КОМЕНТАРІ •

  • @ilwaadqurux1106
    @ilwaadqurux1106 4 роки тому +677

    inta kaxun 😟shadiyo madaxeda qawan like saar

  • @aadanhassan4957
    @aadanhassan4957 4 роки тому +359

    Wey leysku helay labadaan fanaan inta igu raacsan like ha ii saarto

  • @ayoozaboy570
    @ayoozaboy570 4 роки тому +583

    Hestaad Dadka Wax Ka Duubay baan Ku Jiraa Haduu muqaalkaan Ku qanciyay Like 🙇

    • @mahadlucky7987
      @mahadlucky7987 4 роки тому +1

      😁😁😁

    • @ayoozaboy570
      @ayoozaboy570 4 роки тому +1

      @@mahadlucky7987 😂😂😂

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 роки тому

      @@mahadlucky7987 SXB SUBSCRIBE ISAAR PLEEES

    • @cosobabdule4695
      @cosobabdule4695 4 роки тому +1

      Muqlkaa wad kagaga dheesheen saxbaday shadiyo iyo fitaax

    • @ahmedbudbud627
      @ahmedbudbud627 4 роки тому +1

      Heestan orjinaalkeda yaa qaado

  • @salmahussein2198
    @salmahussein2198 4 роки тому +195

    Shaadiyooy baayo mcn sidada ku qurux badneyd timaha inaad qaawiso mahayn habibty😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @rayaanruun5971
      @rayaanruun5971 4 роки тому +3

      Warheedhe gawadha markeeda horeeba rooneeda seexamal maguurkaa ugu dare niyawo xishoo ee xaaskaada ka astur dAdka nin masuul ah noqo waa iga ralo hakula talinin inee is qaawiso

    • @fardowsoabdulahimuhamud8978
      @fardowsoabdulahimuhamud8978 4 роки тому

      Xamar gabdha ugu shidan watan kuwa kale masar wan bay isadab wadan

    • @hamdasheikhosmaan6610
      @hamdasheikhosmaan6610 4 роки тому

      @@fardowsoabdulahimuhamud8978 dadka joogaaa waala ogyahay woxoo yahay

    • @amiir2018
      @amiir2018 3 роки тому

      🙏🙏🙏

  • @nimcocali1371
    @nimcocali1371 4 роки тому +145

    waan jclhy dadka isjecel farxada allah idin siyadiyo waligin wada jooga gacalayal💙💙💙💙💙💋💋💋💋💙💙💙💙💙💙💙💙💙💋💋

  • @maxamudmursal3979
    @maxamudmursal3979 4 роки тому +650

    Inta ila aragtay in shadiyo cayishay farta taaga

    • @ahmedabukar7665
      @ahmedabukar7665 4 роки тому +3

      Maya aroos ayeey saan cml ku qaaday ayadoo tints qaabantahay

    • @maxamudmursal3979
      @maxamudmursal3979 4 роки тому +8

      @@ahmedabukar7665
      Shadiyo madax qawis ma u badnayn
      Asturnanta aya u fican lkn ayada ma oga

    • @ahmedabukar7665
      @ahmedabukar7665 4 роки тому +5

      @@maxamudmursal3979 haa waa run asturnanteeyba ku qurxoon tahay

    • @fahmojibriil1808
      @fahmojibriil1808 4 роки тому +5

      Wllhi wxy ku qrx bdn marka ey xijaabn thy👍

    • @shamsoaxmed866
      @shamsoaxmed866 4 роки тому +3

      Hada kahor weey qaawsatay shoowgi aaqil yare ayado uur leh

  • @quruxsanbarrow2374
    @quruxsanbarrow2374 4 роки тому +6

    Asharaafta iyo abgaalku ilen wa isku qurux badan yihin calashaan anu xajigayha asharaaf yehe❤💋

  • @fatimavlogs1234
    @fatimavlogs1234 4 роки тому +68

    sanadahan dadki xumaanta ayay isku jacelyahiin oo ay isagu sacba Tumaan qofka kaa naxaya waa kan wanaaga ku fara ee ma ahan kan keep going ta ku haya oo xumaanta kugu sii hogaaminaya.
    khaatumada alle ha noo hagaajiyo😓

