NASIIB ALI | BIDHAAN DAHAB | OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 січ 2021
  • Copyright Protected By Y3A Films!
    Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertaining in television network!
    Follow us on social media:
    / y3a_films
    vm.tiktok.com/ZM8778exp/
    / moade2020
    Need a ride to the Doctor's appointment?
    www.usacaretrans.com
    Fly Cheap
    www.isavetravels.com
    Download App:
    play.google.com/store/apps/de...
    Click here to support:
    www.gofundme.com/Y3AProductions
    Venmo: HAJI2020
    Cash App: HAJI2020

КОМЕНТАРІ • 306

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow 2 місяці тому +2

    Bidhaan dahabeey goormaan ku heli baylah baan ahaye any one in 2024

  • @sumayaandherfamily4213
    @sumayaandherfamily4213 3 роки тому +78

    Heestan wan jecla wlhi nuuradin dartii ban u dhagysan waayay allha u naxaristee u duceeya hadaad sidayda soo xasuusateen😭💔

  • @ahmedceelaabe
    @ahmedceelaabe 3 роки тому +71

    Xasuustii nuradin NRD Alle ha u naxaristo

    • @mohamedtracking2136
      @mohamedtracking2136 3 роки тому +6

      Aamin ilaahay haunaxariisto codkiisii lamakeeni karo

    • @ahmedxasan1793
      @ahmedxasan1793 3 роки тому +1

      Aamin aamin bro alle ha u naxariisto

    • @aruncabdi3957
      @aruncabdi3957 3 роки тому +3

      amien allah uu naxaristo

    • @fahmiina6387
      @fahmiina6387 3 роки тому +1

      Nuradin maa dhintay alaha u naxariste😭😭😭😭😭

    • @sharuulafole5216
      @sharuulafole5216 3 роки тому +1

      @@fahmiina6387 haaa wllo 2017 kii j.jiga ayuu ku dhintey alle ha unaxariisto

  • @abdiwalimjama
    @abdiwalimjama 3 роки тому +14

    Allh Ha U Naxaristo Heestan Waxa Laha Nuurdiin Nrd O Imika Montan Inaga Hooseya Sido Kale Heestan Xusus Gaara Bay Igu Lahed 2016 ila 2019 🙏😭🥰

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 2 роки тому +12

    Heestan waxa lahaa Ustaad Nuuradiin NRD wuxu ahaa fanaan + musician
    wuxu ahaa fanaan dhalinyaraa wuxu kamid ahaa fanaaniinta ugu codka mcn deegaanka somalida ethiopia ddsi
    uduceeya in ilahay janna fardowsa hoygiisa kadhigo 🤲🤲🤲

  • @maymuuncadey5375
    @maymuuncadey5375 9 місяців тому +24

    Inta hada tiktok kaso aragto ka heshay😂❤

  • @mahametchama5347
    @mahametchama5347 3 роки тому +18

    AllaH yaaraxama nuurdiin ayaaa heestan lahaaa
    😓

  • @raxmacabdala9222
    @raxmacabdala9222 7 місяців тому +3

    Inta nimcaan ku aragteyy like-ta isku ognhy 🤪

  • @ckarincalishaah3209
    @ckarincalishaah3209 3 роки тому +6

    Inta nabiga jecel like saara

  • @najaxnayruoz76
    @najaxnayruoz76 Місяць тому +2

    Ya jcl hayeh o dhagystan 2025😢

  • @apdlexidig5669
    @apdlexidig5669 3 роки тому +23

    Legendary inta tagerta like kaliya

  • @khaliva
    @khaliva 3 роки тому +13

    BIDHAAN QURUX one of my favourite song 🎤
    Original keeda hdaa horay udhagaystay

  • @shiine4106
    @shiine4106 3 роки тому +2

    Nasiib cali heestan cod kuma leh
    Xusuustii nuuradin abdi alle ha unaxariisto 😪😪😪😪😪😥😥😥

