Haddii aanu nahay reer koonfur aad bee nooga nasiib badanyihiin reer Waqooyi, Illaah wuxuu siiyay Amni iyo Shiyuukh mid ba midka kale ka celmi iyo wanaag sheegis badan yahay Illaah ha uxifdiyo culumaddaas, amnigoodana illaah ha u xoojiyo, kuweenana Illaah ha inooga dhigo kuwaas oo kale amnigeenana kooda oo kale, Aamiin ya rabi
Shmaxamed ilaahey dambigaaga Ha dhaafo aduun iyo aaqiraba aad baan kuu jeclahay aniga iftin bey caruurta ii dhiganayeen ubadkaaga iyo xaaskaagana waan aqaan masjid ansaaru suna ayaan ka tirsanaa waan kugu farxay alaha ku xafido
Asc Maansha Allaah sheeq Maxamed waa runtiis Alxamdu lilaah waa Nimco rabi Qoraxda iyo aadanka ay haystaan dalkeena Hooyo illaahey ha ku xafido,jzk Qayran, hooyadaana Allaha kuu daayo.hooyo illaahey ha ku xafido meel kasta ay joogto cadaab illaahey ha ka dhowro hooyo. jz allaaha ka dhigo jannadul fardowso aclaa, yaa allaah
Masha Allah tabarakalahu Shikha khadar runti Waxaan wasuustaa in loo duceen jiray san deigo shikh Mohamed khadar markan waresgaa dawaday Waan kufarxay masjid an Nur ayaa looga duceen jiray shikhu markuu kahadalayay adhan Runti waa arin dhab ah qurbaha iyo adhan kala dheer
Waraysigani Laba jeer Buu iga oohiyay marka uu ka sheekaynayo Ninka xabsiga 12sano lagu xukumay ee xaaskiisa ku dhahay hanku furo si aad noloshaada u wadato onan wakhti kaaga luminin eey Ka diiday iyadoo ooyaysa😢 Iyo Tan danbe ee Hooyo Waxan Xasuustay wakhti la I xidhay Waxa la ila xidhay dadbadan oon Qaraabo iyo family iyo Asxaab nahay oo mudaharad aan samaynay baa naloo xidhay wax dhib ah uma Arkay xadhigaas intiihore lkn Xili casar ah ayay Hooyo itimid oo loo Ogolaaday inay isoo buuqato markay I aragtay anigoo xidhan Hooyaday way oyday Waxan isku dayay inaan dajiyo oon sasabo lkn way aamusiwayday Hooyo aniguna Waan kudaray😢 Culays iyo Xabsi Wuxuu Ii bilaabmay xiligaas walahi cidhiidhigaan Dareemayay maqiyaasi karo😭😭 Alx markiba waa la isoo daayay Hooyadayna waan u imid Allaha Ii daayoe
Sheikha allaha barakeeyo aaqiro iyo aduunba, dhib ayuu la kulmay lakiin asaga mid wanag u fiiriyey ayuu noqday kana faaiidastay waqtigi uu jail ka ku jiray.
Daqiiqada 25:20 runtii talada uubixiyay Sheekhu walaahi waatalo dhaxal gal ah oo qofku kubadbaadayo Aduunka iyo aakhiradiisaba maadama oo ay badanyihiin dad social media ha xumaan uunkaga shaqeeyaa
Wlh margan dawaday vedioyada shiiqa wan iska ilmeyay maxaa yelay magaladas uu kashekenayo sean Diego inan kuxirnaa week kahor lkn manta bananka aan joogo 😪 america kheyrkeeda ale hana soo aadiyo
Sheikha waxaad waydiin lahayd how he dealt the violence in the penitentiary system and if he had brawls with other inmates since there are criminals who would have a go at the sheikh because of their rotten character and crooked demeanor thank you
Sheekh ilaahay ha kugu barakeeyo wadankaaga hooyo dhib kastoo kusoo martay badalkeeda khayr iyo badhaadhe hakugu badalo. Aamin
Haddii aanu nahay reer koonfur aad bee nooga nasiib badanyihiin reer Waqooyi, Illaah wuxuu siiyay Amni iyo Shiyuukh mid ba midka kale ka celmi iyo wanaag sheegis badan yahay Illaah ha uxifdiyo culumaddaas, amnigoodana illaah ha u xoojiyo, kuweenana Illaah ha inooga dhigo kuwaas oo kale amnigeenana kooda oo kale, Aamiin ya rabi
Ilaahay ha idiinku badalo dhibta fudayd ha dhaafo danbigiina waxa idin haysta imika waa danbiyadii ka dhacay dadka qabiilka lagu laynayey dumarkii la kufsanayey jaarkii xaqa isku lahaa oo qabiil lagu laayey wadanka sharaftiisa oodhan oo dhulka la dhigay waxaaso nabsi ah ayaavkoonfur yaala walina qabyaalad la isticmaalayo.
