MUNIIRO ADIGA IS DULMAY . MAXAMED BUSKOT KUMA DILMIN . XAQIQDA WA TAN .AWAAY??

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 235

  • @user-bm2kd3vx7k
    @user-bm2kd3vx7k 8 днів тому +18

    Ilahayoow dumarka somaliyeed dhibatada kadulqaat inta ani camlana single mustaqbal quruxbadan sii

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 7 днів тому

      naag guri kedii soo burburisay guri kale dhaqan amyso waa kaas xaqiiqda single motherska

  • @siman111
    @siman111 8 днів тому +12

    Maniiro abaayo wa aduunka sida an waliga caruur iyo nin markay noqoto caruur tada la raaca Inshallah wad kaso kabin hays dhigan horu u soco nolosha kuma ciisho aamin

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 8 днів тому +29

    Xaqiiq waxaa ah iney ku qurux badneyd iney aamusto😢😢😢😢

  • @user-vl7hw8up9g
    @user-vl7hw8up9g 8 днів тому +5

    Fariid Ilaahoow ku barakee maxaad la talisay hablaha👏🏻

  • @mssimranhussein9182
    @mssimranhussein9182 8 днів тому +4

    Is very good advice I agree with you be prepared for worst and better thank you sister hamdi,

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv 8 днів тому +4

    SubhanAllah 😢 ax meel baas bay iska tuurtay muniira😢

  • @CaacidoDheeman
    @CaacidoDheeman 3 дні тому +1

    Kusali nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw

  • @udgoonwehliye5811
    @udgoonwehliye5811 8 днів тому +26

    Xamdiyey mid anoo nin iqabo ninkeyguna ii fcn yahay see ninkale u jclaankaraa ama ninkale ufiirinkaraa taasi diin daraa u arkaa.

    • @ilovemyf
      @ilovemyf 7 днів тому +1

      Waa qalad iyo xaran

    • @dholaminahmed636
      @dholaminahmed636 7 днів тому

      Saxixi❤❤ caaqilad allaha noo Kaa daayo

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 7 днів тому

      dee walalo somalida tiira daad ladnan maa xeejiyo

    • @11naa44
      @11naa44 7 днів тому +1

      Wu sixray arooskoda xita buuqa aya jirey adeerkeda iyo family geeda wey hadleen mrkas dib u daawada

    • @fadumoabdullahi8514
      @fadumoabdullahi8514 5 днів тому

      Waa runtaa walashey ninka wax diin ah kuma qabin sorry frsiska ka sheegaya waan laayanfac walaaa babanuuna waaye marka tan hada heeysata Ilahey ha fududeeyo waayo ninkii hore in loo ooyo maahan waa nin gaala ah

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o 8 днів тому +12

    Naag niin ka daba qaylinaysa waan ku daalay e dumarow isku tashta waliba dumarka qurbaha jooga ee noloshooda waxyaabo badan ka bedeli kara isku tasho
    Hadaad dhimanayso dhareerka waa layska duwa e xata hadii niinku ku xumeeyo ama ku furo afkaaga xidho oo niic iyo calaacal meelaha hala wareegin
    Gabadhan Munira nabsi ayaa haya xagee lagu arkay hooyo ilmo haysata oo iskaga tagta deedna ilmo dhalis kale wadan kale ka biloowda

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 8 днів тому +33

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

  • @NajmaAbdi-d4w
    @NajmaAbdi-d4w 8 днів тому +6

    Dumarka somaliyed dantooda waxayka hormariyaan qalbigoda😢

  • @NajmaAbdi-d4w
    @NajmaAbdi-d4w 8 днів тому +5

    Dumarka somalida dantooda waxayka hormariyan qalbigooda😢

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 8 днів тому +8

    Ayadaaba cadaynaysa inay caruurteeda soo daadisay waamaxay jacaylka ilmahaad dhashay udaadinays ilaahay dhibta hakasaaro kolay dumarkan ayaguubaa marwalba isbahdilaaya gadh somaliyeed dhib lama rabno lkn ayagaa meeshan isdhigaaya

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 8 днів тому +4

    Anaga as a Somali women, badanaa guurkeena wuxuu ku dhisan yahay bani aadanka qancintiisa iyo aduun. Guurkana haddii uu intaas ku dhisan yahay shaki la’aan wuu dhamaanaayaa maxaa yeelay bani aadamka ma controli kartid waa sidii adigoo kale human being wuu is badalaayaa. Aduunkana waa wax gaaban lama joogaayo. Guurka waa in ilaahay ku xirnaashihisa uu yahay, tawakal calalaah inaa sameysid waaye.

