Kani Galbey Ku Kala Mooyee - Hees Wadani Hobolada Waaberi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лип 2024
  • Kani Galbey Ku Kala Mooyee - Hees Wadani Hobolada Waaberi
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 42

  • @samiirabdi7486
    @samiirabdi7486 Рік тому +7

    Mar uun ethopia waan ka xoroobi doona inshllh hadaan soomali galbeed nahay gobonimo doonkii inta 2023 heestan qiimaha badan dib u fiirsaneysa isoo raaca🇸🇴🇬🇶❤️

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому +11

    Walee Ninta Aan Aduunka Ku Noolahay Waxaan Aabiinsanahay Somali Oo Mida Ala Yaa U Sheegaa Kenya

  • @mahadbarre8562
    @mahadbarre8562 5 років тому +12

    waan ooyay markaan heestan dhagastay somaalidu qabkay lahayd waagaas iyo hada siday xansas unoqotay. heestan waa qiimo leh ereyada sangub, fanaaniinta jiibiinaya Saynab cige, hibo nuura, guduudo carwo alle ha unsxriisto iyo fanaaniinti raga waaberi waa hees xabashida gamuun Ku ah wadnaha Ka galay.

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 3 місяці тому +1

    Waa khayaaligi lagu baabiyey ciidanki somaliyed kibirki itobia lolatagay

  • @rashidaden2561
    @rashidaden2561 3 роки тому +5

    Ilaah Soomalida ha ka bixiyo Gudcorka qabiilka oo kala qeeybiyay ilaa jufa hoose . Waana nasiib daro in Diintii iyo qabiilkii loo isticmaaalo dhibaateenta , barakicinta , colaad iyo in cadaawad laga dhex abuura umada soomaliyeed meel kasta eey geeska Afrika uga noolyihiin.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 7 місяців тому +1

    Waa heesihii halgsnkii dagaalkii 77kii

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 3 роки тому +5

    masha allah waa hees qaraami ah oo aad uqiima badan 😍😍😍

  • @foxxyou4691
    @foxxyou4691 Рік тому +1

    Masha Allah all SOMALIA 🇸🇴 together we are Strong 💪 one SOMALIA 🇸🇴 One powerful Country.

  • @mohamedabdisirat605
    @mohamedabdisirat605 4 роки тому +2

    Mshllh heestan in badan ayaan raadinaye...Waan ilmeyaa marka aan maqlo heestan.

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 4 роки тому +16

    abo siyaad alow kuu naxariso☝🏾🇸🇴

  • @cabdiraxmanaxmed7560
    @cabdiraxmanaxmed7560 6 років тому +7

    Heestan waan raadinayay in badan sxb

  • @kahinfarxan3423
    @kahinfarxan3423 6 років тому +5

    AUN codka MAgool dadka wuu ka dhax muqda

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 роки тому +1

    Ereyada laxanka singub codka hablaha iyo raga waberi

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 роки тому +1

    Allaa yacisak

  • @mushtaaqhassanmohamed1867
    @mushtaaqhassanmohamed1867 Рік тому

    Hees xul ah lkn aan helin taageero fcn ❤️🙏🔥

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 років тому +8

    All Somaian listeners You Lou It

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 6 років тому +8

    ☺😊👏👏👏mengiste asagoo taangi ku cararayaa buu heestan ka dhegeystey☺😊☺😊 waa maalinti iigu calool xumeyd buu yiri!!☺😊midnimo muruqaas iyo mintidnimaadasey leede gooni gaasato qabyaalad iyo faquuq bey na baday!!👍👍👍👏👏👏

    • @haldhaadumar3511
      @haldhaadumar3511 6 років тому +6

      WAARIMEYSIDE WANAAG
      Wllky wlhi markaan Hesahan maqlo wan Qiroodaa ilaahow Mar labaad midnimadi somaliyed soo celi aamin Yaaa Rabi

    • @87thehoss
      @87thehoss 5 років тому +2

      It will never ever happen, stop dreaming. Midnimadii faqash baa dumisay.

    • @87thehoss
      @87thehoss 5 років тому

      Dhagaha uGu rida uGu rida, dhagaha uGu rida inaanay dhacayn. Somaliland will never go back to faqash.

    • @talokeen259
      @talokeen259 5 років тому +5

      @@87thehoss yaa kuwaydiiya adiga midnamdu, somalidu waa hawiye iyo daarood oo midooba inta kale waa tira buuxis marka Somalia isaaq makala goyn karo dhulka ogadenia calanka somaliyey rabaan iyo midnimo xoog baa lagu haysta maalin uun bey kabixi doonaan boqol ama 2boqol sano ama 5 sano kadib adigana tii 1988 is kasug

    • @87thehoss
      @87thehoss 4 роки тому

      Dhiladii ku dhashay was. Ogaadeen car wax ha iska celiyo hahaha. It will never happen. Hawiye waa doqon so he doesn't count. Daaroodna waa cancerka Somalida. Sida cancer waa in daarood laga tirtiro aduunka. Isaaq baa dawadiina haya motherfuckers.

  • @cabdiraxmanaxmed7560
    @cabdiraxmanaxmed7560 6 років тому +2

    Sxb aad baad u mahadsantahay

  • @abdiladifabdikarin
    @abdiladifabdikarin Рік тому

    Guduudo carwo saynab cige hibo nura Dalays codkii halaasiga ahaa AHUN inraahim Baadil ereyadii sangub imta dhimatay AHUN WAA HEES QIIRO LEH

  • @abdisamadwarsame272
    @abdisamadwarsame272 Рік тому

    heesta ereyada yaa lahaa? igu caawiya fadlan ciddi garanaysa

  • @aminaabukar6308
    @aminaabukar6308 2 роки тому +2

    Heestan mala fahmayo be
    Waxa galbaday maxa waye😂🙄

    • @mohamedsomali3783
      @mohamedsomali3783 Рік тому

      Waa Mengistu Haile Mariam. The former president of Ethiopia 🇪🇹 from 1974 to 1991.