MM TV. Qisadan ma dhamaan 3 shey ayaa ka dhiman Ee ha lo radio 1, xaskisii iyo gabdhisiii 2, guryihisiii 3, in wax loo qabto somali wax u weydiya Thnks👏
Wiilka odayga so kaxeeyey oo cuntada ka bixiyey ayaan filaya inu isku xidhay TV mmtv Ilahay abaalkisa janada ha ka dhigo odaygana alle janatul fardawsa ha ugu badalo dhibtaas😢😢
Abubakar: "waa kaa Ilaahay gacantaada iga saaray", Mishaal: " Xaqaa kaa saaray", Abubakar: "Ilaahay miyaanu xaq ahayn?" قال تعالى: ((ذلك بأن الله هو الحق)) Waxa yaab leh kalsoonida iyo yaqiinta odaygan ku jirtaa intay leegtahay iyo sida isaga oo aan wax baran jawaabtiisu ay Quraanka u waafaqday.
Isaga ilahay wakas ka soo furtay gacanta cadawga kuwii islamka ku hadhay khasatan somalidi 600 qof ku shegay aynu u ducayno xasusnaano awodkale iyo dawld na ma lihine 😭🙏🏻🙏🏻
Illahay ha u gargaaro odaygaa da'a ah dhibtu ku dhacday, iyo dhamaan dadkii kala duwanaa ee soo caawiyay odaygan, sida dirawaladii, dadkii cuntada ka caawiyay iyo hawladeenada MMTV oo qisadan inasoo gaadhsiiyay. Odaygaana aynu caawino dhib badan baa ku dhacday.
_اللهم فرج عن كل مهموم ومغموم وكل من في قلبه كرب وحزن وأوجاع _اللهم زوج كل عازب وعازبة وأرمل وأرملة _اللهم اشف كل مريض وكل معيون وكل مسحور وكل ممسوس اللهم رد كل غائب ومغترب لأحبابه وأقاربه _اللهم اقض دين كل مديون وخاصة المعسرين _اللهم عجل بزوال كل ظالم وفاجر _اللهم اهدي كل عاق لطاعة والديه _اللهم اصلح الذريات من البنين والبنات _اللهم أقبل بقلوب الخلق على العلم الشرعي _اللهم من كان في قلبه أمور يريدها وهي مباحة فيسر له ذلك عاجلا غير آجل اللهم استجب اللهم استجب
Thanks to team MM and Maxammed... Barnaamishyada nocaana waxay daaha kaqadayaan dhibta jirta dadkana wa u digniin 600 oo Somali ah oo hal markab ku dul xidhan imisa marakiib kale iyo xabsiyo badan ku jira imisa ladilay oon warna lohayn Somali wa qoom cadaw iyo gaalo u jabay
قصة إنسانية مؤلمة.. لقد لامست قلوبنا مباشرة.. شكراً لكل من أجرى المقابلة محمد إيليج وأبو بكر سعيد صاحب المقابلة.. Painfull human story.. This touched our hearts directly... Thank you both the interview Mohamed Ilig and interviewee ..
Qofka Muslimka Dhibkastoo soo gaara haduu ku sabro alle ayuu abaal gud ween ka helaa aabahaan sabar iy iimaan badan ayaa ka muuqdo waxaan rajenyaa inta dhib ah uu dunida ku mutay ayadoo wanaag ah in alle ku abaal marin doono maalinka lawada simanyahy lana wada baahanyahy inshallah. alle ayaan kaaga baryeena inuu abaalkaada janno ka yeelo. allahumma amiin.
Konel waa centerka magalada diridhaba luuqadaha diridhaba oo dhan laga hadlo way yaqanaan dadka konel ku dhashay, af xabashiga si professional ah ayuu ugu hadlaya.
👉🏻Ilahoow waa maalmo khayr badane Dadkiisi o nool oo nabada u gee 🤲🏻 👉🏻Ilahoow kuwii o wali qalbiga ku haya oo tabayay tus 🤲🏻 👉🏻Ilahoow inantiisa kaliya ee uu waxasa dhiba daraadeee u maray hadana wali ku ducaysanayo in uu ubadkeeda arko ilahoow u rumee oo tus 🤲🏻 👉🏻Ilahoow abaalkiisa janatal fardaws ka yeel 🤲🏻
Abuubakar sh.Siciid Been masheege, Qiso aad u cajiib ah oo xanuun badan, runtii haddii aan nahay Shacabka Reer Boosaaso Raalli kama nihin kamana aan ahayn dhibta intaas le'eg inuu la kulmo. Waxaan Rabbi swt ka rajeynayaa siduu Adeer Ibrahaim uga soo furtay Masheel inuu isagana nololshan waayihiisa dambe uga dhigo mid qabow oo aan raf iyo rafaadba lahayn 😢
Asc walalayaal meel aan kala xidhiidhi karo ii sheegaa waxaan rabaa inaan ku caawiyo wixii awoodayda ah dadka kalena waxaan uga helo ugu soo diro. Arrin xanuun badan ayaa ku dhacday lkn maxkamada ilaahay ee cadaalada ah ayuu xaqiisa ka heli doona insha Allah
قال الله تعالى: قتل اصحاب الاخدود، النار ذات الوقود، اذ هم عليها قعود، وهم على ما يفعلون بالمومنين شهود😢😢😢😢😢😢 Allow u gargaar waa waayeel maskax badan oo masiibo la kulantey.
