XANUUNKA YIRIDKA AMA CIRID DHIIGA IYO SIDA LOO DAAWEEYO | GINGIVITIS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2022
  • XANUUNKA YIRIDKA AMA CIRID DHIIGA IYO SIDA LOO DAAWEEYO | GINGIVITIS
    Haddii cirridkaaga uu dhiigg ka yimaado markaad cadeysanayso ilkahaaga waxaad u maleyneysaa inay taasi tahay wax iska caadi ah Laakiin dhiig-baxa cirridka ayaa muujinaya dhibaatada hoose oo ciridka ka jirto iyo caabuq, muuqaalkan ayaa kuugu sharxaa qaabka aad iskaga daaweeyn kartid cirid dhiiga iyo Sidaad ugu hortagi kartidba
    Aad baad ugu mahadsan tahay daawashada muuqaalkan, si aad u hesho Talooyin iyo casharro caafimaad oo ku xiisa geliya, kusoo biir PAGE-ka Dr CK oo LIKE dheh, hadii aad ka heshay muuqaalkan Like saar lana wadaag Asxaabtada oo share dheh.
    MAHADSANID 🖤

КОМЕНТАРІ • 102

  • @dekabella284
    @dekabella284 Рік тому +1

    Thank you very much doctor

  • @user-rp4iq9rn2i
    @user-rp4iq9rn2i 4 місяці тому +1

    Thank you wll

  • @yaxyemaxamuud7015
    @yaxyemaxamuud7015 2 місяці тому +1

    Mahadsanid dr

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A Рік тому

    Masha Allah
    Aad u mahadsantahay

  • @farhanofficial2568
    @farhanofficial2568 Рік тому

    Shukran wlalalo

  • @Zaka_swe
    @Zaka_swe Рік тому +3

    Masha allaha waa runtaa dr dhaguxu wuxuu cunaa ciridka somalidi ma oga

  • @deeqadarajo8877
    @deeqadarajo8877 Рік тому

    Mahadsanid wll qali

  • @ikramkassim5617
    @ikramkassim5617 3 місяці тому

    Jazakallah khair

  • @xafsaadoontiirabi2692
    @xafsaadoontiirabi2692 Рік тому +1

    Mahadsanid ♥️

  • @dazuumaofficial350
    @dazuumaofficial350 2 місяці тому

    Shugran wllo Jazakallaah ❤

  • @aytamohamed8860
    @aytamohamed8860 Рік тому

    Thank you

  • @poqorsameofficial7890
    @poqorsameofficial7890 Рік тому +6

    Doctor CK Marka Koobad Aad baad u Mahadsanthy Sida Quruxda Badan eed Wax Noogu Faaidayso Waan Ku Taagera Allah Haku Sharfo Wll Qali Gulayso Nolal Waarta Wll

    • @drck1895
      @drck1895  Рік тому +3

      Mahadsanid saaxiib sidaad iigu xidhantahy sido kale allah ku sharfo farxad ii tahay in aan halkaan ku saaxiibno🙏

