Cabdi wali xareed waxa uu kaa badbaaday 84 sargaal ee Xerada garab case lagu toogtay 1977 Q.3aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • #dds #ogadenia #somaligalbeed #dhagaxbuur #jigjiga
    #somaliethiopia #1977 #ogadenwar

КОМЕНТАРІ • 156

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 9 місяців тому +21

    Meeshaa waxa lagu dilay 80 qof oo wax dembi ah lahayn, oo dalkooda difaacayey, ciqaab Illaahay baa Somali meesha ka raacday, 80 ka qof waxay noqon lahaayeen maanta intay dhalaan iyo intay sii dhalaan ilaa 2000 qof, cid looma ciqaabin, Ali Samatar oo wasiirka Gaashandhigga ah oo xataa haddii una toos uga dambayn masuuliyad ka saarnayd inuu ogaado cidda geysatay oo cpqaabo, waxa Xamar loogu sameeyey aas Qaran,

    • @joblessarts
      @joblessarts 8 місяців тому +1

      Makriga dadka dhexdiisa siyad bare iyo kooxdiisii ku dhaqmayeen Markaa daawado iyadoo laga sheekeynayo waxa kusoo qabtaa Ayaamihi Farmajo.

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 9 місяців тому +20

    Wariye aad baad u mahad San tahay Taariikhdaas waa loo baahnaa wax SI fiican Dadka u Fahansiiya siyabo kala duwan BAA looga haday waana la raadinayay Ninkani waa nin qalbi wanaagsan, anigu Waxaan ahay Dhulbahante Waxaan filayaa abdiweli in uu yahay Habargidir, WAXAAD samaysaa ninkaa warkiisa MEELO badan geeya SI lacag loogu ururuyana Teleefoonkiisa soo saar xaalkiisa hoosana ka soo Warayso

    • @califaarax3772
      @califaarax3772 9 місяців тому +5

      Mahadsanid cabdi wali waxa uu ukunoilyahay Tuulada caleen Degmada Shilaabo Gobolka Qoraxay DDS qabiilkiisa waa muuse gumcadle, Makaahiil, Ogaden

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 9 місяців тому

      @@califaarax3772
      Saaxiiboow Waraysi xaalkiisa ah ka qaada SI somali wax ugu ururiso

  • @bashj7379
    @bashj7379 9 місяців тому +9

    alle dile ayaa dhintah waxaa tahay wadani somaliyed illaahay caafimaad iyo cimri dheer ha ku siiyo
    aakhirana janah farowsa ha kugu risaaqo, arintani waa TAARIIKH u baahan in si wayn wax looga qoro.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 9 місяців тому +11

    Inaa lillaahi wa inaa ellayhi raajacuun subxaanallaah 😭❓ileen dulmi baa baabiyey dowladii somali subxaanallaah ❓❓😭

  • @amareto5772
    @amareto5772 7 місяців тому +1

    Jazakumu-Allah inaad nala wadaagteen qisadaan murugada leh.
    Horaan u maqlay, laakiin in qofkii wax ku dhaceen aad ka sii maqasho- waa wax aad u qiimo badan.

  • @mohamedahmedq6709
    @mohamedahmedq6709 9 місяців тому +14

    Asc walaalkeey runtii waa wax laga xumaado musibo aheed ilaheey ayaa mahad leh inaad nabad qabto waxaad tahay qamuus tariiqa kuwii wax ku yelayna waxaan hubaa in maanta kaa liitaan kaana dhib badanyihiin ileen dhiig qof muslina ayay qabaan lkn hadeey nolyihiin toowbo iyo ineey ku cafis weydistan ayaan kula talinayaa
    Mahadsanid walaal.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 9 місяців тому +2

      Yaa cafinaya, dad dilay ummad dhan, Allah waa caddeeyey wuxuu la kulmi doono, "Jazaa'uhu Jahanama Khaalidiina fiihaa Abad" 80 ka qof waxay mid waliba dhali lahaa 5 qof iyo 5 qof oo awoowe u ahaan lahaayeen 80x5x5= 2000 qof