@@mowtrucker3921 somalidu waxay tidhaa. Habar fadhida lagdini wax uga fudud. Nin kale gabeygiisu ku darey. Habartii dusheeda iyo degelkey ku nooleyd daruuru ku hooreen inuu dadba wada helay moodoo daad wararac bay tidhi waxaan uga socdaa adeer adaa nastoo intaa casiir iyo Beer jaqaayee dee kaalay oo abaabul bal wax ku biiri oo u bilow adigu. Hadii iska jiifo iska jaq adeer
JazakAllah u khaire BarakaAllahu fik mon frère, je suis très 😢très touché de Histoire Tragique et très Émouvant, sans vous le monde est rien, je vous souhaite un excellent parcours. Je suis un Auditeurs Fidèle. Je vous demande pardon car j'ai pas eu la chance de vous écrire en langue Somalie. MM Somalie TV.
Dadnimo,dulqaad, iyo dabci wanaagsan oo gobanima u dheertay buu Allah swt ku galaday Aabaha qiimaha badan. Ee dhibtada intaa leeg ee aanu galabsan mutaystay , dulmiga iyo baadilku ma waraan oo xaqa ka guulaysta mar kasta Ee allah cawad khayr qaba ha u furo. Mahamed ilig aaad baad ugu mahadsnatay qisada mahadhada ah ee aad aabaha ka reebtay.
MM Podcast, Marka hore aad iyo aad baad ugu mahadaantihiin wareysigan aadka u xanuunka badan, haddana taariikhiga ah. Ilaah waxaan kanraneynayaa inta aan noolnahay ninkan dadkii dhibaateeyey xaqiisa u kasoo if baxo. Dadka Soomaliyeedna waxaan oran lahaa odeygaa ha loo gargaaro
Salaan sare huuno MMTV iyo mohamed ilig salaan sare all the way from Australia Melbourne Odagan dadkan u ka shekeynayo wa la garanayaa xamuud laangadhe waa nin aan family nahay inshallah Waa la gacan qabaan reer ka u ka dhashay way buuxan deredaw iyo Djibouti ba wana dad tejaraa Odaygi u ka shakaynayey ew Lacagta siiyey ew Wasiirka ah u dhentay bari hoore.
😢FARIIN!!! Walalyaal qadarka alle swt waa mid aynu u noolnahay walaalkeen abokor waxa u inoo baahan yahay wax tar. duco badan iyo maal ilaahay waxan ka baryayaa in ugargaaro oo cawil khayr qaba ugu badlo dhibatada soo gaadhay in dhabaatan dambe ee uu ka fikirayo in ilaahay uga dhigo mid wanaagsan oo anu filayn Aamiin,Aamiin,Aamiin Isha Allah
MM TV. Qisadan ma dhamaan
3 shey ayaa ka dhiman
Ee ha lo radio
1, xaskisii iyo gabdhisiii
2, guryihisiii
3, in wax loo qabto somali wax u weydiya
Thnks👏
That's important
Waa sidaaa thanks walaal qaali
Absolutely correct
U are absolutely right, I was thinking the same runtii
😢 waa run
Wiilka odayga so kaxeeyey oo cuntada ka bixiyey ayaan filaya inu isku xidhay TV mmtv Ilahay abaalkisa janada ha ka dhigo odaygana alle janatul fardawsa ha ugu badalo dhibtaas😢😢
Somalay haynu cawinoo
Amin Amin amin
@@Amirtoni8751oolok3
Waan salaamayaa wiilka odayga kexeeyey oo cuntada ka bixiyey waxan leeyahay wll ilahy haku sharfo. Sidaa u hagaajisey ilahy abaal kaaga jano haka dhigo😢😢😢
Waxam filayaa inu andar yahay ninkaasi
Aamin
Haa waa akhayr Ilahay janada ha ka waraabyo.
Aamiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲
@@khaalidyare4252maad garaneysaa
Subhaan Allaah 😭ilaahay ha kaga farxiyo sidii uu Nabbi Yacquub uu ugaga farxiyay aragtidii Nabbi Yusuf علهم السلام
وعن جابرٍ : أَنَّ رسولَ اللَّه ﷺ قَالَ: اتَّقُوا الظُّلْمَ، فَإِنَّ الظُّلْمَ ظُلُمَاتٌ يَوْمَ الْقِيَامَةِ، واتَّقُوا الشُّحَّ، فَإِنَّ الشُّحَّ أَهْلَكَ مَنْ كَانَ قَبْلَكُمْ، حملَهُمْ عَلَى أَنْ سفَكوا دِماءَهُمْ، واسْتَحَلُّوا مَحارِمَهُمْ رواه مسلم.
Xi6t
Scw
Scw
Ll0 lol ópp@@IsraAbdulah
Fadlan waxad nalawadaagtan labarkiisa Aabahan somaliyed si lo caawiyo no so qora walaalayal yaa Allaah no gargaar🤲☝️❤️🤲☝️☝️☝️❤️🇸🇴🇸🇴❤️
illahay noloshiisa inta u hadhay qurux iyo wanaag Allaha ugu dhameeyo aaqirana janatul fardawsa Allaha hoygiisa haka dhigo Allahuma Amiin
Abubakar: "waa kaa Ilaahay gacantaada iga saaray", Mishaal: " Xaqaa kaa saaray", Abubakar: "Ilaahay miyaanu xaq ahayn?" قال تعالى: ((ذلك بأن الله هو الحق))
Waxa yaab leh kalsoonida iyo yaqiinta odaygan ku jirtaa intay leegtahay iyo sida isaga oo aan wax baran jawaabtiisu ay Quraanka u waafaqday.
Yaa Rabi ilaahoow waa 10 kii fadliga badnaa ilaahow reerkiisa oo nabad qaba u geey farxad waarta sii yaa rabii 😭😭😭
Aamin yaarabi😅
Aaamin ya Rabi😢
Aamiin yaa rabbi
aamiin aamiin aamiin
Wallaahi ilmaa iga socoto waa waqti aan saxuuranayno yoomul carafa ,Aabo illaaheey gabadhaadii oo tarmatey hakuu sahlo iyo qoyskaagiii iyo hantidaadii.Kuwa gaalada gacanta kuu geliyey .Illaahey hortiisaad ku kala baxaysaan iyo gaalkaba .Walaaloow illaaheey hakaa ajarsiiyo nimbarkiisa soo dhig .
Isaga ilahay wakas ka soo furtay gacanta cadawga kuwii islamka ku hadhay khasatan somalidi 600 qof ku shegay aynu u ducayno xasusnaano awodkale iyo dawld na ma lihine 😭🙏🏻🙏🏻
Wa kelmed qalbi taabad ah " Aar dhib baan ka so baxee walalahayoow I qaada" allow u gargaar aabahaa
Haa wllky
😢FARIIN!!! Ku socota saxafada,ganacsata,dawlada iyo shacabka qaybihiisa kale duwan. Walalayaal waxan in leeyahay aynu caawiyo ilaahay dartii
Illahay ha u gargaaro odaygaa da'a ah dhibtu ku dhacday, iyo dhamaan dadkii kala duwanaa ee soo caawiyay odaygan, sida dirawaladii, dadkii cuntada ka caawiyay iyo hawladeenada MMTV oo qisadan inasoo gaadhsiiyay.
Odaygaana aynu caawino dhib badan baa ku dhacday.
illahay waxaan uga baryayaa dambi dhaaf in illahay ehelkiisa nabad ku geeyo aamiin aamiin aamiin
_اللهم فرج عن كل مهموم ومغموم
وكل من في قلبه كرب وحزن وأوجاع
_اللهم زوج كل عازب وعازبة وأرمل وأرملة
_اللهم اشف كل مريض وكل معيون
وكل مسحور وكل ممسوس
اللهم رد كل غائب ومغترب لأحبابه وأقاربه
_اللهم اقض دين كل مديون وخاصة المعسرين
_اللهم عجل بزوال كل ظالم وفاجر
_اللهم اهدي كل عاق لطاعة والديه
_اللهم اصلح الذريات من البنين والبنات
_اللهم أقبل بقلوب الخلق على العلم الشرعي
_اللهم من كان في قلبه أمور يريدها وهي
مباحة فيسر له ذلك عاجلا غير آجل
اللهم استجب اللهم استجب
MM Somali Tv waad ku mahadsantihiin Baahinta qisada Aabahan dhibateysan 😢 Allaha u gargaaro 🤲🤲
Iligoow qisadu dhmaad may gaadhin wll, waxay dhamaan doontaa xaaskiisii iyo inantiisi Kifaaya xaga ay ku danbeeyeen kasoo waran in ay dib isku helaan iyo inkale.
