NASIIB ALI | SIDEYDII MAKUU DHIBTAA | Hees Qiso Dhaba Laga Sameeyay 2020 (Official Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 тра 2020
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.ua-cam.com/users/TusmoTv?su...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2262460459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
    MIDHAHA:AXMED MARAXDIIR
    LAXANKA :NASIIB ALI
    MUSIC : AL FANAAN TAHLIIL YARE
    DIRECTED BY:HERSI ABDIRIZAK
    CAMERA: ABDULLAHIKING
    EDITED:CABDIQANITUSMO
    PRODUCER: TUSMO FAMILY
    MANAGER: M.ABSHIR

КОМЕНТАРІ • 618

  • @Tahliilyare
    @Tahliilyare 4 роки тому +474

    Nasiib legend banaanka ku dhacay 🙏❤️ waxba lagama qaban karo 😍 Team Tusmo ✊

    • @ruuzidaimond7097
      @ruuzidaimond7097 4 роки тому +2

      Tahliil Yare legend well done

    • @Tahliilyare
      @Tahliilyare 4 роки тому +3

      DHUUX LYRICS ❤️🙏😊

    • @kingkorNel77
      @kingkorNel77 4 роки тому +5

      Tahliil Yare
      War nio Musition Miyaa noqotay Rag Badan baa godkooda Biyo Ugu soo galeen Marka😂💪

    • @asmaaawil6015
      @asmaaawil6015 4 роки тому +1

      tahliil yare abti xag kasta wn ku wataa fankuba waa adiga

    • @maslahstudio5872
      @maslahstudio5872 4 роки тому +2

      Beeat and drum base organ
      Tahliil is the best music i liked drum base

  • @abrahmanmohamed9637
    @abrahmanmohamed9637 4 роки тому +189

    Intii Aamintay inay heestani dareen dhaba tahay🤦‍♂️🤗😍

  • @CadeQarawe
    @CadeQarawe 4 роки тому +349

    *Waàlidkaaga janada ilaah hageeyo ilmo qeyrqabana ilaah hagu siiyo haddaad ilmo haysto ilaah hakuu barakeyo wll iga farxi ilaahey waxaad ku faraxdo ha ku siiyo inshalh wll ha iga xasdin inaad like isaarto*

  • @Ishqi_yare
    @Ishqi_yare 4 роки тому +57

    Wllhi heestani waa hees aniga i khusaysa run ahaantii waxaan filayaa inaan wax ii Tari doonto guulaysanaa insha allah 😢

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 4 роки тому +23

    Nasiib Ali Codkiisa ayuu fanka ku joogaa aabo ilAhay Amarkii wax laga Qaban karaa iska yar Hor usoco Legend kayga waan ku Aaminsanahay♡🙏🔥

  • @gapriaclyrics551
    @gapriaclyrics551 4 роки тому +38

    Xaasla fahmi kara qoftiisa jecel
    Nasiib Ali keep going🙏❤

  • @calisomali1447
    @calisomali1447 4 роки тому +15

    Waa gabar fariin ah wlh wa jeclhy gabdhaha raga meel iska saaro keep going gabdha qisadan ku socoto xqadada qofna hka wareersan adeer 😂😂

  • @anisoyusuf1826
    @anisoyusuf1826 4 роки тому +3

    Intii moraan idiin dhaxmaray dhabtii iyado kardaran sii Aadan ugala guiin dhalesha ma qadataaaa 😓😭hadaal niin weyn wallahi nasiib in in the house horey uu soco 🥰🙏💯💯💯

  • @bahjamohamad7388
    @bahjamohamad7388 4 роки тому +28

    Nasiib ali♥️ fanaan duco iyo habaar tona ubahneyn🤣♥️

  • @ugaaz
    @ugaaz 4 роки тому +127

    Qofta intee jikada ku maqneed maa lagu kala baxay? 😂 This what we call Xan-Fresh ah. Caafiyo Wlhi 😂🙏🏽🙏🏽

