Sidaan isku dhuubo iyo malikayga.

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 115

  • @farhiyanor8502
    @farhiyanor8502 4 місяці тому +10

    To be honest you are better than us MashaAllah as somali mother we don't look after ourselves ❤❤❤ MashaAllah

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +2

      💜💜💜💜💜💜 no I am not babes 💜💜💜💜

  • @Malikasamatar4624
    @Malikasamatar4624 4 місяці тому +7

    Mazhallah asma sidad uhadsho waan ka hela wllhi xppti wow❤😊

  • @ifrahmahamoud8054
    @ifrahmahamoud8054 4 місяці тому +3

    I like the way you explain ❤

  • @hasmah8018
    @hasmah8018 4 місяці тому +5

    Maansha Allah wlo video yada noocana nooso badi. Adiga sidad ulabisanayso adigiyo ilaahay bay idinka dhaxaysa lkn wlo diinta iyo dhaqankeena ilaali markaad wax nala soo share garaynaysid, waayo dadka ku daawanayana waa inaad ka fikirtaa. Talooyin badan baan kaa faa’iday shukran wlo

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +2

      Haye qaali inshallah waan dadaali 💜💜💜💜💜

  • @user-or3fs6xq1l
    @user-or3fs6xq1l 2 місяці тому +1

    Abaayo wllhi ilaahy dartiis ayaan kuu jeclhy is yara astur uun m.a waad qurux badn thy ❤❤❤❤❤

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 4 місяці тому +11

    Abaayo sidaan kuu taageero iyo sidaa kuu jeclahay hadaad ogaan laheed waad yaabi 😂😂❤❤ abaayo halmid inaad is asturto oo xijqabka xiroto ama qamaar abaayo tinta waa cawro naanta waa aduunyo barine waa aaqiro marka nafataad iyo jirkaaga unax oo alle raaligali 😢😢

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +15

      Walaalo inshallah qaali walaahi waan dadaali aduunkan dhaldhalaakiisa waa laga tagayaa ilahay ha ii fududeeyo ramadaanta ayaan inshallah bilow is leeyahay 💜

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 4 місяці тому +1

      ​@@AsmadaausHaye abaayo iscaateenta noosoo Gali maadama soonka soo dhawyahay

    • @fowziassecretrecipes
      @fowziassecretrecipes 2 місяці тому

      Allaha kuu fududeeyo abayo​@@Asmadaaus

  • @AmiraAhmed-gb8sh
    @AmiraAhmed-gb8sh 4 місяці тому +5

    Mansha allah, I love your energy indr, allah hakuu siyaadiyo💓

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      Aamin xabiibti mcn💜

  • @user-gp3hz3qg6v
    @user-gp3hz3qg6v 3 місяці тому

    Masha Allah videos ku jeclaaday keep going habo wax badan ka Baranooya ❤

  • @khadrahassan7171
    @khadrahassan7171 4 місяці тому +1

    Mashallah I really love your make up ideas, sister you look gorgeous may Allah bless you and your family 💖💖

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      Thanks hun a lot I will make more videos of natural looking daily makeup.

  • @luuladan9882
    @luuladan9882 4 місяці тому +4

    Asmaay ha naga waalin quruxda waa farxada iyo nin ku jecelna ilaah baa ku siiyey

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +3

      🤣🤣🤣🤣 iyo biyo badan oo lacabo 😂

    • @luuladan9882
      @luuladan9882 4 місяці тому +3

      @@Asmadaaus kaama yeelin

  • @maryamamohamed7407
    @maryamamohamed7407 4 місяці тому +2

    Asma you are so real mashallah but asturaada ku dadaal waxan waa aduunyo

  • @user-uu8zg8wm1r
    @user-uu8zg8wm1r 2 місяці тому

    Machallah sidaa kuuwad asma ♥️🔥

  • @rruweydaone2049
    @rruweydaone2049 4 місяці тому +2

    Quruxley Maasha Allah tabarakallah quruxi waa u dhalasho

  • @AliHassan-rx2pm
    @AliHassan-rx2pm 4 місяці тому +3

    How is qoorgaab now? Is he ok or remain in cilaj

  • @Nalka_744
    @Nalka_744 4 місяці тому +3

    ❤❤❤❤motivationkaaga Huno jasaikaalahu qery iyo talooyinkaaga cafimaadka ❤❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      You welcome sis and thank you 🙏🏾 💜

  • @GlowwithNafisa
    @GlowwithNafisa 2 місяці тому

    Keep up sister!

