Gacmaha iyo jidhkaaga gurxi adigoon is cadayn

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 128

  • @ubahali2226
    @ubahali2226 4 місяці тому +4

    MaashaAllah tabarakkallah la hawla wala quwata ilaabilaah. Ilaahay quruxda iyo familka hakuu barakeeyo. Isha na hakaa hayo. In sha Allah xijaabkane ku dadaal. Aduunkan waa laga tagayaa. Aad baan uugu farxay in aad soomantahay ood salaada na ilaalisay walaasheey. Ilaahay haku xifdiyo🤲.
    Intan yar ayaan kula wadaagayaa .
    Rasuulka scw ayaa yiri dhaha:
    Subxaanallah 100 jeer (wexey u dhigantaa in aad 100 qof xoreesay, Walhamdulilaah 100 jeer ( wexey u dhigantaa 100 faras ood jihaad aad u diyaarisay), Walaahu akbar 100 jeer ( wexey u dhigantaa 100 geel adigoo sadaqeystay oo Ilaahay agtiisane laga aqbalay, Wa laa Ilaaha illaah (wexeey u dhigantaa samada iyo arlada ajar u dhexeeya.
    Asalaamu calaykum wa raxmatulaahi wabarakatuhu.

  • @samiyacooks
    @samiyacooks 4 місяці тому +3

    naag fariida oo qalbi fiican oo shaxshaxa waad tahay waana ku daawada markasta noso badi quruxeey waana kuu duceeya rabi ha kuu aqbalo xijaabku waa faral waana aayad quraana waxana ina faraya amarkaa allaah.kuwii maqla ee xijaabta rabi haynaga dhigo asmana illahay ha waafajiyo walaaleey.ku dadaal inaad xidhato oo quruxdaa asturato waa iga waano xumaana how qaadan wlltinimo waana aaminsanahay.inay asma xijaabanayso waxbaa igu leh way xidhan waayo waxay haysataa calaamadii dadka wanaagsan

  • @dagannouh3541
    @dagannouh3541 4 місяці тому +12

    Allah ha ku hadeeyo sidu abuurkaga u qurxiyay allah ha kugu qurxiyo diinta iyo akhlaaqda

  • @rahmadiriya797
    @rahmadiriya797 4 місяці тому +12

    Asc wll waan kaa naxayaa ee jidh kaaga qari aduun iyo akharo aakharo ayaa badan, is qaawin xuulo lagu mahela, risqa alas baxash ninkuu doono ayuu sii yaa, markaat shanta wakhti tukato ee soonto, xaaraanta na iska ilaaliso iyo beenta, allah baa kuu barakayn risiqa iyo ubadka, aakharana naxariistiisa ayaad habo Kigali.

    • @salmajaamac9034
      @salmajaamac9034 4 місяці тому

      Masha allh wanay isku leenahay الدين النصيحة

  • @Deqaawad
    @Deqaawad 4 місяці тому +1

    Allah hanuunka hakuu dhamystiro, nolasha aduunku waa maalmo kooban yay ku dagin wll

  • @hibomohamed2427
    @hibomohamed2427 4 місяці тому +8

    Gabadhaan way iga qoslisaa marwalba runtaanan ku jeclahay mar haday soontay oo salaaday xijaabkuna wuu ku xigaa waa runteed ee yaan lagu boodin gabadha dad badan bay dhaantaa ilaahayna waa qafuuru raxiim

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +5

      Thanks walaalo mcn ilahay ha Ila garab galo inshallah waan dadaali aniguna 💜

  • @zeinabmahado5687
    @zeinabmahado5687 4 місяці тому

    Wwwwww machallah Asma ❤❤Nolow wllchy

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 4 місяці тому

    Waan ku je lahay Asma Qurux ilahay ha ku xifdiyo diinta waliga ha shak galin qaali

  • @hodanhappy3098
    @hodanhappy3098 4 місяці тому

    Mashallah 🥰 Mahadsanid qli 😘

  • @Hireyinc
    @Hireyinc 4 місяці тому

    Asma..soon 100K :)