  • @abdisamedmaygaag9346
    @abdisamedmaygaag9346 3 роки тому +7

    Heestan waan dareen dhagaystay runtii😭

  • @abdullahiahmedleey7430
    @abdullahiahmedleey7430 3 роки тому +2

    Wilkan codbaa ku dhamdy nasib jir o jog wll mcn 👑💯🤍❤👈

  • @wardimohamoud2934
    @wardimohamoud2934 3 роки тому +11

    Heesta asal ahaan wxa lhaa maxamed bulshawi musician ka ah wxa ka dba qaady nuradin NRD ilhy ha u nxriste

  • @seynabibrahimali5325
    @seynabibrahimali5325 2 роки тому +11

    heestan waan jeclahay wiilkii lahaa oo dhintay dartiis baan u dhageysan waayey alle ha u naxariistee thanks nasiibow❤

  • @robleali6099
    @robleali6099 3 роки тому +9

    Y3A waxan kuhysta dubistina allaha idhin shrfo wx quruxbdn bad nosogudbisan

  • @YasinSamale
    @YasinSamale 3 роки тому +6

    Legend on time 🙌

  • @mahadbulxan146
    @mahadbulxan146 3 роки тому +6

    Waaw macalin subxanyo wanku salamey😘🤗🙏

  • @abdirisaqsheikh1155
    @abdirisaqsheikh1155 3 роки тому +4

    Ilahay ha unaxaristo Legend ki heesta lahaa. The caption should be Xasuustii Nuriden. Don’t forget to give da credit y’all.

  • @abdihakimadan692
    @abdihakimadan692 3 роки тому +4

    Legend wa 2021 keep on going one day one time will join u

  • @nasiibkismaayo8248
    @nasiibkismaayo8248 3 роки тому +4

    Heees tariiq ku xusan fanaan iyo codkisa keep going

  • @ismailbarthez9019
    @ismailbarthez9019 3 роки тому +1

    Heestan bidhan dahab
    Waxa horay u qaday Allah unaxariste
    Fanan reer jig jiga aha nuradin nrd tarikhdu markay hayd 2016
    Waxa xusiid mudan fananki

  • @hashimgreen597
    @hashimgreen597 2 роки тому

    Legend nasib cali..... beautiful voice...... hees aan caadi ahayn

  • @haliimomahamuud7431
    @haliimomahamuud7431 3 роки тому +6

    Nuuradiin nrd allah unaxariisto heestiisi waaba nanacsiiyay isga aad ugu cod macana janan illahay kaga baryay

  • @SamayakoCk
    @SamayakoCk 3 роки тому +1

    Allah ha u naxariisto Nuradiin cabdi aadan nrd heesta inad xusto ayay ahayd qofka iska laha

  • @ixsaanmahdi4488
    @ixsaanmahdi4488 2 роки тому +3

    Barbarkayga adigoo kamaqan
    Ma bogsoon kare eee
    Basanbaaska cashaqu I baday
    kaalay iga Naa 😭💔

  • @Updirisak_Caano
    @Updirisak_Caano 3 роки тому +1

    Heestan Waxa Qaadi Jiray oo an u dhagaysan wayay macalinkaygii Fanka allah u naxariisto 😥😴

  • @user-sw8bc2ow5d
    @user-sw8bc2ow5d 6 місяців тому +1

    Nasiib Ali ❤

  • @mohamedtracking2136
    @mohamedtracking2136 3 роки тому +8

    Birta laguma saro ruux hadii uu
    Bas kuu yahaye
    Bariidada ayaa lagu sabaa ama
    Labooqdaaye
    Bidhaantuba marbay kuusad iyo
    Badhaadhahaa tahaye
    Bu'da iyo ishaydaad utahay
    Bilic aduunyaade
    Bartaad igagataalaa qalbiga
    Sii balaadhataye
    Bidhaan dahabeey goormaan kuheli
    Baylah baan ahaye

