NASIIB ALI & SHAADIYO SHARAF | QORSHE CAASHAQ | New Somali Music Video 2020 (Official Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 гру 2020
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.ua-cam.com/users/TusmoTv?su...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2262460459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
    MIDHAHA:CUMAR BARQAB
    LAXANKA :MAXAMED BK
    MUSIC : MUSTAF KARAAMA
    CAMERA: MAXAMED YAASIIN ABUULA
    EDITED: CABDIQANITUSMO
    PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
    MANAGER: M.ABSHIR

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 3 роки тому +900

    hadad jeceshahay nabi maxamed scw like ta iisar❤❤💯💋

  • @superlyrics4104
    @superlyrics4104 3 роки тому +181

    Hadalka kasta oo macaan
    Waxa kamacaan QUR'AANKA ilaahay

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 3 роки тому +1276

    Hadaad mobilka gacanta bidix ama midigtaba kuhayso oo hdana kabo la'aan aad daawneyso heestan like_Ta dhac kusii 🤣🤣

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 3 роки тому +577

    Hadaa jiif ku daawaneyso
    Like ta ha iLa dhaafin 👍👈

  • @yaaska3957
    @yaaska3957 3 роки тому +793

    Videgan aad bey qaawanthy shaadiyo Inta igu racaan in laga bixiyo like sar

    • @ugbaadke888
      @ugbaadke888 3 роки тому +7

      aniguba imkan lahaa way qawantahay laakiin waxaan is idhi ninkeedu mu ag joogin waayo cabdifatax ma ogola inyar inu masarku ka dhaco

    • @landuu7064
      @landuu7064 3 роки тому +5

      @@ugbaadke888 waxa laga yaba inu la socday mxa yelay hadu lasocon xita videoga marku arkay wuxu dhihi laha yan lafasixin videoga shadiyo wey qawan tehe halagu celiyo ayu dhihi karay ee asa raali ka ahay

    • @rahmaahmed4317
      @rahmaahmed4317 3 роки тому +2

      @@ugbaadke888 jaw xaadir naadir buu ahaa waaxay muu joogin ma isaga ka ag tagaba

    • @ramlaali139
      @ramlaali139 3 роки тому

      absolutly wallhi subxannah wana hoyo

    • @abdikarim4579
      @abdikarim4579 3 роки тому +1

      Ayadaba Raali Ka Ah Ninkedane Ayadaa Xukunto Midkaas Oo Caqligeeda Ayuu Ku Shaqeeyaa Ee Adinka Ka Dhamaada Iska Fiirsada Oo Kaliya

  • @axmedciid1916
    @axmedciid1916 3 роки тому +197

    Kumuu ahaa nabigii ceelka laku riday 👍 like

  • @indhadeeqabulhan3236
    @indhadeeqabulhan3236 3 роки тому +66

    Inta shadiyo sharaf darted kudaawanooysa like ta hayla dhaafin😍😍

  • @apo4417
    @apo4417 3 роки тому +68

    Inte ck kazo argtAY ani cml like zaar 😂😂

  • @Mohamed-uw1if
    @Mohamed-uw1if 3 роки тому +462

    Waan ku arkaa inaad adoo amusan aad aqrinayso commentigaan fadlan adoo amusan isaar like🤣🙏

    • @aaminoabdalle4023
      @aaminoabdalle4023 3 роки тому

      😂😂😂😂yaku shegy 😂😂😂😂

    • @Mohamed-uw1if
      @Mohamed-uw1if 3 роки тому +2

      @@aaminoabdalle4023 wxaas miyaa waxweyn ah

    • @aymanyare1655
      @aymanyare1655 3 роки тому

      Inaan kusaaro waan ku qasbanahy wayo magacan mohamed deck saaid ayan ujeclahy 😘🥺🥺❤️❤️🌹

