DAAWO:Eedeysane Sayid Cali'' Markii u horeeyse Afka furtay soona bandhigay arin layaab leh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 лют 2024
  • DAAWO:Eedeysane sayid cali'' Markii u horeeyse Afka furtay soona bandhigay arin layaab leh
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 261

  • @abdiwahabali9601
    @abdiwahabali9601 4 місяці тому +13

    This Man looks young, and he was angry when he committed the heinous act.Forgiveness.

  • @user-ht3en2et8k
    @user-ht3en2et8k 4 місяці тому +7

    Unbelievable what kind of leaders are these?Subxaanallah

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 4 місяці тому +5

    Walaashiina waa dambiilee maxkamada ha la soo taago sababta ay dambiilaha u fakisay.

  • @maxamedcali6026
    @maxamedcali6026 4 місяці тому +18

    Ninkaan asaga isku cadeeyay wayo sifiican u dhageesta qolka jifka ayaad sogubtay soma aha haa ayada xageey jogtay qolkajifka ayaan ugu imaday hadaladaas ayaa isgafay sifican ❤ udhageesta biliis

  • @habibkennedy6374
    @habibkennedy6374 4 місяці тому +3

    You don't have to confuse people over witness coz anything could influence witnesses. The simplest way to confirm the death cause is:- as said that the deceased didn't die exactly at the same day of the burning, the death happened about couple days after the incident, that means people have plenty of time to confirm or ask the deceased how everything initially happened before the death.

    • @runiyobeen12
      @runiyobeen12 2 місяці тому

      waaba ta ilaa imika aan layaabanahay gabadhu mudo ayuu miyirkeedu joogay kolay wixii kudhacay way lawadagtay dadka iyo siday wax u dhaceen

  • @abdikadarahmed1349
    @abdikadarahmed1349 4 місяці тому +5

    Wax naxariis ah Kama muuqda. No remorse at all. Nin inda adag weeyo. Bismillah Ilaahay cadaalad ha seeyo!!

  • @hogaamiyaha_reer-comment.773
    @hogaamiyaha_reer-comment.773 4 місяці тому +38

    Ilaahow caruurtaa yaryar cadaalad sii😢 yaa Allah

  • @user-wi3ol3fh8m
    @user-wi3ol3fh8m 4 місяці тому +30

    illahayow ilmaha cadaalad sii yaa Allah 😢😢 been ma fiicino arxaame😢😢😢

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 4 місяці тому +13

    Wuxu Sheegay sariirta inu furaash saarna markale wuxu leeyahay gabadha markan ugalay iyadoo gubanaysa waxa saarna furaash ayuu dhahay hadalkaas waxa ka dhalnaya gabdha inay furaashka saarnayd markii dhibku dhacayay
    Mida kale inu shidaal soo gatay
    Ayu qirtay
    Markle qolka inu isagu gubay ayu qirtay
    Markle wuxu dhahay qolkn gubay Kumay jirin
    Marka markay dabka aragatay ayada isku tuurtay miyaa waxas caqli Maaha
    Hadii uu leeyhy qolka aan gubay sariirta furaash Ayaa saarnaa markale uu leeyhay markay gubanaysay furaash Ayaa Geer ka saarnaa macquul maaha inay gabadhu dabka u badheedhay
    Wayo furaash badbaadso qof is dhahaaya male qol gubanayaa sbbto furaashku waa riqiis alaabta gubanaysay marka la eego rabi cadaalad hasiiyo gabdha
    Marxuumada ah

    • @idilmohammed6873
      @idilmohammed6873 4 місяці тому

      Ma firash ayey badbaadin lahed mise caruurta ayaay badbaadsan lahed subxanallah alow cadalad si marxumada iyo caruurtedaba

  • @mawaahibmaxamed-fz2zc
    @mawaahibmaxamed-fz2zc 4 місяці тому +15

    Ya rasuulalah dhimashadadi kadib cadalad lama helin 🥺🥺

    • @user-oq4vf2uq8u
      @user-oq4vf2uq8u 4 місяці тому

      😢😢

    • @AhmedHassan-ie5if
      @AhmedHassan-ie5if 4 місяці тому +1

      Arinkaa armuu gef kugu yahay oo aad wax ka bedeshaa walaal aaway xukunkii dadkii uu soo tarbiyeeye suubanuhu aawayse kuwii ka danbeeyey sida cumar bin c/xasiis oo la sheego inuu umada ku hogaamiyey in muda ah cadaalad aan teedoo kale dib danbe loo aeagna alle ku ilhaamiyey inuu ummada ku maamulo

