MARAQ MALAAY AAD U MACAAN IYO MUUFO FUDUD, TIJAABI WAAD JECLAAN DOONTAA!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 88

  • @قناةالقرءان-س3د
    @قناةالقرءان-س3د 4 місяці тому +11

    Mashallah abyo , allaha idin ziyadiyo nimcada , Marar badan wxn maqlay adigo dhahaayo wx lala yaabo miyan so galiyaa , wxd haysataa :
    1.Diiin
    2 Aqoon maadi ah
    3.Caafimaad
    4.Ubad qurux bdn o cfmd qabo o baari ah
    5.Nin baari ah o ku caawinaayo
    6. Guri hanti ah o aad ledahay
    7.Beer iyo barwaaqo
    9.Amni iyo nabad
    10.Qooys is jecel o garab isku ah
    11.Rizqi xalaaal ah
    Dad bdn ma haystaan nimcooyinkaas , Allaha idin ziyaadiyo

    • @aaramoow
      @aaramoow  4 місяці тому +3

      Mahadsanid walaal qaali Allaha ku xifdiyo!

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q 4 місяці тому

    Mansha allah walal illahay ha idin barakeyo walashay qali ❤❤❤

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 4 місяці тому

    ASC Mansha ALLAH waa maraq fiican Thanks kheyr Allaha idiin siiyo Thanks Again ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 4 місяці тому

    Maasha Allah Allahumma Baarik muufadha galey ma ku darteen??? ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sakariyaaden7309
    @sakariyaaden7309 4 місяці тому +1

    Asc wr wb xbt maasha allaah allaahu mubaarik saxa wal caafiya ❤️ 👌 ♥️

  • @Sara-dj2vj
    @Sara-dj2vj 4 місяці тому

    Masha Allah tabrikal ❤❤❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 4 місяці тому +1

    Maasha Alah. CAAFIMAAD. Kucuna Rer. AARIMOOW Maxame iyo. Naciima❤❤❤❤

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican 4 місяці тому +1

    Asc nacimo Mashlaaah duco walid ba ku heshay nimcadaan iyo xamdi noqo rabi il xasad allaha idinka haayo ya rabi❤

  • @AbshiraIbrahim-h6n
    @AbshiraIbrahim-h6n 4 місяці тому

    Mashallah tabarakallah allahuma barik

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 місяці тому +1

    Manshaallah tabarakallah Alxamdulilah Asc rer Aaramow cafimad taama inshallah ❤❤❤❤

  • @ifrahege8954
    @ifrahege8954 4 місяці тому

    ما شا ءالله تبارك الله اللهم بارك

  • @KhadijaRobleh
    @KhadijaRobleh 4 місяці тому +1

    Masha Allah ilahay ha idin barakiyo.

  • @Farh940
    @Farh940 4 місяці тому +1

    Masha allha illhay haku xifdiyo abaayo❤❤❤❤❤❤

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 4 місяці тому +1

    Maasha Allaah
    Gacmihiina Allaha idiin barakeeyo

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤
    Sanjabiilne waa lagu daraa Hilibka si dhaqsa leh u bislaanaa

  • @luulabdi6273
    @luulabdi6273 4 місяці тому +1

    Allaahumma baarik❤

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 3 місяці тому

    Masha allah tabarka allah

  • @naeemaabdulkhadir2946
    @naeemaabdulkhadir2946 4 місяці тому +2

    Masha allah bilcafiya maraqa yummy 😋 😍

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 4 місяці тому

    BaarakaAllaah rijaalkaaga nimo

  • @xaredoomar9877
    @xaredoomar9877 4 місяці тому +1

    Masha allaah aaramoow family caafimaad ku cuna illaahey ha idin barakeeyo jizaakumallaah qeyr

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 4 місяці тому +2

    Masha allha allh hadin barkeyo

  • @sadiasheikahmed7714
    @sadiasheikahmed7714 4 місяці тому +1

    Asc masha allh laaquwati ilaabilaa allah Haku deesto xaajigaaga amin yaarabi

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 4 місяці тому

    ما شاء الله تبارك الرحمن

  • @khadijahaaji6683
    @khadijahaaji6683 3 місяці тому

    Maashaa Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 4 місяці тому +1

    Baarakallaahu fiikum

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 4 місяці тому +1

    Masha Allaah yummy yummy 😋🤤 food ❤❤❤🫶🫶🥰🥰🥰🍽️

  • @RuqiyaSheikh-x6l
    @RuqiyaSheikh-x6l 4 місяці тому +2

    Masha allha abayo ilxun idiinma aragto

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 4 місяці тому +1

    Walaahi chanalkan iyo magaciisa waa is leeyihiin mashaa alaah waligiina aaran ahaada naciimo habenka idinku soo biiray wa markii micraj yarey magaca loo bixinayay meqo sano waye

    • @aaramoow
      @aaramoow  4 місяці тому +2

      MaashaAllaah Israa aad ayaad u mahadsan-tahay isku magacna waad tihiin Isra micraaj ayaa ladhahaa iyadane!