Koofur sida diin looga Barto meel looga bartaa majirto meesha laba jirta xijaaban yahay alx
Ilaahay culumada ha idiin xafido
@@dagansh5606 halaagaas looma kala harin walaal
Mcho allh sheekha borama ayaan habeen dhawayd ku arkay asago gaadhi wato nuur ayaa kaso baxaya alleh ha barakeeyo
Masha Allah , sheekha wuxuu ku booriyay in dadkeena Soomaaliyeed nabada illaashadaan waa talo wanaagsan.
Shmaxamed ilaahey dambigaaga Ha dhaafo aduun iyo aaqiraba aad baan kuu jeclahay aniga iftin bey caruurta ii dhiganayeen ubadkaaga iyo xaaskaagana waan aqaan masjid ansaaru suna ayaan ka tirsanaa waan kugu farxay alaha ku xafido
Rabi haku xafido shiiq Rabi ayaa kaa soo daayey dalkaaga ayaa kuu baahan ee soo dhawaaw anakana noo soo duceey in qurbaha naga soo celiyo
Maasha allah tabarakallah ilahay ha barakeyo sheekha ❤wlhi dalkaga hooyo wax dhama Lawa ninan dhul marin Layala wale ilahay nicmada diinta iyo nicmada amniga hayana garnsiyo amin ❤
أللهم اجعل بلدنا آمنا مطمئنا رخاء وسائر بلاد المسلمين 🤲😥💗
Aamiin Amman wllo
MashaAllaah, waraysi wax ku ool ah. Waano ku filan MEDIA iyo dakaba. "AMERICAN DREAM" DO YOUR HOMEWORK BEFORE YOU TRAVEL FOR IT" !!!
Maansha Allah.
Ilaahay sheekha ha barakeeyo. Alxamdulillaah Ilaahay baa mahad leh ee nolol iyo nabadqab hooyaddii ugu keenay.
Amazing interview may Allah make us of those who understand and benefit from it!
Don't involve yourself in terrorism and you will be safe!
Masha allah sheekha alle ha xifdiyo aad ban ula qiiroday qisadiisa
Asc Maansha Allaah sheeq Maxamed waa runtiis Alxamdu lilaah waa Nimco rabi Qoraxda iyo aadanka ay haystaan dalkeena Hooyo illaahey ha ku xafido,jzk Qayran, hooyadaana Allaha kuu daayo.hooyo illaahey ha ku xafido meel kasta ay joogto cadaab illaahey ha ka dhowro hooyo. jz allaaha ka dhigo jannadul fardowso aclaa, yaa allaah
Well done Sheikh MohamedKhadar waxaad soo martay oo dhan Allaha kuugu badalo cimri barakeysan,caafimaad cibaado suuban,iyo kheir aduun iyo khaatumo wanaagsan Allahumma Ameen Allahumma Ameen Yaa Rabbi Ameen
Masha Allah tabarakalahu Shikha khadar runti Waxaan wasuustaa in loo duceen jiray san deigo shikh Mohamed khadar markan waresgaa dawaday Waan kufarxay masjid an Nur ayaa looga duceen jiray shikhu markuu kahadalayay adhan Runti waa arin dhab ah qurbaha iyo adhan kala dheer
Ilaaheey janatul ferdowza haku abaal mariyo sh waa iska imtihaanada aduunka soo mara qofka bini aadamka ah @@@@
الحمدلله علي نعمة الإيمان ونعود بالله من حال أهل النار والحمد لله على كل حال
Alhamdulilah
Maashaa allah sheikh Ilaaheey baa mahad leh kaasoo saaray xabsiga Ilaaheeyna dambi dhaaf hakaaga dhigo intaad dhib iyo murug kasoo martay jeelkaas
Waraysigani Laba jeer Buu iga oohiyay marka uu ka sheekaynayo Ninka xabsiga 12sano lagu xukumay ee xaaskiisa ku dhahay hanku furo si aad noloshaada u wadato onan wakhti kaaga luminin eey Ka diiday iyadoo ooyaysa😢
Iyo Tan danbe ee Hooyo Waxan Xasuustay wakhti la I xidhay Waxa la ila xidhay dadbadan oon Qaraabo iyo family iyo Asxaab nahay oo mudaharad aan samaynay baa naloo xidhay wax dhib ah uma Arkay xadhigaas intiihore lkn Xili casar ah ayay Hooyo itimid oo loo Ogolaaday inay isoo buuqato markay I aragtay anigoo xidhan Hooyaday way oyday Waxan isku dayay inaan dajiyo oon sasabo lkn way aamusiwayday Hooyo aniguna Waan kudaray😢