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 4 роки тому +132

    Inta sidayda oo kaleeto kabo la aan ku daabanyso like😂😁

  • @shinoabdi1968
    @shinoabdi1968 4 роки тому +15

    Ii kow shadiyo oo madaxa qawisay lkn waa quruxley masha allah walalaha fitax yare iyo shadiya isku waraa abid

  • @rumanali8923
    @rumanali8923 4 роки тому +38

    inanka inaba cadimaha codkiisa hadii aadka heshay👍👈

  • @fardowsainayusuf2474
    @fardowsainayusuf2474 4 роки тому +95

    Shadia markay inta uu asturan thy ayad qurux bdn thy 👍

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 роки тому

      Fardowsa Ina yuusuf abaayo SUBSCRIBE ISAAR PLEEES

    • @samsamaaxmed2611
      @samsamaaxmed2611 4 роки тому +1

      Sahdiyo sharaf abayo natus maxamed yar macnto wan ku jacelahay Wana ku tageraa wlhy

  • @balqiiz8323
    @balqiiz8323 4 роки тому +11

    Heestan riyo inaa leeyhy ku dareeema ❤️ Inta ilamida like saara

  • @maryamaabdi2485
    @maryamaabdi2485 4 роки тому +58

    Yaaa ila qabo shadiyo timaheda markii ugu horeyay in eey feday mise aniga arkin

    • @maxamedadan8358
      @maxamedadan8358 4 роки тому +1

      Aniga

    • @hodancabdi1669
      @hodancabdi1669 4 роки тому +2

      Anigaa kula qabo lk waxaan ka cotsaneynaaa hadaa nahay taageeraha shaadiyo sharaf ineey mar dabo timaheeda baneeynin waxaan filayaa cotsigaas ineey naga aqbali doon to insha Allh

    • @umuyasmiin1361
      @umuyasmiin1361 4 роки тому +1

      @@maxamedadan8358 ex

  • @adanabey5026
    @adanabey5026 4 роки тому +10

    I can say you two, can make best couple and my advice as a Muslim brother, as a father and as a fun of your union you two guys who want your love to last forever, quit music and live your life in accordance with our religion.
    Thank you and I hope that peace of advice will somehow have influence in your life
    Solute you💐💐💐❤️❤️❤️

  • @janogaleofficiall1046
    @janogaleofficiall1046 4 роки тому +42

    Inta shaaadiYa Qurx KU til maanta Farta TaG ☝️☝️☝️1 kaw

    • @hamdasheikhosmaan6610
      @hamdasheikhosmaan6610 4 роки тому +1

      ☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝wax kaqurux badan alle maba awuurin

    • @hamdasheikhosmaan6610
      @hamdasheikhosmaan6610 4 роки тому +2

      ☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝wax kaqurux badan alle maba awuurin

    • @waadhowrgubaaye713
      @waadhowrgubaaye713 3 роки тому

      foolxumadu ma tusiso xumaan quruxduna matusiso wanaag iyo sharaf midna yaa lakadsoomin

  • @hafsoquruxo21
    @hafsoquruxo21 4 роки тому +34

    Cabdifitax idle yare u cod ega 2020 like lamanaha qarniga ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sharmamoha9220
    @sharmamoha9220 4 роки тому +60

    Hadaad lamanaha qarniga aad jeceshahaye like isaar 🇸🇴♥️

  • @user-sk3kw1mw8o
    @user-sk3kw1mw8o 4 роки тому +17

    Ana uso horeyeey lamanaha sanadka inta tageersan❤️👍

  • @khadaraamin6696
    @khadaraamin6696 4 роки тому +289

    24h gudaheed ale hamigaaga ale hakuu rumeeyo wll subscibe izar

    • @Boi10-j5z
      @Boi10-j5z 4 роки тому

      Wll wankuu saary adna ii saar

    • @safiyadollarofficial3321
      @safiyadollarofficial3321 4 роки тому +1

      Walal subscarib ku saaray isaar adna xasid ma aflaxee

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 роки тому

      @@Boi10-j5z SXB SUBSCRIBE ISAAR PLEEES

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 роки тому

      @@safiyadollarofficial3321 WALAL SUBSCRIBE ISAAR PLEEES

    • @Boi10-j5z
      @Boi10-j5z 4 роки тому +1

      @@abdiadan269 wan kuu sary

  • @RameOnline7
    @RameOnline7 4 роки тому +30

    I'm from Ethiopia Oromia region Ilove you somali music Oromo iyo somali walalkaa kkk

    • @iqlaascali4665
      @iqlaascali4665 4 роки тому +2

      😡😡😡😡😡ithopian xabashi war nadhaaf uf 🤮 🤮 🤮 🤮 🤮 🤮

    • @realsom36
      @realsom36 4 роки тому +1

      @@iqlaascali4665 war xabashi macnaheda mataqaan, qofyahay reer baadiyaha ah.

