Waaynaan Dareemine Dadka Kii Dhergaa u Daran - Hees Wadani Hobollada Waaberi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 лис 2017
  • Waaynaan Dareemine Dadka Kii Dhergaa u Daran - Hees Wadani Hobollada Waaberi
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 224

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 2 роки тому +10

    Markaan yaraa heesaha kacaanka ma jeclayn inta badan. Maanta waxaan u milicsadaa hiloow, waayo waayo, waxa maanta jira ayeey ku haboon tahay. Shalay yaa igu cesha!

    • @abdullahimohamed5432
      @abdullahimohamed5432 10 місяців тому

      Waxan joogaa meel aan soomaalidu ku yartahay haddana inta yar ee joogta waaba is necebyihiin sow wax lala yaaba ma aha anigu markii aan yaraa waxan jeclaa heesaha jacaylka ah haddii ay soo gasho radio muqdisho hees waddani ah waan demijiray raadiyaha laakin hadda waxan jeclahay heesaha waddaniga ah cakuye yaa cimrigeyga gadaal u celiya heesaha aan ugu jecelaha waa kuwa maxamed saleban

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 22 дні тому +1

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 alloow cadogoda jebi ba iyo baaa ba kurid 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 guul❤

  • @abdalaibrahin5991
    @abdalaibrahin5991 5 років тому +8

    Ala maxey ehed waqti qurux badan. Somalidi hore alow u naxariso

  • @hah7064
    @hah7064 4 роки тому +20

    Eryada heestan waxaa lahaa Abwaan Meecaad Miigane Allah ha u raxmado.

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 3 роки тому +2

      Ereyada waxaa lahaa cabdi bashiir indhobuur aun.

    • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
      @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 роки тому

      Waxaa laha cabdi bashiir indhabuur sxb

    • @foosijaamac4983
      @foosijaamac4983 2 роки тому

      Meecaad miigane ayaa lahaa ereyada heesta been haku sheegin cid kale

    • @qoslaaye6657
      @qoslaaye6657 2 роки тому

      Erayadii mecaad miigane illahay hawnaxariisto

    • @qoslaaye6657
      @qoslaaye6657 2 роки тому +1

      @@daruurcuratay1969 MECAAD MIIGANE AYAA ERAYADA LAHAA WLL(FROM HARGEISA)

  • @nafisafaarax9202
    @nafisafaarax9202 3 роки тому +5

    Mon,12 April 2021
    Illahow dalka Noo ha gaaji 🤲

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому +5

    Dhalinyarooy Odayada Naaxan Ee Dhiig Ku Naaxan Isla Qabta Yaa Dhalinyarooy Dalka Idinka Isla Ha Ka Tariibina Guul Soomaaliya Dhan

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 роки тому +1

    Alle ha unaxariisto cabdi bashiir indha buur halgamaa afkiisa ugu hiiliyay qarankiisa

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 6 років тому +14

    Xaqiiq hestaan guubabada ah waxaa modaa manta lola Dan lahaay ila how Ada weyn oo Waxid ah anaga waxa nahay dhalin yaradii Ku dhashay xiligii burbruka socday alow Ana gii Ku dhala nay xiligan adag ayaa hadana ubad kusi dhal nay wlhi mar walbo waxan is dhahaa gormee arki dontaa dal kaadii oo Hal dowlad yeesho oo Dan Qura laga wada shaqeyo alow musiibo hadey jirto anagey nagu dhacdey wax aan suubi nay Na maaha oo waa wax kuwii naga weynay jiil kii kowaad sameyen alow naga Iyo kuwaan dhalnay San no dhaan yaa alaah 😭😭😭

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 3 роки тому +3

    Eraydii iyo laxankii abwaan Meecaad Miigane ahn.1973.

  • @maxamedkarre8075
    @maxamedkarre8075 5 років тому +16

    Alle hawnaxriistee waa
    Erayadii meecaad miigane maacaleesh iyo Jiibtii WaaBari
    ...... waynaan dareemine dadka Kii dhargaa udaran .....