  • @hodanhussin792
    @hodanhussin792 4 місяці тому

    i like it asmay vedioes kan so badi qali we love you

  • @halimah7164
    @halimah7164 4 місяці тому +2

    Walhi you are funny habo I really like you you are more beautiful with out makeup and I am 50 waanan is daawadaa anaaba is cajabiyay like I am 20

  • @ubahahmed2972
    @ubahahmed2972 4 місяці тому +1

    Maanshaa allah sida u hadasho ee soo jidashasa leh baan ka helaaa indre❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      Inader madax ii saaran tahay 💜

  • @user-qe6gm6or3g
    @user-qe6gm6or3g 3 місяці тому

    Wajigay wuu qorqoran yhy waa nibcahay kawaran Mardambe ma raadin doono cayil thanks asma 😂😂😂😂😂❤

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k 4 місяці тому +1

    I’m proud of you 🎉

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      💜💜💜💜 thanks a lot sis

  • @user-wc4rw5nn6e
    @user-wc4rw5nn6e 2 місяці тому

    Love u sister keep going

  • @user-ei3hb8mb7u
    @user-ei3hb8mb7u 4 місяці тому

    I like this type of vidioes masha allah

  • @ayaanmoh3724
    @ayaanmoh3724 2 місяці тому

    nayhe asmay walhi naag ba tahay waliba naag ka tagtay waxva yaan kolba wax laga shegin keep up quruxwwy 😍

  • @handayosev
    @handayosev 4 місяці тому +3

    Qurux badan Masha alh ❤️🔥🔥

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      💜💜💜💜💜💜 thanks queen

  • @rahmamohamed9758
    @rahmamohamed9758 4 місяці тому +3

    Indeer manta calankeenii baad xidhantahaye ❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      Haa inadeer walaashay ayaa ii soo dirtay maalin dhawayd 💜

  • @salamkala14
    @salamkala14 3 місяці тому

    I love you eedo Asma you are most beautiful sunshine ☀️ ❤😊

  • @user-ui1yu6zl4z
    @user-ui1yu6zl4z 4 місяці тому

    Manshallh ❤

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 4 місяці тому +1

    Máshlh duriyada ilbaxnimada walagu ogaa asmay wankusalamy horey usoco qali ❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      💜💜💜💜💜

  • @sagal447
    @sagal447 4 місяці тому +2

    mashallah indertey qurux adiyo calankaba waa idin salamay

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 4 місяці тому

    Asmay labaataneeyo ku modayey asmay masha Allah ❤luv u

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 4 місяці тому

    😊😊 l love it 😊

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      Thank you so much 😀

  • @Nasiiblay
    @Nasiiblay 4 місяці тому +1

    Mnzhallah midankaaga❤😊

  • @ajmala522
    @ajmala522 4 місяці тому

    Ala asmaay waan kuwataa ani m.a❤

  • @bilan250
    @bilan250 4 місяці тому +1

    karti padaneey wllo mzha allh noo soo badi qlpi routinka ❤❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      Queen 👸🏽 thanks a lot 💜💜💜💜💜

  • @anhaarcabdi3047
    @anhaarcabdi3047 4 місяці тому +1

    Mansha allh qurux leeyi ❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      Thanks walaashay mcn 💜

  • @kadarjama7972
    @kadarjama7972 4 місяці тому

    M.a waxan wa laga shaqeyay 🎉❤ geenyada dumarka

  • @Maasal123
    @Maasal123 4 місяці тому

    MachaallaH taparakallaH you look ok always ❤haku noqon inadeer nagiHi tiktok halkanba kuso baxaysa haprihii no showerka aha Ee ka jalusayay😂

  • @user-pn2fz2yt8f
    @user-pn2fz2yt8f 4 місяці тому

    Baradhada hdii biyo cad lagu kariyo ka wrn

  • @zeinabmahado5687
    @zeinabmahado5687 4 місяці тому

    Asma abdihrman wa ku salaamay wllchy ❤Nolow jiir oo jooG ❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      Thanks qaali 💜💜💜💜

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 місяці тому

    walahay ana hooyaday ba igu odhan jirtay na ha is cowryin show hooyooyin badan baa yidhahda

  • @haboon6195
    @haboon6195 4 місяці тому

    Asma qurux ❤❤❤

  • @user-ry2hz6zz8q
    @user-ry2hz6zz8q 4 місяці тому +1

    Hno Anigu sheekada wlhi Waa jeclhy Ha no maqlin dumarka leh nagada 😊

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      Diyaar qaali waan isku dhaxwadayaa 💜

    • @user-ry2hz6zz8q
      @user-ry2hz6zz8q 4 місяці тому

      Hye qali Mahdsanid

  • @ifrahmahamoud8054
    @ifrahmahamoud8054 4 місяці тому +1

    😂😂😂😂 I like you qaali

  • @user-pb6yw6hn8r
    @user-pb6yw6hn8r 3 місяці тому

    Walashy isastur

  • @aliyaasad7783
    @aliyaasad7783 4 місяці тому

    Asma please waxyaabaha makeup aad marsatay video nooga soo samee

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      Haye qaali inshallah video bari 💜

