" 15 Sanno ayaan Markab Dushiisa ku xidhnaa "

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @aadamisports446
    @aadamisports446 3 місяці тому +234

    Waa iska Imtixaan aduun Allaah sabab aad Janatul Firdowsa ku gasho hakaaga dhigo.

  • @BashirYassin
    @BashirYassin 3 місяці тому +188

    Wll ilaah baan kugu dhaariyee Hooyadaa iyo aabbaha imtixaan hakunoqon oo ha dulmin oo haka oohin😢

    • @omarjimale8799
      @omarjimale8799 3 місяці тому +4

      Wiilbaa maanta hooyadiis dilay

    • @bozzyare457
      @bozzyare457 3 місяці тому

      @@omarjimale8799subxana allah halkee bu ku dilay wll

    • @marwanyare6082
      @marwanyare6082 3 місяці тому

      Oo se ah dil cadi ahaa 😢😢​@@omarjimale8799

    • @ahmedhajimohamud875
      @ahmedhajimohamud875 3 місяці тому

      Biske xaguu ku dilay😢😢​@@omarjimale8799

    • @SumayaSiciid-rf2zm
      @SumayaSiciid-rf2zm 3 місяці тому

      Haye wll insha Allah 😢

  • @AyuubKamal
    @AyuubKamal 3 місяці тому +75

    Bal eeg ilahay in an laga qusan kalamad walba wuxu racinaya alhamdulilah 😢😢

    • @ismailomar5904
      @ismailomar5904 2 місяці тому

      War ninkaan tuug beenaale ah ayaa noqday.

  • @SanaSuccess
    @SanaSuccess 3 місяці тому +321

    The way you are asking questions the poor old father is not😢😢 plz show him respect and open face with smile😢

    • @Ishwaaq123
      @Ishwaaq123 3 місяці тому +26

      Wax lagu qoslo miyaa mesha yaala? Haduu qoslilahaana qof dhiban ayuu ku qoslayaa ayad odhan lahaydene

    • @MohamedDawlad.
      @MohamedDawlad. 3 місяці тому +9

      show respect ba la idhi qosol lene

    • @princekarims1867
      @princekarims1867 3 місяці тому +1

      War iyar isku firso
      He is old man brother
      😢
      He ask the question

    • @sadamshilaapo194
      @sadamshilaapo194 3 місяці тому +9

      I feel the same way wlhi, he asked some silly question.

    • @eidali3960
      @eidali3960 3 місяці тому

      Cod so duub

  • @RahmaNur-ng2un
    @RahmaNur-ng2un 3 місяці тому +50

    Aad iyo aad baan uga xumahay ilaaheey ha kuu boogo dhayo aakhiro ilaaheey janadul fardoowso ha ku geeyo❤❤❤

  • @isakahmet
    @isakahmet 3 місяці тому +63

    Mr-ilIg. Please show him respect and facial expression for this innocent father, you seems like arrogant when i compare how you made the other interviews that you did the other people plase change this bad attitude.

    • @Horizon_fx
      @Horizon_fx 3 місяці тому

      may be inuu cabsanayo,,,,, markab baa 15 sano lagugu isleeyahay!
      aabahan wlhi dhib aan yareyn ayuu mutay cid u mag dhowdayna maleh,,,,, ehelkiisii inantiisii meelay ku danbeeeyayna ilaa hada inuusan ogayn ila tahay... Qeybta 2aad xata kumuu dhex sheegin.
      isma lahayn argaxgaxiso la dirirka koooxihii labaxay ee masakiinta u dhiibi jiray koonkurta kuwa lamida puntland joogay [PSF = PUNTLAND, RRU-SPU= SOMALILAND,,,,,, XAMAR na Qabqablayaashii warlords ka ayaa u geyn jiray dadka]
      lkn waxaas ba waxa inoogu wacan waa gadh-dheerta inkaarta qabta ee argagaxisadaaa ee dhiigyo cabkaa.
      inna iyagaa laaya inna iyaga dartood baa ama magacooda ayaa lagu dulmiyaa
      😭

    • @hazardhaji8205
      @hazardhaji8205 3 місяці тому +1

      Absolutely 💯👏😢

    • @e2oet706
      @e2oet706 3 місяці тому +4

      It's not Arrogace it's Ignorance most this Somali youtubers don't know what Journalism is.Please train on how to interview people it's important.

    • @issiabdi4593
      @issiabdi4593 3 місяці тому

      Miyuu dhundhunkadaa hadaa, mida kale sida dhoocilaha raga looguma fiirsado

    • @e2oet706
      @e2oet706 3 місяці тому +1

      @issiabdi4593 jahilnimada iska daa hana isceebenin naxaris iyo xishmad gormey noqoteey waax xuun,dociiil iyo waxaas maxaa keeney.