    • @guuleedismaaciil4028
      @guuleedismaaciil4028 4 місяці тому +1

      Cumar ibnu Khadaab halkeed ku illowday edit garee qoraalkaaga

  • @najmomaxamed202
    @najmomaxamed202 4 місяці тому +15

    Maxkamad ase la jiran allahu akbar 😢😢😢

  • @IsmahanQueen
    @IsmahanQueen 4 місяці тому +3

    dil

  • @marianmohammed67
    @marianmohammed67 4 місяці тому +11

    Nin leh alaabtii aan dhigay ayaan gubayaa yaa ina gumeed

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 4 місяці тому +8

    Ilahayo cadalada ken❤

  • @Mohazwayel
    @Mohazwayel 4 місяці тому +24

    Maxaa laga waraysanayaa mar haduu qirsanyahay inuu guriga gubay

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 4 місяці тому +10

    allah ka baqoo xaaska adigaa wll gubay ee cadaalada isku dhiib intaan allaah ku soo qaban waar hoy joog ninkanoow

  • @fadumojama5716
    @fadumojama5716 4 місяці тому +22

    ❤️🍊💙ilaahay xaqeeda hasiiyo gabadhaa. Hadaysan aduunka ku helina aakhiray heli.

    • @Dalsanmedia2024
      @Dalsanmedia2024 4 місяці тому +1

      Amiin

    • @Dalsanmedia2024
      @Dalsanmedia2024 4 місяці тому

      Sidan uu ninkan sameeyay aya sax ah
      Halkan ka daawo
      ua-cam.com/video/l-ehA38m2FQ/v-deo.htmlsi=BZvObUmq62okm8sB

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 4 місяці тому

      Aaamiin yaarabi rabiyoow 🤲

    • @user-zq1gg6vw6t
      @user-zq1gg6vw6t 2 місяці тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 4 місяці тому +3

    Mudo 20 second ah Ayan dawaday ninkaa waxa iska a cad inuu dilkagaystay lkn caadaldii illahy ba agtaala

  • @fatumamacalin9039
    @fatumamacalin9039 4 місяці тому +20

    Shekada armajo iyo jif iyo sariir iyo qol ey kadhamaa ladahey ilaahow adaa wax og

  • @WalidWalide-sh6mn
    @WalidWalide-sh6mn 4 місяці тому +2

    Allah akbar 9:01

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 4 місяці тому +3

    Inalilahi wa ina ileyhi rajacuun Allahayow musiba hanugu saladin Yarabi 😭

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 4 місяці тому +10

    Allah Cadaalad hasiiyo caruurta yar yar iyo dhamaan familka intooda kale Allahuma aamiin🤲🤲🤲

  • @SagalnaMohamed8
    @SagalnaMohamed8 4 місяці тому +2

    Allah kaa baqaaa😢😢😢

  • @malyuunmaxamed395
    @malyuunmaxamed395 4 місяці тому +10

    Arxanlaawe

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 4 місяці тому +2

    Ilaahayow adaa xaqsoore ah
    Ee uhiili agaanta iyo Rajada yaryar

  • @calinuur3668
    @calinuur3668 4 місяці тому +2

    الله اكبر

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 4 місяці тому +2

    slaan uur leh lama guursan ila ay ka dhasho la yiri kulahaa ! Cilmigaa ma lahayn yiri !
    Waaba aayad quraan Ah !
    وَاللَّائِي يَئِسْنَ مِنَ الْمَحِيضِ مِن نِّسَائِكُمْ إِنِ ارْتَبْتُمْ فَعِدَّتُهُنَّ ثَلَاثَةُ أَشْهُرٍ وَاللَّائِي لَمْ يَحِضْنَ ۚ وَأُولَاتُ الْأَحْمَالِ أَجَلُهُنَّ أَن يَضَعْنَ حَمْلَهُنَّ ۚ وَمَن يَتَّقِ اللَّهَ يَجْعَل لَّهُ مِنْ أَمْرِهِ يُسْرًا
    Haweenkiinna Caadada ka quustay haddaad shakidaan Cidadoodu waa seddex bilood, kuwaan Caada lahayn waa sidaas oo kale, Haweenka uurka leh cidadoodu waa inay umulaan (dhalaan), ruuxii Eeb ka dhawrsadana wuxuu u fududayn amarkiisa.

