashe ❤❤

  • @naimaadan2635
    @naimaadan2635 Місяць тому +1

    Mashallah haqiqda kahadashay

  • @shukriahmed4632
    @shukriahmed4632 Місяць тому +1

    Qeerka horey uwad naciimo 100k insha Allah

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 Місяць тому +3

    Idoor they love caadaan too much more than other Somalis 😂😂😂😂 Asma iyo Fathia 2 duuq bay laa yimaden

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir Місяць тому +5

      Kkkk ninka Asma
      Waa
      37
      Wuu
      Sheegay Farhiyana waa 40S lakiin manad arag Yahuud ka Ilhan Omar iyo Jareerka Sabriina Dhoore Iyo Yahuudka Idil Osman iyo Ayan Ali Hirsi oo Raga cadanka Histariga Sameesay iyo Qween Qaawan magacaaga Cusubi waa warla kkkk waxaasi waa ayo Idoor miyaa

    • @mandeeqahmed9225
      @mandeeqahmed9225 Місяць тому +3

      ​@@AyaanIsmail-ro6irIdoor 30 sano nin caad oow naa aqonso😂😂😂😂you people don't have somali blood

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Місяць тому +1

    Masha allha abayo sax waye

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Місяць тому +1

    😂😂😂❤❤❤nicimo Manshalaah ilaaheye ha ku barkeyo abayo Mcn wa xaqiiqa jagadhabow waa daruuri ❤❤❤

  • @user-up4kl6ur2v
    @user-up4kl6ur2v Місяць тому +2

    ☝️☝️☝️☝️☝️✌️✌️✌️✌️✌️🤲🤲🤲🤲🤲💛💛🌷🪻🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️☝️✌️👍👍👍mashallah Mashallah mashallah Mashallah

  • @raqiasaid2031
    @raqiasaid2031 Місяць тому +1

    Yaa salaam baraafa callayk runtaad sheegtay afartaan waa dacifiin

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 Місяць тому +1

    Masha allah naciima janal kasta waan kuu saaray

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 Місяць тому +1

    Asc waan ku tageera ani abayo waayo wixii jira aya ka hadasha horey u soco

  • @user-lt4bl6yb6m
    @user-lt4bl6yb6m Місяць тому +1

    Walahi nin somaliyed nin lamida ma jiro qof hadlaya ha iska hadlo second hal qof ama dhowr qof looma caayo umad dhan suaasha waxay tahay haday ajaanib raacen haku ekaaden wiilashena somaliyed hanoo daayeen

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Місяць тому +3

    Ninkii xunbay caysaa ee nin walba ma cayso fathiyo

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 Місяць тому

    Walaal maad mahadsantahey waa saas caruurta ayey naga fidneynaayan marka kasoo hadal waan kugu taageeraynaa in wiilashada lacaayo oo cadan aynoo faanshaan ma aqbalyno

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Місяць тому +2

    Haplyo abyo kabadan aya uqalanta xbtiii🎉🎉🎉🎉

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 Місяць тому +1

    Kkkkkwaa run naciima waji bararayaa arkeenaa waana qatar

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Місяць тому +6

    Masha Allah Hambalyo Hambalyo, Naciima, waxaad gaadhay 50 kun dadaalkaaga ayaa kuu garti🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +6

      Mahadsanid walaal aniga waan dadaalay walaalo badana weey igarab istaageen!

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Місяць тому +1

      Mashaa Allaah, Naciima Fadliga Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa waaye. Sax kadibna waa dadaalka aad ugu jirto in aad Umadda lajeceshahay khayrka.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +4

      @@hafsaali4297
      Mahadsanid walaal!

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Місяць тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee
      Bacdallaahi adaa mudan qaali.

  • @raqiasaid2031
    @raqiasaid2031 Місяць тому +1

    Waybahdilan yihiin Waa afar saleef

  • @user-up4kl6ur2v
    @user-up4kl6ur2v Місяць тому +1

    ☝️✌️🤲🤲☝️☝️☝️☝️✌️✌️🪻🪻🌷💛💛💛🩷mashallah Mashallah mashallah

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j Місяць тому +1

    Waaj badilayiin naagahnu hadilka waan run😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Місяць тому +1

    Wa sax nimanka soomaliyeed inaa lacaayo ma jecli maxaa yeelay aniga waa wiilasheyda waa waa walidkeyga sorry

  • @whome4851
    @whome4851 Місяць тому +2

    Waxba kuma noola nolol ee weey silicsanyihiin. Akhas.