  • @fadumomohammed2536
    @fadumomohammed2536 4 місяці тому +5

    Asmoy abyo illhay waaxid weeye wuu na egayaa abyo maanta waa aduunyo barine waa akhiro abyo naftaan laima siiin 1 second aya naftaan laqadan karaa mcnto jirkaga quruxda badan asturo

  • @ImdhahaykaWaahoyadey-sp7iw
    @ImdhahaykaWaahoyadey-sp7iw 3 місяці тому

    Hhhh tartartiib yaah😂 keep going ❤alla naka aqbala ramadaanka

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 4 місяці тому +2

    Muxaadirooyinka sheekh mustafee aakhiro kahadlaya dhagayso

  • @Coolgranma
    @Coolgranma 4 місяці тому

    Asmaay maanta Waad dambaabtey,, ALLAHA KAA SOO HANUUNSHO,,

  • @user-ln2tb6sc2r
    @user-ln2tb6sc2r 4 місяці тому +1

    Subxanallh ilhaay kacabso jidhkagaa asturo walaal bisha rabadana manad ogaayn😢

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 4 місяці тому

    Asma qurux masha allah yaan lagu cawryin wll xijaabo bal si an kaga barto is qurxinta wa inan imaadaa halka jogto

  • @safiswisdom9369
    @safiswisdom9369 3 місяці тому

    ❤❤❤❤Quruxleey maasha Allaah

  • @RahmaCumarAhmed-nb8eu
    @RahmaCumarAhmed-nb8eu 4 місяці тому +2

    Wlee asmay inad kartidyo qofathy i love you you you’re my favorite person ❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      Love you inadeer mcn nolow 💜

  • @lailafarahibrahim9976
    @lailafarahibrahim9976 4 місяці тому

    Masha Allah

  • @abdiali3836
    @abdiali3836 4 місяці тому

    Allah ha ku soo hadeeyo

  • @safaoog8689
    @safaoog8689 4 місяці тому +3

    Wll is astur pls

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 4 місяці тому +1

    ASMA QURUX ILAAHAY BAA KU DHAMEEYEY EE HA INATUSIN JIDHKAAGA PLZ WAA XAARAN QAALI NA BAR WAX LAAKIIN JIDHKAAGA QARI❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nouramohamed6125
    @nouramohamed6125 4 місяці тому

    Hore u soco, Asmaay. 🎉

  • @user-ji4go1es2f
    @user-ji4go1es2f 4 місяці тому

    Allaha kusoo hanuuniyo abaayo adigane dadaal

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 4 місяці тому

    Masha Allaah❤❤❤

  • @HamdaMohamed-tf3cz
    @HamdaMohamed-tf3cz 3 місяці тому

    Ilahy haa kuso huniiniyo abaayo saad ufarxad badantahy ilahy diinta haa kugu huniniyo 😊❤

  • @user-pw4bs7pr1f
    @user-pw4bs7pr1f 4 місяці тому

    حبيبتي Waa necbhay

  • @xidigtasomaliland3219
    @xidigtasomaliland3219 4 місяці тому

    Ala ku jecliyaa Asmaay huuno jidhka quruxda badana inoo astur

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 3 місяці тому

    Alla asmaay walaal ilaahay ka xishood Subxaanallah Subxaanallah walaal waan ku jeclahaye, is astur macaan aduunka waxba laga qaadi maayee laaxawla walaa quwati ilaa bilaah 😢😢😢😢😢😢

  • @user-pw4bs7pr1f
    @user-pw4bs7pr1f 4 місяці тому

    ماشآءالله

  • @anabhooyo7670
    @anabhooyo7670 4 місяці тому

    Guulayso Asma ❤❤❤❤❤ masha allah

  • @NacimoBashiir0
    @NacimoBashiir0 4 місяці тому

    wllhi waan ka xumahy wll dumarku waa cawro maahayn in aad jidhkaaga so galiso

  • @simuabdi6019
    @simuabdi6019 4 місяці тому +2

    Mashall next day adigo xijaaban❤❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +2

