SHEEKH SHANTAAY OO SOO DHAWEEYAY XUKUNKA DILKA AH EE LAGU RIDAY SAYID CALI OO SI SUXN U DILAY XAAS..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 тра 2024
  • SHEEKH SHANTAAY OO SOO DHAWEEYAY XUKUNKA DILKA AH EE LAGU RIDAY SAYID CALI OO SI SUXN U DILAY XAAS...

КОМЕНТАРІ • 173

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray Місяць тому +11

    ASC. SHEEKH JISAAKALAAH KHAYR ALLE HAKU XAFIDO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @BabaAzhaar
    @BabaAzhaar Місяць тому +15

    Sheikh shantaay xaqa ayad taagertay Ilaahay ha ku sharfo

  • @xuseenalmakhzoumi4516
    @xuseenalmakhzoumi4516 Місяць тому +8

    Walaalkay sh shantaay waad ku mahadsantahay qof diinta wax ka taqaan baatahay maasha allah
    Waxaan kubwaydiinayaa
    Qof ka haduu inkiray madilin uu dhahay sidee diyo u dhiibayaan reerkiisa Diinta maxay ka qabtaa qof aadan dilin inaad diyo ka bixiso labadaa ma isqaban kartaa sh shamtaay iiga soo jawaab

    • @MaryanCalli2
      @MaryanCalli2 Місяць тому +1

      Haa Xusen Waa Sidad Shektay

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray Місяць тому +9

    ALLAAHU AKBAR ILAAHOW QATUMADA KHAYR NOGU QATIN DHAMANTEYN AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Місяць тому +10

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray Місяць тому +8

    ALLAAHU AKBAR ILAAHOW DAALIMIINTA. SHARKOODA NAGA BAD BAADI. AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Місяць тому +6

    Yaa rabbi Dhamaan Muslimiinta dhiban dhibka kadul qaad, Cadaaladu hashaqayso, hana sarayso, amiiin🤲

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 Місяць тому +1

      Cadaalada ha shaqeeyso kulahaa, Muqtaar roobow oo dad badan laayay oo qarxiyay caruur iyo arday maa la xukumo oo cadaalada lagu fuliyo haddi aad cadaalada aad sheegesid ay run kaa tahay.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +9

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 Місяць тому +4

    Luul aabeheed askari uu ahay oo siyaad bare u soo shaqeeyey oo boolis buu ahay waana dad gib ah. Oo dariskeena ay ahayeen allaha u naxariisto samir iyo ii maan allaha kasiiyo familkeeda aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 Місяць тому +10

    ☝️allaahu akbar allaahu akbar allahu abar

  • @bosteeyomahad-mt4ti
    @bosteeyomahad-mt4ti Місяць тому +6

    Sh.Shantay.runta.halagu.tagero.1m.halagarsiiyo.somaliyey

    • @user-nj1dy1kl8t
      @user-nj1dy1kl8t Місяць тому +1

      Maanta Hala taageero intakalana Hala caayo sidii larabay iyo isirnaceybu taageeraye miyaa .

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 Місяць тому +5

    Luul ilaaheybeey cadaalad kasugee laina ilaahey waa caadil hadii sheeqal eey tahay dad aan hub heeysan laakin ogaada qof qof ka xoog badan majirto laakin alle.kacabdi ayaa leeys dheer yahay

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry Місяць тому +6

    Masha allaah waa nin run sheekey? Nolow sxb. Lkn iska ilaali reer salebaan waa cadow qabiili ah.sxb nolow❤❤❤

  • @qalbiinahassaninahassan8079
    @qalbiinahassaninahassan8079 Місяць тому +1

    MashaAllah tabaraAllah runtaaa sheikh shantaay ilhey ha unaxariisto lul Abdiaziz

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Місяць тому +1

    Mashallah sheikh shantaay jazzakum Allah kheyr runta ayaad u sheegtay reerka wiilka dhalay sheikh shantay hadanan dhibatad layska qaban waáyo waa la halaagsamay dulmiga aad ayuu u xun yahay dagaalkii sokeye ee 1991 dhibatada maanta na haysata nama qabsateen dadkii soomaaliyeed ayag is dhameeyey wayna isku aakhiro seegeen marka dadkeen soomaaliyeed xaq Allah tuso qabyaaladan waan aragnay inay dakeeni ku dhamadeen oo qaarkood ku curyaameen oo qaarkood aakhiro aadeen

