Saxiibkay qalbi saliim xaguu ku dabanbeeyey.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 294

  • @maysounhasan1047
    @maysounhasan1047 Рік тому +77

    Qalbi salim uu ku jeclaa inu ku gursadana uu rabay 😊😊

    • @nimcohappy9196
      @nimcohappy9196 Рік тому +9

      Haah dreen jceyl bu uqaadey mrku arkey inuu zan helayn oo ka zii jeedo pu izkaga fogaadey

    • @Asad_448
      @Asad_448 Рік тому +1

      Jacel umu qadin manu rabin wllanimo mooyaane

  • @foziajano
    @foziajano Рік тому +42

    Wuu kujeclaa wuxuuna Sugayey intaad Niyadu Ku Dagayso Madama Heartbroken kujirtay Wuxuna Sugayay waqti munaasiba Ugu Dambeyn Waxad Doratay Sawjkaga Manta Waana Calaf Waxwalba❤️😭

  • @najruushdd9994
    @najruushdd9994 Рік тому +35

    maxaad uguuursan wayday qalbi saliim asmay 😢😢😢😢

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 Рік тому +20

    Naa asmaay qalbi Salim wuu ku jeclaa adaan fahmine😅

  • @nasramaxamed9606
    @nasramaxamed9606 Рік тому +17

    Xabbibti fariid baad tahay lakin saad jeceyl kii uga guulaysaty shaydaankana uga guulayso oo is astur qaali plz
    We love you

    • @Sihaameyy_
      @Sihaameyy_ Рік тому +1

      Masha Allah waa talo fiican runtii

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn Рік тому +13

    Isna sidas oo kale aya laga yaaba mr QALBI salim inuu ooyayo ❤

  • @mimihawthorne
    @mimihawthorne 9 місяців тому +4

    The somali boys are over protective of the Somali girls and they know it’s easy to say we have the same religion when someone marries outside of their culture/religion but most of them don’t even practice it so Qalbi Salim was really good person May God Bless him and his marriage🙏🥰.

  • @munajamaal5123
    @munajamaal5123 Рік тому +20

    Wiilkaas wuu ku jeclaa oo mustaqbal buu kaa rabay 💔

  • @cawilfaanto8994
    @cawilfaanto8994 Рік тому +20

    Wiilkaa aad baan uga helay fikirkiisa iyo goaankiisaba sxb habedelani aragtidaada inta aad nooshahyna ilaali hablaha somaliyeed tii garab ubaahan
    Xiliyada adag salan sare wiilkan sheegayaa

  • @hassanfarrah4483
    @hassanfarrah4483 Рік тому +12

    I'm sure that qalbi Salim had alot of love for you at the same time he didn't want to rush you in to another relationship and he wanted to give you time to get over, qoorgab headache and he was respecting you and your feelings because he knew everything about you and maybe you wasn't thinking in clear mind so you men don't wiat two long and make your feelings clear in advance and wiat for your ( Calaf) I wish you good and happy lives for both of you, ) never give up you might link up when both of are sixties and reborn again inshallah, tara,

  • @girlhoneyc
    @girlhoneyc Рік тому +11

    I wish qalbi salim would’ve told you how he felt. It’s important to say what you mean before it’s too late.

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth Рік тому +14

    I read once a book called
    Even the best Friends are not forever.
    Raga Wanaagsan ee dumar ka la saaxiiba Maxay badanaa u guuldaraystaan Iyadoo Waliba Khaladku dhinaca Gabadha ka yimaado 😢😢

  • @lalatabi5134
    @lalatabi5134 Рік тому +23

    Asma thanks for sharing this emotional story. You made your choice and you need to stick with your decision because happiness is very important. 💫💫💫

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Рік тому

      wax xun ma odhan timha xidho caruurta masaajid gee halbha yar yar somali ajnabiga ba ai qaba ha odhan xaas baan ahey kaligaa ku filan

    • @albertoyahya
      @albertoyahya Рік тому

      waligay adigo kale ma saacideen anba

    • @Supr93
      @Supr93 10 місяців тому

      😂 I’m I in for my own when you sip it your way at to 😢

  • @starlight099
    @starlight099 Рік тому +22

    There’s no such thing as friendship between men and women. Someone will always have feelings for the other. It’s so obvious he was in love with Asma which is why he couldn’t handle her being with another man.

