AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 кві 2024
  • AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
    BARNAAMIJKA CIIDA ZAAM MUSIC
    Erayada: Amiin Samadoon
    Laxanka : @KhaalidKaamil
    Music : @samiirzaam
    Camera Abdinasir+Ismail Muudey+ Galmudug Boy+Jama Moha
    Editing+Produce By @NASIRPRO
    Maneger : @Abdi-Garasho

КОМЕНТАРІ • 6 тис.

  • @dj.rockets
    @dj.rockets Місяць тому +2025

    Ilaa Hadaa Waxan Aarka Dad Wada Bukana 😅💔

    • @Wll____Cadkey
      @Wll____Cadkey Місяць тому +117

      Masheeege😂😂😂😭

    • @CashaRayan
      @CashaRayan Місяць тому +71

      qalbibiyo aan bagsiny ayuu na damqay dambiga ayuu Naga galy Amiin

    • @SagalQasaali-mx6lx
      @SagalQasaali-mx6lx Місяць тому +46

      Qalpigay naga so tabatay tani hees way dhagtay💔😂

    • @ismailabdullahi8300
      @ismailabdullahi8300 Місяць тому +23

      Dadkoo dhan waa wada bukaan socdo.
      Isbitaalka caashaqa inoo balan.

    • @Anshax-jv4ib
      @Anshax-jv4ib Місяць тому +15

      Waxa la gu keenay waa qiso dhab ah oo anig baa igu dhacaday

  • @cudoon5421
    @cudoon5421 Місяць тому +2796

    Ilahoyow adaa abuuray waa adoonkagii ana wan jecladay ee nasibkayga kadhig oo xalashada iyo sunadii nabi mahamed nagu kulmi qalbigana iqabooji🥺❤️‍🔥

    • @sharafeey2089
      @sharafeey2089 Місяць тому +75

      Hadu khayrr I leyagay ku dar wll
      Dhab hada jacaylka ka Siman tihiin isma wayeysan alle ma kala kaxeyo dad dar alle isu jecel, lkn waynanta alle jacaylkina haka waynato

    • @jamaacali9139
      @jamaacali9139 Місяць тому +17

      Amin abayo hadu khayr ku yahay 🥹

    • @sundusabdirashiid1431
      @sundusabdirashiid1431 Місяць тому +13

      Allha ku sahlo wllshey adu kheyr kuu yahay😢

    • @bishaaryoos4776
      @bishaaryoos4776 Місяць тому +21

      wllhi ducadasi waa aqbal

    • @daganhaaji
      @daganhaaji Місяць тому +11

      Insha Allah kuwa ku midoba adun io akhiraba rabi idinka dhig hno😢

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 Місяць тому +1299

    Markee 1M gaarto like hala ii saaro😂 Yaa amiiin🔥

    • @MaadiyaAlpi
      @MaadiyaAlpi Місяць тому +4

      soo carar😂😂

    • @accrr370
      @accrr370 Місяць тому +3

      wali magarin lkn wa kusarey.

    • @Mawlid842
      @Mawlid842 Місяць тому +2

      1m way gadhay so carar legend nooow❤❤🎉🎉

    • @user-jc3rs3xt3b
      @user-jc3rs3xt3b Місяць тому +1

      Way gaadhay 😂😂😂😂

    • @Rahma-980
      @Rahma-980 Місяць тому +1

      Way gaadhee kaalay daawo markale😅😅

  • @MaxamedXaashi-lr3gh
    @MaxamedXaashi-lr3gh 29 днів тому +215

    Heesta waxaa ka macaaan quraanka.
    Aan barano ❤❤❤
    Kalaamka ilaahay ❤❤

  • @MuseAfrah
    @MuseAfrah 25 днів тому +38

    6m hadeey gaarto like heeyla dhaafin

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Місяць тому +628

    Walhi , Quranka ka macan
    Markad barato Tafsiirkisa
    Ee Aad ku Akhrido Cod mcn❤
    Allaw soo hadee😢