    • @hassanguedi7203
      @hassanguedi7203 Рік тому

      Khayr Allah ku siiyo

    • @ShoorleRecap1008
      @ShoorleRecap1008 Рік тому

      @@drck1895 inaa kula kulmo aa u baahanahay oo waxa qabaa cirid dheeg io af ur

  • @farduus4683
    @farduus4683 11 місяців тому

    Mahadsanid wll

  • @maxamaqoslaye8896
    @maxamaqoslaye8896 Місяць тому

    Mahadsanid dr 👍

  • @khaalidcabdi8101
    @khaalidcabdi8101 Рік тому

    thank you doctor dentistic

  • @SiicidahmedSiicid-fm3it
    @SiicidahmedSiicid-fm3it 11 місяців тому

    Mahadsanid wlky

  • @Legend33661
    @Legend33661 29 днів тому

    Masha allah thanks 🎉

  • @hakiimoabdiqaadir5404
    @hakiimoabdiqaadir5404 Рік тому +1

    Masha allah

  • @salmaancismaan2463
    @salmaancismaan2463 Рік тому

    Mansha Allah

  • @user-wh2tv6wt5z
    @user-wh2tv6wt5z Рік тому

    Thanks😮❤

  • @FaadumoCabdullahi-o3r
    @FaadumoCabdullahi-o3r 25 днів тому

    Thanks you

  • @zaynabhaaji693
    @zaynabhaaji693 Рік тому

    Tnx wllo

  • @FarhiaAhmedmohamed-zx5yh
    @FarhiaAhmedmohamed-zx5yh 6 місяців тому

    Shugran wll ❤

  • @salmaancismaan2463
    @salmaancismaan2463 Рік тому

    Thanks

  • @mohamedaamiin6278
    @mohamedaamiin6278 Рік тому +1

    Thanks D,r

  • @renzo_media
    @renzo_media Рік тому

    Thnks

  • @rodaomar2916
    @rodaomar2916 Рік тому +3

    Mahadsanid habo maasha allah

  • @caseyromaxamed6410
    @caseyromaxamed6410 Рік тому +1

    Masha Allah

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Рік тому +1

    جزاك الله خير الجزاء

  • @user-gy4eu8xl5b
    @user-gy4eu8xl5b Рік тому +1

    allaha kusharfo doctor saaka soo dhaqay ilkaha kaninkana waa sooqaty mahadsanid

    • @ANIYAA32
      @ANIYAA32 2 місяці тому

      Abyo kaniniga su uyala

  • @hassanabdihassan821
    @hassanabdihassan821 Рік тому

    Mashallah

  • @faadumasheikhabdifaadumash1615

    Thanks wall jazaaka allah

  • @QuenYasmin-c3n
    @QuenYasmin-c3n 29 днів тому

    Mahad said dtr

  • @naaneey6476
    @naaneey6476 Рік тому +2

    Mahadsanid walalkis ❤️

  • @AnisamohamedAbdi
    @AnisamohamedAbdi 18 днів тому

    Biyo cusbaleh kawaran

  • @aswanali5803
    @aswanali5803 Рік тому

    Mahsanid

  • @sakariajamac7407
    @sakariajamac7407 Рік тому

    Dr xgd jogta ee aad ka shaqaysa

  • @majacaddeshow
    @majacaddeshow Рік тому

    Xagen ka heli kara daawoyinkan dr jwb wcn

  • @aweysmaxamed4952
    @aweysmaxamed4952 Рік тому

    Sxp wad mahad san tahay sida wanagsan oo aad nogu sharaxday dhibatada uu Lee yahay yiridka

  • @shamsomohamed6195
    @shamsomohamed6195 Рік тому

    Maxadsaind

  • @asiyabeauty5004
    @asiyabeauty5004 Рік тому

    Dr cuncunka dhuunta mxaa keeno dibkas iheysto yirid miyaa plz reply sanbor ne waqabaa

  • @hakiimoabdiqaadir5404
    @hakiimoabdiqaadir5404 Рік тому

    Dr dawada inee
    Kahelikaraa

  • @salmaancismaan2463
    @salmaancismaan2463 Рік тому

    Dictor

  • @calidhiif9373
    @calidhiif9373 Рік тому +2

    Mahadsanid dr.ck waan qabey mudo cirid dhiiga mana fahamsaneyn dhibaatada Mahadsanid
    Dr.ck coridka durgey oo iligta qodan tey xal malohelaa

    • @drck1895
      @drck1895  Рік тому

      Adigaa mudan saaxiib soo dhawoow.
      Haa wuu leeyahay muuqaal gaar ayaan ka sameeyay dhawaan ayaana soo dhigi doona insha allah ☺️