  • @Macalimoo11
    @Macalimoo11 3 роки тому +2

    Woow kiip going y3A

  • @naagnool3333
    @naagnool3333 3 роки тому +3

    anaa uho reeya wiizi iga dam beeya ilke 👉💚

  • @abdikheirh7745
    @abdikheirh7745 3 роки тому +5

    My fav musician 😍

  • @robleali6099
    @robleali6099 3 роки тому +2

    An ku salina sarulkena scw like sar saliga nabiga

  • @abdullaahimuuse4262
    @abdullaahimuuse4262 3 роки тому +15

    Wraaaa heesta waa copy mxd uu xusi weysey nuradiin nrd dhaman waaaad sxtey blse bowe nuradiin rabi hagu naxariisto heesta wx laa qadey 30.12.2016 fanan qali ah boo aha nuradiin rabi hagu danbi dhafo bowe qali

    • @ahmedindho1414
      @ahmedindho1414 3 роки тому

      Bulshaawi ayaa lahaa oo hor qaaday

    • @ahmedindho1414
      @ahmedindho1414 3 роки тому +1

      Aamin alle ha u naxariisto nuuraadin

    • @kaltunabdi1088
      @kaltunabdi1088 3 роки тому +1

      Maxamed bulshaawi aya kaga horeeyey

    • @mohameddeeq1136
      @mohameddeeq1136 3 роки тому +1

      Aniguba korbaaa ugu qoray disrespect waaye and unpolite 🙄

    • @sofaomer4873
      @sofaomer4873 3 роки тому

      Grmee uu dhinty

  • @saadadarardirir103
    @saadadarardirir103 4 місяці тому

    🎉🎉❤❤une très belle chanson

  • @Genius_29
    @Genius_29 3 роки тому +3

    Eshcala hees wlhi... Kuaminahay zxb nasiib and y3

  • @ibroeverythingnew1337
    @ibroeverythingnew1337 3 роки тому

    Eshcalaa hees weeyaan midhaha iyo laxankuba waa cajiib!!! Tip top 👋🏼👍

  • @nrdchannel3319
    @nrdchannel3319 3 роки тому +1

    Axxx heestan waxa lahaa wllken nuuradiin cabdi NRD illahy ha uu naxariisto

  • @binishow86
    @binishow86 3 роки тому +44

    I am From Eritrea 🇪🇷 I love this song!

  • @mariashiikhxusen5803
    @mariashiikhxusen5803 3 роки тому +1

    Lajin sxb keep going nasiib ali

  • @yusufdeqtube8729
    @yusufdeqtube8729 3 роки тому +4

    Wow Nasiim Ali Keep Going Legend

  • @qaniyoowtube5865
    @qaniyoowtube5865 3 роки тому +4

    Legend is back

  • @HyoFartuun-tl1kt
    @HyoFartuun-tl1kt 2 місяці тому

    Inta 2025 dhageesan doonta waa idin salaamay👋😂

  • @quutahatechnology
    @quutahatechnology 3 роки тому +4

    Fanaan hore nasiib Ali keep going poqor

  • @caashocudoonofficial7704
    @caashocudoonofficial7704 3 роки тому +3

    Fanan jiro thy bro hore usoco

  • @lilabdaaz2965
    @lilabdaaz2965 2 роки тому

    Heestaan waxaa Lahaa unaxariste
    Nuradin NRD wuu dhintay Allha unaxaristo qabrigana haa uwaasiciyo inshlh