    • @abdirisackadan9005
      @abdirisackadan9005 4 роки тому +2

      Sxp xanaaq bee la kacday ee Jikada ma jirto🤣

    • @ugaaz
      @ugaaz 4 роки тому +2

      Abdirisack Adan oo ninka horay ayeeyba u taqaanaye indho adkaa !!! Barasho Wanaagsan kulahaa 😂🙏🏽

    • @faizafilsan7485
      @faizafilsan7485 4 роки тому

      Hhhhhhhhhhhhhhhhh waad iga qosliday wlhi

    • @amaalxarigle8268
      @amaalxarigle8268 4 роки тому

      Hhhhh can fresh still 😂😂😂😂

    • @marwolibaan4769
      @marwolibaan4769 4 роки тому

      Yep wlhi wax ma ogo ayada kkkk

  • @bogacdproductions8924
    @bogacdproductions8924 4 роки тому +33

    From turki one like ilove somli song•♡♡

  • @kaafizosaed7623
    @kaafizosaed7623 4 роки тому +14

    Somaliyeey waad hurudaan maanta anaa u horeeya yes ciid wanaaagsan idin leeyahay dhamaantiin😘🥰💋

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 4 роки тому +1

      Waanu soo jeedan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nasrofarah9231
      @nasrofarah9231 4 роки тому

      @@Suhuur1hh abyo haa waan soo jeedna ee ayadaa hurudo iskumana jeedo 😂😂😂😂😂hurudoow hurdada ka kac dheh abyo 😂😂😂

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 4 роки тому

      @@nasrofarah9231 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @SadiikSindi
    @SadiikSindi 4 роки тому +18

    Eid Kareem Inti Aragta.
    Walle loma kala hadhin hadaan kaso harmaray Respect👍💯One love 🇸🇴

    • @nasrofarah9231
      @nasrofarah9231 4 роки тому

      Sadik hassan maadaama aadiga soo horeysay waa inaan kuu saaraa ileen waad uqalantaye wll guulyso

    • @SadiikSindi
      @SadiikSindi 4 роки тому

      aadiyo lixaad Mhdsnd Hppty Sharaf iga mudanthy
      Respect-ga aad imu jisay markle thank U so much

  • @dadinhoferai679
    @dadinhoferai679 4 роки тому +7

    Hesaha madhageysto balse hestan waan darema xaskyga anigoo jecel misna xilikasta dhawac igarsisa wana usabra wayo aadban ujclhy😴😧😧😧😟😟😟😢😢

  • @danahedataqaano6586
    @danahedataqaano6586 4 роки тому +19

    Best fanan wlhi Nasiib Caadi ma ahan Horay usoco 😥❤

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 4 роки тому +56

    Naagta waxaanoo nin ah ka cabaajisaa halknn ka salaamyo abyo inta lagaa oohin lahaa adi ka oohi jaaw😁

  • @raadyarahmed9140
    @raadyarahmed9140 4 роки тому +9

    Waaaaaw nasiib Ali baram xaleeg 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👈❤❤❤❤❤fanaanka kaliyeen Nairobi kataageero runtii heesahaga aadbaan udhagaystaa

  • @amalmuminabdi2263
    @amalmuminabdi2263 3 роки тому +7

    Inta sideyda cml aaminsan inay heestan dareen dhap thy liket 🙈❤️😹🙏

  • @azmarnuweri4805
    @azmarnuweri4805 4 роки тому +23

    Si aydaan ukala dhamaan adigu khaladkiii dhaciyo dhaliisha ma qaadataa 😔

  • @kubadacagta4329
    @kubadacagta4329 4 роки тому +12

    Wallee Meeshaan Legend Yaal Ayaa Isugu Tegay🙏
    Well Done My Boys ✌️

  • @mahadofficial2439
    @mahadofficial2439 4 роки тому +7

    Nasib ali wa fananinta fara ku tiriska ah oo fanka wx bdn kuso kordhiyay keep going bro

  • @queennaciimo1268
    @queennaciimo1268 4 роки тому +15

    Wlhii tani anigey iheesata heestan waxa uu moda in aniga qalbigeyga laga soo xadey lakin adi dumar ayaa uu bedeshay 😪😪😪😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @ahmedzacki770
    @ahmedzacki770 4 роки тому +15

    Heestan dad bdn ayii tabatay hadalkisa dhan jaceylkeygi hore aankuso xasuustay xaqiiqdi inti ila midana wii dareemi karan🤔🤔

  • @iftinkhaac5435
    @iftinkhaac5435 4 роки тому +66

    nasiib cali my favorite singer the most underrated singer

    • @Shafat_studio
      @Shafat_studio 4 роки тому

      Tan way iga gadantahay Nasiib legend si dag dag ah ha iila soo xiriiro Hobolka.