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled 4 роки тому

      Meecaad miigane awmaacaleesh AHN heestan isagu Ma lahayn ee waxaa lahaa fanaan kii weynaa majaajilayste, abwaankii, jilaagii weynaa ee mohamed Omar huryo AHN isaga iyo meecaad miigane ba Allah haw naxariistee

    • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
      @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 роки тому +1

      Abdi bashir indhabuur ayaalaha hestan

  • @Shucayb_Ahmed.
    @Shucayb_Ahmed. 4 роки тому +37

    "Durdura geel baa ku jabay
    Damaacina waa xunyahay"
    Guul soomaalinimo

  • @soomalimidnimowadajir5688
    @soomalimidnimowadajir5688 5 років тому +4

    Heesaha abwanada sameeyay fadlan nooso raaciya aan barano taariqda wadankeene 🇸🇴💖🇸🇴💖🇸🇴

    • @awaarechannel1758
      @awaarechannel1758 4 роки тому +4

      Soomali Midnimo & Wadajir waxaa sameeyay miicaad miigane aw macaleesh

    • @ibrahimzaylici6975
      @ibrahimzaylici6975 4 роки тому +3

      Heesta waxa lahaa Allaha u naxariistee Miicaad Miigane.
      Waa ninkii ruwaayada ku matalay Bayloodkii qarankoo Biyo dhaaminaya, wuxuu ahaa Majaajileyste cajiib ah, Mu,alif iyo Heesaa.

    • @soomalimidnimowadajir5688
      @soomalimidnimowadajir5688 2 роки тому

      Thank you guys khayr Allaha idin siiyo I grow up qurbe ina bartana waan raba taariqdena thank you once again brothers ❤

    • @soomalimidnimowadajir5688
      @soomalimidnimowadajir5688 2 роки тому

      May Allah rest his soul in peace abwaan meecad rahima

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому +15

    DHALINYAROW ANAGU waan Yara Daalee Dalku Meel Laga Caro Ma,aha midooba Waxaan La Hadalyaa Waa Dhalinyarada Doonyaha Ku Ku Dhimaya Ogaada Dalku Waa Dalkaa cage Uga Caraysaa?

  • @jamamohamed2369
    @jamamohamed2369 4 роки тому +3

    Scw xasuus allaw yaa ugudbiya Xasan iyo mucarrdka dawlada maanta joogta eecadawgii somaliyeed cunaha jartay

  • @cabdiraxmaanxirsijaamac7770
    @cabdiraxmaanxirsijaamac7770 Рік тому +1

    RAG WAA RAGII HORE......
    HADALNA WAA INTII UU
    YIDHI....SAW MAAHA......

  • @rashidahned8810
    @rashidahned8810 3 роки тому +1

    DADKA KII DHERGAAW DARAN... DENI, XASAN SHIIKH, SH SHARIIF, MADOOBE, KHAYR.
    WAXAAS BAA SOMALI NOLOL U DIIDAN

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +2

    Xumaan Ayaan Loo Qaadan Labaatan Soo Soo Socdaa Majeerteen Xaaraan Bay Kaa Tahay In Madax Ka Noqotaan

    • @janagaleabdulkadir8144
      @janagaleabdulkadir8144 Рік тому

      Caaac majeerteen waa qaran alle kaliya yaqaana, ee wax matarow orad dadkaada u damqoo wax uun u qabo darood wuu tashadaye laxeey

  • @ahmetff309
    @ahmetff309 Місяць тому

    Allahu u naxariisto abwaan jilaa MIICAAD MIIGANE AW MAACALEESH

  • @mahamedaliplayplay4058
    @mahamedaliplayplay4058 2 роки тому

    Hobaldii waberi caajiib taloow dib maw arki doona soomaali isku mid ah dadka maanta haysta ayay sii sheegn waa kuwa maanta kala qoboy iimba meel ku xidhay ilaa 90 iyo IAALMAANTA 2021

