Timir Lafbaa Kujirtaa - Xasan Diiriye Faarax (Hees Wadani)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2018
  • Timir Lafbaa Kujirtaa - Xasan Diiriye Faarax (Hees Wadani)
    Ereyadii Maxamuud Tukaale Cismaan
    Laxankii Axmed Cali Cigaal
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 115

  • @munacawil3312
    @munacawil3312 6 місяців тому +8

    Ninka tuhunsan Soomaali baa tamar yaroo💪🏽 inta ,aanad dhib wayn 👈🏽taransan aan talo ku siinee war hooy timir laf baa ku jirta ☝🏽🩸🇸🇴💙🤍

    • @xuseenibrahim4070
      @xuseenibrahim4070 4 місяці тому

      👑👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑👑👑🇦🇺🇸🇴🇸🇴👑👑👑👑👑👑🤴🇸🇴

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 роки тому +29

    Heestan waxa curiyey Abwaan Maxamuud Tukaale Cisman , isago lahaa heeso badan oo wadani ah , sida Ducaysane wiilkayow , Alla weyn ninkii amina Awood leh , dhulkayagu sabool maasa , Somali hadan nahay sinji baanu leenahay .. walee dadkii hore waxa aad ugu weynaa wadaninimada Somaliyed

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 роки тому +3

      Masha allah masxkaxda allah hakuu siyaadsho allah ha unaxariisto inta wadniyada kuwayneyd ee dhintey wlo

    • @Somfox1
      @Somfox1 3 роки тому +2

      @@kowsarhappeychanel4219 Haa Walaalo , adna ilaahay ha ku barakeeyo , Somalinimo uun baan wax ku nahay , dalkeenuana waa barwaaqo , waxa cadow shisheeye inooga faa idey waa qudhunka qabiilka .. horey baa tima cade u yidhi dugsi ma laha qabyaalada .. marka Alle ha inoo barwaaqeeyo dalkeena , nabad iyo caano walaalo

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 роки тому

      @@Somfox1 sax wllo allow dalkeena nooga bad baadi cadowga dhankasta kaga soo dhacaya qabyaaladana iyo hebela maal badan leh waa wax inta jaahiliin aamin san yihiin allah hagarasiiyo wadani nimada wllo qaali

    • @Somfox1
      @Somfox1 3 роки тому

      @@kowsarhappeychanel4219 Waa Runtaa Insha Allah kheyr .. dalkeena Barwaaqadiiso inaga badan ..Qabiilkeenu waa Somali .. Insha Allah cadowga shisheeye ee inagu soo qamaamayna dhawaan Yur baynu iska odhan

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 роки тому

      @@Somfox1 ok wllo qaali wallnimada inaga badan muxuu qabil iyo cadow shi sheeye nagala maqan yahay qali

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 роки тому +14

    Abwaan Maxamuud Tukaale - oo ree Jigjiga ahaa ayaa lahaa heestan Allooow kuu naxariiso.

  • @cabdiwalisiciidhaybe750
    @cabdiwalisiciidhaybe750 11 місяців тому +10

    Waxaan daawaday 15/08/2023 😢 runtii waa hees qiiro leh 😢

  • @wiilsiwanagyre2455
    @wiilsiwanagyre2455 4 роки тому +18

    2020 yaa dawanaya🇸🇴💪

  • @user-ex2yn7kb3h
    @user-ex2yn7kb3h 11 місяців тому +5

    Soomaaliya oo nabada alle natuso yaa rabbi allaha dulqaado culaadaha meel kaata ekeeyey somaliya badankeed allow naga samati bixi adaa awoodle 😢😢😢

  • @mahdiubaxside3779
    @mahdiubaxside3779 6 років тому +29

    😥😥😥😥😥
    heesta wadaniga iga oysiiiso wa heestaaan walhi
    2006 ilaa maaanta dhagaystaaa heeskaaan wadaniga ah

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Рік тому +6

    Waa hees aad u qiima badan, Illaahoow wadankeena noo hagaaji Aamiin

  • @felisabdi766
    @felisabdi766 5 років тому +24

    I love my country of Somaliya🇸🇴❣
    Illaahow hafid dhukeena iyo dadkeena, oo cadowga naga qabo, Illaahow adaan amaankaaga nahey ee naxafid aamiin..

