DAB-CASAR OO ILINTA CESHAN WAAYAY | KIISKA SAYID CALI XAMAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • DAB-CASAR OO XARGA GOOSTAY | XAALADA UU DALKU KU JIRO
    Spain, Ireland, Norway to recognise Palestinian state today
    The three European nations are set to formally recognise a Palestinian state later today, joining 144 other countries that have already done so.
    Ireland’s cabinet is expected to affirm the decision after several hours of debate this morning in parliament.
    Speaking yesterday, Ireland’s Prime Minister Simon Harris said: “We believe in the state of Israel and in the state of Palestine, living side by side in peace and stability. And we believe it at a time when others are seeking to bomb that hope to oblivion.”
    We will bring you all the latest on this from the ground as it happens.
    IDF Spokesperson clarifies no soldier was abducted, following Hamas's claims
    The Hamas armed wing spokesman did not say how many soldiers had been abducted and showed no proof of the claim.
    The Elders group says all states should respect ICC’s authority
    Mary Robinson, the chair of The Elders group of world leaders and former Irish president, has commended ICC Prosecutor Karim Khan on his application for arrest warrants to apprehend Israeli and Hamas leaders.
    In a statement, Robinson said the ICC’s decision was “a landmark moment in the struggle for justice and accountability in the Israeli-Palestinian conflict”.
    “There is a case to answer on both sides, which should be heard in a court of law,” said Robinson, a former UN High Commissioner for Human Rights.
    “All states should respect the Court’s authority and impartiality, and ensure its decisions are implemented,” she said.
    “Any statements or actions that seek to denigrate, de-legitimise or punish ICC officials for acting in accordance with the Court’s mandate are completely unacceptable,” she added.
    “Impunity for atrocity crimes during conflict must end.” (AJ)
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 268

  • @khadramashallahmabroukaden2954
    @khadramashallahmabroukaden2954 4 місяці тому +34

    ManshAllah ManshAllah one of the best person in somali people I wish we have millions like him ManshAllah ManshAllah mabrouk jzkhaire

  • @AhmedRage-j5r
    @AhmedRage-j5r 4 місяці тому +27

    Asc Walaalkey Dabacasar waa Runtiis. Kaligoo ooyimaayo xataa Aniga ayaa ooyayo wadankeyga waxaa iigu dambeysey 1986
    Ilove soomaalia ❤️❤️❤️❤️

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 4 місяці тому +14

    Sheekh dabcasar alle ha xafido

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 місяці тому +5

    Wcs walalkey cabdi hafid iyo haajidabcaaser masha allhhhh allxmduliilh ❤❤

  • @umminoorka1763
    @umminoorka1763 4 місяці тому +5

    This guy is straight forward no face Waye.nice interview.Mama malyun no keen please

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 4 місяці тому +5

    Allah hanaga qabto munaafaqiinta dhexdeena ku jiro ee cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah hanagu sugo xaqa

  • @idilmohamud5100
    @idilmohamud5100 4 місяці тому +2

    Allahu Akbar! Subhanallah! Alloow dowlad caadil ah nooga dhali somalia 🇸🇴🤲🏽🌸! Xaqiiq waxa uu ka hadlay wlahi 💔🇸🇴😭

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 4 місяці тому +3

    bismillah asc waarun dalki waatagay lamahayo marka anigu waxan leyahay siyaasiinta somaliyed ee qurbaha joogtaa wadanka wax uqabta oo laxisaabtama keyna iyo mareykan iyo xasan sh inkaaru haku dhacdee

  • @seed3966
    @seed3966 4 місяці тому +4

    Asc 👌👌👌 dabacasaroow dalkan xaaraan cunayaal baa heeysta badankoodu wixii gacmahooda wixii soo gala cunaaya waa la isku ciqaabay runtii aakhirkana somali wey kala tegeysaa hadaan faraj khayr qaba allaah u bedelin 👌👌👌