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 9 місяців тому +5

    Waa Taariikhaha loo baahnaa
    in la helo oo la xaqiijo ✊

  • @rahmahussein9732
    @rahmahussein9732 9 місяців тому +10

    Sorry maxay galabsaden masakinta lalayay illaahy ha naxariisto inti haka kudhimatay abdi wali wa nin qalbi wanagsan illaahay cimridher iyo caafimaad amin hasiiyo cibado wanagsan
    Illaahy diladhinta inta dhibato kasobadbaaday

  • @abdikhayrcabas8144
    @abdikhayrcabas8144 9 місяців тому +4

    Taasi dawlad ma ahayn ilaahi baa umadda dhaafiyay

  • @dhamme0
    @dhamme0 9 місяців тому +9

    Xasuuqii loo gaystay askarta ee ku caanbaxay lanbarka 30 aad ee ka dhacay Garncase waa xasuuq wadareed😢😢😢kaasi oo loo gaystay askar dhulkooda difaacaya

  • @mohammedshukri1289
    @mohammedshukri1289 9 місяців тому +4

    Wallahi waa Qiso adag. Dad Soomaaliyo siddaas isu galaya😭

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 6 місяців тому

    Doqom SOMALILAND Bay ahayd. Somalia 🇸🇴 canwaan adoontii Talayanigu Smaystay. Ethel biday. Ethiopia 🇪🇹 cadow ka dhigtay. Allaah Gurigiina Bi'i Somalia & Calankiina Nacadashu ku taal🇸🇴

  • @mahadmohamed863
    @mahadmohamed863 11 днів тому

    Taariiqdaas 84 ta nin waa run waxaan ka dhageystay Gen Caare

  • @aabedilaalshorts
    @aabedilaalshorts 9 місяців тому +3

    Taariikh la wayay cid ka waranta ayaad keentay iyadoo nool sxb mahadsanid

  • @abdikhadarahmedadan2448
    @abdikhadarahmedadan2448 9 місяців тому +1

    Qalbi jab! Ka weyn weligey ma dhageysan oo tan ka weyn😢😢. Runtii wax fudud mahan dawladdaaddii inta ku dagaal galiso, haddana ayaddii ha ku disho. Waa calool xumo weyn. Ilaahay waxa mahad leh madaxddii jabhadaha ee naga xoreeyey, ehelu naarkii afweyne. SSDF madaxdeeddii intii dhimatay Allah ha u naxariisto inta noolna madaxooda ha raajiyo.

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 9 місяців тому +7

    Xanun badanaa ahey ah😢

  • @Aarrow88
    @Aarrow88 9 місяців тому +4

    Cadaalad daray la bur burtay dawladii siyaad bare

  • @saleebaanmaxamuud4119
    @saleebaanmaxamuud4119 9 місяців тому +2

    Alle haku dhawro insha allaahu muj dalkiisa usoo shaqeeyay lakin ladul miyay 😢

  • @aydidmahamed6500
    @aydidmahamed6500 10 днів тому

    Dawladii Somalia Dulmi iyo nidaam xumo jabiyay.Siyad bare dhan kasta Somali wa ka jabiyay diin ahan Ciidan ahan

  • @fredy8321
    @fredy8321 9 місяців тому +6

    Allow yaa ogaada kuwii ragaa laayey qaarbadan baa nool. soomaliyeey ninkaan taarikhda baal dahaba halooga qoro.

  • @mohamedsheikhaxmed6246
    @mohamedsheikhaxmed6246 9 місяців тому +4

    Daba baa ku oranaya Ina siyaad barre dowlad buu ahaa kkk idinkaa dan gaar ah ku qabay

  • @muxiyodaaha4420
    @muxiyodaaha4420 7 місяців тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢
    Somali wax wayn ayey kale gashay
    Aakhiro ayeyse xisabi jirtaaa

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 9 місяців тому +6

    Muxuu dacadaalad darro arkay

  • @mohamedhajji5995
    @mohamedhajji5995 9 місяців тому +2

    Siyaad bare dad iyo dalba waa uu baabashay

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 9 місяців тому +1

    Allah ha Xafido aabahan wuu soo Dhibtooday.

