Aaramoow
Aaramoow
  • 202
  • 829 305

Відео

TANOO KALAA LAYIRAAHDAA XARAASH IYO XOOLO JABAN!
Переглядів 3,5 тис.7 годин тому
#aaramoow
KULEEL AYAAN KU WAAG BARIISANAY KADIBNA ROOBKA AYAAN KU QABOOW-SANAY!
Переглядів 2,1 тис.9 годин тому
#aaramoow
WAXWALBO DIYAAR AYAAN U AHAY! SHEEG MAXAA IGA RABTAA??
Переглядів 1,9 тис.12 годин тому
#aaramoow
GURYAHA IJAARKA IYO BEECA KA AH XAAFADEENA!
Переглядів 2,9 тис.21 годину тому
#aaramoow
SIDEEN UGU CIIDNAY BAADIYAHA? CIID WANAAGSAN!
Переглядів 5 тис.14 днів тому
#aaramoow
DHEX-GALKA DADKA AYAAN NECEBAHAY!! SABAB?
Переглядів 1,3 тис.14 днів тому
#aaramoow
WAXAA NOO BILOOWDAY FASIXII SUMMER-KA, WAAN IS CASUUNAY!
Переглядів 3,5 тис.Місяць тому
#aaramoow
WAXAAN U SAFARNAY MAGAALO NAGA FOG!
Переглядів 3,1 тис.Місяць тому
#aaramoow
HOOYO MADAX BANAAN GOORMAAD TAHAY??
Переглядів 1,7 тис.Місяць тому
#aaramoow
LO'DA CAANAHEEDA XANUUNO AYAA LAGA QAADAA!!
Переглядів 5 тис.Місяць тому
#aaramoow
NAIMA MIYAA SHAQADA UDIRTA NINKEEDA MOHAMED?
Переглядів 4,4 тис.Місяць тому
#aaramoow
ASXAABEEY MAGACEE UBIXIN LEHEEDEEN?
Переглядів 1,9 тис.Місяць тому
#aaramoow
KHOYSKEENA QOF KASTO FARSAMO GAAR AYUU YAQAANAA!
Переглядів 4,9 тис.Місяць тому
#aaramoow
FADHIGA KAKACA, FADHI FUUD MAKEENAAYO!
Переглядів 1,2 тис.Місяць тому
#aaramoow
HOOSHA AAD JECESHAHAY MARNABA KAMA DAALEEYSID!
Переглядів 1,5 тис.Місяць тому
HOOSHA AAD JECESHAHAY MARNABA KAMA DAALEEYSID!
"CIDDAANLEE CEEB BADANAA"!!
Переглядів 2,1 тис.Місяць тому
"CIDDAANLEE CEEB BADANAA"!!
ISKAASHATO MAKUFTO! WAAD ABUURAN KARTAA!!
Переглядів 1,1 тис.Місяць тому
ISKAASHATO MAKUFTO! WAAD ABUURAN KARTAA!!
XAMAALIGA MA XUMA, XADOOWGAA XARAAM AH!!!
Переглядів 1,7 тис.Місяць тому
XAMAALIGA MA XUMA, XADOOWGAA XARAAM AH!!!
TACBADE AYAA TANAADA, ABUURKI AYAA NOO BILOWDAY!!
Переглядів 2,2 тис.Місяць тому
TACBADE AYAA TANAADA, ABUURKI AYAA NOO BILOWDAY!!
TELIFOONKA AYAY UGA BADBAADAY FARAXUMEENTI LOO GEEYSAN LAHAA!!
Переглядів 1,4 тис.Місяць тому
TELIFOONKA AYAY UGA BADBAADAY FARAXUMEENTI LOO GEEYSAN LAHAA!!
WAXAAN DAREEMAYAA NIYAD JAB!! HOOYO MARKAAD TAHAY WAA ISKA SIDAAN!!
Переглядів 1,8 тис.Місяць тому
WAXAAN DAREEMAYAA NIYAD JAB!! HOOYO MARKAAD TAHAY WAA ISKA SIDAAN!!
3-DAAN AYAA KEENTA IN AY KUGU ADKAATO BARASHADA BAABUURKA!
Переглядів 2,9 тис.2 місяці тому
3-DAAN AYAA KEENTA IN AY KUGU ADKAATO BARASHADA BAABUURKA!
CIID WANAAGSAN! MARKII UGU HOREYSAY OO AAN BAADIYO KU CIIDNO!
Переглядів 6 тис.2 місяці тому
CIID WANAAGSAN! MARKII UGU HOREYSAY OO AAN BAADIYO KU CIIDNO!
BEER KELYO IYO CALOOL FRESH AH GOORMEE KUGU DANBEEYSAY??
Переглядів 2,4 тис.2 місяці тому
BEER KELYO IYO CALOOL FRESH AH GOORMEE KUGU DANBEEYSAY??
KUSOO DHAWAADA HILIB BARUUR IYO LAFA BADAN LEHEEN FAREESH-NA AH!
Переглядів 3,1 тис.2 місяці тому
KUSOO DHAWAADA HILIB BARUUR IYO LAFA BADAN LEHEEN FAREESH-NA AH!
MACALIMIINTA ISKOOLKA IYO CARUURTA SOOMAN!
Переглядів 6893 місяці тому
MACALIMIINTA ISKOOLKA IYO CARUURTA SOOMAN!
WALAALAHA ISLA DHASHAY MAXEEY ISKU NECEB YIHIIN, YAANA ISKU DIRA INTA BADAN?
Переглядів 9863 місяці тому
WALAALAHA ISLA DHASHAY MAXEEY ISKU NECEB YIHIIN, YAANA ISKU DIRA INTA BADAN?
RAMADAAN MUBARAK DHAMAAN ASXAABTEENA!
Переглядів 6253 місяці тому
RAMADAAN MUBARAK DHAMAAN ASXAABTEENA!
HOOYO HOOY RAAC HANOQONIN! QALBIGA LABA UMA QEEBSAMO!
Переглядів 1,1 тис.3 місяці тому
HOOYO HOOY RAAC HANOQONIN! QALBIGA LABA UMA QEEBSAMO!

