Asc qofka muslimka …. 3 casho in ka badan in loo caroodo wax arin aduun ah lama ogola… Qofkii salaanta la hormaraa wanaagsan, haddii qofka kale arinta walaalnimada diida. Isagaa xumaantaa wixii ka dhasha qaadaya masuuliyadeeda..wa..
Wal cayaadu bilaah ilaahoow na astur aduunyo iyo aaqiro allahu akbar walee soonaali ilma la dhale wexeen yaqaanaan uun ila la dhale uun yaqaaanan ilaahoow oowlaada noo hagaaji
Wlhi sidan u qoslaye wan fuuray dadka qaar suaal la hooda very fanny waye Alla soomaalida dhib badan suaal Aakhiraad kaga yaabay waxa igu dar neyd comments ku dhiigle ayan ahay TikTok ga iyo magace ku tukada 😅😅😅😅😅
Asc waxan ku weydinaya qof Ayan dumashi day ah Ayan Kala xumanay marka waxan dhahay rali a hoow marka wey diday Mar walba oo aan Mel ku kula no wey carataa yacni markaey I aragto wee is qarisaa dinta maxay ka qabtaa
Sheeqa wax badan ma joogin wuu dadaalay balse muunan helin xaqiiqa mareykanka caruur laguma korin karo wayo mareykanka caruurta waxaa lagu koriyaa schoolada dugsi muslim ahna kama jiro.
@@11naa44 cid mareykan ku nool oo ay u badbaadeen caruur ma jirto mareykan wa afar qayb cadan latino Asian iyo black rux walbo wax buu qabilsan yahay black violence rubbery in jail. Ayagan ka mid nahay
@@MohamedOsman-z2p problem ka wxa waye minesota iyo ohio un bad aragtey meel muslim ka kale jogan mad arag caruurtas waxa la geeya islamic school kadib na university kuli wa wada doctor iyo engineer wax la xirayo iyo wax la dilayo maleh meelaha hada rabtid wan ku sheegi kara
@@MohamedOsman-z2p america wa 50 gobol meelo xun bad so aragtey somalida iyo dad kalo successful ah ugu darajo sareysa meeshay jogan bn ku sheegi laha qof war qadanaya ma tihid madax adeegaga la fadhi meesha bye hhhhhh
Asc ma is fahamin gabadha tiri ma iloobo qofkii aan islayno ma hilmaamo…xitaa haddaan iscafino Waxaa la rabaa inaadan ku xumeyn wixii uu kuu geystey..oo aad iska cafiseen laakiin ninkii aabaha diley ama nabarkii uu kugu dhuftey kugu yaal lama hilmaamayo
