Shiicada waa ognahay waaba na khilaafeen lkn saudi arabia emirates meeqo dal islaam ayay burburiyeen oo ilaa hada burburinaayaan Gumeysi na ku haayaan ?
Waa run wahabiyo Waa in laga horeya xaramka adigu daadka maad Kaa qali baadantahay sucudigu waacay samenayan indhaaha maa laga lambanaya. Shiicadu waa daadka qudha ee isku tagtay qadiyada falastin. Shiico gul gul we support shiica 💪💪💪💪
@@muhammedyusuf6300 Waa dhagaystay mana garanayo waxaad muslin wanagsan u taqaanid ee se waxaa qabaa wahaabiyiin iyo shiicaba inay yihiin laba kooxood oo halaysan oo muslimiintana dhibaato joogto ah ku haya 50 kii sano ugu danbeeyey loona baahan yahay in caalamu islaam laga xereeyo
Sacuudiga waxaa maamula sahyuuniyada caalamiga oo reer allsaudi wakiil uga yihiin.
Shiicada waa ognahay waaba na khilaafeen lkn saudi arabia emirates meeqo dal islaam ayay burburiyeen oo ilaa hada burburinaayaan
Gumeysi na ku haayaan ?
Masha Allah
Khumeyni Islamic revolution power❤❤❤❤🎉
Masha Allaah❤❤❤
Waa run wahabiyo Waa in laga horeya xaramka adigu daadka maad Kaa qali baadantahay sucudigu waacay samenayan indhaaha maa laga lambanaya. Shiicadu waa daadka qudha ee isku tagtay qadiyada falastin. Shiico gul gul we support shiica 💪💪💪💪
Fahan wll waxA laga hadlayo dawlad sucuudi ah maaha dawlada sucuudigu gaalada ayay la shaqaystAan lkn waxaa laga hadlayaa aqiido aciida da shiicadu waa caqiido faasid ah falastiin taageeradooduna waa arimo siyaa sadeed ma aha inay falastiin jecel yihiin
Anaga indhaha ma la in Arabta ayaga aya ka Xun shiicada dagalka Ma ahan mid Sunni iyo shiico ah waa mid Arab iyo shiico udhaxeso
waa iska cad yahay warkaagu xariif ah sheeko sheeko
Waxaa aad usoo badana kanaalada lagu diriro ehlu towxiidka oo doonaya shirki iyo qabuura ku wareeg iyo labaryo makhluuqaadka qayb kamida
Aya qubur cabuda wll umadu wa ehlu tawxiid
Ee shicada iyo dhibteda aya laga hadlya
Canjaladu ma shirki ayay kaga dhagty😅😅
Waa in wahaabiyada laga xoreeya xaramka
Hadaa dhageysato oo muslim wanagsan tahay runtii fikirkaagan wuu isbedeli 30 daqiqo waaye kaliya
@@muhammedyusuf6300
Waa dhagaystay mana garanayo waxaad muslin wanagsan u taqaanid ee se waxaa qabaa wahaabiyiin iyo shiicaba inay yihiin laba kooxood oo halaysan oo muslimiintana dhibaato joogto ah ku haya 50 kii sano ugu danbeeyey loona baahan yahay in caalamu islaam laga xereeyo
Ciwaan kaaga iyo muxaadaradu ismaleh kumaa tiyiin sheekhu shiico ayuu kahad layaa xumaantooda
Bro waxuu kasheekenaya sheekha shiicada iyo qatarta ey kuheyso carabta xajka,
marka masaladu shiicada hadey kuula ekaato kuwo wanaagsan marnabo ha iloowin iney beenta cibaado utahay oo beenaalooshin yihin
Hajka waxaa heysto Wahabiyo,Beyt almaqdisna Zionst...Labaduba waa saaxiib!! Afkii Wahabiga ayaad kuhadleysaa!! Allah xaqa haku fahammsiiyo.
War shico wahaabi iyo jin hs ka sheekayne qaze ku shahiid war kali ma furna sheekh
Adeer reer wadaad reer baadiye ah baad tahay warkaagu macadda ka hadal danaha muslimiinta caalamka???
Shiico waa rag muslimiinta ka difaaca dadka muslimiinta ????
Isagaaba wahaabiyee😂😂
Kanaalkan makanaal shiico dagan tahey baa la dagaalanka towxiidka miyaa kasocda makutubtii kuleym baa lagu dhigaa
Bal masjid aqsa ka warantid
Cid ma leh
Wahaabiyo iyo salafi cid ka xun oo ka munaafsan ma jirto (suni )waxaa baabi iyay sacuudi iyo imaaraat iyo masar iyo urdun
you're satan,Khumeyni afkaaga huurada leh ka daa?
Wahaabyo. Balaayo iyo masiibo iyo halaag weeye. Wahaabiyada ayaa ka xun shiicda kana. Fakir xun oo umada islaamka lidi ku ah