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi8171 4 роки тому +2

    Best song S iyo A keep going iyo Balanbalis stido bro god job 💯💯💯❤️❤️❤️

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 4 роки тому +1

    Woooooow waxasaa hees laga dhahaa lamanaha qarniga quruxlada leeh farxad ku waraa abiidkiin insha allah ❤❤❤

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 4 роки тому

    Waayadaan anigoo heesaha kawareeganaya oo dhanka wararka iyo wacdiga ubadnaay xaalada jirto aawgeed waatanaa hee shaadiyo iyo cftax agmariwaayay arooskiinii saldhigayee sidaas ugarta. Masar la.anta quruxda waa zaid kusooqari yaahee ❤❤❤

  • @ashaaxmed4396
    @ashaaxmed4396 4 роки тому +4

    Ar yaa ika horeeya war naka xishooda likta dhac iku siiyaaaa idin jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @munirabdiaziz4072
    @munirabdiaziz4072 2 роки тому +1

    Alle haw naxariizto Sahra Ahmed Jamac iyo Abdinasir macalin caydid oo heestan hore u lahaa ❤️❤️❤️

  • @hodanhashi6096
    @hodanhashi6096 4 роки тому +17

    Isha Habartii Yurub geenyo ahayd alaha idiinka hayo 😍 Muqdisho's Finest

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 4 роки тому +17

    Team shaadiyo io abdifitah ismuujiya❣️❣️

  • @faizadiriye8127
    @faizadiriye8127 4 роки тому +1

    Xasuuus Heesti ina esaday mcn Ilahay ha u naxariisto c/nasir macalin saciid warsame ❤️

  • @Ridwaanahmed055
    @Ridwaanahmed055 4 роки тому +8

    Masha Allah axsan Lamane Allah idin xifdiYo❤🌍❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedkhadarchannel2090
    @mohamedkhadarchannel2090 4 роки тому +1

    Kalay iska arag ,,,,ilahy haidin xifdiyo dad igu qaali ah love you guys🇰🇪💙👍👍👍

  • @asaldhalad1105
    @asaldhalad1105 4 роки тому +1

    😍😍😘wow zaami cadde hormar wacan wllkey 😍😍😍

  • @hassankaafiqooyste2084
    @hassankaafiqooyste2084 4 роки тому

    First one ahay like ta haliigu dadalo stay at home people i love this couple

  • @mohamedadan4914
    @mohamedadan4914 4 роки тому +1

    Shadiyo kal iyo laab ku taageeraa
    keep going...😍

  • @mohamedmouna9619
    @mohamedmouna9619 4 роки тому +1

    Wowww MachAllah Shadiyo Sharaf Iyo Abdifatah yare NOLADAA NICE SONG

  • @mucjisoxaaji2146
    @mucjisoxaaji2146 4 роки тому

    Wooooof Caleek Caadi Mahan Quruxda iyo Jaceelkaba Maasha Allaaaaaaaaah

  • @riyaqcookingandcleaning
    @riyaqcookingandcleaning 4 роки тому

    Shaadiyo abaayo walahi gabasaarta ko qurxuuntahay keep going lamanaha 💖👈

  • @qqurux2gm225
    @qqurux2gm225 4 роки тому +1

    Ar shaadiyo quruxleey noqotaya m.a hees waxbadan an sugaaay ❤❤❤

  • @aminaquneahmet2989
    @aminaquneahmet2989 4 роки тому

    Wowwww waad naga jaariseen heestan waan suugayaneee axsan hees jeceyl

  • @hafsaabdixarago7796
    @hafsaabdixarago7796 4 роки тому

    Saacan iyo qaawisaa saas kuuma maleyneen shaadiya sister waa laga ilbaxay tin qaawin tan kle adiga had marwo ayaadba noqotay haku dayan maana wiiftooyinka thank you♥️

  • @cadeey4502
    @cadeey4502 4 роки тому +1

    Masha Allah wllky iyo dumashidey cdy isku wara 😍😍😍🙏😍

  • @husseinmubarakhusseinmubar7807
    @husseinmubarakhusseinmubar7807 3 роки тому

    Wacaan dihii karaa waa dabtanolasha.
    Mansha,Allah abdifatah 100% cootkisa waa mid halasi ah.

