C/QAADIR YUUSUF OO BOSAASO NAGA SOO XIRIIRAY AYAA INOO SHEEGAY IN UU GURIGOODA UU KU NOLAA QATARNA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • C/QAADIR YUUSUF OO BOSAASO NAGA SOO XIRIIRAY AYAA INOO SHEEGAY IN UU GURIGOODA UU KU NOLAA QATARNA UU GELIYEY KADIB

КОМЕНТАРІ • 90

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +5

    الله اكبر كبيرا والحمد لله كثيرا وسبحان الله بكرة واصيلا

    • @farxiyomaxamuud-oe7ik
      @farxiyomaxamuud-oe7ik Місяць тому

      See Idan ku Amina boosasagoo kkk Maxan kug. Aami naa been ale hadan ku fahanaay

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 2 місяці тому +6

    Ninkani waa sirdoon takhasusa waana sarkaal

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 21 день тому

    20 millions vieuws leave him this men aboubakar 👍🌸

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 місяці тому +3

    War Soomaalaay war danbe baare Axmed iyo Warbaahinta Somali Wadani Tv hala taageero shaqo fiican buu hayaa. Dagaalka uu kula jiro qalan shubatada afka Somaliga bartay waana arin mihiim ah in Isha lugu hayo.

    • @INTERMEDEIA
      @INTERMEDEIA 2 місяці тому

      Mahadsanid sxb allaha ku ciseeyo

  • @elmimaxamud7959
    @elmimaxamud7959 2 місяці тому +3

    WAR NIYAHOW ISKU XISHOO WAXBAA LABAARAA AYAA MAQASHAY MARKAAS AYAA NIN MASKIINA II TIISU HEEYSATO AYAA DABA DHIGATAA HADA KAHORNA MID LAHAAY DAD MALIHI AYAA KAHADLEEYSAY LKN KAN TIISA AYAA HEESATA EE ISKU XISHOO SAAN INVEST GEYSHIN SAAN LAGUMA NOQDEE???

    • @mahmoudsabeeyee
      @mahmoudsabeeyee 2 місяці тому

      Odygaas fanskas badan

    • @farxiyomaxamuud-oe7ik
      @farxiyomaxamuud-oe7ik Місяць тому

      War soomaaliye dabaa rab in ay is kamayraan kkk imo diyaan iyaa lay tii soo far qay kk

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 2 місяці тому +3

    War odaygan maxaa haysta somalidu marka loo fiirsado waa 100 qof oo is taqaan marka laga been sheegto marna waa qabiilooyin is cuna oo dhulku qaadaynin hadaba somalidu waa dad isku mida is dhalaye hays ogaadaan oo dhulkooda cadawga haka illaashadaan

  • @user-rg1ef2vr1l
    @user-rg1ef2vr1l 2 місяці тому +3

    Wixii dad ah ninkan ha la soo galiyo live kol;haddu hooyadi ay ku jirto dadkuu carabaabay odaykan abubakar. Waxa kalo loo baahanyay Cali sabiix du yidhi waan ka shqayn jiray, iyo wasiirkii lacagta siiyay. Waxa kalo wanaagsaneeyd oromada uu ka soo jeedo inay ay soo galaan oo ay ka hadlaan siday ila tahay

    • @hah7064
      @hah7064 Місяць тому

      Hhhhhh😂😂😂 waa fikir cajiiba

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +1

    Asc subxaanallaah allaahu akbar 😮😮😮

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 місяці тому +3

    😂😂😂😂 walee sanadkan 24 waasanakii been kutuugsiga iyo indhadayga

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 2 місяці тому +2

    Waa laba budhcad markhaati beena ayuu .ufurayaa waxay ilatahay in filim laga sameeyo yuusuf iyo duqanba

  • @aliadam4810
    @aliadam4810 Місяць тому +1

    majeerteen waa lacag u sheeg wax walba aqbalayaan

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 місяці тому +5

    QABIILKA NOOLE ASAL WAA SOOMAALI WAANA DIR WAA LA OROMEEYAY WAA NOOLE DIR WAXAANA LOO BEDDELEY NOOLE DAGE DIR OO DHAN WAA DAGE XAGGA OROMADA ❤😂

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Місяць тому +1

    Maxaa yaab idabayaal.

