13 Sanno oo xabsi Maraykan ah. || Qeybta 1-aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 389

  • @mahadimandubad5600
    @mahadimandubad5600 Рік тому +105

    Waan dhameystay bilow ilaa dhamaad, waa qiso cashiro badan laga baran karo, wax waliba waa wax qoran, sheikh Allaha idin xifdiyo adiga, iyo familkaba. ( 𝐀𝐝𝐚𝐚 𝐤𝐮𝐮 𝐰𝐚𝐥𝐰𝐚𝐥𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐚𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐥𝐰𝐚𝐥𝐢𝐧 ) sheikha xaskisa erayada ey ku dhahday, waxey ku tusineysaa Dunta wanagsan iyo dadnimada ey leyihiin hablaheena Somaliyeed Allaha xifdiyo ❤️

    • @aswanahmed5652
      @aswanahmed5652 Рік тому +7

      Xaqiiq waa qiso aad uu cimbara qadasho mudan gabdh walba oo diinleh marna sawjkeeda kama tagto

    • @mustafeabdi6345
      @mustafeabdi6345 Рік тому +3

      Tasaan been ahayn

    • @aswanahmed5652
      @aswanahmed5652 Рік тому +2

      @@mustafeabdi6345 jasakallaah kheeyr

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm Рік тому

      @@aswanahmed5652 aswaan aduu single miyaa tahay wlo?

  • @Cabdalla30
    @Cabdalla30 Рік тому +27

    Weli ma aan arag, weriye Somali ah oo talent suxufinimo u leh sida wariyahakan!
    Waraysiyo iyo doodo cajiib ah ayu had i goor qabtaa,
    Suaalo anshax ah, informative ah, hadana wax laga faaidayo buu waydiinaya Sheekha!
    Well done 👏🏽 ✔ you have the hat of my respect!

  • @lulaibrahim6021
    @lulaibrahim6021 Рік тому +8

    Sheikh Mohammed Khadar is one of the most amazing individuals I’ve ever had the privilege of knowing as a neighbor, a teacher, and Imam. He’s exactly what you see and his family is just as amazing. He played such a amazing role in my childhood. May Allah bless him and his family. I am grateful to know him and his family. I pray that h is happy and safe wherever his next chapter takes him🤲🏻❤️ Im so happy to see him again even if it on UA-cam lol

  • @mustafeabdi6345
    @mustafeabdi6345 Рік тому +14

    Walahi waa macalinkaygii markaan arkay waxan galay xasuus aad udheer. Macalin illahay haku xafido

  • @cryptocarrency
    @cryptocarrency Рік тому +91

    100% wiilkaan wariye buuxo waaye wlhi London uk ayaan ku noolahay qaabka oo u furay barnamijka somalida meel walba ee joogaan dagaalkii sokeeye somalida sida oo u dhahay waa wiil 100% somali nimada ku qaali ah

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Рік тому +5

      😂😂😂 yaa neceb somalinada

    • @sowturahma1156
      @sowturahma1156 Рік тому +2

      Masha Allah dheh wll

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Рік тому +2

      @@yaasir1936 Iidoorka cuqdadeeysan dee.

    • @jamiilanuur2007
      @jamiilanuur2007 Рік тому +1

      Masha allah tabarakallah Allah ha barakeeyo walaalkeena Allahuma aamiin

    • @abdiahmed1733
      @abdiahmed1733 Рік тому +2

      Sorry wll hhhh somalinimadu ma fikir iyo aragtibaa mise waa jinsiyad??!!

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 Рік тому +28

    Maanshaa alaah waa macalinkayagii waa walaalkayo sheekh kadar waa nuurkayagii ilaahay nasiiyey waxaana mahad u celinaynaa Alaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤💞💕💞❤💞❤💞❤💕💞❤❣️❣️❣️❣️ Alxamdu lilaah

  • @diniali612
    @diniali612 Рік тому +12

    He is a great Sheikh his faith has been tested. He is back to his home land with good health

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Рік тому +24

    Maa shaa Allaah, Allaah ayaa mahad oo dhami u sugnaatey Mar haddaad waddankaagii joogto awlaadaad iyo dhammaan family gaagana Allaah haku xifdiyo.🤲🤲🤲 Wariyuha aad buu ugu mahadsan yahay sida hufan ee sharafta leh ee uu kuu wareystay.👋👋

  • @DuraanAli
    @DuraanAli Рік тому +25

    Walaahi aad ayaan ugu faraxsanahay sheekheenii inuu noolal fiican ku noolyahay.

