Asmaay sidaad usheekayso eed erayba erayguu ka fiican yahay usoo hesho markaan kudaawanyo waxaan idhaa ala ma inantaas aftahanada ah ayaa waxaas oo sheeko fiicanaan ah cadaan la doonatay oo manta dhan English iyo Swedish ku sheekaysa markasan hadana is idhaa qushi haduu mid somali qabi lahaa intanba lagama heleen oo youtube kumu ogoladeenba. We love you Asma. you’re gem. Love from Boston
A real life lesson thank you for always telling the truth very clearly and I appreciate it a lot but you know what... honestly I see myself in you, I mean by that we have the same point of view on different situations and I say to myself wow this woman is really your microphone😂🤍🤝🏼. Balse waxa horey loo yiiri "dhaagtii 👂🏼 waantowda ayaa waano qadata" Marka inchallah ALLAHA fahansiyo gabdhaha qaar iney naftooda iyo ciyaalkoda uu hiiliyaan , micnaha waxan kawada halkaas iney doortaan a good husband + good dad and good son-in-law🤌🏼✊🏼🤝🏼🤍❤
Walhi waa walhi ilahi e nin xaasle daaye xaata mid su gursadi waligi lama hadlin wayo waxan ka cabsada waxan iska dadiiiciye dumarka somalida waxaba ma naca sii fudoda e marka qadan wayan bi ka cararan e ninka waxi lagaga tagi buu qaba mida xaasa na daaba Allaha baan kamagan gali marka waxi ada ilahi kamagan gashida arki misida dumarka ninmka xaaskalhe guursanya waabila haan kalsoni daro biqaban waxan wada soocona nin markan isbarani waxan wadiye masu gursati kulaha waligiba inan iwadisa suasha manarkin e maxada iwadisi xaata waxan wadiye in inankale wada socdan maya bu idahi marki dabe waxa walba waa ogadi inusan su guursan gabar kalen la socon wayo mel inan ilamida kujiirto so gaala waaax ka xuun malha sharf maha noo
Ala asmo ani camal aya tahay nin naag qaba marabo hadaad heysan weyso waloo haayaa bey leyihin gabadh wax heysata masha alah ban udha wana kufarxaa sas iyo sika fiican ayana urajeya nin naagtiisii soo dayacay na waxan ka aminsana inu anina idayacaayo beri
I’m going to At the start key element required does not need signature or input from an agent only imperative or is needed second aid or is as expected in 🎉
Asmay I really love you ❤❤❤❤ you are the best gabarsomalyeed oo aad u qalibadan masha Allah tabaarakalaah Waxaan ilahay kaga baryaa aduunka filnimco aaqirana janatulfardusa
True everything you said is true women are jealous of each other wa xasid . Xata mid aaad iska jaf jaftay mid ba ku qabsanysa asago family iyo caruur leh
Asma i can attest about the competition between the Somali girls.our mothers is to be blamed 😮but I will never ever marry another woman man.am divorced and not planning to remarry.😢
Asma j te suies depuis plusieure temps ce juste ke j sais pas écrit le Somalie et très bien écrire l anglais osi dnc j ss vraiment fan de toi on ai de la même pensé franchement mais eske tu a trouvé tn amis qalbi salime ❤❤❤❤❤❤❤
Faarax wuxu samaynayo inaga ugu wacan wayo nin gabdh soo baabiiyay markay xaraystaan dee wakas farax halku marayo oganahy . Kan ma hooyadaa baa leh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Halka Malab laygu daadshay wa tagtaa doo
Hi abaayo mcm asma waxas waa waxa illahay dumarka ku abuuray raga iyo naaga ha u bataan dumarka waa iska dhalan cagweyn waxan waxa aad adig iyo aduunka inta ku nola ma hagajan karta tusaale adiga ma kugu dhacay waa adiga calcalayo waxad ka waada ha lisdhafo waxas waxa dhici karo ma ahaan aduunka ayaa imtixan ah dumar shaydan hogaaminayo marka iniika isugu waacan oo shaydankii isku dhibteen
sister. women like the ones you describe. Existing in all communities. I learned this sadly in primary school. There are very few decent people out there. Both men and women. It must be biological.
