DAAHIR CALASOOW OO AFKA LASOO GALAY BEELAHA JAREER WEEYNE! SOO DHOWOOW!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лис 2023
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 188

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 9 місяців тому +6

    ضعف الطالب والمطلوب

  • @houdahassan710
    @houdahassan710 9 місяців тому +10

    Mashallah ❤huno forum Djibouti 🇩🇯

  • @ashunihaaji8422
    @ashunihaaji8422 9 місяців тому +14

    Maasha allaah 👏 👏 👏 👏 😊😅🎉❤
    Viva boqoredeena🎉🎉
    Cadowgaada caqta hoos
    Waa wax run ayaad ka hadashay ee
    Xaqqa allaah keeno
    Dhulnin kiisa baa iska leh😊😊
    Waa run allaah dilo ayaa dhinto
    Waa salaamantihiin dulmidiidyada
    Yaa kaabartay ayaa kaa badiyo calooley haddeer leeba la arkay 😅

    • @barwakogeedi4160
      @barwakogeedi4160 9 місяців тому +2

      Wlh xabibty runta waye nin asasaqay waye darod uku washe jarer wene hanolaato

  • @minaafrica2295
    @minaafrica2295 9 місяців тому +8

    Masha Allah, May Allah increase your knowledge 📖.

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 9 місяців тому +2

    Hungry people will never change they destroyed Somalia may Allah be with our homeland

  • @zamabdul4945
    @zamabdul4945 9 місяців тому +4

    mash Allah very powerful lady Allhu mabarik. Darood na mahii😂

  • @cayushmohamed
    @cayushmohamed 9 місяців тому +8

    Dulmi buu ku hesta wiilka xaqiisa u doodaya markas bu leyahay mxa tahay marka hadleyso cadaalad ma jirte allah umada haka qabto

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 9 місяців тому +10

    Masha Allaha Thank you very much my dear sister I love you Abayo ❤❤❤❤❤❤❤👑🫶

  • @hunadahassan7318
    @hunadahassan7318 9 місяців тому +5

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤
    Good point Maanshallaah habiibtie

  • @sidra7947
    @sidra7947 9 місяців тому +6

    Daahir Caladow waa nin aan xishoonin, umama qalmo in loo jawaabo runtii 😮

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 9 місяців тому +3

    Mashallah Abaayo si Fiican ayaa oola hadashay , baarakallahu Fiiri.
    Waa Nin Jaahil ah oo aan Alle Ka baqeen, waa loo baahan yahay Ciduu wearo in ay iska Celiso .🥰🥰🥰🥰

  • @faizaali4959
    @faizaali4959 9 місяців тому +3

    Masha Allah

  • @user-ke6xn7df2l
    @user-ke6xn7df2l 9 місяців тому +5

    ❤❤❤❤Masha Allah 👍👍

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o 9 місяців тому +3

    Walaley ani ahaan teyda qabil qabri ilama galayo wana ku cayay wana ka tobka kenay e I cafi alle dartis igu cafi abayo

  • @user-vs4ph1zm6y
    @user-vs4ph1zm6y 9 місяців тому +1

    Asc gareerweyne waa dad somaliyed dhulka somaliyed lamakalalaha dhulkana waa dhulilah Dahir wuxu ju khafiifay somali naceyb

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 9 місяців тому +1

    ASC walaal Naciima Qabiil waa ka weyn tahay, London ee Somali oo dhan baad u taagan tahay,waana ku taageernaa ina oo Somaliweyn ah Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @qudusaqadan
    @qudusaqadan 9 місяців тому +7

    Wixii nool ba ku nooleeya qof nool baad tahay ilahay ha ku barakeeyo nabada ma cid gaara ku khasban inay ilaaliso
    Hadaan lawada ilaashanayn ha lays barto

  • @zamzamhasan6667
    @zamzamhasan6667 9 місяців тому +6

    Mashaallah 👏👏👏👏

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 9 місяців тому +2

    Subxanalaah, Wlshy codkaag macaan iyo cilamigaaga diiniga maxaa qabiil iyo quran ku galiyey iyo dad aqiro seeg, Wll jrr iyo jlc fardowaso kuma geyanaayan ee hadad thy qof allah iyo rasuul thy ka bax waxaan kana towabo keen, Qabiileysugu Waa shey Uraayo.