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 8 днів тому +3

    Mansha allah wll runtaan ku jeclahay waa runtaa jacaylka naftaadaa u baahan.

  • @hindaahmed5879
    @hindaahmed5879 8 днів тому +1

    ❤ you are right we'll done ❤

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 8 днів тому +16

    Walee waa runtaa gaajo ninkii yaqaan ayaa ku noolaada marka jaceylo aabaa cun lkn anagu maalin kasta ma waxaan marqaati ka noqonaa kuwii is jeclaa ee horteena isku jafayah 🤔🤔walee anaa mustaqbalkii naga cabsiiseen 😢😢anigu qofkii isbadalah waan isla badalaa haduu igu dhaho waan tagina waxaan ku dhahaa maxaa safarkaga ka dhiman waana u duceeyaa waayo dee maan celin karo qof socda lkn qof cusub waa sodhaweyn karaa 😊😊waayo noloshu kuma qurxoona inaad qof ka dabo oradid waayo waa doqonimo iyo rafaad hortiis 👏👏farxada waa ku laafyoon karaa intaan noolahey 🧕👏👏

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 8 днів тому +1

    Good advice

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 8 днів тому +2

    Abaayo you’re absolutely right it’s sad our woman don’t have their own identity their own achievements or their own security. It’s like they’re not even aware of own their existence and see themselves as one of the limbs of their husband. It’s bazaar waa wax la fahmikarin

  • @user-og2fp3bf5m
    @user-og2fp3bf5m 8 днів тому +5

    Intaaa ruuxa kaa dheer soo dhoweyso leedahay haku wayin ruuxi dhinacga taagna

  • @MunaMahamud-de5uy
    @MunaMahamud-de5uy 8 днів тому +2

    Mashallah allow kartidaad kusiiyaadi anaganaa nasii ❤

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 7 днів тому +1

    Ilahayow unaxariiso dumarka somaliyed

  • @Nimcoali-yv5qm
    @Nimcoali-yv5qm 8 днів тому

    Mashallha ❤❤❤❤❤ I like your advice sister ♥️ ❤️ 😉 💕 😘

  • @nujudabiib6960
    @nujudabiib6960 7 днів тому +1

    انت تفكرين صح اللهم بارك

  • @hindanuux858
    @hindanuux858 8 днів тому

    Masha allh hore u soco xamda qaali❤❤❤❤

  • @Cute_Alexa4and3Tinalovey
    @Cute_Alexa4and3Tinalovey 7 днів тому +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 8 днів тому

    Maasha Allah run sheeg waa ceeb sheeg abaayo waa xaqiiq 😊

  • @ilhaanali9143
    @ilhaanali9143 8 днів тому +4

    Ragow dhan waxaa ka reysay Rayan bajaaj

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 8 днів тому +2

    HAMDA RUNTAAN KUGU WATAA MASHA ALLAH❤❤

  • @HamdaHashi-g8w
    @HamdaHashi-g8w 8 днів тому +3

    Abayo sual kuwedin laha talooyinkada jclahay abayo macn inteekala soohdle ina ilatalisan rbaaye😢

  • @rahmorahmoruun6893
    @rahmorahmoruun6893 7 днів тому

    Masha Allaah tabarakaallah qali ilahey haku xafdiyo ❤❤❤

  • @user-yj7tg9vt7p
    @user-yj7tg9vt7p 7 днів тому

    Absolutely 💯

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 8 днів тому +12

    Wllhi waa muhiim naftaada inaad la socoto wx ku qalma iyo wxn ku qalmin hore wxn ii qalmin wan sameynjiray dad aan ii qalmin waan la hadli jiray lkn hada wxn gartay qofkaan ahay nafteydana waan u diida in la bahdilo kuf oo kac lkn hadaad kufto isku day inaad kacdo.😢❤❤❤