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 роки тому +7

    Timir Lafbaa Kujirtaa - Xasan Diiriye Faarax (Hees Wadani)
    Ereyadii Maxamuud Tukaale Cismaan
    Laxankii Axmed Cali Cigaal

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 9 місяців тому +3

    Xasan diiriye alah yaa rahma rahimin hees qiima badan ❤❤

  • @kimjongun8146
    @kimjongun8146 11 місяців тому +5

    😢❤dhamaan somalida wa ahal ummad
    #stoptribalism
    Aan wax qabsano somaliyey

  • @mhire6415
    @mhire6415 5 років тому +7

    Aan talo kusiye war hooyo timir laba kujirto💯💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Somalia5
    @Somalia5 4 місяці тому +1

    2k24
    🪽🇸🇴🪽 XASAN DIIRIYE WAA HANTI QARAN, ALLOW UNAXATIISO❤

  • @ibrahimabdallahgacir9064
    @ibrahimabdallahgacir9064 5 років тому +6

    Inalilahi wlhy waa ooyey markan heestan dhegystay waxan kanaxy heestan wadaniyadeda iyo awoodeda wakhtigy tilmamyso iyo hada sidaynu nahay alla calool xumo wayna ilaahow noogargaar.

    • @Somfox1
      @Somfox1 3 роки тому

      Waxa tiriyey Abwaankii qaran ee Maxamuud Cisman Tukaale oo lahaa heeso badan oo wadani ah .. sida Dhulkayagu sabool maha , Ducaysane wiilkayow , ALLA WEYN ninkii aamina awood leh 1977 iyo hees kale oo cajiib ahayd oo ahayd ua-cam.com/video/ohtETNfHE6E/v-deo.html

  • @mohammedamiin3448
    @mohammedamiin3448 Рік тому +7

    2023 ya daawanaya like saar

  • @kulmiyekaka4194
    @kulmiyekaka4194 Рік тому +5

    2023 ya dawaday oo ila mida?

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial4316 5 років тому +7

    Hesta walhi dhirigalin ayey na galineysan anaka ma tabar yarin balse 😭😭😭😭 (allow wadankena barwaqo noga dhig AMIIN)

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 роки тому

      Amiin somalia tabar yar cuqdud igu dhacday bur burki na garay iyo sidan ageyn qalb8ga ka oya

    • @muqtarcali16
      @muqtarcali16 2 місяці тому

      Walaal wadankeena barwaaqo waa yahayee dadkeena allaha soo hanuuniyo oo qeyraadkooda allaha tuso

  • @mulki6698
    @mulki6698 3 місяці тому

    Ilaahow wadankeena nabad nooga dhig, xasuus waayo waayo.
    ءامين يارب العالمين

  • @daudhassan9377
    @daudhassan9377 Рік тому +8

    Excellence song I love my country song

  • @SuhaybCabdi-wt8qb
    @SuhaybCabdi-wt8qb 7 місяців тому +2

    Heestan haday somali wada dhagaysan lahayd jigjiga manta calank🇸🇴 aya kaa tagnan laha

  • @liibaanmaxamed1918
    @liibaanmaxamed1918 11 місяців тому +4

    I love this song

  • @cabdinurugaas3319
    @cabdinurugaas3319 5 років тому +3

    Allahu Akbar ilaahow Adaa noo maqan war hooy soomaliyeey is maqla tamarteena mayara ee Anagaa is heesana wlhi