Ma ninkii cilaajka yaalay baa shidhka loo koray alla kariim ee dhibtii uu soo marsiiyay wiliba idin sheegtay alla maxaan wax aragnay naaguhu waa qudhun walaaqatooyin miidhan
Hadi aynu marka aynu yarnahay aan iska dhaafno beenta iyo khiyamada Oo aanu hungureyn sxpken wuxu haysto Wax badan oo aan marka weynayo ka cabano ma ay dhacdeen Qofka aad la saxipayso in few weeks baad ku ogan karta ado dabacadihisa egaya iyo sida uukula dhaqmayo in uu adi ku fcnyhy iyo inu ku xunyahay So qofka aad marka hore la sxpayo xita adoo jecel hadi ka aragtid xasidnimo Buri oo hadana buri walhi inayna cidna kuguh so dhacayn
i rumaysta ninka naag labad doona mid sadexaad mid aftar ilaa labatan uu helo ma joogsanayo taas marka isleh aduu ku jecel yahay iyaduna fartay dhex ka qaniin nin iyo naag is qbay is cayaay waa sharaftii oo suuli ku dhacday reerahoodii waa inay kuwas maxakamd saaran
😅😅😅 ma kuwa shidhka saaran baad ka mid tahay dee orodo shukaanso afka iyo futada ha isku kaa furee wax kale uma socotid ilayne nin xun inuu yahay waaba la idin sheegee ma adiguu malab kusiinayaa yaab naagta caynkaa ueeg buu haysan waayaye ma adiguu hadh ku jiidayaa
Asmay gabar ba hada kahor ninkeeda ku tiri ina adeertay oo dhibaataysan africa kasoo dhoofi oo wadanka aan joogo keen ninkii naagti soo dhoofi la yiri bay is guursadeen oo wadan kale la iska dhiibay nagaha familku xataa waji malahan 😂😂
Asmaay sidaad usheekayso eed erayba erayguu ka fiican yahay usoo hesho markaan kudaawanyo waxaan idhaa ala ma inantaas aftahanada ah ayaa waxaas oo sheeko fiicanaan ah cadaan la doonatay oo manta dhan English iyo Swedish ku sheekaysa markasan hadana is idhaa qushi haduu mid somali qabi lahaa intanba lagama heleen oo youtube kumu ogoladeenba. We love you Asma. you’re gem. Love from Boston
Nin somali hadu qabi lahaaa,Jidhkeeda iyo qaawananteeda TikTok maysan sooo dhigteen . our men aren’t dayooth
@@haniadanshire3740uskud nayaa qoyan
Walle Asma waa fariid ❤
Waa run dumarka ayagaa cadow isku ah dadhowna ayagaa cabaadi 😢
A real life lesson thank you for always telling the truth very clearly and I appreciate it a lot but you know what... honestly I see myself in you, I mean by that we have the same point of view on different situations and I say to myself wow this woman is really your microphone😂🤍🤝🏼.
Balse waxa horey loo yiiri "dhaagtii 👂🏼 waantowda ayaa waano qadata" Marka inchallah ALLAHA fahansiyo gabdhaha qaar iney naftooda iyo ciyaalkoda uu hiiliyaan , micnaha waxan kawada halkaas iney doortaan a good husband + good dad and good son-in-law🤌🏼✊🏼🤝🏼🤍❤
💜💜💜💜💜 great brains think a like 👍 inshallah ilahay ha fahansiiyo.
Ani xtaa wlhi nin naag qabaa ma shukaansaan adunkaan u necebeey
Walhi waa walhi ilahi e nin xaasle daaye xaata mid su gursadi waligi lama hadlin wayo waxan ka cabsada waxan iska dadiiiciye dumarka somalida waxaba ma naca sii fudoda e marka qadan wayan bi ka cararan e ninka waxi lagaga tagi buu qaba mida xaasa na daaba Allaha baan kamagan gali marka waxi ada ilahi kamagan gashida arki misida dumarka ninmka xaaskalhe guursanya waabila haan kalsoni daro biqaban waxan wada soocona nin markan isbarani waxan wadiye masu gursati kulaha waligiba inan iwadisa suasha manarkin e maxada iwadisi xaata waxan wadiye in inankale wada socdan maya bu idahi marki dabe waxa walba waa ogadi inusan su guursan gabar kalen la socon wayo mel inan ilamida kujiirto so gaala waaax ka xuun malha sharf maha noo
Asma daa uus waa gabadh qalbi fiican oo daacad ah
Mansha Allah
Allaha ku xafido ❤️wllo qaali
Well said Asma wll! I support you and have the same belief! Women Code! Power to the Somali Women❤
Ilaahay ha ku xifdiyo caqli iyo Qurux Alle ha kuu siyaafiyo
Thanks walaashay mcn
Macha Allah well said. Speak up walaashay. Waa runtaa.