Sheeqow ajir iyo xasanaada Allah ku siiyo wanada aad nasiisay jzklq Sheeqow thanks for sharing Sheeqow.
Asc
😢😮🎉
23
❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ilahey aunaxriisto inta walid dhinten inta nol ilahey cafimat iyo cimri dher ciwado suban ilahey anosiiyo yaarabii masha Allah waarun jasakalahu qeer sheq
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
PPL
@@AsliJaamac-e7v000000
Isoo duceeya dayn ayaablaygu leeyahay culays badan ayaan dareemayaaye
Alle ha ku sahlo 😊
Alaha kabixiya si dagdag ah
Allah haku sahlo
Meel aadan ka filanayn ilahay hakaa siiyo walalo❤❤
insha allah walaal wad ka baxeysa ducada badi
Jazakallah shekh allah Haku barakeeyo khayrka aad faafinayso iyo wanaaga
Mashaa allaah sh usuli wxu jecel yahey allaah hasiya❤
اﻟﻠﻬﻢﷺﺻﻞﷺ🌿ﻭﺳـــﻠﻢﷺ🌿
ﻭﺑﺎﺭﻙﷺ
ﻋﻠﻰﷺﻧﺒﻴﻨــﺎ🌿ﷺﻣﺤﻤﺪﷺ
ﻭﻋﻠﻰ ﺁﻟﻪ ﷺ🌿 ﻭﺻﺤﺒﻪ ﷺ
ﻭﻣﻦ ﻭﺍﻻﻩﷺﺍﻟﻠﻬــــــــﻤﮯ ﺻــــــﻞ ﻋﻠﮯ ﺳﻴﺪﻧﺎﻣﺤﻤــــــــﺪ ﻭ ﻋﻠﮯ ﺁﻝ ﺳﻴﺪﻧﺎ ﻣﺤﻤــــــــﺪ ﻛﻤﺎﺻــــــﻠﻴﺖ ﻋﻠﮯ ﺳﻴﺪﻧﺎ ﺇﺑﺮﺍﻫﻴﻢﻭ ﻋﻠﮯﺁﻝﺳﻴﺪﻧﺎﺇﺑﺮﺍﻫﻴﻢ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﮯ ﺳﻴﺪﻧﺎ...ﻣﺤﻤــــــــﺪ ﻭ ﻋﻠﮯ ﺁﻝ ﺳﻴﺪﻧﺎ ﻣﺤﻤــــــــﺪﻛﻤﺎ ﺑﺎﺭﻛﺖ...ﻋﻠﮯ ﺳﻴﺪﻧﺎ ﺇﺑﺮﺍﻫﻴﻢ ﻭ ﻋﻠﮯ ﺁﻝﺳﻴﺪﻧﺎ ﺇﺑﺮﺍﻫﻴﻢ ﻓﻰ ﺍﻟﻌﺎﻟﻤﻴﻦ ﺇﻧﻚ ﺣﻤﻴﺪ ﻣﺠﻴﺪﻋﺪﺩ ﻣﺎﻛﺎﻥ ﻭﻋﺪﺩ ﻣﺎﻳﻜﻮﻥ ﻭﻋﺪﺩ ﺍﻟﺤﺮﻛﺎﺕ ﻭﺍﻟﺴﻜﻮﻥ ﻋﺪﺩ ﺧﻠﻘﻪ ﻭﺭﺿﺎ ﻧﻔﺴﻪ ﻭﺯﻧﺔ ﻋﺮﺷﻪﻭﻣﺪﺍﺩ ﻛﻠﻤﺎﺗﻪ ﻋﺪﺩ ﺣﺒﺎﺕ ﺍﻟﺮﻣﻞ ﻭﻋﺪﺩ ﻗﻄﺮﺍﺕ ﺍﻟﻤﻄﺮﻭﻋﺪﺩ ﺷﻌﺮ ﺍﻟﺒﺸﺮ ﻭﻋﺪﺩ ﺃﻭﺭﺍﻕ ﺍﻟﺸﺠﺮ ﻭﻋﺪﺩ ﻛﻞ ﻗﻄﺮﺓﻣﺎء ﻑ ﺍﻟﺒﺤﺎﺭ ﻭﺍﻷﻧﻬﺎﺭ ﻭﺍﻟﻤﺤﻴﻄﺎﺕ ﻭﻛﻤﺎ ﻳﻨﺒﻐﻲ ﻟﺠﻼﻝﻭﺟﻪ ﺍﻟﻠﻪ ﻭﻋﻈﻴﻢ ﺳﻠﻄﺎﻧﻪﻋﻠﻴﻪ ﺍﻓﻀﻞ ﺍﻟﺼﻼﺓ ﻭﺍﻟﺴﻼﻡ
🍀اللهم صل على محمد🌼 وعلى آل محمد🍀كما صليت على إبراهيم🌼 وعلى آل إبراهيم☘️في العالمين إنك حميد مجيد وبارك على محمد🌺وعلى آل محمد 🌼كما باركت على إبراهيم 🌸وعلى آل ️إبراهيم🌺في العالمين إنك حميد مجيد 🌼ربي رجوتك في هذا اليوم ان تسعد قلوب أهلي وأحبابي وأصدقائي وكل من يعرفني وتعطيهم ما يتمنونه وعطر صدرورهم بالإيمان وارزقهم الخلود في الجنان وانا معهم يا رحمن ... يارب اجعلنا من أهل الرحمة والمغفرة ومن عتقائك من الناراللهم آمين يارب العالمين.اللهم ارزقنا الجنة بغير حساب ولا سابقة عذاب اللهم اميييييييييين
Sheekh u suuli alle ha xafido.alle hadaayo culimaa u diin.