  • @maryanabdi4253
    @maryanabdi4253 9 місяців тому +4

    Masha Allah 🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️

  • @ahmedabukar6212
    @ahmedabukar6212 9 місяців тому +3

    ILAAHEY Hakuxafido Aduun iyo Aakhiro ❤❤❤❤❤

  • @fatumobarkadle9098
    @fatumobarkadle9098 9 місяців тому +4

    That’s right keep going sister naciimo❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedabukar6212
    @ahmedabukar6212 9 місяців тому +4

    Masha Allaah Tabaaraka Laah ❤❤❤❤❤😊

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 9 місяців тому +4

    ALLAAH YASSALIMAKI, SABRA WLLYAAL ALLAAH HAYNNAGU SUGO XAQA.SABURKANA QULUUBTEENNA HAKU WEYNEEYO,HAKU MASHQUULINA KUWA IDIN DULMIYEY ALLAAH AYAA KA ABAALMARINAYA NAFAHOODANA HALAAG AYEY NAFTOODA U HORSEEDEEN.ALLAAH MU'MINIINTA MADLUUMIINTA AH WAA OG YAHAY WAANA LA JIRAA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faizaali4959
    @faizaali4959 9 місяців тому +4

    Mash🤲🤲🤲🤲a Allah

  • @mukaram2018
    @mukaram2018 9 місяців тому +3

    Si fiican baad ugu jawaabtey sis..
    Mashaallah

  • @AbdulkadirMAbdi
    @AbdulkadirMAbdi 9 місяців тому +1

    Maashaa Allah

  • @ahmedabukar6212
    @ahmedabukar6212 9 місяців тому +4

    Insha Allaah 💞 Abaayo Aamiin Aamiin Aamiin

  • @ramlahabukar4521
    @ramlahabukar4521 9 місяців тому +4

    ❤❤❤❤ m.sha allaah haa wandhararaayey inad kasohadashit runta aad usheektey

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 9 місяців тому +2

    Masha Allaah wa ruunta naima d’amère calsow hala shekesan eey qeliyaay waye

  • @jumanaabukar1069
    @jumanaabukar1069 9 місяців тому +4

    Mashaa allah ilahey haku barakeyo ❤❤❤

  • @cabdiqaadirhaaruun1826
    @cabdiqaadirhaaruun1826 9 місяців тому +1

    Mash Allah walshey mcn guuleyso ❤❤❤❤❤

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 9 місяців тому +4

    Marshall sister amazing God bless amen ❤

  • @sumayo2093
    @sumayo2093 4 місяці тому

    Allah cafiyow Dahir calisow waa cunsiri qabiilada iskudirayo

  • @khadijahaaji6683
    @khadijahaaji6683 9 місяців тому +1

    Maashaa Allah Naciimo Allah ha ku xafido.

  • @najmaabdalla3415
    @najmaabdalla3415 9 місяців тому +2

    Mashalllah 👏👏

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 9 місяців тому +1

    Maanshaa allaah ani waa kugu xiranahay Abaayo waana ku taageeraa

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 9 місяців тому +4

    Dad baa edeb darada iyo gardarada aaad ugahela ... ee in shanta farood la iskaga qabto waa waajib ...👌👌👌

  • @Robloxcool2017
    @Robloxcool2017 9 місяців тому +1

    Mash Allah tabarakAllah Naciimo, afkaga cano halo qabto abaayo mcn

  • @AliDiriye
    @AliDiriye 9 місяців тому +1

    Amino jawaab aan candho calasow ka jawaabi karin baad siisay mashala

  • @user-xc7dy5vt8r
    @user-xc7dy5vt8r 9 місяців тому +1

    Subhanlalah

  • @KhadijaAbdi-ct9jn
    @KhadijaAbdi-ct9jn 9 місяців тому +3

    ❤❤❤❤❤❤maansha allaha barakilahu fiiki naciim

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 9 місяців тому +4

    ❤wcs walshsy naima Masha allhhh Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh ❤

  • @hafsomahamudali280
    @hafsomahamudali280 9 місяців тому +1

    Kan qabilna wax umahayo caqli iyo caqibo malahan illah hakaa qabto umada somaliyed

  • @ms.anonymous564
    @ms.anonymous564 9 місяців тому +3

    Masha Allah abaayo qurux

  • @ahmedabukar6212
    @ahmedabukar6212 9 місяців тому +3

    Shukran Jaziiran 1000 marra❤❤❤ Uqti

  • @urejimohamud8282
    @urejimohamud8282 9 місяців тому +2

    Asc walaal naciimo macan qofkaa waa mid aan diin laheyn ,hadey dadnimo leeyihiin madaxnimadii ayagaa haaya waana ku xaareen waxaba ma ah ku waasi hahaha isaga khasaarin, odeygaana ha ku khasaarin hadalkaaga qiimaha leh waayo wax jiraba maaha. Waa ku salaamey walaal. ❤

  • @user-qz5ov6hs4d
    @user-qz5ov6hs4d 9 місяців тому +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 9 місяців тому +1