  • @user-lv4im5it6w
    @user-lv4im5it6w 4 місяці тому +3

    Aabaha gabadha dhalay xaqiiqdi hadaladaan mesha ka dhacaayo dhan weey dhacawacayaan why xaqiiqadi ayaa la qarinaya

  • @arwaahiiiz2258
    @arwaahiiiz2258 4 місяці тому +5

    Dadka maxkamada maamulaya dhan qiil bay u radinyaan dembi laha 😢alle ha idin wada caddaaabo

  • @NotlikeDat
    @NotlikeDat 4 місяці тому +2

    WTF! HE IS GUILTY ASF.... TAKE THIS AWAY FOR GOOD

  • @farhiyoelmi52
    @farhiyoelmi52 4 місяці тому +2

    Llaaillaaha illagahu mar aan markaan ahayn baad qirane

  • @maryanbintyussuf8416
    @maryanbintyussuf8416 4 місяці тому +4

    Alla kan il adhaga ati xaskeyga iyo carirta ayn sobadbadhiye

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 4 місяці тому +2

    Maanta dhan sariir iyo armaanjo miyaa lagu meeraysanayaa? Ninkan caqli sidaas u weyn ma leh.waa wax iska cad.

  • @missabdi1213
    @missabdi1213 4 місяці тому +3

    Hadii ninka la siii daaya dad badan baa halis ku jiraa

  • @kiinali409
    @kiinali409 4 місяці тому +1

    Alla naftu macaanaa miskiintii uu gubay oo nafta dhaafiyey asna inuu sii noolaado ayy qalqaalsanaa xaqa ilaahow uhiili

  • @ismacilmahamed5440
    @ismacilmahamed5440 4 місяці тому +1

    Ilahyow unaxariiso marxuumadii hoyataya ilahyow cadalad sii caruurtay katagtaya meesha dad ma joge cawanba jogee 😢😢😢😢

  • @ShugriWacan
    @ShugriWacan 2 місяці тому

    Waa tuug aan ilahay aQoon waayo❤ ilahay haddii laga baQaayo waa gacan kuu dhiigle ilahay alga baQo

  • @zakhiyaapdirazhiit6938
    @zakhiyaapdirazhiit6938 4 місяці тому +1

    Ilaahayoow caruurtaa yaryar cadaalada sii yaa waduud😢

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 4 місяці тому +1

    Guriga haduu ka bilaabi laahaa gabadhaas ilmeheeda ey la carari laheyd bas ah

  • @user-kf9vz3nx5d
    @user-kf9vz3nx5d 4 місяці тому +2

    Ilahow cadaalad ziii ubadkaaaa yar yar😢

  • @herofliveTV
    @herofliveTV 4 місяці тому +1

    Waxaa halis galay caruurtii iyo hanti uusan dhalin lahayn 😂

  • @diinicenter1535
    @diinicenter1535 4 місяці тому +1

    SAYDKI RUNTA HA SHEEGO SAY waqtiga loo Ilaaliyo

  • @safiaelmi7279
    @safiaelmi7279 4 місяці тому +2

    Ilahay ayaa Luul u hiilin doona insha allah 😂😂😂😂

  • @MIDWAN8878
    @MIDWAN8878 4 місяці тому +1

    DADKA SOMALI WEY ARKAAN TAN ...

  • @user-vk4lx7bv5n
    @user-vk4lx7bv5n 4 місяці тому +6

    Subxanlah😢

  • @sacidaadan4079
    @sacidaadan4079 4 місяці тому +7

    illahow adiga ayan waxbo kaa qarsoneyn illahow xaqeyda sii Subxanallah

  • @user-hw6cv4qt5t
    @user-hw6cv4qt5t 4 місяці тому +3

    Xasiid wayee kan yaaa Allaha cadalad siii ciyaaalkaa

  • @mowisha
    @mowisha 4 місяці тому +1

    Qaatil ninkii rawoow indhiisa eeg 👁 ilaahow gacantayda haku sababin ruux kale naftiisa🤲