    • @abdirashiidraash1385
      @abdirashiidraash1385 Рік тому

      ​@@drck1895 mahadsand Dr جزاك الله noo soo kordhi

    • @samsammahamed2737
      @samsammahamed2737 Рік тому

      Takiyoufernaj😍☺

  • @user-xn9rv4ej5z
    @user-xn9rv4ej5z Рік тому

    Asc wll hargeysaan jogaa may cawiinay ilaahay baa ajaar kaa siinaya wiil fiicaan baad tahaay wadana helaay ajarakaa anaa hubaa

  • @user-pu6ss9kd6z
    @user-pu6ss9kd6z 5 місяців тому

    Dr pls iso jawab in allah qeyr kusiyo😢 iliik an buxsadhay aya xanun kajogi laahay wxana umaleya inu igaso dacayo bal isheg mxa dawo uah😢

  • @nihalabdi4434
    @nihalabdi4434 Рік тому

    Wuu idhaqaa Wllo inyar kadib sidoodi kunoqdaan ilkihina sidi loodhaqayay wey qodmeen 😢

  • @nasibley5840
    @nasibley5840 Рік тому

    Dr khayr alaha kusiiyo cirid dhiiga anu idhibay

  • @hanimohamed2198
    @hanimohamed2198 Рік тому

    Dr aani marka dhalo goose baa iga jabaa maxa sameyaa

  • @walimacalin6280
    @walimacalin6280 2 місяці тому

    Asc wll xageen kahelaa daawadaa waxaan joogaa soomaaliya

  • @maxamedciise6956
    @maxamedciise6956 8 місяців тому

    Runtii qodobad aad shegty qaar kamid ah anaa isku arkey

  • @AbdiqaadirMahamed-of5cz
    @AbdiqaadirMahamed-of5cz Рік тому

    Ilkaha liqliqa wiliba liqlisho yar sidee loo daaweyaa

  • @user-pp8eb9fw6d
    @user-pp8eb9fw6d 11 місяців тому

    Wll anu harken kagala xidhiidhaaa ??z

  • @caseyromaxamed6410
    @caseyromaxamed6410 Рік тому

    ilma yar sidee luga daweyaa

  • @almaasabdi7997
    @almaasabdi7997 Рік тому

    Dr dawadan anoo ilkaha ii xiran yahy ma isticmali karaa

  • @zamzammohamed1982
    @zamzammohamed1982 Рік тому +1

    Wlal 8 sano way ii dhigan mana hyo wxa xal ah wayo dhakhtar marku daweeyo laba is buuc kadib halki bay ka bilabn

    • @drck1895
      @drck1895  Рік тому

      Waan ka xumahay abaayo hadii aad wadanka joogtid gaar ahaan muqdisho waan ku caawin karaa

  • @saaficisman8066
    @saaficisman8066 Рік тому

    Wll gawar yar 6sano jirto aa afkeda marki hore dhiiga ka iman jire hada sidaan cusbo io biyo uga dhaqaaye we ka ronate dhiga lkn wu so ura 🗣mar mar mxa sameya?🥰✋

    • @drck1895
      @drck1895  Рік тому +1

      Facebook page kyga waxaa ku Qoran Dr CK iigala soo xiriir wll waan kaa caawinayaa

  • @ridwaancali-gs3el
    @ridwaancali-gs3el Рік тому

    wyahy

  • @NimcoSln
    @NimcoSln 11 місяців тому

    Dr numberkaaga rabaa please

  • @abdisalaancabdullaahi7457
    @abdisalaancabdullaahi7457 Рік тому

    Wlle waxa tahay dictor wanagsan waxaan ilaahay kaaga baryaya saa noocaa winaysid ookale inuu ilaahay kuu caawiyo mid aduun iyo mid aaqiraba

    • @drck1895
      @drck1895  Рік тому

      Mahadsanid walaal ducadaada waxay ii tahay farxad iyo dhiirigalin mar walba oo qof wax u faa’idayana waan ku farxaa allah ku sharfo wll Abdisalaan👏🏽

