SIDA UGU FUDUD EE LA ISKU CAATEEYO | WEIGHT LOSS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2022
  • SIDA UGU FUDUD EE MIISAANKA LA ISKAGA RIDO

КОМЕНТАРІ • 176

  • @ifraaxahmedyousuf7254
    @ifraaxahmedyousuf7254 Рік тому +81

    Ilaheey anaga oo cafimaad qabno hanaga rido cayilka Amiin yarabi dhamaanteen

  • @qalbiholcay9484
    @qalbiholcay9484 Рік тому +26

    20/5/2023 waxan rajayna inaa bilabo 65 kg ahay waxa rabaa 55g insha allah dr❤

    • @hudaahmedhudishdegen6146
      @hudaahmedhudishdegen6146 Рік тому +3

      83 ban ahay in an.65 ana is keena raba iso duce ❤

    • @123Ritvvan
      @123Ritvvan 7 місяців тому +1

      Hada maxa ka dhacey wllo

    • @izraclaahi1824
      @izraclaahi1824 5 місяців тому

      ​@@hudaahmedhudishdegen6146ma gaadhay hadafkaagii

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 Рік тому +6

    aad baad u mahad san tahay wax badan ka faaidey horey u soco🥰🥰🥰

  • @caqligal8890
    @caqligal8890 11 місяців тому +7

    I promise to my self from today 17/8/23 to start my journey to lose aweight i will visit this video again when i will look nice and confident❤ inshallh

  • @calinuuraaye1364
    @calinuuraaye1364 Рік тому +1

    Thanks brother

  • @cabdicasiis1879
    @cabdicasiis1879 2 роки тому +1

    Mahadsanid dr

  • @WllRashka-jp1ue
    @WllRashka-jp1ue 5 місяців тому

    Mahadsanid. Dr🎉❤

  • @XamdaHarago
    @XamdaHarago 5 місяців тому

    Drs mahadsanid

  • @user-dd8de8uf4o
    @user-dd8de8uf4o Рік тому +11

    ماشاء الله 👍👍👍👍👍

  • @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927
    @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927 2 роки тому +1

    Mahadsanid wllkey

  • @user-oi3yr3cl8z
    @user-oi3yr3cl8z Місяць тому

    Mahadsanid Dr❤

  • @ubaxmuumin480
    @ubaxmuumin480 Рік тому +1

    Mahad sanid video iscateynt uu iii aan facay markale thank you for vedio

  • @istarbashi4663
    @istarbashi4663 Рік тому +3

    Thnks wllka 🥰🥰

  • @AdmiringCosmos-lh4kx
    @AdmiringCosmos-lh4kx Місяць тому

    Mahadsanid Dr

  • @xamdifarxaan7602
    @xamdifarxaan7602 Рік тому +1

    Mahadsanid wll

  • @ibrahimidlleali7091
    @ibrahimidlleali7091 Рік тому +1

    Mahadsanid saxib

  • @sacdiyoahmed9977
    @sacdiyoahmed9977 Рік тому

    thnk you bro

  • @user-kr1gv2ko6p
    @user-kr1gv2ko6p 11 місяців тому +2

    Masha Allah ilaahay ha kuxafido Amiin

  • @safwaanmawliid7297
    @safwaanmawliid7297 Рік тому +2

    Thanka pro

  • @ayaanabdilaahi6886
    @ayaanabdilaahi6886 2 роки тому +11

    Mahadsanid Dr Ck wax badan ka faaiday waxaan ahay qof buuran maanta ayaan bilaabaya miisan dhimista waana raacayaa talooyinka aad isiisay.

