Dadka Soo Raac - Cabdi Tahliil Warsame (Hees Wadani Hobolada Waaberi)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 січ 2018
  • Dadka Soo Raac - Cabdi Tahliil Warsame (Hees Wadani Hobolada Waaberi)
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 18

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 9 місяців тому

    Waayo waayo beri samaadkii maanta xagaynu joognaa!!!

  • @abdinurgaas6427
    @abdinurgaas6427 2 роки тому +3

    Allaha u naxariisto fanaankii caanka e heestaan ku luuqeynaya cabdi tahliil warsame iyo mualifk heesta abwaan xuseen owfarax labada jannada allaha u deeqo.

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 Рік тому

      Aamiin darxumo ayuu ku dhintay allaha raxmadiisa u rajryneynaa insha Allah waa dadkii dowlada la, aanta ciishey alla yaa raxma aamiin

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому +4

    Guul wacan somali Oo Dhan

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 років тому +3

    Illaahay ayaan U Baryaayaa

  • @araleisak4048
    @araleisak4048 2 роки тому +1

    Allow kuu naxariiso cabdi tahaliil warsame waa heesaha wadaniga ugu jecelahay mid ka mid ah walhi waa calool xuma waxa taagan hada ummadii oo bahdilan iyo kuwa manaxayaal ah aaqiromoog qaaxo idin dishey idinka iyo waxaad ku dhasheen xaaraanta aad magaca somaliyeed ku boobaysaanba

  • @gaadacoahmed2371
    @gaadacoahmed2371 2 роки тому +2

    Erayadi xuseen awfaarax dubada

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 роки тому +5

    Rag wa ragi hore aun c tahlil

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 2 роки тому

    "In uu kala dilaalo....... oo duub -u qaato"........ waa waxa hada-socda....... Somalia?..... . dad hore Hadley. ......

  • @suldaanka7576
    @suldaanka7576 5 років тому +4

    Wlh wxa maanta taagan ayey kahadkeesaa heestan illahow kucaafi wxd aheyd wadani dhaba wlh ax

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Aun Xuseen ow farax

  • @nafyare9745
    @nafyare9745 6 місяців тому

    heestaan ninkiin sameeyay muuse biixi inuu soo baxaayo moo ogaahhhh

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Місяць тому

    Majeerteen iyo isaaq loo sameeyey
    Ereyada xusen awfarax AHUN

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Рік тому

    Alle yrxm legend

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому +2

    You Luck seen 1977