  • @HassanMohamed-jq4xh
    @HassanMohamed-jq4xh 8 місяців тому

    Alle h u Naxariisto labada marxuum xasan diiriye iyo maxamuud tukale cismaan

  • @RashidAli-ow3jp
    @RashidAli-ow3jp 11 місяців тому

    Ereyadii ilaha ha unaxariisto Maxamud
    Tukale
    Codkii ala ha u naxaristo xasan diriye
    Iyo laxankii Axmed Cali cigal ilaha cimriga ha u dheereyo
    Waa hees qimo leh lakin waxaa qimo tirey Somalida

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 4 роки тому +4

    Somali inaanay tabar yareyn waxaad ka garan kartaa jabkii Mareykanka ka soo gaaray Black Hawk Down. October 3, 1993.

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 роки тому +2

      Gesinimo maha quwad ka weyn inad isku tagto gesi wa midka maslaxadisa firsado jabkas jabki naga racaya war u heyn

  • @ZamzamHassan-lo1ix
    @ZamzamHassan-lo1ix 5 місяців тому

    2024 maalin jimce ah Ayaan dawanahayaa ❤somalinimo ohhh

  • @aydurusmohamedhirsi3784
    @aydurusmohamedhirsi3784 5 років тому +3

    Wadaniyad baa dareemayaa
    Allow nabad dalkeena.

  • @user-hi7gm6fs9q
    @user-hi7gm6fs9q 10 місяців тому +1

    I love my country

  • @ictimaadindhoy7806
    @ictimaadindhoy7806 5 років тому +5

    Heestaan af xabashi haloo badalo itoobiya haloo shido

    • @felisabdi766
      @felisabdi766 5 років тому +1

      sawaaxili haloo turjumo hana loo diro Kenya carabi haloo bedelo haloo diro Imarat mutulaato

    • @ikhajji
      @ikhajji  5 років тому

      Marka maxaa laga bilaabi??
      "Hakika kuna mfupa ndani ya tunda la mtende" miyaa laga bilaabi?? kkkkk

    • @aweysburhani384
      @aweysburhani384 5 років тому +1

      waa iga qoslisiisay walaahi hhhh kenyatina ku dar hhhh

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 роки тому +1

    Mirihii m.tukaale laxanka a.c.cigaal codka xasan diiriye faarax

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 роки тому +1

    Ohin 8ga imaday walahi wa xalka manta tagan

  • @abdishakuurdaahir7214
    @abdishakuurdaahir7214 5 років тому +6

    Ma tabaryarin lkn dadkeni iyaga isdilaya walahi hestan wn ilmeyay

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 3 роки тому

    Illaahey how naxariisto xasan diiriye faarax

  • @Zeeliciiouss
    @Zeeliciiouss 9 місяців тому +1

    Somaliniimo ❤️❤️

  • @Molone_kid10
    @Molone_kid10 5 років тому +3

    Hees qaran waaye

  • @muhidinalihassan1367
    @muhidinalihassan1367 10 місяців тому

    Alla ya Rahma my brother hassan diriye farah

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому

    Xasan diiriye real Somalilanded ala ya raxma

  • @kananhashi8078
    @kananhashi8078 6 років тому +3

    sxb somali u dhamaatay aduunyo ilhaahow dadkaaan isku keen Aamain yarabi

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 5 років тому +3

    Hees qiiro leh

  • @Falis.Faraax
    @Falis.Faraax 6 місяців тому

    Waa codka Farah Guleed soo xaqiiji heesta wll

  • @mohamedamiin1
    @mohamedamiin1 11 місяців тому +1

    Heestaa abwaan kii curiyay waa Ismaciil Xirsi ciise ( Ismaciil farxaan)

  • @Dad-yw2dq
    @Dad-yw2dq Місяць тому

    Lyrics ka dhig heestan FADLAN

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial4316 5 років тому +3

    Wadani nimo ciyar ciyaar ma ahan

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 роки тому +1

      Wanalagu barbariyey carurta hada la dhalay waxba ma oga siyasiyinta hada o kale waye ilmaheyga igu dhaho hoyo heso duqoway lacagta isaga dhameyneysa waqti qariban dhashen