    • @Mohamed-uw1if
      @Mohamed-uw1if 3 роки тому

      @@aymanyare1655 shp lilaahi maykaaykaatahy

    • @aymanyare1655
      @aymanyare1655 3 роки тому

      @@Mohamed-uw1if haa walhi sxiib 👊💖🙋🏻‍♂️

  • @hanaanismacil3351
    @hanaanismacil3351 3 роки тому +365

    2020 sandka kugu xuma hadu ah ismuujiya azxpta1💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤔🤔🤔🤔🤔🤔

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 3 роки тому +1

      😳😳😳😳

    • @edepsan7499
      @edepsan7499 3 роки тому +6

      Sanad ikaga adag ima soo Marin noloshayda 😢waxaan rajeyn inaan nabsi bax noo noqdo 2021😭

    • @jamiilajanaat874
      @jamiilajanaat874 3 роки тому +1

      @@edepsan7499 haa wlhy wllo

    • @idrisabdi5002
      @idrisabdi5002 3 роки тому +4

      Haa wlhi lcg laan iyo abtigey mcn aya igadimtay

    • @dahermuktar4359
      @dahermuktar4359 3 роки тому

      2

  • @apdallajama3505
    @apdallajama3505 3 роки тому +151

    I'am from american🇬🇧 Day waa I dhafaysaye like war Soomali baan ahye hala dhaafin Like🇸🇴😂😂

  • @ahmedhirsi3695
    @ahmedhirsi3695 3 роки тому +4

    Shaadiyo dharka blu ga qurux ku tahay hada kahor waxaa ku dhahay saakoyinka quruxdaada soo saareyn masha allah wad qurux badan tahay .

  • @mulugetarufay6397
    @mulugetarufay6397 3 роки тому +4

    I am from Eritrean but I love to much Somalia music I love you so much 💯🇪🇷

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 3 роки тому +93

    Shaadiyo sharaf hadaa aragtay
    Oo sideyda camal soo carartay
    Like ta ha iLa dhaafin 👍👈

  • @liibaanxasangare9650
    @liibaanxasangare9650 3 роки тому +19

    What a Song And What A Great Voice
    Mustafe karama Inta Musigisa Darenka LeH JeceL Like Ha Sarto

  • @muna3081
    @muna3081 3 роки тому +54

    Nabiga scw haku qaraabanina Allah ka baqa like wax faaido malahane

  • @yahyeak6498
    @yahyeak6498 3 роки тому +50

    Hestan wexey ku fiicneyd in abdi fitah yare loo diibo otherwise legends meet ❤❤🇸🇴🇸🇴

    • @zuuzunaasir9061
      @zuuzunaasir9061 3 роки тому +2

      yirow adi tiktok kaga so tage intana majogta😂😂

    • @yahyeak6498
      @yahyeak6498 3 роки тому +1

      @@zuuzunaasir9061 adiga xita wllhi zuzu nasir wllhi wa is tgerna kwran yaab

    • @zuuzunaasir9061
      @zuuzunaasir9061 3 роки тому +2

      @@yahyeak6498 Ma ixasusata horta😂

    • @aymanyare1655
      @aymanyare1655 3 роки тому

      @@zuuzunaasir9061 susu m.a 👑💖💖💖

    • @Safwaan-vb8dp
      @Safwaan-vb8dp 3 роки тому

      @@zuuzunaasir9061 adba tıktok kga ımıdyae mxa meshan ku keenay hhh

  • @mohamoudothman7253
    @mohamoudothman7253 3 роки тому +6

    Shaadiyo sharaf is astur wll qof marwo ah baa tahye sidee wax ka noqdeen, iney kumaanan qof qaawanan kugu tageeraan waa dulinimo,alleh ka cabso