    • @princemoha1086
      @princemoha1086 4 роки тому

      He ain't underrated broh stop misusing the word

    • @lovelylovelyabunchlovely5053
      @lovelylovelyabunchlovely5053 3 роки тому +1

      @@princemoha1086 Of course he is and he will be

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 4 роки тому +76

    Waxan halkan hambalyo ugu diraya sxbky tahliil yare haduba music gan tumayba jilaanimo uu ka bilaabay heesa uu noqday laxamiiste uu noqday erayada uu sameystay hadana music buu tumaya mudo 4sano gudahood guuleybo bro🙏🙏

  • @adnanhaji2478
    @adnanhaji2478 4 роки тому +15

    Eid Mbrek Somali Mohamed
    Ad baan u salama abdiqaniTusmo a
    #TeamTusmo
    Eid Wngsan

  • @hanadhassan807
    @hanadhassan807 4 роки тому +5

    Walahi waxan waliged laga hadlin ayuu kaheesay Nasiib brotherkeyga Talentka lagu shegaayo waa kan wlhi fanka kuubaahan walal 🙏

  • @Hassan-qk8kl
    @Hassan-qk8kl 3 роки тому +3

    I,m from Egypt...
    Anyone who are here searching for this 2020.?

  • @saynabmaxamed3764
    @saynabmaxamed3764 4 роки тому +12

    Hees funny ah horey u soco wllky mcn 🏃‍♂️🏃‍♂️❤❤❤

  • @tatikoofficial7149
    @tatikoofficial7149 4 роки тому +3

    Whi hewstaan way iga gadanthy waxaasoo kalaa lagaa yiraahdaa keep goin team tusmo

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 4 роки тому +73

    Qofkii labad ayaan noqoday likta dhac ku siiya inta iga danbisa🤣🤣🤣

  • @weheshoofficial5446
    @weheshoofficial5446 4 роки тому +190

    Hada Ka horbaa sxipteydah an adka isku jeclyn ayaa anoo wada fadhino Wil an sxpo nhy so wcey kdb baa igu dhahdey wiilkan wuu irabah ee la hdl xeydarw kdb wn la hadley gabdhan waa jclkygah ee iska daah ban dhahay kdb anigah safar ban aadey kdb asgah guursadey waa tii igu yabka badneyt nolosha an la kulmo heestan xssba iga lisey wlhi

    • @ilyasosman4964
      @ilyasosman4964 4 роки тому +4

      haydar abdullahi cajib waa sheyka layaab leh

    • @ayushabdirahmam7542
      @ayushabdirahmam7542 4 роки тому

      kha imin e ahyen 🤨

    • @weheshoofficial5446
      @weheshoofficial5446 4 роки тому +10

      @@ilyasosman4964 sxp mcne sheygan jclka la dhaho ma ahn mid sahlan wlhi qfkii nolosha isku fhntane wlhi wx Ka mcn bdn mlhn sxpkyw

    • @weheshoofficial5446
      @weheshoofficial5446 4 роки тому +4

      @@ayushabdirahmam7542 sas lma dhihi kro wllo lkn wxa hubah wli in ay ijcahahy lkn wx an la ybo ayy noqdeen wlhi

    • @drsubax7448
      @drsubax7448 4 роки тому

      Noloshaaba Iska nuucya bdn

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 4 роки тому +4

    #NasiiB CaLi wLHi waa La yaabay
    #Ereyadu mazkaxdyda way ka waynaadeen Madaxaan qabzaday 🔥
    Waa #Bkyga Nairobi 💯🖤

