FATUMA BURAANBUR CARUURTA LOOSOO CELIYAY, MAXAA KU KALIFAY INEEY BEEN KA SHEEGTO?!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 чер 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 87

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +6

    ua-cam.com/video/VYIP-4AXaGU/v-deo.html
    AQYAARTA CHANNELKAANA WAAD IGALA SOCON KARTAA, FADLAN SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HAIGA HILMAAMIN MAHADSANID!

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r Місяць тому +13

    Ilhay ha usoceliyo Caruurteeda Oo Nabad Qabo iyo iyadoooo. Cafimad qabto Miskiinta wa Hoyo Beerkediii Ba Ka Maqann Alaw Farxadd Udanbeysiiii. ❤

  • @fooshassan1379
    @fooshassan1379 Місяць тому +5

    Jazakai Allah abaayo Illaahay ha ka qaado dhibka waan wada faraxnay sidaan ugu faraxnay Allaha ugu soo celiyo caruurteeda waadna la talisay Allaha kaa abaal mariyo Aamiin

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Місяць тому +8

    ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 Місяць тому +4

    Asc wrwb shiikhadeena aqoon yahanad Naciima nuurka iyo dhamaan akhyaarta❤🌹❤️illahay swt maalmaha khayrka badan hayna waafajiyo inti inaga dhimatay oo labadayda waalid ka mid yihiin haw naxariisto, inta ilmaha laga qaatay oo fadumo ka mid tahay si dwgdeg iyo nabd ah hawgu so celiyo. Allahuma amiin allahuma amiin. Illahay swt walaaleheen falastiin haw gargaaro oo cadowgooda ha jebiyo. Allahuma amiin. Illahay swt dhulkeena nabad hasiiyo dulmiga iyo qabyaalada illahay swt haynaga dulqaado. Allahuma amiin allahuma amiin. Qof walba oo muslim ah meshu ka baahan yahay illahay swt haw buuxiuo. Allahuma amiin. Guul goor walba iyo goob walba an ku suganahau.❤️🌹❤️💙🇸🇴💙

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh Місяць тому +5

    Wcs walalayal Setahin alle ha idin xifdiyo adun iyo aqiro Dhamantin 👍

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Місяць тому +4

    Rabi haka dhulqaado gabadhaas miskiintaa umada shayaadiinta ahna hagaqabto walaashaas

  • @jamiilajasair2134
    @jamiilajasair2134 Місяць тому +3

    Aamiin yaa rabbi boogteeda ilaahay ha u dhayo oo sabir iyo imaan buuxo ha siiyo

  • @user-jz3ru4mw1b
    @user-jz3ru4mw1b Місяць тому +1

    Faduma buranbur allaha u so celiyo owladeda u so celiyo

  • @lulsamatar8198
    @lulsamatar8198 Місяць тому

    Mashaallah walaalo waxaatahay
    Qof noon oo runta kahadashay walaalo fadumo maalin
    bayheli doontaa caruurteeda inshallah waanan uducay naynaa

  • @marianali6233
    @marianali6233 Місяць тому +4

    Allaha ugargaaro faadumo 😢😢😢qisadeeda waa qiso xanuun badan 😢😢😢

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 Місяць тому +1

    Maanash Aallahu ilahay hakuu barakeeyo codka macaan ee aad quranka aad ku akharisayo
    Maanash Aallahu

  • @rahmaahmed3694
    @rahmaahmed3694 Місяць тому +3

    Subxaanalah arrinta ilmaasi aad iyo aad ayaan ugu farxay. Waxaan rajeynayaa in loo soo celiyo bi’idni lah.

  • @dekaali2808
    @dekaali2808 Місяць тому +1

    Masha Allah, jazaakumallah khayr abaayo. Wax ma garad ayaa baraha bulshada ka buuxa ,well done si waliba cilmiyaysan oo ay fahmi karaan inta caqliga u saxiibka ah inta kalena weldabada ka daloola diyaar uma nihin in aan buxino. Thanks for your time.

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 Місяць тому +3

    Ameen ameen ya rabi

  • @haninora533
    @haninora533 Місяць тому +3

    Allxamdulillaah Allxamdulillaah Allxamdulillaah Allxamdulillaah Allaa familkeeda cadowga Allaha ka qabto oo sheydaan ka illaali🤲🤲🤲🤲🤲Naciimo waa ku sallaamey Aad Ayaad u mahadsantahay war farxad leh Aad nalawadaagtey Allaha kaa farxiyo🤲☀️🌻✨💫

  • @user-jz3ru4mw1b
    @user-jz3ru4mw1b Місяць тому

    Masham allah mama

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому +2

    Manshaallah baryahan khayrka badan ee dulxaj ilahay hano aqbalo gabadhan ilmaha ilah u soo celiyo amiin yaa rabi waa xanun