  • @maryanahmed8711
    @maryanahmed8711 3 роки тому +24

    Team dirisle inta sugeeso like dhac shaadiyo waku wata🥰

  • @Last.kung12
    @Last.kung12 3 роки тому +27

    Rer xamar🇸🇴❤️

  • @abdirahmanofficial5065
    @abdirahmanofficial5065 3 роки тому +7

    inta nabiga jecel igula saliya scw scw scw likta ha lee.dhaafsiin bls🙏

  • @yaxyeblack6062
    @yaxyeblack6062 3 роки тому +12

    Shaadiya sharaf in the building another level ❤❤👌🇸🇴🇸🇴❤

  • @baabaahassan7
    @baabaahassan7 3 роки тому +11

    Nasiib Ali ft shaadiya sharaf wan idin wataa
    Hit song 2020💞🙌

  • @maryamaabdi4188
    @maryamaabdi4188 3 роки тому +12

    Hada argatay inuu laxanka leeyahay bk like 🤣🤣🤣

  • @landuu7064
    @landuu7064 3 роки тому +26

    Shadiyo aadey uqawan thy wlhi weyba kasi dreysaa illahey haso hanuniyo wa keclahy wlhi

  • @Mahattofficiall9800
    @Mahattofficiall9800 3 роки тому +14

    Nabi mohammed dartiisa sabisgaraad iisaar wll adigoo mahad San

  • @abdirahemmohamed4652
    @abdirahemmohamed4652 Рік тому +2

    Mana Qarin Inaad Ii Tahay Khaasee.🥺💔 Her Voice Shadiya😋🥰

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 3 роки тому +50

    inta comon sonkeda Shaadiya sharaf kala socotay ismuujiya sxbyaal 🙏❤ Yaa ila taageero Shaadiyo abdulhi

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif2719 3 роки тому +6

    Inta ila aragtay heesta laxankeeda inuu leeyahay ex fanaan mohamed bk like ii saara😀

  • @armaanmodel911
    @armaanmodel911 3 роки тому +5

    Woof cleek Esh Qiyaasiga Hees iyo badh nasiib Ali Shaadiiyo Sharaf
    Cumar Barqab Abuulaxan maxamed BK
    Musician Faraha fuduud Mustafa karama,jamaal cadaawe Abdullah king,Cabdiqani tusmo, maxamed abshiir
    Alooma yareesan keep going brothers

    • @websters6506
      @websters6506 3 роки тому

      Armaan model Lyrics Kaa sugnaa pro

  • @madiinamaxamed6204
    @madiinamaxamed6204 3 роки тому +1

    Qalad yar baa ku jiro heesta mcnha markii nasiib cali laga duubaayo shaadiyo iyo dad kle miyaarada ka gadaaleeso lga arkaaa .....inta kle waa 100/100🎵❤

  • @abasskhanbarrow482
    @abasskhanbarrow482 3 роки тому +1

    masha Allah..two artist in one song
    🙏🇸🇴🇭🇺

  • @abdifatahmuseofficial5540
    @abdifatahmuseofficial5540 3 роки тому +33

    Inta ila aragtay ina moha Bk Laxanka leyahay Like👍👍👍ha ila dhafina

    • @abdirizakful
      @abdirizakful 3 роки тому +1

      Intuu ka bixin fanka u maleyay usameyay laxanka

    • @cabdicasiis2903
      @cabdicasiis2903 3 роки тому

      Hesta marhore aya ladiyariyey into kabixin. Fanka

  • @mariaa.a4215
    @mariaa.a4215 3 роки тому +12

    Caadi maaha muqaalka 😘✌
    Abdifitah yare awey 😂😂✌😇

  • @maryancabdiraxman9596
    @maryancabdiraxman9596 3 роки тому +1

    Walaashey shaadiyo is astur walaashey fanka kabax adi xaajigaga maxamed yare
    waan idiin jeclahay allaha idin hanuuniyo

  • @mohandek
    @mohandek 3 роки тому +3

    Walahi dadkeda aya is helay wan idin wata
    Abdiqani tusmo walalka weyn wanku aminsanahy 💯💌🙏

  • @nimcanabdullahi3488
    @nimcanabdullahi3488 3 роки тому +4

    Waw! Tusmo films an other level well done

  • @shafiehussien3918
    @shafiehussien3918 3 роки тому +14

    Laxanka eryad yaaa leh ma taqaaanin ninkii fanaka ka baxay . Mohamed siciid bk 😂😂 mohamed Mubarak😂 hadaan ani kuu shegay laxanka hesta love Saar 🤟🏾