  • @fatimamohamed2724
    @fatimamohamed2724 Рік тому +7

    Alxamdulillah waxa mahad dhamaanteda usugnatay allah nogakaso saray adigo Caafimad qabo cimrigada iyo cilmigada Rabi haku dhereyo sheikh🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Рік тому +13

    Waxa kugu dhacay waa wixii ambiyada ama rususha ku dhici jiray samir mowcidkaagu waa jano inshallahu jzk kheyr sheikh 🇸🇴🕋

  • @bashman345
    @bashman345 Рік тому +11

    Maasha Allahu tacaalaa
    Sh Khadar Muxumed Maxamuud waxaa laga yaabaa inaan macalin u ahaa waayo xiligaas uu sheegaayo waxaan bare ka ahaa dugsigaas Maxamuud Axmed Cali ee Hargeysa

  • @isirfaysal8348
    @isirfaysal8348 Рік тому +10

    Maxamed Ilig real legend weeyaan weriye waad uqalantaa inaan ku dhahno kuwo badan ayaa iska sheegtee.🙏

  • @jijijiji1199
    @jijijiji1199 Рік тому +5

    Deeqa allaha barakeeyo waa gabadh tusaale u ah dumarka soomaliyeed sheekh maxamedna zowjwanaagsan buu u ahaa oo waxwayn u ahaa San Diego Somali community allahuma barik

  • @happyfamily4677
    @happyfamily4677 Рік тому +10

    Asc 2 my dear dusgi teacher sh.khadir.i couldn't watch your video bc it's so sad what happened 2 you and your family.its 20 years ago since i have seen you, however, I want say iam happy your at your homeland and happy and healthy for your love ones.your knowledge has educated so many people.may Allah blessed you and give you long life to change the world for peace and harmony around the world.

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Рік тому +18

    Gabdhaha somaliyeed ragooda wey u sabraan hooyo 12 caruura ilaahey siiyayna kuma sii jirto ilahey dumarkeena hanoo daaayo

  • @saciid2024
    @saciid2024 Рік тому +10

    Masha Allah wlhy waan dhamaystay bilaw ilaa dhamaad waa arin dhiiri galin aan ka faaiday Qurbe joog ahaan
    Subxanallah wallah Akbar😢😊💚

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Рік тому +7

    Alxamdulilaahi Rabilcaalamiin illaahey baa cadawga gacantoodii kaa soo saarey anoo ku aqoon baan kuusoo duceeyay. Habeen qol diimeed lagaaga duceynaayey. Illaahey hakuugu xifdiyo reer kaaga. Xataa gaal xaasidnimadiisa reerkiisii may dhihin macsalaamee. Illaahow naga qabo shartooda. Aamiin yaa Allaah

  • @abdikadiribrahim6592
    @abdikadiribrahim6592 Рік тому +3

    Sh. Khader Muxumed Maxamuud Welcome to your country, we are happy to welcome you to the motherland. All this was due to Allah's destiny and you were in prison for 13 years.
    Thank Allah for your freedom
    Sincerely: Abdikadir Ali Jigjiga, Ethiopia

  • @issamohamed9757
    @issamohamed9757 Рік тому +7

    MaashaAllah I really admire the sheikhs composure, Going through what he has gone thorough one really needs to have great iman. May Allah reward him abundantly.

