MAXAA USKU CATEYAYA

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 87

  • @ladancaday2092
    @ladancaday2092 8 місяців тому +2

    Maashaaallaah ❤❤ shukran abaayo noo soo galin cuntooyinka madkaste wax laga helaayo in.shaallaah

  • @ifrahwarsame6117
    @ifrahwarsame6117 3 місяці тому +1

    Mashallah thank you ❤

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 8 місяців тому +2

    Mahadsanid abayo noosoda warabna

  • @safiyaabdiaziz1829
    @safiyaabdiaziz1829 8 місяців тому

    Thanks wllo hore usoco❤❤❤❤

  • @MadadIsmail-hq3gi
    @MadadIsmail-hq3gi 8 місяців тому

    Masha allaah wax badan baan kaafaiiday horay u soco fartun hpp

  • @malikamed786
    @malikamed786 8 місяців тому

    Ma sha Allah huno macan ❤

  • @PpeFaatima-xs8zb
    @PpeFaatima-xs8zb 16 днів тому

    tnx abayo❤❤

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 8 місяців тому

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 8 місяців тому

    ماشاء الله تبارك الرحمن حبيبتي 💖 👍🌹

  • @QuenInaabdi-wd9tv
    @QuenInaabdi-wd9tv 8 місяців тому +1

    Masha allaha❤❤❤❤

  • @nasrasimanofficial7971
    @nasrasimanofficial7971 8 місяців тому

    Thanks qaali nososheeg

  • @MaryamMohamed-ks4cv
    @MaryamMohamed-ks4cv 8 місяців тому +1

    Masha alah

  • @umuzahra3864
    @umuzahra3864 8 місяців тому

    Masha allaha❤❤

  • @RamlaMaxamedcali
    @RamlaMaxamedcali 26 днів тому +1

    M.a tanks apyo❤

  • @ifrahfarah-su9ws
    @ifrahfarah-su9ws 8 місяців тому +1

    fartun abayo horta naskii ku xanunay sed kaa thy wanku soduceynee quruxey wlhi wx thy hoyo karti leh kudayasho mudan keep going

  • @hodanarab8857
    @hodanarab8857 8 місяців тому +1

    Noo soo badi video noocas oo kle ❤

  • @habibaadow5206
    @habibaadow5206 8 місяців тому

    masha allah ❤❤

  • @hodanarab8857
    @hodanarab8857 8 місяців тому

    Link excercise aad samayso noo soo dhig ka caloosha fadlan wllshy

  • @XamdaIiban
    @XamdaIiban 25 днів тому

    Haa abayo

  • @user-iz2op8on2x
    @user-iz2op8on2x 8 місяців тому

    Thanks abyo nosogali

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 8 місяців тому +7

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis happy 😊 ❤

  • @HanaanKader-zm5fo
    @HanaanKader-zm5fo 8 місяців тому +1

    Noo soo same.

  • @miskimusseamiin9049
    @miskimusseamiin9049 8 місяців тому

    Meeqo bilood ayaakujirtay abayo?

  • @user-kx9gz7kt5s
    @user-kx9gz7kt5s 8 місяців тому

    Jimicsi la aan calosaha majarmeso miyaa abayo

  • @munacabdinuurmaxamed2333
    @munacabdinuurmaxamed2333 8 місяців тому +2

    Fartun waxaan rabaa halbil inaan somo ayaan rabaa ma laga yabaa iney calosha iga jaranto mida kale sahur iyo afur maxaa ku habon adigo rali ah iso jwb quruxey❤❤❤

  • @XamdaHarago
    @XamdaHarago 5 місяців тому

    Paayo mahadsanid

  • @miskimusseamiin9049
    @miskimusseamiin9049 8 місяців тому

    Jirka makaajilcay abaayo?