Culays iyo Xabsi Wuxuu Ii bilaabmay xiligaas walahi cidhiidhigaan Dareemayay maqiyaasi karo😭😭
Alx markiba waa la isoo daayay Hooyadayna waan u imid Allaha Ii daayoe
( إِنَّمَا يُوَفَّى الصَّابِرُونَ أَجْرَهُمْ بِغَيْرِ حِسَابٍ
Sharaf iyo karaamo Allah kusiiyo shiekh mohamed
Masha Allah Shekh baarri ah weyan
Sheikha allaha barakeeyo aaqiro iyo aduunba, dhib ayuu la kulmay lakiin asaga mid wanag u fiiriyey ayuu noqday kana faaiidastay waqtigi uu jail ka ku jiray.
Maasha allaah alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan is ka leh illaahay haku barakeeyo shiikh maxamed
Mansha Allah tabarkallah ilaahay sheikh khayr ha siiyo
Jazakallah Khayr walaal Maxamed Ilig
Wuxuu ahaa waraysi saamayn badan. Ilaahay haku barakeeyo sheekh.
أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا 💗
جزاك الله خيرا شيخنا
Daqiiqada 25:20 runtii talada uubixiyay Sheekhu walaahi waatalo dhaxal gal ah oo qofku kubadbaadayo Aduunka iyo aakhiradiisaba maadama oo ay badanyihiin dad social media ha xumaan uunkaga shaqeeyaa
Jasaakallaah khayran sheekh maxamad khadar
Maashaa Allah
Macalin khadar Allaha ku xido.
Mansha Allah that’s very true let’s build our Somalia and be proud of it
Mashaa Allah Waa runtiis alaha xafido sheikh
Sheekh khadar ilaahay hakuuu fududeeyo .a samiralul jameel.
Asc Sh Mashaa Allah"
Ilahay haunaxaristo culimaada ajaar iyo xasanaad hakuguu badaalo
Dhulkeena hooyo wax noo dhaaama ma leh run buu ka hadlay shiikhu
As
Masha Allah
Jazakalah
Musliminta alaha ugargaaro gaar ahan kuwa qurbaha
Masha allah sheekh
Mashaa allaah sheekh allaah ha ku xafido
Aad ba u mahadsantihin mamulka iyo howlwadeena mmtv
Masha Allah ina macal cusri yusraa.
Masha Allah ❣️🙏
Marba hdaa hooya lanooshahy meel kga qiima badn majirto❤️
Best wareysi ilaahey adiga iyo family kaaga ha kuu keeno
Shiekh mohamed Allah kuxifdiyo
Masha’Allah so proud of you Adero 🫡🙌🏻❤️❤️ welcome home 🏡
Masha Allah
shekadi igu murugta badned wlhi wan ilmeeyey 😢alle janatu fardowza hakugu abaal mariyo 😢😢
Wlh margan dawaday vedioyada shiiqa wan iska ilmeyay maxaa yelay magaladas uu kashekenayo sean Diego inan kuxirnaa week kahor lkn manta bananka aan joogo 😪 america kheyrkeeda ale hana soo aadiyo
Mashaa Allah Madsadiin
Asc wr wb. Maa shaa Allaah tabaaraka llaah. Allaah yaxfadakum aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲
Jazaka allaah khayr
Sheikh mohammed xikmada Allah kuusiyaadiyo
Mansha ahllah warsysi wacan halah aydin xifdiyo♥️👌
Samirka ayaa laga baranayaa sheekhan
M.a sheikh illahey habarakeyo
ina ilig xaguu joogay 1992-1994.
muxuu sheikh kaga celinaya baabuurka sheekadiisa.
gaadhiga anigu hargeisa ka saarayaa waxaan geynayaa gabiley.
gabileyna qofkale ayaa ka kaxayna oo baarame geynaya.
anigu halkaasaan ku suguyaa intaad boorame ka keenyso.
hadhawna anaa gebiley kaagala wareegaya oo Hargeisa gaynaya.
adna gabiley baad igu sii sugaysa.