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 Місяць тому +1

    Xafiduhullah sister ❤❤❤

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Місяць тому +1

    Waa runtaa maama

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w Місяць тому +1

    Naaga haan ani waala yaabay aniga nin horaaa kalatagnay hal ayaa u dhalay mana ku mash quulo asagana saaas ixtiraam wiilaaanaga dhaxeeyo ani hooyaaa ahay asagana waa aabo sub xaana laaah cadaaan aaaka dhumay dadka xishoood ayaaa katagay sub xaana laaah aashada waaruntaaa beeenta😂😂😂😂 ani mar hore waaba nacay furiiin iyo waaburiyey kute risiqaakagalay yuutub😂😂😂😂

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 Місяць тому +1

    Guurka badan ee gabdheheenana iyo kafirsashada la aantana waxa keenaya walal gabar ayado yar intey wax barashadeeda la ogan laha ayey tlfn inta ay qadatey ama xaga shukansi kabilowda hadi kalana bananadey so istagta .taana sababteeda waxa ah walal kadanqanaya majirto ama aabo og gabadhisa xagey martey.. dalka hoyo ano wyn jamacad kabaxay ban tagey yaab ba igasoharey sey udhaqmayan .. gabar ninki labaxaysa kadibna laisku gurinayo hhh xasbunallah hh taa maxa keeeenay ...in waxbarasho iyo diin ama maadiba inta ay kumashquli lahaayey ayey wax kale kumashqulen .. kadibna kolke miskina aragto inu isna gurfahansanen ayadina kadaran waalakala bodaya😒😒😒

  • @hanefa283
    @hanefa283 Місяць тому +1

    Heblaayada weyn aan kayaabanahay ninka ay keensatay

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Місяць тому +1

    Asc nicimo wn ku salamay salan ka dib ajanabi ani uma socdo horta wn necbahay cid ay ka aqli badan yihina ma leh marka iska dhaf way qarar san yihine

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w Місяць тому +1

    Naaga haan ani waala yaabay aniga nin horaaa kalatagnay hal ayaa u dhalay mana ku mash quulo asagana saaas ixtiraam wiilaaanaga dhaxeeyo ani hooyaaa ahay asagana waa aabo sub xaana laaah cadaaan aaaka dhumay dadka xishoood ayaaa katagay sub xaana laaah

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      Aqlaaqdi laguugu soo korayay ayaa wanaagsaneed, xalaalna waa laguugu soo koriyay!

  • @Akp83366
    @Akp83366 Місяць тому +1

    Naga buufi cayayaanka wiilasheena caayaaya

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Місяць тому +1

    Waa ajkeeda ee xagee ka aragtay

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt Місяць тому +1

    Sax waaye

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому +1

    Wcs wrb

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 Місяць тому +1

    asc sababta ay ninka cad ugu nagaadaan meelkale ay aadaan nahaystaan marka wayku qasbanyihiin in ay iska caytamaan

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 Місяць тому +1

    Naciima guulayo runta ayaa kahadashaa marwalba

  • @whatthehe-8
    @whatthehe-8 Місяць тому +1

    Waa waxaan maalin walba is weydiii dadkaan leh product San sameeyaaa xagee wax ku barteen. Waxna maqoraan waxna ma aqriyaan

    • @user-ss1do2cd8z
      @user-ss1do2cd8z Місяць тому +2

      Balayay isku walaqan hadad guryahoda tagtid balakonadoda waxa ka buxo chimical kala noq ah

    • @Yerrpop
      @Yerrpop Місяць тому +2

      Ma aragtay Horta? Products la iskama sameeyo. Testing iyo safety badan ayaa la sameeya. Mid kasta intay balaayo aan la aqoon isku walaaqdo bay umada ka iibinaysaa. War waxaas yaan loo dhawaan haddii cafimaad la doonaayo. Naag Minnesota joogtay ayaa hada kahor ku indho beeshay waxaas la isku walaaqo

  • @axlaamhirsi8430
    @axlaamhirsi8430 Місяць тому +3

    Xabiiby lakiin farhia absiye maxa ugu soo dareyso
    gabdhahan?
    Iyadu nimanka dumarka caaya ama ilmaha ku dayaca iyo dumarka dhibka badan ee isximiya oo iyagu isku xooga weyn bay ka hadashaa sidaa adiguba uga hadshid
    Marka ninkeedi horena sharaf bay ku kala tageen oo weligeed iyado wax ka sheegeysa maanu arkin ee ma ninka cadaanka ee jecel iyaduna jeceshahay ee calafka illaahey iskugu darey baad ugu dhegen.
    tahay
    Qof diin fasireysa tahay ee xaqa ilaali oo qof muslim ah ha qadfin xabibty ❤️❤
    Thanks

    • @Nafteeda
      @Nafteeda Місяць тому +1

      Haaa Fathia Naag iyo nin baa waa soo karbaashka wilasha wanagsan waa ku amaanta

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Місяць тому +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @1quuran813
    @1quuran813 Місяць тому

    🙏♥️♥️♥️❤💖🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯

  • @anabbile386
    @anabbile386 Місяць тому

    Saxix

  • @amirahabdi
    @amirahabdi Місяць тому

    50k🎉

  • @amalnoor4760
    @amalnoor4760 Місяць тому

    Walhi cinwaankeedaaba qosol leh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-so1md4wm8m
    @user-so1md4wm8m Місяць тому

    😅😅😅❤❤❤👏🏻👏🏻

  • @Yerrpop
    @Yerrpop Місяць тому +1

    19:35 labada Sweden jooga waxay dhaheen aabo lama soo korin marka armay taas sabab u tahay

