BAABA JEEY MUUQAALADIISA WAXAA LAYIRAAHDAA RAGE BAIT/RAGE BAITING! KAS IYO MAAG!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 чер 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 46

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +6

    ua-cam.com/video/8jhNxG492UI/v-deo.html
    SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HAIGA HILMAAMIN!

  • @Sahra881
    @Sahra881 Місяць тому +24

    Canug yaraa iga xanuunsan walaalayaaloow iigu soo duceeyo neefta ku dhagan.

    • @user-ce5uu7kw8m
      @user-ce5uu7kw8m Місяць тому +6

      اسال الله العظيم رب العرش الكريم ان يشفيه.. اللهم آمين يارب..

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +7

      Walaal Sahra Allaha SWT waxaan ka baryayaa inuu caafimaad deg deg ah kuusiiyo cunugga kaa xanuunsan!

    • @hamdixiischannel1482
      @hamdixiischannel1482 Місяць тому +1

      Caafimaad dag dag Ah Allaha kuu siiyo Cunuga walaal Zahra.

    • @Sahra881
      @Sahra881 Місяць тому

      @@user-ce5uu7kw8m
      Aamiin walaal

    • @Sahra881
      @Sahra881 Місяць тому +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee
      Aamiin walaal thanks

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +7

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw ❤❤❤❤ scw scw scw scw

  • @user-ib6es2xr1l
    @user-ib6es2xr1l Місяць тому

    زادك الله علما ونورالدين طريقك اختي ام مريوم ❤❤❤❤

  • @munajeylanihassan1500
    @munajeylanihassan1500 Місяць тому +1

    Asc wlh naciimo cadi matihid mashalh tahriib o lasodubayo anbo layabanaa bentisa

  • @Ramla22
    @Ramla22 Місяць тому

    ❤❤ keep going my sister you are right may Allah bless you ❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +3

    Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh ❤waa sax hool badan ay taalo umada allh haso hanuniyo subxanllh subxanllh yaab

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 Місяць тому +1

    Thank you sister ❤❤❤❤amen 😊

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Місяць тому +1

    Masha allha

  • @WardaOsman-xs3tv
    @WardaOsman-xs3tv Місяць тому

    Asa abayo naciimowwa ku salaamey dadkan allaha soo hanuuniyo aamiin

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 Місяць тому

    Iimaanka allaha noo sugo. Irzaaqdana allaha noo waasiciyo ayadoo xalaala, wax kaloo aan dhahao ma aqaano.

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 Місяць тому

    Kkkk abaayo asc kheyr ku rajeynaya

  • @zinabnoor1748
    @zinabnoor1748 Місяць тому

    صح كلامك اختي نعيمة 😂

  • @BintuMusta
    @BintuMusta Місяць тому

    Abayo ilahay Haku caafiyo canuga yar

  • @user-pr9wi1ll1q
    @user-pr9wi1ll1q Місяць тому

    Legend❤

  • @Abdi123m6
    @Abdi123m6 Місяць тому

    Kkkkk waa nin aan caadi ahayn waxaa ka.daran suu u ogyahay in aan la aaminayna😅 nin waalan

  • @africahaji6128
    @africahaji6128 Місяць тому

    NINKan laxaadkala haduu caruurtiisa ka masruufayo midyah

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Місяць тому

    Baaba jey waa ogyahay in Aan la aamineenin hadana maalin walbo xushmadda Loo haayo ayaa sii dhunta asagaana u sabab ah , gabadha xaaska u ah iyo caruurtiisa maalin walbo waji gabax ayuu dhigaa marka Allaha soo hanuuniyo.

  • @user-umuAli
    @user-umuAli Місяць тому

    Subxaana allaah baaba jey been badanaa tahriib ninbow naftaa waaye sidaan ayuu rabaa inuu yurub sharci ugu qaato waresi yar iyo mid weyn ayaa jiro kii hore laguu soo wediyay markii wareesiga weyn lagaaro hadaad wax kabadasho beerta tahay yurub kulel ayaa bilowday qabow intuu jiraa beenlow xambaar iska daaye tahrib gadaal laguuma soo fiirinayo mararka qaar aniga masoo marin lakiin walalkay soo maray

  • @UmuSalmaan2020
    @UmuSalmaan2020 Місяць тому

    Aniga maba aaminin waxaas qof tahriibaya oo maanta dhan is duubaya qof asagaba la xambaarsan yahay oo silic san maa inuu isduubo ku soo dhici laheed

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 Місяць тому

    Intaad sheegtay waa run anigaba waan is iri waa a run in loo sheego runta

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg Місяць тому

    ANIGA FOLLOW AYAAD II AHEED WAANA KU TAGAERNAA
    HADASE WAAN KALA LAABTAY SABABTA
    OO AH ZAASID AYAAD TAHAY IRSIQANA ADIGA KAMA HORISTAAGI KARTID UMADA WAXAADA WA KADAREEY HADUU YIRAA INTA AYAAN MARAA HADII LACAG U KU HELAAYO MAXEEY TAHAY HALAGALA DHAQDO FOLLOW IYO WASHAMSI HALAGU QAADO
    XAASID XASID AYAAD TAGAY

  • @anashussein8542
    @anashussein8542 Місяць тому

    Kkkk, Wallee baaba jeey beentiisa banaanka ayaad keentay. Mahadsanid

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Місяць тому

    Saakay saan u qoslay muddo dheer uma qoslin , baaba jey inuu muuqaankaan arko casharna ka qaato waa fiicnaan laheyd.

  • @shahad2629
    @shahad2629 Місяць тому

    Niciima walahi khosolka aa iga dhameysay 😂😂

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому

    Wcs wrb

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 Місяць тому

    😂😂😂naciima aqoon yahanad wad iga qoslisey 😂baba jeey riwaayad indho adag bu ino jilay subxanallah. Aduunyada nin noolow maxa aragti ku laaban ban maqli jirey😂 illahow rabbiyo been intaa le'eg iyo mid yarba naga xijaab. Bisinka oo beenta sowti laga xishoon jirey🙈🙈😳😳😳

  • @africahaji6128
    @africahaji6128 Місяць тому

    A dig niciimomaxayka dhibaysaa

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 Місяць тому

    Walashey you're very proud MashaALLAH

  • @shahad2629
    @shahad2629 Місяць тому

    abayo niciimo ninkaas nin larumeysan karo ma ahan

  • @omarkhaali556
    @omarkhaali556 Місяць тому

    Karhuga madax kuti yee dhahan somalida Naimo ,qof tahriibayo miyaa wax tuubi karo

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 Місяць тому

    Aniga waxa iga Yaabiya dadka daawada Chanels Beenta maalayacniga soo wariya . Sida 😮Caashada kolba tidhaaa ninkii waa Eryay hadana uu la joogo credibility qofkaaa la eega . Walaahi dad limit ama yar ayaa dhagaystaaa . Why because they are wasting my time !

    • @Mahapremium
      @Mahapremium Місяць тому

      😂😂😂 Caasha nagama xishooto. Maalin la fureenin maleh. Saas ee tahay dadaa kuxiran. Soomaali cajiib😂😂😂

  • @user-of7ih3ho6o
    @user-of7ih3ho6o Місяць тому

    Ninkanmaba amino