Somali oo dhan waa inagu waajib in aynu ninkan barbar istaagno
Waa runtaa wll waa in loo kaco waxa laga yaabaa gurugiisii aanu jirin
Sax weyaan wll
Thanks to team MM and Maxammed... Barnaamishyada nocaana waxay daaha kaqadayaan dhibta jirta dadkana wa u digniin 600 oo Somali ah oo hal markab ku dul xidhan imisa marakiib kale iyo xabsiyo badan ku jira imisa ladilay oon warna lohayn Somali wa qoom cadaw iyo gaalo u jabay
Somali mid ku dhiba iyo mid ku qaataba waa laga helaa kuwaas caawiyey baa damiir muslim iyo Somalinimo lahaa adeer Ilaahay haku caawiyo
marna qisadii nabi yuusuf ayaan xasuusta marna tii nabi yuunus subxanallah😢😢😢😢
Soomalaay aabahas han caawino hadaan nasab nahay😢😢😢 walaahi imaan buu leehayahy dad nimu leeyahay raganimu leeyhay aabo rabi haku gargaaro if iyo aakhiraba😢
Waan kugu raacsanhy qof walpa wuxuu awoodo ragana waxaan ka cod sanaya inay noso qoraan lanbarkiisa😢
Wariyahan sida uu suaalaha uweydiinayo wlhi ma qurux badna adeer dhibaato waad soomaraty alla hakuu sahlo isha allah waaad heli waxwalppoo horay kaga lumay
Fadlan aynu caawino waa Aabe dhib baddan la kulmay 😭 Fadlan meel lagala xidhiidho u sameeya si loo caawiyo
Haa walahi waan kugu raacsanahay wall
Soomaliyey nin cawiya oo an bixiy dhalo fiican halsiiyo
Imo diyano hay malayn uwalal aabihiin
Number ka male
Waa midaas mida wax u taresa
So devestating .. it was a test of faith. According to me ,he has passed. His iman is uptodate. .
I cant imagine the neema we enjoy.
قصة إنسانية مؤلمة..
لقد لامست قلوبنا مباشرة..
شكراً لكل من أجرى المقابلة محمد إيليج وأبو بكر سعيد صاحب المقابلة..
Painfull human story..
This touched our hearts directly...
Thank you both the interview Mohamed Ilig and interviewee ..
Mid ka mid ah shekoyinki igu naxdinta badna igu murugada badna igu tiranayada badna ayaan dawaday Ilaha weyn ee waxidka ahi abaha haw sahal yasiiro isga iyo wxi islaam ah ee dhibaato qaba ee dulmi lo gaysanaayo Allahu Akbar❤ Waxaa laga weriyey Jaabir - Eebbe haka raalli noqdee - in Rasuulku (scw) uu yidhi: ( ((ka cabsada dulmiga, maxaa yeelay, dulmigu waa mugdi maalinta qiyaame, kana cabsada bakhaylnimada). Bakhaylnimadii baa halaagtay kuwii idinka horreeyey; Waxaa wariyey Muslim.
Subxana llah meel laga cawiyo m.Abdi so sheeg xaqiisi in lo raadiyo ficnan lahaydaa.
Wllhi Waan Ilmeeyay Alle Waxaan Kaaga Baryaynaa Inuu Xariistiisa kuu waasiciyo😊
Odayga halaga cawiyo in magdhow looga raadiyo maraykanka dacwad haloo furo somalida qurbaha joogta io dowladaha somaliduba
600 oo somaliyu ila imika ku haysta maraykan bada dhaxdeedu yidhi ee awood aan leenhy inaan hel o mooye
dunida cid dacwad ku qabanysi majirto weeyi
Wa sidaan qabo
Waa riyooneysaa sxb ciyaalka Gaza dadka xasuqayaa soo maraykan maaha, beenta maraykan iyo rer yurub run h moodin, waa tuugo tuugo dhashay
Wlo odayga maxa helay shekadisa ma intana mise hore udhagaysaten
Dowladaha soomaalidaa oo aad sheegayso xagey joogaan waa kuwaas shisheeyaha u shaqeeya oo umada sidaas u galee ALOOW halig sidii fircoon meeley joogaanba yaa RABI yaa ALAAH.