    • @mssfazzna5971
      @mssfazzna5971 3 роки тому

      Wlhi wa yaab ani xata hada arke Bk howshisa hoos hoos uu ka wataa miya🙄

    • @mohamedfarah1262
      @mohamedfarah1262 3 роки тому

      @@mssfazzna5971 waaaad qalday laxanka uunbooow bk leeyahay iska sooo sx qoraalka wlllka

    • @diamondalixusein4219
      @diamondalixusein4219 3 роки тому

      King ck aa isoo shegay hhhh

    • @mssfazzna5971
      @mssfazzna5971 3 роки тому

      @@mohamedfarah1262 maxan qaldey wll oon dhahay laxan iyo erayo midna kama hadlin aniguye

    • @xamdiboss3071
      @xamdiboss3071 3 роки тому

      Bk intuusan kabixin ayuu heesta laxameyey ban filayaa kafuqa shiikha

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 3 роки тому +3

    Xamar cadeey qurux waaye🤩🥰
    Nasiib io shadiya laba fanaan ankala dhicin 🥰🥰🥰

  • @maajedomer8943
    @maajedomer8943 3 роки тому +24

    Wx walba wxa kadaran wiilka ay dhashay mrku inyar waynado uu arko hoyadiis sidey meelaha ayado qawan utaaltaalo qaracan weeye walahi

    • @mjlabsaalax9885
      @mjlabsaalax9885 3 роки тому

      😢😭😭

    • @kiindhaladabdulla444
      @kiindhaladabdulla444 3 роки тому

      Sax

    • @riyanahmed2787
      @riyanahmed2787 3 роки тому +2

      Way kulathy sabbtoo ah wiilkaaan wxuu kuababayaa ayadoo sidan uqaawan mar wax iskacaadiya ayuuba u arkayaa ileen wxii ceeb lagaaga dhigo ayaa kula ceebee

  • @Eng.Amiir.
    @Eng.Amiir. 3 роки тому +7

    Dadka damirka ayaa ka dhintay nin naagtiisa sidas uogoladay. Aniga oo aysan wax igalin ayan xanun saday markuu gacanta ka qabtay. Subxanallah Illahay hasoo hanuniyo😢😢😢

  • @nastehohussein1645
    @nastehohussein1645 3 роки тому +5

    Wow classic really waa laba qof oo aan kuheysto great song legends 👌💐💯

  • @nistexanishaa6316
    @nistexanishaa6316 3 роки тому +1

    Illahaw umadan sohanuni oo kuqarabanayo Nabiga scw iyo Quraanka

  • @samiyaroble4192
    @samiyaroble4192 3 роки тому +11

    Shaadiyo waxaad umalesaa rajastinka xoga inu kayaryahy nasiinba shararka weka yaryihiin

  • @masautirzhaam2231
    @masautirzhaam2231 3 роки тому +22

    Shadiyo iney styl ledahy inta ila,argty oo hdana qurux ku darsaty like🥰🥰🥰

  • @ahmedhaibe3377
    @ahmedhaibe3377 3 роки тому +6

    Waar abdifatax meeee😭😭😭😭

  • @nimcoismail511
    @nimcoismail511 3 роки тому +3

    Wallshay shaadiyo sharaf wllhi aad ban ku jeclahay qali💗❤🌹🌹🌹

  • @laylaismacil3701
    @laylaismacil3701 3 роки тому +144

    Shaadiyo qof xijaabka qaadatay oo hooyo noqotay ban ku ogayne maxay yihiin naasaha la so banaynaayo qawanan hadday sharafledahay horaad uso martee ka laabo gabarey

  • @abdiyareofficial3227
    @abdiyareofficial3227 3 роки тому +14

    nacallaa sheydaan ku yaalle
    inanta is astur inaa dhahdaan
    bey aheyd yaaqe ya igu racsan