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 8 днів тому

      Absolutely wallahi xaqiiq weeyan qofku inuu qiimahiis iyo wuxuu noloshan ka rajaynayso ogaado weeyan

  • @fartunmohammed7162
    @fartunmohammed7162 8 днів тому +2

    See isku badasha isla markiba uur ilmo dhal mid ka dilmay iyo hada oo ay uur ledahay Maasha Allah ilahay ha u daayo caruurta. Gabadha waqti ma helin ay ku nasato oo ku fakarto miskinta.

    • @f.n.a5741
      @f.n.a5741 8 днів тому

      Dumarkeena khaladka ugu horeeyo oon galno waa ilmaha la isku xixijiyo. Nin la ogeen inuu fiicnaandoono iyo inuu xumaan doono aan ilmo farabadan horey uur uqaadeena.
      Ilahaay ha usahlo. 2-3 sano ineey wakhti isgaliyaan waaye guurka ka bacdi. Gabadhaha waa ineey wax heeysataa ee nefteeda ku badbaadin karto hadii ay wax dhacaan. Ilmo durba ha isku qaadina gabdhoow. Nin la iskuma haleeyo maalmahan.

  • @halimaabdirahman1013
    @halimaabdirahman1013 8 днів тому

    Queen always Queen ❤❤❤❤ love you ❤❤❤❤

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 8 днів тому

    Manshallah habo ilahayhakusiyadiyo caqligaga anakushegaya habo waxay ujaban wayiswada dhiiban iskalareba mayaqanan

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 7 днів тому

    wllshey mcny waxa badan baan kaa faaidey aad baanku jecelahay waad naksabtey ❤❤❤❤❤❤ xamdaay

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 8 днів тому

    Maasha Allaah

  • @chasetheroar3707
    @chasetheroar3707 6 днів тому

    Hamdi Allaha kuxafido as Dumarland we love you darling❤❤❤❤❤❤

  • @faisoahmed3104
    @faisoahmed3104 7 днів тому

    Waa run xaqiiq ah iyada isku geysatey wax kastoo ku dhacay

  • @nasrinafarah8390
    @nasrinafarah8390 7 днів тому

    Great advice xbbt❤❤❤

  • @asmamohamed8956
    @asmamohamed8956 7 днів тому

    Masha Allah xamda qurux talo wanagsan aa nasiisay

  • @hassanmohamed2726
    @hassanmohamed2726 8 днів тому +1

    Asc wllo xamdi ii wrn xld kwn iyo ciyaalkii waxaan rajinayaa inaan fcn hno waan ku taageraa hure u soco wllo

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 8 днів тому +3

    Heeee Run Miyaa Hee Storia Daan Xamdi? Yaab Badanaaq❤❤❤❤❤😂🎉🎉🎉😂 Ani Dheeldheel Ayey Illa Tahay😂😂😂❤❤❤❤Subhan"Allh ❤❤❤ Ar Sociale Médiaaaaa!!!!!!🤲🤲🤲🤲🤩🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤩

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp 8 днів тому

    Masha Allah ❤️👍👍👍👍👍

  • @deeqadagan2113
    @deeqadagan2113 8 днів тому +1

    Haa wlle aduumkaaba sidaan iska noqoto gbdhihii ayaa ooyaan nimankiina nh qosol meelaha lafafhiyan alla mxaa nimn badn aaqiro war uyaalo su aalo sugyso . Gbdhaheena hadala jilcan noola sheegyo ayaan waxnba u argnaa ina janada hoosteena lakeenay cml wlle waa yaab Allah u dhib dhaamo gbdhaheena , wiilasheena nh wada toosan illhy haku hagaajiyo .

