Wakhtiga Natiijada la sheegayo oo la shaaciyey.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 146

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 13 хвилин тому +2

    It is Very great idea.. it has to Be open all Around The year!!👍🏾

  • @khaliyaabdi1880
    @khaliyaabdi1880 2 години тому +22

    Ala wilkaan wu mahadsan yahay sida firfircon e u nogu shaqeyay hada nahay gobalka awdal ❤❤❤❤

    • @Mowlid-th9pr
      @Mowlid-th9pr Годину тому +4

      Waa runtaa wll lkn marwalba guusha iyo goba nimada iyo sarayntu waxay tahay xaga sare (foooooooq,) waxan kawadaa, awdal bedalkeeda inaad dhahdo somaliland ayaa ka qurux badan, anogoo beesha reer hebela, waxaa ka fcn anagoo ree somalilana, ( tusaale ahaan)
      Waana runtaa wll wiilkaa xuseen iyo inta lamidkaana waa mahadsanyihiin,
      ♥️ ❤️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Iyo ree laan dawlad iyo shicibba.

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase Годину тому

      @@Mowlid-th9pr lkn awdal buu ka shaqaynayay ninku, markaa sidaa ayay u tiri hadii an nahy gobolka awdal ee si kle ha u fahmin sxb

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 51 хвилина тому

      ​@@Shaydanwasewayahee magacaa inaga cun😂

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase 48 хвилин тому

      @ ok lipx 😂🤝🙌

  • @NimcoHassandhere
    @NimcoHassandhere Годину тому +18

    Madaxweyne biixi dedaal weynbuu sameeyey walahi ninka keliya ee afar doorasho qabtey Allah haku barakeeyo madaxweyne Somaliland dhamaan guul 💚 🤍❤

    • @KingJamaL777
      @KingJamaL777 48 хвилин тому

      muuse masaakiin duqeeye muxuu sameeyay hhhhhhhh

    • @said1498ify
      @said1498ify 16 хвилин тому

      Waa xaqiiq inuu madaxwayn biixi taariikhda galay. 4 Doorasho oo isa saaran oo 100% Dawaladu bixisay kharashka ku baxayay. Walibana inaanuu faro galin doorasho kasta. 2- Covid 19. Duufaantii sagar dagaaladii wadanka ka dhacay. Iyo kuwii aduunka iyagoo ay saameeyeen dhaqaalaha.

  • @AdenAbdirahim
    @AdenAbdirahim 17 хвилин тому +1

    20 bisha maalinta Arbacada inshalah

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz 2 години тому +9

    Hambalyo dhamaan reer Somaliland

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 Годину тому +3

    Maasha allaaah komishineer xuseen si wacan buu usharaxay

  • @mobambam4594
    @mobambam4594 2 години тому +14

    Guul ciro from canada💖🙏🇨🇦somaliland hanoolato ciro ha nolaado apti madaxweynihi hore na ahmed mxamed maxamud silaanyo ilaahay ha u naxaristo aamiin💖💖💖💖✌️

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 2 години тому +4

      Waar. Cirro. Madaxweyne. Maaha. Ha. Degdegin. Wax. Hubso. Ina. Huwanaw

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 2 години тому +1

      ​@@AAAbdi-eb2of adigu yay kulatahay marka

    • @mobambam4594
      @mobambam4594 Годину тому

      @@AAAbdi-eb2of maxad umaleen adi hurdada iyo qabyaalada ka kac ✌️

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 16 хвилин тому

    Khayrbay Noogudhaatay Somaliland Guul. Cadawgeedina Jilibka Udhacyoodhimey

  • @hassansiyaad9249
    @hassansiyaad9249 2 години тому +5

    Illahay khayr ha ka dhigo

  • @daacicabdimajiidcabdilaahi5515
    @daacicabdimajiidcabdilaahi5515 35 хвилин тому

    M.@ shaqo wacan ayaad labadiinuba qabateen alle haydinka aqbalee

  • @sihaam9103
    @sihaam9103 Годину тому +5

    Dadkii awdal qurbo joog bay noqdeen nasiib xuno waan ka maqnaa doorashadii❤

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 40 хвилин тому

      Laba nin oo isku reer ah maxaad ugu Kala hiilinba

  • @ZFarah-lw6qf
    @ZFarah-lw6qf Годину тому +3

    Masha Allah inankan quruxda badani muxu aha,kumushanka dadki quruxda badna miya shaqada lasiinayay waa yaabe midba mid ayuu kadaranyahay