  • @AhmedFaarax-nl4hx
    @AhmedFaarax-nl4hx 2 місяці тому

    Waa erayadii allahaunaxariiste miicaad miigane

  • @engmahadmohamed4569
    @engmahadmohamed4569 4 роки тому +4

    Warka dalka hala badbaadiyo Allow soomaali isukeena

  • @axmedgaaciye7774
    @axmedgaaciye7774 3 роки тому +3

    Wadani xusuus leh tana maso marnay wale ilahay banu leenahay

  • @nuurhubane
    @nuurhubane 9 місяців тому +1

    Erayadii bashir cabdi indhabuur

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 5 років тому +3

    MaashaAlLaah walaahi waaba ka heley gaar ahaan inta ugu dambeysa wey shodan tahey

    • @soulehassan
      @soulehassan 5 років тому +1

      ASCW magaranayo meel aad ku sugantahay,waxaan filayaa se waxaad tahay ruux soomaali ah,hadaba waxaan kuu sheegayaa magaca" kaka"oo sidaa u qoran waxa layidhaah xaarka dadka waxalla waxa afka fransiiska ku hadla oo soomaali badan ku jirto reer djibouti sidaas ayay, u yaqaaniin ,meele kalena waa magac qof sidii ciyaartoygii;markaa haddaad soomaali tahay is ka tirtir talo uun bay iga tahay,kaka+abdi=adoonkii xaarka;

  • @ibrahimalidideh6391
    @ibrahimalidideh6391 3 роки тому +1

    Alahayoow u naxariiso adoonkaaga Meecad Miigane Aw Maacaleesh

  • @abduladen933
    @abduladen933 4 роки тому +13

    Somali ah nolato I love my country I sacrifice my life.

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому +3

    Guul Wacan Soomaali Oo Dhan

  • @hasanyusuf5794
    @hasanyusuf5794 5 років тому +5

    Aban singub ha xasuusteen somali
    Micaad iyo huryo
    Aabo hooda waa abwaan singub

  • @alisahal4857
    @alisahal4857 2 місяці тому

    Midhihii aun abwan cabdi bashiir indhabur

  • @muktardahir5613
    @muktardahir5613 4 роки тому +3

    Alle hawnaxariisto Jaalle siyaad ,farmaajana.Allah.haka dhigo kii isukaayo Keena Tolow mxaa khayrka udiiday Somali intay Reer qudhac iyo Reer galool ka sheekaynayaan cajiib

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 5 років тому +2

    Alle ha u naxariisto miicaad miigane Siyaad barre afweyne ayuu sheegayey oo uu lahaa isagaa dibusocod ah markuu dalka qabyaalad geliyey ee meel walba u magacaabay reerkooda

    • @nabadoonsoomaaliyeed6291
      @nabadoonsoomaaliyeed6291 4 роки тому +1

      Osman Sufi wixii xunba xaawaa leh ayaa kadhigtay bahasha miicaad miigane waligiisba mucaarad manoqon ader afkiisa ayaa laga hayaa inuu u allifay mucaaradkii iyo calooshood ushaqaystayaashii dawlada kasoo horjeeday waliba markii jaalle siyaad uu udabcay oo ay kasii dareen marka waxaadan xog ogaal u ahayn rabitaankaada iyo sidaad jeceshahay hanooga dhigin

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled 4 роки тому +1

      Osman sufi
      Daciif xun oo buka AYaad tahay ee siyaad barre wax dhaama Ma haysaa oo ka dambeeyey stupid buka baad tahaye mideeda kale fanka baro heestan waxaa lahaa mohamed Omar huryo AHN isaga iyo meecaad miigane ba ee
      Siyaad barre hadaad wax dhaama aragtay noo soo sheeg oo ka dambeeyey makuwa baloodhada shacabkoodii ku haystaa siyaad barre gaadhi kara ilaahay ha u naxariisto mohamed siyaad barre sharafi kama dambeynin

    • @ikhajji
      @ikhajji  4 роки тому +2

      Miicaad Miigane, Omar Huryo, Ina Ayax, Dhegjar, weligood mucaarad kumeeynoqon Siyad Barre

    • @davidjohn1285
      @davidjohn1285 2 роки тому

      @@ikhajji
      Ustaad waxaan jeclaan lahaa in aad kala saarto dadkan is wada haysta ee ninba meeshii uu jeclaa la qabtay heesta cidda leh.
      Heesta yaa Curiyey?