КОМЕНТАРІ

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 9 хвилин тому

    Somalida qaaar dagdag baa ku jira walhay Habiibo waa maskiin waa hooyo karti badan fiican masha allaah ❤cadawga allha ka baqto 😢

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 Годину тому

    Jizaakilaah abayadiis garab istaagaada. Naagaha Soomaalida qaarkood waa arrogant, gabdhaha fiican oo cilmiga leh intay ku deysan lahaayeen waxaa u sahlan inay hagardaamo iyo bahdillaad ku sameeyaan. Ilaahay hasoo hadeeyo aamiin.

  • @AsmaAbdulqadir-lw9yy
    @AsmaAbdulqadir-lw9yy Годину тому

    Xabiibo hooyo wanaagsan ookarti leh maanshaalaah soomaali qaraar

  • @Manabiiculkhayr
    @Manabiiculkhayr Годину тому

    Mashalaa waa word wax ku oola khayr alle haku siiyo

  • @halimojibril7917
    @halimojibril7917 Годину тому

    💚💚💚💚💚💚👍

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 2 години тому

    Masha Allah waa xagee meeshan

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 4 години тому

    Mashallah amen amazing 👏 ❤❤❤❤❤❤

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok 4 години тому

    You are right 💯 Somali wa xasid mana jecla qof horey usocda jilaafo bey udhigaan. Yahuu dheh Somali

  • @aragsangeedi6897
    @aragsangeedi6897 6 годин тому

    Ilaahey ka baq adba hooyaa tahay maama 11 mashaalah

  • @aragsangeedi6897
    @aragsangeedi6897 7 годин тому

    Xabiibo adiga meeqa afaad leedahay see waaye live waqti aan ku fiirsado ma heysti iyo iyadoo live ku jirto aan haayaa oo ilmaheeda dayaceyso wahhhhhh

  • @aragsangeedi6897
    @aragsangeedi6897 7 годин тому

    Xabiibo afkeeda ayey ka sheegeysaa iney video ka heyso iyo waraaqo taas waa hanjabaad ah in kuwa ilmaha qaato anytime u geyn karto marka ma waanisay mise waa handaday haday rabto iney waaniso mey telkeda raadiso why ay social media u keenee waley ha difaacin adiga iyo xabiibo waad qaldan tihiin