  • @abdirisakqalinle652
    @abdirisakqalinle652 Рік тому +6

    Runtii aad buu kuu jeclaa, jacaylka dhabta ahina waa ka saaxiibtinimada ka bilaabma. Waa ba flim kii Kuch Kuch Hota Hai oo Somali ah. Pyaar dosti hee ayay Asmaay hindidu tidhaahdaa

  • @laylaafrikachannel146
    @laylaafrikachannel146 Рік тому +6

    Qalbi salim waku jecla lkn kuma sheganin inu kugur sadu rabay lkn adiga saxib walalnimo ayey ka aheed nin time kisa waxu ku bixiya naag u rabo

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 Рік тому +4

    Daacad u qosley wlhi 😂😂😂😂
    Saxiib aad u fican ayuu ahaa oo Somalinimada Ku weyn tahay❤️🥰

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 Рік тому +5

    Qof wanaagsan oo ahaa qalbi saliim ❤

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 Рік тому +4

    Qalbi saliiim saaxiib wuu ka weynaa
    Wuu ku jeclaaa waliba aaad asmaaay
    Nin ragguuuu ahaa
    Qalbi saliiimow wll lasoo hadal asma
    Wataas oyaysee anagana wey naga oohisayee
    Inan wanaag badan baa tahaye
    Gabadha aad guursatayna Allah hakuu barakeeyee

  • @queennada6969
    @queennada6969 Рік тому +12

    Naa qalpi zaliim. Caadi bu ku jeclaa zuuxe

  • @samiraali3635
    @samiraali3635 Рік тому +3

    Waxaan haysataa saxiib aan walalaheey ka jeclahay oo murug iyo farxadba ila jooga aduunkan ugu jeclahay ilaa my baby ila soo koriyey maba jiro aduunka walal iyo saxiib kaa fiican nolashayda hadaanan asaga haysan lahayn..maqaan meeshan ku danbayn lahaa dhinackasta nolashayda Wuu iga dhisaa macalin buu iiyahay waana isla soo kornay ilaa yaraanteeni we love u Ataax 🩸🩸❤️

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 Рік тому +3

    Gentleman buu ahaa wlh qalbi saliim cml lama hello🥺🥺

  • @wadanwalbajecel8158
    @wadanwalbajecel8158 Рік тому +3

    Wall timaha qari ilahay dartii asmay

  • @leilamusa9175
    @leilamusa9175 Рік тому +25

    Was he really a friend if he had put such a conditional approval to continue on such a basis. Personally I would want a friend who will take me how I am unconditionally!. Let's be honest men and women can never be platonic friends! He probably was hoping you and him will be more than friends so he was hoping and praying you will see him in a different light.

    • @victors3130
      @victors3130 Рік тому +3

      He was playing the long game

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Рік тому

      That's true well Said... He was more than Friend

    • @MsLajecel
      @MsLajecel Рік тому +3

      You’re absolutely correct. He was in love with her and she didn’t understand his intentions. Men aren’t built to invest in a woman without an ulterior motive. He was waiting for her to get over Qoor Gaab before he told you her he was in love with you. He painfully waited for her to fall for him. Instead she chose another guy, this was the one thing he couldn’t forgive her for. Rejection is devastating. He felt the same pain when Qoor Gaab rejected her love. Sorry Asma & Qalbi Saliim weren’t meant for each other.

  • @ifrahahmed5394
    @ifrahahmed5394 Рік тому +1

    Somali Maryoley rer halaaq baa waad kenteen sawiradoda ee Qalbii salami halaa keno ✌️🇸🇴the leggend of Somali boy halaa keno sawirkisaa.