  • @hodansalaad9495
    @hodansalaad9495 Рік тому

    Tnx dr

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +1

    ThanksBro

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 2 роки тому +27

    2022/2/12 Saturday waan bilaaya insha Allah Dr imika weight kayga waa 71 waxana rabaa 60 insha Allah Dr kwrn hadan isticmaalo cuntoyinka Baalka leh sida sareenka ama qamandiga sida misirka sida galeyda madama aan ahy qof eeg fish erlagic ku leh

    • @drck1895
      @drck1895  2 роки тому +4

      In aad gaartid baan rajaynaa walaal ku dadaal in aad raacdid talaaboyinka aan ku sharxay muuqaalka,
      Haa waad ku badalan kartaa cuntooyinka protein-ka leh ayeey kamid yihiin. Natiijo aad ku qanacdo ayaan kuu rajaynaa inshallah 👍

    • @anisohappy3159
      @anisohappy3159 2 роки тому

      Asc

    • @waxkabarowayahadunidazahru4638
      @waxkabarowayahadunidazahru4638 2 роки тому

      @@dchannel2021 🤣no weydii ana hda bilAABI

    • @abdikadiribrahim1496
      @abdikadiribrahim1496 2 роки тому

      Ma bilowday wll waxna maka faidey wll

    • @anbem
      @anbem Рік тому

      1 year ago maxa iska badalay

  • @munahamud1711
    @munahamud1711 2 роки тому +6

    Bishu manta waa 30 /3/2022 miisankayguna waa 74 incha allah 40 days ayan kusoo laban doona incha allah anigoo is badal waya Dr

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 2 роки тому

    Mhdsnid Dr ilahy haku xifdiyo

  • @xaawoali6002
    @xaawoali6002 2 роки тому

    Thnk wll

  • @MUNAArab-md1vy
    @MUNAArab-md1vy 2 місяці тому

    Mahadsanid wllky

  • @qaalinuur7353
    @qaalinuur7353 Рік тому +1

    Wcs dhaqtarka umada soomaaliyed waxan ku rajenayaa in aan kafaaiideysano gacantada waxadna tahy qof aad an ugu qancay shaqadiisa iyo qancinta bulshadiisa soo uqancinaayo barashadada waa ii farxad.

  • @xuskacade1283
    @xuskacade1283 Рік тому +3

    Mahadsanid ❤❤❤

  • @jibril2432
    @jibril2432 2 роки тому +2

    Brown Bread 🍞 mala cuni kara wll soortana kawrn Mala cuni kara

  • @zainababdi699
    @zainababdi699 2 роки тому +1

    M.a Dr waxbadanaa kaafaidnay

  • @fartuunyusuf4761
    @fartuunyusuf4761 Рік тому +1

    Wax waan kafaaiday mahadsanis👌👋👊🙋‍♀️💥💚💚💚💙🖤💝💟💕

  • @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927
    @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927 2 роки тому

    Mahadsanif wllkey aniga haldhib ayaa ihesto tusha ayaa maruur iyo hil makala aqaano waxbaa dusha igasaaran maxan sameeyaa

  • @MaxamadYare-vi9yx
    @MaxamadYare-vi9yx 6 місяців тому +1

    Dar sida ugu fudud e an iskaga ridi karo misaanka isheg wll iga caawi dr ❤

  • @Maryama_cabdillahi
    @Maryama_cabdillahi Місяць тому

    Qof cayilan maahi waana sameynayaa intaad sheegtay
    Biyo badan ,green tea , jimicsi iyo kuwa lamidka ah
    Thanks dr ck