  • @abukardahir2288
    @abukardahir2288 3 роки тому +1

    2021 like saar adeer

  • @seeraaryare-wk3hj
    @seeraaryare-wk3hj Рік тому

    2023 March 2 iyo halgankii xureynta laascanood ssc

  • @najibhassan7018
    @najibhassan7018 11 місяців тому +2

    Ninka tuhunsan soomali baa tabar yaro inta aanad dhibwayn taransan aan talo kusiiye warhooy timir lafbaa ku jirta. Ilaahow awodeni iyo dawladeni quwada weyned ino sooceli insha alh 2023🇸🇴🫡

    • @cayuuniqurux6318
      @cayuuniqurux6318 11 місяців тому

      amiiin

    • @lulabi8837
      @lulabi8837 4 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤​@@cayuuniqurux6318

  • @warfaaofficial9861
    @warfaaofficial9861 11 місяців тому

    2023 dawanoyaa dhagesanoyAa

  • @AbdishakurKerow-dt9ub
    @AbdishakurKerow-dt9ub 11 місяців тому

    Walaahi xees wadi ah walaahi

  • @abdifatahbaddel9546
    @abdifatahbaddel9546 2 роки тому

    . Ninka tuhunsan
    .soomaalibaa tamaryaroow
    .inta aanad dhibwayn taran san
    .aan talo ku siinee
    .war hooy timir lafbaa ku jirta
    Somali horror horrors
    Abwaan maxamuud tukaale cismaan iyo
    Fanaankii qaranka soomaaliyeeda xasan diiriye faarax

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon 4 роки тому +10

    Itoobiyaan baa dislike saaray heestan

  • @abwaanqanciye9469
    @abwaanqanciye9469 6 років тому +4

    Timir lafbaa ku jirta hadal.cad doqon unbaan.fahmin

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 роки тому +3

    Waa erayadii biixi maygaag laxankii axmed nuur jaanoow waxaana ku luuqaynaya xasan diiriye faarax sadexduba way dhinteen alle how naxariisto aaamiin

    • @ikhajji
      @ikhajji  3 роки тому

      Mahadsanid walalo

    • @abdihayehashi769
      @abdihayehashi769 3 роки тому

      @@ikhajji waad mahadsan tahay saaxiibkay qaali ah

    • @Somfox1
      @Somfox1 3 роки тому +1

      AKBAR BEENAALE FIL CAALAM .. HEESAN Waxa leh curiyey Abwan ahaa wadani dhab ah Abwaankii qaran ee Maxamuud Cisman Tukaale oo lahaa heeso badan oo wadani ah .. sida Dhulkayagu sabool maha , Ducaysane wiilkayow , ALLA WEYN ninkii aamina awood leh 1977 iyo hees kale oo cajiib ahayd oo ahayd ua-cam.com/video/ohtETNfHE6E/v-deo.html

    • @abdihayehashi769
      @abdihayehashi769 3 роки тому

      Alle how naxariisto maxamuud tukaale lkn waxaa heestan lahaa abwaan biixi maygaag isna alle how naxariisto

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 6 місяців тому

    Maanta ayay Raadiyaha Muqdisho ka shidan tahay.