  • @maryanabdiyusuf8686
    @maryanabdiyusuf8686 Рік тому +2

    Muhimada waa naftaada wxy ku qanacsantahay ina sameyso waana qadar alle io calaf ina cadaan guursato qalbi saliim inuu sida sameeeyo ma ahayn😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @cabdulaahicali11
      @cabdulaahicali11 Рік тому

      Asma waxa wanaagsaned qalbi saliim dartiis inee uga guurto halkee ku nooleed, laakin waxee go,aansatay ninkaas hada ay gursatay si hoose sheeko ula waday sxbkeydina been usheegtay oo sanado ilaalinaye. Horaa looyiri banii aadamka siiba dhaqanka somalida Marka eegto inta badan abaalka qokaa usameeso baa kaaga tago meel cidlo markuu dantiisa gaaro oo isku filnaada. laakin qalbi saliim intee sharci kaheleyso Buu sugay waxkasta waxaa keenay wiilka inuu magalada aaday ayadanina cadaankas sxb hoose la sameesay oo misana ay diiday Halka sxbkeed joogay inee aado.

  • @sagalabdinour9819
    @sagalabdinour9819 Рік тому +1

    Ninka qalbi saliim aadba u xumaysay wlhi xanunki uu qor gaab ku darensiyey ayad darensiisay runtii ilhy isna wxkle oo wcn alle ha siiyo ❤❤

  • @mohamedsuldan49
    @mohamedsuldan49 Рік тому +3

    hadii aad is jeclataan sidaa u hadlayso asma waxay ila tahay inad isku dhici lahydeen madaama oo qof culture somaliga oo cidhiidhi bdn ku dhagan uu ahaa adigana aad xoriyada aad u jeceshay sida ka muuqata. any way xaq bad u leedahay qofkad doornyso we cant control oue hearts. even though i feel a bit jealous i wish you all the happiness in life.

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 7 місяців тому

    We love u qalbi saliim ❤❤
    .
    We appreciate your support during her worst moments and periods. Even during those most trying times in her life, you made the decision to stick her by her side, continuing to encourage her and celebrate her little victories.
    💕♥️🌹♥️♥️👩‍❤️‍👨💟💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
    We appreciate you for recognizing her best .

  • @leilaonle2950
    @leilaonle2950 Рік тому +21

    Am thinking qalbi salim was secretly in love with u 😭

    • @hamdamahmoud826
      @hamdamahmoud826 Рік тому +3

      I think so 😂❤ walalo farxadeda inantu choose garaysey

    • @leilaonle2950
      @leilaonle2950 Рік тому +3

      Yeah why would he cut off communications with her he was in love most definitely 😆

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Рік тому

      @@leilaonle2950 haddaanu idin ilaalinana wuu igu wareegaa ayaad odhanaysaan, amba caddaan kama yeelleen inay iikeento

    • @leilaonle2950
      @leilaonle2950 Рік тому +1

      @@NewsFusion24 It doesn't matter walalo if the cadaan is amuslim that's what matters! Why would he completely cut her off it's her choice anyways 😂

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 Рік тому +9

    He loved you secretly to himself.

  • @Hhyqqwo
    @Hhyqqwo Рік тому +5

    wll qli u have family and everything, runtii anu wn ku damqanaya oo inan reer hargeysa ah badthy somali kasokow all i wana tell u is you deserve better then telling or recalling your past life with some strangers in social media. private lifekaga is the only thing ay must thy inad ilaashatid

  • @hayaankanoloshapro1377
    @hayaankanoloshapro1377 Рік тому +21

    He truly loves you !!!!

  • @ahmednasirabushanab8009
    @ahmednasirabushanab8009 Рік тому +1

    Qalbi Salim magiciisu waa khadar maxamuud dool waa ree jigjiga garaadada jigjiga weeye wan kuu Heleyaa

  • @ummaryam1
    @ummaryam1 Рік тому +5

    Sad sad qalbi saliim was in love with you

  • @siciidmaxamed9918
    @siciidmaxamed9918 Рік тому +2

    Nin Libaax ah Weeye Qalbi Saliim🙏

  • @nimconadar
    @nimconadar Рік тому +4

    Asma qosolkeda ileen wax bdn ku qarisaa lkn ka xumahy wax walba dhacy 😥

  • @saytunnur73
    @saytunnur73 Рік тому +1

    Wlhi wan kula ooyay😭😭 qalbi saliim ilhy sxbtinimadinii Hasoceliyo

  • @Asad_448
    @Asad_448 Рік тому +1

    Waad mahadsanthy hamplyada aad qali udiraty wllky iyo dumshiday qurux

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 Рік тому +3

    Ala qalbi saliimoooow😢 maxaad sameysay
    Plz soo noqo oo inanta iska saamax walba waa qadar