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 Рік тому +6

    Alhamdulillaah Daaiman wa Fadliminallaah inad manta ad wadankagi Hooyo ad nabadqab ku joogto , Alle SWT ha ku xifdio marwalba Aamiin

  • @maryanyarow3327
    @maryanyarow3327 Рік тому +8

    Waan ooyey walahi kalimah cadiim ah ayeey ku dhihi jirtay manshallah ilaah ha xifdiyo 😭

  • @mcaadif1907
    @mcaadif1907 Рік тому +6

    Ilaahow na sug oo na ilaali! Shiekh Ilaahay ba sugay Alxmdulilah.

  • @salatabdirahman4880
    @salatabdirahman4880 Рік тому +24

    أللهم اجر في مصبتك واحفظ أهلك ومالك.

  • @saciid2024
    @saciid2024 Рік тому +43

    Masha Allah قال الله سبحانه وتعالى(إن مع العسر يسرًا ) (إن الله مع الصابرين )

    • @rodamumin6120
      @rodamumin6120 Рік тому

      In😊😊😊😊😊😅😊

    • @husseinsheikh6736
      @husseinsheikh6736 Рік тому +3

      @@rodamumin6120 الذين.صبرو.وعلى.ربهم.يتوكلون.

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 Рік тому +4

    Allahamdulilaah sh.m.khadar Allaha ayaa mahadleh gaaladii kasoodayay sikastooy ahataba. Runtii gabadhaaduna waa gabadh aad uwanaagsan Allah xasan ajara kasiiyo samirkeedaa gabadh diinleh nimcadaysay leedahay. Wariye maxamed ilig waad kumahadsantahay sida wariyenimada leh ee aad uwaraysatay sheekha.

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Рік тому +10

    alxamdulillaah calaa kulli xaal.wariyaha runtii mahad gaara ayaan u dirayaa waa nin xirfad u leh wariyenimada.

  • @abdirhmnismail6831
    @abdirhmnismail6831 Рік тому +8

    Maansha Allah gabadh Adag bey Aheed ❤️❤️❤️ Strong Women 😚💪❤️❤️❤️

  • @smx111
    @smx111 Рік тому +8

    Yaa Rabbi ‘Dambi dhaaf uga Dhig imtixaam
    Kii ‘Ambiyadu mareen baad martay Allaha -
    Ku Xifdiyo .Xanuun badanaa

  • @rashidmohamed4524
    @rashidmohamed4524 Рік тому +27

    وما نقموا منهم إلا أن يؤمنوا بالله العزيز الحميد!!

    • @maxamedxassan4223
      @maxamedxassan4223 Рік тому +1

      Wxaan sugaaye.qeybti.lawaad.waad inaga so dahahesan.so daaye.....sheeqeyn.allah ino xafido..

  • @nasramuse9863
    @nasramuse9863 Рік тому +2

    Msha allah sheekha alleh ha barakeyo wuxu ka sheekeyey tarikh runtii caJiib ah wax badana laga qaadanayo sidoo kale waxan u mahad celinaya chanel keena MMTV oo si qurux badan inoogu howl fududeeyey in muuqaalkana ina soo gaadho dhamaantiin waxan idin rajeynayaa kheyr badan❤️👏👏

  • @Layla6793
    @Layla6793 Рік тому +10

    Ax, hanoo walwalin Adigaan kuu war wareynaa. Ma Sha Allah amazing wife. Anigoo og qurbahu dhibtuu lee yahay markaad tahay Hooyo kaligeed ah. Ilaahay ha idin soo ururiyo

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Рік тому +2

    Marka Hore Allah baa Mahad iska leh. Waan ku faraxsanahay xoriyadaada inaad heshay Sh khadar. Waxaan oranayaa keliya Alhamdulilaah Alhamdulilaah Alhamdulilaah 😢😢😢😢😢😢😢 qalbiyan u ooyay ❤

  • @haawaomar694
    @haawaomar694 Рік тому +23

    Macalin khadar wlhi waxn maqli jiray habar yartay ayaa uduceyn jirtay oo uu quraaanka baray wlhi wn ku farxay macalin khadar 😭😭