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 3 місяці тому +89

    Illahay haw gargaaro miskiinka qadar ayaa ku dhacey waxa u sabab aheyd inantisa Illahay waalidka karaahidisa haynaga hayee aan iska ilaalino dhalinyaroy dhibaatada waalidkena😢😢😢😢

    • @safiyaabdiyusuf5444
      @safiyaabdiyusuf5444 3 місяці тому +5

      Allaha uga gargaaro oo Janata Fardowsa Al Aclaa ha ugu badalo

    • @XaadariCalaf
      @XaadariCalaf 3 місяці тому +6

      Janada bilaa xisaab ayuu ku galayaa aniga iga qor ilaahay waxaan uga baryayaa inuu janada bilaa xisaab ku galo❤

    • @xaliimoxasan3302
      @xaliimoxasan3302 3 місяці тому +2

      Xaqaada allaakusiinaayo ee sabar ❤❤❤❤

  • @nuurahaji9723
    @nuurahaji9723 3 місяці тому +32

    Alla dulmi weynaa somali siday isu dulmayeen ayaa qabyaalad iyo qudhun iyo rooba aan olol ku dhacay ale ha sahlo miskiinkan hala caawiyo

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 3 місяці тому +58

    Walahi Adeerka Wuudhibtooda Muminkana Wuudhibtoodaa Allaha Kusabar , Somali Wey Iscadaabtay !

    • @EDITZ_JR
      @EDITZ_JR 6 днів тому

      Before 2006 mogadisho dadka waa la afdoobi jirey mareykanala laga gadan jirey

  • @Kibrani
    @Kibrani 3 місяці тому +12

    Duca qabe inuu yahay waxaa cadayn kugu filan dadaas bay maskaxdiisa iyo xasuustiisa si fcn ushaqaynaysaa waliba dhalinyarada qaar ka xasuus fcn masha allah

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 місяці тому +4

    ILIGOW Mahadsanid.
    Walaal talo ahaan.
    1.Qofka biyo sii.
    2.Suaal haku tuurin isagoo jwbtii hore dhammeeyn.
    3.Qodobka intuu soo xiraa midkale haku furin. ❤
    Mahadsanid.

  • @ashahassanrobleh7711
    @ashahassanrobleh7711 3 місяці тому +21

    WALAA XAWLA WALAA QUWATI ILAA BILAAHI CALIYUL CADIIM 😭😭😭. ILAAHAY JANATAL FARDOWSA HA UUGU BEDELO ISAGA IYO DHAMAAN INTA KALEE MADLUUMIINTA AH EE MUSLIMIIN IYO MU’MINIINBA LEH 😭😭😭. AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭😭

  • @gamastube2729
    @gamastube2729 3 місяці тому +14

    Maxamed Ilig saxafi sare ayaad tahay laakiin sida adageed odayga miskiinka ah aad su’aalaha ugu adkeenaysaa kaama dhigayso professional shaqa yaqaan ah. Fadlan wax ka bedel.
    Aad baan kuu salaamayaa 👍

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 місяці тому +54

    1.Diyaano 2.afdalow 3.jaqanaf kuli waa danbiilayaal argagaxiso ah

    • @somaligirl8743
      @somaligirl8743 3 місяці тому +1

      Warya argagixiso idinka ah maxad Puntland ka soo songe argagxisayahay

    • @mustapheahmedhirad113
      @mustapheahmedhirad113 3 місяці тому

      Maxaad Taageersan Tahay in Sidan Aaban Loola Dhaqmo Walal Ilahay Ka Baq Maalin Wayn Oo Alle La Hortaagan Yahay Baa Ku Sugaysee. ​@@somaligirl8743

    • @mohazcaddemedia5217
      @mohazcaddemedia5217 3 місяці тому +1

      Kalay soo qbo marka😂😂

    • @abdulazizhassan347
      @abdulazizhassan347 3 місяці тому +6

      Malintay ahato walaso qaban dona dulmi alle macafiyo ogow waxba khabiil hau difaacin

    • @somalimom1012
      @somalimom1012 3 місяці тому +1

      nimaan arsan uur hooyadii somalida dadka masaakiinta ayay qabiil u dilaan dadka dhibaateeyo maraadsadaan sidii maafiyada Talyaaniga u agaarsan lahaa

  • @axmedxasan5077
    @axmedxasan5077 3 місяці тому +46

    Maxamed ilig waan ku salaamay inadero
    Qaybta labaad baanu kaa sugaynaa

  • @medkadar5929
    @medkadar5929 3 місяці тому +8

    ASC Mr iliig i'm from djibouti i respect you and your Channel but the way you Ask the poor father isn't respect full and open your face with him so respect thé old person.

  • @HussenMouse
    @HussenMouse 3 місяці тому +40

    Walaal.wariye.aniga.oo.kaalasohadlaya .magalada.diridhaba.waxankulehay anaga.ayagarana.wa.asal.somaliah .oo.ciise.ah.oo.diridha.kudhashay.wa.reer.ugas.xasan.xirisiye.wariyr.wayeelka.sided.uwaraysanaya wa.aabahaye.kaxisho.billa.caleg

    • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
      @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 3 місяці тому +6

      Wll wariyuhu waa nin wanaagsan oo masaakiinta u naxariista laakiin baryahan dambe wuu xanuusanayaa caloosha in mar Laga qalay baan maqlay gaas awgeed macaana ku dhacay markaa inuu isagoo xanuun dareemaya hadana shaqo jiraa Laga yaabaa waayo waa aabo caruur iyo reer sugayo mana fadhiyi karee u cudur daara sida kale waa nin wanaagsan inta aan ka maqlo dadka badankooda

    • @Geelqariso
      @Geelqariso 3 місяці тому +1

      Runtii iligow ma ahayn in qofka daruufaysan hadana qaab noocaan ah aad su,aalaha bilaa macnada ah ku dhahdid
      Adigu maxaad joogtaa opiga dabiyada lagu baaro
      Adba waa adigii ooyi jiray markii su,aalaha lagugu badiyee

    • @Mustaf-warsame0023
      @Mustaf-warsame0023 3 місяці тому

      Ma aabahaa baa odeygu sxp qisadan maxaa ka run ah

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 3 місяці тому +12

    Ciise Wardiiq waxa uu ka soo jeedaa reerka ugaaska Mustafe Maxamed Ibraahim. Warkiisa ha la gaadhsiiyo. Ugaaska.