      Inshallah ii soo ducee tobanka danbe taajudkaan tagayaa for the first time in my lifetime. I am excited 🙏🏾

  • @samsamhussein9913
    @samsamhussein9913 3 місяці тому

    Asmi wa funny 😂❤

  • @user-lg8gu6yq1c
    @user-lg8gu6yq1c 4 місяці тому +1

    Asma Caday ale Haku xafido wll cafimad ku cun afurka ❤❤❤ mid aan ku dhaho wxaba dadkan sharaxd haka siin xaga naftada wyo senaba lugama naabad galo marka sad jecshy uu nolow ❤❤❤

    • @HibaXilwa-wn6hm
      @HibaXilwa-wn6hm 4 місяці тому +1

      Hada wax fican ayad shegtey maad is ledahy acudu billaah

  • @saredomahdi1569
    @saredomahdi1569 4 місяці тому

    ❤mashallah

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 4 місяці тому +1

    ❤soomaalidu ddka diinta maiyagaa siiyaa naa asma say udhadhantaa sushi

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      Bariis iyo suuga dhanan 🤣

  • @sundus460
    @sundus460 4 місяці тому +2

    Jirka dildillaca mxaa looga bi iyaaa wliba ruugagga❤

  • @Nalka_744
    @Nalka_744 4 місяці тому

    Night routine or
    Day in your life all what you can do make us vedio
    Keep forward Naag nool nafteyda busy ku eh❤❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      🤗 thanks alot sis definitely I will love you 😘

  • @hamseabdi9019
    @hamseabdi9019 4 місяці тому

    Mansha allah abaayo

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 4 місяці тому

    Sida video ydada yaryar iska so dhigo somalida waalidooda wax ushegidoda faraha ka qaad video noso badi❤

  • @Nalka_744
    @Nalka_744 4 місяці тому

    Asmay lama kala qurux badaney quweesk lis dheer yahay waaye nabee ❤❤❤❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      Haa ninkayga igu yidhi maalin dhawayd biyahay sweden adigaa ka dhameeyey saad isku meedhaysay 🤣

  • @user-fl7dg7gy2c
    @user-fl7dg7gy2c 4 місяці тому

    Hair care noogu xishi 😊

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 4 місяці тому

    Qaawanidaada ayaan ka xunahy maxaan sheer gary aa ilaahy hakusoo hanuuniyo

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 4 місяці тому +1

    Subxaana laah tani dadkay fidmaynaysaa

    • @zahrai.mohamed6623
      @zahrai.mohamed6623 3 місяці тому

      Maxaad u daawan markaa inaad ka faa'idaysato hadana caydo miyaanay waali ahayn

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Місяць тому

    She so beautiful but Diintii iyo Xijaabkii maxaa kudhacay Rabi ku soo hanuuni

  • @SultanAyaan-dc1tt
    @SultanAyaan-dc1tt 4 місяці тому

    Kkkk alâ waad iga qoslisay

  • @AmiiroAxmed22
    @AmiiroAxmed22 4 місяці тому

    Naag isku kalson baa tahay love you sister ❤️

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 4 місяці тому +6

    Asma diina Allah baa iska leh.wixii wanaag ah ee aad samayso Allah yaa kaa abaal marini, wixii shaydaan ku qurxiyeyna Allah baa ka dhafi kara hadii aad ka tawbad keento. Tawbadu way furantahay. Waa iga xasusinun walo ku jecel wax fiican kula jecel.