Qofka Muslimka Dhibkastoo soo gaara haduu ku sabro alle ayuu abaal gud ween ka helaa aabahaan sabar iy iimaan badan ayaa ka muuqdo waxaan rajenyaa inta dhib ah uu dunida ku mutay ayadoo wanaag ah in alle ku abaal marin doono maalinka lawada simanyahy lana wada baahanyahy inshallah. alle ayaan kaaga baryeena inuu abaalkaada janno ka yeelo. allahumma amiin.
Waan umahadcelinayaa dhamaan shaqaalaha MMTV.runtii Waa qiso xanuun badan waana ladulmiyay adeerkaa somaliyeed.illaahay cidii dulmidayba dushooda hakashubo Aammiin Aammiin. Waxaan rabaa in aan kamidnoqdo walaalah illaahay dartiis ucaawinaya markaa waxaan codsanayaa in lahelo meel lagalasoo xidhiidho. Umada somaaliyeedna ha ugurmadaan adeerkaa dhibaataysan oo aan naxariis muujino kuligeen
ilaahay haga Aargoyo intii dulmisay miskiinkaa aaalkiisana jano haku abaal mariyo salaan iyo danbidhaaf dushaada ha ahaato awoowe❤❤❤
Waa Qisa Qalbi taabad leh aabo dhibtoode dhibta dheef allaah ugu badalo rerkiisiyo Nabadana allaah Usahlo 😢😢
😭😭😭😭😭 waan ilmeeyey ILLAAHOW cadaab aduun wax ma ahee tan aakhiro ka ilaali,,,, ILLAAHOW aduunka inta cimrigana uga hartay ILLAAHOW farxad sii iyo wax walboo oo uu ku liibaano aduunka 😢😢😢 somaliyeey aabahaan anakaa u ah ehel iyo awlaadbee aan garab istaagno ha ogaado inuu garab leeyahay.
3 da qaayb ba waan dhamaaystay..
Yaaa ALLAH gargaaraha waa adiga.
Ilaahay Daalimiinta umada ha ka qabto inta kale ee dulmi ku xidhana ilaahay gacamohooda ha ka soo furfuro...
Gobanimo hargaysa ka bilaabanta oo ku dhamaata
Adeer dadka sidaa kuu galay Allah aduun iyo aakhiro haka jaro adigana abaal kaaga Allah janno haka dhigo gabadhaadi iyo xaas kaagi Allah haku tuso iyago nabad ah
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Amiin
Inta nolasha ku dhiman farxad iyo cafimad ku qado Aabo ❤❤❤
Mnsha Allah waa Adeer Qalbi wanagsan oo iimaan Buuxa Leh Ilaahay Dib Ha u mideeyo Reerkiisii oo Nabad Qabaa Aamiin Yaa Rabbi
Konel waa centerka magalada diridhaba luuqadaha diridhaba oo dhan laga hadlo way yaqanaan dadka konel ku dhashay, af xabashiga si professional ah ayuu ugu hadlaya.
Imisa luqadood baa diridhaba looga hadla
Isku day ina wax yar ku cawiso hdad jogto mesha u shegyo wadadku
@@sayid6649nio somali axmaari oromian iyo luuqado kale badan baa looga hadlaa sxb
ana yarantaydii school kadhigan jiray. af xabashiga barigasan bartay
Af somali af xabshai af oroma af herari iyo af carabi lakiin hada af carabigii meesha waa kasii dhammaday
Ilaahey waxaba kama qarsoona musliminta dhibka haka saari😢😢😢😢
الله أكبر الله أكبر الله أكبر
لمن الملك اليوم لله الواحد القهار
Ilaahay ha cadaabo kuwa shacabka masaakintaa cadawga ugacan geliya, ka dilaala, dhiigooda daadiya.😭😭😭😭😭🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Alle hacadabo dadka waxa sameyey Amin
I’m really sorry what happened to this brother ya Rabi give him happiness for the rest of his life and grant him Janatal Firdose
Qiyaamaha War baa jiraa soomaliyeey
Allow adaan talada kuu dhiibanayaa rabiyow raxmaanow
Illaahey Culayskaasi Caafimad taama, cimri dherer iyo cibaado suuban ha uggu badalo inchallah
Fadlan aabahan degaan uu asaga le yahay iyo xogaa uu nolosha ku meleysto aan u habeyno insha allah
👉🏻Ilahoow waa maalmo khayr badane
Dadkiisi o nool oo nabada u gee 🤲🏻
👉🏻Ilahoow kuwii o wali qalbiga ku haya oo tabayay tus 🤲🏻
👉🏻Ilahoow inantiisa kaliya ee uu waxasa dhiba daraadeee u maray hadana wali ku ducaysanayo in uu ubadkeeda arko ilahoow u rumee oo tus 🤲🏻
👉🏻Ilahoow abaalkiisa janatal fardaws ka yeel 🤲🏻
Subxaan allah somali isku maqan lagu maqan abahaan allaha barakeeyo
Hala caawiyo odayga , soomaali ha ukacdo , hana loosameeyo number soomaaliyoo dhami ka caawiso , Dhib wuu arkee baahi yuu arkin , Adeer inta nolosha kaaga hadhay ilaahay baahi kuma tuso , Aamiin aamiin
Waa sheeko dheer oo waxbadan laga baran karo dulmiguna maaha waxlayskaga hadhayo alle hakuugu dhameeyo nolosha inta kuu dhiman farxad
Dulmigani waa kii waa dulmigii Afwayne Isaaq ku sameeyay weliba kaas baa hadaraa laakiin Alle Mooyee garawshiiyo cid kamaanu helin
Abuubakar sh.Siciid Been masheege, Qiso aad u cajiib ah oo xanuun badan, runtii haddii aan nahay Shacabka Reer Boosaaso Raalli kama nihin kamana aan ahayn dhibta intaas le'eg inuu la kulmo.
