Ninka Guba Dhulkeenoow - Hees Wadani Hobolada Waaberi (Xalima Khaliif Magool)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 гру 2017
  • Ninka Guba Dhulkeenoow - Hees Wadani Hobolada Waaberi (Xalima Khalif Magool)
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 31

  • @aminam9051
    @aminam9051 6 місяців тому +9

    Who is here in 2024? I'm here, and I'm crying.

  • @MuuAli77
    @MuuAli77 Місяць тому

    Muuqaalka jurjimaadu aad uxunyahay sabuuradii oo cad ,qoraalkii oo cad aadna uyaryar. Waa eber.

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 3 роки тому +13

    Erayadii abwaan Yuusuf Adan Xuseen Alaaleh,laxankii Cadilqaadir Muuse Lugay.

    • @ahmedissak9089
      @ahmedissak9089 2 місяці тому +2

      Waa ereyadii Cali Sugule duncarbeed. Waxaana keeydka idaacada soo gashay 1978. Waxaana loo qaaday qolooyinkii uu hogaaminayey Korneel ciro oo ku fashilmay inqilaabkii ay qorsheynayeen ee 1978. Waa sidaan qiyaasayo. Waan qaldanaan karaa.

  • @hannah.st6erry
    @hannah.st6erry 3 роки тому +13

    This is my childhood favorite family gathering nationalist or wadani song💙 love my country even tho I didn’t saw it one day inshallah. Af somalii ba waan ku haadli kaara ❤️ wadankeeyga waax aan kaa dooranaya baa iiska yaar 🌍❤️

  • @youthdevelopmentcenter4663
    @youthdevelopmentcenter4663 6 років тому +21

    Ninka guda hameenkee
    Gobanimada iibshow
    Gardarradu ma socotoo
    Xargaha aad guntaysana
    Ku guulaysan mayside
    Garabkaaga lama cuno
    Godka Looma qariyooo
    Adaa gali hortiisee
    Garabkaaga lama siro
    Godka looma qariyoo
    Adaa gali hortiisee
    Xaqood gacanta haysaa
    Ilaah kugu gargaaraa
    Gurmad Ma leh qiyaamoo

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 6 років тому +10

    Gumac Olol In Lagu Dilo , Gaalshiro In Lagu Riddo Midkeedbaa Ugarateen ... Waagar Waagar Ilaah Nin Waliba Waxo Uugeestaa Laga Gudaya . (كما تدين تدان ) Allayarxam Magool .

  • @MA-lv8bv
    @MA-lv8bv 4 роки тому +8

    Waa heestii ugu horaysay een maqlay

  • @nrx8684
    @nrx8684 Рік тому +4

    Niinka gubay dhulkeena waa nin Somali ah oo shisheeye u shaqeeyo this time

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Рік тому +4

    Shacabka Ssc Guulwacan of Soomaalia

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 2 місяці тому +1

    Kuwo maanta qaarkood dalka xilalka kahaaya waa dad shisheeye u shaqeeya ,malinkuu dantiisa arki waayo wxuu leeyahay dalka qaraabaa dagaal sokeeya bilabaa dowlad cadowgeena magan galyo waaydisanaya Alahayow dalkaan dowlad adag gacanta u agali oo siyaad wadani u soo saar adaana taada gudhine🙏

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 5 місяців тому +1

    Waa kuwa hada wadanka iibinaya iyo kuwa lashaqysanaya gumeysiga

  • @abshiribrahimshiineeys447
    @abshiribrahimshiineeys447 3 роки тому +4

    Mashaa aallaaah

  • @Mr24may1991
    @Mr24may1991 3 роки тому +6

    WAA IN GUMUC K ULUL IN LAGU DILAA...waa in gucamda in lagu dilo

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 роки тому +1

      Hadey jogta ragi badena many ku badasho.kenya usaxixay jogo weli musharax no ah

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 6 років тому +7

    ☺😊☺😊👏👏👏👏👍👍👍👊👊👍👍👍👏👏👏👏👏 well done
    waxad galka kasoo dhufatey taariikh uu gumeystuhu aas is yiri!!!!
    Reer baadiyeynu nahee, beeralay aan guurguurin baa la marin habaabin karaye☺😊☺😊☺😊😀👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @FC_7MAN
    @FC_7MAN 2 роки тому

    Hal xiraale hoos hoos gaari waayay micna badan

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 7 місяців тому

    Dhegaysta si fiican u dhagayta😅

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 7 місяців тому

    Waaow

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 3 місяці тому

    Caqli

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 3 місяці тому

    Yaa,sisoya,siyad,bare,mise,ilma,samamatar

  • @demarvelous8536
    @demarvelous8536 3 роки тому +8

    Wahesihii jabhadihi dlaka dumiyay lagula hadlaayey

    • @Haldhaa11
      @Haldhaa11 3 роки тому +4

      Waxaan jirin baad isagu sheekaysaan.Ragii Ethiopia U saxeexayey dhulka somalida ee Daaquudkii Bakhtiyay ka mid yahay ayaa lala hadlaya

    • @abdifatahhussein8276
      @abdifatahhussein8276 3 роки тому +2

      Waa heesahii lagula hadlayey kuwii dalka iyo danta ummada ku duulaanka ahaa.

    • @sandhereabdullahi5088
      @sandhereabdullahi5088 Рік тому

      @@Haldhaa11 oo daaquudka waa kee walaal😂