Wllhi waa runta xbbiti je te souhaite le meilleur ma chérie 😊😊😊
Naagaha soomaalidu waa qoyan miidhan ee quruxeey hore u soco,ha u joojin.wey kaa hinaasayaane.
💜💜💜💜💜
Wllhi waa run raga inagaa qiimaa u yeelnay
Ninkaad yastidba naagbaa dabo ordaysa
Ala asmo ani camal aya tahay nin naag qaba marabo hadaad heysan weyso waloo haayaa bey leyihin gabadh wax heysata masha alah ban udha wana kufarxaa sas iyo sika fiican ayana urajeya nin naagtiisii soo dayacay na waxan ka aminsana inu anina idayacaayo beri
Haa nin naag qabo dareen uma qaadi karo dadka qaarkood way calool adag yihiin.
👍💯👍💯💯👍👍
You stated true facts and we needed to hear it ❤❤
I’m going to At the start key element required does not need signature or input from an agent only imperative or is needed second aid or is as expected in 🎉
Anag xita abaayo ❤😂 gabaraayaidhibtey❤❤
My sister,i am proud of you,i agree with you. ❤❤❤
Maasha Allah Allahuma bariik spot on. Ilahaay haku barakeeyo
Aamin qaali thanks alot 💜
Asmay I really love you ❤❤❤❤ you are the best gabarsomalyeed oo aad u qalibadan masha Allah tabaarakalaah
Waxaan ilahay kaga baryaa aduunka filnimco aaqirana janatulfardusa
Thanks alot sis that comment made my day
Am glad I found you omg you really fail it , 🙏❤️
True everything you said is true women are jealous of each other wa xasid . Xata mid aaad iska jaf jaftay mid ba ku qabsanysa asago family iyo caruur leh
Haa ilahay bageena burxad ha isku mariyo
Asmo quruxey Waan ku jeclahey my sweetheart may Allah protect you for evil eyes ❤❤❤❤❤❤❤❤
UA-cam la inad uso jedsato weye wlhi w really luv u and miss u❤❤❤❤❤❤❤
Asma i can attest about the competition between the Somali girls.our mothers is to be blamed 😮but I will never ever marry another woman man.am divorced and not planning to remarry.😢
Na haddey ayadi xafashtay na asaga ma xafashmin kkklkkk asma i love my little sis
I like the word xafash kkklkkk
To be honest you are right my Allah guide us the right way
Aamin qaali
Wa run walaal ka ugu liita xiita way so xaraaynaysa
Asma j te suies depuis plusieure temps ce juste ke j sais pas écrit le Somalie et très bien écrire l anglais osi dnc j ss vraiment fan de toi on ai de la même pensé franchement mais eske tu a trouvé tn amis qalbi salime ❤❤❤❤❤❤❤
A vrai dire elle m'inspire trop machallah ilahay asmay haa kuu barakeyo 💋💝💟
Asma I agree with u sis
كلامك صحيح في مكانه . الله يعين البنات
Faarax wuxu samaynayo inaga ugu wacan wayo nin gabdh soo baabiiyay markay xaraystaan dee wakas farax halku marayo oganahy .
