WAXAAN AAD UGA SHAQAYNAY BEERTA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • #aaramoow

КОМЕНТАРІ • 128

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Рік тому +7

    Maasha alaahu Tabaaraka laahu walaalo Dhaha maasha alaahu alaha idin xafdiyo iljini iyo il insiba alaha idinka xijaabo family somali oo ilaah kumaneystay diin iyo aqlaaq baa tihiin wax, aan, idin dhaho magaranaayo oo ahay alxamdu lilaahi alshugri lilaahi aduunyo nolol caafimaad qadto ku nool aada aaqiro janadii fardowso hanagu kulmiye aaamiiin aaamiiin yaarabi iisoo duceeya
    ASC

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +1

      Walaal mahadsanid Allaha ku xifdiyo!

  • @fathiamohamed4975
    @fathiamohamed4975 Рік тому +2

    Masha allah wllo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sagalh6770
    @sagalh6770 Рік тому

    MashALLAH! May ALLAH protect you from evil eye.

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 Рік тому +1

    Mashalaah tabarak maraba hadi bardho haystan idinka iyo dhaxan isma arkeysan basis iyo bastaard wad uxisi dontin inshlaah

  • @feynusdakane9080
    @feynusdakane9080 Рік тому +1

    Barta magadatin mase wakiro

  • @ahmedler5019
    @ahmedler5019 Рік тому

    Mashallah Allaha idin barakeyo famille isku duuban

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 Рік тому +1

    Sorry abayo waxan kawada bariis iyo basto wad uxisi dontan wabilahi towfig

  • @kingcade5498
    @kingcade5498 Рік тому

    Finland 🇫🇮 uso socdaa baadiyaha ma la iigu so dhaweenaa

  • @اممحمد-ل6ج8ل
    @اممحمد-ل6ج8ل Рік тому +1

    ما شا ء الله بالعافيه

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Рік тому

    mansha allah ale heynii barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanalifandhe8423
    @maryanalifandhe8423 Рік тому +1

    Mashallaah tabarakallaah ilahay ha idin barakeeyo

  • @ruqiyamohammed6873
    @ruqiyamohammed6873 Рік тому +1

    Mashaa Allaha tabarka bulamarer &janala iso xasusi san inkas to wadan lagarin

  • @deqaabdi7627
    @deqaabdi7627 Рік тому +1

    Mashaa allaah alle ha idiin barkeeyo

  • @munir69420
    @munir69420 Рік тому

    Masha Allah beautiful family ❤

  • @nimcomusse9429
    @nimcomusse9429 Рік тому

    Masha allaah allaha idiin barakeeyo , waxaa isoo xasuusiseen beerihii.

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 Рік тому +2

    Masha Allaah. Cafimaad kucuna Amiin yarabi 🤲😍

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Рік тому

    Mansha allaaah walalo qali ilaahy hidin barkeeyo ❤❤❤

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 Рік тому

    Masha Allah iskaashato ma kufto
    Run badana
    Lamaahanuhu waa in ey sidaas isku caawiyaan iskuna jecladan

  • @kheertoalinuur7084
    @kheertoalinuur7084 Рік тому +1

    Asc aboowe ito abayo caafimaad iigu shaqeysta

  • @fadumaugas8146
    @fadumaugas8146 Рік тому

    Maasha Allah reer Aramow waan idin salamay ilahey ha idin barakeeyo wll Naciimo suaal hadii aan abuuro bataatiga hada bishan .Agoosto cml ma baxeysa ilaa gormay diyaar nooqon kartaa?? fadlan isoo jawab mahadsanid xbbti.

  • @anabmahamed-i4f
    @anabmahamed-i4f Рік тому

    Asc xaji mohamed xajiyo nacimo masha Allah hortina qer gadashii qer insha Allah samarka sosocdo ayan ku imahena aniga walshey anaka waxan nahay rer jamame

  • @abdikhadirabdi5717
    @abdikhadirabdi5717 Рік тому

    Wll sax ma ahan
    Wax walba oo familyka sameynayo
    in social media kaso kudbiso.

  • @saeedjama-mj2jx
    @saeedjama-mj2jx 9 місяців тому

    Mansha allah ilaaheey hadiin barakeeyo

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul Рік тому

    Hawl adag ayaad haysiin, Allah ha idiin fududeeyo.