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 2 місяці тому +1

    Asbuuc ka hor baan qoray in ninkan ku wareeray yeman iyo carabta

  • @fadumamaxamed2535
    @fadumamaxamed2535 2 місяці тому

    Subxannallaah, Allaah hasoo hadeeyo

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 2 місяці тому +1

    Reer bari asal baa hadlin

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 2 місяці тому +1

    Swtv salaam sare sida aad udadaalayso,tuugta usooqabqabanayso, yuusufna waakaasugaynaa jawaabtiisii DNA ga

  • @hassanahmed6796
    @hassanahmed6796 Місяць тому

    KANI WAA NIN DIFAACAYA ASAD DIYAANO IYO NIMANKII KA GANACSAN JIREY DHIIGA DADKA MASAKIINTA AH OO XUMANTOODI UU FASHILAY

  • @mohamedelmi288
    @mohamedelmi288 Місяць тому +1

    War ileyn Majeerteen waa masaakiin sida Isaaqa la harawsado bal ninkan shaydaankaa helay ka warama?

    • @soulehassan
      @soulehassan Місяць тому

      Dhaga far adigu,waaf maqashay se maad dhagaysan

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Місяць тому +1

    W.m.santihiin .

  • @abdiqanimuse956
    @abdiqanimuse956 Місяць тому +1

    Tuug waaye odaygan 😅

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 місяці тому +1

    Markaan wararkiisi iyo hadaladiisa dhagaysta odayga waxa ka muuqda calaamadaha, narcissism. Waa narcissist odeygu, waa xanuun

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 2 місяці тому +3

    Yaaa muxuu dhahay oromo iyo majeerteen maxaa isu keenay waar hadee kan leh oromo i dhashay oo majeerteen ayaan ahay isagaaba oromo bal seen urumaysanaa nin maqraati beenaale galay wasakh

    • @saeednoor5625
      @saeednoor5625 2 місяці тому

      Wadanka waxa jooga oromo badan iyo somali family ah oo caruur isku haya waliba waa run bosaso wa ka buuxaan xaafad dhan bay daganyihin oromada iyo somalida is qaba

    • @eng.shuaybhirad3509
      @eng.shuaybhirad3509 2 місяці тому

      😂😂😂 isaga qudhiisu waa oromo Baan filayaa

    • @safiahassanali1226
      @safiahassanali1226 Місяць тому

      @@eng.shuaybhirad3509 ciidamada amaanka butland ha soo qabtaan hana xidhaan ninku waa oromo 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @samirasaid4276
      @samirasaid4276 Місяць тому

      Waa runti hooyadi wa oromo isguna wa majeerteen wlo oroma badan iyo somali badan o isu dhexda ba jira

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Місяць тому

    WAAR HEDHE,
    DEE WAAD DEGDEGAYAAYE,
    SUG HAKU WARAMO NINKUYE.
    DEGDEG LOOMA BAHNA.

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Місяць тому

    Hooyadaa maad naag ku sheegysaa subxaanalaah

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 2 місяці тому +2

    WAR. YAA QOSOL. UU.BAHAN

  • @BashiirMaxamed-mg7mb
    @BashiirMaxamed-mg7mb 29 днів тому

    😅😅😅

  • @user-xg3xr9cz1l
    @user-xg3xr9cz1l 2 місяці тому +1

    Ninkaan ugu yaraan 30 sano ayuu qaraabanayay

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 місяці тому +4

    Ninkaan wuxuu u ekyahay Sirdoon

    • @alibaax5346
      @alibaax5346 2 місяці тому

      Kkkk Sirdoonku mad hadlaan, ha caruuroobin

  • @kaahtv5423
    @kaahtv5423 2 місяці тому +1

    Wariye magacyada qoro dadka ha xiijini e

  • @hah7064
    @hah7064 Місяць тому +1

    Hhhhh kan wuxuu qiranayaa inay wada shaqaysan jireen. Majeerteen iyo oromo inay kala guursadaan baan fahmay hhhhh

  • @arafaatabdirahmaan6165
    @arafaatabdirahmaan6165 2 місяці тому +1

    Waar yaa alle yaqaan kk

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 Місяць тому

    😂😂 wllaahi waan qoslay. Qiso cajiib ah baa ku dhacday.