  • @RealitySearcher6656
    @RealitySearcher6656 Місяць тому +469

    3.4k oo comment hada iga dhex Aragto like ha ila dhafiN 😅😁
    👇

  • @Xaliye2024
    @Xaliye2024 8 днів тому +11

    Poqoradaydi markan u diray ayay si toosa igu so laabatay anago kale maqan mudo sadex bilooda 😢 dhamaan dadkii dhexdena ka shaqeeyay ee ina kala geeyay heestasa soo koobtay dhamaan alx❤❤❤

  • @Khadroabdull1234
    @Khadroabdull1234 15 днів тому +25

    Manta waxan daremyaa murugo 😢😢😢 ilhow murgta farxda igu bdal amiin

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 Місяць тому +364

    Heestani waxay gaar u taabanaysa dhalinta is jecel o kala Maqan, inta sidayda ❣️Jacaylkoodu dhab ka yahay alh 🤲ha isu soo dhoweyo hana mideeyo.🫂. Pleas heesta Like igu so xasusiya mar walba si an halkan u daremo jacylkayga o iga maqan.💔😎

    • @Qalbi.Channel
      @Qalbi.Channel Місяць тому +11

      Thanks like wa u qalmata inta oran laha so qortay.😍😍

    • @Aadan_macruuf
      @Aadan_macruuf Місяць тому +2

      Aamin aamiin❤❤❤

    • @mohamednourmoussa4120
      @mohamednourmoussa4120 Місяць тому +4

      Walal aniga qof an jeclahay ayaan kala maqanahay 4sano waxan joka rushka waxbarasho 😢😢😢❤

    • @Mustaqbal-Tv
      @Mustaqbal-Tv Місяць тому +2

      The best comment an arko faalo cajiib ah weeye wl thanks amin

    • @laylocabdi8587
      @laylocabdi8587 Місяць тому

      💔🥺🥺😭😭😭

  • @ahmedhero5120
    @ahmedhero5120 Місяць тому +657

    inta ayna heestu kulyl iyo qabow midna ku hayn like ta dhac ku siiya😂😂

  • @FaadimoAbdi-dy5xw
    @FaadimoAbdi-dy5xw Місяць тому +68

    Ii fur buuga naxriista😢 wan aqaanaa j qiimaha jcaylka lkn ma hysto qof ila fahma😢 hdaa thy sideydo kle like m e wll 👍

  • @apdirizakark
    @apdirizakark Місяць тому +81

    Heesaha waxa ka macaan qur aanka yaa igu raaacsan

  • @SULDAANMAAN
    @SULDAANMAAN Місяць тому +185

    Illahayw wad abuurta ana wan jeclaaday adoonta oo wxn raba inan ka dhigto xalaashayda illahayw dhinacna hay dhaafin wa noloshayda ((Š))❤❤❤

    • @DeeqoHappy-wx5xj
      @DeeqoHappy-wx5xj Місяць тому +2

      Amiiin ilahay ha kugusimo hana kadhigo xas salixada😢😢

    • @Ma_Ah_Mo
      @Ma_Ah_Mo Місяць тому +1

      Ameen

    • @isseshorts1
      @isseshorts1 Місяць тому +1

      {😔S😢}

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr Місяць тому +229

    Markay 3m gaaadho like isaar si aan dib usoo daawado

  • @Caliya12Mohamed
    @Caliya12Mohamed 27 днів тому +56

    wlhi 2015 waa waxan xasuusta heestan ereya kamida ayan messages ahan ugu qoray waxan u qaday gabadhas jacayl dhaba lakinse calaf iskuma anaan yeelan abaayo abid nolashada inata ka dhiman farxad igu noolow😭😭❤

  • @AxmedYesss
    @AxmedYesss 27 днів тому +34

    Wllhi ma jirto qof can ka jecelay iyada gaclizo suhur yasien apdirahman aduunka kugu jecelay dhip iyo dhef wa agtada mcn❤😢5/10/2024 may hapen sabti so galayso waxan maray xanuun badan iyo rafad badan alx ugu bambayn wanu midownay aniga iyo sahipday😢😢😢love you galgacal yasein 😢😢😢LA,aanta wa abaar 😢sahipdii ugu wanagsanayd abid iso martay ❤😊By Taazha Apdilaahi