    • @habibafarah127
      @habibafarah127 Рік тому

      Maasha allah aniga ubadkeyga ayuubari jiray masjuka alansaar

    • @user-in9lg7gb2b
      @user-in9lg7gb2b Рік тому

      reer borama Mia thy

    • @haawaomar694
      @haawaomar694 Рік тому

      @@user-in9lg7gb2b aniga miyaa ijeeda

    • @user-in9lg7gb2b
      @user-in9lg7gb2b Рік тому

      @@haawaomar694 haaa

    • @haawaomar694
      @haawaomar694 Рік тому

      @@user-in9lg7gb2b haaaa wn ahay habar yartay ayuuu macalin u ahaa macalin khadar iyada iga sheekayn jirtay

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib0 Рік тому +3

    Maxamed Cabdi Ilig waa wariye professional/xirfadle ah ku fiican waraysiyada kaana haqab tirayaa. Kusii darso ku wayn tahay Soomaalinimada iyo Diintiisa ba. Waana milkiilaha MM Tv.
    Sida aan taariikhda ka aristay duulaankii soviet ka wuxuu dhamaaday 1989/90. 1994 waxaa socday dagaalkii ahliga ahaa ee Afghanistan.

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 Рік тому +9

    SubxanAllah waa quso cibro ah 😢 Allah sbxwt hakuu xifdiyo oorida iyo awlaadaba 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @aishabm7348
    @aishabm7348 Рік тому +9

    حفظ الله شيخنا الجليل

  • @kadra825
    @kadra825 Рік тому +19

    سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين امين يارب العالمين

  • @fadumohassan2851
    @fadumohassan2851 Рік тому +6

    ALLAH ha ku xifdiyo inta nolashada ka dhiman

  • @faisalnoor457
    @faisalnoor457 Рік тому +3

    barnaamij ka qiimo badan waligay ma daawan ilahay haku barakeeyo sheekh wariye ilig number one wariye soomaaaliyeed barnaamijyo qiimo lehna uu sooo gudbiyaa.

  • @meymunamohamed4137
    @meymunamohamed4137 Рік тому +7

    Sheekh Illahey inta aad xirned dambi daaf allaha kaaga digo
    Dadka kale oo dulmiga laguxire ayaga nh waxan ebe oga baryaya Inu intas ogasokobo 😢Allaha kasodaayo yaa Allah inta dulman ugargar😢wankaximahay😥

  • @abumiskiin112
    @abumiskiin112 Рік тому +4

    Perfect interview 👍maashallah.
    Sheikhana waxaan leeyahay imtixaanki jeelka waad kuso samirtay, hadana in US lagaa so musaafuriyo waxeey kuu aheed jaanis wanaagsan ee cimrigada inta kadhiman dacwada halki kasiiwad ilaaheyna umahadnaq inshallah.

  • @rahhasan4535
    @rahhasan4535 Рік тому +1

    Masha’Allah tabarakaAllah Sheikh Khadar soo proud of you Ader ❤ Allahya7fithak 🤲🏻🤍🤍❤❤

  • @MohamedHassan-yo1qc
    @MohamedHassan-yo1qc Рік тому +1

    Macha Allah anigoo jooga jabuuti waxaan u rajaynayaa sheekha guul iyo in uu reerkiisii nabad ku heli

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Рік тому +5

    Jazakaalaah sheekha iyo Gudmiyaha Caple MMTV Alllaha idin xiftyo wallal Fagaarayaashaadiiiii waann uxiiisnay walal Fagaaraha Caafimaadka Mudane markale Nagu Celi

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 Рік тому

      Cadaw yaarabi gacanta hanoogalin daalimiin rabi iyo islaam aan aqoon mujirimiin

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 Рік тому

      Ayagaa qarxiyay sarah America America government behind September 11

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 Рік тому +1

    Ilaahay ayaa kaa badbaadiyey maasha allaah sheekh iyo wariyaha oo aan aad ula dhacay qaabka uu ubixinayo su.aalaha good job horay usoco

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Рік тому

    Dr Sj. Maxamed Khadar Allah ha kaa abaal mariyo warbixintaada. Waana Allah mahaddii haddaad si nabad ah dalkaadii hooyo ku soo noqotay. Inta xidhanna ee Soomaalida iyo muslimiinta Allah ha ka soo bixiyo.