  • @AshaaweysAsha
    @AshaaweysAsha Місяць тому

    Sheekh shantaay runtaa kujeclhy iyo xaqa ad tagertey Masha Allah alle ha xafido

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 Місяць тому +4

    Runtaad sheegtay laba qof nin dilay ayaad dababa gashanaysiin waa in la dilo sayid cali faamilkiisa waa in ay dha dhamiyaan caruutay ka tagtay marxuumada iyo aabeed xanuunkay mareen

  • @_Shorts251
    @_Shorts251 Місяць тому +1

    هذا الشيخ والله العظيم رجال ابن رجال ماشاء الله الله يكثر من امثالك انت رجال رجال انت اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b Місяць тому +4

    2labo qof aya runta wixi dhacay og qof wadhimatey luul ..sayidali runta inu shego ufican ..

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 Місяць тому +1

    MAA SHA ALLAH YAA AHLU KHEER SHEEKH SHANTAY

  • @ccasiisismaciil8406
    @ccasiisismaciil8406 Місяць тому +1

    Al shekh shantaaaaaay
    Xafidullah
    Maanta waa kutaagersanahay

  • @miskifarah4859
    @miskifarah4859 Місяць тому

    ASC SHEEKH SHANTAAY AKHUUNAA JZKHEYR RUN AYAAD KA HADASHEY MAASHAA ALLAAH

  • @maryanducaalexusen3921
    @maryanducaalexusen3921 Місяць тому +2

    Allahu akbar sheeq allah ku xafiid❤❤❤❤

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray Місяць тому +6

    ALLAAHU AKBAR ILAAHOW MUSLIMIINTA FALASTIN DHIBKA KADUL QAD YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-zy1gc4ee3g
    @user-zy1gc4ee3g Місяць тому +1

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @halimoshidie569
    @halimoshidie569 Місяць тому +2

    Alaah Akbar❤❤XAQA AYAA GUULESTAY❤❤❤

  • @ZainabYusuf-nu6ri
    @ZainabYusuf-nu6ri Місяць тому

    Sheq Alle haku xifdiyo amin yarabi

  • @sadiahassan798
    @sadiahassan798 Місяць тому +1

    Maashaallah tabbarakallah sheekh shaatay Allaha ku xafido

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +3

    Waa sax waa inlaa diilo xaaqa lulu allha haso dadajiyo inshallah tuugo xalane waa odayal alkulistay ah

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Місяць тому

    sax allow iqaboo gub mujrimka aamiin🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭👍👍

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj Місяць тому +10

    بسم الله إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم ارحم الراحمين ءامين يارب العالمين مرحومه لول عبد عزيز