  • @hamsetroreibnunaziip235
    @hamsetroreibnunaziip235 Місяць тому +972

    inta tik tok kuso maqashy oo youtpka kaso radiyay hesta🤣☝️

  • @cabdalemaxamed
    @cabdalemaxamed Місяць тому +221

    1M markay gaadho like halaysaaro❤

    • @Adamisxaaq
      @Adamisxaaq Місяць тому

      Mar hore gaadhay🤣

    • @Gabdoon2
      @Gabdoon2 Місяць тому

      Haha 2 Malyan bey siimareysaa 18kii April

    • @Gabdoon2
      @Gabdoon2 Місяць тому

      Haha 2 Malyan bey siimareysaa 18kii April

    • @CabdiMaxamed-eu1mv
      @CabdiMaxamed-eu1mv 13 днів тому

      Scad cvvhjnkokfh❤❤hd❤❤❤bheeyt❤😂🎉hhrk😅😊😊jhf❤❤❤gggd🎉xxcbbma😂😂😂❤❤❤jcg❤hhhd❤❤kg❤jj❤jkg❤oc xxx❤❤❤hhfk❤❤jtn❤nfk❤bbb❤❤kk❤bff❤hh❤kf❤❤jjf❤jjd❤nnd❤nndjgckd,ncsvvmsvvmsccmjegckdjgt❤❤❤❤❤❤❤❤❤jjfjhy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤kgjg❤jjfg

    • @CabdiMaxamed-eu1mv
      @CabdiMaxamed-eu1mv 13 днів тому

      Asbjg❤❤❤hf❤❤❤❤jhfkwffdomjfhz❤❤gdkqvZxa cASgd❤❤❤hdg❤

  • @Abdirizak_kaawiyada
    @Abdirizak_kaawiyada 4 дні тому +4

    Hadaa tahay dadka aan xiriirba lahayn qalbigana laga jebin💔 haDana ka hela heesaha calaacalka ah like iisaar huno😭💔❤️🫶👑🙏
    Tariikhda adunka 🌍 = 3 / 6 / 2024
    Tariikhda Ethiopia 🇪🇹 = 26 / 9 / 2016
    Maalin isniiNa 🫡

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 7 днів тому +12

    Hoos usoco koley comment raadis baa tahay sidaan comment u akhrinayno hadaan waxbarashada ogu dadaali laheyn, waa horaan aduunka la tartami lahayn😄😁😂😂

  • @hibaaqomar5218
    @hibaaqomar5218 Місяць тому +78

    3 milyan markay gaadho like ii saara

  • @apdilaahirajuu3611
    @apdilaahirajuu3611 Місяць тому +608

    Khalid kamil ninkasi bilad halasiyo halka laxanka inta igu racsan like 👍 iso raca

    • @cadnaanmoh-suleiman8693
      @cadnaanmoh-suleiman8693 Місяць тому +3

      Aamiina Codkii buu 2000% ka dhigey💥🦁

    • @hargeisabigboy4775
      @hargeisabigboy4775 Місяць тому +7

      best laxamiiste somali leedahay weeye waana Somalilander.
      Reer Somaliland kor ahaada.

    • @apdilaahirajuu3611
      @apdilaahirajuu3611 Місяць тому

      ​@@hargeisabigboy4775Haa heesta dhaman ninka sameyay ka qaday ka laxamayay

    • @apdilaahirajuu3611
      @apdilaahirajuu3611 Місяць тому

      Heeta waa rer somalilnd dhamantod ​@@hargeisabigboy4775

    • @axmedcali3002
      @axmedcali3002 26 днів тому

      Nin la ilaway

  • @user-yz8bs4tb3v
    @user-yz8bs4tb3v Місяць тому +14

    aniga jecyl ayay nin kale iga raacday ilaahayow wax nabsiyo iyo xumaan ha toosin akhrina jana fardowsa gee 2024

