Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

DILAAGI XAASKIISA NOLOSHA KU GUBAY SAYID CALI AYAA LISKU DAYAY IN XABSIGA LAGA BIXIYO!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 лип 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 36

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Місяць тому +4

    Wcs shukran jizakallaah qeer, masha Allah Aamiin Allah ha na xafido aduun iyo aakhiro, dulmiga dadaka Allah ha ka dulqaado insha Allah mahadsanid !

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Місяць тому +4

    Mashaa Allaah
    Naciimooy baarakallaahufiiki
    Walaashay guuleyso.
    XAQA u hiilli waligaa. Allaah na macaaga weeye

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Місяць тому

    Masha allha abayo naciimo walhi somaliya allha aya umaqan inta muriyanti laga dhiigaye ciidanka

  • @ifrahzabrie2024
    @ifrahzabrie2024 Місяць тому +4

    Wcs niciimo warkaas malahubaa waaba kabaqayey iney sheekada saad sheegtay naqaneyso walahi markaan maqlay xabsigaa lasooweraray ilaahow cadalada sodadaji

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Місяць тому +2

    Masha Allah waa runtaa abaayo Nacimo ❤❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +2

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh yaab sheeko ayeyku jiiran ninkas diilaga ah dadkis inshallah ninkas diilaga ah maa nolanyo dhuulka kula go qaatilkan diilaga ah

  • @fofohassan3058
    @fofohassan3058 Місяць тому +3

    😂😂😂, funny ayaa tahay wlhi, xaqa qofna ha ooga xishoon abaayo horey usoco

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 Місяць тому +2

    Mashalaah tabarak

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому +2

    Alahu akbar ninkan waa la xakumay inlla dilo lama rabo waxaa lo haayo ayaa cadalad ma jirto ilahay halaga baqo waxan dowlad mahan wadanka dowlad cadalad alah keeno waa la yaabay

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Місяць тому +2

    Wa isla aga. Daacad uma aha wadankooda askarta Laaluush iyo qabyaalad kala wayn wadankooda. Sick

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 Місяць тому +2

    Dadkayga Soomaaliyeed waxa uga fiican in Gumaysigii ku soo noqdo Iyaga dhana Beeraha ladhaho fala loona taliyo sidaas bay ku fiicanyihiin Ninkii Tasmanien waaya waa loo taliyaa

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Місяць тому +3

    Asc waaku salaamay naciimooy ninkaa maxaa loo haystaa war meesha muqdisho ah cadaalad mataalo ninkaa mid in latoogto larabo uma eka ilaahay gabadha cadaaladeeda hasiiyo meshaa cadaalad kama soo socotee

  • @deqa868
    @deqa868 Місяць тому +3

    runtaa abaayo

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 Місяць тому

    Mashallah Mashallah abayo 👍 👏

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +2

    Haadla biixyo intuulu nolanya kkkkk sheeko qaatilka diilaga ah

  • @abshrio5316
    @abshrio5316 Місяць тому

    Asc nacimo waa runtaa ilhy dadkan ily kama baqayan lakiin alh ayaa karya

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Місяць тому +2

    Cadaaladu ha sareyso

  • @abshrio5316
    @abshrio5316 Місяць тому

    Runta ayad kahdash

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Місяць тому

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkkkk

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k Місяць тому

    Illaahey ka cabso title wx kuso qoratay aaqiro waa lagu weydiina dadka dagaalamayey alshabaab ayey ahaayeen title kana wx kala kuso qoratay.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +2

      Maxaa idiin kala baxsan, kuligood waa wada walaalahaa, inteey ka imaadeen A.SH dibada meey ka yimideen, adeer masaajidka cayaarta kadaa kuligood waa dadkaada!

    • @NaimaMohamedAli-k6k
      @NaimaMohamedAli-k6k Місяць тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee waa ogahay wiilal soomaliyed ineey yihin lkn title kaaga aqri mx ku qoratay seydcali la fakin rabay munasarna wx ka arkay iney alshabaab ahayen kuwa dagaalamayey marka wx ka hadleyso iyo title kaaga iswaafaji

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      @@NaimaMohamedAli-k6k
      Sida aad u aqrisay ayuu sax kuyahay, ma mooriyaanta kula dhalataan kala jeclahay qaatilkaas ayay rabeen ineey bixiyaan waana ku guul dareesteen, ileen xaqiyaa hiilinaayo! Soo baro sida loo jawaabo!

    • @NaimaMohamedAli-k6k
      @NaimaMohamedAli-k6k Місяць тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee meshaan moryaan anaga dhan ku noqonay aaqiro ayaad ka jawaabi iyo meesha aan seydcali ku fakin rabnay insha allaah hadalkaaga ku adkeyso hadaad karti leedahay waa ino aaqiro .

  • @fadumoabtidon3586
    @fadumoabtidon3586 Місяць тому +1

    Beenley ayaatahey. Aad & aad. Ayaad. U. Ataageysaa. Qabiil. Adaan. Waxaba. Ka badeli. Karin. Hadana. Aayaadka. Alle. Ayaad. Aqrineysaa soo ma ogid. In. Aad. Dhimaneysid. Laguna soo saari doono. Laguna. Xisaabin doono. Maxad. Habargidir. Kabadaleysaa. Qof ciilan. Baatahey. Waad isqarin. La

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Місяць тому +4

      Runtaa ku dhibaysa wllo waligaa qof dulmiilaa ha uhiilin xaqa uhiili qabiil qabri kulama galaayo illhy ka cabso

    • @aminaahmedmohammed1056
      @aminaahmedmohammed1056 Місяць тому +3

      naciima waa qof diin iyo aqlaaq lugu soo koriye masha Allah dheh waa dulmi diid Allah ka cabso qabiil wax kuma taraayo!

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      WAQTIGA ASAGAA ISA SOO CARIIRINAAYO, FIRAAQADII WAA DHAMAATAY MEESHAAD GALI LEHEED RAADSO, BILILIQO LAGUUGU SOO KORIYAY IYO GURI ISLAAMEED WAA LAGAA BIXINAYAA 3DA SUBAXNIMO, NOQO AAD MEESHAAD KAIMAATAY TUUGAYAHAY!

    • @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py
      @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py Місяць тому +1

      Naa ilaaahy ka baq waad dhiminiye qabiil waxba ku tari maaye god lbo mitir baa ku sugayo

    • @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py
      @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py Місяць тому +1

      Nimco waxaa tahy wax garad ilaahy caqliga haku barakeeyo