  • @hawocadey8768
    @hawocadey8768 3 роки тому +3

    masha Allah caadi ma ahay heestaan wan ka helay

  • @saddamabdullahi9112
    @saddamabdullahi9112 3 роки тому +2

    What are rocking style Nasib ali and shaadiyo Sharaf so attractive I like it ❤❤💯💯👌👌

  • @a.darovic112
    @a.darovic112 3 роки тому +4

    Oo Bk laxmaduH fanka kuma jiran Miyu is leyhy😀

  • @zayitali1055
    @zayitali1055 3 роки тому +9

    First one ahy manta bal somalinimo i tusa likec
    😍

  • @nasiibali2095
    @nasiibali2095 3 роки тому +76

    Lyrics
    .....Nasiib.....
    Quruxdii hablaha qarnigaay
    Qalanjiyo quraysh dumareey X2
    shadiyo.....
    Qayrkay midkaan ka xushoow
    Qalbigayga kii hantiyoow X2
    Nasiib
    Qancisay kaskaygiyo maanka
    Kugu qoray bogiyo laabta X2
    ....shadiyo...
    Kagacayl qudhayda Ku beertay
    Kuna lihid agtaydana qiimo X2
    Nasiib
    Quluubteena jacaylka mideeyey
    Niyadena qushuucda Ku beeray
    Qormo doogle aan u yagleelno
    Shadiyo
    Qorshahaaga waan kula qaate
    Qabyo yaanu jacaylku ahaane
    Qormo doogle aan u yagleelno
    2nd pagge
    Nasiib
    Qowlsan Qamarkii dunidaay
    Qumantan ku qaatay runtaay x2
    Shadiyo
    Qiyaas li,ii midkaan ku qancee
    Labtana qaab uu dagoow X2
    Nasiib
    Ku Qiray dadnimo qaali
    Ku Qalay hankiyo beerka
    Ku Qalay hankiyo beerka
    Shadiyo
    Maan Qubin taladi aad qorsheysay
    Mana Qarin inaad itahay Qasee X2
    Nasiib
    Quluubteena jacaylka mideeyey
    Niyadena qushuucda Ku beeray
    Qormo doogle aan u yagleelno
    Shadiyo
    Qorshahaaga waan kula qaate
    Qabyo yaanu jacaylku ahaane
    Qormo doogle aan u yagleelno

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 3 роки тому

    Ala fanaan ayaan daranaa xaaskiis wuxuu u fasaxay inuu nin isla walaaqo waa kuwii uu rasuulku (scw) ku tilmaamay dayuus ninka raga ee walaashii gabadhiisa xaaskiisa xumaanta ka reebin

  • @MMCPro
    @MMCPro 3 роки тому +3

    Labiska Madoowga ah Shaadiyo Way Kuqaawan Tahay any Way Waa Hees shidan👌

  • @sanjuujrbluesboy7668
    @sanjuujrbluesboy7668 3 роки тому +44

    VAR TA KING CK HADA USO AADAY DARTED LIKE TA DEE 00:46 OMG😳😬

  • @shibisxamar4342
    @shibisxamar4342 3 роки тому +3

    Shaadiyo Jalbaabka Markaad xerato Shabaab maad ka cabsataa.
    Qof cabsida Allaah u qadatay oo waliba Hooyo ah laabteda bananka ma kento Xataa Xaajigada markaad la joogto saan uma qawanid

  • @safiyotahliilchannel6885
    @safiyotahliilchannel6885 3 роки тому +2

    Waaw shadiyo sharaf &nasiib 2 fannan aatagero ❤❤❤🙏

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 3 роки тому +3

    Inta laxanka Maxamed bk iLa Aragta Like👇👍

  • @bashkaabdinuur8696
    @bashkaabdinuur8696 3 роки тому +7

    Qofkii ugu horeY runtii plz love ❤ izaar wall mcn

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +3

    Laxanka iyo heestuba waa mar hore intusan kabixin ayuu saaray
    Shaadiya waxa naga qari ilaahaga hdaad taqaanid😁🙈