  • @rodaali169
    @rodaali169 4 місяці тому +6

    Asc dabcasar wax ka neefiya ayuu rabay ka sheeke ❤

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 4 місяці тому +7

    Dabcasar well come

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 4 місяці тому +5

    Sheikh Abdiraxman he is a good somali

  • @Honeyxaaji
    @Honeyxaaji 4 місяці тому +3

    Waa runlow xaaji dabcasar

  • @Bankaroor
    @Bankaroor 4 місяці тому +1

    Cabdixaafid, Wakhtiga xiga Sheekh Ibrahim dheere soo qabo, oo ah Siyaasi geeska Africa iyo Siyaasada bariga xog ogaal wayn ka ah🤏

    • @fahmoomar3905
      @fahmoomar3905 4 місяці тому

      Waa ciide maa daarood baa baro wiisha

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 4 місяці тому +4

    Xanuun Qabyaaladeed ayaa ku Haya Laakiin Jaajuusnimada soomaali ayaan Ka Celcelinaa waxaadna ogtahay In ONLF Tuulo walba Laga soo dhiibi jiray Ilaa ay is dhiibaan kamana aadan Hadli jirin ma xishoode

  • @zakariyekubad6494
    @zakariyekubad6494 4 місяці тому +1

    Ilaahey halaga cabsado walaahey dab casar waa runtiis wuxuu ka hadlaayo yaah maalin ayaa dambeysa la is xisaabin doono allaahu akbar ilaahoow umadaan soomaaliyeed bad-baadi Aamiin aamiin aamiin

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 4 місяці тому +5

    Waan ku raacsanahay dab casaar

  • @salaadohiraabe3575
    @salaadohiraabe3575 4 місяці тому +7

    Xamar anagaa joogno waa runtii
    Waalagu gaajooday been maaha
    Waana run dad ayaa guuray nairobi

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 4 місяці тому +6

    Mareykan asagaa a mujrim ah oo muslimka isku dira,falastiin xasuuq ku wada

  • @RohomojaIsiolo
    @RohomojaIsiolo 4 місяці тому +2

    We need land of Somali together in one state from Ethiopia, kenya and somalia back grounds to our people's land ❤❤❤ guuul Somali wen ❤

    • @mombasa7
      @mombasa7 4 місяці тому

      You must be high on Mongoka!

    • @mombasa7
      @mombasa7 4 місяці тому

      m.ua-cam.com/users/shortsH0RVf7Nw8u4

  • @Fatimaabdirahman24
    @Fatimaabdirahman24 4 місяці тому +1

    Masha allahi alle ka ku bareeyeyo runti sheegta wax tahay ni
    N aqoonyahan leh aqoonti diinta iyo aqoonti madiga leh mukakar aqli samiim leh gesi gesi dhalay arintia siid ali wa la bunbuniyey siyada lo adeegsafay wa la tuboracay isku dirka culumo cssmo siyaasi iyo inta xumaha jecel dhan naar afufo ka faa iideystay siid ali waqtiga Alle ugo taala galay dhimanaya cadowga calooshoda ka hadleyn haji dabceyr ilahay ha ku xifdiyo from ceelhur

  • @sakariemohamed820
    @sakariemohamed820 4 місяці тому

    ❤maansha ALAAH shiikha wadani waa marexaan waa cadaan

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 4 місяці тому +1

    Walee BARNAAMIJKAAN ILAAHAY WAA CEEBEEYEY. UF

  • @lolohill8086
    @lolohill8086 4 місяці тому

    We really need to save our land and come together SubhanAllah this makes me sad 😢

  • @Aniga-pu2ye
    @Aniga-pu2ye 4 місяці тому +2

    Xaaji dabcasirow oday Somali mahid ee waxa tahay xaqiiqdi oday mariixan

  • @jamiilasomfamily4755
    @jamiilasomfamily4755 4 місяці тому +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يسعدك ويحفظك من كل شر يارب العالمين 😢😢😢😢😢😢

  • @seed3966
    @seed3966 4 місяці тому +4

    Asc war sheikh dabocasar maanta aduunka ninkii xoog leh sharciga beenta ah gacanta ku wata adigu is ilaaali🦧🦧🦧🦧🦧🦧

  • @adenali6060
    @adenali6060 4 місяці тому +6

    Waqiiroday odhahdii Madax Wayne Siyaad ( dalban Ka tagay ee dad ban katigin)