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 років тому +34

    Qofka Diida Somalinimada Isigaa Cirka Roob Ku Og Soo Daa

    • @user-nk7cs2dz9o
      @user-nk7cs2dz9o 5 років тому

      mukhtar awad
      Soomaalinimada aad sheegaysid aniga midgaanbaad iitaqaanaa iyo gun

    • @cabdiidiris9698
      @cabdiidiris9698 4 роки тому

      Anaga halkii naxnuuni jirtay wayna vogsatay

    • @sharxabiillsharxabiill3440
      @sharxabiillsharxabiill3440 4 роки тому

      Ma waxa aragtay Qof yidhaa somali ma ihi? Yay iskaga kaa qaldamin somalinimo & Somalia waa kala laba

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh 4 роки тому

      19 91
      Midgaan iyo inan gumeed waxaa kaa dhigay awoowe yaashaa ee maxaad la ooyeysaa guntahay guntu dhashay.

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 3 роки тому

      @@AncientPharaoh adi somali maba tihide maxa gun ah ina donal tromp ba ku qorane mase wacal ba tahay😂

  • @abyan1351
    @abyan1351 6 років тому +1

    Ik hajii mahadsanid wll aad iyo aad nin culus ayatahy wll wxayabahad so gudbineyso wa cajiib wlahy guuleyso waligaa oo gadaal hamarin🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️

    • @jijaluup7873
      @jijaluup7873 6 років тому

      noso aruri wax qabadki kacan ka iyo hesihi wanagsana oo qalibiga cadowga kacanka gubayo

  • @mohamudnur1575
    @mohamudnur1575 5 років тому +28

    “Hadalkii madaalaha Duca qabe Dugsiiyaha”
    Ubaxii Kacaanka agoontii Danyartii hoheey hoh bahalaa na helay dhul-boob ah oo aan horey aad moodo in irsiqba aysan arag kkkkkk kkkkk kkkkkk Aduunyo

    • @abdowabdow7255
      @abdowabdow7255 5 років тому +2

      Wax reer baadiya ah oo gaajaysan baa dadki iyo dalki cunay

    • @hassanyuusuf9750
      @hassanyuusuf9750 4 роки тому +3

      Qolada mucaaradka ah iyo kuwo lamid ahaa ayaa loo qaaday. Laakiin waqtigoodu wuu dhammaanayaa insha,allah. Bal fiiri labo nin oo madaxweyne soo ahaa ayaa ugu daran oo fadhiista laga la,yahay. Waa xasan iyo shariif . Soow ceeb ma,aha

    • @geenyodila9095
      @geenyodila9095 3 роки тому +1

      Ala walaal ha qoslin waagaa baan dad ahayn waa inaan oynaa 😭😭😭😭

    • @dahir1802
      @dahir1802 3 роки тому

      Geenyo Dila KKKKKKKK

  • @cabdinaasirxasan9833
    @cabdinaasirxasan9833 Рік тому

    Abwaan Miicaad Miigane Awmaacalaash allow kuu nacariiso

  • @AhmedFaarax-nl4hx
    @AhmedFaarax-nl4hx 2 місяці тому

    Ilaahawkuwan wadankayagii,kuciyaaray nagsqabo,,dawladnimadii noosooceli

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +1

    Shacabka Soomaaliyeed Ala Inaad Miidownaa Wacaaaaa

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 3 роки тому +3

    maasha-Allaah.

  • @hashidhorre1736
    @hashidhorre1736 5 років тому +2

    Yaa salaam

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 3 роки тому +1

    2021,16, 04,. HAA HAA HAAA, DAADKAA KII DHEERGAA UUDAAR.

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms Рік тому

    Allah yaa raxma micaad miigane .