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 4 роки тому

    Waaw caadi maahan WAAD kabaxsaten guul Iyo gobanimo super and sharaf 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @ardoolow2482
    @ardoolow2482 4 роки тому

    Mansha Allah shadiyo iyo Abdi/fatax lamano aan jecelnahy.

  • @superlula2674
    @superlula2674 4 роки тому +1

    Wow shacniga quruda idinka muuqata codka duubista garacista intuba caadi maahan noolada lamanah

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 4 роки тому +9

    First person ay notification usoodhacday ahay like isaara dee ❤👍❤

    • @Boi10-j5z
      @Boi10-j5z 4 роки тому

      Subscribe ii saar wll adoo mahadsan

  • @hodancabdi1669
    @hodancabdi1669 4 роки тому

    Waaaaw msha Allh illaheey hadiin barakeeeyo insha Allah

  • @fartanor5038
    @fartanor5038 4 роки тому

    M.a shadiyo baryahan indha igaqaqabanosa quruxley ee noqotay❤❤❤❤

  • @shireabdullahi1222
    @shireabdullahi1222 4 роки тому +7

    Qofka og ninka rerkisa xumanta rali oga ah inu yahay dayuus like sar

  • @hibaali3498
    @hibaali3498 4 роки тому

    Waa lamaanaha dunida uku bilicda wayn allow iskukeenbarakeey my bro and my queentayda

  • @najaxabdirizak9064
    @najaxabdirizak9064 4 роки тому +1

    Wwooww Laman qaenig keep going🙏🙏🙏❤❤❤

  • @foosiyomahamud7270
    @foosiyomahamud7270 4 роки тому

    Masha allah lamane isjecel ilaahay ha isukiin xafido Allahuma amiin Allahuma amiin Allahuma ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @Abdulahi-1
    @Abdulahi-1 4 роки тому +3

    Finally hestaan iin la soo cusbonaysio wax badan aan sugayay😂❤️❤️

  • @boqorkaumada9562
    @boqorkaumada9562 4 роки тому +2

    Shinbir bo shinbirkiisa la duula fanaan faanle aroosi karo 🙌🙌🙌

  • @robleadow7844
    @robleadow7844 4 роки тому

    Abdi fatah yare iyo Haskisa shadiya Sharaf wanii salamaya salan kadiib Love Your nileyaxay brther

  • @kaltunfarax9764
    @kaltunfarax9764 4 роки тому

    Mansha Allah lamaanaha qarniga isku waara abidkiin waad isku nuuraysaan mansha Allah

  • @asiye717
    @asiye717 4 роки тому

    Shadia inay timaha qawisato ma ahayn heesta way ka baxsadeen 👏🏻👏🏻

  • @sheikhcabdisheikhcabdi520
    @sheikhcabdisheikhcabdi520 4 роки тому +24

    abayo mcn shadiyo masha Allah fanka waxbadan ayaan kaafiirsanaayay lkn adigoo tinta qaawinaayo kuguma arag waxathy gabar muslimadda iskadaa please waa iga waano

  • @amiitaalove8117
    @amiitaalove8117 4 роки тому +2

    Lamanayasha❣🙋‍♂️👌👌👌
    Style👌
    Codadka👌
    Laxanka👌
    Xogaaa musica €€€€

  • @mamixabibti9256
    @mamixabibti9256 4 роки тому

    Wuuuwwwww cadi maha cok mcn Alle ha ku xafito inolow intey Nolol jirto

  • @husseinabukar7723
    @husseinabukar7723 4 роки тому +28

    Shaadiyo waxaa nasiib darro ah in intaa single aheed timaha ku daboolna jiren maanta aad marwo noqotay timaha banesato
    Any way isku waata