  • @cabdiraxiinmaxamuudcabdi2602
    @cabdiraxiinmaxamuudcabdi2602 Рік тому +4

    Asma xalagad kasta oo aan daawado waan ooyaa realy walaahi walaal waxaad tahay qof qalbi wanaagsan oo nadiif ah realy rabi waxaan ka baryaay in u I siiyo qof si daada oo kale ah

  • @SOMALIAIRDROP
    @SOMALIAIRDROP Рік тому +1

    Nasiib uma yaalan waligay inaan yeesho best friend lkn i hope one day i get one like yuh guys.

  • @saciidsanee4734
    @saciidsanee4734 Рік тому +6

    Asma walaashay qaliga ahey waxaa tahay qof aad uqalbi fiican adi iyo carùurtaada allaha nii xafidob mahadsanid (Nihaan of Somalia)

  • @sihamahmed2338
    @sihamahmed2338 Рік тому +5

    I miss my best friend abdiqani😍

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 Рік тому +1

    She had amazing historical

  • @itsalwayscloseenought1217
    @itsalwayscloseenought1217 Рік тому +4

    Nin Goaan aad buu ahaa what a legend.

  • @osmanelyas8706
    @osmanelyas8706 Рік тому +4

    ASNA thanks for sharing this emotional story😢

  • @dheemandaahir6059
    @dheemandaahir6059 Рік тому +3

    Wax fican ayaa sameysay wax walba faraxadada ka hor mari ninka saxiibtimo kama aheen ee wuu ku rabay

  • @mimik2959
    @mimik2959 Рік тому +1

    He was obviously in love with you. In such kind of friendship btn men and women always one has a secret feeling! Fact

  • @najaxxusen7854
    @najaxxusen7854 Рік тому +6

    Qalbi saliim mala qabaa asmaay 😂

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 Рік тому +4

    Asc mansha alah walahi adigana qalbi salimad baatahay❤❤walahi ilinina iga timid calafkada wuu ahay wilkan cadanka hada hadu ku fiirsada maybe inoo ku soo labto wiilasha saxibtinimadooda laguma qasaro

  • @hudasomalian
    @hudasomalian 11 місяців тому +1

    I enjoyed yours stories asma

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 Рік тому +6

    I don’t think he should come back to your life as it was because now your husband is your friend. This person don’t have space in your life but both of you should meet and forgive each other.

  • @dr.gureymedia9090
    @dr.gureymedia9090 Рік тому +7

    Wll waxan iska daa fadlan sir haku ahaato wll wayo somalidu waa xasidiin, waxana haysta jab intaas ka wayn oo ay qarsadan marka sobob aad UA-camka uga sheekaysid qisooyinka noloshadaa hadad ka firsan waydo buug ka qor, lkn waraysiyadan aad duubaysid waxay samayn ku yeelan doonan caruurtada, from nin illahay,

    • @arliyop3199
      @arliyop3199 Рік тому +3

      Indr wax la qariyo qudhun baa ku jira inantu ma sariirteedii bay ka sheekaysay ninkeedaba ma iyadaa ina tusta waxan waa qiso soo martay waa ay yarayd oo ay soo koraysay hooyo iyo aabo iyo wll toona udhawayn dee social media na kuma dhex xiirato kumana dhex cabto siday habro waayeel ahi yeelaan lkn si reer magaalnimo ah ayuunbay ku jogtaa asturaadana ilaahay baa walaahi hadaynta haya inantu ibadan bay ciishootee ha nafistee daaya

    • @myrumeyzaahmed3486
      @myrumeyzaahmed3486 Рік тому +1

      Maxaa la qariyaa ma wax xun bay ka sheekeysay wax la qariyo qurun baa ku jira wax niyada ku jiroo dhan kahadal waad ku caafimaade hadii kale xanuun kugu noqonaayaan

  • @nuuraabdi6161
    @nuuraabdi6161 Рік тому +3

    True love never dies but the life will go on we hope you will have a chance to talk to qalbi Saliim one day and you will tell us how you felt again

  • @amuunmohamed4002
    @amuunmohamed4002 Рік тому +2

    Asma walahi waa qof qalbi fiican oo aan taageero

  • @hoodoyusuf8177
    @hoodoyusuf8177 Рік тому +1

    Masha allah asma qurux qof qalbi wanaagsan batay ee asturnaanta ku dar wllo sxbka daacadiin dadkoo dhami ma wada helaan illahay inyar ayuu siiyaa sxb wanaagsan hadad haysataan haskaga ciyaarina

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 Рік тому +4

    He is not true friend, true friend would not make you choose.