  • @fadumoayan4947
    @fadumoayan4947 4 місяці тому +2

    Ilaahay ayaa cadaalad siinaya
    😢😢😢

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 4 місяці тому +1

    Nolol fiican buu ku jiray lkn inkaar qabe asagaan calfan

  • @Fatimaabdirahman24
    @Fatimaabdirahman24 4 місяці тому +2

    Sayid ali macalin daa uud ha helo cadaalada wa cunug yara

    • @younge252
      @younge252 4 місяці тому +1

      😂😂 cadaladesa wa dil hooyades wasaha

    • @Fatimaabdirahman24
      @Fatimaabdirahman24 4 місяці тому +1

      @@younge252 yauuu adiga cuqdada qaba ooo adun iyo akhriba niyada xumo u nool walan aqli liita waxa laga weydiinmaayo waxa tahay ruux ah mantel healthy problems yahuu

    • @younge252
      @younge252 4 місяці тому +1

      @@Fatimaabdirahman24 mental healthy problem 🤣 "you are mentally ill" dheh ama. You sick mentally. English ka naga sax horta 🤣🤣 mida labaad reer heblow aan ahay sharciga waan ka sareeya in aysan soco naynin ayaa la calacaleesa qofki qof dila ama goba wa in la dila asiga na duliga waxo qof nolol ku gobay xaskiisa ilmahesa na caloosha ku sida aniga hadan ahan laha garsoorka malinba xibna ka jari laha ayga aygo dhalay

  • @user-kc4sm9nr8g
    @user-kc4sm9nr8g 4 місяці тому +1

    😢😢😢😢ilhyow cadalad siii caruurta yaryar

  • @aydarusabubakar5052
    @aydarusabubakar5052 4 місяці тому +2

    Qadaad wayn Cadaalad Majirto Miyaa Saw Ka Qiranaya Maxaa Laga Waraysan Waabu Qiranayaa Hala Dillo Dhiigya Canka Waa Qaatil Qabiil baa Lagu Difaacayaa Subxaan Allah

  • @manurto-pb1dd
    @manurto-pb1dd 4 місяці тому +2

    kan sarir io jodari io. armajo ku cecelinyaa😂

  • @CismaanFiilow12
    @CismaanFiilow12 2 місяці тому +1

    Asc

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 4 місяці тому +1

    Walaahi waa la yaab CIBRO hadey tan noo noqon wayso ma akhaano wixii kaloo cibro noo noqonkara

  • @ikramhassan15
    @ikramhassan15 4 місяці тому +3

    Awkaataha eedeeysanaha erayga soo mahan buu is ticmalayaa wana su al afkagalis ah Waxa la rabaa inuu dhaho sas miyaa ha ama may

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 4 місяці тому

      Exactly midaas waa qalad wuxu raba qofku inu Afkiisa raaco sow maha haaa sow maha haaa wuxu raba qofka inu iska raaciyo hadalkiisa waxas waxa la dhahaa jujuub ama qasab qofka an caqli badan laheyn haa ayu iska dhahayaa so Abukataha Eraygaas soo maha yuu isticmalin No waryaa

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 4 місяці тому +1

    Balaayo ku dhacday waaba gubee naxariistii u hayey maxay tahay?

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 4 місяці тому +2

    maxkabada cadaaladu haku qisaasto inta allaah kabaqdo hor hakuugu dhamayso

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 4 місяці тому +1

    Horta ninkaan waa imisa jir? Nin masuuliyada intaas leg qaadi kara maba aha qofkaani

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 4 місяці тому +4

    Sayid cali dambi ma lehene cadaaladu wuu helayaa ..
    Gabadha marxuumada luul iyada is gubtey oo dhex gashay qolka gubaynayo lknse ma gubi isago qolka gubayo iyada gasahay iyadoo cadooneyso?

    • @gabarwcn1267
      @gabarwcn1267 4 місяці тому

      Maxay isku gubtay marka asa gubay lkn ilahay ba cadalad siin doona lul dad ba qabil ugu dodaya

    • @UgbaadAdamhaybe
      @UgbaadAdamhaybe 4 місяці тому

      Cadaaladu allha agtiisa ayey taala😢

    • @GbGbb-ph1lz
      @GbGbb-ph1lz 4 місяці тому

      Isaga ku leh ana gubay guriga luul gurigay ku gubatay ilmaha xata qarba gubtay lugaha wax ka Gareen haye ciyalka iyaga miya is gubay War alle ka baq