  • @cabdirisaaqabiib7773
    @cabdirisaaqabiib7773 3 місяці тому +21

    Adeer qadarkaad martay jano Allah hakuugu badalo aduunyadu waa daaru itaxaane

  • @raxamoabdi6372
    @raxamoabdi6372 3 місяці тому +9

    Ilhy ayaa caadila aabahan somaliyed san hadalkisa ka fhmay waa la iibsady intee shaati argagiso loo xiray q 2 wan sugeyna inshallah

    • @pauljean-fm8xb
      @pauljean-fm8xb 3 місяці тому

      Adeer wa runta wa la ibsadey odeygani

  • @fadxiyaabiib8917
    @fadxiyaabiib8917 3 місяці тому +65

    Inta TikTok ka so argta pls like

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 3 місяці тому +12

    Waxaa Iman Doonta Maalin Eebe La Hortaagan Yahay Oo Alle Wayne Kala Xukumi Doono Adoomadiisa, Ilaahow Soo Dadeji Somali Aad Kala Xisaabiside.

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 3 місяці тому +33

    Walhi inta aan qiso daawanayeey qiso iga murugo badan ma arkin
    Mida kowaad aabaha waxa saboob uu noqootay inantiisa
    Mida labaad aabaha waxaku dhacay qadar waxa isgu birbirtay waxaa
    Mida saddexad dadka madaxda ahi bila saboob dad yaanay isaga dulmiyiin ilaahay halaga baqoo oo dulmiga halayska ilaaliyo soomaali iyada is wadaa cadaabtay xaqiiqatan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😊

    • @suhaybcirisaaq1607
      @suhaybcirisaaq1607 3 місяці тому +1

      Qisada mujaahid calibaabuur bal soodaawo ee halaka 1.milyan soomlaiya daawatay taasa ka murugo badan.

    • @layladheman6534
      @layladheman6534 3 місяці тому

      @@suhaybcirisaaq1607 xageen ka heli karaa markaa

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially 3 місяці тому +10

    Waa Qiso Xanuun Badan wlahi😭😭
    ALLAH HAYDAAYO AABO ❤❤

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 місяці тому +6

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam

  • @alleyaqaan8161
    @alleyaqaan8161 3 місяці тому +30

    wariye markaad waraysiga danbe qaadayso dhacdooyinkani wakhtiyada ay dhacayaan taariikhdooda oo sugan waydii xaajiga alle ha u gargaaro nolol wanaagsan baan u rajaynayaa if iyo aakhiraba odaygaa la dulmiyay

  • @ibrahimkhadirmaxamud9315
    @ibrahimkhadirmaxamud9315 3 місяці тому +5

    My bio Aniga Kama helin aderka sida u wresaneso respect la aan baa arka

  • @Ayan.ahmad.01
    @Ayan.ahmad.01 3 місяці тому +1

    Waa oday somaliyeed oo waayo araga, waxaanan u arkaa adiguba inad wax ka faa'idayso Fadlan ixtiraam u muuji. Allah-Na xaqiisa hasiiyo.

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 3 місяці тому +3

    Adunka dadka qaarkooda waxad mooda in ayna abit dhimanhaynin bal hada fiiri cadaalad darada lago sameeyay dadkas ma saakinta ah ❤

  • @abdihassan7735
    @abdihassan7735 3 місяці тому +2

    Waa Qadar ku dhacay ,waan ka xumay. Run ahaantii sidda uu Taariikhdiisa innoogy sheegay iyo Waxa ku dhacay waan ka murugooday. Ilaahayow Kuwii Dupmigaa u gaystay ka abaalmari

  • @bcguban9586
    @bcguban9586 3 місяці тому +24

    Anaa ciise madoobe. Ninkaasi tool facweeyn leh ayuu ka dhashey. Raga sidaa u galey cadaalada ayaa la hor keeni inshaAllah. JUSTICE, JUSTICE JUSTICE iyo magdhow.

    • @mohazcaddemedia5217
      @mohazcaddemedia5217 3 місяці тому

      😂😂😂

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 3 місяці тому +3

      War Ciisow nin kaa magtiisa u doonta Majeerteen! Hadii kale kuwa Jabuuti ku barjaynaya la xisaabtama 15 sano? Walaahay in hal milyan oo doolar loo xukumo weeye

    • @cabdiraxmanxuseen8392
      @cabdiraxmanxuseen8392 3 місяці тому

      wad iska hadashy kaliya uducee odayga miskiin ah

    • @bcguban9586
      @bcguban9586 3 місяці тому +2

      ​@@cabdiraxmanxuseen8392ma cadaalada ragaa ha la hor keeno ayaad ka cadhootey mise qalbiga ku madoobaadey oo bani aadamtinimadii ayaa ka luntey. Alle ha kuu sahlo wax kale ku odhan maayo adigaa miskiina.