  • @TheCabdixaaji
    @TheCabdixaaji Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому

    Real reer berbera

  • @abdirahimovic17hassan17
    @abdirahimovic17hassan17 11 місяців тому

    😢 somalia

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 11 місяців тому

    SSC Guul iyo gobanimo

  • @TurkishaAhmed711
    @TurkishaAhmed711 11 місяців тому

    Midnimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🩸

  • @shamuuqmedia2119
    @shamuuqmedia2119 6 років тому +3

    UAE maqal heestaan

  • @thomasDelaney-bn8vu
    @thomasDelaney-bn8vu 11 місяців тому

    2023

  • @cabdinasirildhigte1950
    @cabdinasirildhigte1950 4 роки тому

    Hoooy

  • @AsSa-gs7dl
    @AsSa-gs7dl 3 роки тому

    😭😭😭😭

  • @abdaleahmed9718
    @abdaleahmed9718 5 років тому +1

    Ilma adeerayaaloow heestaan oo qoraala yaan kahelaa

    • @shafieabdi9728
      @shafieabdi9728 3 роки тому

      Walaahay waa hees qiiro.badan xasan diiriye faarax ilaahaw soomaali.midee cidna kama awood badnee

  • @LibanArale-cc6bu
    @LibanArale-cc6bu 4 роки тому +1

    Tallaaabada aan qaadeyno ninkii turunturee maagan tumaatida ku dhico doonta

  • @ayanhashi2132
    @ayanhashi2132 3 роки тому

    Kenya yaa ku diga.

  • @cadaado12
    @cadaado12 5 місяців тому

    Soomaali Turkey baa garab taagane, intey tala kugu xumaan tashaan ku iri

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому +1

    Ala ya raxma somalilander from bereba Somalilanders are best Somali nation nationalist

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 5 років тому +2

    Ax yaa wadani!! !!!

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому

    Dooqama na hehey màangàaba

  • @user-ew4ou8eg4f
    @user-ew4ou8eg4f 5 років тому +1

    ADD APUPLIC COMMENTS...

  • @axmadshiiq
    @axmadshiiq Рік тому

    M,ahesmacn

  • @mohamedyasin7726
    @mohamedyasin7726 10 місяців тому

    Ninka tuhunsan soomali baa tabar yarroo intaanad dhib wayn taransan aan tala kusiiye war hooy timir laf baa ku jirtaa 2006 markii xabashida qadhmuun dalkeena gashay baan moralka ku dhisan jirnay anigiyo asxaab aan wada qayili jirnay

  • @talokeen259
    @talokeen259 5 років тому +4

    Cadaw ga umada somaliyeed waa isaaq

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 5 років тому +1

      Ha ina kala gurin. Isaaq waa Soomaali sida beel kasta. Doqon baad u eg tahay diintiisa iibsaday.

    • @wardiqawdhan557
      @wardiqawdhan557 5 років тому +1

      Kkkkkk kkkkk kkkk kkkk kkkkk kkkkk viva Somaliland

    • @zhr13yosef54
      @zhr13yosef54 4 роки тому

      make somali great again o Maxay sameeyeeen somali madax u may noqon midnimaaa yagaaa so saaray
      Adaaay cuqdaaad ka buuuxdaaa dadki somalinimaaa ku baray nacayaaa

    • @inaadamturab3195
      @inaadamturab3195 3 роки тому

      Isaaq hawiye ugaadeen iyo MAJEERTEEN SHAYDAANKA WAYN

    • @abdiabdi.5559
      @abdiabdi.5559 2 роки тому +1

      Reer yar cadowtinimadiisu maxay tari,lkn waa runtaayoo sadex reer gaaladaa kusoo dhuumata abgaal Majeerteen iyo isaaq waa daba dhilifyo waayo kalsooni ay dadka kula noolaadaan maleh ilaa inay wadama gaalo dabada kuhayaan maahane

  • @user-dp9cd3ze7w
    @user-dp9cd3ze7w Місяць тому

    Waxaan Daawanaaya Xili Ethiopia Dhulkeeni boob ka wado sida Badda Somaliland iyo Dhamaan Dhulkeena😢
    NINKI TUHUSAN SOOMAALI BAA TABARYAROO WAR HOOY KA JOOG😢
    12-6-2024 THURSDAY AT 12:12 AM

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 2 місяці тому

    viking *(Wcb)2 bullring ppe24//25elite (eagle-eyed)vstv.