  • @ahmedmusa5836
    @ahmedmusa5836 7 місяців тому +1

    Tani wa arin mucjisa ah waana meelaha laga raacay dawladii somaliya

  • @Maan1203-l8u
    @Maan1203-l8u Місяць тому

    M.a❤

  • @abdikanimohamed3768
    @abdikanimohamed3768 9 місяців тому +1

    wariyaha thanks waa taariikh lakin magacyada weydi plz

  • @Xirfad-Xog
    @Xirfad-Xog 9 місяців тому +1

    Qalbigaa ixanuunay walaahi

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 10 днів тому

    Odaygu laba sheeko oo 12 sano u dhaxayso ayuu isku xiriirsiyey. Markii Somalia dagaalkii laga adkaaday ee soo jabtay ee isagoo dhaawaca la keenay Somalia waa 1978. Marka USC iyo qaxa Beledwayn waa 1990.

  • @omarali4265
    @omarali4265 3 місяці тому

    Asc, arintaan wax ha laga waydiiyo 😢majerteen iyo Isaaq iyo cali samatar waayo hawiyaha waa la is ka watay

  • @AbdinasirHassanganey
    @AbdinasirHassanganey 9 днів тому

    Sheekadaan hada kahor ayaa nin oday ah oo ciidama taangiyaasha ah ayaa iiga sheekeeyay ninkaan ciidankiisana inoow ka mid yahay ayaan umalaynaa

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 8 місяців тому

    Subxanallah waka xukunkii rer bahal war ilaa ina cabdillie
    Xasan wa qudhunkaa
    Mamulkodu dulli

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 9 місяців тому +1

    Musiibooyinka illahay naguma soo celiyo

  • @abdirahmandahir2593
    @abdirahmandahir2593 9 місяців тому +1

    😢waa lahayaa waana qoran yihiin amarka cidda lahayd iyo sarakiisha fulisay falkaa

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 9 місяців тому +3

    Subxaanallah kuwii shacabka ahaa ee xeebta jasiira lagudilayna wiil ayaa kabadbaaday si RABI ukashifo waligoodna lamaheleen 47 ama 44 ayay ahaayeen kuwana RABI waakashifay Allah AKBAR 😢

    • @ayaansiciidayaanle
      @ayaansiciidayaanle 9 місяців тому +1

      Wllo saraakiishaasi ma somaali baa udhamayd Mise Cid gaar ah

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 9 місяців тому +1

      @@ayaansiciidayaanle maya walal soomaali oo dhaan ayay kakoobnayaan waxa waana ragii ugufirfircoona waxayna kabaqeen daalimiintii dalka xiligaa xukumaya marhadii ciidankii niyadjab kudhacay sabta dagaal aanlagafiirsan loobaahnayn ayaa lagaliyay weyna jabeen markiidanbe oo gaalo ayaa isugu tagtay markaa gadood salaakiisha ayay kabaqeen waxana lasoocay ragii qiimaha iyo kartida lagutuhmayay Allah jannadiisa hakucasuumo 😪

    • @ayaansiciidayaanle
      @ayaansiciidayaanle 9 місяців тому +1

      @@khadijac9841 Alle swt ha naxariisto dhamaantood😭😭😭

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 9 місяців тому

      Iidoor maxay Ka cawdan dilka cid kasta ayu gaaray

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 9 місяців тому

      @@rock_diamond9475 👍

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 9 місяців тому +3

    Ciro mid la dhihi jiray oo inqilaa b rabay ayaa ka danbeeyay saan maqlay

  • @faysalactr6362
    @faysalactr6362 7 місяців тому

    Inalilaah wainaa ilayhi rajucuun somali ashahaad maleh

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare 9 місяців тому

    Sxb aad iyaad umahadsantahay Taariikh fiican ayuu ka sheekeey waayo aabahayo iyaa ciidanka ahaa 1977 dagaalka ku jiray waliba ciidamada lidka diyaaradaha wuuna xanuunsaday markuu dagaalka ka soo noqday suufi ayuu noqday sidiina aabo wuu ku dhintay AUN aamiin.