  • @mikiafylele4174
    @mikiafylele4174 41 хвилина тому

    maasha allaah komishineer kaan wa nin naxariis leh o isla weyni laheyn jzakallah kheyr

  • @saynabyurub2262
    @saynabyurub2262 2 години тому +2

    Masha Allah

  • @nololwanaagsan.8723
    @nololwanaagsan.8723 Годину тому +1

    Mr Ilig waxa uu habestay Studio aan caadi aheyn, Maashallah waye sxb

  • @ahmedabdi7198
    @ahmedabdi7198 Годину тому +1

    Insha allah guul🎉🎉

  • @Kaysemaxamed-n5t
    @Kaysemaxamed-n5t 47 хвилин тому

    Mm tv kaalin wayn buu ka qaatay tebinta doorashada

  • @abdi258sh
    @abdi258sh 10 хвилин тому +1

    Dadka reer Soomaaliland ee doroshaada uu soo baxay 50 %wax ka yar waxaa sababay muse bixi oo codadka iibsaday ku dawaad 300 kun oo qof codadkodii asagoo ka baqdin qabey in ay ciro siyaan lkn nasiib darro intii soo hartay waxay codadka siiyeen abdirahman ciro

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 Годину тому

    Guul Somaliland guul, Mudhane Abdirahman inro. waxaan karajeynaa Somali ood midheysii.

  • @HamdacabdilahigafunCabdilahi
    @HamdacabdilahigafunCabdilahi 2 години тому +4

    Allow khayr noogu dhamee 🤲🏼

  • @sihaam9103
    @sihaam9103 Годину тому +2

    Wadani guuuuuul❤

  • @hiboibrahim2222
    @hiboibrahim2222 Годину тому +1

    Masha Allah what a handsome man

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 Годину тому +1

    Guuul madaxweyne muus biixi cabdi💪💪💪

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 години тому +2

    Alxamdulillah
    Waa guul💚🤍❤️

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 40 хвилин тому +1

    94000 kun oo cod bixiye ayaan codaynba doorashada somaliland sanadkan maxaad u malayn gobaladii kale halkan awdal 53% wax ka badan aanay codayn !!!!!

  • @hibodjama4533
    @hibodjama4533 Годину тому

    Mashallah

  • @IsmaStar
    @IsmaStar Годину тому +4

    Less than 50% turn out is very disappointing for reer awdal. And if they voted for wadani and Kaah then they should never complain. This was a golden chance for reer awdal to elect Hilaac and it looks like they failed.

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 Годину тому +2

      💯 they had a golden chance to vote in hilac and Professor Samatar.

    • @aminayusuf517
      @aminayusuf517 Годину тому +1

      Yes wlahi i m very disappointed them😢 they should have their own party, is not faire we need a party that not isaaq. But they had the chance and they can’t complain now.

    • @IsmaStar
      @IsmaStar Годину тому

      @@aminayusuf517 sax, from what I’m hearing most of them voted Kaah and wadani and those same people will complain about isaaq tomorrow. Maxamed abiib is an individual who was looking out for his own interests and he has a leader called maxamud xashi who hails from Caynaba. Lkn Prof Axmed Samatar was an independent candidate who had a vision and leadership for reer awdal and they let him down.

    • @aminayusuf517
      @aminayusuf517 Годину тому

      @ thats sad and prof samatar would be best leader for Somaliland, he’s free from tribalism.

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 години тому +1

    Manzha allah commissioner xuseen cabdi cali

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg Годину тому +1

    Guuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sabaahhersi1909
    @sabaahhersi1909 Годину тому +1

    Guuul❤❤❤

  • @diintaislaamka-hx7zp
    @diintaislaamka-hx7zp Годину тому +1

    Maxamed 20 ka bishu waa arbaca ee maaha salaasa wll

  • @FatimaAbdullahRahman
    @FatimaAbdullahRahman 2 години тому +2

    Guul somaliland ❤❤❤🎉🎉

  • @AliJama-k5s
    @AliJama-k5s 2 години тому +1

    The commissioner is absolutely right. Voting apathy does exist amongst the general public Somaliland citizens. Due to poor leadership and lack of public services Furthermore rural areas have very complex issues concerning fully in participating Somaliland presidential general election...