  • @Saedamerica24
    @Saedamerica24 11 місяців тому

    Thanks Dre I will win 30 days letter I.n

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 7 місяців тому

    Dr waad mahad santahay

  • @user-mb2so8go5z
    @user-mb2so8go5z 2 місяці тому

    Thanks

  • @Kunin7
    @Kunin7 6 місяців тому

    Qolkaan dadka shuluq yaasha maa leh waa kaftan soo badi sxp keep koing

  • @Kingwalida22
    @Kingwalida22 5 місяців тому

    Wallahi maalinba maalinta kasii danbeso waa kasii daraya dr 😢

  • @aeemano7235
    @aeemano7235 Рік тому +2

    wllo cato ayn ahy lkin calosha io kil yaha side lo jara pls iso sheg wllo

  • @tiktoksomaliilaqosan8234
    @tiktoksomaliilaqosan8234 2 роки тому +2

    👏👏👏👏👏👏

  • @HassanKhatar-tl7xs
    @HassanKhatar-tl7xs 3 місяці тому +1

    Waxan soo boqon nayaa mar kle 😭❤️

  • @abukaryare-th7hk
    @abukaryare-th7hk 10 місяців тому

    Mhadsanid😊

  • @aliabdirahmaan7073
    @aliabdirahmaan7073 2 роки тому +2

    dr ck saliid macsarada kawaran

  • @BoqoradaInacxakinBoqorad-qc1zj

    Wllo qali thanks 👍

  • @cabdulahibashiir3878
    @cabdulahibashiir3878 10 місяців тому

    Ok❤

  • @fatuushbeauty
    @fatuushbeauty 6 місяців тому +1

    Shalaya ayan bilway inan misankeyga dhimo 75 haya inasha allaha bila kadib 68 ama ka hos rajeyna ✊

  • @cafiif4
    @cafiif4 Місяць тому +1

    maanta oo ay tariikhda tahy 3 jun 24 waxan qaty go,an kama danbeysa ❤😂 saan laguma nolankaro🥲

  • @Maryama_cabdillahi
    @Maryama_cabdillahi Місяць тому

    Bariis baasto canjeero 💔 Somali hadaa nahay cuntooyinkaas baa na dhibay

  • @umucawadif6803
    @umucawadif6803 Рік тому

    Dr calenta ma cabi karaa hadii aa nujiyo

  • @jehtohnspielt2759
    @jehtohnspielt2759 2 роки тому +1

    👍👍👍👍💛💛💛

  • @HiboMahdsanid
    @HiboMahdsanid 8 місяців тому

    Asc wll

  • @sadaamcali8677
    @sadaamcali8677 6 місяців тому

    walaahay misaanku wuu i❤❤❤dhibay

  • @user-jz9rt9vt6o
    @user-jz9rt9vt6o 7 місяців тому

    Wll aniga dhiwato ayaa ihaysato hawanki ayan cashada iska dayi jirka dhan ayaa iga hala wayo sen yela

  • @mohamedabdirahman6155
    @mohamedabdirahman6155 3 місяці тому

    Misankeyu 80 kg cawa 3/2/2024😢 waxan rajenaa 8/21/ ina noqdo ugu yaran 52kg inshalah waxan rajeynaa najiido fican❤

  • @odayka750
    @odayka750 Рік тому

    😊😊

  • @naciimoali4845
    @naciimoali4845 7 місяців тому

    Mahdsnid dr

  • @fadumoabdulkadir1535
    @fadumoabdulkadir1535 9 місяців тому

    Allah aniga ayaa miizaan iska ridit waayay oo fahmi waayay waxaan jira 18 miizaankaygana aad buu u bdn yhy daawana.waan cunaa lkn ilaahow adoo curadaa ii keenin iga dhin miizaankaan wlhi halis baan ku jiraa awal Ban xanuunsanaa kuwaa haday iigu darsaman wa i dhamaatay yaa rabi 😢😢😢😢

  • @user-qt1nw1pw7h
    @user-qt1nw1pw7h 10 місяців тому

    Ok

  • @dekahassan2505
    @dekahassan2505 Рік тому

    Qof nuujinaa macuni karaa Green tea

  • @Cimraan1002
    @Cimraan1002 7 місяців тому

    🎉🎉🎉

  • @nastexanastexa7621
    @nastexanastexa7621 2 роки тому +9

    14/5/2022 waxa ogan adag ku qadan ina miisaankeyg dhimo i.a 60kg to 48kg💪✊🥰

  • @user-fk7fb8vv2l
    @user-fk7fb8vv2l 8 місяців тому

    Hye❤❤❤❤❤❤

  • @samiiroibrahim5262
    @samiiroibrahim5262 8 місяців тому

    Mahad saned wllo

  • @caliismaaciil6261
    @caliismaaciil6261 2 роки тому

    Mahda sanid wax badan oo aan u baahan baan ka faa iiday

  • @amuunamuun7053
    @amuunamuun7053 Рік тому +4

    Qaxwa cadeysan macabikara isojawab wll 🥺🥺🥺

  • @hodanmohamud2695
    @hodanmohamud2695 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-di5rv8xn2m
    @user-di5rv8xn2m 6 місяців тому