    • @XaadariCalaf
      @XaadariCalaf 3 місяці тому +4

      ​@@Footballgamer1589Absolutely right anigu waan kula qabaa fikirkaas nin isaaqa oo aaminsan in aanu wllo nahay ciise,isaaq ,gadobuursi, ayaan ahay odaygan dulmi wayn ayaa laga galay ciisow kaca oo xaqiisa usoo dhiciya ninkaas wayn ee odayga ee miskiinka hadii dawladai Djibouti🇩🇯uhadli waydo anoko reer somaliland ah ayaa isku dayayna inaan u hiilino sida imikaba iskacad ee hargaysa loogu waraysanayo qofka waraysiga kaqaadayna uu uyahay nin ama wariye reer somaliland ah thank you everyone

  • @seed3966
    @seed3966 3 місяці тому +2

    Kkkkkk kulahaa anigaa iska leh war gabdhuhu guriga waa kula leeyihiin eee gabdhaha dhaxalkooda siii hooow 😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @ramlayar
    @ramlayar 3 місяці тому +20

    Dhaqan jaf maheee waa jaqanaf
    Reer bosaso baan ahay waaan maqli jiray dad baa maraynkan loo dhiibay wlhi 😢😢😢

    • @yaasiinhassan2127
      @yaasiinhassan2127 3 місяці тому +2

      Lacag yar baa la siisan jiray dadkaa masaakiinta ah

  • @asmaaclassics5173
    @asmaaclassics5173 3 місяці тому +1

    Walahi waa xanuun ... Allow carurtena baariyal na adeeca oo na maqla o aan ku liibaano aduun iyo aaqiro nooga yeel .... mida labaadh maskinkan boosaaso madax joogta xaqisa ha siiyan oo Alle halaga baqo always... Allow umadaada usaqir meel kastoy joogan oo na ilaali damanteen oo indho xumo ha natusin aaameen yaa Allah

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 3 місяці тому +7

    OMG 😢 😲 JUSTICES for him and others 😢I wondered how many other Somalis went through this kind of situation 😳 suffered a lot 😢 Human rights watch and Amnesty International must see to it 😮

    • @asmaaclassics5173
      @asmaaclassics5173 3 місяці тому

      Yes it takes me and you and like minded to initiate such NGOs to hold such government to account and make the world aware of such injustices otherwise lots of somalis are suffering in silence...May Allah give them their xaq aaameen yaa Allah

  • @arizaakhersi8970
    @arizaakhersi8970 3 місяці тому +2

    Ax alle haku gargaaro walahi dhibaato weyn ba qabsatey qof safar ahaaa oo la yidhi qarax bad geysatey 41 qof ku dhinten

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 3 місяці тому +15

    Somali wey iscadaabtay Meeley Joogtaba.

  • @abdurhmanvlog
    @abdurhmanvlog 3 місяці тому +1

    imtixaan aduunyo weeye awoowe adigana alle haka samar siiyo wakhtigaaga quruxda badnaa iyo nolashada tarankaagana alle habadiyo dulmigay kaa galeyna malinta aakhiro alle haka xisaabiyo xisaabi waa dan baysaaa ALHAMDULLILAAH awoowe

  • @user-yc3uy4sg3b
    @user-yc3uy4sg3b 3 місяці тому +13

    Magaca baranaamijka halaga badalo (waa iga talo soo jeedin) dhibacaha roobka dhibcaha roobka IWM ayaa jira laakiin dhibcaha taariikhda waxaa lagu badali karaa raadka tariikhda sooyaalka taariikhda macanaha wax ku tusaya in dariiq dheer ama jid dheer oo taariikh ah la soo maray si madaxaagu raad ay ugu Reebto. Laakiin magacan aad u bixiseen ka badala.

    • @DalkayareXuseen
      @DalkayareXuseen 3 місяці тому

      ​@@abdifatah4876
      Acuudu billah, bila akhlaq

    • @abdullahiabdi3016
      @abdullahiabdi3016 3 місяці тому +4

      @@abdifatah4876 bal hada ninkaan fikirkiisu ka hadlee maxaad hooyadii ku caaysay?

    • @mohamedabdullahi763
      @mohamedabdullahi763 3 місяці тому +2

      Waa fikirkaas ayaan kula qabaa.
      Ani xitaa waan fahmi waayay
      Magaca barnaamjka, fikirkaada waa mid soconaaayo

    • @AliMohamed-dv9vb
      @AliMohamed-dv9vb 3 місяці тому

      @@abdifatah4876maadan qof ilaahay kacabsanaya ahayn maxaad hada hooyo mcn ugu gaftay 😢😢😢😢

    • @lailaalihaid8506
      @lailaalihaid8506 3 місяці тому

      @@abdifatah4876qofkani aqlaaq xuma , muxuu hooyo miskiina oo waxba ogayn ku caayay? Waxaad la mid tahay kuwaa laga sheekaynayo ee dulmiilayaasha ah

  • @user-kd9ux5qm4y
    @user-kd9ux5qm4y 11 днів тому +1

    Ilaahay qalbiga u qabooji

  • @mubarakaden9196
    @mubarakaden9196 3 місяці тому +6

    Dhibta ay somali ka bixi la'dahy waa dulmiga ay iyagu isku hayaan.