  • @pellaebey3207
    @pellaebey3207 3 роки тому +2

    Keep going❤️ labo legend

  • @khadarkhaan7588
    @khadarkhaan7588 3 роки тому +2

    Shaadia sharaf way Qurux badnaanysa
    Maa Shaa Allah

  • @yuzraluuza2459
    @yuzraluuza2459 3 роки тому +4

    Ado fiirsaneyso heesta hada coment aqris ku jirtid is cdey yqyo like cml

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 роки тому +3

    #Naziib_ALi 🥀🖤🌠
    Heesta Laxankeeda ayaa iGa iibiyAy MoHamet Saet #Bk JawHarad HaL mar ka Fadhiisaty Fanka SomaLiet oo An dip Loo HeLi doonin 🥲

  • @walalka1473
    @walalka1473 3 роки тому +11

    1=29second Qofka Mopilka Wax ku duupanayoh inta ila araktay wow hasaaran👍

  • @queenoflove6860
    @queenoflove6860 3 роки тому +105

    Waxaan arkay quf ila arko majira diraca madoow iyo shalmada cas markeey wadato wacdale caadi uqawantaahy kii cabdifataax ahaa aaway Kuma jedo miyaa

    • @xanaanmursal2001
      @xanaanmursal2001 3 роки тому +7

      Nin raged nagtisa uma quuro nin kle in ugacan qabsado irsaqada mel xun kagashe jclna mku jogan an iskudaneysano le waye

    • @wisdomalwaysweneed7621
      @wisdomalwaysweneed7621 3 роки тому +3

      Hhhhh wlhi dadkaan waa dhib miiran ninki lahaa xoolaha cidlada yaala me kuma laho

    • @xanaanmursal2001
      @xanaanmursal2001 3 роки тому +2

      Kkkkk my xolaha mesha yala markii laga sotago asaga haqawisto hdu rabo lkn ninkle ado tagan hhhh

    • @queenoflove6860
      @queenoflove6860 3 роки тому +1

      @@xanaanmursal2001 waan yaabay magoow sandkaan jaceyl majiro veiws halisku raadsado waaye ilhaan kamgan glaya anigna

    • @xanaanmursal2001
      @xanaanmursal2001 3 роки тому +1

      @@queenoflove6860 sido kle Queen alx ani wan hesta qof I ilaashado qof kujecl aya kuqarsado o qimahaga og dhemankuba lama arko

  • @ikranishbbe3413
    @ikranishbbe3413 3 роки тому +8

    Shadiyo sharf xishod iyo qosol siyda ah bay kuqaday inta ila aragtay sulka hee dhac sosiiii

  • @iskufilaninaarte399
    @iskufilaninaarte399 3 роки тому +4

    Dumarow illahey halagacabsado adunyadu wa2 maliin wlhi 😭😭😭😭

  • @hooyomacan8514
    @hooyomacan8514 3 роки тому +2

    Waan garanayay inay tusmo films Soo saarayzo heestan wayna macaanthy heestan in lagala bakhaylo liketa👍waa doqoniimo

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 3 роки тому +20

    Anaa ugu horeeyee
    Like ta ha iLa dhaafin 👍👈

  • @jeeluu_adam
    @jeeluu_adam 3 роки тому +4

    Naag fanaan ninkii guursado ha ogaado in naagta lala qabo
    Hadda c/fitax yare guskiisa binji uu ku jiraa kii nasiib ali aa shaqaynooya

  • @zupershaam5367
    @zupershaam5367 3 роки тому +3

    Anther Rmtic nd
    swt words 🔥

  • @qaysproduction2693
    @qaysproduction2693 3 роки тому +1

    Cidii nasiib jaaskiisa wadata like dhac kusii

  • @apeeskachannel7546
    @apeeskachannel7546 3 роки тому +1

    Best song keep going shaadiya nd nasiib

  • @newgenerationstudents3434
    @newgenerationstudents3434 3 роки тому +3

    Qabyo yuu noqon jacaylkeenu❤️🥺🙏

  • @abdulbasidsk1148
    @abdulbasidsk1148 3 роки тому +83

    📷 Man , Shaadiyo Waa Qof Bulshada Qiimo Kuleh Inaad usheegto ayey eheed inaay Qaawan Tahay , Shaadiyo Markaan Saxan Thy Unban Ku Tageerna Ogow.