  • @fardusaali6618
    @fardusaali6618 Місяць тому +4

    إنالله وإنا إليه راجعون 😭😭😭
    Runaan umalaynaayay ineey heshay ilmihii wixii ma dacaayad ayay ahaayeen
    Walaahi hadaan siiwalwalay
    Yaarabi ilamaha muslimiinta oo naga maqan noosoo celi
    وكن رجلاً عن أهوال جلداً Imaamu shaafici
    راحمة الله عليه

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Місяць тому +2

    Amiin amiin ya allah xifdullah xabiibti qaali xifdullah naciima❤❤❤❤

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Місяць тому +2

    Masha Allah ❤

  • @abshrio5316
    @abshrio5316 Місяць тому +1

    Jazakllh qeyrn naciima qeer alh kusiyo sida qerka oga shekty gabadh an beerkeda kamaqnhyh

  • @aminaali8680
    @aminaali8680 29 днів тому +1

    Aacudu bilaah qof hooyo maskiin ah caruurtii laga qaatay qof kufarxayo maajiro, qalbi mariidsanaa dadka😢

  • @mohamedaliyussra9741
    @mohamedaliyussra9741 Місяць тому

    Masha Allah ❤sister

  • @user-ip7ws6pt2h
    @user-ip7ws6pt2h 27 днів тому

    Allahuma. Aamiin yaa. rabi

  • @fartun9503
    @fartun9503 Місяць тому +1

    Amiiin ya Allah

  • @fardusaali6618
    @fardusaali6618 Місяць тому +4

    Dumarkeenii waxay maraayaan qaarkood inay kufarxaan ilmo muslim ah oo laqaatay

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

      😢😢😢😢
      Qofki qof muslim ah ku farxa wallet waxbaa uyaal

  • @makomigane3440
    @makomigane3440 Місяць тому +1

    Wow naciima maasha Alláh

  • @nuuratoxob4945
    @nuuratoxob4945 Місяць тому +1

    Mahadsanid abaayo

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Місяць тому +2

    Mashallah abayo allha hausahalo caruurted allha ha uxifdiyo qalbigeda allha hau xifidiyo shukarn abayo

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j Місяць тому +1

    Masha allah ilaaheey ha ku xafido abaayo 🎉🎉🎉🎉🎉 ilaaheey ilmaheeda ha u so celiyo😢😢😢😢😢😢

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 Місяць тому

    Maashaa Allah naciimo❤❤❤❤❤❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 Місяць тому +1

    wcs wlc Abaayo ❤🙏👍👍👍

  • @malunyaydid9928
    @malunyaydid9928 Місяць тому +2

    Aamiin aamiin abayo

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 29 днів тому

    Maansha allah

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 Місяць тому

    Waa runtaa ee Allah ha u soo sahlo

  • @user-wu9dp6nx5o
    @user-wu9dp6nx5o Місяць тому +2

    Kheyr badan allow ku sii qalbi wanaageey

  • @qaasimmahdi1079
    @qaasimmahdi1079 Місяць тому

    Masha Allah

  • @fartun9503
    @fartun9503 Місяць тому +1

    Masha Allah ❤🎉🎉🎉🥰🥰🥰🙏👍👍👍

  • @user-wu9dp6nx5o
    @user-wu9dp6nx5o Місяць тому +1

    Ilahay ha ku xafido abaayo qaali

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Місяць тому

    Asc waaku salaamay naciimooy ayaantaan waa mashquulay korkaasaa kaadaawadaa comments xitaa janis waa uwaayey faadumo waa gabar soomaliyeed oo adag lkn waa laga bad badiyey somali siiba gabdhaha soomaliyeed iyagaa cadaw isku ah

  • @user-ic9kv2ke9x
    @user-ic9kv2ke9x Місяць тому +2

    Asc naciimo xbbti masha allaah warkaada waa sax

  • @hawaali2760
    @hawaali2760 Місяць тому

    Abxamdulilaa hambalyo niciimo waxsan sheeg iyo waxsan maqal eebe ha kaa dhigo aad baa ugu farxay walaasheen faadumo in caruurteedii loosoo celiyey.

  • @user-jm6wl8eg8i
    @user-jm6wl8eg8i Місяць тому +1

    Abayo wlh waanaxay naxdin labaad ilaahay hau rumeeyo iyada iyo intii caruur lagaqaatay

  • @fartun9503
    @fartun9503 Місяць тому

    Waiyaaki Abaayo ❤

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Місяць тому +3

    WCS WR WB ABAAYO ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN

  • @taqwaabdalla444
    @taqwaabdalla444 Місяць тому +2

    Waa runta 😢😢😢😢😢😢

  • @Sahra881
    @Sahra881 Місяць тому +1

    Farxad kuwaar Naciima ❤❤❤❤

  • @fadumaaden2317
    @fadumaaden2317 Місяць тому +1

    Asc. Maashaa. Allaah. Naciimo. illaah. hanookadayo. dookalana. hanoobadiyo

  • @UmuSalmaan2020
    @UmuSalmaan2020 Місяць тому +2

    Ilmihii mala soocelin miyaa maxaa ayadoo dhahaysa dhamaan waa la ii soo celiyay baanba arkaye
    Waan ku farxay runtii been waaye hadaan maqlo waan ka naxayaa ayada wey niyeesanee miyaa in loo soo celiyay Allah uga dhigo run riyadeeda