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 4 роки тому +9

    😂😂😂😂😂Waa qoslay wlh sideeyda makuu dhibtaa ku lahaa

  • @abdirahmankayse9941
    @abdirahmankayse9941 Рік тому +4

    Intii muran idin dhex maray 😔
    Dhabtii iyadoo gardaran🤧
    Si aydaan u kala dhamaan
    Adigu qaladkii dhaciyo
    Dhaliisha maqaada taa 😪
    Waa hees dareen keeda wadata runtii

  • @mohizkadirmohamed7741
    @mohizkadirmohamed7741 4 роки тому +45

    Nasib Ali fanan xushmad loo hayo
    Intii xushmad ihaysa like ha idin ka arko

  • @ElmiWareMedia
    @ElmiWareMedia 4 роки тому +3

    Caadi ma ahan heestaan big Respect saaxiibkeey fanaankeyga Abwaan Nasiib

  • @zaminazharma9245
    @zaminazharma9245 4 роки тому +6

    Wadka baxstay nasiib✌🏾😍

  • @amiishamankah4259
    @amiishamankah4259 4 роки тому +6

    ANAY IGU DHEESHAY MAREE SIDAYDII MAKU DHINTAA😣NASIIB IN THE BUILDING 👑💋

  • @Hamiipictures
    @Hamiipictures 4 роки тому +3

    Hirsi Abdirizak ,maryam, nasib Ali nice work fam 😍😍😍😍

  • @saaficadey88
    @saaficadey88 4 роки тому +8

    Hhhhhh wlhi umad ma ahn wla is keynay 🤣hrta ani wan ku murmaa mar marka qaar Allah idaaye my huti❤💯 sideyda makuu dhibtaaaa kulahaa haaa🤣

  • @the_smiling_3644
    @the_smiling_3644 4 роки тому +4

    Cumamada lama si heysan karro... waan kugu tuuray...u nailed it man

  • @dr.abdirahman3068
    @dr.abdirahman3068 4 роки тому +4

    best song about marriage, who agree it?

  • @araweelo2940
    @araweelo2940 4 роки тому +2

    Heestan wax fiicnay in qof dumar qado in tii qof jacay dhaba u qaban mar walba qalbiga ka jabiyo ila murugoda 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
    Qofkaa jaceshay haduu mar walba ku dhawaco waa xanuun

  • @abdirahmankayse9941
    @abdirahmankayse9941 4 роки тому +6

    It is a song that really talks and I really enjoyed it @Naziib Ali go forwarde

  • @r2nproductions712
    @r2nproductions712 4 роки тому +2

    Wallee anee ii gaartahay heestaan nasiib yare legend ayaa tahay brother

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 4 роки тому +88

    *CAR HADAAD GEESI TAHAY XAGA HOOSE EEG*
    ❤Wllo Waan Kujeclee SUBSCRIBE Isaar ❤❤

    • @Dooxajoog
      @Dooxajoog 4 роки тому +1

      Sxb waa mudantahay waxaan ana waxba igu ahayn adna faaiido kuu ah

    • @fadumoabdisalam6918
      @fadumoabdisalam6918 4 роки тому

      Wll wad mudantahy waa ku saray waa waxan wax iga dhibeyn adna wax kuu galo haleys caawiyo qof kastoo soomaliya wan jeclahy hormarkiisq

    • @halimaabdi3725
      @halimaabdi3725 4 роки тому

      Wll waaankuu saaaray waliba hadiii aaan helikaraayo kunbaan kuusaari lahaaaa

    • @shatareytahalilgabshe470
      @shatareytahalilgabshe470 4 роки тому

      Wan kuu saray

    • @munaboodbootaan6654
      @munaboodbootaan6654 4 роки тому

      @@halimaabdi3725 FaRiittt ZiSTeR ❤✌

  • @nuurdiingoley2475
    @nuurdiingoley2475 4 роки тому +4

    Nasiib cali leGend banankisa ku dhacay lpx keep going❤👏👏

  • @maxamedmataan1970
    @maxamedmataan1970 4 роки тому +5

    Abwaankayga Axmed Mayraxdiir..🙏

  • @husseinmohamed5231
    @husseinmohamed5231 4 роки тому +4

    M.a Hees aan inaba caadi ahayn bro masiib ali keep going bro❤❤❤❤💔💔🤦‍♂️🤦‍♂️💔😭

  • @zamiinhabdi6647
    @zamiinhabdi6647 Рік тому +1

    3years ago 🤟 29/june/2023 cidii dib uso dhehatay o iga dambaysa heskan ereyda iyo murtida xambarsan wa salamaya✋😂