Kan ma hooyadaa baa leh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Halka Malab laygu daadshay wa tagtaa doo
Asamy qurux bdn in hoyo mobile u bahanhy waxnb kul wadgi plz xbibti
Wa inta xasidiinta ah ee bilaa kalsoonida ah bawaxaa sameyn kara subxaanalaah
Qalbi asmay xanunada masxada kudhaca noso geli waxa sanaba iyo calamadaha please sida Depression ka
Haye qaali 💜
Absolutely 💯 women code ❤
💪🙏🏾👸🏽
Asma the truth is there is a men code and NO women code😢💔💔💔💔
😅😅😅😅 mid yar oo shalmad jag isku siisay baa xaga hore usaarana walaahi waa runteeda hadii aad amaanto shururug hadii aad caydo shuruurug wqx madiidooyin yaaban baa dhulka buuxa
❤❤❤❤❤❤❤❤ Asma,
i love u gacalo so much 💗 💓 💖 💛 ❤️ 💕 💗
Hi abaayo mcm asma waxas waa waxa illahay dumarka ku abuuray raga iyo naaga ha u bataan dumarka waa iska dhalan cagweyn waxan waxa aad adig iyo aduunka inta ku nola ma hagajan karta tusaale adiga ma kugu dhacay waa adiga calcalayo waxad ka waada ha lisdhafo waxas waxa dhici karo ma ahaan aduunka ayaa imtixan ah dumar shaydan hogaaminayo marka iniika isugu waacan oo shaydankii isku dhibteen
Asmaay waa dumarka bilaa kalsoonida naftooda aaamin saneyn
Asma wan ku jeclahay wallhay ❤🥰
Love you too sweetheart 💜
Waa saas qurux xeey
ASMA QURUXEEY,, IGA SOO QURXI DERBIGA GADAASHAADA KU YAALA,, ADIGOO UA-cam KA SOO SAMEYSEY INSHA ALLAAH AAN ARAGNO,,,
Asma Masha allah timahayga Maxaa marisaa noo soo sheeg?
Adigu ma gaalkii foosha xumaa baad ka baqeysaa in lagaa qaado?
Qalbigii qurux badan ayaa wax qurux arko ilahay qalbiga ha kuu qurxuyo 💜
sister. women like the ones you describe. Existing in all communities. I learned this sadly in primary school. There are very few decent people out there. Both men and women. It must be biological.
Kkkkk walahaay wan maqley dukaanka Burco ahayd mesha laga furey maqley
Reer burco hadal ma dhibo 😂
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Naaguhu aamin ma laha sxb walaa ehel aniga naag aan qaraabo dhow nahay baa ninkayga shukaansatay
Iyadu khaladka kaligeed male ka albaabaka ufuray ee ka yeelay baa gardarada leh
Mashaallah ❤❤❤❤❤❤❤
You talk about the one have . Or previous. Husband?😊
Yea check my other videos 💜💜💜
Positive ka aad ba logu bahanyay thanks❤😊
Baarigii hoore nin gaadh fuuraya laama guurisaanjiiriin
Ma ninkii cilaajka yaalay baa shidhka loo koray alla kariim ee dhibtii uu soo marsiiyay wiliba idin sheegtay alla maxaan wax aragnay naaguhu waa qudhun walaaqatooyin miidhan
Hadi aynu marka aynu yarnahay aan iska dhaafno beenta iyo khiyamada
Oo aanu hungureyn sxpken wuxu haysto
Wax badan oo aan marka weynayo ka cabano ma ay dhacdeen
Qofka aad la saxipayso in few weeks baad ku ogan karta ado dabacadihisa egaya iyo sida uukula dhaqmayo in uu adi ku fcnyhy iyo inu ku xunyahay
So qofka aad marka hore la sxpayo xita adoo jecel hadi ka aragtid xasidnimo
Buri oo hadana buri walhi inayna cidna kuguh so dhacayn
Wlhi naagah somalida iyo maska iskusi ban uga baqa hadana inata waxn arka iyago iga agdhow asma rumaysa wlhi waa masibo nagaha somalidu
Asmo ma ninkaagay shukaansatay 😅😅😅😅😅😅 way dhacdaa huno
intii lila guursan lhaa nin naag qawo baan guursan😭😂
Wlhi waa run
Ninkay ka waramaysaa waa qoor gaab intaan fahminoow 😅
Waa ruun iaaga iskuu qaali gaariina raaga
Wlhi been Mahan Asma
Women.Code 🏅🏅🏅🏅🏅🙏🏽😊
Asma your are soo funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Abayo dadku isku shaqsiyad ma aha, sida sheegtay gabdhaha soomaaliyeed wxan kula talinaya inay is garab istaagaan oo is cawiya isna ixtiramaan..
