Sidee isku qurxin kartaa adigoon daawo laisku cadeeyo marsan?

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 174

  • @hoodoismail6260
    @hoodoismail6260 3 місяці тому +145

    Qaliyey jidhkan ma ogtahay inuu hal habeen ku dhamanaayo marka uu qabriga galo ee ha ilaawin ruuxda ka muhiimsan oo Allaah lagu xidho mahadsanid

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 3 місяці тому +22

    anigu waxan isku darsada inyar baris shidan inyar hurud ah inyar cano bore inyar xulbad ah igu filan qurux wlhi❤❤❤

    • @ikraammohamed5717
      @ikraammohamed5717 3 місяці тому +3

      Xulbda necbiya wllo 😢

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 місяці тому

      ❤❤❤

    • @yurubjiiqale1936
      @yurubjiiqale1936 3 місяці тому

      @@ikraammohamed5717 waa iska cadi wllo

    • @dhana7566
      @dhana7566 3 місяці тому

      @@ikraammohamed5717 Iskaga dulqaado wajiga xata waa cayilasaaye

    • @Ayyhh2022
      @Ayyhh2022 2 місяці тому

      @@ikraammohamed5717 aniga sidaada

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 3 місяці тому +14

    Kkkkkkk Maasha Allaah Waad Iga Qoslisaa Afsoomaaligaaga Ayeeyday ayaanba Soo Xasuustaa ilaahay Haw Naxariisto😢

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 3 місяці тому +9

    Asmaa waxa nasiisa talayin +Skin care + qaraaxo +sheeko video yada dhan waa ku heesta sida u fiirsanyo dhaqse iga dhamdan masha alah i liked ❤🫶

  • @sahranuur196
    @sahranuur196 3 місяці тому +10

    I love ur skin care wllo macn is astur plze jidhkaagu waa cawro

  • @yoteam3149
    @yoteam3149 3 місяці тому +2

    Thank you so much because you say don’t use it every day that’s you true

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 3 місяці тому +1

    Asmaay wllo qurux dabiiciya ayaad leedahay waxba uma baahnid wllo Masha Allah ❤

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn 3 місяці тому +11

    M.a quruh io daacadnimo ayaad isku darsatay mcn saad noogu faaidayso❤jeclhy qalpi

  • @user-jm4bf6bb5r
    @user-jm4bf6bb5r 3 місяці тому

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظك ويخليك بحبكم أنتي وعائلتك

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 3 місяці тому +1

    Masha Allah my beautiful sister! May Allah bless you and your family, 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷

  • @istaradamibrahim7832
    @istaradamibrahim7832 3 місяці тому

    Asma thanks we love u ,make up iyo skin care isku mar la wada isticmalayo noo soo samee

  • @hanajama7138
    @hanajama7138 3 місяці тому +1

    Good job m.a

  • @bffforening2793
    @bffforening2793 3 місяці тому +5

    Waad ku mahadsan tahay shaqada wanaagsan ee aad qabato,
    adiga ayaa ugu qurux badan 100%❤❤

  • @bilanesaid8302
    @bilanesaid8302 3 місяці тому +1

    Thank you very 😂❤

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 3 місяці тому +4

    Asmaay wll next vedio Only indhaha madmadawga leh wax u fiican isoo sheeg..Dadka Stress miyaa ku haya igu dhahaan 😢

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 3 місяці тому +1

    Masha allha

  • @muhiimali
    @muhiimali 3 місяці тому +1

    ❤❤❤asma thanks wlo

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 3 місяці тому +1

    Salaam Alaykuma Ramadan Mubarak sawta Ramadan ta ah😢

  • @MaanoAbdukadir-kx9om
    @MaanoAbdukadir-kx9om 3 місяці тому +1

    يوم لا ينفع مال ولا بنون الا من اتى الله بقلب سليم 😢 waxaa lagaari doonaa maalin maal io caruur toona aysan wax kuu tarey nin illaa mid ma ahee qalbi fiyow oo kafiyow shirki io gaal nimo io munaafuq nimo ba 😢😢

  • @hoodoahmed4921
    @hoodoahmed4921 3 місяці тому +2

    Manshallah ❤️ u look nice ❤❤🎉

  • @Jinan202
    @Jinan202 3 місяці тому +2

    Wllo asma illhay hanoga dayo🎉❤

  • @queenealsheakh
    @queenealsheakh 3 місяці тому +3

    Thank you Asma May Allah bless you ❤

  • @Ayaann3
    @Ayaann3 3 місяці тому

    😅🫶🎀🤍Qosol baataha waxyahay Mahadsanid!

