3-DAAN AYAA KEENTA IN AY KUGU ADKAATO BARASHADA BAABUURKA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • #aaramoow

КОМЕНТАРІ • 23

  • @hanefa283
    @hanefa283 5 місяців тому +1

    Gaariga waa easy dad aan school aadin ayaa soo qaaday dad wax bartay ayaa kusoo dhacay 😢

  • @MarwaanMuuse-s2y
    @MarwaanMuuse-s2y 5 місяців тому

    Abaayo aniga xitaa aniga waa igu adagyaha

  • @SOWDOALI-y4s
    @SOWDOALI-y4s 5 місяців тому

    Wanku jeclahay walaahl abaayo

  • @hanefa283
    @hanefa283 5 місяців тому

    Sc Naciima weynaga mashquushay 2week😊

  • @zahruuja3754
    @zahruuja3754 5 місяців тому

    Maasha alaah

  • @bestmom3714
    @bestmom3714 5 місяців тому

    Waa iga qoslisy

  • @bestmom3714
    @bestmom3714 5 місяців тому

    Kkkkkkkkk

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 5 місяців тому

    Masha allaah ❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 5 місяців тому

    Ileyn islaamahaan waayeelada ah oo full license sooqaatay waaloosoo turjumay NACIIMAY ALLAH kubarakeeyo sir ayaad iikashiftay

  • @Caasha739
    @Caasha739 5 місяців тому

    Luuqada afka hooyo waa lanber kow❤❤💐🌹

  • @hanefa283
    @hanefa283 5 місяців тому

    Ilmaheyga Europe kudhasheen dadka waxay idhahaan walaalo madahaad imaata yaaa 😊 caruurtiina dugsi dhexe ilaa sare ayey kusii socdaan

  • @Caasha739
    @Caasha739 5 місяців тому

    Allaahu akber maxaad runta sheegtey walaahi waa wax lala yaabo oo laga xishoodo ilma aan luuqadiisa la barin yaaaaaab!

  • @maryanyare1323
    @maryanyare1323 5 місяців тому

    🎉🎉🎉maasha alaah baarakallaah abaayo ❤❤❤😘😘😘🥰🥰🥰🥰👏👏

  • @SOWDOALI-y4s
    @SOWDOALI-y4s 5 місяців тому

    Inshaallaah xamar ayaan kuguarkidoonaa

  • @SOWDOALI-y4s
    @SOWDOALI-y4s 5 місяців тому

    Mashaallaah

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 місяців тому

    Wsc manshaallah 🥰😍

  • @MumtazFarah
    @MumtazFarah 5 місяців тому +1

    Waad mahadsan tahay abaayo

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 5 місяців тому

    Asc wr wbt
    Dhamanten Alle SWT ha inagu arzuqo rali ahanshihisa Aamiin
    Abaayo Naciimo
    Fahanka muhiim ah
    Su’alaha isku mid waye lkn hadi luqada kugu yar tahay wa dhib marka su’alaha si kale la isugu qasaso ,
    Alle SWT ha u fududeyo Aamiin, Jzklh kheiran Sister qali 🌿🌿🌿

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 5 місяців тому

    Wcs masha Allah soo noqosho wanaagsan Alxmdulillaah hadii aad nabad qabtaan, waan idin salaaney caruurta waan salaaney Allah ha xafido Aamiin, howlaha aad ku jirtaan Allah ha idin fududeeyo Aamiin, waalidiin- teena Allah ha u naxariisto janada Allah ha ugu bishareeyo Aamiin, masha Allah howal muhiim ayaad bolshada u haysaa jizakallaah qeer ajir iyo xasanaad Allah ha kaa siiyo Aamiin ya rabi mahadsanid !

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 5 місяців тому

    Masha Allah ❤

  • @iskaadag994
    @iskaadag994 5 місяців тому

    Asc reer aaramow

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Iska adag wcs walaal!

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 5 місяців тому

    Masha allha shukarn abayo