You touch the true 😂😂😂😊
💜💜💜💜
Astaqfirullah 😅sooliga widh ma nooli
Asma nagaha somalido wa buukaaan xaga maskaxdaa Wayan mida kale wa wada munafiiiqadoooo ee cago kaga carrrrrr
Aqas nin naag qaba maxa ku kalifey
Wlhi asma kula mid ayan ahy fikirkada
Hadaan arko nin naagle oo naag kale lahadlaayo wxn is yidhaahda ma dishaa wlhi
Nin naagtiisa Naf u hayn walee mid kalena Caano u shubi maayo Nacas dheh ta nin gabadh soomaaliyeed soo xumayeey is leh adiguu ku wanaajin never
Naag somali naag kale wax uma ogolo xumaana waykugu caayi ficnaana kuma ogolo
Suug halagula Qebsado ma ogolanay Ani 😂😂
Sax 💪💜
i rumaysta ninka naag labad doona mid sadexaad mid aftar ilaa labatan uu helo ma joogsanayo taas marka isleh aduu ku jecel yahay iyaduna fartay dhex ka qaniin
nin iyo naag is qbay is cayaay waa sharaftii oo suuli ku dhacday reerahoodii waa inay kuwas maxakamd saaran
Dumarka dhibaysan iskukeenin kumadhacu Asma aragtidasa wana kalasemanahay xabiibtii
Dumarlaan❤
Ninka ma hooyadaa ayaa leh waala shukaansanayaa riyo ku nool
😅😅😅 ma kuwa shidhka saaran baad ka mid tahay dee orodo shukaanso afka iyo futada ha isku kaa furee wax kale uma socotid ilayne nin xun inuu yahay waaba la idin sheegee ma adiguu malab kusiinayaa yaab naagta caynkaa ueeg buu haysan waayaye ma adiguu hadh ku jiidayaa
@@Milgonura-cv4sg Shuubo Aan xaarka ceshen karin bax nayaaa xayawaan aya thee
@@ladanmuhumed1367 nooca shidhka lagaga dhamaystoo hadhowna 😭😭😭 🤣🤣
Naagaha sidaas sameeya waa naago xanuunsan ee aan aragti fog lahayn ee bahdilan ee xaasid ah ee aan qof wax u quirin
Haa lakiin wayba isla a saxsan yihiin
I miss you love😢
💜💜💜💜
Dumarka mante jira saxiibtinimo ma galaan taasi waa ayaandaro
Haa cabsi cabsi weeye
Duumarkaa ka xuun raaga
Hhhh can candhalay bay ka Dhigan miyaa 😂
I love you guys 💜
Waaw
💜💜💜
Wallahy I just come from a date with a dude he told me have a wife I didn't even let him finish his sentence just left him
True wallahi
Wa kalmada aan la yaabay, haday haysan waydo wa loo hayn
🎉
❤❤❤❤
Dadku isku mid maha wll
Haa walaalo
Fariid
Odaygan cad marhoray usoo daadan lahaayeene lkn naftaan ku hagaagen calashan wa cabsicabsi😂
Subxanallah
Nin naag qabo dareenba uma qaadi karo saa aaaminsanhy
Haa walaahi aniguna sidoo kale
Asmay ❤️🫶🏽
Abaayo adaa usababa adba qalbisalimad ka raacada adna inlaga qaado wa seeyitahakkkk
😂 qalbi saliim wuxuu ahaa saxiib bes ah
Asma walaal you have a pure heart that's why you don't look for what is in other people hand
you are so funny kkkkk
Akhas naa maxaa lagaa shukaansan adiga waxad mooda digaagad la rifay akhas gaal guurso oo gaal foolxun guursa u daran
Wlhi been maha naaguhu wa wada sida 😢
QOFTAN HORTA NINKAYGA DUUN HAYSA MA REER MIIYAD CADAAN HESHAYBAA 😂😂😂😂😂 WAX KALE ARKI MAYSID IYADOO NINKAYGA DUUN HAYSA SIDAAN ISKU BARANAY WAKADAA WAKADAA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅 NAA HEEDHA WLL CIDI KUGUMA HAYSATEE HADII HOOSTII MADOOBAY KUGU QAATAY ISKA QARSO YAABNAYE
Asmay gabar ba hada kahor ninkeeda ku tiri ina adeertay oo dhibaataysan africa kasoo dhoofi oo wadanka aan joogo keen ninkii naagti soo dhoofi la yiri bay is guursadeen oo wadan kale la iska dhiibay nagaha familku xataa waji malahan 😂😂
Taasi waa khiyaano qaran wllo wlhi habaar qabto ayey ahayd tasi 😂😂
Gacanteeday isku dishay taasi😂😭
Waa nooca aan ka yaabay 😂