    • @user-ul4fq8fy4x
      @user-ul4fq8fy4x 18 хвилин тому

      Naago ayaa qolal ka furtay tiktok sas uso hadashay ayada qof 11 cunug koreyneso dad waqti uma hauyso

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 7 годин тому

    Asc wr wbt Sister qali Alle wu xarimey Dulmiga,walciyaadu billaah

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 7 годин тому

    Masha allha abayo shukarn

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj 8 годин тому

    Waa naago walan oo dad dawado wayey waxaas oo dhan waxey u samey nayan waa views raa dis hush xabibo cadow waa hoyo intaas oo caruura yurub ku heyso masha Allah hadane jamacad dhigato Masha Allah alhuma barik

  • @saharakoslaye5734
    @saharakoslaye5734 8 годин тому

    Naima miya codka aqon saday igu halee hadaan saara

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 8 годин тому

    Subxaana llaah maxaa qaldan gabadhaan waa gabar fiicane

  • @farhiyasodal
    @farhiyasodal 8 годин тому

    Waa qof wanagsan whi intan arkay masha Allah

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 8 годин тому

    Maasha allah xabiibo wa hoyo dadaleysa fariid ah hore usoco leeyahay ... jasaka allahu khyran nacima walal ❤❤

    • @aaramoow
      @aaramoow 8 годин тому

      Sucdi mahadsanid!

  • @qoranqaali7618
    @qoranqaali7618 9 годин тому

    Allaha noo badiyo hooyooyinka dadaalaya oo ku dashada mudan Runtii adiga iyo xabiibo kudashaa mudantihiin Maashaa Allah Allaha idiin siyaadiyo

    • @aaramoow
      @aaramoow 8 годин тому

      Mahadsanid walaal!

  • @Umo580
    @Umo580 9 годин тому

    MAANSHALLAA ♥️ ♥️ ♥️

  • @khadraabdikhadar166
    @khadraabdikhadar166 10 годин тому

    Asc abay nacimo waxan ku faraxsanahay channel ka inu gaaray 7 000 anigana 11 marku mararayey ayan saaray alxamdulilah

    • @aaramoow
      @aaramoow 8 годин тому

      MaashaAllaah Allaha ku xifdiyo shukran!

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 10 годин тому

    Mashalaah tabarak abayo xabibo wa qof fahan san nolosha ded badan bayna ka horeysa o qurba kunol merka waxas o dhan waxa kenaya maseryka

    • @aaramoow
      @aaramoow 8 годин тому

      Haa dhaqaaqiyaa lisku diidan yahay!

  • @rahmaabdullah6820
    @rahmaabdullah6820 10 годин тому

    Sax waaye

  • @hanefa283
    @hanefa283 10 годин тому

    Haa weykaxunyihiin

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 10 годин тому

    Xabiibo cadaw aniga say iila muuqato waa gabar aan hawlahaa galin oo nafteeda iyo awlaadeeda kumashquushan marka kuwa eedaynaya oo kabeen abuuranaya waa kuwa boog kutaalo oo isog in ay awlaadooda dayaceen oo habeen iyo maalinba live tik tak saaran .oo inay dad kumashquulaan ma,ahee aan camal kala lahayn siiba naagaha yurub jooga baa saas ubadan .siiba jarmalka dumar majoogaan mid mid ilaahay bad baadshay maahe .kawaran hamdi kalgacal 7sano iyo kabadan baa social media kuarkayey iyadoo caytamaysa oo gabdho uun kudhagan marka noocaasoo kale baa Xabiibo cadaw kudhagan.