  • @aaminahashia9285
    @aaminahashia9285 4 роки тому +4

    Qoftas waaa lacibady wasalamy sa dhib waligod asxn ha usamyn

  • @talasamecaliciise5279
    @talasamecaliciise5279 3 роки тому +1

    Qisad hestan qofki daremay liketa ha igu tuso

  • @xadaari129
    @xadaari129 11 місяців тому +1

    HEES XAQIIIQA HADAD MAR WALBA SOO BOOQATO LIKE 😢❤

  • @shakraTahliil
    @shakraTahliil 3 роки тому +1

    Nasiib ali
    Xaaska dhibka badan
    Tahliil yare
    Tusmo
    Waan idin salaamay

  • @adnan-il2nf
    @adnan-il2nf 4 роки тому +6

    Balo jecla somalidu mid walba aynay igu dhacdey iska so jarey 😂from lascanod ❤️

  • @idirisfaracadde9646
    @idirisfaracadde9646 4 роки тому +2

    Caadi maaha Jilaanka Hessta caadi amaaha Xaqiiqatan
    Ereyada ahmed
    Laxanka .nasiib
    Musiga .ibnu tahliil
    Hambalyo Ibnu tahliil yare Hadaa muusiga nuugu dartay kaalintii aabo Waad ka dhabaysay
    Xayaaka allah tusmo filimiz

  • @amirhonest4238
    @amirhonest4238 4 роки тому +2

    Heskaan micno buu kufadiyaa ,Dib radis iyo kalsoni daro radis wa laga ficanyahay 👊💯

  • @azmazheikh6852
    @azmazheikh6852 4 роки тому +3

    Heesta wlhi xasuus hore daremay anaa waligay i laawayn nasiib cali faanaan aan jeclhy

  • @abdullaahimuuse4262
    @abdullaahimuuse4262 4 роки тому +3

    Wwwwwwww hees iga dheh legend nasiib ku amiin sanahey wlhi boqortoyo

  • @luqmanhashi1536
    @luqmanhashi1536 4 роки тому +4

    Heestan XaQiiQo jirto ayay Ka Hadkaysaaa wlhi🥺🥺

  • @abdikaniahmed105
    @abdikaniahmed105 4 роки тому +1

    Intiii muraan indaax mari runti ayadhoo gardarn dalishaa maqadhataa arayadhan ayan kkeli ,, Nasib legend

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 4 роки тому +10

    #Lyrics Sidaydii Maku dhibtaa
    Markii Dhayel iyo Fudayd
    Qof Aan Isku Dheerniyo
    Jaceyl Hore Iga Dhaxlo
    Qofkas Dadka Kaaga Dhow
    Anay Igu Dheeshay Mare
    Sidaydi Ma Ku Dhibtaa
    Khilaaf Inay Dhashaa
    Ado Iska Dhowro Oo
    Dharaar Qura Eed Ka Galin
    Miyaydan Dhowr Jeer Hishiin
    Iskeed Ma Ku Dhawacda
    Intii Muran Ini Dhexmaray
    Dhabtii Iyadoo Gar Daren
    Si Aydaan U Kala Dhamaan
    Adigu Khaladkii Dhiciyo
    Dhaliisha Ma Qaadata
    Adoo Dhagar Aan Laheyn
    Oraah Wax Dan Taashiyo
    Runtii Cay Lagugu Gurey
    Adoon Ka DhawaaJin Eray
    Sidaydii Dhabaradii Dulqaad
    Maku Dhiirataa
    Amuur Ka Dhine Riyada
    Adoo U Dhamaystiroo
    Runtii Dhiiri Galin Ka Mudano
    Dhareere Ma Kuu Dhahdaa
    Wax Aan La Dhagaysan Karin