WAAD MAHAD SAN TIHIIN DHAMAAN LKN SH ASUULI MAXAA LOOGU BIXIYAY MACNAHEEDSE MAGACAAS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
وقال رسول الله ﷺ (مَن نذَر أنْ يُطيعَ اللهَ فلْيُطِعْه، ومَن نذَر أنْ يعصيَ اللهَ فلا يعصِه).
Maansha allah tabarakallah sheekh allah ku xafido allah ayaa cilmi kugudeqay jasakumulahi khayran
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adeer mar kaste sidaN mad ujixabatid shukran
Asc qofka muslimka ….
3 casho in ka badan in loo caroodo wax arin aduun ah lama ogola…
Qofkii salaanta la hormaraa wanaagsan, haddii qofka kale arinta walaalnimada diida. Isagaa xumaantaa wixii ka dhasha qaadaya masuuliyadeeda..wa..
Sheekh waqtiga fasaqaada wa imisa
Marka sheikha la horfadhiyo miyaaan xijaaabinaaaa wllyaaal😢
Sheikh jazakallaaah🎉❤
Wal cayaadu bilaah ilaahoow na astur aduunyo iyo aaqiro allahu akbar walee soonaali ilma la dhale wexeen yaqaanaan uun ila la dhale uun yaqaaanan ilaahoow oowlaada noo hagaaji
Naa qoraalka iska sax oo wax baro jaahilad!!!
walal ma anan qoslin waa mid jaahil ka daran wax ma qori taqan marka bey halka so galeysa
Subxanallah ilaahay hasoo hadeeyo
Aniga ummada Somaliyeed oo dhan waa iga cafis illaahay hortiis ilaa hal qof aan ogahay mooyee
Iska cafii halkas qofkanh wlal 🤍
Walal iskacafi kawaran hadii allah kudhoho waancafiyay umadaydoodhan adiga mooyee waawax adag
Dumarka lacag haku shukaansanina. Gabadha afkaaga ka shukaanso oo wanaagaaga ka iibi oo ku qanci
Sheekh umadda oo dhan marka aan seexdo ayaan iska cafiyaa intii Wax iyeeshay marka cafiskaas ma Ansaxayaa (Jawaab)
Subhan Allah
Dumarkaa markaykan jooga ee suaalaha diiniga sheekha la weydiinaya ku qosqolaya ha Qosqosolina edebta ilaaya
Aakhiro 1m baa fanbigoooda kaaaga lagu dari de waaa kiiishash
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw ❤️
Mashallh jazakallh
Subxanalah alow naa ceymee
Scw Scw Scw
Allaha cimrigisa dheereeyo
Asc gabadh an waliged nin lacag kaqadan walhi yasitan ban u arka hadu lacag ban kusodiri dhaho😅❤
Wcs walhi iskumid
Kasi nin kuma noqdo adiga kaliga lacag ku sinmayo naagkasta lacag sina
@@IsmailKhan-jy9mp xaqiq
Scw scw scw mashaalaah
Scw scw scw
Scw scw. Mashaa. Alah
Fidowga waa towxiidka.
Hhhhhhhh mashallah yashiiq allaha ku xafido❤❤❤❤😂
Ale haku barakeyo
Nimankaas fiican ee lagacta iska faraqaya xagee laga helaaa
Kuwasi rag ma,ahan inte gene
Sallalaahu_Caleeyhi_Wasalim
ASSALAAMU CALEYKUM
Shikhan xage kal xiriraa
MIDDA YAR E XARIRIYAHA AH QOSOL AY KU WALATAY LKN MA BANAAN TAHAY NIN AAD AJNABI KALA TIHIIN INAAD SIDAA UGU HOR QOSOSHO ???????❤❤❤❤❤❤
Mashallha
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Maasha allaah sheeq
Robinson Kimberly Martinez Kenneth Lewis Barbara
Meeshan lacag looma iman ku lahaa, haddaa maxaa loo tegay ma diin baa taallay.