    • @fahmoomar3905
      @fahmoomar3905 4 місяці тому

      Haa waa siida siyad bare isag buur buuriyay

    • @farhiaahmed6011
      @farhiaahmed6011 4 місяці тому

      Ilaahay ha unaxariisto m siyaad barre dawlad kama dambeyn

  • @hafsaharbi3817
    @hafsaharbi3817 4 місяці тому +4

    Dabcasar waan taageerA

  • @Muna-r2f
    @Muna-r2f 4 місяці тому +3

    Sheekh Abduraxman Xaaji dabcasar waa Somali asal ah wuxuu sheegay midkabeena kuma jiro

  • @salaadohiraabe3575
    @salaadohiraabe3575 4 місяці тому +5

    Soomaali ilaah baa umaqan ilaahow noo gargaar

  • @liinmango3656
    @liinmango3656 4 місяці тому +2

    We can make other country rich. But nobody wants to build their own country. Its a shame we have those men walahi

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 4 місяці тому +2

    Allah yarxama Somalia 🇸🇴 no government no justice no rules tuugo aan diin iyo dhaqan lahayn ayaa ka Talisa dhiiqo dhiiqo xasan dhiiqo Waa tuug munaafaq ah $$$ xadoow

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 4 місяці тому +2

    Mashaa allaah waarunti walagu mash qulinaya said cali . A/xaafid siyad bare majecle kada

  • @caderrayale7744
    @caderrayale7744 4 місяці тому

    mashaa allah Wadaniga dhanta ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 4 місяці тому

    I have been saying he’s genius genuinely have a beautiful heart and very intelligent smart but many ignorant somali community call him crazy because he speaks on his mind

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 4 місяці тому

    Masha Allah shiikh

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 4 місяці тому

    RABBIYOOW cadowga iyo munaafaqiinta shartoda diin dal iyo dadba noga badbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @MacalinSaciid-ni3lz
    @MacalinSaciid-ni3lz 4 місяці тому

    Hore. Usco dabcasar

  • @Cabdidaahir734
    @Cabdidaahir734 4 місяці тому

    Great guest!

  • @maryanmohamed8923
    @maryanmohamed8923 4 місяці тому +4

    Soomaali Allah u gargaro❤

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 4 місяці тому +3

    Su'aalaha ah, Aaway ,Aaway,Aaway ,waa xaqiiqada dhabta ah in dadka Soomaaliyeed isweydiiyaan .
    Dalkii iyo dadkii baa maqan.
    Hadal iyo dhammaantiin Soomaaliya Dal baa jira , laakiin Dad ma jiraan.

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 3 місяці тому

    Manshllah

  • @ZahroDirir
    @ZahroDirir 4 місяці тому

    Cabdi xafiid waligiis buu wanaag badan samaynayey waa soomali dhaba Allah ha xafido

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 4 місяці тому +1

    I like shiikh dabcasayr

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe 4 місяці тому

    Waa sax wilka waa wilyar wow masayraay Masha alaah maydhiga hiraab nimo alaah kalamaslaxo daad aan shaqo ku lahaayen aay qasayo wilka waxa oow haysta qil halaso xiro nimaankan ka masayriyaay oo hashego hebel iyo hebel hayiraahdo

  • @yahyehusein8944
    @yahyehusein8944 4 місяці тому

    Runtiisa weeye sheekha

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 4 місяці тому

    Walba shiikh Dabcasar diinta waaku fiicnaan xoogaa buu dadkaan Qbyaaladu iyo qabiilka kudhex waashay buu xoogaa u shaacitiran jiray khayer badan rabi ha siiyo Dabcasar

  • @MaxmamedMuusexasan
    @MaxmamedMuusexasan 4 місяці тому

    Asc waarunisa ee haadaladisu waadhab ee wain ilaah lagaabaqo ayaan runta alaah wax kaqrsoon malaahe alle ee sheekhu wuxuu kahaadlayo waadhab ee qeer ayaan urajeeynayaa

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 4 місяці тому

    Soomaalidii damiirka lahayid oo dhan rajo xumo ayaa uga muqata meesha dalka loowado. Xasbunallahi wanicmal wakiil Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @MohamedAhmed-vt9uv
    @MohamedAhmed-vt9uv 4 місяці тому

    Waa Mic 🎤 Kablalax waxa uu Dabocasar ka hadlayaa.