    Allaah Yacisag Abbaayo

  • @ahmedabukar6212
    @ahmedabukar6212 9 місяців тому +3

    Masha Allaah

  • @maryancabdi7739
    @maryancabdi7739 9 місяців тому +1

    masha allllllllh❤

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 9 місяців тому +1

    Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh walal mahadsanid ❤❤❤❤❤❤

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 9 місяців тому +3

    Asc naciima guuleyso horay usoco

  • @FarxiyoXaaji-ed8dd
    @FarxiyoXaaji-ed8dd 9 місяців тому +4

    Gabadhii maskiinta aheed ayaga dileen ikraan tahliil booskeedii ayuu ka shaqeeya aqoona malaha

  • @muhubamohamed4326
    @muhubamohamed4326 9 місяців тому +2

    Allah Akbar,Jaa al xaqq wa zahaqal baadhil inal baadhila kaana zahuuqaa,maa shaa Allah,Allah yaxfadaki plz ukhtii fil caqiidah Watsappkaaga ma helli karaa

  • @abdirahmanhassan1527
    @abdirahmanhassan1527 9 місяців тому +1

    Asc walal waxaan kuucadaynayaah Daahir calasow wuxuuyahay soomaali ciduukayahay macada midakale macada mamuslin baah mise maaha waaqofka soomaali ugudhaqanka xun

  • @FarhiyaMahammed-bp8hk
    @FarhiyaMahammed-bp8hk 9 місяців тому +1

    Mashallah iska cili mooryaan ka

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 9 місяців тому +2

    Dulmi Dadka wada Illaahay ha ka qabto Soomaali Ninkan Shaqadiisu waa inuu Soomaali kala geeyo

  • @ahmedabukar6212
    @ahmedabukar6212 9 місяців тому +3

    Horey usoco sharafey

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 9 місяців тому +1

    Kor Alaah ha kaa dhigo. ❤

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 9 місяців тому +1

    Farmajo Allaha usoceliyo dalka ubaahan daacad buu ahaa moryanta hawiye Allow naguqabo anigu hawiya ayaa warkaas leh kusoco Nimco karbaash tuuga

  • @farhoabdulle3123
    @farhoabdulle3123 9 місяців тому

    Masha'allah Keep Going NACIMA
    👍😁💝❤

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 9 місяців тому +1

    Walaahi run baadka sheegtay

  • @munajeylanihassan1500
    @munajeylanihassan1500 9 місяців тому +1

    Asc mshalah ilah haku xafido walashay xaq alaa u maqan

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 8 днів тому

    Inshaah allaah

  • @user-dp9pl4vm6s
    @user-dp9pl4vm6s 9 місяців тому +1

    Kaa u hadleysid muxuu qabiilka dhan usoohadal qaadey dhex dhaxad ahow illheyna kabaq dhibkaa sheeganeysid adigu hakudhicin adoo is difaac leh Daahir na dowlada kuma jiro

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 9 місяців тому +1

    Abaayo Habartu Waa Na Wada Dhibtee ,Aan iska Celino.Nin Saddex Xaniinyo Leh Ma Jirto.

  • @user-of8dw5tj2u
    @user-of8dw5tj2u 9 місяців тому +1

    Masha allah naciimo

  • @zamzamhasan1837
    @zamzamhasan1837 9 місяців тому +1

    Naciima qurux❤❤❤❤

  • @rukiamoalim2981
    @rukiamoalim2981 9 місяців тому +1

    Maansha Alah Afkada caano macaan lagucqabay Naciimo

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 8 місяців тому

    Daahir CALASOOW hawiye maaha waa oromadii orfanada ahayd maxamed siyaad koriyay waagii caydiid ayuu ciidanka dhigtoo habargidir baatihiin lagu dhahay wuu is ogyahay soomaalida ayuu isku diraa illaahay umada haka qabto sharkiisa

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 9 місяців тому +1

    Damer calasow dumar bu la soo koray mida kale wa qabilka gabooy iskaga wala soo ogaaday qabilkisa xata marku dadka la doodayo qabilkisa gabooy bu sheegta

  • @BosteyaXuseen
    @BosteyaXuseen 8 місяців тому

    Qof dibid joogo waya dahir wuu iska hadley 🌀🇸🇴

  • @abdinuromar5575
    @abdinuromar5575 9 місяців тому +1

    asc walaashey ninka daher calso waan dammer calso .habargeder ma matalo.waa runta calso ma ka tersan habargeder.waa oramo

