MAXAMED DHEERE OO DIRIDHABE NAGALA SOO XIRIIRAY AYAA INOO WARAMAY OO LA KULMAY DHOWR MAR ASIGA OO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • MAXAMED DHEERE OO DIRIDHABE NAGALA SOO XIRIIRAY AYAA INOO WARAMAY OO LA KULMAY DHOWR MAR ASIGA OO

КОМЕНТАРІ • 47

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +7

    Asc muxamad dheere waa nin wadaniya maa shaa allaah guuleyso ✅🇸🇴✅🌏

  • @user-zo1nb3mw4n
    @user-zo1nb3mw4n 2 місяці тому +6

    Cajiib ninkani maxuu qalbiga ixanuujiyay iyo shekadisa waxaa kle dhexbaxay sifudud inan cidna u aaminin

    • @QARDHAAS
      @QARDHAAS 2 місяці тому

      Mafahmin sheekadan maxay ahayd?

    • @adenaden9242
      @adenaden9242 2 місяці тому

      Walal qoladaan TVga iskaleh waxaa laga yaabaa inla adeegsanayo… warkooda laguma kalsoonaan karo

    • @user-zo1nb3mw4n
      @user-zo1nb3mw4n 2 місяці тому

      Maya wall ilaa 20 qof qayas ahn baa ka hadashay oo shacab ah oo mgaaloyin kle duwan joga intaas na been iskuma raacayan

    • @adenaden9242
      @adenaden9242 2 місяці тому

      @@user-zo1nb3mw4n walaal arimo siyaasad ama qabiil ayaaa dhici karta.. sabankaan lagu jiro waa saban xun beentana aanlaga xishoon.. 20 qof iska dhaafe kumanaan been isku raacay baala arkay… warihii markii hore waraystay ee ilig bal hala raadiyo…

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +2

    Asc hayye warka soodaaya hayye Ilaahoow na astur adaa waaxidee 😮😮😮

  • @momomeddaher1023
    @momomeddaher1023 2 місяці тому +2

    Swtv waar ninyohow kaa dhamow hadeed waax badaan baad kaa hadashay khalas iskada sheekadiisa
    Wahaay noqonaysa inaad views kaa radinaysid

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +2

    Asc allaah ha sahlo 😮😮😮

  • @AliHassan-uo2oh
    @AliHassan-uo2oh 2 місяці тому +1

    Waxaad rabtaan maad wareeysenaysan ka hara ninkaan adinka iyo asaga wax isma dhaantaan

  • @jamasiyaad2877
    @jamasiyaad2877 2 місяці тому +2

    War annagaa wax aragnay!! Ninkani fara badanaa, afarta beyna jiho waa laga soo sheegey qofkan..

  • @mohamednur3565
    @mohamednur3565 2 місяці тому +1

    Waxaaan ooo kale ayaa sheeganaya wariye dadka waxaaad lawadaagayso kafiirso waxkasta Iyo qofkasta ha keenin, waayo waxaaan ognahay qofba qofkiisa ayuuu fahmaaa hadii odaga oo cabsan ay is fahmeen micnaheedu asna waaa cabtow kale marka iska fiiri dadka aad wareysanayso

  • @Hhaysdhibinwaliga
    @Hhaysdhibinwaliga 2 місяці тому

    2014 taarikhda Ethiopia miyaa

  • @hassanibrahim1233
    @hassanibrahim1233 2 місяці тому

    Asckm dhamaantiin bacda salaam inaadeer ma waxaad aragtay odayaal cadaaday oo islaam sheeganaya oo marada lagu qabanayo dadku haduu cimrigaa gaadho aduunkaba wuu ka sii jeesan jiray Allaah ka cabsi uun bay geli jireen iyo barbaarta oo ay yidhaah daan Illaahay ka baqa waa la noqonayaa salaamaat

  • @hafsaharbi3817
    @hafsaharbi3817 2 місяці тому +1

    2014 waa waqti hore ,ee nimanka la waryasanayaa ma taariikhda Ethiopia ayay ku xisaabtamayaan .

    • @frank77w
      @frank77w 2 місяці тому

      Waa taariikhda etobia ee ma ahan tan aan naqaan

  • @xamudjama8998
    @xamudjama8998 2 місяці тому +1

    WAAR NINKII MISKIINKA DAWARSADA AHAA SOO KAN CAANKA NOQDEY

  • @libanmohammed6760
    @libanmohammed6760 2 місяці тому

    Subxann'Allah...kani qof sakharansan le hadleya ayan ba ka yabey....Biisiinka

  • @aminawarsame2514
    @aminawarsame2514 2 місяці тому +2

    What is the obsession with this story, human beings lie left and right. This is a human being who’s trying to survive this world,.
    Why not focus on more important issues which needs your time and research.
    Now how beneficial is this story!! Somali plz grow up and don’t chase irrelevant topics.

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 2 місяці тому

      This bloody good story, we wanna know how folks survive in the harsh landscape of Somalia.