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me 3 місяці тому +1

    Hhhhhhh dhibku wuu ina haystahe yaan lagaa garan fariid rabbi haku soo hadeeyo wll dhamaanteenba

  • @hanniqueen7714
    @hanniqueen7714 3 місяці тому +1

    Ramadaaan kream sxp❤❤❤❤❤

  • @zamzamahmed9889
    @zamzamahmed9889 3 місяці тому +2

    Waaw you are funny it's my first day to see you ❤❤

  • @fadxiyacusman-og3tj
    @fadxiyacusman-og3tj 2 місяці тому

    Masha alah

  • @minashealthisbeauty
    @minashealthisbeauty 3 місяці тому +1

    wooow 🤩🤩🤩

  • @FilitadYamed
    @FilitadYamed 3 місяці тому +1

    Babyyyy❤

  • @achaaigal3722
    @achaaigal3722 3 місяці тому +1

    Mashallaha geesid yer

  • @nasriinsiciid1646
    @nasriinsiciid1646 3 місяці тому

    Asmaay wan iska kaa jecelhay walhi malin kan kubartey ilaaa manka wan iska jeclhy Alle haku daayo waayo badan Hppti ♥️💐👸🏼

  • @hodancaday7267
    @hodancaday7267 3 місяці тому +2

    Keep going ❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  3 місяці тому +1

      Thanks alot sis 💜💜

  • @ArafoLoule-xy8xx
    @ArafoLoule-xy8xx 2 місяці тому

    Machallhah

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 3 місяці тому +6

    Naagta kaliya ee kudaawata oo waxaad soodhigtoo dhana kahesha aana sameyn kawaran oo wajigeedana qaleyl iyo daal intuba daashadeen

  • @mabruukaaxmed8375
    @mabruukaaxmed8375 2 місяці тому

    Wllo coffee ga allergy ban ku leyahay mxan isticmala madmadaw ayaa igaga jira indhaha iyo sanka xaga sare

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 3 місяці тому +1

    Essence snailka in la la marsado snail moisturiser so ma wanagsana mase moituriser kasta wa lala qaataa

  • @umalkheyrmostphe4237
    @umalkheyrmostphe4237 3 місяці тому +2

    Sunscreen ka si fican no tuus hno😊

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 3 місяці тому

    hello Asma gadha an iska jeclahay assay qof ficanbadtahay don't forget culture wan salamayaa sedigay from laascaanood

  • @AylaAyla-he4jn
    @AylaAyla-he4jn 3 місяці тому +1

    Queeeen❤️❤️❤️

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  3 місяці тому +1

      😘😘😘😘😘

  • @Maria28832
    @Maria28832 3 місяці тому +2

    Walal wajigeyga duldulela leeyahay maxa lagu daweeya cramka u fiican

  • @idilismail2034
    @idilismail2034 3 місяці тому

    Masha allah qalanjo

  • @rahmamunahassan1887
    @rahmamunahassan1887 3 місяці тому +2

    You funny walahi waxa moodaba in aad ruwayad matalyso 🤣🤣🤣

  • @user-vr1fp4of5n
    @user-vr1fp4of5n 3 місяці тому +2

    I love you asma I'm so proud of you 🎉❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  3 місяці тому +3

      That warms my heart ❤️ thanks sis 💜

    • @amranmaygaag
      @amranmaygaag 3 місяці тому

      Asma qurux inaad ya dire leje tahay way kaa muuqataa thanks ya hagare leje❤❤❤❤❤

  • @IzraMaxamuud
    @IzraMaxamuud 3 місяці тому

    M.a❤

  • @user-dy4mr8fl3l
    @user-dy4mr8fl3l 2 місяці тому

    Gebedhan quruxbadana tolow agoyar maxa ugalay wlh sibay qalbigayga udektay masha alh❤❤