Waxaan Rabbi swt ka rajeynayaa siduu Adeer Ibrahaim uga soo furtay Masheel inuu isagana nololshan waayihiisa dambe uga dhigo mid qabow oo aan raf iyo rafaadba lahayn 😢
Reer Boosaaso hadaad tahay 2008 goormuu ka dhacay qaraxa?
Qiiro yar looma baahna ee xaqiiq baa larabaa
Odayga qisadisa waa qiiro jaban miyaa ledahay🥺 qalbi adkidaa subaxanallah @@Badweynta9054
Asc walalayaal meel aan kala xidhiidhi karo ii sheegaa waxaan rabaa inaan ku caawiyo wixii awoodayda ah dadka kalena waxaan uga helo ugu soo diro. Arrin xanuun badan ayaa ku dhacday lkn maxkamada ilaahay ee cadaalada ah ayuu xaqiisa ka heli doona insha Allah
Mmtv Kala Xidhiidh
Maxakamada ilaahay ayuumbey cadaaladi taalaa
AL CADLU ALADIIFU
Qisodan samafale Abdimaalik Sheekh Muuse Coldoon ha la hidhiidho!
Away so ma xirna
Ax wllhi waan iska ooyay aabahan dhibta soo martay markan daawaday aabo wa itaaxaan aduun ilaahay swt ha kuu gargaaro 😢😢😢
Ilahay danbidhaaf ha uga dhigo dhib waxii soomaray intii lahayd eeshir qooshayna ale hakala xisaabtamo waad mahadsan tihin mm tvi somali jasaakalaahu khayr alaw ugargaar abahaa
قال الله تعالى: قتل اصحاب الاخدود، النار ذات الوقود، اذ هم عليها قعود، وهم على ما يفعلون بالمومنين شهود😢😢😢😢😢😢
Allow u gargaar waa waayeel maskax badan oo masiibo la kulantey.
Ilaahayow waa ciidul carafa ee inta noloshiisa ka hadhay isaga iyo ehelkiisa farxad waarta sii. Xanuunkana ka dulqaad.
Aakhirana janno fardawsa gee aamin yaa rabi
Subxanallaaah show dadkan la waayey show dad bay u xidhan yihiin qofkastoow qofkii kaa lumay ha la raadiyo
Allah waruntaa
Xagee loo radin 😢 dad markaba dushii balo ku xidhatay
Yaa Allah Sidegdega Ugafarxi Aabahan Dhibaataysan..Aamiin🤲🏽
Wallahi wa run arikaa bosaso inta ay dad ay qabto Allah aya og raga uu sheekayo waa run
Ma hubtaa wll
Waxan rabaa inaan ogaado walal dalkii 1997 ayaa iigu danbeysey koley waan kawarhayaa lakin barigaa dhalinyarada hadey ka aqoon badan yihiin ee dhalinyarada wadanka meey israad sadaan oo aay power kooda lasoo baxaan walal. Mise ayagana waa ladamiyey?
Dhalinyaro ma jirto,ayagaa dadka oo geeyo galada? Qarna wey iibsadan shacabka,marka Ilaahay baa dadka & Dalkas oo maqan!