  • @user-qv1gb7mb2z
    @user-qv1gb7mb2z Місяць тому +14

    Illahayoow Rabbi Raxmaanow Wuu iga sii jeedaa qofkaan jeclaa ee dhankayga usoo jeedi, waan ku baryayaa, Yaa rabbil caalamiin.🤲🏻👏🏾🙏

  • @cabdiraxmanmaxamed1
    @cabdiraxmanmaxamed1 Місяць тому +257

    Hees way dhaaftay
    Codka 100%
    Music 100%
    Laxanka 100%
    Ereyda 100%
    Ii fur buuga
    Naxariista
    One love
    Hada iga dabeyso❤

  • @isse_mohamet
    @isse_mohamet Місяць тому +93

    Cidne kuma dooorsan cidne lama meel dhigin ilaahoow wa jeclahay adiga abuuray adoonkaaga weyaan ilaahoow iga dhig orideeyda waana kufaana dadko idil wan kadhaweestay ruuxdeyda Naflahu adamigo idil noole kama dooran 2018_2024 Aya inodhashay inoogoon maalin qura kala irdoobin allow adiga awoodo cafimaad naxtiistaasi nagu gaarsi inaa wada qosolno wada yigleelano guur xalaal sunadi nabiga c.s.w. Simon alì abuukar kaligeed naag ❤

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 Місяць тому +3

      Xidhidhka dheer gul malle tas aniga iga qor xata hadad awodin meher ku xidho saxip 😊❤

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 Місяць тому

      @@isse_mohamet wlhi anu meher xad kuma odhamba meherki cadigii la yaqanay gacall iyo xigalba kawada wah meher xadku waba xarane maxa ku fali

    • @jamaalabdinaasir6155
      @jamaalabdinaasir6155 Місяць тому +2

      Sxbow xidhiidh fogaada anaa ku hungobay OO calaf ka hiiliyaye from 2010-2018 kadibna is calfan waynay qofkasta OO dhalina OO xidhiidh sameya hada waxan kula taliya wakhti ha Iska lumin hadaydan hada dhamayn karin hawshiina

    • @user-bg3sn5lf5h
      @user-bg3sn5lf5h Місяць тому

      Wanba kahelay heestan ee magaceyga halaiguso heeso

    • @khadramaxamed-nk2bj
      @khadramaxamed-nk2bj Місяць тому

      Aamin wlllo

  • @XaskaAdesh
    @XaskaAdesh 16 днів тому +21

    Who is watching now😢

  • @apdiraxiinmaxamuud8041
    @apdiraxiinmaxamuud8041 Місяць тому +12

    Waa maxay sababta uu qalbigu weli u jilci laa yahay tolo ala qalbi adagiyaa waxan ahay ninka heestani saamaynba ku yeelan wayday waan idinsalaamay ehelu caashaqow dhamaantii alle haydin bogsiiyo.❤

  • @goosha2978
    @goosha2978 Місяць тому +97

    Laxanka heesta. Khalid kamill baa lehh. Heesta maxaaa uuga helay baan leyahy. Boqorkii jacaylka. Laxanka saaray. ❤ Eidul afiya somali wayn 🥰

  • @CabdiMaxamed-vw6th
    @CabdiMaxamed-vw6th Місяць тому +147

    Runtii ma haayo qof daacad ah inkastoo aan ahay askari milatari aan badanaa furinta aan jooga rabiyo ii sahal boqorada nolasheda❤❤❤❤❤

    • @RoodoAli-
      @RoodoAli- Місяць тому

      Amiin yaaa raabi dhamanten ilahow 😢❤

    • @xafsoaxmad2245
      @xafsoaxmad2245 Місяць тому +1

      Amiin wll

    • @aaliyayiriisey9462
      @aaliyayiriisey9462 Місяць тому +2

      Sas mahan abowe insha allah wad heleysaa geesigiii dalkow😭😭😭😭😢😢😢😢

    • @Ayaanadenqasaye
      @Ayaanadenqasaye Місяць тому

      Wad helysaa l.a niyada qyr usheg wlal mcn wx wlb wa calaf l.a comn soon l.a wad helysaa wlal mcn😊😢😢😢