    • @mmj01nice69
      @mmj01nice69 3 роки тому +1

      Shit man gabadha wey Cod mcntahay lkn Video Saaid Bey UQawantahay
      Doqonbuu Ahaa midka kaduubay .
      🔥💎👸Hees jacel waxaa dareemikara Qofkii qalbi leh

    • @Alxmdullilah0219
      @Alxmdullilah0219 3 роки тому +9

      War sxpyaal mid aan idinku darsade Ninka camera man ku eeka duubay vedio iyo kii editing sameyay ugu danbaynta vedio waala tusa fananada ama fananka intaan laso galin Youtope mrka inantu iyada ku qanacsan vedio nocas ah in laso galiyo bartan ee sida ula socda Brothers 🙏🖕

    • @qaaliluul7439
      @qaaliluul7439 3 роки тому +1

      Moumin official waad saxsan tahay qofka marka video laga qabto qasab waala tusayaa kadib bulshada losobandhigaya teda kale xaajigeda inu mesha joogo laga yabaa sow ilahey hasohanuniyo

    • @Alxmdullilah0219
      @Alxmdullilah0219 3 роки тому +1

      @@qaaliluul7439 Absuletly wll Lamaba Soo dayn karo ilaa qofka vedio laga qabtay uu dawado vedio oo dhamaystiran mrka Allha Soo hanoonsho ameen ameen wll

    • @abdulbasidsk1148
      @abdulbasidsk1148 3 роки тому

      @@Alxmdullilah0219 Sxp Waa Runta muqaalka Waqti Iyo Maal iyo Maskax Aya Kubaxeyso dip badan aya laga maraa Editka Inta an la gaarain Ayey fecneed camera man Ka inu Sheego ciladaha Jiro

  • @funnykids5667
    @funnykids5667 3 роки тому +1

    Wah wah sug shadiya Sharaf fananada an ka tagero fananiinta dumar ka aha love buuran 🥰🌹

  • @mohamudhamze3178
    @mohamudhamze3178 3 роки тому +1

    Waa legend qofka ila arkay inay diidayso inuu gacanta kaqabsado marka qaawanideeda laga yimaado

  • @MohamedAhmed-im7cx
    @MohamedAhmed-im7cx 3 роки тому +26

    Shaadiya sharaftii meeday waxad ahayd lamanaha aan ugu jecelahay lkn hooyo, marwo qaawan ceeb ayaa ka dhacday meesha

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 роки тому +16

    Another level music laxan cod 🙏🔥

  • @lovekaape7258
    @lovekaape7258 3 роки тому +2

    Tusmo films Keep going

  • @aziizyare1380
    @aziizyare1380 3 роки тому +2

    Waa maxay laxanka maxamed Bk aad shekeysaa ninkaas marhoraa fanka kabaxy

  • @ABWAANDAYIB-QOODH
    @ABWAANDAYIB-QOODH 3 роки тому +154

    🤣🤣Alla cabdi-fataax samir badanaa waar naagta qabso !!🤦‍♂️

    • @ayaanle1041
      @ayaanle1041 3 роки тому +20

      Samir ma ahan wa dayuus

    • @ibrahimhusen9176
      @ibrahimhusen9176 3 роки тому

      @@ayaanle1041 🤣🤣🤣

    • @baliilpoiofficial406
      @baliilpoiofficial406 3 роки тому +1

      C Fatah Dulqad bdnida Sxpow

    • @moonlight-jv7hu
      @moonlight-jv7hu 3 роки тому

      Hhhhhhhhhhhhhh

    • @meymoonahmed9604
      @meymoonahmed9604 3 роки тому +2

      @@ayaanle1041 you are right waa dayuus ninka xalkiisa san ku firsanayo waye intaa laso galin this is video maxuu ifiiri waye qaladadakiisa 😡