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 2 місяці тому

    Walaalay haka tagin hojaabka Ilaahay

  • @JanadAhmed-dn3ut
    @JanadAhmed-dn3ut 3 місяці тому

    Waa allaalaxay mlha snailku

  • @Siham726
    @Siham726 3 місяці тому

    Walal is astur

  • @Bedria123
    @Bedria123 2 місяці тому +1

    Asmi wa rer waqoyi asala😂😂😂😂

  • @kawsarderi755
    @kawsarderi755 3 місяці тому +3

    Snail afsomali xaaxeeyo ba la dhahaa ☺️

  • @jakuurageelemuniir8466
    @jakuurageelemuniir8466 3 місяці тому +1

    Indr noo soo laapo quruxdii oo dhan baad nagala baxstay❤😂

  • @aichakoranel1635
    @aichakoranel1635 3 місяці тому

    Wall is astur Allah ka baq

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 3 місяці тому

    Asma❤

  • @zamzammursal6814
    @zamzammursal6814 3 місяці тому +2

    Xaaxeeyo meelaha bada ayay kasoobaxdaa

  • @awoabdoo
    @awoabdoo 3 місяці тому

    Pls asma timaha wx hydration siiya nogusoodar wl😢❤❤

  • @ArwaMohamed-zj4ii
    @ArwaMohamed-zj4ii 3 місяці тому +1

    Alalaxay bey ahyd

  • @Sunflower-wo2xw
    @Sunflower-wo2xw 3 місяці тому +1

    Habo tell us what you mix with the coffee

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  3 місяці тому +3

      Habo watch the end of this video I what I mix the coffee grounds and the recipe 💜

    • @Sunflower-wo2xw
      @Sunflower-wo2xw 3 місяці тому

      ❤️🙏🏽

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 3 місяці тому +3

    Asmaay qaali ii soo jawaab hadaad commentiga aragto Waxaan ahay oil skin finka iga soo baxaaba bar madaw buu iiga tagayaa maxaad iigula talin lahayd xubi? Dhulkii hooyo ayaan joogaana

    • @hibakahin1994
      @hibakahin1994 3 місяці тому

      Utag aboosto

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 3 місяці тому +1

      Snail 🐌 Asmaay anagu waxaan unaqanaa. (Caroog ) Afsomaliga

  • @Sundus-bd9gj
    @Sundus-bd9gj Місяць тому

  • @user-vr1fp4of5n
    @user-vr1fp4of5n 3 місяці тому +2

    Asma walo wa alaalaxay aya ladhaha❤

  • @dhana7566
    @dhana7566 3 місяці тому

    Asma iyo gabdhaha halkaan ku jira, saxiibayaal Haaro ama pigmentation maxaa xal u ah. Jirkayga waa natural. Somali color oo aan dawo marin, marka haaro baa isoo galay any advice/tips?

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b 3 місяці тому

      Kow sunscreen hailaawin malinkasta skin care routine samee sida company ga the ordinary ama good molecules waxay leyihiin products hyperpigmentation ufiican

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 3 місяці тому +1

    Bishu waa March asma 😂

  • @user-hx7ge2lk3q
    @user-hx7ge2lk3q 2 місяці тому

    ❤😊😊😊

  • @faadumofaarax3533
    @faadumofaarax3533 3 місяці тому +1

    Xaaxeeye u naqaanaa

  • @Waris668
    @Waris668 3 місяці тому

    Subxaanallaah

  • @user-ve6tu5xw3y
    @user-ve6tu5xw3y 2 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @nicimaabshir2858
    @nicimaabshir2858 3 місяці тому +1

    Alalaxay ba la yidhaa

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 3 місяці тому +3

    Aniga wejigayga wa dry ano 18 jir ah labada suniyod way ilablabanayihin lalab yaro aad uyar lkn weynan kara

    • @umumuxamed5671
      @umumuxamed5671 3 місяці тому

      Habo qalaylka iska ilaali cream
      Mosturized marso
      Amba 18 ayaan ahaa xilogii ay haarta igu dhacday hadoon 34 jirana wali waa la dhibanhy la tacaalideeda
      Waxaan ka qaaday dhayalsi aan dgayal saday xaraq wajigaayga fuulay