  • @idilmaxamed4733
    @idilmaxamed4733 8 днів тому

    Waa ruunta jacaylka naftadaa uu bahaan❤❤❤

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 7 днів тому

    Absalutely hamdi !

  • @abobasement346
    @abobasement346 8 днів тому +4

    Gabadhah nabsigih bah kah so baxay rerkedih bay ku dumisay yutubar moryanah bay racday ilahaw no xafid gabdhahah

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 8 днів тому +2

    Really is coming one day

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 8 днів тому

    Waa jiraan inteee hooyo inta lafuray horo ugu socotay waxa ooyaa waku media ku jiro

  • @user-ld2tl9wg1y
    @user-ld2tl9wg1y 7 днів тому

    Mnshallah ❤❤❤

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 8 днів тому +3

    Aniga hadan ayada ahay maba hadleen sorry 😢😢😢

  • @sagalosman7002
    @sagalosman7002 7 днів тому

    Ku jecliyaa Queen

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 8 днів тому

    Subhanallah maxa laga sixiranaya wll qaali waa yaabe naa dadka is qaba ka dhex bax

  • @user-eq3fn7ts5k
    @user-eq3fn7ts5k 7 днів тому +1

    Abyo ilahey hadu nin wanag san ku siyay dat ka haku diga nin niman wa xa jiro narsisti ah dumar ka dacada ah rat sada

  • @user-rv5lw9bk4i
    @user-rv5lw9bk4i 8 днів тому

    Ukhtii talo aad u muhin aah ayan ka raway maad i igu cawisid inad kula xiriro rawa mana aqano mel aan kala so xiriro😢❤

  • @artadin696
    @artadin696 8 днів тому

    Naayaa hee wll gabadha ka dhac waxani wey dheceene
    😢😢

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 8 днів тому +12

    Munira made a mistake, but let's not make her feel bad. Rather, give her good advice . Majority of nin Somali waa warabe

    • @UmmJacfar97
      @UmmJacfar97 8 днів тому +2

      100%

    • @farduusdahirwarsame-dx1zm
      @farduusdahirwarsame-dx1zm 8 днів тому +4

      True

    • @fartunmohammed7162
      @fartunmohammed7162 8 днів тому +2

      Waa runta dumarka Somaliyeed isku darana meel walba gabadha waa lagu jees jeesa. Advice fican siyo ama ka aamuusa

    • @f.n.a5741
      @f.n.a5741 8 днів тому

      Why did she leave her French husband if she had a good life with him? Yaab badanaa.

  • @suaadali8851
    @suaadali8851 8 днів тому

    Assalamualaikum walalaha waxan idinka codsana isoboqda

  • @user-gh6mw2ib1g
    @user-gh6mw2ib1g 8 днів тому +1

    Asc❤❤

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 8 днів тому +2

    Haddii Aad Argto Gabdh Nin ka Dabba Ooyeysa Dacweyneysa, sheegsheegeysa, wali Wey Jeceshahey, Haddii kle kaliya wey iska Aamusi lhyd cid ma OgaateeN

  • @xamiida20
    @xamiida20 8 днів тому +2

    Hi

  • @Sheekojecel
    @Sheekojecel 8 днів тому +1

    Please iso boqda Somaliyey allah dartiisa gacanta isara jazakallah ❤❤❤

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 8 днів тому

      Asc abayo jaceel majiro qooq aya hayo nimankan iyo nagahan waridka warkoda nagta diido meelxun ayey udanbeyneysa carlee dhaha

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 8 днів тому

      Cebihina nagoow qarsada dadkan aad ucawadeyso CID a abayo muniirowaxbakuma qabanetso abayo muniiro cebtada qarso abayo

  • @UbahAbdiwali-jw2ci
    @UbahAbdiwali-jw2ci 8 днів тому

    Sorry sis😢

  • @FadumowsahroSiciid
    @FadumowsahroSiciid 8 днів тому

    Hamdiyay wllo gabdheheena ayagaa isdhiktay

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 8 днів тому +1

    Asc

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 7 днів тому

    Xamdiyeey ayeeyo koris maa tahay mase dumar jabaad la soo sheekaystay intaadan guursan oo xisaab taada kuu gooni ah.