  • @hodanabdulqadirabdulrahman1227
    @hodanabdulqadirabdulrahman1227 Місяць тому

    Midba is asturtay taas ha laga soo rido

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 Місяць тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkkk dhebar kii carurtena noogu filan illahow adigan kaa magan galnay

  • @user-vn4hc3mh4o
    @user-vn4hc3mh4o Місяць тому +2

    Ala,rruntan,kugu,jeclahay

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 Місяць тому

    For some reason nin caad to me is like naag

  • @user-ss1do2cd8z
    @user-ss1do2cd8z Місяць тому +1

    Amira away mida odayga sambabka u qabo

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 Місяць тому +3

    Subxaanallaah farxiyo cabsye waaban la yaabay aydoo naag weeyn ah waxay ku hadleeyso hadana nin cadaan ah guursaty oo surwaal ku labosan ma xishooto

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 Місяць тому +1

      Haba aadaan homeless yaashoodee maxay ragii ucaynayaan hadii laisfuro ilaahay suu nikaaxa uxalaaleyey buu dalaaqana uxalaaleeyee waxaas hablaha yaryar ayaa larabaa inay ka cararaan guurka gayaankooda

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому

    Sax

  • @Akriacookiess
    @Akriacookiess Місяць тому +3

    Caydey wiilashey Somali ayey homilies ah ku biileyn wiilashayagey aya ka qurux badeyn cadeynkey aad moodoy sababkey iyo curcurkey lehey

  • @user-ug3rm3rm6x
    @user-ug3rm3rm6x Місяць тому

    Scm

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +2

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤abyo umadan waaku qafiifan caadn lkn maa ogo inaay cuudurka qaadayan subxanllh subxanllh urrka jiirdoda ay uraaya subxanllh acdubilh

  • @myfowsy8079
    @myfowsy8079 Місяць тому +1

    Ku soco naima nagahan caynaya mlin walbo abayashod iyo walalahod ee nin xalaal ku dhalan no faninayaa karbaash

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Місяць тому +1

    Naciimooy kuwaan markii horeba khayr masoo wadin inay wax xataa sida najaasta laisaga nadiifiyo aqoon Bay wiil somaliyeed ucaynayaan hana dhaafaan khayr beelooyinka hadii la jecelyahay noo soo sheega miyey naga maqleen wlhi waa dhibsaday kuwaan

  • @khadijaadenabdi2462
    @khadijaadenabdi2462 Місяць тому +1

    NAGAHAAN HADEY GABDHO QABAAN HA KA ILASHADAAN GALADAAN EEY GURYAHA KU HEESTAAN OOY LA NOLYIHIIN. ILEEN GUUR MA JIREE WAA XARAN WAXA LAGU HEYSTO. GABDHAHA YAAN LAYDINKA FARA XUMEEN.

  • @farhoabdulle3123
    @farhoabdulle3123 Місяць тому

    ACW 100% Naciima That's Very True NAAGAHA Somalida 87% NIMAN AADAN HADDII ADDUUNKA LAGAWAAYO NIMANKALE MISKAXDAADA AMMA
    DAMIIRKAAGA AADAN GALISEEN
    AYEY BEST INTEREST TUSIYAAN
    Waalayaaban yahay

  • @Abdi123m6
    @Abdi123m6 Місяць тому +1

    Xasbunalaah naagahan Niciimay nolol.kima noola walahi.hoos bay u wada ooyaan sawdigaan ad arkaysid jawigooda iyo xaalkooda

  • @user-wg7op9ns1m
    @user-wg7op9ns1m Місяць тому +1

    NAAGTAAN QURAANA WAY AKHRINEE WAXA AY KA HADLEYSO WALIGAA MA FAHMEYSID HADAAD KONTAN JEER KU CELCELISID HADALKEEDA MA FAHMEYSID HADALKEEDA MACNAHA AY ULA JEEDO HADALKEEDA IN LOO RAADIYO TURJUMAAN QOF KUU JILCIYO HADALKEEDA

    • @abdimalikyare7940
      @abdimalikyare7940 Місяць тому +1

      Waa iska hadashay naciimo xaqiiqday kadashaa

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      @@abdimalikyare7940
      Mahadsanid walaal!

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 Місяць тому

      Anagaa naqaano isaga bax meesha. Adigaa ku shabeysan luqadaada (qaldaan).

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 Місяць тому

      Af oromo misee sawaaxili qof kuugu turjuma raadso marka

  • @hodanabdulqadirabdulrahman1227
    @hodanabdulqadirabdulrahman1227 Місяць тому

    Subxaana Allah oo islaanta weyne ma cadaan bey la joogta oo nin u ah tolow iyada waba ruux weyne toobad Allah siiyo

  • @hanefa283
    @hanefa283 Місяць тому +1

    Gaalo gudneen oo lisero ah waaye kuli

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 Місяць тому

    Qaar waxaa la fahmi karaa, in ay xanunsan yihiin wajigooda,.

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому

    Wcs wrb