  • @Idmaa
    @Idmaa 8 місяців тому +2

    Dadkii waxaa sameeyay ,hada dad baa qabiil ku difaacaaya 😢

  • @joblessarts
    @joblessarts 8 місяців тому +1

    Ninkan mutaystay darajada ciidan marka dilkiisa la dhakrayo bal sawiro inuu kusoo hoosnoolaaday xukunkii cabdi iley soo mariyey dulinimadii ugu darnayd abid, tolow yaa qalbigiisa furo xanuunka uu soo arkay iyo murugada qaran jabka. 😢

  • @cnuurabdi9976
    @cnuurabdi9976 9 місяців тому +1

    Alle dilaa dhinta walee

  • @AbdilaahiAbdirashii-12-
    @AbdilaahiAbdirashii-12- 8 місяців тому

    Ilhy ha u naxariisto wxii ku dhintay😢

  • @bashman345
    @bashman345 9 місяців тому +2

    Waa jariimo weyn oo aan la aqbali karin
    Cid aan Maxamed Siyaad iyo Maxamed C Samatar ahayni kamay danbayn waayo qof kuma dhacayn inuu falkaa fuliyo awoodeedana ma lahayn

  • @Abdirohman_SuDaYs
    @Abdirohman_SuDaYs 6 місяців тому

    Aderkay cabdi wali xareed nafbixi waYdaY ba ku jidha😢

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 9 місяців тому +1

    Ax ilahayii ba iniga jarii

  • @AbdishukriMaxamed-tx3jy
    @AbdishukriMaxamed-tx3jy 7 місяців тому

    aha yow ah

  • @jogtodhayow1556
    @jogtodhayow1556 6 місяців тому

    Afwenow maxa u lese halyeyadi dalkena😢😢wale aqiro kuma cafino hada nehe shacabka godobta ka gashay🥺🥺❤

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah 9 місяців тому +2

    Bambalaayo Maxay ahayd?

  • @dharkeyngeenyo992
    @dharkeyngeenyo992 9 місяців тому +2

    Ax ax dadkaad uhalgamayse haku dilaan

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 9 місяців тому

    Cajiib Allaha Kudhowro Waad Rafaaday Waxeyna katarjumeysaa Sawirka Somaliya.

  • @daacadable
    @daacadable 7 місяців тому

    Walaal numberkiisa ii soo qora

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 9 місяців тому +1

    Shilkaan dhawrjeer inuu dhacay ayaa laga sheekeen jiray markii lagu soo jabay dagaalkii 77

  • @Darwiish-music-channel
    @Darwiish-music-channel 9 місяців тому

    Subxannalh bal eeg dadkaas sida loo galay waa cuqubada dawlada iminka haysata

  • @YusufBbc
    @YusufBbc 19 днів тому

    Wlaxii tarqath nocan axx wa loyabnyxy

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 6 місяців тому

    0:30 0:34 0:38

  • @nasriziyaad123
    @nasriziyaad123 9 місяців тому

    Adunka.kamadhicin.cadalad.darad.inta.laega.alx.hada.hadi.ada.noshahaye.inti.dhimatayena.alha.unaxaristo

  • @Sowdosacdi
    @Sowdosacdi 7 місяців тому

    😢😢😢

  • @jilacowshukrishilin2987
    @jilacowshukrishilin2987 9 місяців тому

    Wareysigaan cml soo badi

  • @drhassanmedia8337
    @drhassanmedia8337 9 місяців тому

    Wlh waa xalad adag runtii Somalia mesha burbur kii Ka raacay halkaas bay ahayd

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 7 місяців тому

    Maxa aqiro war yalaaa 😢

  • @guleedahmed2461
    @guleedahmed2461 9 місяців тому +1

    Waa murugo wayn.