  • @muhidinaden6506
    @muhidinaden6506 4 роки тому +3

    Woooow MashaAllah 🙏 best song and the video 😍🙏

  • @fantasticboyofficial1833
    @fantasticboyofficial1833 4 роки тому +1

    Cajiib cajabnaaa wlhi heestan inay iiga hadleyso moodaa Abwaanka heestan sameeyy cimri dheer U Rajeynaa & cibaado suuban Aniga Ayuu iiga turjumay Allh sharfo

  • @sarfatiisabaaqalhi5265
    @sarfatiisabaaqalhi5265 4 роки тому +1

    Wlhi heesta melbay tabnaysa wxaa garan kara qof soo gadhay dhitadaan oo kale waa kaga mahadnaqaa wll nassib Ali shukran wxaa thy halka fanan ee aan kufano Allah ku dhowro brother ok

  • @mohamedhuseinmohamed8570
    @mohamedhuseinmohamed8570 4 роки тому +3

    Heestan markay 1m gaarto like isaar

  • @shuushunasir3860
    @shuushunasir3860 4 роки тому +9

    Dhuuso naxdin leh aaaaa 😤😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kaligeedtashato7496
    @kaligeedtashato7496 4 роки тому +2

    Waw music tahliil yare waxba lagama qaban kro 😘😍😘keep going boowe waxba lagama qaban kro

  • @kiinmohamud8631
    @kiinmohamud8631 4 роки тому +4

    Hersi ninka jilinka ku wanagsan🔥😘❤️🌹

  • @jaamacfool8287
    @jaamacfool8287 4 роки тому +1

    Waaaw hees macan
    Waxaan si gara ugu hambalyan musishinka deda yar tahaliil yare

  • @walalmohanad7374
    @walalmohanad7374 4 роки тому +5

    Hees iyo baDh💯🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @muhanadjr2938
    @muhanadjr2938 2 роки тому +2

    hees lamoodo.iny aniga iquseyso wnla.ilmeyey really legend nasiib 🙏🤞😢

  • @abdiwalisayidka1009
    @abdiwalisayidka1009 4 роки тому +5

    Fav. Musician ❤

  • @abdifatahabdulahi6578
    @abdifatahabdulahi6578 4 роки тому +2

    Waaw nasiib Ali is back

  • @israaxmed6006
    @israaxmed6006 4 роки тому +7

    Qofkaad jeceshahay waxkazta dartii waad usamaynaysaa wllhie😔 dhabtii iyadoo gardaran si aynaad ukala guin dhaliisha ma qaadataa

    • @samiraibrahim6201
      @samiraibrahim6201 4 роки тому +1

      Haa walhi anoo danbigi lahyn dusha saartey xitaa la iga aarsadey waan qatey inan eeda qaato weliba raaligelin bixiyo manta waxyera goan uga qaatey alx qalbi xasilon

  • @mariamnoor1558
    @mariamnoor1558 4 роки тому +2

    Dum Qaali hool adag baa qabateen❤️🙏

  • @kadirmedofficiel7955
    @kadirmedofficiel7955 4 роки тому +3

    Wata wataaa 👏👏👏👏 hees iyo abahad waaa 🥰diaspora 🙏💯

  • @haldhaaqurux8078
    @haldhaaqurux8078 4 роки тому +3

    Best song in 2020❣😥

  • @kowsarkin8238
    @kowsarkin8238 4 роки тому +4

    Woow keep going nasiip cli prd❤❤💋🙏

  • @amalsalebanrobleh6562
    @amalsalebanrobleh6562 4 роки тому +3

    Nasib Ali waa rijal dhamaystiran dulqad ixtiram dacadnimo qurux

  • @hakiim7408
    @hakiim7408 4 роки тому +3

    What a song. Ilahey ima dhaho jaceylkas oo kale, gabadh isku keey kiibriso maba lasii shekeysto mana raali galiiya xita hadan qaladka aniiga leyahay oo ay igu aragto waxey dhiibsato. Ayaadana iraali galiso macane iga rali noqo ana waaxan jiriin amiiney xbbi.🤭😥🤭😥🤭