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  3 місяці тому

      Inshallah walaalo tobad ilahay way furantahay marwalba

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  3 місяці тому

      Aamin walaashay qaali ❤❤❤❤love you

  • @user-sf4ep4tj4n
    @user-sf4ep4tj4n 4 місяці тому

    Asma.qali.inader.qali❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ayaann3
    @Ayaann3 4 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂sida Hablihii Somaaalida

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 4 місяці тому

    Ale haku,sohanuuniyo is astur
    Subxaan allh

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      Inshallah walaalo

    • @salmajaamac9034
      @salmajaamac9034 4 місяці тому

      @@Asmadaaus
      Wan ku salamay khayr ban,kurajenaya

  • @hodanahmed5937
    @hodanahmed5937 4 місяці тому +1

    😂😂😂😂

  • @najaax3284
    @najaax3284 4 місяці тому

    Meshan magacade asma qurux
    7:40

  • @hamdimohamed-og3fe
    @hamdimohamed-og3fe 4 місяці тому +2

    Asmoy stretch marks kasoo hdal plz

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      Sheabutter iyo dry brushing samee qaali waanan ka soo hadli inshallah 💜

  • @hoodoahmed4921
    @hoodoahmed4921 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      💜💜💜💜

  • @aishasheikh9139
    @aishasheikh9139 4 місяці тому

    Illahay haku so hanuuniyo🤔

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      Aamin sis inshallah thanks for your kind words 💜

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 4 місяці тому +1

    Habo waa Ramadan cibaadayso please iskadaa waxakale

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      Waan isku wadaa labadaba habo mcn 💜

  • @user-vc6vo1ed3b
    @user-vc6vo1ed3b 4 місяці тому

    Asmay waa ramadan huno isku dey inad wax kher leh ka shaqesid inel waxan o dhan wax micnaha ma samenayan e bishan ka faideso plz my sistar

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      Inshallah sis 💜

  • @khadandualeh332
    @khadandualeh332 4 місяці тому +2

    Ilahay aku so hanuniyo wll aduunku lugu wari mayo cibadadu dib dhigis ma leh naftan ilahay ba leh wakhtiga aska dayicin qali

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +2

      Inshallah ilahay ha i soo hanuuniyo intaanay maalinkayga noqon 💜

    • @FaadumoDaahir-wt5op
      @FaadumoDaahir-wt5op 4 місяці тому

      Amiin

  • @hibomohamed2427
    @hibomohamed2427 4 місяці тому +4

    Abaayo allaha kaa aqbalo cibaadada

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      Aamin qaali 💜

  • @hamseabdi9019
    @hamseabdi9019 4 місяці тому +2

    Abaayo Haaraha ragga maxaa lagu baabiin karaa 😢

    • @user-hf3zx7nt8l
      @user-hf3zx7nt8l 4 місяці тому

      Caloosha waaye haaraha

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      Xageed ku nooshahay link ayaan kuu soo diri aad ka iibsan karto?

    • @hamseabdi9019
      @hamseabdi9019 4 місяці тому +1

      @@Asmadaaus abaayo UK.

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 4 місяці тому +2

    Soonka iyo hijaabku iskuma xidhna
    Ado bila hijaba tukanaysa ood somaysa od wx walba wngsn smynaysa ilaahay haku sahlo xijabka

    • @hubihasan
      @hubihasan 4 місяці тому

      Cidi haday ka muqato saladas aqbal mhn

    • @shadiyaibrahim9105
      @shadiyaibrahim9105 3 місяці тому

      @@hubihasan wxan u jeeda salada ma daynaysid of course hijab ba la xidha marka la tukanayo

  • @nicmahassan3384
    @nicmahassan3384 4 місяці тому

    Wll qali hamam scrub halki lagu hayey nalamad share garayn❤

  • @muwadah5671
    @muwadah5671 3 місяці тому

    Suabag ethiopian xage kahela uk jooga

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  3 місяці тому

      Glowfromtheeast website in uk sis

  • @lakiabdi
    @lakiabdi 4 місяці тому

    Minjo baasto alla karim

  • @easylife3453
    @easylife3453 4 місяці тому

    Asc kusodawada channel cafimad iyo faida badan leh

  • @simuabdi6019
    @simuabdi6019 4 місяці тому

    Ceyirn so ma ah sushi welige ma cunin😂😂

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +2

      Way jiraan kuwa kaluun qaydhiin ah lakiin kuwa dubana way jiraan 💜

  • @hawoali3521
    @hawoali3521 4 місяці тому

    Naag adag Oo dadka war ku qancin kartaa Waa tahay lkn ilahay amarkiisa aan qaadano