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 4 місяці тому +1

    Hestii nag nool igusoo dhacday adi laguu qaaday malaaa

  • @user-gg5lk9vw9w
    @user-gg5lk9vw9w 4 місяці тому

    Wallo soo gaabi muuqaalka si laguugu daawada

  • @AbdirazhiidAhmed-ss1un
    @AbdirazhiidAhmed-ss1un 4 місяці тому

    Asma please please nooga sheeke saykolajiga jeceyl ka sida qof loo naco

  • @user-on4xr6tb6k
    @user-on4xr6tb6k 4 місяці тому +1

    ❤❤❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      💜💜💜💜

  • @AishaGoonle
    @AishaGoonle 4 місяці тому

    Make up reer magaal waaye asmay❤😊

  • @Kadranura
    @Kadranura 4 місяці тому +1

    Deee haaa habo naga xishooo adoo meydhanaya xaajiga uun private uga dhig

  • @user-ep3wz4vn4y
    @user-ep3wz4vn4y 4 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @hodancaday7267
    @hodancaday7267 4 місяці тому +3

    Wan kuwata qalpi asmaY❤😊🫂

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      Waan ku salaamay qaali 💜

  • @zafa.apdirizak.
    @zafa.apdirizak. 4 місяці тому

    Hadalkaaga iga qosliyey😂😂

  • @marwo15
    @marwo15 4 місяці тому

    Asmaay ku jecliyaa walaalo ❤❤

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 4 місяці тому

    Naaa asmoy waku jclhy wlshey

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 4 місяці тому

    Waa ku heesta asmay rotinkada iyo sirta aa na barto 😂🫶

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      💜💜💜💜💜💜 thanks queen 💜

  • @user-fo7yz7wm2z
    @user-fo7yz7wm2z 3 місяці тому

    Qali duumar 👑♥️🤍♥️

  • @lifeishardeverytime9627
    @lifeishardeverytime9627 4 місяці тому +1

    Gacanta calanka💚🤍❤️

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      💜💜💜💜💜

  • @farhiyanor8502
    @farhiyanor8502 4 місяці тому

    Abaayo I have questions for you walahi it's urgent can I talk to you

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      Yea hun contact me via snapchat asmaaoai 💜

  • @hothan369
    @hothan369 4 місяці тому +1

    Asmay wll gaari ayabad tahee meeday basarinimadii aad isku sheegaysay😅

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      Naftayda ayaan gaari ku ahay guriga hagaajintiisa ayaan basariku ahay 💜

  • @user-vr1hu1bz1k
    @user-vr1hu1bz1k 4 місяці тому

    Wllo asma waxan arkyy tiktok aduo nago dhiloyin ah lev kula jira oo ku fahmi wayeyy angu Wan ku wadna wllo

  • @nazzy809
    @nazzy809 4 місяці тому

    Qumayaa u ekanaysaaa😂😂😂

  • @user-bv1ln5nj4y
    @user-bv1ln5nj4y 4 місяці тому

    Wll soonka iafuri

  • @user-cd2wp8nn2x
    @user-cd2wp8nn2x 4 місяці тому

    Qisooyinka noso badi

  • @hadiaali5517
    @hadiaali5517 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanDahir-rk3bu
    @AyaanDahir-rk3bu 4 місяці тому

    Biyaha badan madaxey iga xanuujiyaan ani

  • @HamdaMaxamed-vo8bi
    @HamdaMaxamed-vo8bi 4 місяці тому

    Qli asmay tayda xilaman kaagagh shekeyaH 😢

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      Snapchat Asmaaoai iigu soo dir 💜

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 4 місяці тому

    Wll caafimaadka u fiicantay wlhi noso badi videoska❤

  • @marwamahad4960
    @marwamahad4960 4 місяці тому +1

    M.a huno cawale ayaba xidhanthe qadiyadu mcna markba calanka iso jitay😂❤

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 4 місяці тому

    Habo wxn waa kiimiko kanser eyeyna keenaan bdankood.... Ee iska yaree...
    Qasil yar oo liin dhanaan ama Avokado leh ku dhaq wajiga,. Ka dibna Vitamin C, iyo Rosmary oil mari.. Libstikk buni ah... Jirkeena u eg marso..
    Habenkiina Castor oil mari wajiga iyo qoorta oo ku seexo. Udgoon iyo dhalaal waa lagaa yaabi walahi.

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      💜💜💜💜💜

  • @Sahranour473
    @Sahranour473 4 місяці тому

    Asmay wll biyuhu maanay kaadi kugu waalin

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому

      Malinkoo dhan inyar inyar ayaan u cabaa maya waan laqabsaday imika 💜

  • @user-tw1cj7yl9j
    @user-tw1cj7yl9j 4 місяці тому

    Naa walal sidi kalaba wad isku yaraysaye codkan wayelka ah iska yare

  • @nimcoibrahim8190
    @nimcoibrahim8190 4 місяці тому +2

    Mar hadii anad asturnayn oo ilahy ka xishoon weyday wax qiimo oo aad leedahy baa iska yar!😮

  • @fatmasheekh2073
    @fatmasheekh2073 4 місяці тому

    Waxan la yabay somalida kuwa foolkaxun leh maxay isla qawiyaan 😂😂😂

  • @ifrahmahamoud8054
    @ifrahmahamoud8054 4 місяці тому +2

    I like the way you explain ❤