  • @hanefa283
    @hanefa283 10 годин тому

    Naag Alaala naagtii 8LMAHEEDA DAYACDO GAALADA HALOO SHEEGO DULIYAASHA

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 10 годин тому

    Masha allaah 🎉🎉❤❤🥰🥰

  • @fadumakherow4050
    @fadumakherow4050 10 годин тому

    Wax wanaagsan ayay u sheegtay lkn yaa fahmaayo xabiibo waa gabar wanaagsan allah xafido adigana naciimow guul iyo gobnimo ❤❤❤❤❤❤

  • @halimodm
    @halimodm 11 годин тому

    Sax abaayo, dadkeena wax looma sheegi karo. Aniga xanaanad ayaan ka shaqeeyaa, markaad dhahdo cunugaada, waxii kamaqan u keen. Jawaabtooda waa gaalada hanagu dirin😢 aniga xabiibo waan fiirsadaa, Masha Allaah. Adina guuleyso abaayo. Micraag yareey mac ii sii❤❤❤❤❤

    • @maskonmask9265
      @maskonmask9265 10 годин тому

      Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @aaramoow
      @aaramoow 8 годин тому

      Haa waan kawarqabaa anigagaa xanaano kasoo shaqeen jiray, adigiyoo hageeysid difaaceeysid waxwalba fahansiinaya ayay shoog qabaan. Caruur qaboobahaan sigsaan kufilan wadanin dhardhaxan fiican wadanin gacno qafiif kabo aan qaboowga kacelineeynin hoos markaad wax ugu sheegtid kaama qaadanaayiin ama weeyba kuyasayaan, ilaa loogu celceliyo dadkina waxaa lagu dhahaa adigaa isku luqad tihiin ma u sheegi kartaa ilmahaan yari dharkaan ma anfacayaan! yaab Waan kusalaamayaa walaal!

    • @halimodm
      @halimodm Годину тому

      Waan kaa qaaday walaasheey ❤❤❤❤ intii hormarka jecel Allaah ha u sahlo ❤❤❤❤

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 14 годин тому

    Masha Allah Masha Allah Masha Allah Illahay ha kuu xafido, Ubadka yaa rabi❤❤❤❤

  • @user-he5ws7uv2h
    @user-he5ws7uv2h День тому

    Masha allha abayo

  • @ShukriAdan-gf1fn
    @ShukriAdan-gf1fn День тому

    Waa cafimaad jawiga aad hesheen masha Allah tabaraka lah

  • @hiboawciise5433
    @hiboawciise5433 День тому

    Maanshaa Allaah faamali qurxbadan

  • @Somalifooddecorandbeauty.
    @Somalifooddecorandbeauty. 2 дні тому

    Masha allah so beautiful

  • @qajo9403
    @qajo9403 2 дні тому

    Masha'allah Masha'allah Allaha idin siyaadiyo nimacda ❤❤❤❤🥰🥰🥰

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v 2 дні тому

    Masha Allah❤

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 2 дні тому

    Abaayo adiga Xaajiga iyo Caruurtiina alah ha idin xifdiyo aamiin

  • @faadumoxuseenasc5193
    @faadumoxuseenasc5193 2 дні тому

    wadada aad saaran tihiin jikh mugdi ya waaye amaakacabsaneysaan waa wado cidlo ah caadi maahan

  • @AzizAli-jc7re
    @AzizAli-jc7re 2 дні тому

    ❤😊❤

  • @qaasimmahdi1079
    @qaasimmahdi1079 2 дні тому

    Masha Allah. Amiin 🤲🤲🤲

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 2 дні тому

    Masha Allah tabarakallah family qurux badan maymuun way dheratay Masha Allah habo❤❤❤

  • @hindayomahmmudgeedi1337
    @hindayomahmmudgeedi1337 2 дні тому

    Amiin

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 дні тому

    M sha alla wa caruur qorxoon habo guulaysa school iyo quraan ba ❤❤❤💋👍

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 2 дні тому

    🎉🎉❤❤Masha allaah

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 2 дні тому

    Aaamiin🤲

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤

  • @kayftahlil4461
    @kayftahlil4461 2 дні тому

    Marshall Allah nuur call nuur Allah ku baarakeeyo aduun iyo akhara baa inshallh xabitii.

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 2 дні тому

    Masha ALLAHA naciima iyo familkeda wan idin salamay beraha wey qurux badan yihin dogan malin wallbo noso duub nacima meshina ALLAHA idin ku Aman sado wallashey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 2 дні тому

    Masha ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-do5cw8mq3j
    @user-do5cw8mq3j 2 дні тому

    Walaaley noosoosheek dukaanka aan aadnee