Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

AYAAN AHMED IYADO UUR 6 BILOOD LEH AYAA NINKEEDI DILAY ILMIHINA KUDHAX DHINTEEN! CALOOL XUMO BADANA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лип 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 49

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Місяць тому +7

    Gabadhaan ilaaheey qalbigeeda ha u qaboojiyo walhi xaalad adag ayey ku jirtaa mid kalana wey la damacsanyihiin gaalada ilaahoow garabkeeda gal Yaa Allaah.

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Місяць тому +4

    Waa markii iigu horeysey aan khiso aan ka ooyo, gabaadhan Allah ha xafido aad ayaan ugu xumaadey waxa ku dhacay ayaad iyo ilmaheeda Allah ha badbaadiyo Aamiin yaa rabbi!🤲🤲🤲

  • @UmmuAyoush26
    @UmmuAyoush26 Місяць тому +1

    inaa lilaah 😢Ilaahow awlaada no xifdi 🤲🏽qalbiga Allah u qaboojiyo

  • @aminaali8680
    @aminaali8680 Місяць тому +4

    Yaa Allaah, gabadhan ooyinteeda qalbigee iga taabatay, ilaahey haka dhinac mariyo, insha Allaah, dhib alle matuso caruurteedana Alaha ogaga dhacsho, qof walboo hooyo ah oo wax dhalay wuu dareemayaa xanuunka haayo, qof walboo damiir lehna wuu darremi karaa dhibkeeda alaha wax kaqaban karo ilaahaa joogo insha allaah, ayadana qalbiga Alaha u qaboojiyo

  • @deeqohassan7918
    @deeqohassan7918 Місяць тому +4

    Wlhi Musiibadi waa sii badatay.illahayoow naga soogaar🤲🤲😢😢

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Місяць тому +2

    I Agree my beautiful sister 😊good speech 🎤 😊

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Місяць тому +1

    Wcs shukran Aamiin jizakallaah qeer waa markii iigu horeysey aan maqaley Allah ha na xafido, maalin walaba masiibo aan maqalnaa qof walba meshuu joogo Allah ha ku xafido Aamiin mahadsanid !

  • @LajnaTugbe
    @LajnaTugbe Місяць тому +3

    Walaalayalow horta aniga igajaahil bixiya,kalmada ah”cod umaqan ilaahay moyee”weyilaqaldantahay aniga wayo ilaahay iyo qof bin aadan ah gargaakoda mabasinna side laiskubarbardhigay marka ,ruxii igaogaalroon wadilasowadagi kartan ,mahadsanidin walalayal:gabadhasna ilahay isaga weyne hakadulqado dhibka iyo culeyska fudeyd iyo farxad alaha ugubadalo amiin.

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 Місяць тому +2

    Amin Wallhi malinkasto Dumar Waa saiid 😢😢😢😢😢

  • @anabbile386
    @anabbile386 Місяць тому +2

    Amiin yaa Allah

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 Місяць тому +1

    Gabadha ilaahay caafimaad iyo degenaansho hasiiyo amiin
    Walaalayaalow gabdhaha waddankaas kulanool oo xirfadda caruurhaynta kushaqaysta ee somaalida ah isku daya in aad ka caawisaan sikumeelgaara inta ay qaadanayso daawayn iyo Natasha

  • @user-cn8yw9dd8e
    @user-cn8yw9dd8e Місяць тому +2

    asc abaayo naciimo kheyr allaha kusiiyo waa dadaaleysaa sharta alaaha kaa xijaabo adiga iyo caruurtaada iyo maxamed insha allah

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      Mahadsanid walaal!

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Місяць тому

      ​@@dhaqaaqaaddhaxashideewalaalayaaloow gabadhaas salaatu leyl tuko haladhaho wardi iyo quraana akhriso gaalada xasbiyallaahu wanicmalwakiil iyo suuratu yaasiin ayaa kaga filan caloosha nahurtay dadka umada dhibaya aakhiro uma socdaan miyaa

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 Місяць тому +1

    Subxanalaah Ilaahow ugargaar gabadhan iyo inta lamid ah

  • @Sahra881
    @Sahra881 Місяць тому +1

    Walahi maanta ilaa xalay ayaan raadinaayey wax aan aqbaarteeda ka helo gabadhan waa mahadsan tahay Naciima ❤❤❤❤❤

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran Місяць тому +3

    Ascww baaye naciiimo waxan kudhihii lahaaa waxa kasoohadashaaa gabdhii asmaa goongo oo daahir calisaw aabe ka dhigatay manta umadi jahli bay diintooda ugasugan yihiiiin baaye xaqa caddee shaqadana allaha kulagarabgalo jazaakallaahu khyr

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      +358 40 366 5082 halkaan igu soo dir weli ma,arag yaab badanaa!!