@@mowtrucker3921 somalidu waxay tidhaa. Habar fadhida lagdini wax uga fudud. Nin kale gabeygiisu ku darey. Habartii dusheeda iyo degelkey ku nooleyd daruuru ku hooreen inuu dadba wada helay moodoo daad wararac bay tidhi waxaan uga socdaa adeer adaa nastoo intaa casiir iyo Beer jaqaayee dee kaalay oo abaabul bal wax ku biiri oo u bilow adigu. Hadii iska jiifo iska jaq adeer
Alahu akbar Nin Kaaan Ilhy ha ufududeeeyo Nolosha😢
Walaahi waan ilmeeyay mmtv odayga si loo caawiyo usameeya
xaaskiisii iyo inantiisi la raadiya oo nala wadaaga markay kolmaan iyo sido ko dambeeyo insha allah khayeer badan baan oo raajeenaya
JazakAllah u khaire BarakaAllahu fik mon frère, je suis très 😢très touché de Histoire Tragique et très Émouvant, sans vous le monde est rien, je vous souhaite un excellent parcours.
Je suis un Auditeurs Fidèle.
Je vous demande pardon car j'ai pas eu la chance de vous écrire en langue Somalie.
MM Somalie TV.
Dadnimo,dulqaad, iyo dabci wanaagsan oo gobanima u dheertay buu Allah swt ku galaday Aabaha qiimaha badan. Ee dhibtada intaa leeg ee aanu galabsan mutaystay , dulmiga iyo baadilku ma waraan oo xaqa ka guulaysta mar kasta Ee allah cawad khayr qaba ha u furo. Mahamed ilig aaad baad ugu mahadsnatay qisada mahadhada ah ee aad aabaha ka reebtay.
Waa sugaynaaye bal ku soo dhakhso
Odaygaa dhibka uu maray allaah
Danbigiisa hakaga dhaafee
MM Podcast, Marka hore aad iyo aad baad ugu mahadaantihiin wareysigan aadka u xanuunka badan, haddana taariikhiga ah. Ilaah waxaan kanraneynayaa inta aan noolnahay ninkan dadkii dhibaateeyey xaqiisa u kasoo if baxo. Dadka Soomaliyeedna waxaan oran lahaa odeygaa ha loo gargaaro
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
SCW SCW SCW♥
Waa dadkii caawintooda janada lagu gali jirey ilaahay dartii haloogu kaco hala caawiyo
Salaan sare huuno MMTV iyo mohamed ilig salaan sare all the way from Australia Melbourne
Odagan dadkan u ka shekeynayo wa la garanayaa
xamuud laangadhe waa nin aan family nahay inshallah
Waa la gacan qabaan reer ka u ka dhashay way buuxan deredaw iyo Djibouti ba wana dad tejaraa
Odaygi u ka shakaynayey ew Lacagta siiyey ew Wasiirka ah u dhentay bari hoore.
Asc wall Zamzam
Raadi wll lnbrkisa ama akoonkiisa usameeyoo nala wadaaga
War odaygaa hala gacan qabto inta nolashiisa kahadhay
Walaal hala cawiyo
Caawi walal oo ugu horayn dadkiisii la raadi
Illaahey waxaan kaga baryaya cawilsan dhibkiikusomareyna alle qabigaga haka masaxo reerkagii oo nabadana illaahey swt hakula kulansiiyo insha allaah
Ilaahow kuwaas saas yeelaya oo wali dhibataynaya dadka muslimka ah ilaahow ka qabo oo Soo qabo
Ilaaahay khayr haku siiyo Wariye maxamad ilik waxaaadtahay qof qalbi wanagzan
Wan ilmeeyey in badan adeeerkan qisadisa marka daawaado aduunka dhib ayu so marey allah u gargaaro😢😢😢😢
😢FARIIN!!! Walalyaal qadarka alle swt waa mid aynu u noolnahay walaalkeen abokor waxa u inoo baahan yahay wax tar. duco badan iyo maal ilaahay waxan ka baryayaa in ugargaaro oo cawil khayr qaba ugu badlo dhibatada soo gaadhay in dhabaatan dambe ee uu ka fikirayo in ilaahay uga dhigo mid wanaagsan oo anu filayn Aamiin,Aamiin,Aamiin Isha Allah
Iligow ninkan diridhabe ku booqo oo arimihiisu halkay ku danbeeyaan lawadaag asxaabta please and please
Ilaahay jano hakuugu badalo dhibkii kusoo maray. Reerkaagii oo nabad ah iyo adiga oo nabad ah. Idinkuna mahadsanidiin.
Aduunku waa waayo taariikh
Wllhi markaan daawaday aabahaa soomaaliyeed wllhi oohinta ayaan ceshan waayay
Inaalilaahi wa inaa ilehi raajucuun
Rabbi fambibfhaaf hakaaga dhigo😭😭😭
😭😭😭😭😭
Ilaahay danbi dhaaf ha uga dhigo intaa uu dhibka ku jirey imikana Alle wax khayr leh ha siiyo aamiin aamiin
Ilahay reerkisii oo nabada hageyo dhib wuu soomaree ilahay farxad hawgu badalo 😢😢😢😢
Aaamiin
Amin!