    • @MaryanSahardiid
      @MaryanSahardiid Місяць тому

      Aaamin aamin aamin wllo 😢

  • @craxmaanmaanka3559
    @craxmaanmaanka3559 Місяць тому +30

    4.5 markee garto like ha ila akmari 😅

  • @AliZakiMowliid2024
    @AliZakiMowliid2024 6 днів тому +1

    Aaway teamkii markii hore heestu Aanay macno u samaynayn ee dib ka xanuunsaday😢😅

  • @raaxoxaji6835
    @raaxoxaji6835 Місяць тому +168

    Mana qof boskaga heli kara ii buuxsha Hooyo😭😭Allow kuu naxariizo 😭😭

  • @theunknownlover9691
    @theunknownlover9691 Місяць тому +119

    THE FEELINGS I Took FOR THIS SONG WILL NEVER GROW OLD😢😢
    Sanadku waa 2017 waxaan is baranay gabadh aad u qiima badneyd lahayd bashariyad dahab. Waxeey ahayd mid aan miithaalkeeda iyo wax aan ku tilmaamo anan garanayn, waxuu ilaaheey ka dhigay mid hodan ku ah hab dhaqanka suuban ee gabdhaheena somaaliyeed lagu sheegay. Waxaan iska baranay group whasp ah oo aay asxeebteyda igu soo dareen, waxaana habeenka qisadiii soo bilowatay eey noqotay mid sooo jiitanta ilaa maanta ruuxdeydana la falgasho, sababtoo ah dareemaha kugu abuurmo adoo marxalada adag ku sugan waxaa lagu tilmaama inuu ka xasuusyi badan amawacan yahay kuwa kugu beerma adoo ladan ama hodan ka ah wax yaabaha ruuxda farxad geliya. Waxaan ahaa ardey kunoola xeryaha qaxootiga ee dhaadaab kenya aamina waxeey ahayd gabar kunooleyd cariga maraykanka waxaa dhacday inaan wax bdn wada xariirnay samaayn fogna isku yeelanay midba midka kalle. Waxaan ahayn kuwa wada hadla waqti bdn asxaab ah is dhiira geliya, waxaa dhacday inaan dareen ruuxeyda iyo quluubteyda qilaaf dhex dhigay aan u qaaday, waxaana igu adkaatay inaan bal ku dhiirado inan darenkeyga kala hadlo iyo waxa aan ayada u qabo. Waxaan u ahaa walaal ayada ka wayn saaxib aay ku nefisto, dareenka dhabta ahna maaha kuwa la muuj8n karro sifa kasto iyo sabab walbo. Balse degananshaha iyo quruxda uu qulubteena ugu dhex noolyahay ayaa sababta inaan ku dhiiran weeeyno 💔waxaa dhacday inaan darenkeyga qarsan waayo waxaana isku qanciyay bal inaan ayada u sheegto laga yaaba inaan qayr kala kulmo isla dhamaadka sanadkaa oo ah 2017. Waxaana dhacday inuu jacaylka aan u qabay boqoradiii aan rajada bdn ka qabay dhankeeda uu ka mid noqday malaayinta qiso jacayl eee guuldareysta. Sababtoo ah weey aamini weeysay inuu jeclaaday walaalkii eey dooratay sida uuu isagaba u aamini wayay inuu jeclaaday walashiiisi. Alla yaa quluubteyda kuu qallo oo kuu muujiya waxa kuugu beeran 😢😢
    Waxaa dhacday inaan wayay salanteedi. walalnimdiii saxibtinimadeedi iyo kalsoonideediba ayadoo ku fekertay inan ka faaideystay fursadahaas aan dhankeeda ka helay.
    Waxaa dhacday inaan mugdi galay anoo marxaladiihi nololed horre ku sugnaa hadana qalbiga ka dilmay. Maxaa loo lahaa jacaylka waa boqor, maxaa looga been sheegay mase kuwa uu nasiibkooda meel wacan kaga beegay moowjadaha jacaylka ayaan ku daba lumay. Axxxx😢