  • @KhadijaAbdi-ct9jn
    @KhadijaAbdi-ct9jn 9 місяців тому +1

    Qadicu dariiqimadi ayuu rabaa dahir calasoow iyo isbaradi

  • @user-lx5ng9jp7i
    @user-lx5ng9jp7i 9 місяців тому +3

    Gesi binti geesi alaha ku barkeryo

  • @ahmedabukar6212
    @ahmedabukar6212 9 місяців тому +3

    Sax waaye walaal qaali❤

  • @user-jg4fc2bu9v
    @user-jg4fc2bu9v 9 місяців тому +2

    Maasha. Alllha. Maamo. Naacima. Waaku. Raaca Saanahay. Fiikirkada. Waaku. Saaxan. Taahay. Saas. Kuusiwad. Hoori. uusisoco. Guul. Aya. Kuura. Jeenaya ❤❤❤😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohammedkoriohaji-vh1sq
    @mohammedkoriohaji-vh1sq 9 місяців тому +6

    Manshallah walahi calasey waxa heshay gabadh ilaahay diini iyo maadi labadaba ilaahay kumanaystay abayo kan uma qalantid in aad ujawaabto waad kaqali santahay wacal waaye habar gidir mahan waa sirqaan jareerna waa soomali dadka ugu fiican huuno waan kusalamay iam from jigjiga Ogadenya

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 9 місяців тому +2

    Dahir calasoow waa wax dhintey oo afaara qabiiliiste ah oo bililiqo ku nool ah Beesha Jareerweyne kabahooda xitaa maa gaaro bootuu haayaa

  • @hidayomahamed2236
    @hidayomahamed2236 9 місяців тому +1

    Naciimo cadeey ❤❤❤❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 9 місяців тому +2

    Walee aduunka hada yahuuda iyo xamaas in laysku noqon doono oo tunelka laqondoono ma's ciideed lanoqondoono un baa ii muuqato meeshaan baryo iyo xushmah kama soosocoto 😢

  • @mirakunto8516
    @mirakunto8516 9 місяців тому +1

    Waaruntaa naciimo habargidir xamar waxeey yimaadeen 1991 waa kooyto

  • @omarabikar33
    @omarabikar33 9 місяців тому +2

    Walaashe waan kugu raacsanahay

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 9 місяців тому +1

    Xaqa ilaahey hatuso

  • @BisharoAxmed-jd8oy
    @BisharoAxmed-jd8oy 9 місяців тому

    Walee rabi ayaa awood leh waa dulmi lagu hayo jareerwayne qaraxa waxay uga bixi waayeen waa dulmi

  • @naimosaad7964
    @naimosaad7964 9 місяців тому +1

    Nacimo garac dofarka waxu waxu Ku qafifay darood marku afka idinlaso adaba afka jabi jarer wayne wa dad xalala runti

  • @hiboosman6705
    @hiboosman6705 9 місяців тому +1

    From UK you are right huno thid old man wa doqoon kibiir.

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier 9 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 9 місяців тому +3

    Ninkii wixii la ogaa naciimo joker ay isla mareen soomaaha iska celiya kaasi wanaag wax kuma lahee dulmilaw weeye.

  • @ugasohassan5973
    @ugasohassan5973 9 місяців тому +4

    Mansha allaah illaahay hanoookaa xifdiyo walaashey

  • @user-nl2tk3xe2p
    @user-nl2tk3xe2p 9 місяців тому +1

    Asaguna waa qof aan fiyoobeen

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 9 місяців тому +1

    Kani waa nacas calasoow hadalkiisa doqon nimada yuu kugu dirin walaalaha kale ee wanaagsan yuu sheydaan kugu noqon walaasheey

  • @munir69420
    @munir69420 9 місяців тому +1

    Daahir calasoow xaywaan waaye

  • @silverloola726
    @silverloola726 9 місяців тому +2

    Daahir calasoow cida dhashey lama yaqaanoo. waxuu hada sheegtaa Sacad.

  • @sacdiyaomar1430
    @sacdiyaomar1430 9 місяців тому +1

    Daahir calasaw sheikh iyo shariif qof uu dhaafay oo aan afkiisadheer gaarsiin maba jiraan qabiil uusan aflagaadeynin jereerweyne ayaa u dhinaa ayagana waa ku soo daryey xitaa dad waa hore dhintay ayaa ka fakanwaayey

  • @ayanabdulaziz8377
    @ayanabdulaziz8377 9 місяців тому

    Viva farmaajo viva siidow

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 9 місяців тому

    Daahir Calasoow afkiisa ayaa furan dawlad na xil uma hayo

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 9 місяців тому +1

    Abayo wasad shegtay calasow oo nin rag ah is kaceliya ma aragtay marka tisadaryela tukale kudara jarerna wa somali cidna ka baryimayan

  • @omarkhaali556
    @omarkhaali556 9 місяців тому +2

    Dowlada Somalia yaabtay qofkasaa hada doolad booskeda kufadhiyo intuu umada qancin lahaa ayuu caaytamaa maxaa kaqaldan