Cabdi Tahliil Warsame-Guul Usocod

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 тра 2013
  • Cabdi Tahliil Warsame-Guul Usocod
    Edited by:Jakaakos
    iftinstereo@hotmail.com
    Oslo Norway

КОМЕНТАРІ • 88

  • @nimcocumar7101
    @nimcocumar7101 4 роки тому +5

    Waxaan dhaliilaya fanaaniinti waabari oo fanaanka xanuunsan kaseexday qasatan cigaal xasan aadan feynuus sheekh daahir nimci yaasiin xasan dige aamina cabdilaahi qamar harawo hiba nuuro khadiijo hiiraan qalanjo dad badan oo fanka uu soo galiyay aya kamida maanta aan soo eegin cigaal iyo xasan aadan madax tooyada ayey imaaden sooma fiirin bal daya damiir xumadas hadey maanta maxamed mooge iyo magool iyo saado cali noolan lahaayen saan ma ahadeen lkn haldooradi fanka baxay waxad ka garata fananinti xitaa waa is badaleen arxan ma jidho walee soomaliyey cabdi tahliil garab ayuu naga rabaa anaa bilaaba oo diyara yaa ila bilaaba ololahas oo dhiig iyo damiir soomalinimo leh umadyahay

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 4 роки тому +2

    Wixii Sharaf Lasoo Maray Iyo Halkaan Maantay Naalo Rabbi Talo Ku Filan Insha'allaah

  • @xabiibmiregg7286
    @xabiibmiregg7286 8 років тому +8

    fanaan iyo wadani amaan iyo abaalba mudan waa kan alow kucaafi cabditahliil

  • @cjcjccjcj3298
    @cjcjccjcj3298 8 років тому +2

    Asc ilaahow caafi
    muwaadin dhab ha
    weye cabdi tahliil
    caafimaad sariica
    alloow sii wuxuu
    ahaa abwaan iyo
    fanaan qaran oo
    qaali ah ilaaoow
    xanuunka ka
    qaad xanuunka
    ilaahoow danbi
    dhaaf uga dhig
    aaaamiiin amin
    ::::::::::::::::::::::::::::
    ::::::::::::::::::::::::::::

    • @mahamadomar4993
      @mahamadomar4993 7 років тому

      Aamiin

    • @shuceybmohamed16
      @shuceybmohamed16 6 років тому

      Abris gogosha jiifiyo mas galaalanbaa jira good laba aflaahoo habeenkii gudaa jiro runti waa sax xilikasta waxa jiro abrisyo wadanka qatar ku ah

  • @abdihamiddanti4661
    @abdihamiddanti4661 7 років тому +7

    waxan arkaa sahro axmed mama daleys saado cali oo yar iyo mama qamar dhamaan hobaladi wabare wan salamaya Allow caafi al fanaan abdi tahliil
    #vivaasoomalia

  • @soomaaliyasoomaalibaaleh3634
    @soomaaliyasoomaalibaaleh3634 7 років тому +2

    fiira gaara siiyo geediga hsyaanka ah oodaha kasii gura rabbi ha ku caafiyo c.tahliil

    • @nim7534
      @nim7534 7 років тому +1

      soomaaliya soomaali baaleh aamiin ilaahow hana tuso cabdi tahliil oo cagahiisa ku socdo

    • @mahamadomar4993
      @mahamadomar4993 7 років тому

      Aamiin ya rabbi

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 роки тому

    Alle yrxm legend wayn

  • @jamalkeyowstudio3370
    @jamalkeyowstudio3370 4 роки тому +1

    Allah haunaxaristo.....uducee marxumkaa

  • @abdallaahmed9032
    @abdallaahmed9032 5 років тому +3

    😥😥😥😥😯😯
    Cabdi tahliil war same dawlada Ineysan daryerlin aad bn Ugu dhaliilayaa waana nasiib daro Kan Caafimaadka qabo Sida xasan Adan&axmedcigaaal in sawiro lala galo halyeeygii heestaan qaadayna xanuun lajiiifo Aaway somalinimadii

  • @mohamedgeele7948
    @mohamedgeele7948 7 років тому +1

    Waa fanaan ixtiraam iyo qadaris mudan ilaahay ayaan ku baryeynaa caafimaad sareecan iyo. Cimri dheer iyo caafimaad .aamiin aamiin aamiim

  • @heybadlow4404
    @heybadlow4404 2 роки тому

    WAA HEESAHA LOO QAADEY(OO KALE)HOGAAMIYIHI WAQ-KUURIYA!