  • @foozia426
    @foozia426 8 днів тому

    Waruntaa ❤

  • @filsancumar2994
    @filsancumar2994 7 днів тому +1

    😊

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 8 днів тому

    That so sad adeey runtahay

  • @salmacadey7548
    @salmacadey7548 8 днів тому +1

    Maxaa ugu taag taagsan hadaadan gabadha wax uqabanay adba ma jeclid inaa saa lagaaga hadlo wax walba waa qadare gabadha ilahay ha ufududeyo nolosheda iyo waxee tabanayso

    • @f.n.a5741
      @f.n.a5741 8 днів тому

      Aamiin lakiin waa wax laga yaabo so ma aha ineey ilmaheedi hore ka doorato nin hada ee baratay.

    • @Fearless-o1t
      @Fearless-o1t 7 днів тому

      @@f.n.a5741none of your business😅 everyone has a past, it’s her past and you have no right to judge her.

    • @salmacadey7548
      @salmacadey7548 7 днів тому

      ​@@f.n.a5741dhib malaha haday ka tagto cidlo ugama sotagin
      Abahood
      Uga sotagtay
      Kana almo
      Bay udhashay
      Waligii
      Baalays guursan jitay oo laka tagi jiray ee war gabadha daaya

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 8 днів тому +1

    Qoyan wa qoyan uun na hoy nago adag noqda o ohinta iska dhafa ad nala so horfadhidan nin oyaya ba ma aragne

  • @user-ld2tl9wg1y
    @user-ld2tl9wg1y 7 днів тому

    Yes yes

  • @awilali6102
    @awilali6102 6 днів тому

    Noloshu waa isfahan
    Noloshu waa qorshayn
    Noloshu waa imtaxaan
    Noloshu waa samir iyo dulqaadsho
    Noloshu waa sharaf iyo dulinimo labada kaad doorato.
    Noloshu maaha buuq diga roqosho ayaa kuibanaan

  • @11naa44
    @11naa44 7 днів тому

    Muniira wa la taagay ayantii arooska dib uu raadiya buuq aya jirey 😢😢😢😢😢😢

  • @user-iq6bp8ey6n
    @user-iq6bp8ey6n 7 днів тому

    Rag iyo dumarow 😢😢😢😢 ax wlahy illhybn ku dhartaye ha yareysanin eryga ah illhyga,waxidka ah ba iga jari dona ano darti dhibiyo dhefba gajo iyo silica,ugu samray bu i xumyey illhyban ku dayay kolaba hdu qof igu odhn laha dhulka ila gariri laha illhybn ka magan galy inan dulmiyo qof I wanjiyey

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 8 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @marwo_8031
    @marwo_8031 6 днів тому

    Caqliga a waayin 🎉🎉🎉🎉 flott sagt wlalo

  • @umxababa3545
    @umxababa3545 8 днів тому

    Waa caadi naag uur leh iney oydo, laakiin ma furanto

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 8 днів тому +2

    Waa jecelahay jabkan intuu sayid cali iyo familykisa iyo habargidire naceeb u meesha la fadhiyey yaa ceebahoda raadinayey ayaa tiisa ilahey bananaka keeney se dareemey xagee morsaye ii wada sheekada 😂😂

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 6 днів тому

    Guurka bilaa macnigaa joojiya, reerku waa jacayl iyo ubad la koriiyo, la diyaariyo oo bulshada laguu daro