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 4 роки тому +3

    Masha allah shaadiya iyo abdi fatax arooskiinii wuu saldhigtay lovely couple❤️🌹

  • @zabriinamohamed4269
    @zabriinamohamed4269 4 роки тому +3

    maanta dhan sugaaye hees taan lamaanaha qarniga waana idin tageeraa ilxun idinma aragto wllhey ❤💋

  • @drsfaatima6307
    @drsfaatima6307 4 роки тому +1

    Ayyyyyy Lamaha muqdisho waad ka baxsanteen

  • @yaskahersi3515
    @yaskahersi3515 4 роки тому

    Mansha allah alle hay sukiin daayo mansha allah walaahi waan idinku farxaa mansha allah

  • @mushtaqchannel7646
    @mushtaqchannel7646 4 роки тому

    Subxana laah shadiya yakala taliye in ay madaxa qawiso bisinkee abaayo waxaan kala talinaa in adan tinta qawinin insha allaah

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 4 роки тому

    Labad fanaan wa marki ugu horaysay ee aan maqlo aad iyo aad ayuu codkoodu ii soo jeetay wa laba cod macan

  • @rasmiruun6932
    @rasmiruun6932 4 роки тому

    waaw kal iyo laab wlhi wan idin salaamay lamaanaha quruxda badan👌👌❤❤❤👈

  • @abdishukriomar3705
    @abdishukriomar3705 4 роки тому

    Wlhi aad baan uga farxaa Markaan arko lamaane is jacel.
    Ilahay cadhow idhanma tuso insha Allah
    Farxad iyo rareeyn kuwaara

  • @queenlovelychannel6823
    @queenlovelychannel6823 4 роки тому +1

    Shadiyo qurux xijabka ku dadaal marwo ninkaga xushmey xijabka ❤️

  • @stylishgirl5935
    @stylishgirl5935 4 роки тому

    Allow isku daa inta nololi jirto wa bil ramadane way isku qurux badanyihin maasha allah

  • @cabdulaahiqasiirofficial8864
    @cabdulaahiqasiirofficial8864 4 роки тому +8

    Shaadiyo markey ookiyaalaha wadato xamda quen maso xasuusatay👌👌❤💯

    • @liiliijiyeliiliijiye8551
      @liiliijiyeliiliijiye8551 4 роки тому

      Haaa wlhi hamda Queen ayayba u Ekaatay markee okiyalaha xirantahay

    • @liiliijiyeliiliijiye8551
      @liiliijiyeliiliijiye8551 4 роки тому

      Qoftas Queen eheed waa iska jeclaa tlhi Cod iyo Qurux blse Fanka waa ka fariistay hada Turkey ayee jokta Sweden ayey u socotaa

    • @cabdulaahiqasiirofficial8864
      @cabdulaahiqasiirofficial8864 4 роки тому

      @@liiliijiyeliiliijiye8551 haa wlhi waa qofka kliya aan hargeysa kadawan jiray

  • @niceabiib8950
    @niceabiib8950 4 роки тому

    Maasha allh bartered dhigteen duubistna kasii daran

  • @amrandahir5430
    @amrandahir5430 4 роки тому +2

    Waw 😍👩‍❤️‍💋‍👨♥️😘 idin jeclahay Dadka is jecel waka danbeya dhal jeceyl Team muqtisha gacantina like haga xasdinna

  • @aishaalicia1794
    @aishaalicia1794 4 роки тому +1

    mansha allah Beautiful family ilaahey ha idin barakeeyo ameeeeeeen yaa allah

  • @Fadna-.-
    @Fadna-.- 4 роки тому +1

    Lamanaha qarniga wada noladoo nacab ka nabad gala❤️❤️

  • @abdiwahab5915
    @abdiwahab5915 4 роки тому +1

    Abdi fitaax iidle yare bu u cod eg yhy 🙏🏻🇸🇴

  • @kadijaabdilahi1395
    @kadijaabdilahi1395 4 роки тому +11

    Msha alalh Shaadiya sharaf iyo xajigeed msha allah I love you shadiya❤️❤️❤️❤️

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 4 роки тому

    Yurub geenyo xaasid wiilka weey naga bahdishay waagii bal arag quruxda maanta uuleeyahay wow shaadiyo iyo xidigeeda isku waara waligiin