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 Рік тому +1

      He was in love with her and he was waiting the right time, unfortunately she married with another man, that made him a racist individual.

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali0123 Рік тому +3

    Video inta jeere ku ceshtay
    Qalbi saliim wuu ku jeclaaday

  • @niciimaniciima418
    @niciimaniciima418 Рік тому +1

    Qalbi saliim uu ku jecla😭

  • @nuuromohamed4439
    @nuuromohamed4439 Рік тому +1

    Asmaay wan ku jeclahy gabar caqli badan ba tahay rabina qurux udhameeyey variid baa tahay wlhi keliya meesha laga heysta wa Dhanka diinta ilaahay ulaabo oo Dikriga badso walahi adunyadaada wu ku hagaagi ilahay xagiisa hadau cararto waqti walbo aad dhibtood ilaahay wu ku xalin adna waad ku jeclaan rabiga
    Qarso walal cawradada caro ilahay iyo isha bini adamkaba ka baq wa aduunyo waad dhiman kartaaye hadana ku raxeyso noloshaada

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 Рік тому +2

    Wlhi asmaay waad iga ohiysay edo adigu xitaa qof qalbi saliim ah ayaad tahay.aad ayaan kuu tageeraa runtii
    Hal codsi ayaan kaa codsanayaa adigoo raaliya. Waxaan kaa codsanayaa is astur oo illahay yaanu kuu caroone edo aduunyo waa wax iska yar hadana adigoon diyaar ahoow lagu dhihin ayaa leyska kaxaynayaa. Quruxduna waa tii illahay asturan ee illahay raali ja yahay
    Illahay hayna wada cafiyo dhamaanteen

  • @siciidmaxamed9918
    @siciidmaxamed9918 Рік тому +1

    Waa Ikan anoo Qalbi Saliim ah❤

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Рік тому +3

    Wll inanku wuu ku jeclaa adnah wiilka cadaanka ah baad ka raacdey 😥

  • @WalashoodIntawalan-dr6xb
    @WalashoodIntawalan-dr6xb 5 місяців тому

    Wilkas wuu ku jeclaa wlhi hadlka ka daremay kaliya wakhtiga saxda ah buu sugayy in kasto calfku ka hiiliyy😢

  • @sadiks.9871
    @sadiks.9871 Рік тому

    Walaal calafka waa cajiib. Maadaama hadà uu guursaday. Adna aad guurstay. Iska daa

  • @abdirizaktv0073
    @abdirizaktv0073 Рік тому

    Hore ayaa loo idhi aduunka wax isku dheeli tirin ma jiro, waa mar haysid oo garan weydid iyo mar aan hayn oo gaadhi weydid, aniga iyo saliimkaa isku mid nahay, cadaano badan oo jacayl isoo maray, lakiin dib ayaa uga faagtaa badhgo kaga tagaa somalinimada igu weyn, hore haloo socdo

  • @AhmedSaid-uu7iv
    @AhmedSaid-uu7iv Рік тому

    Adiga Ninka caďaanka ah wuu kubedelay cawradaadi buu qaawiyay Lakin ajfmily isagaa bedelay wuuna asturay Axl wallo adigana allaha kusoo hanuuniyo

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 Рік тому +3

    Quruxy wa nagu.so.celisay fidiyowga

  • @suleqahanshi7687
    @suleqahanshi7687 Рік тому +1

    Wuu ku jeclaa sxbkay
    Hada ah sxbkay iyo wehelba
    Rag badan oo fcn baa jira

  • @tiirri
    @tiirri Рік тому +5

    Macalin xaliye nin kaan camal cabdikhasaare buu u yaqanaa hahaha.