  • @Ayaann3
    @Ayaann3 4 місяці тому

    Ala asmaaay kujecliyaa rooma maalin laguma dhisin kute😂😂

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 4 місяці тому +1

    Asmaay model miyaad noqon rabtaa 😂😂

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      Inshallah hadaan is dhuubo arbacada video idiiin soo dhigaa aniga modeling agency koobaad u tagay 💜

  • @user-bu8mj7nc9m
    @user-bu8mj7nc9m 4 місяці тому

    Allaha ku soo hanuuniyo 😮quruxna meesha kuma haysid ilaahayna waa isku dirtay😂😂

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      Ilahay naxariistiisa way furantahay mar walba. Abuurka ilahayna foolxumo uma aqaano.

  • @hoodoahmed4921
    @hoodoahmed4921 4 місяці тому

    Naga daa asma soon layne😂😂😂😂😂

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 4 місяці тому

    Bisinka naa sow adiga mudh iska dhigey Asma

  • @deekarashid3890
    @deekarashid3890 4 місяці тому +1

    Vlog soo samee😂

  • @lakiabdi
    @lakiabdi 4 місяці тому

    Naagtan Muslim maaha alla karim

    • @studiesfilms8107
      @studiesfilms8107 4 місяці тому +1

      Hadad hubto WA is ok lkn hadanad hubin adiga diinta kabaxay wlhi rabi ba na sa idhi❤😂

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 4 місяці тому +1

    i don't liked sushi to be honest with you enjoy sister

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      Where do you live I can recommend you the good ones with soomali test on it.

    • @jamilahassan8487
      @jamilahassan8487 4 місяці тому +1

      @GlowWithAsma north America sister I'm with your subscriber i really like you your routine i try mask for face i order sone staff glow from east thank you for your honest 😊

  • @GbGbb-ph1lz
    @GbGbb-ph1lz 4 місяці тому +3

    Naa qoorgaab nin xun mahayn hadaba nagtan walan furay yahuu maxay tahay naata hortena ku qubaysan😢😂

    • @lakiabdi
      @lakiabdi 4 місяці тому +2

      Waxaano kalle yaa qabi kara subaxalah acuudubilah bismillah

    • @haniadanshire3740
      @haniadanshire3740 4 місяці тому +1

      Nimanka somaliyeeed maxay shaydamaad naga hayeen, accudubillah

    • @luulaladan6314
      @luulaladan6314 4 місяці тому +1

      Alle haydin hadeeyo idinka jaahiliin baa tihiin iyadu alle iyo nafteeda ayey danbi ka gashay toobad kailiya ku filan lkn idinku toobad idinkama saarayso waa iyadoo idin cafisa kaliya soontiinii iyo saladiinii ayaad u xawisheen dib isugu noqda gabdhaha

    • @GbGbb-ph1lz
      @GbGbb-ph1lz 4 місяці тому

      @@luulaladan6314 gabdha waxan ay nala wadaagtay waa khalad intasa usheegnay wiilkay nin xun narcissist ah ku shegi jirtayna inu ku saxna naagtan inu lashukansado ban shegay oo furo taas

    • @GbGbb-ph1lz
      @GbGbb-ph1lz 4 місяці тому

      @@luulaladan6314 ilahay haku hadeeyo adiga iyo asmaaba naagta iyado mudh ah UA-cam isaso dhigtay bad difaacin oo waxan caadi ka dhigaysa

  • @Nalka_744
    @Nalka_744 4 місяці тому

    Where wating for you how to lose belly fat
    Maadab dumarka somaliyed calool lagu caayo 😂😂😂

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +2

      Bari I will record what I eat for day and my work out for bellyfat . Soomali women are most beautiful women in the world

  • @hawoali3521
    @hawoali3521 4 місяці тому

    Afmiisharad Waa tahay lkn diin Islam qof ku dhaqmaya ma tihiin

  • @user-xz8ek5fy5d
    @user-xz8ek5fy5d 3 місяці тому

    😂