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 2 місяці тому

    Kkk ethiopia qolo lama yaqano ❤

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar5891 2 місяці тому

    Uu #Sikhraansanaa kulahaa Adna Maad La #Sikhraansanayd Markaa 😂😂

  • @foozia426
    @foozia426 2 місяці тому

    Yuusuf miyaa ka hadheen😂

  • @jaamaccabdigodane971
    @jaamaccabdigodane971 2 місяці тому

    War ninkaan waa tuug wuxuu dhacay dad badan oo reer puntland ah waana oromo merkuri buu ku qaraabtaa waana beenlow ciddii aragtaa ha qabato

  • @samakaabAdam
    @samakaabAdam 2 місяці тому

    bil ayuu ka sokeeyay iyo 2015 kii bay ahayd waa maxay qofkan asagaaba waalane

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 2 місяці тому

    Carusi oo yesuf ladaga kone
    L xafadeydi qolo warega

  • @gacayteabrizz-yk5ic
    @gacayteabrizz-yk5ic 2 місяці тому

    Hoyadiin wase duqaaan muu qaraabka niga galay iimanka beele

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 2 місяці тому

    Niss

  • @abdi1502
    @abdi1502 2 місяці тому

    Odayga kahara alle idin kashifye

  • @abdiAk-w3h
    @abdiAk-w3h 2 місяці тому

    War ninkan Adaa 2015 afka ugaliyay asaga wax uu kushegay bishii 5 dabayaqadedi ayaan isbaraney ayuu kudhahay ee qofka ha hor cararin sxb markaad dadka wareysaneyso

    • @frank77w
      @frank77w 2 місяці тому

      Waa saas. Teeda kale dadka etobiya tariikhkalay isticmaalaan oo tan kale waa ku wareeraan

  • @Altodaily
    @Altodaily 2 місяці тому

    ninkan odeyga he’s already HolyWood

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 2 місяці тому

      Ninkii weligii ayuu Hollywood ahaa ee meel uu Ku shaac baxo ayuu la'aa

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 2 місяці тому

    Malaha waa wadhilka guba iyo meheradaha u kuurgala

  • @mohammedismail8795
    @mohammedismail8795 2 місяці тому

    Wuxuu ku yidhi, saaxiobkay ayuu falaasta uu ukeenay. 2008

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hh 2 місяці тому

    Niyow ninkagan wxa wareysta hadlka dadkana ma fahamtid wnd khalkhalisaa ninka 2008 ana la kulmay kumuu odhne ninkii sxbkay ahayen u sookaxeyey siuu u wareysto mdmo oo uu sheegtay hawiye ayaa ii sheegaybu kuyidhi inuu ninkani yhy tuug 2008 isagoo falas kusida mercury beenana ii keenay

  • @Luckymansom
    @Luckymansom 2 місяці тому

    Ninkan aad waraysanaysaa waa ninkii reer jigjiga ee gabadha wariyaha ahi waraysan jirtay Nairobi ee casnka ahaa

  • @AyanLibn
    @AyanLibn 2 місяці тому

    CID TV ,

  • @caasha93
    @caasha93 2 місяці тому

    Ala dadku war jecelaa ila part 17 war maa radinaysaan😢

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 2 місяці тому

    War waa basaas qarxay ee halasoo qabto 30 sano iyo kabadan yuu soomaali kadhexqaraabanayey oo jaajuusay oo marba book isugu dhigayey malahaba waa kuwa gaalada u jaajuusayey allah muxuu naag soomaaliya oo dacan ilmo kadhalay ama fata xumeeyey ama haduu dopno aids kutalaalalay war sooliyeey oromada iska saara oo isdabaqabta war iyagaa amxaarada ka khatarvadan oo is qariya diin macno leh maheystaan oo waa kuwaas khamrada iyo tuugada iyo jaajuusnimada iyo sinada iyo waliba xadaawo ay soomaali u qabaan ooy yiraagdaan dhulka soomaaliyeed annagaa leh war xitaa madaxdan delegan oon waxba ka xishooneyn in ay sixreen yey u badan tahay waa sida ninka reer dirirdhaba uu sheegay soomaaliyeey iskumaqaneey kala maqneey lagu maqanyahayeey intaad isku maqneyd yaa cadaw kaa adeegtey walina wax ma fahmeysid 34 sano yaad is cuneyseen oo isdabarjareeyseen ood dadka ka yaraateen sidii uu yiri tima cade dadka kama yaraateene weys dabajaresaaye yaa cadawgiinii bulaalay po badda aad katahriibeysaan idiin dabamarey oo naagihiinii guursadey oo caruuro ku dhalay oo afkinii bartey adna doqoney wali dagaal yaad kujirtaa oo is baabi ineysaa war caqliga dib u soo celiya oo siyaasiga iimaanka beelay kahara oo ilahay u soo noqda oo dadkiina iyo dalkiina badbaadsada iyo jiritaankiina

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 2 місяці тому

    dadka bal waxaad la hor imanayso eega

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 2 місяці тому +1

    Ninyohow raga xarfaanta oo turufatoorrada Somaali xitaa waa ka buuxaan, Orom na iskabada. Marka ninkani dilaa maahan. Ee faraha halaga qaado

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 2 місяці тому +1

    Kani waa beenaale 🤣🤣🤣🤣🤣