SANJABIISHA WEY DILI LAHEYD GABADHAAN & LIIN DHANAAN NA WAA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 чер 2022
  • #SANJABIISHA #LIIN_DHANAAN
    SANJABIISHA WEY DILI LAHEYD GABADHAAN & LIIN DHANAAN NA WAA WAX TARKOOD IYO DHIBAATADA SOMALI BADAN AYAA SII QALAD U ISTICMAASHO LIVE AYAA IDINKU SHARXI DOONAA
    -------------------------------------------------------------------
    WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
    WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
    JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
    DOONO
    NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
    ------------------------------------------------
    subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
    / @husseinalje
    muuqaaladeyda kale
    • miisaanka dhimid, miis...
    my Facebook page
    / somali.onlinecoach
    my Instagram
    / husseinalje1
    my facebook groep
    / 415471879387343
    IYO
    / 1663149887156526
    -----------------------------------------------------
    soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

КОМЕНТАРІ • 363

  • @egnerqalanlle
    @egnerqalanlle 29 днів тому +3

    kusaliya nabiga scw

  • @abdullahimohamedyaroow9763
    @abdullahimohamedyaroow9763 2 роки тому +2

    Jazaakallaahu khayr walaal halkaas ka sii wad arintaan aad umadda u somaliyed thanks wll

  • @ahmedmohamed-zc7mm
    @ahmedmohamed-zc7mm 2 роки тому +16

    Waxa tahay xaqiiqdi qof wanagsan ahlu kheera waxna umada somaliyed ufaideyo kherka macalin cafifamada tahay

  • @user-ht3he7vr9x
    @user-ht3he7vr9x Місяць тому +4

    Mashaa. Alah

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 роки тому +10

    Waad mahadsantahay, I always put thinly ginger slices in my tea 👍

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u 2 дні тому

    Asc. Sami. Mashaa alaah. Kheyr. ALa. Ha. Ku. Siyo. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Oo. Joogo. Canada Ottawa

  • @maryanbana3682
    @maryanbana3682 2 роки тому +2

    Masha'allaah! Jazaakallaahu Qayr bro!

  • @rodabest4798
    @rodabest4798 2 роки тому +5

    Sanjiibilka soomaalida qalaad ayaay ka fahmeen darmuus shahah ah ayay maalinti oo dhaan cabayan waxaad arkaysa qof dawakhaya oo hadana sanjiibil cabya faham laan aya haysa

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 2 роки тому

    Jizaaka Allah Alkhair. Thank you !

  • @batulamohamed1631
    @batulamohamed1631 2 роки тому

    Maashaa alaah aqii, waad iga qusulsiisay caawa, qeer alaha ku siiyo.

  • @khadrasharif3633
    @khadrasharif3633 2 роки тому +1

    Jazakallah kheyr Ilaahay haku Barakeeyo

  • @aminamohmed1325
    @aminamohmed1325 2 роки тому +2

    جزاك الله خيرا

  • @hunooyofficial5403
    @hunooyofficial5403 2 роки тому +1

    Maashaallaah thank you

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 2 роки тому +2

    Mashallah jazakallahu Khar ♥️♥️♥️♥️🙏🙂👍

  • @aishaadanyacqub7071
    @aishaadanyacqub7071 2 роки тому +1

    Maasha allaah jizaakallaahu kheyr baarakalaahu fiik

  • @zahraabdi8772
    @zahraabdi8772 2 роки тому +8

    Jaxaak Allahu kheiran jazaa brother

  • @hani8826
    @hani8826 2 роки тому

    Asc. Shukran xusein.😍

  • @biggestrenjufan6419
    @biggestrenjufan6419 11 місяців тому +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Qaska waaye from London

  • @nimcoMohammed-cg1pu
    @nimcoMohammed-cg1pu 2 роки тому

    iam your fans pr0 and dar ilaahay ku jeclahy 💯❤🖤

  • @Soobooqo
    @Soobooqo Рік тому +1

    Jazaka allah kheyr

  • @marwogeele1254
    @marwogeele1254 2 роки тому +1

    Kkkkkk Masha allah shukran Qaska sax saas ayaa u aqanaa kkkk qamiiriso miyee dheheen