  • @VibewithAdiish
    @VibewithAdiish 4 місяці тому +1

    Wajiyo Badan

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 4 місяці тому

    Run badanaa dab caseyr

  • @siciidyusuf2248
    @siciidyusuf2248 4 місяці тому +2

    british S tv horta aad ban kaaga mahadnaqayaa
    sida aad wararka hoose een la ogayn aad nogu so faagto
    ee caalamka hadan dhinaca kale ka tusana markad wadankeena
    ka waramayso waad Daaroodaysan tahay ka jooji aflagadada
    dawlada iyo ku jiqsiida hada cidna lama qaldi kare ha u waalan
    sida Horufadhiga qalbigiiba Farmaajo ka raacay qabyaalad darteed.

  • @abdiqaniguled1463
    @abdiqaniguled1463 4 місяці тому +1

    Sxb kanookale inaad umada horkeento ma ahayne waxaana kuyaraanaya daawadayadhaada kan iyo daahir calasoow naga ilaali sxb

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 4 місяці тому +2

    Kenya waa walaal heen..wana jecel nahay Kenya

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 4 місяці тому +2

    Abdiraxman siyaasad iska dhaaf umada jilicsan caawi walal tasaa kuu kher badan

  • @Mohamed-m2b8y
    @Mohamed-m2b8y 4 місяці тому +1

    DAB CASAR RUN BUU SHEEGAY

  • @Mom-tg8yb
    @Mom-tg8yb 4 місяці тому

    👍🏻 xabdi xafiid xoolahan inad atintan ka wareysata maaha.

    • @SadikWadani
      @SadikWadani 4 місяці тому

      Waxa laga hadlayo ba waa adiga cml jaahil😅

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe 4 місяці тому

    Ustaadow waa kula jirna lakin safiraah abgaal aba waxa kashegeysa iyo xasan shiq haadan waa ku tagereyna hiraab nimo guul iyo goobo nimo

  • @XabiiboXasan-yq1jk
    @XabiiboXasan-yq1jk 4 місяці тому +1

    Guul somaliya

  • @bashirsheikh8630
    @bashirsheikh8630 4 місяці тому +1

    Cuqdad iyo neceeb uu Ogaden uqabo ayu lamatagayaa odeyga.

    • @caderrayale7744
      @caderrayale7744 4 місяці тому

      somali people pls wake up qof haduu xaq ka hadlo qabiil ayaad u ordaaysan. bal iswaydi qabiil qaran ma noqdaa horta. ilhay halaga cabsado oo qof khaa,inuwadan ah qabiil haku taageerin. hadii waxlaga sheego isagaa dalbaday

  • @AbdiazizWarsame-vb1gk
    @AbdiazizWarsame-vb1gk 4 місяці тому +1

    Cidaan reer bahal munaafaqad badanaa waxaan maqli jiray Daarood wajiye badne.

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 4 місяці тому +3

    Dabacasar waxaan ka fahmay jinni ogaadeen inuu ku dhacay.

    • @fardowsaabdullahi234
      @fardowsaabdullahi234 4 місяці тому +1

      Haa walahi viva og people ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 4 місяці тому +1

    Abdi hafid you tube Ka ha ISKA dilin kolleyba aniga iyo inta ila midka ah EE u taagneyd amaba taageeraha Brit Somali ahayd waan kaala laabanay fadlan halaga guuro a hafid

    • @princeaamin5472
      @princeaamin5472 4 місяці тому

      Ilahay xaqa haku tuso sxb wadanka gacantena kuma jiro ogow

    • @liinmango3656
      @liinmango3656 4 місяці тому

      Why aa abdi hafid looga taaga? We love abdihafid . Adigu uu kaac wadangaka sidi nagaha malin kaste niic UA-cam iyo tik tok la fadhidin uff.