(( Allahu “Al-MUSTACAAN))
Alxamdulillah Illahay baa mahad usugnaatay dhamaanteed
شيخ محمد خطر الحمد لله على سلامتك
Really waa Nin cilmi iyo caqli u saaxiiba
Cajiib!
Waa qaybti 3 een dawado
Waligay barnaamijkan ka samen badan maan arag . Waa wareysi qiimo badan sadaxdiisa qeybood
Cajiib, hoyada, darenkeda
AX Ax Ax 😭😭😭😭😭😭😭
Allah Akbar
Anigu Ra 'yi ahaan Somalidu inta ilaahay Umadd Abuuray waa kuwa ugu Caqliga yar ama ugu Caqliga Xun Somaligu Xalkale malaha ul inad uu arkayo mooyee Cabsi unbuu waxku Fahmaa.
Waa sugoyna inshaa Allah sheikha
Wad ku mahadsan tahay waraysiga fiican oo ad nooga so gudbisay shaakha muxamed ilig dadaalka halka ka wad
Waa wax lagu farxo inuu shekhu uu nasiib uyeeshay argtida hooyo
Talada sheqan u waano qaata dadkina medutaha dadka ku wareriyo
Sheikha waxaad waydiin lahayd how he dealt the violence in the penitentiary system and if he had brawls with other inmates since there are criminals who would have a go at the sheikh because of their rotten character and crooked demeanor thank you
War soomaalia dheh soomaaliland ku lahaa
Waxs macna masameneso
Shaydaan qabuuriya
Jeelasha soomaliland waakuwan keeganaya dumaraqaadiye jeelasha qoysaska ha isku sii daayan xoolahaba lama kala celshee wax barashadana ha la xoojiyo
Sheikh Mohammed Sorry 😢
Alle hanoo kaa daayo sheekh
hadan arkay wan sugayay
100 sano in lagu xukumeey aheed qawaariijka dhiigya cabka
Waar mohamed illig waad nagala raagtee9
wankufarxay runtii
🤣🤣🤣🤣🤣
Cajiib laba,darawal
Soomalida cid ka xun waligay ma arag,Shiikh iyo Shariif ah.
Anigu Muslimnidayda waan ku kalsoonahay ,laakiin Anigu Gaalada soo eedaysay iyo Shiikhan,waxaa hadalkooda ku qanacsanahy Hadalka Gaalada
Adiga danbi adaan laheen hadii Dusha lagaa saaro saas maad dhahdeen
Somaliland wax aqoonsan ma jirto
Alxamdulilaah Allah baa Aqoonsan
Mashaa Allah
Adiga ayaa ugu horreeya inta aqoonsan! Waayo? Magaceeda ayaad soo qoreysaa.🤣
@@fatmasugule9969 kkkkkk
@@ummhudayfa2227 😃😃
Ilig waraysiga kuma fiicna.
Wadaadkaan Wahaabi hadduu yahay In la dilo ayey aheyd Mareykankanka Argagaxiso neceebka waaku taageersanahay wallaahi Wahaabidu waa yahuud aan Muslim aheyn.
Guul iyo Gobannimo AHLU SUNNAH
Istaqfurullah qof muslim yuhud dhihi
Qabuuro caabud , ashcari mushrik ah ayaad tahay ,yuhuda aad sheegaysid Adaa u dhaw oo sifooyinka illahay diidan , tawxiidka illahay ka fog o illaha qayrkii caabuda
Fudeyd, jahli, dhaandhaanimo isku darsatay
Shaqalaw adigu washays baa tahay alle ku gawrac
@@delitodhalboqortyo4956 suufi xunoo uraya oon qabaysan baad tahay quraafaadka shiicada ayaadna aaminsamtihin