  • @mohamedkhalif8216
    @mohamedkhalif8216 4 роки тому

    Wooow mnshllh viva lamanaah qarnigaa Abdi fatah iyo shadiyoo sharf

  • @quruxdumarwaaxishod7949
    @quruxdumarwaaxishod7949 4 роки тому +1

    Wagii yurub genyo uqabay si ayu wax u ahaa masha Allah hada wiil yar dhal dhalal kiis ayaa ba xaayo gabadhii ninkeet iyo ubad ked ayaa laga daremaa isku waara abid ilaa iyo boqolal sano insha Allah

  • @abdullahiadammohamed230
    @abdullahiadammohamed230 4 роки тому +1

    Wuxuu sabanno badan geelu
    Saynta u ruxaa
    Mar uun baad Sasabaniyo
    Siyow ka cabbi doontaa
    Anna waxaan saqaafaha
    Iyo sahanka caashaqa
    Saymaha u marayaa
    Waa si aannu u kulannee
    Jaceylkii sacabbo furan hooyaa!
    Ayaankeen barisamaad helayey
    Aroos-keennii sal dhigayey
    Sidaas ku garoo la soco eey

  • @nimcomahmed4552
    @nimcomahmed4552 4 роки тому +3

    Wey isku qalman shacdiyo iyo abdi isku waraa ❤️❤️

  • @hodandajan3668
    @hodandajan3668 4 роки тому

    Shaadiya way dagtay in tay guursatay mansha Allah allahuma barak

  • @abdinaasirabdilaahi2993
    @abdinaasirabdilaahi2993 4 роки тому

    M.a aadi ma aha bro shidnan waaye sxb lagaartay bro keeb going

  • @fatima_qurux27
    @fatima_qurux27 4 роки тому +4

    Cadi ma ahan shadiyo iyo abdifatah 🔥❤❤❤hit song

  • @saafihassan3418
    @saafihassan3418 4 роки тому

    Waaa mrkii ugu horeysay ee aay baneyso

  • @monahassan809
    @monahassan809 4 роки тому +2

    Wajigeda qurux MashaAllah 💐🥰🇸🇴

  • @deeqaxmed5210
    @deeqaxmed5210 9 місяців тому

    KKKKK GEEL IYO SEEF XAGAY ISKA SOO GALEEN WAAR SAYN DHEH

  • @aniilahassa2538
    @aniilahassa2538 4 роки тому

    Caadi ma ahan uf 😍😍😍😍💃💃

  • @rayanruuxi9455
    @rayanruuxi9455 4 роки тому +2

    MnChlh lamane quruxbadan alle ha idin xafido ❤❤❤❤💋💋🔥

  • @xamdamaxamuud6282
    @xamdamaxamuud6282 4 роки тому +1

    Maaasha Allah qurux badanaaa inanty😘😘

  • @quuendeeqa2743
    @quuendeeqa2743 4 роки тому

    Msh allah wlshy isha cadowga alleh ha idinka xijaabo

  • @mimowbeautyarts621
    @mimowbeautyarts621 4 роки тому +6

    M.a Allaha haidn xafido Family ka qarniga Waa idin dageeraa I ❤U 😘😘😘😍😍

  • @husseincabdulahi370
    @husseincabdulahi370 4 роки тому +1

    Bilinbaalis weykalakacday booskeedii hore bey xajisatay adinkana liketa yaan lakaxasdin

  • @miskihaji2832
    @miskihaji2832 4 роки тому +6

    Lamanha qarniga shadiyo abdiftx mnshllah iskuwara 😍💋💋💋

  • @johnbom2137
    @johnbom2137 4 роки тому

    allaah yacizk shadiyo iyo ft clfitaax wllyaal sharaf iyo ciso kuwaara

  • @fathimaahamad6841
    @fathimaahamad6841 4 роки тому

    Waaaw kalay iska arag hees macan iyo dad isku qurux badan cadawgina u nolada ❤️❤️👫👌

  • @ramlaaxmed9549
    @ramlaaxmed9549 4 роки тому

    Shaadiyo tintaada qarso cawrada dumarka waa tinta asturnanta ku qurux badantahay waa tahay shaqsi nagu qaaliya jecel aan kuu qabno lee waaye xabbti😍😘

  • @hibonuura349
    @hibonuura349 4 роки тому

    M,a habo c/fitax&gabadheyda shadiya qoyskiin hajiro💑👏💗