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Рік тому +2

    Mnsha Allah Waxan Jogaa Burco Sheekha Waxan Urajeynaya nolol fcn Iinsha Allah Iyo Qoyskiisa oo uu faraxdlaqato idim alle

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 Рік тому +1

    Allah ha Ku xafido caruurtaada a Allah ha kuu xafido sheeq dhulkaadii hooyaad tagtay Allah waa uu kaa saaray gacantii cadawga ee xabsiga kugu today ee rabbiyoow muslimiinta U kaalmeey

  • @saidrooble5076
    @saidrooble5076 Рік тому +3

    Asc shiikh illaahay baa mahad leh oo kaa soo badbaadiyey caruurtaadana allaha kaaga badbaadiyo adiga iyo intii islaam ah

  • @nasraismail4230
    @nasraismail4230 Рік тому +2

    Maasha allah walalkeen Illahay baa Mahad leh kaasoo saaray jeelka kaana soo nabad baxshay 'gacmaha gaalada lkn inyar oo kaftan ah aanku dhehee kolay nin soomaaliyeed baatahaye gabadha 11 caruurta ah kuu haysay hal mid oo leexdayna uusan kujirin Illahay hada kadibna maleexiyeee inagoo og dhibaatada caruurta qurbaha u abaal gud insha allaah waa hooyo fiican

  • @adanali7889
    @adanali7889 Рік тому +3

    MM somali TV
    Congratulations brother
    Perfect interview 👌

  • @mosmart4718
    @mosmart4718 Рік тому +1

    Inaa lillahi wa inaa ilayhi raajicuun Sheikh. Wadanka hooyo wax ka Fiican malaha. Allah ayaa kusoo celi.

  • @jannaatmd6314
    @jannaatmd6314 Рік тому +2

    His name was mohamed and was Muslim while black lived in pakistan in 2000s only legends will understand why they went after him✌️
    Ilaahy ba mahadle hady kugu so ceshen dhulkaagii
    Iyagu waxay isleyihin maadaamad celisen ciilbuu qabaa hady ogan lahaayeen farxadeena markanu nimadno dhulkena hooyo❤

  • @shukriali4796
    @shukriali4796 3 місяці тому +1

    Alxamdulilaah Allah ayaa ka soo daayay gacantii cadowga

  • @abdullahishuute708
    @abdullahishuute708 Рік тому +2

    Mashaa allaha Shiikhqa iyo wariyahaba si fiican oo dagen ayuu udhacay wareeysigaan

  • @siradmowlid6253
    @siradmowlid6253 Рік тому +7

    maashaa allaah m.khadar Allaha kubarkeeyo

  • @aliawad9607
    @aliawad9607 Рік тому +5

    Xasbunallah wa nicna wakiil allahu mansur ma nasara diin aamiin

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Рік тому +5

    Waa sheekh lagu qaldamay waa nin Qalbi fiican oo Ehlu diin ah xalaal ah, maraykanku wuxu ku qalday wadaadadii gadhka dhaadheera ee Alshabaab ahaa ee bakheyliinta ahaa,

    • @dariknour6051
      @dariknour6051 Рік тому

      Waxa qalad la yidhaah majiraan. Kas baa looxidhay. Alx ilaahyna waakasoo daayay. Ilahay kaliga ayaa mahadleh

    • @KhaliifMaxamed-lx8iw
      @KhaliifMaxamed-lx8iw 2 місяці тому

      Galka umakalasocna muslimku marhaduu kudhaganyahay dintisa haduu jahaadana wabadil shabbabna mantey ayagaa matala jihaadkii

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 місяці тому

      @@KhaliifMaxamed-lx8iw adiga iyo Alshabaab iyo ilaahaga ana idin wasa

  • @wadanigadhabtaah683
    @wadanigadhabtaah683 Рік тому +2

    Alhamdulilah waan uducen jiray sheekh xoriyadisi helay.