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 9 місяців тому +2

    Laakin sarkaalkii ciidanka watay muxu u sheegi waayey

    • @SAYFUDIINBAIBARS
      @SAYFUDIINBAIBARS 9 місяців тому

      Taliyuhu guutadiisa ayuunbuu la dareen yahay haduu diido waa dil

  • @GAAFANE
    @GAAFANE 7 місяців тому

    Jamaal DHije

  • @sheekeeyechannel3024
    @sheekeeyechannel3024 7 місяців тому

    Ragaas la laayay MAJEERTEEN bay u badnay lkin nabsigaas wuu qabtay Rajiimkii siyaad bare SSDF baana ka jartay oo u aartay oo dishay wixii saraakiil ka danbaysay falkaas foosha xun SSDF wado xaqay ku dirirayeen dad waxaa lagu dhahaa ssdf waa mucaarad lkin xaq u dirir bay ahaayeen alle ha idiin wada naxariisto intii ssdf ku dhimatay

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 10 днів тому

    Markuu isbitaalka Xamar ku jiray; dadka dhaawaca ee dibadda loo qaadayo; waxa ku caawiyey dalal kale. Dawladda Somalia intaa ayay haddana sii kala musuqasaa.

  • @abdullahihersi5394
    @abdullahihersi5394 9 місяців тому

    Gen Galaal intuusan dhiman waxyar kahor wuu inkiray inuu raggaa laayey. 3 qof buu qirtay. Allaah Kariim.

  • @darkskull9133
    @darkskull9133 9 місяців тому

    War ninka aqbaar badan oodhacday ayuu hayaa noo wareeso inbadan insha Allah

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 9 місяців тому

    Waysha gawraca dibgu hakuqustee

  • @jilacowshukrishilin2987
    @jilacowshukrishilin2987 9 місяців тому

    Taariikha waa muhiim inla barto marka soo badi wareysiga taarikh waaye

  • @Kharyeuk
    @Kharyeuk 9 місяців тому

    Walalkay Mohamed Ahmed kheyre 77 ki ba la wayay malaha dadkan la iska layay ku jiray Waliba cidan ki xooga lagu ciidameeyay ayuu aha 😢

    • @Apdullahi
      @Apdullahi 9 місяців тому

      War 77 inay dad kooban ku jireen maad modaa Wax aan macquul ahayn baa ku dhintay GESI buu ahaa Allah u naxariisto Walaalkaa

  • @roblebrick1536
    @roblebrick1536 9 місяців тому

    Illahi dambi daaf hakagadigoo wahas oo dibata ah

  • @kareemabdullah2422
    @kareemabdullah2422 8 місяців тому

    Falka foosha xun waxa ka danbeeyey cirro iyo cabdilahi yuusuf inqilab damacsana 25 sarkal oo majeerteen ah ahayeen xukun darti ragga uu layeey

    • @daacadable
      @daacadable 7 місяців тому

      Beenaalee beenaale dhalay ayaad tahay kalab qabiil qalbiga ka buuxa ayaad tahay. War kii la dilay ayaa hadlay oo leh waxa la igu yeedhay in aan ahaa geesi bilad la siinayoo. Kolay cuqdad qabiil ayaa ku heysa lakiin kani waramaaya waa Ogaadeen isagana ka xiga ka aad u xil qarinaaso.

  • @Fiyaamahad0
    @Fiyaamahad0 9 місяців тому

    Amxaaro ma dhahayo Ethiopia da aan dhahe maxu u dhahay

    • @muneermaagid9413
      @muneermaagid9413 9 місяців тому

      Abaayo . Wuxuu ka wadaa axmaaro waa hal qabiil.. waxaa dagaalka nugula jiray itoobiyaan oo dhan ..
      Inaga laakiin kulli waa inoo cadow