  • @AbdiNood
    @AbdiNood 4 місяці тому +1

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 3 місяці тому

    Subxannal allahu akbar

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 4 місяці тому

    Waxa uu shagayo sh. Cabdi raxaman xaji dab casar waa xaqiiqad biyo kama dhibcaanka ah, Mihimaduna waa in nallamashquulyey nalaga adeeganayo

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 4 місяці тому +4

    Wareeysigii qudbo baad u badashay

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 4 місяці тому +3

    Dadka ogaadeenka ah amaba kuumade. Fadlan halaga guuro Brit som. Nin buka ayuu Keenan war kanoi kale waa laga cararaaa

    • @liinmango3656
      @liinmango3656 4 місяці тому

      No lagama guurayo. Orod wadanka difac nagyahay niicda iska daa

    • @abdirahmanarte8121
      @abdirahmanarte8121 4 місяці тому +1

      Saac baa thy Laangabta aah War Somalia Somali Baa Leeh

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 4 місяці тому

      Anagaa og ah abdixafid waa legend

    • @caderrayale7744
      @caderrayale7744 4 місяці тому

      runta qadhaadh😊

  • @mohamedhusseinibrahim2089
    @mohamedhusseinibrahim2089 4 місяці тому +1

    Dabcaser wa shabab 2 nin oo waxa tihiin Cadawga somaliyeed ah waxba been iyo huu Haa ha noo Aqrin

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 4 місяці тому +1

    Dowlada siyaryar aad ucayneysaan saan wareysi mahan sidaan hoskasii miyaa lakiin waxba kama badalikartaan iska careesnaada

  • @sakariemohamed820
    @sakariemohamed820 4 місяці тому

    Shiikh c/raxman waa aadaan yaa bilaal

  • @NaasirCabdi-g7z
    @NaasirCabdi-g7z 4 місяці тому +4

    Waa sheekh aayn shiikh lagutilmami karin muxuu karabaa Ogaadeen

    • @princeaamin5472
      @princeaamin5472 4 місяці тому

      Subxanallah Ogaden ma heysto ee tugada Oo dhan oo an matalin ogaden iyo somaliba aya ku hadlaya ee dulmiga an Iska deyno somaliye 😢😢

  • @SalmaAli9290
    @SalmaAli9290 4 місяці тому +1

    👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤

  • @mohamed-qanidahir7148
    @mohamed-qanidahir7148 4 місяці тому +2

    waa hadal weyn

  • @kowkoww5260
    @kowkoww5260 4 місяці тому

    Nimanka Somaliyeed Ilhey gumaysi ha idiin galiyo dalka idiinka burburiyey Adeer. Don’t cry burburka dalka waad ku faraxsanayd yesterday Abo Siyaad mucarad baad ku ahayd. Accept the punishment

  • @bashirsheikh8630
    @bashirsheikh8630 4 місяці тому +1

    This man is full of haterate for the Ogaden people in kenya. He is encouraging terrorism acts against Kenya.

  • @saidamohamud3834
    @saidamohamud3834 4 місяці тому

    Saxiix

  • @ahmednuuraden9552
    @ahmednuuraden9552 4 місяці тому +1

    Dhibka Soomaalida waxa qayb weyn ka qaata dadka social media da dabka kahurinaya

  • @Ayaanle-xb4fg
    @Ayaanle-xb4fg 4 місяці тому +5

    Maraykan miyaa sharafleh sharafta allakaaqaad doqon away falastiin

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 4 місяці тому

      Mareekan waadoqon weliba kaaxogbadan ee wexeey aheeyd in madaaba aan Muslim nahay inaan cadaalad ahaano .

  • @ilhammusa9755
    @ilhammusa9755 4 місяці тому

    So true wlhi

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 4 місяці тому +1

    Ninyahow nin xun baatahay nin qabiileyste ah oo baayoos ah oo xagjir ah baad ku fasaxaysaa inuu toos u jaa'ifeeyo

  • @purplerose8007
    @purplerose8007 4 місяці тому

    suuqatra maxaa meesha keenay suaasha lagu weydiiyay ka jawaab

  • @liinmango3656
    @liinmango3656 4 місяці тому +1

    Niimanki weey washeen. Nimanki weey dayecen wadanka. Its time for a woman to rule for once. Please abdihafid can you do interview with Fadumo dayib?