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 6 років тому +3

    Waa markii 1977 dagaalkii uu socday oo somalinimadu ay jirtay hada somalinimo way dhimatay xax xax

    • @abdiweliyare6617
      @abdiweliyare6617 5 років тому

      Xubnayahow gun tadayee xilgarab saroow xubnayhw Garaad xme geeridoo jecelyow

    • @ifraxhappy9279
      @ifraxhappy9279 5 років тому

      Dawlad wanag

  • @somalibaanahay3050
    @somalibaanahay3050 7 років тому +3

    alow cafimad taam ah ayan ku rajeynaya wlhi wan kula tirayoneyna waxa thy wadani dhab ah

    • @mahamadomar4993
      @mahamadomar4993 7 років тому

      Aamiin allaha kaa abaalmariyo ducadaada Xaawaay

  • @libanmohamed7637
    @libanmohamed7637 7 років тому +2

    danbigaaga alaha dhaafo cabdi tahliil wadani dhab ah

  • @c.raahidmahad115
    @c.raahidmahad115 5 років тому +6

    ilaahow caafi waa la hubo inuu dalka usoo halgamay.waxaa u damqaday oo soo booqday raiisulwasaare c/wali sh.axmed cid kale oo dowlada oo soo eegtay majirto

  • @davidachok6783
    @davidachok6783 3 роки тому

    Ilaahow naxariistaada ka waraabi Cabdi Tahliil Warsame

  • @abdirahmanabdullahi3345
    @abdirahmanabdullahi3345 6 місяців тому

    Nacas gaada waynoo dhaqaalaheena gurayoo , god inoo qodoo jira 😢

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 роки тому

    Alle yrxm

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому

    Soomaaliyeey Ha Ilaawina xooggii Dalka Soomaaliyeed

  • @AzoozbashiAzoozbashi
    @AzoozbashiAzoozbashi 8 років тому +2

    ahsan ya fanan wadani dhaba
    allha cafimad tama.kusiyo♥

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 4 роки тому

      Allaahumma Ameen Allaahumma Ameen Yaa Rabbi Ameen

  • @ShakirMohameda
    @ShakirMohameda 7 років тому +4

    Caafimaad taam ah Ilaahey ha siiyo Cabdi Tahliil Warsame (hadda wuu xanuunsanayaa). Waxaan jeclahay sida uu ugu dhawaaqayo R-da ku jirta 'guubaabadeenniyo gocoshadu ma maRatee,' waa dhawaq R iyo DH u dhaxeeya :D :)

  • @zakariyemohamedabdi7544
    @zakariyemohamedabdi7544 5 років тому

    Rabbiyow Caafimaad Taam Ah Si Abdi Tahliil Warsame

  • @ibraahimcali4297
    @ibraahimcali4297 2 роки тому

    Heestan waxa sameeyay Jamac daad laxanakana waxa laha C/tahliil kooxdii Danaan Muqdisho ayaa qaaday 1980 bay soo baxday intaba alee ha u naxarsto Waberi may qaadiin kamanay qayb galin sawirkan waa la iska dul saray

    • @Cabdalllah
      @Cabdalllah 11 місяців тому

      77kii weeye dhiirigalinta CXD Dagaalkay kula jireen Gumaysiga xabashidu kuhaysay SOOMAALI GALBEED

  • @davidachok6783
    @davidachok6783 3 роки тому

    Ilaahow jannadii Fardowsa ka waraabi Cabdi Tahliil Warsame

  • @OsmanKeinan-yr4ie
    @OsmanKeinan-yr4ie 6 місяців тому

    Somali Somali qaraami really

  • @sadamjamal9879
    @sadamjamal9879 8 років тому +1

    cabdi tahliil Allow caafimaad sareecana siii fanaan qaaliya

  • @ahmedcali8271
    @ahmedcali8271 7 років тому +3

    "xubnayahow garaad xume geeridooda jecelyahow"

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому

    Soomaaliyeey Midnimo Ayaa Wacan

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 4 роки тому +1

    Halkan waxa ka aqonsaday
    1 Daleys2 mandeeq 3 casho cabdow maleka 4 xaredo ismacil duniya5 qamar cabdilahi harawo
    5 Shamso bashir

  • @faaraxcilmi
    @faaraxcilmi Рік тому

    Waa.hagaagidoontaa.laakiin.waxaajira.qolo.dowladnimadeeda.loobogo.marka.hore.laakiin.aanay.kadamayn

  • @IbrahimKhalil-rm4li
    @IbrahimKhalil-rm4li 8 років тому +5

    A tahlil wadani xalal ah

  • @ahmedmursal1927
    @ahmedmursal1927 5 років тому +1

    Axya al wadani
    Guubaa badeniyo goocashada ma maraten ....iga garsiyo ..geediga hayanka oo daha ka sii guuraa.....