Aamiin yaa rabil caalamiin
Mmtv fadlan soo qora meel laga takuleyo Abahan dhibtu ku dhacday unada somaliyed waa dad is cawiye usameya meel wax logu hagajiyo Insha Allah
Allah hakuu gargaaro Aabo 🤲🏼🤲🏻
MM TV waxa idin ka cod sanaynaa Abahan somaliyeed inaydan qisadan Abahan intan ku joojin ee aad siwadaan ilaa inta fmlg kahelayo
Aaloow ugargaar unaxatiiso fmlg usoo dhaweey nolo shisa inta kadhimana farxad iyo cfmd qab kuwaraa 🤲🤲🤲
Alle qoyskiisii gabadhiisii iyo ooridiisii oo nabadqaba hakulmiyo
Somaliyey inaguna aynu garab istaagno odayga ducayo maalba
WLHI WAAN ILMEEYAY MARKUU YIDHI MAANTA IMISAY NOQON
ALLOW JANADA GEEE AAMIIN AAMIIN
Nin walba wixi dhibaya dushoisay ka muuqataa alle danbi dhaaf ha kaga dhigo adeero alle wax dhiba Kuma tuso inta kaga hartay nolosha aduunyada ❤
Allahuna aamiin kuwa kale ee weli dhibaa lagu hayo iyo kuwa lala.doondoknayoba Allah ha ka soo badbaadiyo
Ilaahay ha u gargaaro ninkaa odeyga ah, dhib uu dhamaystee.
Allow dhamaantood soomaali iyo
Cidii kle ee muslim ah ba kasoo daa gaaladaa u awood sheegaty
YAA RABI RAHMAAN waa Ayaa mihii khayr ka badnaaye Ameeen Ameeen Ameeen YAA RABI RAHMAAN
Runtii mid baan idin sheegaya waliba anigu waxaan xiligas jogay bosaaso waa 2008di magalada waxa ka socda aruurin waliba waxa la beegsanaya dadka wadada u badan waxa waxa qaqabanaya ciidanka psf ama ashahado la dirirka waxaan xasuusta nin shibiin la oran jiray oo laga qabtay habeen meel makhayada maalmo ka dib waxa loo gacan galiyay maraykanka waliba waxan maqlay inuu ku dhintay xabsiga guwantala mambey runtii qisadas sidas ayaan ku rumaystay😢😢
Allaahul mustacaan.
Subxaanalah dulmi wxa kadhacay wadankan soomaliyeed subxaanalah
Haaaa
Argagaxiso waa la aruurinaya waa la gubayaa maydkoodana bada lagu shubayaa maxaad kale oo haysaa .
Weriyahana jasaa kalaahu khayr barakalaah fiika alaah hakubarakeyo hakuxiftiyo Alaahu maaa aamiiiiiin
Waan oyaya siwacan udhoofiya siiya walaaltinimada oo maanta ugu yahay mmtv garab gal walaal maxamedoow natus adoo macasalmeynaayo adeero 😢😢😢
Ilahay faraj khayr qaba hakusiyo dhibatadi ku heshayna alle bedel khayrleh haku siyo
AaBo alle janaTu fardowsa haku GeeYo❤
Jazakall kheer wariye maxamexd Allah Haku abal maryo
Illahay ha u gargaaro imtixan adun aya u dhamade
Shekada odeyga buug ha laga qoro
ilaahay xaqiisii ha uga qaado dawlada maraykanka ee tacadiga u gaysatay, soomaalida iibsatayna ilaahay ha uga aargudo,
Mahamed. ilig waxaan rabaa hadaad aragto qoraalkan inaad meel aan kala soo xidhiidho iisheegto waxaan rabaa inaan odayga wax usoo diro
Maashaa allaah waa kuwii janada lagu galaayay caawin toodu
wll waxaad sameysa tvga mmtv numberadooda ama website kala hadal iyaga Lula xiriirinayo
Ilaahaw waa tobankii khayrka badnaaye ilaahaw ducadaas naga aqbal oo reerkiisii oo nabad qaba oo dhamaystiran iyo waxkasta oo wacanoo uu ku hamiyayo sii dhibkaasna jana fardowsa ugu badal amiin amiin
Walahi af hamashigiisu waa perfect
Frandiiska sido kle wlhi 😢
Runtii wareysi aanan kucaajisin indhaheygana ilin ka keenay ayuuw ahaa ❤