    Saas oo aay tahay waxaan nafteyda u sheegay ineey ku qasbantahay ineey kunoolaato nolosha dhabta kana tanasusho Riyyadiii rumoobi weysay.samirna laabta gudoonsiiso lkn weey adagtahay inaan maskaxda iyo caqligaagu aay ku dhahaan qalbiga buko samir marka musiibada aaynan qalbiga ku dhacday aynan tooda ahayn waana wax adag qalbi dhibane ah inuu qaato. Saas oo ay tahay wali ma iloobin samir kasto ineey ka danbeeyso waxyaabo qurux bdn. Samirka iyo jacaylka hadeey nasab yahiin waxaan wali ka sugayaa Aamunteydi qalbiga wanagsanyd
    Waxaa dhacday inaan noqday mid quluubta ka jooga agteeda waxaan noqday mid dedalkiisa wax barasho hoos u dhac ku yimi. Waxaana aay galaafatay natiijadeyda dugsiga sarre. Anoo intaas ooo dhiba iyo marxalada u mutay darteed ayaa hadana go'aan ah waxeey gaadhay in social media oo idil eey joojin doonto maadama eey bilaabi doonto colegde iyo ineey diyaar u tahay ineey fuliso riyada hooyadeed oo ahayd ineey noqoto "dhaqtar" Taasi si eey u gaadhana eey iska indho tirto wax walipa ooo ayada hadafkeeda ka mashqulin karaayo😢
    Aamino why aaa saas u sameyneesa xitaa fursad aan ku dhaho ma helin waaana bilowga 2018😢 wax walipa waa aay is bedeleen fariiin xitaa eey iigu shegeyso hadaan heli lahaa maxaay iga dhibtaa waxaa dhaci lahayd inaan samri lahaa. Boqoradeydaas ayaa galafatay wax walipa oo ahaa quruxda noloshayda farxadeyda iyo xitaa jirkayga oo noqday mid dhamaada😢 waxaana igu dhacay inaan jilibka kasii jabay anoo kubad cayaaraayo ooo noqday sariir yaal muda 8 bilood ah meeysan iga soo war doonin meel aan kaga sheegana iima reebin😢
    Mida ugu xanuunka badan ayaa ah in anan aqoon asxabteedi walidkeeda sbbto ah waxaay ahayd dadka anan asxabta lahayn aaminsan privicay ama personal space.
    Waxaan ilaah ugu baryayaa tan igu dhacday ineeysan ku dhicin qof walpoo gaaal ama islaam ah waaayo weey xanuun badan tahay xitaaa uma rajeeynayo ineey ku riyoodaan.
    Waa fiidkii waxaan fadhiyaa banaanka oo ay ka dhacayso neecaw aad u macaan, waxaan daawanaya dayaxa oo kolba iga qarsoomaya iyo xidigaha, waxaan dhagaysanaya oo igu wehelinaya jawigaaaga heskan abwan aamin samadoon ku dareen hadlay ee ah
    Haddaan idhi bidhaantaada
    Uma xiisin waa beene
    Ma anaa qof booskaaga
    Heli karaya ii buuxsha?
    Ma anaan u boholyoobin
    Kulankiyo bilkheyrtaada?
    Waxa igu bannaanaatay
    Halkii aad ku beegnayde
    Sida eeg bal muuqayga
    U bedelay iswaageenu
    Kaalay arag buseelkaagu
    Siduu iiga dhigay beylah.
    Illintaydu baaq weeye
    Bog ku jeceli hayn waayay,
    I dareen bal ii fiirso
    Oo billaahi way guule
    Ii fur buugga naxariista!
    Waxay ila tahay inaan wax tabaayo Aamunteeydiyey, ilama aha ee dhab ayaan u tabayaa qof waqtigu isu kaaya diiday sannado kahor durruftana iga qarisay , se aniga ay ila tahay wali inaan wada joogno oo waxa aan la noolahay xasuusihiisa se iguma filna, waxaan dareemaya wax walba oo aan wadajir u qaban jirnay inay heetinayan/dhutinayaan oo aan kali ku ahay. Aah! Maxaan ku tabey wehelkaygiiyeey?