  • @safiyaahmed5166
    @safiyaahmed5166 3 місяці тому +1

    Allaahu Akbar soomaloya xaqdarada ka socota Illaahow na badbaadi Adeer Aaqiro sug xaqaada Allahana Samir iyo dulqaad Ha ku siiyo baadaliin baa ku heshay kawaran inta ku dhimatey gacantooda on xisaab lahayn adiga taadan galin waling xukun ayey rabaan ayagoo faraha dhiig ku leh Ilaahow naarta ku fogey kuwa umadooda dhiba Aamiin yaa Rabbi

  • @user-eo4dd5mv3u
    @user-eo4dd5mv3u 3 місяці тому +7

    War iligoow waa qofweyn oo dhibato tabanaye markad su,alaha weydinayso si ixramle uweydii latacaamulkaadu ma fiicnee

  • @Football-fans327
    @Football-fans327 3 місяці тому +2

    Rabi xaqiisa ha u sahlo inta dhibane allaha dhibka ka qaado

  • @AswanAswaneossob
    @AswanAswaneossob 3 місяці тому +10

    Wa rer ugas .Ugas ka cisaha ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @omarhusseen9859
      @omarhusseen9859 3 місяці тому

      REER UGAAS. KEE WAAYE ODAYGA INTII KA SOO JEDAA

    • @AswanAswaneossob
      @AswanAswaneossob 3 місяці тому

      @@omarhusseen9859 wa cisse wardiq rer yussuf salan . Wa rerka boqorka cisuhu uu ka dhasho .

  • @user-kp5pr8xe4e
    @user-kp5pr8xe4e 3 місяці тому +2

    Mikiin waain loo duceeyaa waxaan la taraa qofkii wax bixin Kara waa in la caawiyaa dhibaato weyn baa gaadhey dulmi baa ku dhacey ilaahey hakuu gargaaro

  • @ahmedhussein2713
    @ahmedhussein2713 3 місяці тому +5

    MMtv waad mahadsantihiin fadlan qisadan xanuunka badan ee abaahan somaliyeed fadlan noo soo dhamaystira qaybeega kale

  • @apdiwahapshabeel423
    @apdiwahapshabeel423 9 днів тому +1

    Anigu Djibouti ayan kudawaday Qisadan mahadsanid Bro Maxamed sheekh 🫡

  • @abdirahmansamireh3284
    @abdirahmansamireh3284 3 місяці тому +3

    😭😭😭😭 adeero waan kaa xumaday walllahi dhibata aay ku geesten inchallah ilahay baa kuu aari doonaa. 2 nin oo Cissaa iskuma racayan inay nin somali Aah sii xuun ula dhaqman waa ayandaro inay caadow daadka islanka nacaya oo ku tijabinaya dawoyin kuu dhiban .

  • @seed3966
    @seed3966 3 місяці тому +2

    ((( إنّا لله وإنّا إليه راجعون. لاحول ولا قوّة إلّا بالله. ))))

  • @AJYahye
    @AJYahye 3 місяці тому +3

    This is unfortunate story, I really apologize what happened to him.. I pray Allah to help him. Aaamin

  • @Bintsaleh00
    @Bintsaleh00 3 місяці тому +1

    Subxanallah Alle ha u booga dhayo aabahan iyo inti la xidhneyd ba,
    Nimanka saas umada ula dhaqmey Alle haka abaal mariyo InshAllah,
    Dulmigas ayey somaligu u hormari la.dahay!!!!!

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 3 місяці тому +5

    Aad iyo aad Ayaan uga xumahay Wadaadkaas Miskiinka ah ee Dulmiga intaas le'eg loo gaystay isagoo Ubadkiisii doonaya
    Kuwii Dulmiga intaas le'eg u gastay ee Gaalada u dhiibay Diano,Afdalow,Jaqanaf iyo Garas insha Allaahu ilaahey hortiis bay ka helayaan waxay ku faleen dadkaas muslimiinta ah
    Awoowe waa iska imtixaan insha Allaahu Maalinta Qiyaame ayey Daabad kuu noqonayaan Aad jidka Siraad ku Dhaafto iyagoo Dullaysan

  • @diishitaar9235
    @diishitaar9235 3 місяці тому +1

    Ilaheey denbi dhaaf hakaaga dhigo Aamiin
    Teeda kalle wareesiga qeybtiisa 2aad so deeya iinsha allaah

  • @OHH2004
    @OHH2004 3 місяці тому +7

    Waraysi waxbadan iftiimiyay qiimihii qofka somaliga oo baaba’ay xataa. Midakale Ilig oo waryso wanaagsan looga bartay. Warysigan qaybta koobad su’aalaha qaar iyo habdhaqanka mawanagsaneyn. Fadlan halatixgaliyo dareen celinta daawadayaasha si murayaad idinku noqoto intaa kadib Aad ayaad ugu magadsantihiin hawsha aad umada uhaysaan

  • @husseinhillow5739
    @husseinhillow5739 3 місяці тому +2

    Wakhtigiisa ayeey ku ciyareen ilaahey wixii ka dambeeyey aduynka iyo akhira haku cadaabo

  • @wab20
    @wab20 3 місяці тому +10

    JUSTICE for this old man

    • @arka7705
      @arka7705 3 місяці тому +2

      I am ready for it

  • @JirehRxl
    @JirehRxl 3 місяці тому +1

    Runtii Waa qiso aad u xanuun badan kana baran karno Waxyaabo badan
    Adeerkaas dhibaataysana alle cawil kheir qaba ha siiyo
    Ilig iyo mmtv na qaybtii labaad iyo aabahaas oo anay sidaa lagaga hadhin ayaan ka codsanaya 👍🏾