    Wamahadsantahay

  • @caaishaaxmed5615
    @caaishaaxmed5615 2 роки тому +1

    Fadlan kasoohadal misan dhimista ilmaha 10 ilaa waxa kakoreeyo iyo miisaan ka laga rabo oosaxda mahad sanid

  • @queenmaria8075
    @queenmaria8075 Рік тому +1

    Dr waxa dhahday halaga fogaado wax kasta oo bur kasameyn 🙄anigana subixi rooti ayaan malaayo ku cunaaa wax ma ii dhibaaa😫

  • @Ikraam-hi6pq
    @Ikraam-hi6pq 2 місяці тому

    M.a

  • @abdiraxmaan0
    @abdiraxmaan0 Рік тому

    ☝️

  • @roodafaraton7632
    @roodafaraton7632 Рік тому

    Waadmahadsantahay

  • @UmuSacdiya-ug2kl
    @UmuSacdiya-ug2kl Рік тому

    Walsall basbaaska makordhiyaa miisaanka

  • @qamarsalad9471
    @qamarsalad9471 2 роки тому +1

    Wll gym la aan malis caateyn karaaa jwb

    • @drck1895
      @drck1895  2 роки тому +1

      Haa walaal cuntada kaliya hadaad iska saxdid waad is caateyn kartaa.

  • @WllRashka-jp1ue
    @WllRashka-jp1ue 8 місяців тому

    Mahad sanid wall

  • @hudohani8526
    @hudohani8526 2 роки тому

    Bisha ramadan mala cabi Kara biyha canbaha

  • @deeqahuseen8476
    @deeqahuseen8476 Рік тому

    Malacabikaraa Carnahan lo da

  • @AbdulAadam-pd5ti
    @AbdulAadam-pd5ti Рік тому

    Thanks 😂😂😂

  • @SucaadMohamedsalaad
    @SucaadMohamedsalaad 7 днів тому

    Dr kasoo hadal cholesterol iyo waxyabaha lagu daweyn karo ama uwanagsan

  • @updirahmanmukhtaar3957
    @updirahmanmukhtaar3957 Рік тому

    Aad iyo aad AyaD u mahadsanthy Wll❤

  • @hibocabdi5659
    @hibocabdi5659 2 місяці тому

    Aniga caawa ka bilawaya

  • @user-xn3vr3cw6p
    @user-xn3vr3cw6p Рік тому

    Misirta ma lagu caatoobaa

  • @user-wo6hm9oj2z
    @user-wo6hm9oj2z Рік тому

    waa maxay shaha cagaaran

  • @cabdifarax-pw3mb
    @cabdifarax-pw3mb Рік тому

    Maanta oo tariikhdu tahay 8 04 2023 waxaan bilaabay misaan dhimis misaankeygu waa 98.5kg waa inoo isbadal muuqdo insha allah

    • @nasrocudoon10
      @nasrocudoon10 Рік тому

      Me 100 kg 😩

    • @cabdifarax-pw3mb
      @cabdifarax-pw3mb Рік тому

      @@nasrocudoon10 dadaal wlshy waad guulaysanaysaa

    • @baalaabaalaa6769
      @baalaabaalaa6769 Рік тому

      In shaa.allah dadaala waa idinka dagayaa in shaa.allah aniga 84kg waqti baan ahaa hada alx 56 kg

    • @hadaari562
      @hadaari562 8 місяців тому

      Masameysay isbadal zhp

  • @user-px1vp1zj9w
    @user-px1vp1zj9w 4 місяці тому

    Timirta miyey caloosha weeneesaa ?