  • @mohamudnur1575
    @mohamudnur1575 5 років тому +17

    Qofkii hadlayaa iska hadlee jaalle Siyaad xukunkiisii heesihii ugu macnaa waqtigii ugu macnaa odeyga waa soo kifaaxay kkkk “guulwade siyaad gaashaanka Haay” car yaa igu diida

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 4 роки тому

      KKK KIFAAXAY QAXOOTI KU DHIMO MA KIFAAXBAA ILAA MAANTA WAA QAXOOTI IYO GAAJO KKK

    • @mohamedkarey7692
      @mohamedkarey7692 4 роки тому

      GkE

  • @AbdihakimSharif-ec3ou
    @AbdihakimSharif-ec3ou 2 місяці тому

    Abwaan cusmaan askar baa sameeyay oo erayadaa lahaaa Alle ha u naxariisto

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 3 роки тому +1

    2021😰SOMALIYOOW ( ILAAH AA INDIIN MAAQAN)

  • @geellegaaboow3853
    @geellegaaboow3853 6 років тому +2

    waa ereyaddii iyo codkii aun abwaan meecaad miigane jiibtii waaberi

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 4 роки тому

      Heesta koox ayaa wada jiibineyso

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled 4 роки тому

      Geelle gaabow fanka haka beensheegine heestan waxaa lahaa oo sameeyey Allah ha u naxariisto ee hal abuurkii jilaagii weynaa ee mohamed Omar huryo ee sidaa u ogow

  • @salaxhashim9046
    @salaxhashim9046 3 роки тому +1

    Waynaan dareemine dadka kii dhargaa udaran

  • @warsameyusuf6890
    @warsameyusuf6890 2 роки тому

    Kooxdaan waa heegan ee ma ahan Waabari sidoo kale heesta waxaa alifay carabeey kulane ee iska saxa dadka dhahaya waa waaberi iyo miicaad miigane

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 6 років тому +10

    Waa erayadii AUN abwaan MEECAAD MIIGGANE AW MAACALEESH.

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled 4 роки тому

      Murtida haka beensheegine heestan waxaa SAMEEYEY ALLAH HA U NAXARIISTO EE ABWAANKII WEYNAA EE MOHAMED OMAR HURYO

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled 4 роки тому

      Fanku barashuu kaa rabaaye heestan waxaa lahaa oo sameeyey Allah ha u naxariisto ee hal abuurkii jilaagii weynaa ee mohamed Omar huryo ee Ma lahayn AHN tee meecaad miigane awmaacaleesh

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 4 роки тому

      @@abdullahiguled Waryaahee inta aad isleedahay wax sax baad been aan lugo laheyn meesha la timid. Anigu ma ahi gadaal ka gaadh adiga oo kale. Anigu waxaan adeegsadaa xusuusteyda. DURDURO GEEL BAA KU JABA WAA ERAYADII AUN ABWAANKII, JILAAGII MEECAAD MIIGGANE .

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 10 місяців тому

    tii tii.

  • @abdifatahmohamed4401
    @abdifatahmohamed4401 6 років тому +3

    Waa hees waano waxqabadleh

    • @abdullahiguledmohamed7657
      @abdullahiguledmohamed7657 5 років тому

      Waad khaldantaye sxb heestan waxaa sameeyey ALH abwaankii weynaa ee MOHAMED CUMAR HURYO

  • @ahmeyabdikolon5413
    @ahmeyabdikolon5413 4 роки тому +9

    Somalia one nation

  • @maxamedsiciid8788
    @maxamedsiciid8788 5 років тому +3

    axsan hees qaran heesa han le ku raxestaba

  • @dagan6219
    @dagan6219 2 роки тому

    Waayowaayo ahas

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 роки тому

    Waberi best wadani

  • @abdulkadiralifantastic53
    @abdulkadiralifantastic53 6 років тому +1

    Guul

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому +12

    Waxaan Odhan La,aa Dalka Somalia No Body Belongs Except Allhah Or God They Same

    • @xuseenibrahim217xuseen7
      @xuseenibrahim217xuseen7 4 роки тому +1

      mukhtar awad 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍🏆🏅🙏🙏✋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️👑👑👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🕊🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏾🇸🇴🏆

  • @abdiasisjama8271
    @abdiasisjama8271 Рік тому +1

    soomaaliyi ha dhimato ha dhimato

  • @xamaadaxaajixuseen9430
    @xamaadaxaajixuseen9430 2 роки тому

    Allow Somali midee oo qabyalada iyo qurunkeeda inaga qabo. Somalia hanoolaato

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому

    Kenya Iyo Soomaaliya Waa Wadan Walaale Lkn uruhu is Deshi

  • @meersiissports2515
    @meersiissports2515 5 років тому +3

    wlhi waa erayo xigmad badan ilaahow guul nagaadhsii

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 Рік тому

      Waxaa Alifay Errayadaa Xikmada Badan, Miicaad Miigane Owmaacaleesh Jilaagii weynaa ..AUN