  • @fardawsoelmiabdi8663
    @fardawsoelmiabdi8663 5 років тому +1

    allaah cfmd taam hasiiyo

  • @hodhanqali2574
    @hodhanqali2574 3 роки тому

    Allow unaxariiso yaa Allah dhamaantood

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 7 років тому +1

    nacas gaado weynoo dhaqalaheena gurayo god inoo qodaa jira 😭😭😭

  • @haydhaafinmedia6319
    @haydhaafinmedia6319 4 роки тому +1

    Allaw kuu naxariiso

  • @sadamjamal9879
    @sadamjamal9879 8 років тому

    cabdi tahliiil Axyaaa fanaaan qaran

  • @AliAhmed-rq7wr
    @AliAhmed-rq7wr 7 років тому

    axsan fanaan abdi tahliil

  • @iamabdirahaman3694
    @iamabdirahaman3694 4 роки тому

    Alla ha naxariisto 😥

  • @OsmanKeinan-yr4ie
    @OsmanKeinan-yr4ie 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @OsmanKeinan-yr4ie
    @OsmanKeinan-yr4ie 6 місяців тому

    Somali qaraami

  • @AliAhmed-rq7wr
    @AliAhmed-rq7wr 7 років тому +2

    alow caafimaaad siii

  • @user-fw3kd5dt7d
    @user-fw3kd5dt7d Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @libanmohamed7637
    @libanmohamed7637 7 років тому +2

    allow kuwa dalkooda gumaysiga ka difaaca na ga dhig

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 Рік тому

    Soomaliyeey sidan maxaad Noogu dhaafi weydeen?

  • @yasminyusuf6657
    @yasminyusuf6657 7 років тому +1

    Allah ah cafiyo

  • @mahamedsalah1904
    @mahamedsalah1904 7 років тому +2

    aaaaamiin Allaha cafiyo

  • @mahadninile1601
    @mahadninile1601 10 років тому +2

    Ok kabisa

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 7 років тому +2

    allaha caafiyo alla yaa maanta shalay ka dhiga xxxx ilmaa isaaqdey axyaa wadan io nabad

  • @Mehdi-mh700
    @Mehdi-mh700 8 років тому +2

    hees qiiro leh

  • @bustaalefarah4778
    @bustaalefarah4778 День тому

    Well een

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому

    Guul Wacan Of Somali Armyb

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому

    Somaliya Guul U Rareeya

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому

    Guul Wacan Soomaali Oo Dhan

  • @abassbare3743
    @abassbare3743 8 років тому +2

    hestan ya samey asxabey?

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому

    Soomaaliya Midnimo

  • @Hoodo_diamond
    @Hoodo_diamond 5 років тому

    ilahow caafi

  • @kaafaayali6293
    @kaafaayali6293 7 років тому

    1977 golaha Sare iyo amaanta ciidamada xooga

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому

    Maxaweyne Farmaajo Rasawe Hogaamiya

  • @OsmanKeinan-yr4ie
    @OsmanKeinan-yr4ie 6 місяців тому

    Myself

  • @heybadlow4404
    @heybadlow4404 2 роки тому

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @OsmanKeinan-yr4ie
    @OsmanKeinan-yr4ie 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂

  • @fayuismail343
    @fayuismail343 4 роки тому

    Uhuru Hairdressing - 9 Park Ave, 5201, ZA

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому

    Soomaaliyeey Tol adiinl Leehyahay Habartaa Kenya Ku arimaha Beda Igu Caawiya Hal saacad habeena Laba Fiican .what Mean is Dalka Soomaaliyeed baa Iska Leh

  • @abbasismail6416
    @abbasismail6416 4 роки тому

    Haah

  • @SamiyaMahamed-jv2fi
    @SamiyaMahamed-jv2fi Рік тому

    Where is maaraxaayo flag bul

  • @QamanHasan
    @QamanHasan 5 років тому

    Somaliyey mala waye qof waxii dhace intu iloba kadib dalkan mideya

  • @C.kariimSharma
    @C.kariimSharma 6 років тому

    cabdi tahliil
    xubnayah0w gumeesiga gumaca u afeesta