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 Рік тому

    Maansha alaah tabaarak alaah mobrook

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 Рік тому

    Maansha allh ilaahy haydiin barakeyo

  • @feynusdakane9080
    @feynusdakane9080 Рік тому +1

    Familja maanshallah alah haidibarakeyo

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla Рік тому +1

    Hadaan fiilaan jooga reer maxamed aan qudaarta ka gadan lahaa 😂😂

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Рік тому

    Masha allha allha hadin barkeyo

  • @QaaliCali-tr5ub
    @QaaliCali-tr5ub Рік тому +1

    Wcs masha allaah guul

  • @malyuuncilmi7106
    @malyuuncilmi7106 Рік тому

    Masha Allah Allah idin daweyo

  • @saudaahmed5565
    @saudaahmed5565 Рік тому

    Asc masha alaah rabi zidak wa raxma🤲🤲🤲

  • @kheertoalinuur7084
    @kheertoalinuur7084 Рік тому +1

    Haah naciimaay wallaashey waaku caawi lahaay hadaan kaa ag dhawahay waa ka xumahay waan kalla dheernahay

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +1

      Sidaad iigu qiirootay waad ku mahadsan-tahay inshaa Allaah haddii lanool yahay waa lis arkayaa walaal!

  • @sophieh.o.a127
    @sophieh.o.a127 Рік тому +1

    Maasha Allaah Tabaarakallaah🎉🎉🎉🎉Allaha idin daaweeyo🎉🎉

  • @حفصةعبدالرحمنامعامرالعثمان

    Abaayo daawo maad kushubtaa

  • @SeynabMaxamed-r9m
    @SeynabMaxamed-r9m Рік тому

    Masha allah illahey ha idiin barkeeyo

  • @hibaqhashi4649
    @hibaqhashi4649 Рік тому

    Masha Allah Masha Allah ❤️❤️❤️🌹

  • @liinCabdi
    @liinCabdi Рік тому

    Maah Allah Allah nibarakeyo

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643 Рік тому +1

    Wcs wrwb maaha Allaah tabaraka ❤❤❤❤❤❤ilaahay ha idin barakey aamiin yaarab❤❤🤲🤲. CUNTADA Caafimad ku Cuna insha Allah

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 Рік тому

    Maashaa allaah baarakallaah lakum.

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla Рік тому +1

    Masha allaah tabaralaah ilaahay haydin xafido gurigaa dhisa saad u ijaartaan😊😊😊 somaali

  • @kheertoalinuur7084
    @kheertoalinuur7084 Рік тому +1

    Sax waaye xataa ilamaha caqligooda waaku koraa maaha allaah

  • @luulabdi6273
    @luulabdi6273 Рік тому

    Mashaa allaah tabarakallaah

  • @umusaara6789
    @umusaara6789 Рік тому +1

    mash allh nolosha beraha iyo dooga adunka u jeclahay allaha idin barakeyo noloshiina

  • @-taibatmuna
    @-taibatmuna Рік тому +1

    mashallah tabarakallah allaha idiin barakeyo ❤

  • @AbdishugriAbdulahi-qj5ot
    @AbdishugriAbdulahi-qj5ot Рік тому +1

    Mashaa allaah

  • @mujahidaali1259
    @mujahidaali1259 Рік тому

    Masha Allah guuleysta

  • @saynabali3463
    @saynabali3463 Рік тому

    Maasha Allaaha tabaaraku

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 Рік тому +1

    Ma shaa Allaah Allaah haydiin barakeeyo

  • @HALIMO-e7o
    @HALIMO-e7o Місяць тому

    Suuqa geey xoogaa

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 Рік тому

    Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu.
    Maansha Allah Tabaaraka Allah.
    Iskaashato ma kufto ayaa la odhan jiray.
    Shaqo wacan baa qabateen.