  • @faadumoxuseenasc5193
    @faadumoxuseenasc5193 Місяць тому

    inaali laah wa inaa ileyhi raajicuun allaha usooceliyo caruurteda ayagoo nabadkhabo iidana khalbiga allaha ukhaboojiyo walaahi waa waxlaga xumaado waxaan makhlijiray dal aadanlaheen wadareenkujoog 5 sano iyo 8 sided caruur ah oo hooya dii ey iska ooyneyso kanafara merantahay dhibwaaye lkn alle waxladhibaan allaha ugasooceliyo gacanta cadawga insha allaah

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 Місяць тому

    Amiiiiiin yaa Allah ❤❤❤❤❤

  • @saiddirie1
    @saiddirie1 Місяць тому +1

    Abaanooloow❤❤.

  • @saiddirie1
    @saiddirie1 Місяць тому +1

    ❤️❤️❤️

  • @abshrio5316
    @abshrio5316 Місяць тому +1

    Ilhy ilaheda alh usoceliyo

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 Місяць тому +2

    Dab yar ma shido iyadaba faduma buranbur tik tok iyo youtube lee ka qaaq leysa mar walbo haduu illah uso celiyey ilmaheeda qer waye hadey been tahayne illah ha u so celiyo wey sabatrey sabarkeda illah ha u dhaliyo

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Місяць тому +1

    Ma been baa bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Місяць тому +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @user-wu9dp6nx5o
    @user-wu9dp6nx5o Місяць тому +1

  • @user-lp6wd6im2k
    @user-lp6wd6im2k 18 днів тому

    Masha allah ❤❤❤😂😂😂🎉

  • @abdicobra5789
    @abdicobra5789 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ajdakdndk
    @Ajdakdndk 22 дні тому

    Soomaali qaar waa xaasid dadka murugaysan qaa ku jees jeesaan illaahay xaqa ha tuso

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 Місяць тому

    Asc we will be successfully one day and we will celebrate Fatima children's soon inshalaha amiin

  • @fadumogabweyn3132
    @fadumogabweyn3132 Місяць тому

    Saxiix

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 Місяць тому

    Illhay ha uga so celiiyo awladeeda ee gacaanta cadowga ku jiirta

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +6

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @fartun9503
    @fartun9503 Місяць тому

    wan Aqanaa sax

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh Місяць тому +4

    Scw❤Scw❤Scw❤ Scw❤Scw❤Scw❤❤❤❤

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 Місяць тому

    Way qaraxday wallhi ilahay samir haa siyo

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 Місяць тому

    Masha Allah Faduma qalbiga Allaha udajiyo ruunti wa qof dagan intow qof daganyahay allana aminsan wey walaciyen dadka qarkod an daremikarin qalbigeda adigana ajiir Allaha kasiyo insha allah malin wa lolocelin dona

  • @zakiyaali9739
    @zakiyaali9739 Місяць тому

    Asc nimca qalbi wanaag 😍

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +2

    Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh Amin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin amiin amiin amiin amiin amiin ❤❤❤❤❤

  • @dahabisak8383
    @dahabisak8383 Місяць тому

    Asc Naciima Abaayo Subscribed baan kuu saaray Allaha Naxifdiyo

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Місяць тому +3

    FADUMO HADEEY SHEEGI ILMAAHA SIIYABAHA LOGA QAATEY WAXEEY CAWIINII LAHEED ILMAAHA GADASHEED LAA QAATEEY

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +2

      Ilmaha gadaasheed laqaadanaayo waalidka dhalay weey lasocdaan in ilmaha laqaadanaayo! Waa ineey feejignaanta la imaadaan waalid walba ee qurbaha ilmo ku heesta!

    • @ubahabdisaid2222
      @ubahabdisaid2222 Місяць тому +2

      Kuligood ma sheegan sababta loga qato ilmaha xaqiiqda kama hadlayaan hadey runta ka shegan waxa ku dhaco dad badan ka bad naadi laha inkasto wax walbo qadar allah tahaye

    • @jamiilajasair2134
      @jamiilajasair2134 Місяць тому +3

      Zamzam xabiibti ilmaha hal siyaabood laguma qaato kiisaska way kala yihiin ee saas ha dhihin qof waliba oo iyada ka dambeeyay oo caruur laga qaatay way ku kala duwan karaan sababta loogu qaadanaayo ee walaalay maxay u sheegi la adahay ha dhihin waxii loogu qaatay iyada ayee u gaar tahay hana ugu dhigan dhiganin wax xumaato ah

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 Місяць тому

      @@ubahabdisaid2222adaan arkine way ka sheekaysey hadii adiga aadan arkin maahan inay qarisay dib uraac