    • @user-vz5dw8pp9n
      @user-vz5dw8pp9n Місяць тому

      Ma sha allh
      Guul.bakuurajen.walakey.qaali

  • @user-wd4fo2ix6t
    @user-wd4fo2ix6t Місяць тому +2

    Sheekh shntaay mansha allah❤

  • @Candyg14
    @Candyg14 Місяць тому

    May Allah give her jannah inshallah she gets justice

  • @user-jm5fp3gj2s
    @user-jm5fp3gj2s Місяць тому +4

    Mnsha allaah

  • @STOMPZ1
    @STOMPZ1 Місяць тому

    Maansha alaah xaqa ha shaqeeyo ilaahey ayaa xaqa soo saarey

  • @maryan3892
    @maryan3892 Місяць тому +3

    Lix caruur ah iyo hooyadood baa filanayaa

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 Місяць тому

    Shiikh rabi haku barakeeyoo xaqaad ka hadashay

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 Місяць тому

    Allah xaqa soor ah dulmi baa somli kaa socda☝️☝️

  • @Mudaneey
    @Mudaneey Місяць тому +4

    War shantaay maxkamadaha ha naloo geeyo

  • @maxamedyare9999
    @maxamedyare9999 Місяць тому

    Allh ku akbar sheeq shantaay

  • @user-gj1uu8kb1l
    @user-gj1uu8kb1l Місяць тому

    Masha Allah..Allaha kuxifdiyo sh shantay

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs Місяць тому

    asc..masha Allah jasaku.laahu kheyr..🙏👏👏

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Місяць тому +1

    Masha Allah waa runtaa 👏💯

  • @omaraliige
    @omaraliige Місяць тому

    Sheeq shantaay runti sidaan u malenayay ma aha runti waa nin qiimo badan leh

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 Місяць тому +1

    Sheikh shantay waku tageransanhya hada laga bilawo runta ka hadashay

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Місяць тому +1

    Scw scw scw scw scw scw

  • @MaryanciseSamatar
    @MaryanciseSamatar Місяць тому +1

    Masha allaah❤❤❤

  • @fadumayahie6610
    @fadumayahie6610 Місяць тому +2

    Walee xaqaa ka hadashay

  • @ummabdallahrqyh511
    @ummabdallahrqyh511 Місяць тому

    Muqadimadu dheerar badanaa ...Gacan ku dhiiglaha 2 Naf Buu Gooyay Hooyo iyo ilmahey caloosha ku siday + 6 caruur oo agoon ahna Rajo Ayu ka dhigay

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 Місяць тому +1

    Allahu Akbar gaysi xaqa ka hadal intad nooshahay

  • @noorbunow9132
    @noorbunow9132 Місяць тому

    M,a wale sh Somalia ninka ugu run sheg bathan Aya tahay oo ugu Ada lad bathan Aya tahay ninka wazirka adacalada in laga Digo ayu kuhabon yahay m,a haqa ayuu tagera marwalbo Alle Haku hifdiyo I, a

  • @liibaanhassandiiniluckyboy2327
    @liibaanhassandiiniluckyboy2327 Місяць тому

    Maantaad ugu fiicneed intaad halaysay sh. Shataayow

  • @sadiahassan798
    @sadiahassan798 Місяць тому +1

    Allahu Akbar Allahu Akabar

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 Місяць тому

    ☝️☝️allaahu akbar sheekh allaah khayr haku siiyo

  • @Laila-nuraa
    @Laila-nuraa Місяць тому

    Allah haku xiftiyo inshaala

  • @NeimaAbdikader
    @NeimaAbdikader Місяць тому +1

    Waa runtaa allaahu akbar

  • @user-pw5yc4dc3h
    @user-pw5yc4dc3h Місяць тому +2

    Alllah akbar

  • @user-vi4hq1pj5c
    @user-vi4hq1pj5c Місяць тому +1

    Nin raga tahey wll sheekanagaa

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 Місяць тому

    Thanks 👍 sheikh saxiix waye wlhi ✅✅

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj Місяць тому +2

    bismillah asc masha allah illahow diintena mcn iyo iimaanka intaba inagu sug alx lillah illaheyba mahadleh horta waannu wada sugeynay xukunka dilaaga arxanka daran hadaa nahay shacabka somaliyed inti dulmidiid ah lkn illaheyba nakala asturay alx lillah waxan leyahay dilaaga geeya tiirka

  • @engahmedhajifarascade5046
    @engahmedhajifarascade5046 Місяць тому

    Mansha allah sheikh shantaaay mujrimkaaas ha la toogto. Ninkaaas waaa In la gabo.

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 Місяць тому +1

    Dambigeena allaha dhaafo Aamiijn

  • @Maxamed-Muse
    @Maxamed-Muse Місяць тому +1

    Masha Allah shiikha runta ayuu sheegay

  • @qadiracumar7411
    @qadiracumar7411 Місяць тому

    Masha allh si xayaata leh bad uga hadashay waxaa tahay qof cod kar ah diintana yaqaan adigo kale ayee u bahanyihiin somalida sharaf ku nolow walalkey shantaay isna ilaali dadka ma jecla run sheeg🙏