  • @adenismail6487
    @adenismail6487 5 років тому +6

    Heesta lyrics-keed Yaa Iga caawiya
    Qeybo aana fahmeyn baa kujira

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 2 роки тому

      Umadyahay ibtiladu dadka way oga dartaa wallee way oga dartaa.
      Runta u dag hana dabooline maxaad oga dan leedahay.

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 2 роки тому

      Dulli iyo xumaan bay doonayaan.
      Dib u noqoshadii bay damacsan yihiin.
      Isku duubnidaasay diidayaan.

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 2 роки тому

      Waynaan dareemibe dadka kii dhargaa u daran.
      Dillaal iyo millaal iyo dib u socodna waa isaga.

    • @abdinasiib5444
      @abdinasiib5444 2 місяці тому

      Umadyahay dibbiradu dadka wey uga dartaa

  • @sahraadan6762
    @sahraadan6762 3 роки тому

    Umadd yahay dibbiradu dadka way uga dartaa wallee way uga dartaa
    Xaqiiq waaye taas waan soo araney

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon 5 років тому +1

    Heestan Deni iyo Axmed madoobe dhamaan madaxday qosesaaa

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 5 років тому

      Ahmed wa geesi karamaysan ma aha farmajo af qalooc tuuga cilmaniga ah

    • @Aabiofficial
      @Aabiofficial 3 роки тому

      Qoraal kan sanad ka hor baa qortay. Maantayna tagantahy

  • @maxamedbulay6814
    @maxamedbulay6814 4 роки тому +3

    Slnta iyo butlant iyo kwa kalee haloo sheego

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 5 років тому +6

    Soomaali.walaalo.soomaaliya.ha.noolaato.bada.iyo.xududyada.aan.ilashano.dhalinyarada.yaan.leysku.dirin.yas.cadawga.kaa.dhicinaayo

  • @dafledafle1446
    @dafledafle1446 3 роки тому +1

    dadka kii dharga ugu daran mantay nahaysata

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 4 роки тому +1

    Uf faramaajo i

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 4 роки тому +1

    Waaaw

  • @Raxoole2-yu6xh
    @Raxoole2-yu6xh 9 місяців тому

    guul somaliya ❤❤❤

  • @fartuunaden8814
    @fartuunaden8814 4 роки тому +1

    Cajiib

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 4 роки тому +1

    Waaw

  • @abdiasisjama8271
    @abdiasisjama8271 Рік тому +1

    ha dhimato ha dhamaato

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 2 роки тому +1

    Kooxda Heegan weeye Erayaduna waa Cabdi Bashiir Indhabuur.

  • @cumarnuur504
    @cumarnuur504 3 роки тому +1

    Hanaqon muwaadin ee noqo wadani

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 роки тому

    Somalia Hanoolaato

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 роки тому

    Alaaya cisag

  • @aadamcabdulahi2443
    @aadamcabdulahi2443 4 роки тому +1

    Waahees aad umacaan

  • @dahirnlr3430
    @dahirnlr3430 5 років тому +4

    Heestan waxaa loo sameeyay rer khaasa majeerten markay falaagooben

  • @martine7191
    @martine7191 Рік тому

    Erayada iyo laxanka
    Meecaad Miigane Aun

  • @Haile518
    @Haile518 6 років тому +7

    Durduro Geel baa ku jaba damaaciguna waa xunyahay.. waa erayadii AHU Meecaad Miigane maacalesh...