  • @AmiirQabojiye
    @AmiirQabojiye 3 місяці тому +3

    Allow wuxuu abbahaa somaliyeed ku ileebo dhibatada soo qabsatey ugu deeq

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz 3 місяці тому +2

    Ilaahay inkaar idinku rid bal abaaha dhibtay ugaysteen eega ilaahay ayaa kaaga goyndoona maalinta aakhiro

  • @SaidSaid-ib9nb
    @SaidSaid-ib9nb 3 місяці тому +3

    Waa murug iyo dulmi waayeel musaafir ah laga galay dulmiguna if iyo aakhiro waa lagu halaagsamaa.

  • @muminidow8101
    @muminidow8101 2 місяці тому

    Subhanallah Wallahi this alod man has passed alot of problems

  • @ferhanahmednur7233
    @ferhanahmednur7233 3 місяці тому +3

    Ma waraysi baaa mise baaadhitaaan (Investigation)....?

  • @Abdulkadir-ml3kt
    @Abdulkadir-ml3kt 3 місяці тому +2

    Xabed xabedki rer jibouti ee somalia danyar kaso gashay ee yimidna cadaabti iyo dulmigi somalia ismarsiisay way dhandhansiyeen allahow umadan bogooda burcad isku mari

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 3 місяці тому +21

    He was in wrong place at wrong time.

  • @somaliasomalia7925
    @somaliasomalia7925 3 місяці тому +1

    Walee dulmi badan waa la sameyey maalin ilaahey kala xukumi doono adoomadiisa ayaa jiri doonta adeer maalintaas dulmigii lagugu sameyey ilaahey xagiisa ayaad ka heli doonta xaqii laga galay qof maskiin ah mareykan loo gacan geliyey 15 sano markab dushiisa ku xirnaa bismilaah

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 3 місяці тому +6

    Maxamed Ilig waan ku Salamayaa. Waxaa jirtay habeen aynu kulanay xaflad magaalada Hargeisa " And blv you me, I was the only guy from Nairobi Kenya. But during the question time you gave most of the priority to the ladies which really agitated me. However, I still hv all my respects for you, and as such that's why I still view your clips. Hv a pleasant evening and may Allah bless you. I know Muse bihi kept you in prison for reasons best known either to him or you. Many thanks boy!!!

    • @hugdheh
      @hugdheh 3 місяці тому +2

      then whats ur point hhhh

    • @williamwilliam1337
      @williamwilliam1337 3 місяці тому

      Maxaa sheegta😂😢

    • @Layla6793
      @Layla6793 3 місяці тому

      @@hugdhehthat was my question too

  • @YudufAl
    @YudufAl 3 місяці тому

    The most viewers in MMTV. This is a golden interview. Good luck adeer ilaahay ha kuu boogo dhayo. Aakharo ayaad xaqaaga heli.

  • @apdirahmanhassandirie7349
    @apdirahmanhassandirie7349 3 місяці тому +5

    Podcast shaqadaada maahe iligow ee interviewayadadii iska laabo

  • @ahmedomer3730
    @ahmedomer3730 3 місяці тому +2

    Xalqada 2AAD soo daaya zxpayaaL bahda MM TV

  • @safiyajaamacsafiya1121
    @safiyajaamacsafiya1121 3 місяці тому +7

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭why qalpiga ixanunya

  • @nimahassan1819
    @nimahassan1819 3 місяці тому +1

    Aad iyo aad bain uga xumahay adeer ilaaheey badal kheyr savais inchallah kheir

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 3 місяці тому +3

    Yaa Rabbi

  • @hasnafarah7043
    @hasnafarah7043 21 день тому

    Waa wax aan aad ulayaabay dhawr qof oo Rutland lagu xiray oo dhibaato jir dil iyo sixun ula dhaqan sheeganaya ayaan media ka arkay, ''Subxanallah''
    Waa wax aad looga naxo war dadka soomaaliyeed waa walalihiin wixi danbi gala xaq waxay u leeyihiin mariya, iyo waxan soomaali ahaynba umada danbigay galaan wuxu sheegayo ku xukuma laakiin umada hajirdilina,si foolxuna hawla dhaqmina Allah ka cabsada
    Xumayntu waa wax reban

  • @saeedhappy335
    @saeedhappy335 3 місяці тому +3

    Odaygan waan ka xumahaay waxa ku dacaay ,ilahaay ha garab galo. Ariin kala kasii daraan oo ah: badda Somalia somaliland butlaand waxaa joga cidamao maraykan ah oo aanan waligeed laga hadliin oo qof siyasii ah la waydiin arinta , ilaa gormaay jogeen maxaay qabtaan xagaay ka dagaan badaha somalida ????