    • @Wadakirbilquran
      @Wadakirbilquran Місяць тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee baaye waan kuusodiray waa mahadsantahay

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Місяць тому +1

    💯💯💯👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽❤️❤️❤️❤️

  • @aishaa3540
    @aishaa3540 Місяць тому

    Ya Allah u gargaar. Ya Rab kurbada haysa ka dulqaad adigaa u hiiliya adoonka dulman.

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 21 день тому

    Please God save us ours women s somalia 🇸🇴 need big help now

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 Місяць тому +1

    Allahuma amiin

  • @user-dz4ti5ru8d
    @user-dz4ti5ru8d Місяць тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل.
    Ilmahaaga Allah kuu xifdiyo ❤

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sahanbihi2611
    @sahanbihi2611 Місяць тому

    Ilahay dhibka ha ka saro amiin

  • @fadumohassan7608
    @fadumohassan7608 Місяць тому

    We can't call that monster a man, he is evil SubhanaAllah 😢

  • @user-mu7th8hu1c
    @user-mu7th8hu1c Місяць тому

    Ilahay ayaa u maqan walashan lakiin waxaan la yaban ahay gabadha guriga ugu timid oo gabadhi ilmihi isniinta gaalo loo gaynayo oo ay wareysanayaan oo waxa la duubayo gabadhi oo dhinaca kasta ka hadleyo abayo naciimo talo fiicno ayaan kuu dhageystaa ee waxaa xooga sartaa in aad walashaan la radiyo masha Allah walaal wax kasta og wayey lakiin hadalada ayaa afka loo galinayaa mana u fiicno waqtigaan oo kale ilahay qalbiga ha u qaboji awladana alaha u xifdiyo

  • @qamarhussein3685
    @qamarhussein3685 Місяць тому

    Subxaanallaah illaahey haka badbaadiyo laakln she need real help psychologically Evan body language if they see her then they will involve may Allah help 🙏 yarab

  • @shadowanim5700
    @shadowanim5700 20 днів тому

    Wsc cajib. 😂 Aduunyo😂😂

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Місяць тому

    😭😭😭😭😭😭

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Місяць тому +1

    ASC NACIIMA 16 JULAAY 2024 WA CANSHUURA WALALAYAAL SOOMA ILAHEEY WUXU IDIIN SINAA LIBAAN ADUUYO IYO TU AAKHIRO

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Місяць тому

    Bismillah Allah haugargaaro hooyadan dhiban markahore walalayaaloow dumarka somaliyeedoow hadii ninka kuqaba bahal xunoo bilaa naxariisa oo kuu cananqaada yahay waxba haudhalina ee naftiina badbaadiya nin xun
    oo qayru samuulah intaban ilmaha uu kaadhalo faaiido
    male oo isagoo kalay noqdaan

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Місяць тому

    Ilaaheye cazwajale waxn Ka baryayaa inuu umada Soomaaliyed naxariistis ha noo so cesho deg deg yaa rabi

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 Місяць тому +1

    Allha cawiya gabdhan iyo kuwa kle o lamidka ah somalida udhow ha cawiyan fadlan

  • @nurtaomar6698
    @nurtaomar6698 Місяць тому

    Dacwo furo ilamahana adaa dhashey mar walbo adoon wixii hore u dhacay ka sheekeyn ileyn gocasho ayey kugu reebeysaa abaayo ilaahey u dacwoo ale talo saaro wey kuu hagaagee ale talo saaro ilaahey qalbiga hakuu qaboojiyo biidni laah kariim 😢 sorry mcnto

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo ❤ allh haso gargaro

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Місяць тому

    Sax sax sax sax sax

  • @user-rl1nr7hb9q
    @user-rl1nr7hb9q Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp Місяць тому

    Sorry 💔😭😭😭😭

  • @hannahani192
    @hannahani192 Місяць тому +1

    Wayadan walal iyo ehel naxayo wey yaradeen, sikasta iskugu dhacdeen xataa markaan camal waa inaad uhiilasaan walidoow 😢

  • @halima8680
    @halima8680 Місяць тому +1

    Macaanto gabdhaha soo soomalida waxad usheegta markay soshalka daba joogan ha ku ooyin laaf waxaa loo arkaya in aysan hayn karin ilmaha oo ay maskixiyan ujiran. Tahay xafido laah gabdhaha musliminta

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      Waa ineey baraha bulshada ooyin caayda iyo calaacalka iska ilaaliyaan ayagoo dacwad usocoto waxba uma tarayo baraha bulshada!

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Місяць тому

      ​@@dhaqaaqaaddhaxashideeanigu waa yaabanahay ee familada iyo reeraha soomaalida miyaa laysku sixray bal hooyo ayaa ilmehay ayayda utahay gaalo udhiibaysa mida kale dadka wadamada reergalbeedka dadkii keenay maxay ugu jizaaraan yaab waaye walaahi

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Місяць тому

    😢😢😢😢😢

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Місяць тому

    Naxa|iis LA anta maxawaye