  • @baabaahassan7
    @baabaahassan7 3 роки тому +1

    Amazing👏

  • @rossocade2022
    @rossocade2022 3 роки тому +3

    Y3A 🙏nasib Ali hol wacan

  • @nuweriproduction
    @nuweriproduction 3 роки тому

    Allah haa uu naxaristo wllken nuradin nrd amiinta uu soo mara wllyal

  • @saalaxjimcaale3844
    @saalaxjimcaale3844 Рік тому

    Axsaxib hakaga ciyaarin ninbaalahaye nuura diin nrd

  • @sahansaho9909
    @sahansaho9909 3 роки тому +2

    fanaan aan jeclahay nasiib ali

  • @Baydanqurux
    @Baydanqurux 3 роки тому +1

    Hees iyo bar❤

  • @abdirizakuk6033
    @abdirizakuk6033 3 роки тому

    Keep going nasiib cali

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif2719 3 роки тому

    Alle haw naxariisto wuu dhintay heestan fanaankii qaadi jiray NUURADIIN ABDI NRD ayaa lu luuqayn jiray.
    Nasiib axsan cod ustaad subxaanyo best music...

  • @autocarddesign2733
    @autocarddesign2733 3 роки тому +10

    Ustaad Subxaanyo Ma u jeedaan 🥰

  • @Ali-nq9uw
    @Ali-nq9uw 3 роки тому +3

    Hit song wow wow allaya cizak in Aan ani qaadayo mooda

  • @abwan-qarami8267
    @abwan-qarami8267 3 роки тому

    Aniga fanaaniinta hada jiro ee heesaha qiirada ku qaada ama jilitaanka heeska ku jira waxan soo qaban lahay nasiib cali cabdi risaaq anshax maxamed bk qadar keenyoow nimcaan hilaac intaasuba waa fani

  • @hoodomaxamed4349
    @hoodomaxamed4349 3 роки тому

    Alle ha u naxariista nuuradiin nrd 😢😢😢 ayaa qaadi jiray

  • @afdheerecaaradhuub2942
    @afdheerecaaradhuub2942 3 роки тому

    Bidhaan dahabey goormaan kuheli baylah baan ahaye😭😭

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 3 роки тому +2

    alaha haw naxariisto fanankii heestan nuradiin

  • @kafiyanoak2482
    @kafiyanoak2482 3 роки тому

    Bindhan dahabey gorman helaya beylah ban ahaye waaaw sxb igu qaliya hees iyo badh

  • @apdywalikarama5768
    @apdywalikarama5768 3 роки тому +2

    HEESTII BIDHAAN DAHAB XASUUSTII NUURADIIN
    NRD ALLE HAKU NAXARIISTO 😥❤

  • @mubashirbadri4547
    @mubashirbadri4547 3 роки тому

    Ax nuuradiinow allaw ku naxariiso

  • @cabdirasaaqbashiir2166
    @cabdirasaaqbashiir2166 2 роки тому

    Nuuradin HD Baa heesta kuso baxay

  • @moshire6645
    @moshire6645 2 роки тому +1

    Xasuustii Nuuradiin Nd Allah Yaraxma😥

  • @Jibrilosman-oi5xb
    @Jibrilosman-oi5xb Рік тому

    Oh😮 From Senegal Darker🇧🇴

  • @bushrabilan5629
    @bushrabilan5629 3 роки тому

    Xasuustii Nuuradiin Nrd ilahay ha ku naxariisto amiin

  • @updalla5396
    @updalla5396 3 роки тому +2

    Keep going pro

  • @abdikanimahamud3239
    @abdikanimahamud3239 2 роки тому

    Nasiib sxb ma ahayn inaad qaado heesan waaayo nuradin abdi nrd codkiisa ma hysid alow ku naxariso

  • @mohamedqorrah5743
    @mohamedqorrah5743 3 роки тому

    Nuuradiin NRD alla ha u naxariisto
    Nasiib cali heestaan haku kufin laxankeeda xitaa ma keeni kartid

  • @axmednesta7172
    @axmednesta7172 3 роки тому

    alle haku naxaristo nuradiin nrd wll

  • @sameersoni6233
    @sameersoni6233 3 роки тому

    nice i love it

  • @engabdifatahsamirjama5604
    @engabdifatahsamirjama5604 3 роки тому

    Macalinkii waynaa yusuf sh mumin
    Erayada bilig hurfe
    Laxanka mahamed abdilahi diriye bulshaawi
    Codka nasiib cali
    Dhamntiin guul iyo gobanimo