  • @user-np8zz6eh3l
    @user-np8zz6eh3l 2 місяці тому +1

    Sxp adigu mawaxad ka ganacsata xumanta iyo inad qof miskina inad dhibto oo aad ka ben aburato😊😅

    • @abdifatahmohamud620
      @abdifatahmohamud620 2 місяці тому

      Waa shaqadiisa sxb
      Horaa loo yidhi ha xumaynin aadmiga Hana noqon qof xaasida
      Bal wuxu ka fasidayo iyo cida uu u hadlayo ee odaygani wax u dhimi karo hanoo sheego

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 2 місяці тому +3

    Waaba beenaale cibaado shaqa kuma laha

  • @user-nf5ui8ye2f
    @user-nf5ui8ye2f 2 місяці тому +1

    Kuwan qudhooda ayasha kileh

  • @cashaqsoor
    @cashaqsoor Місяць тому

    Arintani Waxay u bahan
    Tahay badha Baadhis
    Dheer hadab Somaliyeey
    Keba Been shegaya?

  • @sakariyemediamedia5142
    @sakariyemediamedia5142 Місяць тому

    Ninkan. Odayga. Ah. 2023. Bishii 6 aad. Ayaanu. Is. Aragnay waanu. Is. Waraysanay. Anoo. Gaadhi wata. Meel. Laamay. Ah. Ayaan. Ka. Qaaday. Isagoo. Taagan. Ana maskiin ahaan. Ayan. U qaaday

  • @dekawarsame1827
    @dekawarsame1827 2 місяці тому

    Ninkan wuu baxareeyay

  • @CxakiinShirwanaaje
    @CxakiinShirwanaaje Місяць тому

    Warkan laftiguusu masahlana

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu Місяць тому

    RABI KA BAQ AABAHAN DHAAF MISKIINKA

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 Місяць тому

    War ninku malah sixir buu nagul waregayay soomaalida mash islaye😊

  • @hfm9834
    @hfm9834 Місяць тому

    I believe in Abubakar until proven otherwise.Somali hadal badan waxba idinkama aqrisanaayo.😊

  • @foozia426
    @foozia426 Місяць тому

    Waar yuusuf halkaad kaga hadheen 😂

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 Місяць тому

    midkan hadlaya asagaaba waalan qofkan wajiyada badan maxaa kumaray

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 місяці тому

    Odaygu waa qalinshubato caadiya, da'daas weli turuufo ku qaraabanayaa, ilahow irisiqa meel xun hanagagelin.

  • @user-qk6oe2im6k
    @user-qk6oe2im6k Місяць тому

    WAAY. BEENAALE. ALE. KABAQ

  • @cabdulaahijaamacxirsi717
    @cabdulaahijaamacxirsi717 2 місяці тому +1

    Kkkkkkkkkkk yaab

  • @libanmohammed6760
    @libanmohammed6760 Місяць тому

    Biisinka ninkan sheekadisi way ma warerisay wlhi

  • @Kw58437
    @Kw58437 Місяць тому

    Wa yab 😂😂😂

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Місяць тому

    Ilaahay baa Naga og wax jira e.ninkaan cadeyn buu haystaa.oromo iyo ciisana kuma kala xigaan.

    • @user-yf2sz6hc2b
      @user-yf2sz6hc2b Місяць тому

      Jidh dil.baa
      Ninkaan ka muuqday waana.nin diintu ka muuqato..