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 Місяць тому

    Alaahu akbar Alaahu akbar Alaahu akbar guuuulguuuul

  • @user-of3rq2bo8d
    @user-of3rq2bo8d Місяць тому

    Allah akber ❤❤

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 Місяць тому +3

    Lix caruura dheh

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Місяць тому

    Mashaa Allah

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs Місяць тому

    Masha Allah sheiikh.shantay🎉

  • @zahrahajji2570
    @zahrahajji2570 Місяць тому +2

    Mash.alaha.nolow.shiq.shantay

  • @user-sy1xu5kw9l
    @user-sy1xu5kw9l Місяць тому +2

    masha.allah.xaqa.ayaaka.hadashay

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Місяць тому +1

    Sax sax Masha'Allah Cadaaladu hashaqayso, Halagubo Dambiilaha❤️‍🩹💔🙌👍

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray Місяць тому +2

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤

  • @user-pe4ig2tv5b
    @user-pe4ig2tv5b Місяць тому

    Jah barkallah xaa ka hadashay reer gowsa ruug gacan in lagu qabto waaye

  • @user-oi7dk4ot9p
    @user-oi7dk4ot9p Місяць тому

    Merci

  • @MascuudFarxaan-sp5dr
    @MascuudFarxaan-sp5dr Місяць тому +2

    Guuul guuul guul

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff Місяць тому

    Alaahu akbar ☝️✊️✊️✊️👏👏👏 guul cadalad hashaqeyso ...😢

  • @SoudeyssiMahdi
    @SoudeyssiMahdi Місяць тому +2

    Lix caruura dhe

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Місяць тому +1

    Xafidulaah sheakh 🤲❤️

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 Місяць тому +2

    الله اكبر

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Місяць тому +1

    Scw

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 Місяць тому +2

    ☝️☝️allaahu akbar

  • @CumarAqli
    @CumarAqli Місяць тому +1

    GACANKUDHIIGLESAYIDCALI. WAAINTIIRKA. LAGEEYO

  • @user-tp2gg3pz2t
    @user-tp2gg3pz2t Місяць тому

    Sheikh shanta masha Allah

  • @kaderhusseindhere4709
    @kaderhusseindhere4709 Місяць тому

    Allaaah bay cadaalad agtiisa talla

  • @SheedshNuur
    @SheedshNuur Місяць тому

    Shiiq shantay waanku sitaa

  • @Munacadeeyqoraxeey
    @Munacadeeyqoraxeey Місяць тому

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Місяць тому +1

    Alxamdulilaah

  • @user-fu3og7sf4p
    @user-fu3og7sf4p Місяць тому

    Abgaal maxaa Hg tusay bis , maad soo qabatiin wiilkii Abgaal ee dilay Macalin kii Baadicade😢😢😢

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Місяць тому

    Waaa runtii sheekh shantay

  • @nasraxasan-il2oc
    @nasraxasan-il2oc Місяць тому

    Asc sheeqow wiilka wuugalay danbiga wey cadahay hadey kama aheyd iyo hadi ay kas aheydba lkn ehelka waa indy qaatan diyada bixiyaan oo ay wiilkoda dhahaan hanaloo xukumo xukun tolka luul Alayaaraxmana ha cafiyaan oo Alle dartii hausameyaan wiilkan

  • @wardaubaxa5138
    @wardaubaxa5138 Місяць тому

    Scw scw scw scw scw scw scw xaqiiq waye

  • @aadanmaxamed9368
    @aadanmaxamed9368 Місяць тому

    Allahu akbar

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 Місяць тому +2

    Walaalken waxa u fiicina inu qirto dilka aun luul

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 Місяць тому

    Shantay masnta runta ka hadashi 😢

  • @CaashaShariif
    @CaashaShariif Місяць тому +2

    Waa run hadalkas wlhi

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

    SHIIQ AJAR ALAHA KAA SIIYO AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN
    CARUURTA LUUL WAA 6 SHIIQOW 5WIIL IYO GABAR 😢😢😢😢
    CARABKAA KA DAFAY 4CARURA WAGARTAA

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 Місяць тому

    Waa run

  • @user-lj9kj3wz2k
    @user-lj9kj3wz2k Місяць тому +1

    Asc horta dadka dhahayan marqati lomahaayo diinta wax kama yaqanan marqati hadi lawayo qariino aya wax lagu xukumaa tusaale hada qofka dumarka ah hadi la arko ayado uurleh an la,ogen mesha ay ku guursatay qoftas mxa cadenayo in sharciga lawafajiyo 1 ayada isku marqati ah oo uurleh tedakale ninkan wxu xanaqsana wubaxay shidal usogatay dedna wixi uuu usogatayna qof walba wufahmi kara hade gbadhu ayada dabka isgarsiisay intu lasoo cararo ayu isbital gen lahaaa ee qof xaskisa kacararaayo majiro

  • @ZainabYusuf-nu6ri
    @ZainabYusuf-nu6ri Місяць тому

    Allahu Akibar