  • @ismailhassenismail8208
    @ismailhassenismail8208 4 місяці тому +1

    Ilahow khyrka Dhig 😢

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 4 місяці тому +1

    Sariirta iyo joodariga miyaa victim noqday businka waa maxay waxaani

  • @libanhagi3503
    @libanhagi3503 4 місяці тому +1

    Jooradi iyo sariir la gubay Qof iska daaye xaafad dhan ayay gubi karaan
    Qofkii dab shiday cidii ku wax yeeloowdo ama ku dhimato isagaa dilay.
    Cadaalada soomaaliyeed. Adoo gaari wato hadaad qof wadada iska lugaynaayo asxaan u sameyso ood sii qaado kadibna shil yamaado uu uu ku dhinto waxaad noqonaysaa gacan ku dhiigle. Nin gubay xaaskiisana waa loo qiildayaayaa 😮😮😮😢😢

  • @user-my6eq6ir9u
    @user-my6eq6ir9u 4 місяці тому +2

    Waa dhacdo soomaali ku yar xiligii dawladii hore bay midlamida dhacday nin dilaala iyo nin danyar oo dilaala hadii aad waxii lagu xukumay aad doonay saan ila soo xiriia cruurtana haloo xanbaasho hana laga warhayo oo halgu kantaroolo

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 4 місяці тому

      Maxa lagu xukumay

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 4 місяці тому +1

    Subxaanalaah subxaanalaah
    Ninkani waanu Qirtaye
    Miyaa la xukumu??
    DIL TOOGASHO ah

  • @user-lb6fg7rn2n
    @user-lb6fg7rn2n 4 місяці тому +1

    Alahu akbar

  • @herofliveTV
    @herofliveTV 4 місяці тому +1

    Su,aashu waa in uu dabkuu shiday luul ku gubatay ma jirtaa.
    Luul maxaa dilay nafteda gooyay
    Oo aan dabkaad shiday ahayn sheeg
    Yaa lahaa sobobta falka dhimasho ee luul
    Arinku waa kaadhimay oo kugu dhimay sidaas awgeed dilka wuu galay no more trouble

  • @DahirJamar-qq1yc
    @DahirJamar-qq1yc 4 місяці тому +1

    Allaah baa xaqa iyo siday wax udheceen og

  • @YoonisCisman
    @YoonisCisman 4 місяці тому +1

    Yoonisyare

  • @SacadReermagaal
    @SacadReermagaal 4 місяці тому +1

    ninkaanwaxbamageysan re iskadiidaaya❤

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 4 місяці тому +2

    Meelxun baa udanbeyndonta gacan kudhiglaha

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 4 місяці тому +1

    Gudoomiye Waa cadahaye inuu gubaye
    Ayaan laga leexan xaqa ilaahay ka baqa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👋👋😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👋😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ashawooo
    @ashawooo 4 місяці тому +1

    Abaabo illahaya abakata hanaga dhiga waa bilayala wara waa adunay illahaya ha ka cabsada

  • @munakhayr1793
    @munakhayr1793 4 місяці тому +1

    Now dadkan reer xamarka inaga cilmi badan caawaba joodari iyo sariir armaajo ha nagu soo celceliyaan

  • @user-lr5ub9sh3g
    @user-lr5ub9sh3g 4 місяці тому +1

    Ilahow adaa runta og😢

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 4 місяці тому +1

    Asc kiiska waa cad yahay ee marxuumda cadaalad ha hesho allaah oga cabsada

  • @hafsasheikh5345
    @hafsasheikh5345 4 місяці тому +1

    Abaha gabada xanun badan ayuu daremi 😢 meshan cadalad kama sosocota, wax jira Allah ba og ,adun laguma waro ,qof walba wuu dimani dona, waxa finned ina gabadas marxumada laga saro baraka oo liska aso😢😢😢...

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 4 місяці тому +1

    War waxaan caddaalad ma aha ee caqli kale keena?