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 9 місяців тому +1

    Arintaan mid lamida yaa dawlada xassan hadda ku sameeysay ciidanka xooga markii ay u shirqooshay alshabaab oo inta meel cidla ah lageeyey oo jiq ah hadana isgaarsiintii laga goostey diyaaradihii la yiri wey idin caawina loo diiday oo sidaas wiilal badani ku dhamaadeen hadda iyo horeyba umada soomaaliyeed madaxdeeda waxaa ku jira kuwo aad xun oo karkana soomaali ka ah hoostanana cadaw ka ah qisada ninkaan iyo kuwo kaleba waxay ku tusaysaa sida qaar madaxda soomaaliyeed kamid ahi ay yihiin cadaw waliba axmaq ah oon naxariis iyo dadnimo midna lahay ilahay haday dhinteen aakhiro hawga jaro haday noolyihiina ha ciqaabo cadawgaas waxaanse oranlahaa ninkan iyo kuwo kale oo sheegay in ay dadkaas kamid ahaayeen in ay dacweeyaan wixii daalimiintaas ka nool dawladana ay magdhaw weydiistaan

    • @samirr546
      @samirr546 9 місяців тому

      Mar hadii aan cadaaladi jirin kitaabkii Allahna inagu dhex dayacanyahay waxa soo socdaa ka daran!!!!!!!

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 9 місяців тому +1

      Galcad&coos weyne😢😢😢

  • @GAAFANE
    @GAAFANE 7 місяців тому

    ❤❤ 1:38

  • @aniwaaye7759
    @aniwaaye7759 9 місяців тому

    Ninkaan taariikhda uu ka sheekaynaayo iyo inta isaga lamida taariikhdooda halla qoro, iskoollada ilmaha halloogu dhigo, si aysan usoo noqnoqon dhib taas la mid ah.

  • @Goatdocs
    @Goatdocs 9 місяців тому

    Ninkaa kale ee badbaadey Daahir Qaawane, waa in la raadiyaa haduu noolyahay oo degaankaa Qaawane lagaraadiyaa.

    • @mustafeali617
      @mustafeali617 9 місяців тому

      Dahir Qaawane wa reer bicidyahan

  • @billegure2564
    @billegure2564 9 місяців тому

    Aad iyo aad baan uga xumahay in dalkaagii saas kuu galo.

  • @sheekeeyechannel3024
    @sheekeeyechannel3024 7 місяців тому

    Siyaad bare ninkii jeclaayoow noocaasuu ahaa illaahay io rasuulkiis io umadiis midna ma aqoon alle ku cadaab saa waxaas qofka sameeyay waa ka kowe io inbadanoo kale

  • @SharmarkeMohamedOsmanAbeyle
    @SharmarkeMohamedOsmanAbeyle 9 місяців тому

    Wareysigan wax badan aya iiga baxay 🤔🤔

  • @Darwiish-music-channel
    @Darwiish-music-channel 9 місяців тому

    Diyaaradaha miyaa lagu duqeeyo amxaarada jigjiga soo gashay markaa inta askartii dhaawacatay lagaga tabo tagaayo alaa ibedey oo u dhaxaysa hargiesa iyo berbera

    • @SAYFUDIINBAIBARS
      @SAYFUDIINBAIBARS 9 місяців тому

      Diyaaraduhu waxay ahaayeen kuwii sovietka itoobiya meeshaa tuulada ahina waa alaybaday xadkay ku taalaa sidaas waa cidankii soo jabay oo ay xabashidu duqayn kala daba yimaadeen madama meeshu ahayd tuulo xadka ku taala

  • @aqoonmediaproduction5930
    @aqoonmediaproduction5930 8 місяців тому

    Hanoolaato sxb ayaanle odaygaan soo wareyso

  • @Abdullahiomar-cu8wn
    @Abdullahiomar-cu8wn 9 місяців тому

    1000,000,000,000,000,000 ❤❤❤❤❤❤

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 9 місяців тому

    Waxaaba ka sii daran dhibka la soo marsiiyey markii uu ka soo qaxay dagaalkii 1991-kii

  • @abdirahmanshalle1332
    @abdirahmanshalle1332 9 місяців тому

    Halaagii dhacay looma kala Harin Dowlad Jabhad Shacab,2024 ayay rabaan dad inay sameeyan halaag kale,Somali Taariiqda Cashar kama bartaan,wa dadka aduunka ugu caqli yar 0

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 8 місяців тому

    Ninki dilay wuxuu ahaa General galaal oo Amar ka haystay madaxweyne Siyaad barre hadda wax lagu dilay lama yaqaan