  • @ibrahinlaki2437
    @ibrahinlaki2437 4 місяці тому

    Dawacsaar s bare culumuu laaye halkuu naxariis kahelayaa

  • @mustafaolaad859
    @mustafaolaad859 4 місяці тому +1

    Akhyaarta mowduuc qaldan waye aan ugawada baxno liveka

  • @haania2495
    @haania2495 4 місяці тому

    Dabacasar dalkaaan ilaah baa dad u soo diraaayo oo somali nimo micnaheeda yaqaaano dadkaan allah ayaa la xisaabtamaayo Insha allah

  • @fooziJaamac
    @fooziJaamac 4 місяці тому +1

    Abti dabcasar anoo ku ixtiraamaya, bishii may 1988 heshiiskii Ethiopia iyo somalia maxaad u qarisey sheeg, somaali galbeed aa heshiiska dawladii somalia kaga tanaasushay, arinka Muuse biixina waa ardeyda siyaad bare , .madaxda maanta joogtaa wS ardeydii kacaankii uu wsx barey, musuqa iyo qabyaalada marxuunkii ayaa macalin ugu ahaa

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 4 місяці тому

    Aniga waa ka soo hit jeeda in malin walba itobiyan iyo keynyan ku duu duulo dalka dadkana iga laayo somalina ay dhisayan kenya may wadankooda dhisan wasaqda qabiilka hadan la dhafin ka xun aya imaneysa

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 4 місяці тому +1

    Walaahay fadhikudirirkii ugu xumaa ee qabiilooyin dhan lagu caayayo. Shame on you

  • @fahmoomar3905
    @fahmoomar3905 4 місяці тому +1

    Reerkan waa reer ciilaan mar kasta waa oyiin somali maa ayag ayaa matal biismiilah

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 4 місяці тому +1

    Waa runtii somalia waa kadeed waan daganahay hadana walaahi😂waxa kasocda wax waa dhaafsan yahay

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 4 місяці тому

    Waaar ha wareysan Dabcasar waa nin wax u dhimanyiin oo madaxa u dhacay

  • @user-cm5cs7vg8c
    @user-cm5cs7vg8c 4 місяці тому

    Mareexaan waa dad jiran ay ku dhashteen xeerka woyska sinaanta raga iyo dumarka car hal qoyas mareexaan ah Wesren Australia canada hal oo dhisan kakeena kuli waa baabasan yihiin

  • @masertoy2328
    @masertoy2328 4 місяці тому

    Wa nin ilahey cilmi siyey dabacaser

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 4 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂 Caddaaladii maxakamada said cali ayaa laga wareeysta markaa ayuu kuboodey N.FD😂😂😂😂😂 Waa odey Jiran

  • @sacaadahaashihaashi9693
    @sacaadahaashihaashi9693 4 місяці тому

    Inkastoon soo daahay hadana waxaan ku dhihi lahaa maraykan muslim waa isugu mid falastiinba ayadoo la gumaadayo ayuu 24 saac garabtaagan yahay yuhuuda itobayan meeshaas ayay u joogtaa dab casar maraykan sharaf malaha naclatu laahi calayg

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 4 місяці тому

    Dabcaseer kaa ka bad badiyey lakin

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 4 місяці тому +1

    Nin ciilan oo qabiil wado baad u ektahay laakiin soomaali heshiinmayso nacaybka maanta soomaali dhaxyeela adeerka maxamed siyaad bare baa abuuray ee ha is xiijin tankale ogaadeen oo walaalkiin ah oo maanta kaliya reysalwasaare xamse noqday baad saan been uga sheegeysaa marka seen idinla heshiiyaa waxaa idin sheegaa aankala dagno goofafkeena saan baad qabiileyste u tahay gobalkaada gedo dhiso tankale maankin walba waa lees eedaa haduu ina adeerkaa madax eheen tankale markuu farmaajo heestay ee maalinwalbo qarax umada ku dhameynaaye maadan qaylineynin wali ikraan tahliil buu dilay kamaadan hadlin dabcasar qabiil baa ku wada ee orod gado dhis umadana amaan sii