  • @deeqalikhayre7545
    @deeqalikhayre7545 3 роки тому +39

    Dayuuska qaba daawanaya naagtiisa qaaawan xukunkisa waa maxay

    • @Kadir_apdi
      @Kadir_apdi 3 роки тому +1

      Subxanallah muxu kaa haysta aad sidas ugu cayne

    • @rushadamaxamed8601
      @rushadamaxamed8601 3 роки тому +1

      Waa run waa dayuus diinta soo baro

    • @Kadir_apdi
      @Kadir_apdi 3 роки тому

      @@rushadamaxamed8601 adaa duyuusa bil aadam aan wax kasameyn xa kuhaysata😡👊

    • @Below_7
      @Below_7 3 роки тому

      @@Kadir_apdi pro wax hadi lo shego lama cayin

    • @Kadir_apdi
      @Kadir_apdi 3 роки тому +1

      @@Below_7 diintu wa nasexo prother si aqlaq leh asoo uhadli karo mxa dayuus iyo balayo ugeye🤔

  • @somaalishow_2398
    @somaalishow_2398 3 роки тому +2

    Tusmo com back 🔥
    Wax kale 👊

  • @updywaduud
    @updywaduud 3 роки тому +1

    idirsle reactionkiza inta sugyza like

  • @xafsoxasan5515
    @xafsoxasan5515 3 роки тому +3

    Wll qali shadiyo quruxo waa xijabka ee is astur ilah haku asturo amin wlhi wan ku tagera lkn ma jecli xuman tada bili adam kan wa xun sheg ayay ya qanin

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 3 роки тому +3

    Wow inaba cadi ma,aha hestan 😍

  • @abdullmoha4158
    @abdullmoha4158 3 роки тому +2

    Wow it's nice 👌 👌 👌 my brother and sister keep going ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋 💋❣️

  • @mohamedozil519
    @mohamedozil519 3 роки тому

    Hadaad ila aragtay inuu bk fanka kabaxay hadana laxanka uu leeyahay like

  • @user-gj7qn5mx8f
    @user-gj7qn5mx8f 3 роки тому +6

    Cabdi fitax mamaseyrin miyaa aniga ninkeyga cabdi aaladhahaa waana maseerow cabdifitax see camal hee xabadkala qudba sira ku qabtaa

  • @mxxsn
    @mxxsn 3 роки тому +4

    iloohow hanuuni😭😭

  • @queen-sb7is
    @queen-sb7is 3 роки тому +1

    Inta ila aragtay🤔 in video dib uhaben lagu sameyay
    Like ku dhufo

  • @saidawamine9624
    @saidawamine9624 3 роки тому +1

    Nasiib ali iyo saadiyo sharaf nice song nd video🥰👍

  • @abdidaud9183
    @abdidaud9183 3 роки тому +4

    Waxaaso dhan Ereyo iyo laxan iga gadmay mahine la noqoda lkn quruxda Mogadishu waa idinku qaadana inta kale music lee waye🤣😅😅😅😅😅

  • @sumayoabdiqadir9128
    @sumayoabdiqadir9128 3 роки тому +3

    Masha Allah 💕💞💞💛🧡🧡🧡💞💛💛

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 3 роки тому +1

    NASIIB Ali ☆ SHADIYA SHARAF
    ■THE LEGEND IS BACK🔥🔥
    HEESTII QARNIGA🔥
    ERAYADA✅
    LAXANKA
    MUSIC✔
    ISKU AADKA✔
    SOO SAARE✔
    DUUBISTA MUUQ IYO IYO VIDEO GA✔
    GREAT ONE GUYS

  • @maxamedcabdiaden1487
    @maxamedcabdiaden1487 3 роки тому +1

    Abdifitah Yare Hda wxn Mu fiirsanayaa walee Damiirkii dhamaa!!