  • @Ramla22
    @Ramla22 8 днів тому

    ❤❤❤

  • @user-gq5kq3pb8u
    @user-gq5kq3pb8u 8 днів тому +2

    Gari alley taqaan gabdhan muniiro ah waxan xasusta iyadoo la dhaho naa ninkaan buskud ah iska daa oo guurkisa ka so bax kaalay gurigaagii hore dib ugu noqo wixi qaldamay wa la saxayaa ,intay orodo oo youtupe kiisa wa buskude so fariisato bay oran jirtay ninkaygii hore GAAL buu ahaa ma rabo aduunyo wa taa maanta isagii ay gudaha kaga jirtay baa banaanka u so halgaaday
    Mid kale gabdhaan muniro ah qaladka ugu weyn o ay gashay ba ah in ay waalidkeda iyo dadkii u dhaw wax ka maqalin waanadooda .
    Tusaale nool wax ay u tahay naagaha nimanka u nool ee wixi dhalay nimanka ka jcl tan ha ku quus qatan koley ku quus qadan mayane intoda badan
    Tan an la sii yaab ka ah ba nin naagtiisi hore furay o dayacay mis na ka sheekaynaya see bay ula noolayd inta o dhan koley doqoniino ban oran karaa
    Naag aan nafteda qiimayn cidna ma qiimayso wlhy marku arkay in ay rabto waliba si xun bu dhulka ku jiiday,,,waxy ila tahay intaas ba waayo argnimo nin ugu filan

  • @user-ld2tl9wg1y
    @user-ld2tl9wg1y 7 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 8 днів тому

    WAA SAX WAZ LADHAHEY SHAR UTOOGHAAY QER WAX KAAMADHIMEE WAA INAAD ISKU TASHATAA OO NINKADA ADOO QIYAAMEYN HORUMARKADA KA FAKARTAA HADUU KAADALDOORSADANA AZDAN DHABER JABIN OO OOYIN EE BOORSADA INTAAD GARABKA SAZRATO OO XABADKAADA KOR UTAAGTID HOREY U LAZFYOOW NAAGNOOL NOQO

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 8 днів тому

    Subaxalaahay jecelkii ku dhagatiray afka algamadhawaree 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @hiboosman6705
    @hiboosman6705 8 днів тому +2

    She left her kids for a stupid heartless guy. Why she is not taking money from him doqoon 😢😢😢😢😢😢. Somalie women like sad life.

    • @11naa44
      @11naa44 7 днів тому

      Look back at the videos when they were getting married there was buuq becus wa la taagay😢😢😢😢😢

  • @faizafaba7223
    @faizafaba7223 8 днів тому

    Dulaqqado wa halagu bahdilo😢😢😢😢😢😢

  • @ifraaxahmed4086
    @ifraaxahmed4086 8 днів тому

    Asc abaayo waad mahadsantahay adoo kale waa yaryihiin waligaaba hanuuni oo wax usheeg ma iyagaa hir galaayohalkaas ayey layihiin

  • @HamdaHashi-g8w
    @HamdaHashi-g8w 8 днів тому

    abayo inte kaahela qalih ina ilatalisan rbaa😢

  • @ilovebeingmomnaagiskadhig5658
    @ilovebeingmomnaagiskadhig5658 8 днів тому

    Hamdi please heesta uun naga daa 😂😂😂😂 codkaga fahma codey camal 😂

  • @najmaabdullahi6878
    @najmaabdullahi6878 7 днів тому

    Dumarkan ayago intay isdulmiyan media ku oynaya halke laga haysta side qof caqli leh lo dulmin kara. Naa wax barta o qof sidado kale haisku duleynina

  • @Nilalomar
    @Nilalomar 8 днів тому

    Hoyo

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 7 днів тому

    Maxamedna gabadha inuu dulmiyo ma aheyn waxay aheeyd inuu illaahay uga cabsado hadey u timi oo uusan dhibin yaa fiicneyd wixii jira illaahay baa og

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 8 днів тому

    Jacayl dartiis ayaan dhabrka uga jabnaa

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 8 днів тому

    Wee sorry habo muniray😘

  • @samiirohasan5755
    @samiirohasan5755 7 днів тому

    Maxamed buskud hbaryar tey mcn carur badan udhashee ayo ixumeye mare nag klee mo uda haa nin wlaashaa dhawcay lagumaa dagdago wlhi

  • @nagadaali545
    @nagadaali545 8 днів тому +1

    Xamdi 😮 amusa waxad naxadaya male?

  • @aynabhasan5957
    @aynabhasan5957 8 днів тому

    Mashallah ❤❤❤❤❤😂😂😂😂