Dad naftooda labaxsadey,dulmi iwm ayaa ku hoos jira
Subxanallh allha soohanuniyo
Su'aalaha gabdhaha waaba funy dhamaantood 😅
Sheekh tarbiyada ma hooyada kaligeed baa ka masuul ah. Aabaha waxba kuma lahan miyaa?
Lawada walid Wee ku leyihiin tarbiyada caruurta plse mar haduu wenado asi ayee ku soo aruuree danbi walpo oo galo alle ha inoo deyo lawada lawalid
Masuul wey ka wada yihiin lkn aabaha somalia ayuu joogay hooyada ayaa mareykan joogtay , gabadheedana iyadaa wadatay kadib ayay gaalowday marka maadaama hooyada la joogtay iyaday saarneed masuuliyadda ugu weyn.
Qof xanuunsan waxbo madhageysto sick
Xitaa maalinta qiyaamaha raga waxaa la weydiinayaa xaaskiisa iyo ilmahaba lkn Rui a dumarka ahi nafteeda uun baa laga su”aal weydiinayaa
Aabihii ma joogo oo Africa buu jiraa, marka Hooyadii keenteey America baa laga rabaa in eey daba gasho ama raadiso.
Fidow waligee ma maqlin quran u maleyay isoo akhriya
Midka comments dhiigaha ahaa ugu daran
انا الله وانا اليه راجعون ucodeeyaa galadaa usuuli waykugu rogmatay diintu
Dumarka suaalahoodu waa qosol😂😂😂
Mas aladeyda waa Hadi uu shiqa sacad xirankaro inu xerto 😢
❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxanalah 😢😢😢
7 0:20
Asc sheeqoow sow ma queue badneyn qof raga uu ku caawiyo instead gabadhan just my idea only
Subxaanallaah Subxaanallaahi Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah
Sheikhow yaan laguu hoos gelin kuma rabo waxagana waan cunaya waa khiyaano anigana waxan udhaqalaynaya Mustaqbalka nolashayda inay noqoto lkn iyada khiyaano ayey wadaa xolaha xalaal miyey unoqonaysaa
Qadka si fiican ugala soo hadan oo si fiican ugu sheeg inaad is cafisaan
War wllkey qof dacada waa heleysaa qoftas hadey kurabin ugenbi
Taas waa scan caadiya waa wareeray waar maxad tiri adkaatay kkkkkkkkkk cajaaib sheikhow
Wlhi sidan u qoslaye wan fuuray dadka qaar suaal la hooda very fanny waye Alla soomaalida dhib badan suaal Aakhiraad kaga yaabay waxa igu dar neyd comments ku dhiigle ayan ahay TikTok ga iyo magace ku tukada 😅😅😅😅😅
Howl iyada utaalo waaye😂😂
😭😭😭💔💔💔
Yamaca
pp
Davis Melissa Thompson Jose White Amy
Lewis Christopher Moore Matthew Thomas Joseph
Vitow waa maxay
Taas waa nabiibiye qabriga ayuu cadabka kaga bilaamaya
Asc waxan ku weydinaya qof Ayan dumashi day ah Ayan Kala xumanay marka waxan dhahay rali a hoow marka wey diday Mar walba oo aan Mel ku kula no wey carataa yacni markaey I aragto wee is qarisaa dinta maxay ka qabtaa
adi wanaaji hdii sida aad shegeso run tahay adu dambi ma lihid
Iska daa beenta koolay wax wayn baad ku samaysay ee toobad keen
Tu es venu pour l'argent, vous êtes monté les gens
Ilowsho la,aanta dumarkoo dhan baa ka siman mid aan 20 sano ka hor eray iga gaadhay baa ilaa hada kaladhka/ kuleetiga i haysata😂
Walle caawa waxbaan ka faa,iidey video gaan taas oo ah sababta geedka loogu kor talaal qabriyada cajiib
😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Taas illahay og sacadee gadhi dontaa illahay kabaqa naftu waa amaano
😂😂😂
Kkkkkkkkkkkk
Denesik Corners
1000 iyo waxaas baan la ooyaa iyadun 50 kun bay tiri 😢
Qof walba doqisa ma lodhafo
ninkaaga inad qiyaanto ayaapa dabpi ah
😂
Kan nacalad haku dhacdo yaa iga aamusiya caaqa afnool hadal madaayo
😢😮😅
Waxaan telka shiikha telkiisa adigo raali iga ah
المرة هي المحرمة كالام، الاخت، زوجة الابن، اذا جامع الشخص، ولم يمس ذكره او فرج المرأة بيده، هل تنقض وضؤه ام لا؟
شو
Scw scw scw
Kkkkkkkkkkkkkk
Maskaxiyan ma fiyowbahey ninkan naag uusan aqoon $50k siiyey .yaab aduun waa arkeysan.