  • @yasminabdi3603
    @yasminabdi3603 8 місяців тому

    Mashallah

  • @zuhuurali4124
    @zuhuurali4124 8 місяців тому

    Nala wadaag abyo

  • @AishaCuud-hm9bq
    @AishaCuud-hm9bq 8 місяців тому

    Manshallah 🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-fz3er6hu8d
    @user-fz3er6hu8d 29 днів тому

    Abayo mhadsnid wllhi wakugu faiday

  • @hafsaibrahim1198
    @hafsaibrahim1198 8 місяців тому

    Intermittent fasting is good

  • @Far.xiya_
    @Far.xiya_ 8 місяців тому +2

    Mcnto noso samee asago vedio ah pls

  • @simrannimcan5214
    @simrannimcan5214 8 місяців тому +4

    Aniga caayi said ma jeceli caato said ah neh kama.helo.waa.Lawo fool xumo hada.aniga wx yar ina jiirkeyga cayiliyo Aya raba wx an said ehn balse wx yaro qurux sida wajiiga io qorta oo kale i.a

  • @sahracali7473
    @sahracali7473 8 місяців тому

    hada ur ledahayna krwn abaayo

  • @Leylocabdi-ro7xr
    @Leylocabdi-ro7xr 12 днів тому

    Mahallah❤❤❤

  • @RoodaXuseen-np5fo
    @RoodaXuseen-np5fo 8 місяців тому +1

    Wall faytamin manala wadagiikarta

  • @glambydeqa
    @glambydeqa 8 місяців тому

    Kaniiniyaasha vitamins ka so sheeg

  • @PpeFaatima-xs8zb
    @PpeFaatima-xs8zb 16 днів тому

    M.a❤❤

  • @Acc-ng9yj
    @Acc-ng9yj 8 місяців тому

    Asxaabta malaysia jooga ma leedahay college luuqada English lagu barto waana sidee mida kale dadka Malaysia luuqada English ma ku hadlaan pls iga soo warama muhiim uahay 😢

  • @user-jz2wk9zm4n
    @user-jz2wk9zm4n 6 місяців тому

    Nagadabenta ana calooshyda layaabane😂

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam24 8 місяців тому

    Fartuney abyo ma na walee shalay baan ka arkay snabchatka ado şaka madow caloshada hoos dhan bey fadhisay lkn adi waxa ku mashqulsaned sakada Kala barkeda hostada ma u jeedin😂😂😂

  • @maymuungaaz5336
    @maymuungaaz5336 6 місяців тому +2

    Videogan waxan dawanyaa 3/1/2024 i.a dait kaasna hda bilaabayaa tijaabada mrkan kuguulaysto jawabta idinla soo wadaagi mahdsnit abyao adnah ❤

  • @FardowsoAdaan-yz9tz
    @FardowsoAdaan-yz9tz 3 місяці тому

    M .a

  • @NasteexoYusuf-vh5vs
    @NasteexoYusuf-vh5vs 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nadiirohassan5322
    @nadiirohassan5322 8 місяців тому

    Abyo gruop noosameee oo challenge ah hadee macquul tahy

  • @Far.xiya_
    @Far.xiya_ 8 місяців тому

    Abaayo jiim miyaad sameysa

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 8 місяців тому +2

    Fartuuneey Ani ma cayilni lkn caloola qaati ka taaganahay seen yeela

    • @Faatima223
      @Faatima223 5 місяців тому

      Jimicsi samee iyo Green tea cab

  • @user-nt9yw2qi4i
    @user-nt9yw2qi4i 5 місяців тому

    Haaa

  • @farduusjaamac2921
    @farduusjaamac2921 23 дні тому

    Qof qalan ma cabi karaa liin iyo sinjibiil

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 8 місяців тому +3

    Is caataynta noocanaa kama helin waaba gaajo isku dil,

  • @HanaanKader-zm5fo
    @HanaanKader-zm5fo 8 місяців тому +1

    Wll calosha doo naya

  • @miskimusseamiin9049
    @miskimusseamiin9049 8 місяців тому +1

    Meeqo kilo ayaad riday Fartuun?

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 8 місяців тому

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉

  • @atikaosma9056
    @atikaosma9056 8 місяців тому

    No soo sameey

  • @umalkhayrnimco2171
    @umalkhayrnimco2171 8 місяців тому

    Fartuun dhuubo dhex yar

  • @ayaansaciid372
    @ayaansaciid372 8 місяців тому

    Ayaan cayil ubhnthy kasohdal caato naflthy hhhh

  • @deqaosman4224
    @deqaosman4224 8 місяців тому +1

    Masha allah

  • @user-kx9gz7kt5s
    @user-kx9gz7kt5s 8 місяців тому

    Ex

  • @HanaanKader-zm5fo
    @HanaanKader-zm5fo 8 місяців тому

    Wxn donaya Ina noqodo dhxyar

  • @user-no4op5ty4q
    @user-no4op5ty4q 4 місяці тому

    Wax lagu cayilo ii sheeg abyo

  • @sweetamla2058
    @sweetamla2058 8 місяців тому

    Ano nuujinayo diet masamen karaa baby ga 5months jiraa

    • @maymunabintu1389
      @maymunabintu1389 8 місяців тому

      3 months jirta aniga qalina waku dhalay wliba laba sano isku xigta alxm wax wliba wa gacanku heen wll cuntada un ka war qaab waxyabaha faadka leh Laga taxadira