  • @user-ep4wv4pj9t
    @user-ep4wv4pj9t 3 місяці тому +1

    🐌 xaaxey ayaa la yidhaahda asmay

  • @ayaandegan82
    @ayaandegan82 3 місяці тому

    Wllo mababa aqaano magacyadoode bal isoo qoro adigo raaliya video waxa nafleh kama fahmin skin care isoo qor

  • @AlishaMaxamud
    @AlishaMaxamud 3 місяці тому +1

    I sheeg gedka indhah mad madowga lagu bi iyo abyo

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 3 місяці тому

    Somaliska waa naxariis, svenska waa snäll ee sas u ogaaw habo mcn

  • @hoododhool6912
    @hoododhool6912 2 місяці тому

    Runta ban ku jecelaya hano keep going

  • @xamdasiciid1290
    @xamdasiciid1290 3 місяці тому

    Xaaxeeyo

  • @fowziadahir8254
    @fowziadahir8254 3 місяці тому

    alaalaxay

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 3 місяці тому +1

    Wallo,imayaad soomin,,muusku muxu yahay ?

  • @SareedoAbdoulkaderArtho044
    @SareedoAbdoulkaderArtho044 3 місяці тому +1

    Madmadowga wajiga aya naftii ii keenay
    😢

  • @susuhassan2928
    @susuhassan2928 3 місяці тому

    Asma wlo wan ku salamay, malin hore qasil kad barsanaysay
    Magaci?

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 3 місяці тому +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @imans3899
    @imans3899 3 місяці тому

    Asma omg aad baan iskugu egnahay waa inaan DNA iska qaadno

  • @user-wp1un6tl7x
    @user-wp1un6tl7x 3 місяці тому

    Masoontidmiyaa

  • @user-oe2lt4qk5n
    @user-oe2lt4qk5n 3 місяці тому +1

    Maxaad sanid
    aad baad u qurux badan tahay.❤

  • @saredomahdi1569
    @saredomahdi1569 3 місяці тому +1

    Mashallah❤

  • @diamondluula4910
    @diamondluula4910 3 місяці тому +1

    Asmay oil face qofka ahi Miyuu marsan karaa

  • @baboyarow1128
    @baboyarow1128 3 місяці тому

    Awe sonki

  • @hoodoeprahim2683
    @hoodoeprahim2683 3 місяці тому

    Waji laxoox😂😂

  • @maryamabdi9448
    @maryamabdi9448 3 місяці тому +1

    Abyo coffee bes miya mise sonkor ku dartay iso jawab pls

  • @samiirokhaliif9711
    @samiirokhaliif9711 Місяць тому

    Coffee miya abyo

  • @SacidoA-ku1cs
    @SacidoA-ku1cs 2 місяці тому

    Agah so adigii laha ninban ahay 😢

  • @fartunahmed784
    @fartunahmed784 3 місяці тому +1

    Snail waa xaanxeeyo waqoyi

  • @safiyaUmuZubeyr
    @safiyaUmuZubeyr 2 місяці тому

    Abyo is astur plz alle ka cabso

  • @Samiya.cabase
    @Samiya.cabase 3 місяці тому +1

    Snail : alalaxay baa ladhaha wl

  • @hoododhool6912
    @hoododhool6912 2 місяці тому

    😂😂😂 fariid

  • @rodamuhumed7839
    @rodamuhumed7839 3 місяці тому

    🐌 waa Alalaxay 😂

  • @user-py5sr3ut8d
    @user-py5sr3ut8d 3 місяці тому +1

    Wllo suuniyaha miyad jartaa kuwo qurux waye

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  3 місяці тому +1

      Haa qaali 💜💜💜💜

  • @dhool1473
    @dhool1473 3 місяці тому +1

    Snail means xaaxeeyo in somali

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  3 місяці тому +1

      Xaaxeeyo thanks sis 💜

  • @HodanMaaida
    @HodanMaaida 3 місяці тому

    Indhahaygii mxd kasamaysay

  • @Waris668
    @Waris668 3 місяці тому

    Dadkan xishoodkii xaguu kamarey

  • @ahlaamqueenn841
    @ahlaamqueenn841 2 місяці тому

    Coffeeygu hadal makaraayo

  • @mahdiyamohamed6258
    @mahdiyamohamed6258 3 місяці тому

    Snail Waa alaalaxay