  • @jamiila_
    @jamiila_ 2 місяці тому +2

    Beenaale beenaale😮😮😮😮

  • @MarshalDaniel-gx7vu
    @MarshalDaniel-gx7vu 2 місяці тому +2

    wan qoslay qofka jaahilka waxad lagu garta hal shaqsi bu ku mashqula oo wax kaale oo xikmaad ah mahaayo sida kuwan

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 2 місяці тому +1

      Adigu maxaad Ku difaaceysaa? Ma kuwa inay Ku dawarsadaan rabay ayaad Ka mid aheyd?

  • @khaliifaaden
    @khaliifaaden Місяць тому +1

    kan lawaraysanayo isgaaba tuuga ah

  • @abdilaahiabdi2462
    @abdilaahiabdi2462 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂 sir baa oadagu fashilay kewaan ka hadalayan waa psf tii ee oadayga dabagalay fahanay wixii aad been usheegaysa ku wada

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 Місяць тому

    Odagaan waxuu u,egyahay jaajuus eitopia adiguna waad lashaqeysaneysey
    Wuxuu helay dad aan waxaba kaseyn

  • @nuurali7023
    @nuurali7023 Місяць тому

    Sxb waxaa xoogoo idinka qaldan sida wax loo jilaya fadlan drictar ayaa idinka qaldan fadlan tokada danbe issa soo adkeya

  • @user-oc6ko4my6g
    @user-oc6ko4my6g Місяць тому

    Oromo um eka .c/qaadir.Ninkaas waa qalateen.

  • @CumarCiise-mm9sh
    @CumarCiise-mm9sh Місяць тому

    kuwan kiiska odayga ayay laalayaan beenaalayaa weeyi waxoodu siba maaha

  • @hassanahmed6796
    @hassanahmed6796 Місяць тому

    BEEN BADANA EYGU

  • @user-dp8mt4qs6i
    @user-dp8mt4qs6i Місяць тому

    Waxa tu Hun ah in ninkii laqafashay si loo qariyi markabkaas

  • @AGeele-gd6nw
    @AGeele-gd6nw Місяць тому

    Waar maxuu ahaa wariyahan ka waroon ninkan waraysanaya.

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 2 місяці тому +1

    Dofaarksn aqoon gaabka.hadalka ka sug cida sad wareysaneyso

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 Місяць тому

    Dadkan tuugada u hilinaya ee meshan wax ku magaya maxay yihiin, ma kuwii media keenayba isogo umad dhan aflagadeyey iyo dowlad dhan , adeer bentini ad dadka muslinka ku jaifaynayseen baa Ilahay idinka shifay xumanta umada unbaad radisan

  • @abdilahiabdikadir6585
    @abdilahiabdikadir6585 Місяць тому

    Markhaati beena ayaad furtay

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Місяць тому

    Puntland iyo inad saa u gasheen miskiinka abuubakar ah.
    Saa la idiinka hadhi maayo. Wasiirkii Jabuuti ee lacagta soo siiyayna wuu joogaa.

  • @abdifatahmohamud620
    @abdifatahmohamud620 2 місяці тому +2

    Shaqayste odaygii ayay wali kuu saarantahay
    Mida kale beenta jooji adiga Cid kula Soo xiriiraysaa majirto walahi intan ka ogahay inaanad ka ka ogayn anigu ragi hudhalka marka danbe Iska baxsan doono ragii waday ayaan ka mid ahaa arrintuna waa howlo waawayn siro aan laribin ayuu ka hadley lakin warkiisu waa run inuu baxsadana waan ku taageerney Adigana far baa kugu godan tuugow

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 2 місяці тому

      Ninkas waa beenlow hadaa isaaq tihiina waa iska qalbi jilicdan tihiin wax sir ah uu haya ma leh orod umada kala tag beenta wariye wa la wacaa anaga xitaa wacnay

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 Місяць тому

      ​@@owliyo1218 isaaq maaha ninkani waa nin majeerteen oo boosaaso jòoga