  • @manovicabdirahman3628
    @manovicabdirahman3628 Рік тому +1

    Manshallah qofka muslimka ah imanka aya uziyadayo dambi dhaafne wey utahy manshallah inshallah abalmarintedana malin ayu helaya

  • @Fatima-po6qo
    @Fatima-po6qo Рік тому +1

    Alhamdulilaah waa nicmo Allah kusiiyey xaaswanaagsan iyo ciyaal wacan.
    Waana imtixaan jeelkiisii.
    Ilaahaw farxad kugu waarsii sh khadar adiyo qoyskaagu inta nolosha dhiman.

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Рік тому +3

    Asc Maasha Allaah Tabaarakalaah wallaahi aad baan ugu farxay markaan arkay Shiikheenii Soomaaliyeed oo lasoo daayey.

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Рік тому +1

    Waryaha,Allah kuxifdiyo thank you for giving us more details

  • @rinkummd2702
    @rinkummd2702 Рік тому +4

    ilahay 10 sano cirigaaga intakuuhadhay hakuugubarakeeyo
    ilahay waxaan kaaagabaryay cimribarakaysan cibraqaadashona hakaagadhigo .ambiyadaa la
    xidhijiray

    • @Layla6793
      @Layla6793 Рік тому

      Allahuma Ameen ya Allah

  • @rashidmohamed4524
    @rashidmohamed4524 Рік тому +3

    Ax Ax, Sh Khadar nin rageed
    arinta Xaaskiisa ayaan la qaracmay runtii!!!.
    Gabadh iyo Badhbay ahayd.

  • @mosmart4718
    @mosmart4718 Рік тому +1

    Dhulmi waaye sheikh. Dawladd laanta dhibkeeda Waa saa. Chaachuus Soomali ayaa wax aan jirin ulumada ka sameeyo. Allah ajir iyo xasanaad ha kuugu bedelo. Gaaladabu waxay diraan inta ay rabaan. Wx wax weydiyo malaha. Dhulmi cadd weeyaan.

  • @Durdur1
    @Durdur1 Рік тому +3

    Alxamdulilah, Soomaali sheikh ka faaidaysta waa daaciwayn.

  • @jannagasho5591
    @jannagasho5591 Рік тому +4

    Maashaa allaah allaah ha ku xafido

  • @farahabdirahmanumuziraaj1428
    @farahabdirahmanumuziraaj1428 Рік тому +4

    Maasha allah ilahay ku nabad qabsiiyay

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Рік тому +3

    Alxamdulillaah allaah ka soo badbadiyaa mahad leeh dalkaga ku soo dhawoow qurbaaha waa dhib haddi lagugu xidho wan ilmeeyay allaah suu u amaanaayo iimaanku waa saad

  • @abdifatahyarow1971
    @abdifatahyarow1971 Рік тому +2

    Barakallahu fiika sheikh

  • @simplymum5029
    @simplymum5029 Рік тому +1

    Maasha allaah sheeqa alaah habarakeeyo.

  • @lindamohamed1786
    @lindamohamed1786 Рік тому +1

    ALLAH AKHBAR MACHAALLAH

  • @mohamedkahin3671
    @mohamedkahin3671 Рік тому +1

    Eesh calaa barnmij weeye walawayay barnamijka dhibca tariikhda soo badiya Guul

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 Рік тому +3

    Xabsi qof muslima waxan ku xasustay nabi Yusuf danbi dhaf alaha kaga dhigo sheikh

  • @sabs3875
    @sabs3875 Рік тому +4

    Mashallah wax badan baan kafaayiday wallahi ❤️

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 Рік тому +1

    Ilaahow, ku gargaar' ,sheekh nin fraxaan ah, oo ibaanle.