  • @faizahaaji7517
    @faizahaaji7517 2 роки тому +1

    Shukran wll

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 роки тому +2

    Asc mashallah shukrn

  • @abdillahiyahyali9999
    @abdillahiyahyali9999 2 роки тому

    Asc wllo allaha khayr ha ku siiyo
    Dad badan ayad ufa idaysay masha allah

  • @B_R114
    @B_R114 2 роки тому +6

    Jazaakallah kheyraa

  • @sahrashiiq949
    @sahrashiiq949 2 роки тому

    Mahadsanid walalkey qeyr allah ku siiyo

  • @xasanahmed1996
    @xasanahmed1996 2 роки тому

    Asc sxb,iisheeg cunto organig ah oo lagahelo melatoniniga?

  • @maxamuudaxmed9845
    @maxamuudaxmed9845 2 роки тому +1

    maansha allah xusen waad mahad san tahay

  • @ramasabdullahi2913
    @ramasabdullahi2913 2 роки тому +1

    mashAllaah Allaah ku xafido wllkey

  • @munnaabdala9332
    @munnaabdala9332 2 роки тому +2

    mash allaha walalkey allaha ku xifdiyo

  • @feysallamaanejibriil6608
    @feysallamaanejibriil6608 2 роки тому

    Masha allah mahadsanid filfisha kawaran waa sidee

  • @guidetoquran9240
    @guidetoquran9240 2 роки тому

    Macalin xuseen qeyr allaha ku siiyo aniga hal su aal wataa iiga soo jawaab hadaa awoodid konfalax ka sameeysan galeeyda kasoo hadal miisaanka meey kordhisaa

  • @nima3696
    @nima3696 2 роки тому

    You are the best.

  • @nastehoelmi-3764
    @nastehoelmi-3764 2 роки тому

    Thank you my brother

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 2 роки тому

    Masha Allaah illaahay haku barakeeyo wll

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp 11 місяців тому

    Masha'Allah Masha'Allah jzk qayeer ❤❤❤

  • @sahrahasan3331
    @sahrahasan3331 5 місяців тому

    Masha allaaah walalo sida aad nogu faideyneyso waad kumahad santahey

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 2 роки тому

    Masha alah my brother keep going 😘😘😘😘

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 роки тому +2

    Mashallah ♥ ♥ runahanti ad iyo aad aya umhadsanthay qofka ku daho lahjad reer xamar maqano nin tuurleh sidow usexdo usuga yaqaan deh nin dale madalo ha iska badalin lahjadada wa lahjada tan ugu wanagsan jisakallah axsanta walalkey lindananta aad aya ucabi jiray ida iyo janjabilk inta cato radinayay ile waxa debula igadigay wa ida linta iyo janjabilk ma fahasanen walahi

  • @farsowsaalimohamed3403
    @farsowsaalimohamed3403 2 роки тому +1

    masha allah wll

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 2 роки тому +1

    Jazaakalaahu khayran bro

  • @user-rr5ot5sm8h
    @user-rr5ot5sm8h 10 місяців тому +1

    Mnsha Allah macalin ad ayan kaga faiday wax walba o adso dhigto wan la socda allaha ku xafido

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed4226 2 роки тому

    Maasha allh jazaakallahu qayr

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 2 роки тому

    Maashaa allaah ilaaheey ha ku barakeyo kuna xafido walaalkey Shukran jisaakalaahu qayr aniga waxan ku waydiina kalyaha ayaa layga dhaqa liinta ma isticmasli kara marka waarkoodna waa cuna sanjawiisha runtii waan jeclahay waan caba cuntadana waanku darsada laakiin ma iska badiyo weegii labo mar basleen qaataa

  • @safiyoali3131
    @safiyoali3131 2 роки тому +2

    Mansha Allah

  • @ashodeeq7169
    @ashodeeq7169 Рік тому

    asc wall salaan kadib sanjabiisha iyo qorfaha iyo dhagayaraha hadii shaah aan kasameysto sewaaye

  • @shamsaalihassan1475
    @shamsaalihassan1475 2 роки тому

    Kheyr Allah ku siiyo.