  • @mariamaxamed6022
    @mariamaxamed6022 Рік тому

    Wll waa ku baryaa isoo jwb maxaa u fiican meelaha la qaniino oo ficnaato kadib calaamad gaduud reebto iyo kus yariis oo gaduud wajiga waa ku baryaa isoo jwb🥺🙏

    • @drck1895
      @drck1895  Рік тому

      Walaal si fiican kuuma fahmin fadlan iigala soo xiriir Facebook page-kyga waxaa iigu qoran 👇🙏
      Dr CK

    • @abdikarimdimbil1473
      @abdikarimdimbil1473 Рік тому

      Xaasisanaa qofka waji qaniinay 😡

  • @sadamhusen4391
    @sadamhusen4391 Рік тому

    Mahadsanid ALLE hakubarakeeyo

  • @filsanegal3927
    @filsanegal3927 Рік тому

    Dhagxaantu af urka may keenaan

  • @cabdaleayaanle
    @cabdaleayaanle 11 місяців тому

    Haa anasbaqaba

  • @user-hu4yc2bd4w
    @user-hu4yc2bd4w 6 місяців тому

    Wllo wllhi ana qabo ina so xerto na waraba😢 xage ka hela

    • @zaki.zk-
      @zaki.zk- 3 місяці тому

      Hadaa qabto cudurka Cagaarshow ilkaha ma xiran kartid la soco👍

  • @user-jd7pr2pi7k
    @user-jd7pr2pi7k Рік тому

    P❤❤❤❤❤❤p

  • @sihaamqorane6951
    @sihaamqorane6951 Рік тому

    mhdsnd

  • @qadanahmed5880
    @qadanahmed5880 Рік тому

    wll dwadan wan isticmala waxna igama tarayso anoo isticmala ayuu idhigyaa ciridku ee copy iyo original miyay kalaledahy maxa se lagu karta original ka

    • @maqsuudibraahim7630
      @maqsuudibraahim7630 Рік тому +1

      Tan dhakhtarku ku tusayo ayaa original ah anaa isticmaalay dhig dambe iyo xanun iskuma arag

    • @xaliimocalinuur2169
      @xaliimocalinuur2169 Рік тому

      ​@@maqsuudibraahim7630 intee laga helaa abaayo original ka

    • @maqsuudibraahim7630
      @maqsuudibraahim7630 Рік тому

      @@xaliimocalinuur2169 farmashiyada walal sawirka qaado oo ku raadso

    • @maqsuudibraahim7630
      @maqsuudibraahim7630 Рік тому

      @@xaliimocalinuur2169 xataa supermarket yada wad ka heleysaa

    • @user-xn9rv4ej5z
      @user-xn9rv4ej5z Рік тому

      Alaxm dheeh dhiig keliya haduu yahaay dad badaan dhiibato af ur baa haysata xalana loo wayaay lkn ciriid dhiiga wlhy Ana dawo kuu sheegaya igaa bisaay alax lkn xanuuun kale oo qanja ah baa ihayaa😢 iso duceey dwadana fb hadad ledahay waan kuso shegaya

  • @fardoosmaxamed4817
    @fardoosmaxamed4817 Рік тому

    Dr yiridka durkay xal ma lo helii karaa

    • @drck1895
      @drck1895  Рік тому

      Haa huno wuu leeyahay xal muuqaalada xiga ayaana ku sharxi doona ee channel-ka ku xidhnow.
      Mahadsanid ☺️

    • @fardoosmaxamed4817
      @fardoosmaxamed4817 Рік тому

      @@drck1895 haye insha lh

    • @fardoosmaxamed4817
      @fardoosmaxamed4817 Рік тому

      @@drck1895 dr ciridka durkay xalkisi wali kama hayo

  • @maymuunamaxamed378
    @maymuunamaxamed378 Рік тому

    Mahadsanid dr

  • @ZakiArab-vx3tv
    @ZakiArab-vx3tv 10 місяців тому

    Mahadsanid❤❤

  • @caseyromaxamed6410
    @caseyromaxamed6410 Рік тому

    ilma yar sidee luga daweyaa