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 2 години тому +1

    Cirro guul iyo gobanimo

  • @fatimacali6997
    @fatimacali6997 2 години тому +3

    Waxa fiican ee kale dadkan laleeyay halkad kaadha kaqadaty tag laga daayo o qfkastaba goobta u dhawuu in wuu kacodeeyo

  • @haboon6195
    @haboon6195 2 години тому +6

    Guul
    Muse biixi cabdi ❤

  • @LiibaanAxmed-so4ty
    @LiibaanAxmed-so4ty 2 години тому +2

    Somaliland democracy ❤🎉

  • @GuuledAakhiro
    @GuuledAakhiro Годину тому +1

    MMTV IMIKA ANOO MIISKAYGA CASHADA FADHIYA AYAAN TOOS UDAAWANAYAA WAA MEESHA AAN WARKA UGU DAMBEEYA KAQAATO HABEENKII MARNA WAAN KU NASTAA

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 49 хвилин тому

      Marna wad ka cadhoota😂

  • @maal5643
    @maal5643 Годину тому +1

    Warkoo kooban 21 november ayaa la shaacinayaa

  • @aqoonyahan4059
    @aqoonyahan4059 2 години тому +3

    Anaa boorama kacodeyo, waanyabayba waallahi yacni sidii dorashoyinki hore dadku umay buuxinba, ma dadkiban xisayn dorashoyinka misa wadankay kabaxeen, waan fahmi wayay anu. war safba muujirinba galinki danbe. toosba logalayay waa laso baxayay. awalna ila makhribka latumnan jiray. anu waan fahmi wayay dadki meeshay kabaxeen dadkii.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Годину тому +1

    ADDUNKA HORE U MAREY XATAA 50% MA CODEYNAA

  • @Waryaa1234
    @Waryaa1234 Годину тому +3

    Reer Awdal dad maaha, Muuse u diida codka, waa sax... laakiin Hilaac maxaad ugu codeyn weydeen toloow? Xaqeeniii nalama siin yaan la idinka maqlin mar dambe.

    • @halimjiomohamed2678
      @halimjiomohamed2678 Годину тому

      Waa fursadii ugu dabaysay suing Somaliland next is coming as soon as possible Awdal state

    • @Waryaa1234
      @Waryaa1234 33 хвилини тому +1

      @halimjiomohamed2678 Awdal state dastuur ka Somalia ma aqoonsanayo. Gobolo ku filan ma heysto. Timirtii horeba dab loo waa, qoladii Sool Bari waxa ku dhacay waad aragtaa waligood noqon maayaan maamul goboleed. Markaa reer Awdal iyo gobolada kalee reer Somaliland nabada iyo horumar ka illaahey ha u barakeeyo.

  • @MohamedAdam-n6t
    @MohamedAdam-n6t Годину тому

    Ascwariye.maxamed..ilig.