  • @mohamedabubakar5052
    @mohamedabubakar5052 2 роки тому

    Shukran maalim

  • @user-vr9cg4xd4j
    @user-vr9cg4xd4j Місяць тому

    Mahadsanid Xusein jazakallaahu kheyr

  • @RahmaMaxamut
    @RahmaMaxamut 10 днів тому +1

    Masha allaah

  • @cumarcumareey8042
    @cumarcumareey8042 Рік тому

    Shukran macalin

  • @mohaabdi30
    @mohaabdi30 2 роки тому +1

    Macalin wad mahadsantahay

  • @luulfarah6126
    @luulfarah6126 2 роки тому

    Mnsha allh khayr Alle Ali siiiyo

  • @abuukarxaamud1898
    @abuukarxaamud1898 11 місяців тому

    Asc walal qof xanunsan sonkor qabo gasna qabo waxa usi dher wel wel ku hayo xaga raganimada tiiro malaha wa so labma marka howsha la galo biyana kama baxo side lo dawen kara?

  • @amatarraxman6558
    @amatarraxman6558 2 роки тому +3

    Asc walaal hadhihin kuligeen inta idaawanaysa istaraybaaad leedihiin walaahi qof ahlul quraan ah mayaqaano istrays
    Xaqiidii

    • @theadantimes8394
      @theadantimes8394 2 роки тому

      Stress wujira quranku wa dawada Lakin stress wu jira adunka wa darul imtixan waxkasta way jiran

  • @maxamedcabdirashid2793
    @maxamedcabdirashid2793 2 роки тому +1

    Asc walaal ugu horeyn mahadsanid, waxad noso gudbisa casharro muhiim ah, Allah haku barakeeyo.

    • @xaawoibraahim9684
      @xaawoibraahim9684 2 роки тому

      Sidee u istic maalaa liinta aad bey muhiim ii gutahay adoo mahad san

  • @munacadey7171
    @munacadey7171 2 роки тому

    Masha allah jisaka allahu qeyran

  • @MustaqiimRaage
    @MustaqiimRaage 17 днів тому

    Thank you br

  • @dahirmahamed2564
    @dahirmahamed2564 2 роки тому

    Thanks bro

  • @ruunabdullahi8197
    @ruunabdullahi8197 2 роки тому

    Masha allaha wallala alle haku barakeeyo

  • @tuneey
    @tuneey 2 роки тому +6

    جزاك الله خير 🥰🥰

  • @queenzaaracadey
    @queenzaaracadey 2 роки тому +1

    M.a wall qaali ahjizakallh

  • @nastexoabdi4012
    @nastexoabdi4012 2 роки тому

    Jazaakalah khayr

  • @eblahalane5232
    @eblahalane5232 11 місяців тому

    Mash Allah ❤

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 2 роки тому

    Shugran wll jidh qalaylkana kaso hadal dry skin ad ayuu u qalalan yahay jidhkaygu

  • @hoododayib4626
    @hoododayib4626 2 роки тому

    mahdznid wllkeyga alle haku jeclaado

  • @ruqiyocabdi2410
    @ruqiyocabdi2410 2 роки тому +1

    Waa mahdsantahy🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 2 роки тому