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 Рік тому

    Masha alah waye wlhi ❤❤❤❤

  • @maryanabdi4253
    @maryanabdi4253 Рік тому

    Masha Allah 🤲🤲🤲🤲

  • @abumuhammad4928
    @abumuhammad4928 Рік тому

    MashaAllah

  • @haboonjiil682
    @haboonjiil682 Рік тому

    Keep going

  • @haboonjiil682
    @haboonjiil682 Рік тому

    Horey usocdaa

  • @laylaadbihashi3464
    @laylaadbihashi3464 2 місяці тому

    😋😋😋😋😋🌹🌹

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 Рік тому

    Wcs wr

  • @sadiafidow2514
    @sadiafidow2514 Рік тому +2

    Maasha Allah ❤❤❤

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 Рік тому

    Masha ALLAAH

  • @Marymaabdi4444
    @Marymaabdi4444 Рік тому

    Mansha allaah

  • @neimaabdinaser3141
    @neimaabdinaser3141 Рік тому

    Masha Allah ❤❤

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Рік тому

    masha allaah

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому

    Maasha. Alaah

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Рік тому

    Maashalaah

  • @faadumocabdulaahi3279
    @faadumocabdulaahi3279 Рік тому

    Maaa shaa alaah

  • @amuunabas
    @amuunabas Рік тому

    Masha Allah

  • @habiiboabdalahussien
    @habiiboabdalahussien Рік тому

    Masash Allah

  • @SeynabMaxamed-r9m
    @SeynabMaxamed-r9m Рік тому

    Masha allah

  • @khadiijoibraahim3392
    @khadiijoibraahim3392 Рік тому

    Masha allah

  • @laylaadbihashi3464
    @laylaadbihashi3464 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sparkeledits5495
    @sparkeledits5495 Рік тому

    Asc aaramoow waxaan idinka soo salaamay America

  • @ashaelmi7863
    @ashaelmi7863 Рік тому +1

    Asc Masha Allaha Illahay Waxaa Walba Oo Qalbigiina Ku Jira Illahay Ha Ii In Fuuduuday.Walaalyaal Mohamed Iyo Nacimo Iyo Caruurtiina Farxaad Ku Noolaadda.Illahay Ha Idin Xaafido." You're Brilliant Family Absolutely.

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +1

      Walaal waad mahadsan-tahay!

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Рік тому +1

    Wcs mashaa Allaah waan idin salaaney Allaah ha idin xafido, masha Allaah iskaashato ma kufto Allaahumaa baarik beerta waa soo godey, caruurta waan salaaney Allaah ha barakeeyo Aamiin!

  • @najaxnajax4656
    @najaxnajax4656 Рік тому +1

    Maashaa Allah qoys sharaf leh, ilaahay shar insi iyo jiniba ha idinka dhowro. Illaahay nicmada ha idiin ziyaadiyo. Yaa rabbi reerkaan u barakee xoogga, xoolaha, caafimaadka, caqliga iyo caruurtaba. Kuwa kale oo barakeysan oo wiilal u badan oo idinla shaqeeya oo idin garab istaaga ood ku nasataana alle ha idinku irsaaqo. اللهم آمين

  • @sahrahashi6712
    @sahrahashi6712 Рік тому

    MASHA ALLA

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox Рік тому +1

    Maashaa allaah tabaaraka laah alaha idiin fududeeyo maalinta aad wada faagaysaan walaal kheyr qaba alaha idiin sahlo

  • @khadramohamed1238
    @khadramohamed1238 Рік тому +1

    Masha allaaaah ilahay cafimadka iyo xogaba haidiin barakeyo

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +1

      Aamiin yaa Rabbi mahadsanid!

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 Рік тому +1

    Cidan xalay waxay ku hadleen waaba la yaabay kulahaa Somali oo dhan ayaa cusuriyiin ah Mohamed cusuri walaahi inaadan ii dhuuman mardanbe balaayo ha idin fiirsato maantay ayaa iigu kiin danbayso

    • @hodannuh3012
      @hodannuh3012 Рік тому +1

      Asc wallo miyad diidan tahay inaynu is cusuriyaano soynaga dad soomaaliyeed nidhaahna isma geeyno

    • @hodannuh3012
      @hodannuh3012 Рік тому +1

      Halayaabin waa run

    • @fatumahassan4812
      @fatumahassan4812 Рік тому +1

      @@hodannuh3012 wlh runtaa u sheegtay mahamed iyo naciima masha allah tabaarak

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +4

      Adigoon is soo xaadirinin ayaa iska bixi leheed qasab ma,ahan inaad noo sheegtid markaad bexeeysid! Runta sidaan ayay u xanuun badan tahay marka bye bye AW MUUSE!