    Sheekooyin aan kawada sheekeyn jirnay, kaligay ayaa hadda sawiranayaa mala'awaal la'aanta, bariidintii aan subax walba uguso kici jiray mobilkayga sidii gambaleelkii waan waayay, wax walba oo dhankaaga ah waan waayay.
    Waan kuu xiisey, aadbaan kuugu boholyoobey, maalin walba oo arabaca ah fariin ayaan dhankaaga usoo qoraa aan ogahay inaanay kuso gaarayn se aan naftayda uga dhaadhiciyo iyadoo kuso gaartay aan jawaabna kaa helay.
    Waxaan kaaso salaamaya duni kale oo aanad ii ogayn anna ma ogi dunida aad ku nooshahay iyo sida aad ugu raaxaysanayo dadka aad la noshahay ma yihiin kuwa ku qiimeyo? Mayihiin kuwa milgahaad mudneyd kugu maamusa boqranteydi qiimaha badneydeey. Se codkaaga oo aan hal mar maqlo ayaa waxa dunida yaal oo dhan iiga muhiimsanan lahaa hadii lay dooransiiyo, maba dhacaysee.
    Sbbto ah majirto cid ka maqnaaneyso intaan qadka bilaa sabab blse ilaaheey shakigeyga ah ineey wax yeelowday run kama dhigo.
    Waxeey hadda ka horre iii sheegtay iney dagan tahay washington degmo ama xaafad la yiraahdo " high point" ma anaaba iloowaba eray kamida waxii ina dhex maray qaali.
    Waxaan kuu rajeeynaaya wanaaga aduunka guudkiisa saaran. Gadaasha waxaan noqday mid hami yeeshay mustaqbal dhistay isku filnaaday. Adna waxaan rajeynaayaa dabadeey inaad xaqiijisay guulo bdn nolosha ah kuuma rajeeynaayo walahi cadhiim ineey inyar oo nusqaan ah ama qasaaro ah lakulantay cadeeydeydi. Waxaan kuu rajeeynayaa markii iigu kaa danbeysay waad qosleysee gadaashey ha murugoon ugaaso❤
    Hadii aad rer yelatayna rabi haakaga dhigo guri aad dhexdiisa ku mudan ciil iyo wax aad ku dareento quus. Rabi ayaan amaanadiisa kuu wakiishay. Hadiii aay dhacdo inaan dib qulubtaada ugu soo dhaco maaalin un ogoow inan wax bdn ku taway inaan. Maalin walpoo arbaca ah facebook fariiin kuugu reebi jiray bal si aad u aragto inaadan maalin xasuustayda ka baxin ilaa iyo maantaba😢
    Haduuu mowdka iqaado anagoon kulmin ogoow inan wx badan rajeeyayy lakulankaaga. Heskaan waxaa la qoray iswaageni ka sib waxeyna baasin ku shubtay qalbigii daciifka noqday, qalbigii mugdiga la qabsaday. Qalbigii gayaankiisa ka tagay. Qalbigii nasiibka iyo calafka un sugayaa. Sidoo kalle waxa la qoray heesku ayaadoo dadka balamaha ku fudud yihiin isgaadhsiintuna tahay mid sareysa iyo duni casri ah. blse aniga waxaay ii noqatay kaar jabiye aanan ku daaweeyo xanuun qalbiga iga haleelay oo aan ogayn waxa aan ku mutay. Aamino miyaa iigu tala gashay uma maleynaayo jawabtaadu inaa " HAA: noqon lahayd waayo dun wangaaaga ayaan ogahay
    Waxaan halkaan fariin ugu reebayaa mucashaqiinta oo aan leeyhy haduu qalbigaaga la dhawacan yahay jacayl awgiii ogoow inaad tahay qof nasiib wacan sbbto ah asaagen maanta waxeey la daaladhacayan nacab iyo xasidnimo buux dhaafiyay qulubtooda. Waxaana jira kumanaan qisoo qarsoon kuwaa ooo ku dhex nool quluubta kuwa muteystay waxa ugu fcn ee la rajeeyo oo ah jacayl. Boogsiimo wacan gacalayaal❤
    Amino mohamed my today and tomorrow i missed your soul❤