    Maasha Allah walalky Husein alahaku xafido

  • @ifrahmohamed4462
    @ifrahmohamed4462 2 роки тому

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯

  • @halimaabdi6511
    @halimaabdi6511 2 роки тому

    Masha Allah

  • @Abdirashidmuhumed502
    @Abdirashidmuhumed502 Рік тому

    Thanks❤️

  • @hassanali7780
    @hassanali7780 2 роки тому

    Masha allah bro

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 2 роки тому

    Masha allaha waad madsthy

  • @maryamkhalif8064
    @maryamkhalif8064 Місяць тому

    Masha allah

  • @xaajicaamir9703
    @xaajicaamir9703 2 роки тому

    Jazkallah kheyr

  • @turkishboyhargeizawi5863
    @turkishboyhargeizawi5863 2 роки тому

    Mahadsanid wll

  • @HaawoMohamed12
    @HaawoMohamed12 11 місяців тому

    Mansha allah thanks you liin dhanan malinkasta cuntada kucina😊

  • @shukriaxmedraage6629
    @shukriaxmedraage6629 2 роки тому +1

    M.a wll jazzakalah

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 2 роки тому +2

    Asc Huseen guuleyso horay usoco viva

    • @ilyaasaxmed8310
      @ilyaasaxmed8310 2 роки тому

      Maclin waad mahadsan tahay waxaan rabaa qayaasta loo isticmaalaayo sanjawiisha iyo liin dhanaanta iyo sida loo istacmaalaayo insha Allah

  • @shamsoabuukar3652
    @shamsoabuukar3652 2 роки тому

    masha allah

  • @user-pp6nu8iz9h
    @user-pp6nu8iz9h 11 місяців тому

    Masha Allah jazaa ka allhu qeer

  • @hodanabdi6428
    @hodanabdi6428 10 місяців тому

    Thank You

  • @zeynababati1939
    @zeynababati1939 2 роки тому

    Ilaah haku xifdiyo

  • @LeylaAbdi-o7p
    @LeylaAbdi-o7p 4 дні тому

    Mashaa Alah❤❤

  • @zuzuahmed980
    @zuzuahmed980 2 роки тому

    Jazakalah qeer walal aniga sanjabisha calasha ayey igu cawisa malinwalba aya qadan jiray cafimad calosha xageda aya kahela lakin sida shegtey tabarta ayu kaqada wareer sidi dhiig la aan okale xata hada iska yareyo marka sanjabisha wa daawo lakin effects ayu leyahay wa sax waku mahadsa tahay sida no xasusineysid marar badan aya ka hadashey video yadada

  • @deeqamohamud6092
    @deeqamohamud6092 2 роки тому +1

    Asc wr wbr inaan shiido maa fiican mase inaan karkariyo liin dhanaanta

  • @caseyromaxamed6410
    @caseyromaxamed6410 2 роки тому

    Mahadaanid wll qali

  • @ashaabdi6073
    @ashaabdi6073 2 роки тому

    Asc khayr walalkay

  • @sihaamabdi2920
    @sihaamabdi2920 11 місяців тому

    Asc wll qumanka ma ufiicantahay jasakalaah

  • @cabdicali4270
    @cabdicali4270 7 місяців тому

    ❤m.a allahu ustaad

  • @sharifoabdi7189
    @sharifoabdi7189 2 роки тому

    Mhdsnid 🙏wll xusen alje 🥰💯💯 ilahey ha ku xifdiyo ❤❤🥰 I love💘 xuseen alje🙈😍

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 Рік тому

    jazakallah mashallah

  • @xareedshow6011
    @xareedshow6011 3 місяці тому

    Shukran akhii

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 Місяць тому

    Mahadsanid macalin xuseen

  • @abdalaugas8047
    @abdalaugas8047 Рік тому

    Asc waan kusalaamay wadaad bas yiri qaado weyn kuqas galaas iyo bar biyo ah maqribkii subaxdii iyo fiidkiicab taasi sax miyaa

  • @abdirahimfarah2753
    @abdirahimfarah2753 2 роки тому

    Shukran

  • @abdullahimaxamed5581
    @abdullahimaxamed5581 Місяць тому

    Waa mahadsantahay sxb sharraxaadaada wanaagsan

  • @safiyoabdirahman7361
    @safiyoabdirahman7361 2 роки тому

    Mash allah

  • @WllRashka-jp1ue
    @WllRashka-jp1ue 6 місяців тому

    Masha Allah jizakalaahu kayr

  • @cknagaashwalaal6605
    @cknagaashwalaal6605 2 роки тому

    Mashallah mashallah