  • @BalqisAskar-c8i
    @BalqisAskar-c8i 9 місяців тому

    Waa qiiso Xanuun leh Muwadin wadan kiisa uso dagaalamay in abal koda sida logu gudo waa ayan daro 😢

  • @aaweys5909
    @aaweys5909 9 місяців тому

    Hal mar xitaa ma calaacalin ninkaas! Gobanimadu waa u dhalasho. Ilaahay ha u naxriisto intii ku dhimatay! Garab case

  • @ZacathYazzin
    @ZacathYazzin 9 місяців тому

    Waxaan la yaabay Askar loo soo xulay in la dalacsiiyo ayaa xasuuq loogu badaley layaaab

  • @mathantics2
    @mathantics2 9 місяців тому

    Dhamaantood waa la dulmey ee illaahey ha u naxariiisto kuwii diley iyo kuwa amarka bixiyey illaahey ha cadaabo

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 9 місяців тому

    Qaababka dowlada shacabka loogu diro ayeey ka mid tahay.

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab 9 місяців тому

    Ninka Askarta laayey waxaa lagu sheegey inuu ahaa ninkii Inqilaabka dhigi jirey ee Col Ciro sidaan warka ku hayo ,Dadka qaarna Gen Galaal bay ku sheegaan ilaahay uun baa og laakiin waa in dennbigaa lagaa labaadho.

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 9 місяців тому

    Nimankii sarakiisha laayay way wada dhinteen aakhiro war ayaa uyaal

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 9 місяців тому

    Maxaa ciidanka loo laayay????!!!!!

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 8 місяців тому

    Who responsible this crime? No one can defend as tribe. T

  • @nageyebelieday7158
    @nageyebelieday7158 9 місяців тому

    Ninkan iyo 84kii nin ee lala diley maxaa lagu diley?
    Intaas oo qudha halla ii sheego

    • @muneermaagid9413
      @muneermaagid9413 9 місяців тому

      Waxaa larabay in ogaadeeniya xiroibin,,, sudaasna ciidamada Soomaalida la jabiyo... Waxaana laayay general galaal

  • @digitalworld1haarin905
    @digitalworld1haarin905 9 місяців тому +2

    😢general galaal baa ragaas toogtay oo amarka lahaa.

    • @salmanosman2607
      @salmanosman2607 9 місяців тому

      Siyaad barre laaye dadkas oo af-gambi ka cabsaday cid kastaa og

  • @talokeen259
    @talokeen259 8 місяців тому

    saraakiisha dadka laynayay isaaq bey ahaayeen kuwa la laynayayna majeerteen bey u badnaayeen, isaaq waa kuwii la afgambiyay siyaad bare oo waliba adeerkood ina ibraahin cigaal uu ahaa ninka xilka laga tuuray

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc 7 місяців тому

      Been Beenaale majeerteen oo inqilab rabay ayaa ka dambeeyey

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 9 місяців тому +1

    taliyihi dadka laayay magicisa malahaya malyaqana

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 9 місяців тому +4

      Waa Cali Samatar oo wasiirka gaashandhigga ahaa, nin kale intaas iyo amarkaa mabixin kareen, mana qarsoomeen

    • @digitalworld1haarin905
      @digitalworld1haarin905 9 місяців тому +1

      Waxaa amarka bixiyay general galaal oo ahaa amaan duule iyo cali samatar oo ahaa taliyihii guud.

    • @abdullahihersi5394
      @abdullahihersi5394 9 місяців тому

      Gen Maxamed Nuur Galaal.

    • @abdihassan4382
      @abdihassan4382 9 місяців тому

      dadki kabadbaday qaarmid ahi waxay Sheegen sarakiil kale Youtubka ayu ku jira ninka hadalkas sheegay balka raadi mahadsanid

    • @ahmedomar3961
      @ahmedomar3961 9 місяців тому

      Kernel cirro ayaa kadambeeyay si leeysugu diro hogaamiyihii wadanka iyo shacabkiisa waa kaarto uu soviet ka usoo dhiibay dhabayaco