  • @faisalwarabacade
    @faisalwarabacade 3 місяці тому

    Maxamed illig abti legend ba tahay ee lakin maanta dhiibco saxafadeed ba ka dhacay qaabka aad odayga uu waraysanysid😢 odaygana dadkiisa iyo qolodisa wa la gartay iligow abti Hadi aad ciisaha wax ka Aqon … thank you

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 3 місяці тому +3

    Qabiilka maxad ka waydiin Somali maxaa ku dhacay? Marku ku yidhi warsiir ayaa i caawiyay magaciisa inad waydiiso wa khalad

  • @abdiwahidOmarhassan
    @abdiwahidOmarhassan 3 місяці тому +1

    Waa iska imtixaan aduunyo adeero ilaahye haku Gar Gaaro kuwii Dhibkaan ku geystaye Ilaahaye ha Cadaaabo 🥲

  • @MaxamedCabdihadi
    @MaxamedCabdihadi 3 місяці тому +3

    Iligow odayga ka daa su'aalaha ee asaga waqti sii sxb. Mahadsanid.

  • @hassanyuusuf
    @hassanyuusuf 3 місяці тому +1

    Asc mm tv mahad sanidin qisadan cajiibka ah qaybtii 3decaad ayaa lahabsan teen insha allah Wan rajenayaa inaa noso gelisan

  • @AbdirahmanYusuf-bb4gc
    @AbdirahmanYusuf-bb4gc 3 місяці тому +3

    Odaygan wa rerka yagaa wardiq yesufa ahay ree diri dhaba wa ahaay allow tolki la kulan sii yaa raabi🤲🥺

  • @zamzamhassan9394
    @zamzamhassan9394 3 місяці тому +2

    Allah SWT haa ku sahalo adeero

  • @Gamboole
    @Gamboole 3 місяці тому +12

    Ma ila aragtay wariyuhu odayga wu jikaarayaa miyaa mise investigate ayuu ku hayaaaa sorry father!!

  • @farhandiriye1632
    @farhandiriye1632 3 місяці тому

    Nin Raga Wa Ki so mara Jab AABE Akhiro ilaahay Agtiisa Wax Wayn ku yalaan Anana Wan kula Darenay Dhibkan ILAAHAY ha ku karaameeyo Akhirana JANO ❤️
    Mmt Qaybti 2aad. Nagu Sharfa QISADA🤝

  • @Engdaacadd
    @Engdaacadd 3 місяці тому +6

    Maxamed waxaan ka mid ahaaa bulshada aadka kuugu xidhnaa ilaa xilligii Hctv sidaad ninkan u waraysanayso hore umaan arag badaw nimo badan baad samaysay oo khalad ah waxaad uga jeeddana maan fahmin waxaa laga yaabaa da'ahaan inaan kaa waynahay haddii waa laga yaabaa in khalad kaa dhacay ka daa walaal sidaasi waa badaw nimada aan ku diidanahay weriyeyaal badan

  • @somaliapowerfulandfunny12
    @somaliapowerfulandfunny12 3 місяці тому +1

    Subxaanallah ilaahaye cadaabta billsha uma samen aabahan wlhy dhib wuu so marey ilaahaye danbi dhaf ha uga dhigo

  • @muxiyoaarka8922
    @muxiyoaarka8922 3 місяці тому +5

    odeyga somaliyeed dulmi weyn ayaa laga galey reer putland dadka ku ajanibka magaloyinkooda iney sida ula dhaqman dhaqan somaliyeed iyo mid diineed maaha

    • @osmanarrehomar2082
      @osmanarrehomar2082 3 місяці тому

      Yes yes

    • @SH-gs9of
      @SH-gs9of 3 місяці тому

      Odaygan qadar ba ku dhacday shacabka rer puntland iyo dowlada shaqo iskuma lahan

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 3 місяці тому +2

    Alle weyn oo waxida Allah maxa dulmi ka jirah dalkii hooyo allow umada Ku amanso

  • @Sahal63
    @Sahal63 3 місяці тому +6

    Interview gan waxa iiga baxay ,
    1- in xaajigu isaga laftiisu wax dulmiyey aan hablihii walaaladii dhaxalkii Aabohood aanu qaybtoodii siin,
    2- In isagii la dulmiyey, maadaama Shisheeye loo gacan geliyey, waxase aanan halkan aanan ka xukmin karayn waxa sababay in loo qabsado qaraxa, maadaama aanan dhinicii kale warkooda hayn,
    Allah swt ayaa og xaqiiqda, inta imminka iiga baxday baan wax ku cabiray,

    • @axmeddaahir6258
      @axmeddaahir6258 3 місяці тому

      Sxb aniga laftaydu bini Adam ayay nu nahay marku guriga kaligii qatay hablihiina miyiga wada tageen ayaan is idhi dhaxalka wu u diiday sida runta ragu dumarka dhaxalka uma ogo laadaan

    • @maryamruunmaxamud4514
      @maryamruunmaxamud4514 3 місяці тому

      Wlh isku mid bn nahy asaga walaladiisa dulmiyey oo xaqii aabohoda kaligii qaadty

    • @Ishwaaq123
      @Ishwaaq123 3 місяці тому +1

      Waxan ka fahmay inuu aminay kaligii haduu wiil ahaa inuu isagu leeyahay dad inta badan diinta ma fahansana Somali odhan

    • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
      @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 3 місяці тому

      Allah maxaynu isku fikir nahay markuu halkaa marinayay ayaan naxay oon idhi tolow hablihiina kolay way habaarayaan sideedadana somalidu badankooda waa juhulaa aan dumarka xaqooda siin