    • @Israa-fj5xj
      @Israa-fj5xj 4 місяці тому

      @@aaramoow saxiix walahi alahuma baarik

  • @MaryanIsmaaciil-tj7gj
    @MaryanIsmaaciil-tj7gj 4 місяці тому

    Maasha alaah

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 4 місяці тому +1

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 4 місяці тому

    Masha Allah tabarakalah abayo naciimo wax yalaha bakadaha kugu jiro ma heysto inta kale wan heysta khudaarta iyi kaluunka iyo liinta intas ka waran

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 4 місяці тому +1

    Jazakalahu qeyran

  • @fadumoabdi7761
    @fadumoabdi7761 4 місяці тому +1

    Manshalh ❤

  • @ShukriAdan-gf1fn
    @ShukriAdan-gf1fn 4 місяці тому +1

    Masha Allah tabaraka lah hana wa shifa abayoy naciimo labada bako oo maxamed kudaray maraqa af somali igu sheeg

    • @aaramoow
      @aaramoow  4 місяці тому +1

      Abaayo muuqaaladii maalmihii lasoo dhaafay ayaan kusoo sharxay, dib bal u milacso waad fahmi!

    • @ShukriAdan-gf1fn
      @ShukriAdan-gf1fn 4 місяці тому

      @@aaramoow Insha Allah shukran uqti

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 4 місяці тому +1

    Masham Allah ilahey ha idin daweyo

  • @Adllah_B1
    @Adllah_B1 4 місяці тому +1

    ما شاء الله ما شاء الله ما شاء الله🎉 تبارك الرحمن الله يحفظكم❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 4 місяці тому +1

    Shukran muxaadaro

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 4 місяці тому +1

    Caafimaad ku cuna kuligiin Allah ha idin barakeeyo nimcada aad haysatiin

  • @ifrahismaciil158
    @ifrahismaciil158 4 місяці тому +1

    Maansha Allah sis jatkaa eteenpäin

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 4 місяці тому

    wcs niciimo ❤

  • @Wataahee
    @Wataahee 4 місяці тому +1

    Cunto Somali macaanka uroon iisoo sheeg wll, jazakallah Kheyr

    • @aaramoow
      @aaramoow  4 місяці тому +1

      Waxaan soo gelin rabaa Channelka ADIGA IS AHAAW LASOCO!

    • @Wataahee
      @Wataahee 4 місяці тому +1

      @@aaramoow hayeh in sha Allah , mahadsanid

  • @ayanahmed-n5v
    @ayanahmed-n5v 4 місяці тому +2

    ❤😊❤ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @Queendahir
    @Queendahir 4 місяці тому

    Masha allah family qurux badan allaha idin barakeeyo

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 4 місяці тому +1

    Mashalaah gaber aan dhalay aya dhihi jirtay kobka buxi hoyo

    • @aaramoow
      @aaramoow  4 місяці тому +1

      Anigeey ila mid tahay!

  • @deeqohassan7918
    @deeqohassan7918 4 місяці тому

    Anaa lamida malinta iskuulka laga sameeyo waxaan ka jeclahay ma lahay. Naima.Mä tykkään kalakeitto. Illahey ha idiin daaweyo ❤👌

  • @Ellin947
    @Ellin947 4 місяці тому +1

    Masha Allah abaayo naciimo adiga io familkaaga allaha idin barakeeyo abaayo hal codsi ayaan wataa ninkeyga maxkamad leh igu soo duceey ilaahey gaaladan cadawga ah gacantooda uu ka soo bixiyo🤲🤲

    • @aaramoow
      @aaramoow  4 місяці тому +2

      Walaal kurbada Allaha kaa qaado, umuurahana Allaha idiin sahlo. Diinta aqriso!