  • @abdimlk7044
    @abdimlk7044 3 роки тому

    heestii #Nuradiin alle ha u naxariisto

  • @maandeeq2223
    @maandeeq2223 3 роки тому

    🥺💔🙏Alle Ha U Naxariisto WllkeniH Heeskan lahaa
    BukaankaygaH AdigoH Ogbaad Iga BakhayshayeH💔🥺

  • @lipgirl__5__official_0
    @lipgirl__5__official_0 2 роки тому

    Nrd alle haw naxariisto 😭😭😭

  • @asadcabdi9330
    @asadcabdi9330 Рік тому +1

    Legend

  • @oraahsamelyrics9357
    @oraahsamelyrics9357 3 роки тому +3

    Ustaad YuusuF SubxaanYo Kuwa hader Music Tuma inbadano kamida Ninka wax sobaray

  • @axmedshaakirxamdi2383
    @axmedshaakirxamdi2383 3 роки тому +2

    Cadi ayuu ujilàa as xaabay

  • @ahmedmoose5159
    @ahmedmoose5159 2 роки тому +1

    legend Nasiib cali

  • @Zulthan_Yarre
    @Zulthan_Yarre 3 роки тому +2

    Nuradinba Kaga Cod Macaan
    Alle Ha unaxariiste 😪

  • @ZahraZahra-rx3lh
    @ZahraZahra-rx3lh 3 роки тому

    Waaaw❤

  • @UkStudio
    @UkStudio 3 роки тому +2

    Best song ever ever my boy #NasiibAli ▶️🎶Best beats 🎹💯 🎥#Y3A 💯🙏✔️▶️⏮️👌

  • @kathartopkid
    @kathartopkid 3 роки тому +2

    First One💯✋

  • @SamsamCabdilaahi-pt7nt
    @SamsamCabdilaahi-pt7nt 7 місяців тому

    Adeerkey❤

  • @ynwa6742
    @ynwa6742 3 роки тому +2

    Heestii NRD 🔥

  • @najiibali3249
    @najiibali3249 3 роки тому

    Nasiip Ali legend of yaer waaku aminsanahey lpx

  • @ridwaanfaisal10
    @ridwaanfaisal10 3 роки тому

    Erayo Munaziba Iy0 Laxan Kaba Zii Daran WelipA 💯🖐

  • @zaaqacisse4228
    @zaaqacisse4228 3 роки тому +2

    Heestaan fanaan kalaan ku maqlay🤣🇸🇴❤

  • @MariaAbdi-hj5rw
    @MariaAbdi-hj5rw 7 місяців тому

    Hees iga dheh

  • @abdirahmanhaji1039
    @abdirahmanhaji1039 3 роки тому

    Nuutadin nrd ayaa lahaa heesta allhaw naxaristeh Idina wa inad xustaan

  • @maxamedapaade5459
    @maxamedapaade5459 3 роки тому

    Naziim cali fanan aaan inaba caadi ahayn 🤚gacanban kutagay

  • @ahluudiinnan1301
    @ahluudiinnan1301 3 роки тому +1

    Hi bro nasiib ali ua song it touch the hrt realy 🙋🙋🙆💕💕💕 shes lcky realy the 1 u sing for her

  • @jeceelowofficial116
    @jeceelowofficial116 Рік тому

    Waaw inaba caadi ma ahan heesta

  • @najahismacil7217
    @najahismacil7217 6 місяців тому

    I like this song origjnal Nrd alle naxris wasca ha siiyo

  • @abdiyarechanel2638
    @abdiyarechanel2638 3 роки тому

    🔥🔥🔥

  • @maryemarye3396
    @maryemarye3396 3 роки тому +2

    Masha allah

  • @zunduscadey2582
    @zunduscadey2582 3 роки тому

    HeestaaN nuuradiin ayaa horaY uqaadaY alle hakuu naxariisTo😭