  • @bilaladen7752
    @bilaladen7752 Годину тому +2

    20 Bisha arbacada ee ma,ahan Salaasada

  • @MukhtarcaliShame
    @MukhtarcaliShame Годину тому

    m,Muuse biixi abdi Guull adaa Leh🎉

  • @KoosCige11
    @KoosCige11 Годину тому +1

    Maye dadku wayfahmeen muranka dadku kudhimanaya Anaahelay

  • @MustafeAhmed-po3uo
    @MustafeAhmed-po3uo 20 хвилин тому +1

    Salasa maha bishu 20 abracada labatan tay bishu

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 години тому +2

    Mm somali Tv
    Wad mahadsantihiin💕👏

  • @MaxamedBidhiq
    @MaxamedBidhiq Годину тому +1

    Guullciro

  • @MohamedAdam-n6t
    @MohamedAdam-n6t Годину тому

    Waxaad.komishineerka.ugu.dartaa.inlagadaayo..qofkasta.halkaad.kaqaadatay.kacodee

  • @faaraxmaxamed4174
    @faaraxmaxamed4174 Годину тому

    Maxaa..baalahàyga.yaacay..ģoojacade...guuuuuuuul.goojacade.guuuul😅😊😊😊

  • @caamir8
    @caamir8 53 хвилини тому

    Sool kulahaa caynaba dheh

  • @CabdiqadirShibrahim
    @CabdiqadirShibrahim 59 хвилин тому

    Doorashadahalaguceliyo.183000_87000=96000ayancodayn

  • @KhadarMaxamuud-hf6zy
    @KhadarMaxamuud-hf6zy 40 хвилин тому

    Mmtv .suaasha Ana kajawaabaya oo kamikaze dsdka aan codayn sobobtuna waa tan MA GARANAYO DAAMANAD QOF AAN KU DOORTO ISAGAA WAX QABAN KARA LAKIIN AAN KU IMAN QABYAALAD IYO ABTIRSIINTA

  • @Deeqajamac-os1xh
    @Deeqajamac-os1xh 2 години тому +1

    Hello ❤

  • @inahassan4357
    @inahassan4357 Годину тому

    Wa cajib wlhi 87k kaliya inay awdal oo dhan ay ka codeyaan

    • @cqaniaden7315
      @cqaniaden7315 26 хвилин тому

      Gobol walba 50 % kayar baa codeysay. Sababtana mooyi!!

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg Годину тому

    Guuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanAbdi-k5e
    @AbdirahmanAbdi-k5e Годину тому

    Waxaasi waa sheeko 3 milyan baa hargaysa iyo burco degen 7000 way codaysay waxa caruuraha usheega

  • @deegaankawaqooy2743
    @deegaankawaqooy2743 2 години тому

    ❤❤❤❤

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 2 години тому +1

    181k sidiwan galiyay
    87k codeeyay
    94k ma codayn
    Taasi waxa ay ku tusaysa in aan anay rer awdal kuba qanac sanayn somalindta
    Waxana sabab u ah kala qoqobki iyo qabyaaladi u kulmiye dadka ku hayay 👋

    • @BuuxCiise-df9jc
      @BuuxCiise-df9jc Годину тому

      Kulmiye ma codku u diiday
      Ogobeey hinasaha walagu khafiifaa
      C kariim mooge muxuu ka dhex lahaa shalay
      Isagoo kii keli ahaye dadku ku kalsoonayeen ah
      Hadal yaroo baraf ah looma bahna

    • @SalloAbdi-n6q
      @SalloAbdi-n6q Годину тому +1

      Wey ka sinaayeen dhamaan gobolada EE hubso

    • @BuuxCiise-df9jc
      @BuuxCiise-df9jc Годину тому +1

      @@SalloAbdi-n6q codkaygu Hargeisa ayuu ahaa mana codayn mashquulna man ahayn.
      Dadku odayaashan. Bay naceen iyo siyasadan macna beeshay

    • @SalloAbdi-n6q
      @SalloAbdi-n6q Годину тому +1

      @@BuuxCiise-df9jc anigu maba qaadanba anigu kaadhka o waa xaaraam, Insha Allah wallal dib ha u qaadan, Alle ma ogolee.

    • @thegent2716
      @thegent2716 Годину тому

      ​@@SalloAbdi-n6q Adiga ayaa xaraan ka dhigay miyaa?​

  • @MustafeAhmed-v8h
    @MustafeAhmed-v8h Годину тому

    Dad badano anka mid ahay may codayn siyasinta reer hebel wada horbodaya unacay bal sheeg siyasi aragti dadka ka ibiyey ma jiro

  • @deegaankawaqooy2743
    @deegaankawaqooy2743 2 години тому

    Sxb waa Degmooyin macmal ah malaha xildhibaano ka soo baxa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Годину тому

    AWDAL CODKEEDA WAXAA YAREETRY MAAY RABIN IN WADANI U CODEYN OO SULDANKA SANAROON BAA YADHI U CODEEYA WADANI IYAGUNA HILAAC IYO KILMIYE RABEEN

  • @DagmoAxmed
    @DagmoAxmed 2 години тому

    Hambayo codkaygii mu khasarin🧡🟧

  • @samiiracabdi7400
    @samiiracabdi7400 Годину тому

    Sidaas baa laydinka sugaaye

  • @Sayidin-w2h
    @Sayidin-w2h 2 години тому

    Hi

  • @abdifatahali4733
    @abdifatahali4733 2 години тому

    Degmooyinka Dilla, Quljeed, boon, miyaanay awdal ka mid hayn? Maxay u codeyn waayeen

    • @deegaankawaqooy2743
      @deegaankawaqooy2743 2 години тому +1

      Sxb Dila waxay ka codaysay Deg Baki.