  • @user-qt1mq6rt2n
    @user-qt1mq6rt2n 4 місяці тому +1

    Abuu kaatahaan waa caada qaate ee cilmi qaate ma ahan

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 4 місяці тому +1

    600$marna700$😢

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 4 місяці тому +1

    Cadalaadi xaga allah ayey jirtaa ninkani baadiinbu baso iibsadey siu qof bani aadama ugubo maxalaga wareysanba qoof uurle 6 varuura haysata ninkale ma haweysan kartaa allah ha unaxariisto

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 4 місяці тому +1

    Cadaaladi illahy ba og
    Malin waxa jirta waxab aan la qarin karin lkn aniga waxa ila eegtahy inan dilku uu gaystay

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i Місяць тому

    Iyalka sid cali asaga aay co bad badshay xaa ka warse warbena aayadku xukume laki al lagu mahaada in aadan goo aanka kaliga laahayed qarenka gabadha eaa be. Low be ta waxa ki qabtaay guudomiyaaha guul iyo goobo nimo

  • @Burco.
    @Burco. 4 місяці тому +1

    Muqaalkan 14 min baan ka daawaday waxa ii cadaatay in Ninkan dabiga qirtay laakin run na u sheegaya

  • @umalkhayrshaif7771
    @umalkhayrshaif7771 4 місяці тому +2

    Ala idayaaaashan ciiil iga hyaaaa😭

  • @samiramohamed9235
    @samiramohamed9235 4 місяці тому +1

    Alaabtaada maad liido ku gubato bahalyow😢😢😢😢

  • @hassanalihashi2105
    @hassanalihashi2105 2 місяці тому

    2 midwaye in ayadoo hurdee ow qoka kugubey ama ow kuxiray albaabka tankale ninkaan ujeedkiisa in ow wax qasaarsho ow ahay naf& maal waxeynoqotaba marka isweydiiya sariir joodari & gurga keeqaalisan. Jawaabtu waaguriga suurtagalmaahan sariirta & joodariga in guriga lagu dhaxgubo
    Gabadha & guriga keeqaalisan jawaabtu waagabadha

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 4 місяці тому

    Hadad naxaso madan gubi lahan e wan naxay kulaha qof ay xaskisa kubatay ayan aha kulaha hada naxaso gas madan uso gadan lahan

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 4 місяці тому +1

    Waa cadahaye Inuu gubay ilaahayw
    Somaali cadaalada bar no justice Somali

  • @user-bx5nu5lg3k
    @user-bx5nu5lg3k 4 місяці тому +3

    Iyga.laladilo
    cadalad.rabanaa.liskamayelaayo

  • @user-yy2hw3ye9w
    @user-yy2hw3ye9w 4 місяці тому +1

    Waxasu ku sheekeyn Run hadu kahadlayo, ama cid Dilayo, muu ninka rerkiisa ku dhexjira raadsado.

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 4 місяці тому +3

    Ninkaan nafjeclaa

  • @MuniirmohamedMuniir
    @MuniirmohamedMuniir 4 місяці тому +2

    Wacal a ya a tahy shedan baa tahy

  • @DeeqaAxmed-ko5jl
    @DeeqaAxmed-ko5jl 4 місяці тому +1

    Alha kugubo benbadne gabadh urrle manin gur sanasa anqabin

  • @nimcomaxamuud8753
    @nimcomaxamuud8753 4 місяці тому +3

    Ninkan isagaa la dulmayaaba xitaa warka kama sugayan

    • @Haffyy
      @Haffyy 4 місяці тому +1

      War in laga sugo mamudno gacan kudiglaha ilahay luul cadalaleda hausosahlo 🤲

    • @HindaBiixiAadanHanadi
      @HindaBiixiAadanHanadi 4 місяці тому

      Adigu inuu kas xaaska u gubay iyo in khalad dhacay maa u so xaadiraysaa asiga qalad wuu galay wayn oo ah inuu meel dad joogo gubo taana waa dambi lkn inuu yada dilaayey miyaa qiyaamaha uso xaadiraysaa waxaand hubin lagama hadaaqo aryamy ilaahay agtiisa kama ka tahy mise adi max kamadi ayaa tahy from hargaysa

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 4 місяці тому

      ​@@HindaBiixiAadanHanadisax wlhi wax Adan malinka qiyame ka jawabi karin la iskuma doonto

  • @CabdiraxamaanCabdiladhiif
    @CabdiraxamaanCabdiladhiif 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @RuweydaCabdiraxmaan-nv7rl
    @RuweydaCabdiraxmaan-nv7rl 4 місяці тому

    Ilaahayaw cadaaladaa

  • @user-lv5vx6yk3z
    @user-lv5vx6yk3z 4 місяці тому +1

    Wapenti afukatah xalane ilahay war kapaq

  • @dagannimcaan
    @dagannimcaan 4 місяці тому +3

    What