    • @leilailmi718
      @leilailmi718 3 роки тому

      Taaas maku faraxsantahy adiga in maalinkasta lagu raali galiyo oo aad xaq dadka cunto

  • @hamdadiamond845
    @hamdadiamond845 3 роки тому +1

    Fav one♥️🔥

  • @a.darovic112
    @a.darovic112 4 роки тому +1

    BiG FanaN Waka Hayna✌🏻❣

  • @zhaaftooleh1141
    @zhaaftooleh1141 4 роки тому +4

    Muzic CaJiiBa
    TaHLiiL Yare 💯

  • @jiibziinkhaan3003
    @jiibziinkhaan3003 4 роки тому +5

    Heesta heesaha wale way iga gadan tahay

  • @nuurkaskey2437
    @nuurkaskey2437 4 роки тому +2

    Nasib ali horey usoco adiga temi tusmo films horey usocda

  • @mrbigdreamer3088
    @mrbigdreamer3088 Рік тому +3

    Wowww amazing voice

  • @dalmarkiikoofficiallchanne5883
    @dalmarkiikoofficiallchanne5883 4 роки тому +1

    Nasiib Ali best fanaan keep going forward

  • @hindasaalaxshirwac8866
    @hindasaalaxshirwac8866 3 роки тому +1

    Nasiib ali keep going pro🥰❤

  • @husseinosman6705
    @husseinosman6705 4 роки тому +13

    gabdhow wiilashu waa daacad idinkay idiin shaqeeyaan ka dhaafa dhibta guriga haku cunina

    • @fathumaupdimoha1110
      @fathumaupdimoha1110 4 роки тому +6

      Wiilashu daacad mawada aha gabdhuhuna ma wada aha ee haka dhigin wiilasha ceeb ka saliim🙄

    • @husseinosman6705
      @husseinosman6705 4 роки тому +1

      ilaahay qofkii daacad ah qof isagoo kale ah ha usahlo❤️❤️❤️

    • @zamiiraaxmed3642
      @zamiiraaxmed3642 4 роки тому

      Walahi wiilal badan oo daacada buuxa Allow rag iyo dumar is fahansii

    • @user-ql9hn5mb5m
      @user-ql9hn5mb5m 4 роки тому

      @@husseinosman6705 اللهم امين يارب العالمين

    • @user-ql9hn5mb5m
      @user-ql9hn5mb5m 4 роки тому

      @@zamiiraaxmed3642 اللهم امين يارب العالمين

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 4 роки тому +2

    Heestani anigabay iga hadlaysa runtii😭😭😭😭😭😭

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 роки тому +1

    Lgend nas!b al!
    🌍💙🤴

  • @akramhilaali7410
    @akramhilaali7410 4 роки тому +2

    Aywa
    Best sonG
    Nasiib Ali
    Tahliil yare musician

  • @nuurdilaaye650
    @nuurdilaaye650 3 роки тому

    Waa heestii iila layaabka badneeyd

  • @asiyadegan8704
    @asiyadegan8704 4 роки тому +2

    Qofkaas dadkaaga dhow anu igu dheelay mare sideydii maku dhibaa?💔😥

  • @alale-ali-8730
    @alale-ali-8730 4 роки тому +3

    Really good song
    Waye 🙏🙏

  • @farmaajolyrics3811
    @farmaajolyrics3811 4 роки тому +1

    Nasiib cali go forward pro 💚

  • @zabnaa1433
    @zabnaa1433 4 роки тому +7

    I like wlhi😍

  • @faizamohamed3719
    @faizamohamed3719 4 роки тому +1

    Gabdhii nimankan dhuusada kakenty wan salamay Abayo naag adag baa tahay keep going

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 Рік тому +1

      hadhow marka qalbiga laga jabiyo waad kanaxasaa soo maaha😂