    • @abdifatahali4733
      @abdifatahali4733 2 години тому

      @ boon, quljeed degmooyin kana?

    • @MohamoudOmarSouheib
      @MohamoudOmarSouheib 2 години тому

      @@abdifatahali4733iyaduna waa baki

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh Годину тому +1

      Degmo dorasho iyo degmo aya la kala yhy lkn degmo iyo tuulo aanlaga codeyni majirto dalka kuwa aad magacawday waa degmoyin derajada D ah wxna codkodu kusoodhaca degmadii ayka farcameen mrkoda hore

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Годину тому

    No comment

  • @NasraNasramaxamed
    @NasraNasramaxamed Годину тому

    inaad ku shubaten waala idin sheegey oo waraqo bilaa shanbada kaso buuxisen sanduqyadii

  • @NimcoCaawr
    @NimcoCaawr Годину тому

    87kun

  • @enginerhamzawi3439
    @enginerhamzawi3439 Годину тому

    Gudoomiye ilig caloosha iska rid 😂😂😂😂😂 oo Gym aad

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Годину тому

    XISBIYADA IYO URURADA HADANEY GOOBTA GAYSSN LAGU CIDEYNO AMA LAGU TITINYO INEY DOODBA KA KEENAAN MA AH WAA IN.LSGU GANAAXAA HADEY DOOD KA KEENAAN WAA CID U DIIDEY MA JIRTO IYAGAA HAWADHOODA GABEY IN NIDAAMKA KHALKHASHSN.MA AHAA

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 25 хвилин тому

    Hadanu nahay reer Awdal waanu ka daalnay siyaasi intaanu doranay hadana gobalka dib usoo eegin 😏

    • @faysaomer1587
      @faysaomer1587 18 хвилин тому

      Xisbigiina maxaad u soo saaran waydeen hadhawna waad cabanaysaan

  • @hussienali7425
    @hussienali7425 Годину тому +1

    Calaaacal danbe inan la ıdinka maqlin wax baa naga maqan idinkoo awood u leh ina wax bdashaan
    Below 50% ba cod baxiyay
    Hadhaw dadka haa eedina

  • @AktaloonFarid
    @AktaloonFarid Годину тому

    War degmadii Boon mee awdal ka mid ahyde 😂😂

  • @abdirahamanxasanali4046
    @abdirahamanxasanali4046 2 години тому +5

    Uu so baxay kulmiYe

  • @MihimABDULAIHILMI
    @MihimABDULAIHILMI Годину тому

    Ryk

  • @ALIELABEHMoubarik
    @ALIELABEHMoubarik 39 хвилин тому

    Muusa celiyey dadka lawyacado oo gaadhaya 890qof

    • @faysaomer1587
      @faysaomer1587 17 хвилин тому

      War ilaahay ka baq oo ninka ka dag

  • @nagad-t8o
    @nagad-t8o 2 години тому

    Waxan ucodayn wayey ano yar ayey iga luntay cardki nerigas macodeyo anu

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 2 години тому

    Sababtu waa in ay dadku ka qancee siyaasiyiinta damaca leh ee aan himilo lahayn iyo shaadhka qabiilka ee loo xidho siyaasada iyo nooca jawaabta kaga soo noqotay marka xilka loo dhiibo

  • @ZacK__BoNYyyyy
    @ZacK__BoNYyyyy 2 години тому +3

    Reer kulmiye is dajiya muuse Soo noqonaya

    • @hkayir916
      @hkayir916 2 години тому

      😂😂😂😂😂 sheeko iska seexo somaliland hore ayey u socotay

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 2 години тому

      @@hkayir916 gaqash kii badiyaaba waa adeerkay hore isocyaa iyo dub u socoyaaba anagay nootaal guul Somaliland ilmaadeerka ah garxajis Subeer awal ilma habar magaado guul