Shiikh daayeerka fashile waa waajib kiisee naagina waa cadaw tuukhbay ku shaqaysaa ee lacag kuma shaqayso way kaa daad sanaa oo kaliyq
Hhh😂
Sheeqa wax badan ma joogin wuu dadaalay balse muunan helin xaqiiqa mareykanka caruur laguma korin karo wayo mareykanka caruurta waxaa lagu koriyaa schoolada dugsi muslim ahna kama jiro.
Somalida ha arkan muslim ka kale sidey maraykan ugu noolyihin sida afrikanka kale carabta pakistanta Iyo muslim ka wax dhib ah ma qaban
@@11naa44 cid mareykan ku nool oo ay u badbaadeen caruur ma jirto mareykan wa afar qayb cadan latino Asian iyo black rux walbo wax buu qabilsan yahay black violence rubbery in jail. Ayagan ka mid nahay
@@MohamedOsman-z2p problem ka wxa waye minesota iyo ohio un bad aragtey meel muslim ka kale jogan mad arag caruurtas waxa la geeya islamic school kadib na university kuli wa wada doctor iyo engineer wax la xirayo iyo wax la dilayo maleh meelaha hada rabtid wan ku sheegi kara
@@11naa44 ma jirto meel mareykanka ka mid ah uu ruuxa madow successfull ku yahay waxad ka hadleysaa Asian this is a fact
@@MohamedOsman-z2p america wa 50 gobol meelo xun bad so aragtey somalida iyo dad kalo successful ah ugu darajo sareysa meeshay jogan bn ku sheegi laha qof war qadanaya ma tihid madax adeegaga la fadhi meesha bye hhhhhh
su'aalaha yartu shiikha waydiinayso qaarba iyada toos ula xidhiidha malahayga🤣😂🤣😂🤣
😂😂😂😂
@@MudaneChangoMasha allaah dheh
Asc ma is fahamin gabadha tiri ma iloobo qofkii aan islayno ma hilmaamo…xitaa haddaan iscafino
Waxaa la rabaa inaadan ku xumeyn wixii uu kuu geystey..oo aad iska cafiseen
laakiin ninkii aabaha diley ama nabarkii uu kugu dhuftey kugu yaal lama hilmaamayo
50$ subxaanallah ka cuntay
Mudo hore Lakin islasanas kanuna waxn isbarany wiil kadib niki wuxu igacos sady xidhidh kadi wan ka Aqbaly anago sifican uwada sheky san Ayu igu ayuigacod sady inan qado balan kadib wan kaqady anodacada xuyidhi kadhbe inad nikale lazamy nyn xidhidh Ama And iGabaxyn kadib isag AisGa amusy sobob lan AniGa balati anqady dabimyigu tahy wan walwala hdi usolabto odido madabiba
😂😂😂😂😂😂😂😂
Fasaq maxa la dhahaa neh
Nin naag u qabin biilaayo wa nacas anan raganimo lahen
faraxeey meesha qosolka ka daa yareey dadka ha xishood siine 😂😂
Kkkkkkkk