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 Рік тому +1

      @@hodannuh3012 anaga dhan cusuri manihin saxiib wayjiraan dad cusuri ah laakiin Somali oo dhan ayaa ah skeekadas igama dhaadhaceyso

  • @abumuhammad4928
    @abumuhammad4928 Рік тому

    Hanian

  • @naeemaabdulkhadir2946
    @naeemaabdulkhadir2946 Рік тому

    Masha allah baaraka allah

  • @khadijasharif9190
    @khadijasharif9190 Рік тому +1

    Gorgeous family oo ku dayasho mudan mashallah tabaraka rahmaan. In laysku duubnaado familka waa mashallah il xun idinma aragto. Aniga iyo dad ila mid ah, ayaa jiro oo shaqo neceb balse dhiirigalin ayaa noo tihiin horay u socda barakallaahu laka

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +2

      Khadiija waxaan ugu tala galnay qofkastee caajisan inaan dhahno soo kac!

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    Asc. Maansha Allaah. Abaayo Lo iyo Ari iyo Dooro soo gata Insha Allah. Dukaano ku xirta alaabta aad u geysaan ALLAAHU ACLAM.

  • @fadumoabdi7761
    @fadumoabdi7761 Рік тому

    Manshalh ❤❤❤ hablyo ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +1

    Manshaallah 😍 tabarakallah 😊❤❤❤

  • @fatumobarkadle9098
    @fatumobarkadle9098 Рік тому +1

    Manshaalah ❤❤

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 Рік тому

    تباارك الله 😊😊😚😊 aad iyo aad iyo aad ayan ufarxay shaqadiina .. qorax☀️☀️ iyo nimco laguranayo dhulkaaga kaguraneysid maasha allah tabaraka allah ..caafimad baan dareemey hhh maasha allah xoogana allah ha idiin biiriyo daaiman inshaallah .. allah ha idin barakeeyo ❤❤❤

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503 Рік тому +1

    Masha Allah my lovely family ❤❤❤❤

  • @samiyahussein9420
    @samiyahussein9420 Рік тому

    Niciimo beertaa duuco lagu akhriyo marka ad adaysin ama falagaysin beerta, mashaa allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643 Рік тому +1

    Ilaahay ha idin Xafido dhamantiin ❤❤aamiin yaaarab Ilaahay Garabkiina ha Ahaado Walalahen Sharafta Badan insha Allah ❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +1

      Mahadsanid walaal!

    • @shamsiinaali8908
      @shamsiinaali8908 Рік тому +1

      ​@@aaramoow
      Suuqa maa geeneyiin baradhada

    • @anisacabdicali7398
      @anisacabdicali7398 Рік тому +1

      Masha allaah naciimo iyo maxamed waa nii salaamay garabkiina allaha galo saa jeceshihiin illaahey hanii kaso 🤲🤲❤❤❤❤

    • @aaramoow
      @aaramoow  Рік тому +1

      @@anisacabdicali7398
      Aamiin aad ayaad ku mahadsan-tahay!

  • @فرححسن-ش8ق
    @فرححسن-ش8ق Рік тому

    Masha allaah xbbti alaha idin dhowaro anaga heerkulka wuxuu marooya qaliijka 35 ilaa 40 alaha idin xafiddo niciimo

  • @khadijaadamofficial5489
    @khadijaadamofficial5489 Рік тому

    Ma'asha Allah Tabaraka Allah Hormar wacan Abaaya 👌👌👌

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Рік тому

    Masha allh ❤❤❤

  • @najmamahamed7585
    @najmamahamed7585 Рік тому

    Masha Allah ❤

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Рік тому

    Walaal Mohamed shaqadu waa ku badatay rabi ha u fududeeyee, Aamiin yaa rabi, Wasalallaahu calaa nabiyinaa Mohamedin wacalaa aalihihii wasaxbihii wasalam. ❤

  • @somaliamerican-w5q
    @somaliamerican-w5q Рік тому

    mashallah lakin dadka finishka iyo dalka finland u mahadceeliga waayo wa dad fiican oo ni ogoladay in aad sharaf kunolatan dalka finland jow kow now hadana bow shame one you dalka somalia wa dalka dulmiland

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Рік тому

    Masha Allah shaqo aa sharaf leh Ilaahey qofba Meesha uu jooga haku amaansado. Shaqadaan Waa physical activity waa caafimaad shaqada fadhiga sidaan ayaa ka fiican.

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 Рік тому

    Masha Allah tabarak rabi ha idiin barakeyo adiga iyo odeygaga ciyaalkaga caafimad ku cuna

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 Рік тому

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم جميعا يارب ❤❤❤