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled 4 роки тому

      Meecaad miigane Ma lahayn heestan ee waxaa lahaa oo sameeyey Allah ha u naxariisto halabuurkii, jilaagii weynaa ee mohamed Omar huryo ee sidaa u ogow qofkii aan horay u ogeynoow

  • @noorsoor8122
    @noorsoor8122 4 роки тому +2

    Weynaan daremine dadka kii dhargo u daran dulaal iyo dib u sodna wey isags

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому

    Saynab baxsan geeshkayaayo kuleessta

  • @cabdicazizmaow3458
    @cabdicazizmaow3458 6 років тому +6

    HEESAHAN GU WAAWIN SOMALI AYEE AHAYEEN MA EYNAN KA FAA IDEESAN RUNTI WAXEY XANBAARSANEED ERAYO MIHIIM AH QOFKI FAHMAYA AYAA YAQAN EENU ISDABA QABANO OO AANKA TAGNO QABYAALADA SOMALI GUUL IYO GACAN ISQABASHO

    • @jijaluup7873
      @jijaluup7873 6 років тому

      maxay ka fa ideysan xolo dad u eg weye qabileysta yashu hala kala tago ad ayan u so dhaweynena somali dambe dhamatay musiyem weyn o lugu aruriyo kacanki barakaysna wax qabadkisi oo dhan ayan sameyneyna anago ah walala an kala harin kadibna webiyo biyo ah ayan ku warein dona oo cadowgu qalbigoda shidi dona

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 Рік тому

    U gurmo abaarta geeska Africa

  • @maxamuudbarre2951
    @maxamuudbarre2951 2 роки тому

    Snm guul

  • @c-mhoror4871
    @c-mhoror4871 2 роки тому

    Heeso waa kuwi hore

  • @hasanyusuf5794
    @hasanyusuf5794 4 роки тому

    Maclim singub

  • @somaliqaran8073
    @somaliqaran8073 5 років тому +3

    👌👌👌👌wisdoms 👏👏👏👏👏14/08/2019

    • @mrhoryaal
      @mrhoryaal 5 років тому

      Somali Qaran 15/08/2019 kkkk

  • @mohamedjamaahmed1501
    @mohamedjamaahmed1501 5 років тому +1

    runta marka lasheego macnaha eraya dadka kii dhergaa udaran waa runtaasi

  • @caaqilmooge9453
    @caaqilmooge9453 4 роки тому +1

    Magool rabow kuu naxariiso

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 4 роки тому +1

    Wa xiligii darodku dadka ay nafta ku dhiben walh dowladas darod bay eersatay sababto ah waxay iska dhigen in waxaba ayagu gooni u leyahay

  • @francoiskayad878
    @francoiskayad878 6 років тому +3

    Heestan waxaa erayadeeda tiriyey AUN, Miicaad Miigane aw maacalesh.

  • @cabdullahisalaad9705
    @cabdullahisalaad9705 4 роки тому +8

    Wlle waxay ka hadalaysaa dani iyo ahmed madoobe ina abdishakur faroole ina abdi rashiid abdi wali gaas shariif sakiin iyo bare hiiraale kkkkk dil iyo xumaan bay doonayaan noqoshadiibay damacsan yihiin duul hinaasay diidayaan

    • @janagaleabdulkadir8144
      @janagaleabdulkadir8144 Рік тому

      Hassan shuukh iyo rooble baahane iyo sh/shariifbey ka hadlayaan sxb kuwaas waad ka been sheegtaye

  • @MubYus
    @MubYus 5 років тому +1

    caasha cabdoo

  • @Dhagaxle9
    @Dhagaxle9 2 роки тому

    🎧🍾🏴‍☠️

  • @nasirosmanali2576
    @nasirosmanali2576 2 роки тому

    Midhaha yaa lahaa heestan ?

  • @yuusufcismaan8410
    @yuusufcismaan8410 2 роки тому

    Waarun dur duro geelbaa kujaba

  • @rashidaden2561
    @rashidaden2561 4 роки тому +3

    Meeydoonyaan4.5 iyo fedraal qabiil, Maamul iyo ciidan qabiil. Waanaan dareemini somali waxaa u daran qabiilda waawayan dib socod iyo dulinimo ayagaa horseeday ee la dagaalama.

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Рік тому

    Dawladnimo idinkama dambayn.

  • @maxamedbulay6814
    @maxamedbulay6814 4 роки тому +2

    Dhegaha ufar soomaali hadaynu nahay