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 Рік тому +1

    Qalbi saliim ani hlysoo raadiyoba😂😭

  • @rahmayosufomer6489
    @rahmayosufomer6489 Рік тому +1

    Asmay qalbi saliim wad xumeysay waayo wuxuu rabey inuu ku guursado oo nolosha kula wadaago lkn wad garan weyday sxp imikana don't worry adna familyga dhaqo isna tiisa ha wato bas

  • @cabdishakuurbare3375
    @cabdishakuurbare3375 Рік тому

    A s cwalaal miyuu marhaduusan mustaqbal kaarabin oo aad walaalo ahayteen oo aad marathoners taladiisayeehay oo will islaamayahay calafkaa kawayn adaa saxnaa guul baan ilaahaykaaga Barnabas in aad is aragtaana waalagayaabaa

  • @luulaali4122
    @luulaali4122 Рік тому +1

    Asc macaanto waxaad tahay qof aan u qalbi fiican masha Allah
    Sida aad daacda u tahay dad oo dhan uma ahan waayo Ee itoobiya waa dad kale marka qofkii kaa tagayay iska dhaaf dantaad raaci aduunka wax hooyada kaga fiican ma jiro. Hada qofkasto dantee love you ❤ Ee succes 🙏😂🥰

  • @ishwaaqahmed5609
    @ishwaaqahmed5609 Рік тому +2

    baye qisadada mad gadatid😢

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 Рік тому

    You brokee his heart so severely

  • @xanaan_jamaal
    @xanaan_jamaal Рік тому +2

    qalbi saliim plz hadaad daawanaysiid videogan plz asma usoolaabo

  • @user-sn9ps8vi5j
    @user-sn9ps8vi5j 10 місяців тому

    Asma 👌 qalbi Salim khayr Baan uu rageynay

  • @AhmadHoh
    @AhmadHoh 29 днів тому

    Med siyad bare hoyada wuxu uyay

  • @amuunamoh6266
    @amuunamoh6266 Рік тому +3

    Asma wlhi wxd tahay qofta kaliye marna iga Ilmaaysiisa marna iga qoslisaa sxbka inzha allhu wxn rajaynayaa inu alle isku kiinsoo celiyo wlhi qalpi saliim wa dadka dadka nasiibka leh helaan lkn wll raadi soo celi ha ilaawin waliga badwayntii U kalasoo dabashay nin abaal gala wa la arka se nin guda lama helo ha noqon sidaa xpti😂😂

  • @fadumamohammed5101
    @fadumamohammed5101 Рік тому

    Asmaay waan oo yay inbadan ilaahay hakusoceliyo saaxibti nimadiinii

  • @mustihaji97
    @mustihaji97 Рік тому

    Qalbi saliim wuu ku jeclaa lakin adiga ayaa ku daadiyay

  • @munaabdiazi
    @munaabdiazi Рік тому +2

    Asma amuu kujeclaa qalbi salim uuna kushegan waayay waxa u go.anka adag kaga qatay dadka qaar ayaa jiro walaltinimadooda dib jaceyl isugu badasho

  • @HakiimaMuxumad
    @HakiimaMuxumad 7 місяців тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @brickyrobloxlol8183
    @brickyrobloxlol8183 Рік тому +2

    Wilkas u ku jecla wad fahmi weydey

  • @aishahamid9454
    @aishahamid9454 Рік тому +1

    Ninka wu ku jeclaa 😢

  • @bashiirgacaliye6145
    @bashiirgacaliye6145 Рік тому +2

    Raggu sikasta oo ay saaxiibtinimo dumarka ugu muujiyaan kama madhna inaay jecelyihiin,oo damacsanyihiin inaay mar uun gabadhaas ay la midoobaan.markaa wiilkaas waxaay u egtahay inuu ku rabbey oo doonayey inuu ku guursado,waayo waxaay ka muuqataa siduu go’aanka aan kasoo noqoshadda lahayn i gaadhay.