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 Рік тому +1

    mansha Allah mansha Allah mansha Allah m.c.ilig Allah ha ku dhawro Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @malinmogdi2418
    @malinmogdi2418 Рік тому +3

    Asc Sh Mashaa Allah"

  • @ismailyusuf2656
    @ismailyusuf2656 2 місяці тому

    Masha Allah sheekha waa u samray nolosha markastana imaanka wanaagsan ma duugobo marna

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 Рік тому +1

    👉🏻INSHA ALLAH
    Ha ilaabin Salat Duha
    🌹Waa 3 Daqiiqo kali🌹
    👉🏼 *Bari Waaa ISNIIN* 👈
    *Ka Faaidaysi Wacan*
    *Barakallahfikum 🎁*

    • @ahirsi3991
      @ahirsi3991 Рік тому

      Afsoomaaliga soobaro fadlan inta aadan qorin oraah. Duxaa weeye kalimadu

  • @halimacarab1878
    @halimacarab1878 Рік тому +1

    ماشاءاللہ

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade Рік тому +3

    Sheekha maxamed khadar iyo Suxufi ilig waan salaaamayaa.
    Waxaaan kaa codsan lahayn in Waayaha Jeeelka nooga waraysato.

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 Рік тому +1

    Wariye mahadsanid si hufan baad u soo gudbisay

  • @amiin8365
    @amiin8365 Рік тому +1

    Mashallah sh Allah ha ku xafido macalinkee kii bu aha

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 Рік тому +1

    Mashaa allaah sheikh adiga iyo reerkaaga allaha idin dhowro

  • @sahraabdi1589
    @sahraabdi1589 Рік тому +2

    Magaalada dhibku kaga dhacay baan degena hay gurigiisa dhowr jeer baan tegay allaha xafido alla ka bixiyey dhibkii

  • @jamaaden042
    @jamaaden042 Рік тому

    Allah haku xifdiyo wll hada jogto dalkagi gaal danbe dabagal iyo dulmi kula iman maayo Incha'allah diintada iyo xoriyadada ku raaxayso

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Рік тому +4

    Maasha.ALaah.

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi2668 Рік тому +3

    Allaha barakeyo sheekha wu so samraye

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Рік тому +7

    Masha Allaah Allaahu Akbar ❤️ waa sheikh mohamed san deigo ayaan kaa soo sallaameynaa sheikh walal allaah ha ku xifdhiyo Allaahu ma aamiin 🤲🤲🤲😭 wixii kugu dhacayna waa wixii ambiyada ku dhici jiray

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 Рік тому +2

    wan ooyay runtii waxa kudhacay wll maxamed ilaahay janadiisa hakuugu badalo jano intay kufaartu kudhib geliyeen yaarabi nolo shaada inta kahadhayna wanaag diin iyo nolol alaah kunoolow

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Рік тому +2

    Inalllaaha macahaa Inallaaha macasaabiriin sh

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Рік тому +2

    Ajar Iyo xasanad allahu Swt hakaa siiyo diinta u qidmeysay Iyo cawinta matada dhibateysan
    ..

  • @deerochannel9788
    @deerochannel9788 Рік тому +4

    Nolosha jeeelka qurbaha qofkii soomary un dareeemaya xanuunkiisa
    Ninkaaas wuxuu ku arky jeelka qurbaha waaaa xaqiiqo anaaana sooo arky
    Alxmdulaah hada waan kasoo baxy

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Рік тому

      Deero adunka wa xabsi qofka Muslimka ah wa danbi dhaf narta Allah kaga hayo

    • @fadsacada5136
      @fadsacada5136 Рік тому

      Ilaahay dambi dhaaf ha kaaga dhigo

  • @jarmaliyojacayl8254
    @jarmaliyojacayl8254 Рік тому +3

    Mansha alllaah sheekh

  • @halimasadia8221
    @halimasadia8221 Рік тому +1

    Mshllh sheikh alle ha xifdiyo

  • @cigaalcigalhore4828
    @cigaalcigalhore4828 Рік тому +3

    masha ALLAH THANKS

  • @koosibrahim9851
    @koosibrahim9851 Рік тому +2

    Alxamdulilaha alxamdulilaha hadi ilahaya ka so nad saray manta u jogay rerkisen u nabad qaban masha alaha masha alaha