  • @umulkheyrismacil3362
    @umulkheyrismacil3362 8 місяців тому

    Xbbti kaajo la isku dilo iyo cuna la iska ilaliyo shegadas wexey socoday 2018 iyo 2020 lkn hada sida laiskuma cateyo
    Lkn hada sadax waqti adoo cunayo ba lais cateynaya
    Wxana la isku cateynaya jikin kaluun iyo hilib iyo salbuko misir iyo furuud Sokor tana wd ka foganeysa marka xbtiyey hadii sidan aad inoo shegta hadad is ku cateysay cafimadkaga wd duqeysay wlhi

  • @ayanmire9040
    @ayanmire9040 Місяць тому

    Ayaan watan iska jiftay 2 sano ee Manta yutub imatay ayado cato rade

  • @nabiilaibrahim4351
    @nabiilaibrahim4351 5 місяців тому

    Videogaan waxaan dabaday mnta oo eh 30/Jan/ 2024 insha allah mrkaan guleysto inoo balan ah

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 8 місяців тому

    Mahadsanid happy xappi plz kaniniyada vitamin ka laga helo nosheeg❤❤

  • @AtaashBil3
    @AtaashBil3 2 місяці тому

    Akshay maxaladhaha

  • @user-vu2fy2gq4q
    @user-vu2fy2gq4q 23 дні тому

    Qof lug ka jaban sidee isku catayn karaa

  • @abdullahidaahir5402
    @abdullahidaahir5402 8 місяців тому +1

    Qof xamila masamen karaa mcn uur cusub

  • @umuamalcabdilaahi8697
    @umuamalcabdilaahi8697 8 місяців тому +1

    60mint waa sacad kaamila so maha😊

  • @user-sn5rg5xg9l
    @user-sn5rg5xg9l 4 місяці тому

    Mahad sanid abaayo

  • @KOKOBULLE-ou3zq
    @KOKOBULLE-ou3zq 8 місяців тому

    Abayo jiim hadaan dhiganayo cuntada cadiga soo macuni kari

  • @Queen-official
    @Queen-official 8 місяців тому +2

    Naagaha somalida markii la furo le balaayo iska dhigan oo marka la qabo maxa kla daadiye mey isqurxiyan iscateyan tasa la yabay ani 😂😂😂

    • @hodanqaali4919
      @hodanqaali4919 8 місяців тому +1

      😂😂😂 ani xajigayga dalku ka maqanyhy marku ila jogo wan is dhigtaa marku maqanyhyna wan isqurxiyaa daacadii😂

    • @Queen-official
      @Queen-official 8 місяців тому

      @@hodanqaali4919 😂😂 oo cadaa ugu yaran adigo qurux badan ku imana hhhh lkn marku imadona kusii dadaal si ciyow lagugu so labto 😅 maha nin le in lisku qurxiyo balse mar walba naftada xita kalsoni badan yelane

    • @ayanahmednur5773
      @ayanahmednur5773 8 місяців тому +1

      wa ley qaba 3 ilmo aa dhalay wan is cateya 30 sano jiraa walahi bilahi talahi marka suqa ado adiga ma ilmo dhalay ley dhaha 20 xata ma garin ley dhaha ilmaha marja dhalay 80 aa noqday wana isku dalan nin neh ma u samen nafteyda aya u sameye dadka isku mid mahan 2024 lo socda gabdhaha wa tagen

    • @Queen-official
      @Queen-official 8 місяців тому

      @@ayanahmednur5773 mashallah abayo sax waye naftda loo sameya markas dadka iyagaba afka ka deynen

    • @Faatima223
      @Faatima223 5 місяців тому

      ​@@ayanahmednur5773sax waa sidaas

  • @MaryamMohamed-ks4cv
    @MaryamMohamed-ks4cv 8 місяців тому

    Masha alah