  • @mubaarikdayib1020
    @mubaarikdayib1020 Рік тому +3

    Talo an ku siiye
    Nolosha qoska
    Xumanteda lagama sheekeeyo
    Markaa please joji shekadan
    Caruurtadu markay weynadan daacayd yan hadlkagu ku noqon musdaqbalka danbe
    Fadalsan khalad ha ifahmin wllo talo un ban ku siinayaa

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 Рік тому +4

      Horta wllo aniga abahey ima so korin waligeyna ma arag biilna ima siinin saas ay tahay hooyadey waxey I dhahdaa waa abaha wuu ku jeclyahy waqtigaa diiday markan yara ee school ada ayabayasha looga yeero hooya tagi jirtay waxana aha agoon aabo leh marka si kasto loga qariyo ilmaha wuu ogaana aniga marka 16 sano garay waa ogaday sidey nolosha tahay wana qasab in loo sheego caruurta sbbto ah wuu ku weydiina hoyo aabo aaway maxa kukala tagteen ilmaha kale aabahood waa jooga aniga aaway anigu waxan qaba in loo sheego ilmaha in abahood dayacay on biilin ama wax siinin taasna waa wajib alle saaray oo raga soomaliyeed eey diideen

  • @siciidmaxamed9918
    @siciidmaxamed9918 Рік тому

    Quruxdeeda Awgeed Xariif iyo Miskiin ba waa ay soo martay!

  • @ubahahmed2972
    @ubahahmed2972 6 місяців тому

    Waxa hubaal ah horta hadii aad wiil sxp tihiin oo waliba si dhow aad u sxp tihiin laasim qof kaasi wuu ku jeclyhy. Aniguba waxan ogaaday qof saas oo kale isku ahyin ayaa jiry lkn gadaal baan ka ogaday inuu i jecla inkasto waliba asxaapnhy.

  • @monajama6511
    @monajama6511 Рік тому +1

    Nin wanaagsan buu ahaa 😀

  • @ayaaissenuur9235
    @ayaaissenuur9235 Рік тому +3

    Asc wll asmaay wll allah kabaq waxaad tahay gabdh Muslim ah illahay dushaada wuxuu faray xijaab Midakle ninkaan cadaanka ah aad leedahay waan guur saday haduusan muslin ahayn diintu kuma banayn waxaad kula joogta waa xaraan waa ahduu san Muslim ahayn haduu Muslim yahayna dhib malleh markaa wll please madaxaga masar ku xidh oo asturo wll aakhirada ubaq

    • @nimcoabdirahman2486
      @nimcoabdirahman2486 Рік тому

      Sowta sheegtayba inuu muslim yahay
      Xijaabkana alle haku soo hanuuniyo walaasheen

  • @abdillahimahamoud4461
    @abdillahimahamoud4461 Рік тому

    I hope yu God bring back yur friend you wll and good luck

  • @queenbos558
    @queenbos558 Рік тому +1

    Wuu ku jecla habibti

  • @muscabfaras8027
    @muscabfaras8027 Рік тому +1

    Nyc guys finishes last. Been maaha arintaasi waana sabbta aysan nin iyo naag saxiibtimo caadiya u dhexmari karin, ninka axsaankaas oo dhan u galay nin uma arkayso kii silciyeyna weli sheekadiisii iyo jacaylky u qabto bay nala wadaagaysa!!

    • @dheemandaahir6059
      @dheemandaahir6059 Рік тому

      O hadii laala saxibay maxaa ka galay qofka ay guursaneyso 😅 nimanka gabar bilash axsan uma sameyaan wa damac ay ka leyahin kaliya

  • @islamic-dh3bt
    @islamic-dh3bt Рік тому

    Walaasha iskuma hubtid ee saydiga ha caloysan

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 Рік тому

    Your stories is so emotional and they just looks like drama

  • @subeerxasan-ol3xz
    @subeerxasan-ol3xz Рік тому

    Asmaay waxa ku waa guri case bismilahaa sooysooy

  • @mulkiosman2119
    @mulkiosman2119 Рік тому

    Ninka cadaanka caruurtiisaa kaa dhex boodboodeysay, waana laguu qorey, qadarta cidna kama weyno. Muhiim waxaa ah in uu nin muslim ah yahay ilaahey garanaayo.
    Qalbi saliim waxuu kula rabey wiil Soomaali ah, laakin Qof diin leh iyo aqlaaq islaanimo ayaa ka horeyso Soomaali jaceylka.
    Önskar dig all lycka.