  • @ifrah2015
    @ifrah2015 2 години тому +3

    Guul muuse biixi cabdi inshallah

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 2 години тому +2

    180, 000 ayaa is diiwaan galiyay 87,000 baa codeeyay
    Halkaa Waxbaa ku jira lkn wixii jiraaba way soo bixi.
    Waddani guuuuuuul guuuuul
    Cirro guuuuul guuuul inshaa allah
    Barwaaqo guuul
    Kaaah guul

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 Годину тому

      ADINKUNA ILBIXIMEYSAAN JAARIYADO AYAA LAIDNMOODAA MAXAA IDIINKA KHALDAN SAAJIN WAA LAANDHEERE TOLKIISAA DHULKA BADANKIISALEH ISKA OGOW WAA NIN LACAGLEH INTAA QOFKII HEYSTAA BAALKASARE AYUU JOOGAA MIDAKALE KOMISHANKIIBA MAHADAL HALKEED NOODHEXQAADEEN

  • @mohamedalimohamed5828
    @mohamedalimohamed5828 2 години тому

    War cerigabo gormad gabsanysan sanad bad ayal sakransan halkan so tubaysan manta wa lagu diyar garobey burco cerigabo celafwan canaba bahol cidamadas o dan ba ku diyare bal ceigabo gabta hartiga calanki kaley ka tag nic lomabahne

  • @Minnesotalove
    @Minnesotalove 2 години тому

    Guul musa bixi somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @basheali2338
    @basheali2338 Годину тому

    Ina ilig wa ciiyal ki faaqash tu inoga tagtey wa ibnu fuurash sheegta isaaq lkn maaha

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 Годину тому

      Ma hooyada ba waxa ku sheegatay?

    • @sahranur1642
      @sahranur1642 27 хвилин тому

      ILAAHAY KA BAQ AABO IYO HOOYO HA KU GAFIN HADAAD SHAQSI NECEBTAHA WAALIDKA OO SINO LAGU XUKUMO WAY KULA XUMAAN LAHAYD

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 Годину тому

    😂😂😂😂😂. Kulmiye ma nacas baa 😂😂😂 in uu kulmiye badiyay waxa kuu cadaynaya,87,000 ayaa codeeyay 😂😂 nin kan wajigiisa eega😂😂😂😂😂 iyo tacsidan lagu gabanayo 😂😂 ee la yiri arbacada

    • @maxamedmuxiyadiin8232
      @maxamedmuxiyadiin8232 Годину тому

      Kulmiye ma basın wllhi wllo wadani ba badiyey

    • @hajiabdi5927
      @hajiabdi5927 55 хвилин тому +1

      @maxamedmuxiyadiin8232 Aniga waxba hay sheegin halkaa comment ku qor

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 години тому

    Kkkkkk

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 2 години тому

    Habarjeclo waa qayb ka tirsan SSC, waxayna horey ugu jiraan dhibaatooyin. Waa inay noqdaan deris wanaagsan oo ay la wadaagaan SSC iyo Sacad Yoonis. Cirro waxay la kulmi doontaa dhibaatooyin la xeeran “ra’iga,” hahah.

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 2 години тому

      waa run SSC waa Sool sanaag caynaba habarjeclo ayaana ugu badan marka sanaag oo habar yoonis u badan yihiin laga reebo sanaagna waydegaan habarjeclo

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 2 години тому

      SSC waasool sanaag caynaba isku daroo isaaq baa dega laasdhiig ayuu dhulbahante degaa

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 2 години тому

    Aniga re awdal ah
    Chairman ka aha sanduuq ayaana codayn.
    Ano card kayga haysta.
    Xafadyada o 11 cards 3 card aya lagu codeyay

    • @salmankhadar1643
      @salmankhadar1643 Годину тому +1

      Sabab?

    • @SalloAbdi-n6q
      @SalloAbdi-n6q Годину тому

      ​@salmankhadar1643. 😂 Sabab Uma baahna waa dhamaan gobolada xaafado ayaan arkey burco aan qof ka codeyn waa Iska caadi

    • @salmankhadar1643
      @salmankhadar1643 46 хвилин тому

      @@SalloAbdi-n6q dadka kale gartay lkn adigu chairman ayaad ka ahayd sanduuq sideed u codayn waydaa ?

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Годину тому

    ❤❤❤❤❤❤