    • @abdulkadirabuukar5773
      @abdulkadirabuukar5773 3 місяці тому

      Hadaan fikirkeygi ku darsado hablah markii la arooso nimanka aroosay baa aqal u yeela lakiin nika markuu naagta aroos haduu awoodiwaaye inuu guri u kireeyo guriga aabihiiso buu dajinaa hadey wad deeqan asi iyo walaalih wey wada daagaan hadey deeqina hablah bananka dagaayan waa sidaa xeerka lakiin markey guriga la gadaayo dhaxalka wey lee yihiin hablah asi

  • @mashallahxaji319
    @mashallahxaji319 3 місяці тому +1

    حسبنـا الله ونعـم الــوكيــل
    وَيْلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ

  • @hallad598
    @hallad598 3 місяці тому +13

    Cismaan Diyaano waxaa sidoo kale lagu eedeeyaa in uu wiilashii Soomaaliyeed ee gumeysi diidka ahaa ee ONLF u dhiibi jiray TPLF.

    • @guleedciise4497
      @guleedciise4497 3 місяці тому

      Maanta ayaa war u yaal caddaalada ilaahey

    • @somaligirl8743
      @somaligirl8743 3 місяці тому +2

      Wixi argagixiso ah waa dil iyo qabasho Puntland looma soo dhiman karo

    • @hallad598
      @hallad598 3 місяці тому +4

      @@somaligirl8743 ma ONLF ayaa argagixiso aheyd? In laguu jawaabo xitaa ma istaahishid ee magaca Soomaaliyeed noo dhig Oromoyahay.

    • @MaxamedJama-uu8qz
      @MaxamedJama-uu8qz 3 місяці тому

      Ma jabhad somaliyeed oo gobbonimo doon ah aya argagaxiso ah! Naclatylaahi maankgaa buka oo duleysan oo bilaa karamda ah oo xabshida leef leefleefya​@@somaligirl8743

    • @maahir376
      @maahir376 3 місяці тому

      Been badanaa ma,inadiyaanaa galkacyo jooga

  • @fatumamaow5018
    @fatumamaow5018 3 місяці тому +2

    Walaahi waa ooyay dad nool oolaiibsanaayo subxaanalaah

  • @ibraahimdaadshe7054
    @ibraahimdaadshe7054 3 місяці тому +4

    iligow niow suaalaha qofka khaaska u ah ha waydin qabilkiisa iyo famiilygiisaba

    • @Suad-qr2jo
      @Suad-qr2jo 3 місяці тому

      Qabilkiisa saw ka sheegay

    • @Abdirahmaan1001
      @Abdirahmaan1001 3 місяці тому

      War sapapta loo dubayba ahayd in familygooda ay isku ogaadan

  • @user-mr1ox7jk9i
    @user-mr1ox7jk9i 3 місяці тому +1

    Allaha ka caafiyo dhibtii soo gaadhay.soomaali godob bay iska gashay.

  • @hamzeaydiid9687
    @hamzeaydiid9687 3 місяці тому +3

    Ninkaas inantiisa dartii ayuu waxaaa soo dhiba u maray ale cawad khyr qaba hasiiyeee

  • @Samawade25
    @Samawade25 3 місяці тому +1

    Qaybta 2aad waan soo dhegeystay odaygan warkiisa waxbaa kaqaldan
    Qaraxa waqtiga uu dhacay iyo siduu uga badbaaday 2008 qarax makadhacay 9saac habeenimo, 15sano markab kuxirnaa, wuxuu sheegay in 52 kun maxaabiis ah laga soo daayay sanadkii hore???? Allaha u yasiro dhib kuu soo maray.

    • @mohamedadan5232
      @mohamedadan5232 3 місяці тому

      2008 qaraxa uu dhacy, halsano bosaaso kuxirnaa 15 sano markabka uu kuxirnaa, 52000 qof aa lacifiye wxu kawada dad badan oo kala duwan aa cafis lofidiye wadamo badan kaso kala jeeda

  • @abu-ff8ws
    @abu-ff8ws 3 місяці тому +4

    Diridhaba waa dhul soomali maahan iyoobiyo

    • @jiidhe1970
      @jiidhe1970 3 місяці тому +2

      Waarunta waa dhul somali laakiin mapka ethiopia ku jirtaa Allah hanaga xorèyo

  • @user-he9hz2uw1g
    @user-he9hz2uw1g 3 місяці тому +1

    waa ka xumahey dhibaatad loo geystey dadkaas soomaaliyeed waxaana oronlahaa wixii ka nool halagala xisaab tama shacabka reer puntland hadaanahey aad baan uga xunahey ashahaada la dirirka ldin iibsadeyna cadaabka allaha ku fogeeyo

  • @user-sf8wc6wc6v
    @user-sf8wc6wc6v 3 місяці тому +6

    intervew miyaad ka qaadaysa mise qofwayn oo wax ilaabi kara ayaad waraysanaysa?

    • @sadiiqmohamud7449
      @sadiiqmohamud7449 3 місяці тому

      wll qof weyn waxii ku dhacay ayaa laga wareysan sida xaqiiq loo helo

    • @minaminamahamed
      @minaminamahamed 3 місяці тому +2

      ​@@sadiiqmohamud7449 see qof wayn loola hadlo miyu ula hadlay marka wxn wariye mahe waa dhandhan 😒

  • @mocaska
    @mocaska 3 місяці тому +1

    walahi qisadani qalbigayga ayay taabatay, waana mid murugo badan, alle odayga qalbiga farxad how galiyo