  • @mohamedomar719
    @mohamedomar719 2 роки тому

    dairy Sick kasohadli

  • @shaynaabintumohamed1232
    @shaynaabintumohamed1232 Рік тому

    Sonkorta maxaa lagu badalan karaaa

  • @AadanDaahir-hd1nk
    @AadanDaahir-hd1nk 28 днів тому

    m.a

  • @maslahheriye2619
    @maslahheriye2619 2 роки тому +1

    Sida loo kordhiyo inoso diyaari Dre😂😂😂

    • @drck1895
      @drck1895  2 роки тому

      Hye Engre 👍

    • @fosiyoabdirahmanmohamed5118
      @fosiyoabdirahmanmohamed5118 2 роки тому +1

      @@drck1895 waxan ahay hoyo nujiso misankegan wa 100 marka side u dhima nunahan cano ku filan u heli kara blse wlkey

    • @drck1895
      @drck1895  2 роки тому +1

      @fosiyo Habo jimicsi bilaaw sido kale cuntooyinka aad qaadanaysid ha noqdaan kuwa dheelitiran gaar ahaan kuwa aan muuqalka ku sharaxay waxba waxba saameeyn kuma yeelanayso nuujinta, mahadsanid

    • @kaltuumyar2366
      @kaltuumyar2366 2 роки тому

      @@drck1895 waxan ahay hooyo qalan 2yrs sideen u dhimi karaa miisankayga maamada aan culays la ii ogolayn mahadsanid🙏🙏

  • @maryanhareed6863
    @maryanhareed6863 2 роки тому

    Haaaa. I sheg wan ku saray sbiskaran

  • @deeqahuseen8476
    @deeqahuseen8476 Рік тому

    Malacabi karaa Carnahan lo da

  • @msssaab.4059
    @msssaab.4059 2 роки тому

    20 6 2022 waye hadeer iso gala reply after one month
    go.an adag ayn qatay

  • @Mzzrahul
    @Mzzrahul 5 місяців тому

    130kg ahay😂 go'an ma qadan karo acudu bllh wll sida misanka laiskaga dhimo side go'aan lo qaata kaso hadal bal 😢😢

    • @Faatima223
      @Faatima223 5 місяців тому

      Motivation ka dhagayso inee ku anfacdaa laga yaabaa

  • @koosmohamud6554
    @koosmohamud6554 11 місяців тому +4

    Sadex bil waxan iska riday 36 kg 98 kg ayaan ka imid waxkle masamayn
    Bur baris canjeelo muufo malawaxa sonkor sharaab qasan iyo macmacanka joojiyey
    Iyo wixi shiilan
    Waxan cunay
    Salbuko
    Galay
    Digir
    Sareen
    Qudaar
    Kaluul
    Waxankle samuey
    Soon ah 24 hr cuno la aan ah 7cisho 3beri
    Markan misanka meel fican keeenay
    Marmar cuni jiray basto ama baris
    Lkn kuma badnayn week halmar
    Midkle biyo baan coffe bilaa sokor ah oo liinleh
    Hadad helayso hilibka geela
    Fg ukunta mesha gaduudan tuur

    • @SafiyoCabdullahi-wn8hn
      @SafiyoCabdullahi-wn8hn 4 місяці тому

      Walhi igu caawi sida misan iska riday😢😢😢 waxan 95 waxan rawa 60 wana qalanahy

    • @istarmaxamuud
      @istarmaxamuud 2 місяці тому

      abyo waxaan ahay 99 icaawi xageen kaa heli karaa waxaan rabaa inaan misankayga dhimo

  • @bittirowe6650
    @bittirowe6650 Рік тому

    Bariis macuni karaa

  • @agfeeto8184
    @agfeeto8184 2 роки тому +7

    milif anaa eh

  • @amalkaasim8167
    @amalkaasim8167 7 місяців тому

    105 kg aan ahay bishaan baan bilaba bisan dhimis ta ina 70kg noqday rajeyna😢😢😢

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz Рік тому +2

    7 up 😂😂😂😂
    Meel soo xasuusty