    • @Ellin947
      @Ellin947 4 місяці тому

      @@aaramoowAamiin abaayo naciimo waad mahdasanthy❤️🙏

    • @Mascuud-sm8lx
      @Mascuud-sm8lx 4 місяці тому

      Asc walaal ilaahey ha fudideyo insha Allah

    • @hibojama5798
      @hibojama5798 4 місяці тому

      Masha alalaa

  • @nastheamohamed9528
    @nastheamohamed9528 3 місяці тому

    Masha alaah waa cunto aad uwanaagsan abaayo anagana waan samaynayaa inaan kariyo waaye reer kudayasho mudan

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 4 місяці тому

    Allaahuma aamiin

  • @hawohassan-lk9sh
    @hawohassan-lk9sh 4 місяці тому +1

    Masha Allha

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 4 місяці тому +1

    Maashaa ALAAH ,miraha sidee loo qasaa xbbti ama pin noogu qabo aan ka faaideysanee .

    • @aaramoow
      @aaramoow  4 місяці тому +1

      Haye walaal!

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 4 місяці тому +1

    Ducada aamiin

  • @waliya572
    @waliya572 4 місяці тому +2

    Asc naima na tusa maalin sida ninkaga mohamed malaayga ujarjarayo please insha Allah watacalaa soriase coconut powder miyaa qumbaha shidan miyaa

    • @aaramoow
      @aaramoow  4 місяці тому +2

      Malaayga fiiqidiisa maxamed wuu barayaa qofkii rabo, midda kalle qumba ma'ahan muuqaaladii horaan kusoo sharaxnay inyar dib u raac waad heli!

  • @makkadualle1555
    @makkadualle1555 4 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @FadumaAhmed-e5r
    @FadumaAhmed-e5r 4 місяці тому

    niciimo wlh maskiina tahy mafantid mana kibirtid waxaso dhan waa been abuurad anaka ma idinkaga jeedi wax kabadbadis eh nolosha caadiga ah qof walbo wuxu isticmaalo waaye. Alaahuma baarik intad awoodina ilaahey hasoiyo inta heysatana Allaha ubarakeeyo caafimad ku casheeya

  • @AminaYasin-kl5nv
    @AminaYasin-kl5nv 4 місяці тому

    Amiin amiin amiin is

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 4 місяці тому +1

    Naciima iyo Maxamed waan idin salaamay , waxan idinka codsan lahaa ,spice ka aad u isticmaashan inaad Hoos inoogu soo qortan adinka oo mahadsan.

    • @aaramoow
      @aaramoow  4 місяці тому +1

      Walaal waan kaa qaadnay salaanta mahadsanid!

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 4 місяці тому

    Baamiye iyo soor ama uga Ali soo geli 😂😂

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican 4 місяці тому

    Somali weyn siiba dumarkena naciimo barnamijyadeeda walahi qof somali o so gudbiyo ma heesano wey jiraan dad rootin so dhigo cunto walaaqow wan wada naqaan lakin iyada cuntada cafimaadka iiyo nacfiga an ka heleeno aye no shegta

  • @fooshassan1379
    @fooshassan1379 4 місяці тому +1

    Asc abaayo clare taas magac ee da ma ii soo qori kartaa may be Canada wuu yaalaa

  • @xafsoaways6086
    @xafsoaways6086 4 місяці тому

    Caanahana yogurt makadhigi karaa

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 4 місяці тому +1

    Naciima adeega oo dhan ayey diyaarisay

  • @xafsoaways6086
    @xafsoaways6086 4 місяці тому

    Walal badalka bawdarkaas aad kudartay waraango maka dhigi karaa

  • @saiidahassanmahamed8127
    @saiidahassanmahamed8127 4 місяці тому

    Kalakeitto

  • @piixez7425
    @piixez7425 4 місяці тому +2

    Masha alaah walaal xeniheena nalasowadag sidaa uqasto cuntadana marwalba nalasowadaag

    • @aaramoow
      @aaramoow  4 місяці тому +1

      Haye walaal markaan sameeynayo ayaan idiin tusayaa!

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 4 місяці тому

    Bishifa walhana

  • @umxababa3545
    @umxababa3545 4 місяці тому

    Naciimo ceysh waaye waxaan, muufo galley u baahan tahay

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 4 місяці тому +1

    Saxamadi hore ani isii

    • @aaramoow
      @aaramoow  4 місяці тому +1

      Weli anagaa u baahan kkkkkkkkkk Maryam waan kusalaamayaa walaal!

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 4 місяці тому

    BaarakaAllaah fiikum