WAXAAN KUSOO FARA BAXSANAY SUUQA! ADEEGI 2AAD SANADKAAN 2024!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • #aaramoow

КОМЕНТАРІ • 26

  • @sacdiyosacdush8729
    @sacdiyosacdush8729 8 місяців тому +1

    ❤❤❤

  • @cabdijaliil1596
    @cabdijaliil1596 8 місяців тому +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 8 місяців тому +1

    Masha Allah ❤

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 8 місяців тому +1

    Wcs Aamiin Allah ha idin xafido, masha Allah macraaj habo Allah ha ku xafido Aamiin, shukran waalidiin- teena Allah ha u naxariisto janada Allah ha ugu bishareeyo Aamiin ya rabi mahadsanid !

    • @aaramoow
      @aaramoow  8 місяців тому +1

      Mahadsanid walaal Aamina aamiin!

  • @hanefa283
    @hanefa283 8 місяців тому +1

    ﴿ وَالَّذِينَ جَاهَدُوا فِينَا لَنَهْدِيَنَّهُمْ سُبُلَنَا ۚ وَإِنَّ اللَّهَ لَمَعَ الْمُحْسِنِينَ

  • @hodomusse906
    @hodomusse906 8 місяців тому

    Asc natusi noo soo sharax kareemka maraykankan joogaa noo soo sharax

  • @Sanriom3lody
    @Sanriom3lody 8 місяців тому +1

    Masha allaah filand wadan jeclay walalahey dagan wadan iska dagan waye wax barasha kufican mare nadiiday ani familkena hada hoya ahay america daganahay odageyga kudhahay wan ugurena sacan shrci radis kale magalno dhahay ina imado jacelahay inshaallah

    • @aaramoow
      @aaramoow  8 місяців тому +1

      Waan kusoo dhaweeyneeynaa!

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 8 місяців тому +1

    Masha ALLAAH qabowga weli wusocda ALLAHA idini ku amansado cafimaad kucuna ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @aaramoow
      @aaramoow  8 місяців тому +1

      Aamiin mahadsanid!

  • @filsanisse1852
    @filsanisse1852 8 місяців тому

    Masha allaah ilaahay nicmada haidin barakeeyo inta aan haysanna alaha siyo ❤

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 8 місяців тому

    Masha allha 😂😂😂😂 adera mafadhiyo

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 8 місяців тому +1

    WACALEYKUM. SALAAMEY
    ABAAYO
    IS. ILAALIYA. SANADKAAN AAD LOOJAJABEY

    • @aaramoow
      @aaramoow  8 місяців тому +1

      InshaaAllaah mahadsanid!

  • @redroses4071
    @redroses4071 8 місяців тому +1

    sanjabilaha daawadaha hooyo markan samaynaayan ku dara maad tidhi walal hoyo inay dhimatay baan modayey inanka maqladay hada ka hore

    • @aaramoow
      @aaramoow  8 місяців тому +1

      Haa hoooyo marhorre ayay dhimatay, waxaad maqashay anigoo dhahayo DAAWADII HOOYO!

    • @redroses4071
      @redroses4071 8 місяців тому

      @@aaramoow Allah yaa Raxmah walalo

  • @jdidbghayhad893
    @jdidbghayhad893 8 місяців тому

    👍

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 8 місяців тому +1

    Masha alaah alaha idiin daweeyo aamiin❤❤❤❤❤❤

  • @fatumobarkadle9098
    @fatumobarkadle9098 8 місяців тому +1

    Manshaalah ❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 8 місяців тому +1

    Manshaallah alah idin barakeyo walaashay 😊

    • @aaramoow
      @aaramoow  8 місяців тому +1

      Mahadsanid walal Dahabo!

  • @Marymaabdi4444
    @Marymaabdi4444 8 місяців тому +1

    Maasha allaah caafimaad iyo nabad gelyo ku Cuna

    • @aaramoow
      @aaramoow  8 місяців тому +1

      Aamiin shukran walaal!