    • @ismaelhassan5848
      @ismaelhassan5848 Місяць тому +3

      Qlbiga ilaahay hakuu qaboojiyo nlshaadna hre uwado

    • @awohassan6616
      @awohassan6616 Місяць тому +3

      Wakhtigu dib haidin kulmiyo ama suuban aadku ilawdo kusii🥲

    • @wlladesh4183
      @wlladesh4183 Місяць тому +5

      Sxb qofwalba taasi way hayzataa adi bas ma ahan lkn adunkan wax daceynin majirto hadun siduu ducece majirtee sidee loga baxaa aya ladahaa sxb tankle aniga kula hadlayo way ihysataa lkn sidan ku ilobi lahaa ban radinihayaa sxb plzz and blz nolshada hor usiiwado sxb koly adi bas lee xanun daremeysaa nio nafsad ahantada ko uqad sxb waxasinah iska ilow ayaan kudhilahaa heestan dadban baa u ooye ani kamid eh lkn oohintaa yaa ila og manta qofta xasusta igu rebte way farxsanthy marka adun wax walba way dacan ee naftada iyo qimahaga hos haudigin ee horey usoco hadl aad dahde wax sax qofka laqiyam3 mse jacelka loga baxay waa qof aad unasib badan wayo waa horta 2 qof waye mid horey ayuu ogabaxaa midnh nolashu kadacaa marka kan maxa ufican aad adeg iyo karti iyo wayo arag kaqado marka sxb nolshada horey usii soco ayan kuleyhy walhi hadii lafiriyo qof aad unasiib badnthy lkn wayo arag iyo aad adeg iyo qof naxaris badn intawo wad noqoni hee kip up sxb ❤❤❤❤❤

    • @somalitiktok32
      @somalitiktok32 Місяць тому +4

      Xanuunada dhamaan wan lawada nool nahay, maalmihi wacna xasuusta kuhayso. Hadad ii ogalaneyao qoralka inan adegso ama sawirto wankaga mahadcelinaya

    • @theunknownlover9691
      @theunknownlover9691 Місяць тому +2

      @@somalitiktok32 adeegso sxb waa kuu fasax

  • @xasanibraahim5174
    @xasanibraahim5174 8 днів тому +3

    Hooyo mcn booskeeda qof ii buuxin kara majiro alla ha u naxariisto

  • @zakriamohamed4689
    @zakriamohamed4689 Місяць тому +13

    4.7k like hadad ika dhax aragtay like isaar
    26/4/2024

  • @abdikadiralimaykal9184
    @abdikadiralimaykal9184 Місяць тому +218

    Heestan Waxan dhageysanoya ano qof an Nafteyda ka jeclhy iga maqanyhy mudo 7 bilood ah cadow aya heysta ilahey haka so saro gacanta cadowga ya rabi igu so duceya 😢 wa iga codsi waye balan waye farxadeyda wa idinla qeybsana hadey gacantas cadowga ka so baxdo 😭😭😢 Yaa rabi ka so saar ada waxkasta awode I.a 🤲🤲

    • @SapnaMuuse
      @SapnaMuuse Місяць тому +4

      Amiin amiin amiin walaal

    • @user-sy2vz5iz1f
      @user-sy2vz5iz1f Місяць тому +2

      Amiiim wllkey

    • @user-ni1pi4xl3b
      @user-ni1pi4xl3b Місяць тому +1

      Aminn ilahow Kaso bixin wlhi abowe WA iga ilmeysey😢 yarapi nogargar😢

    • @user-oc5te6rs7i
      @user-oc5te6rs7i Місяць тому +1

      Allah kaga so saaro walalo iyado nabad qabtan dip ha kulaaa kulansiyo🤲🤲🤲

    • @CawoAbdiqani
      @CawoAbdiqani Місяць тому +1

      Aamin wll 😭🤲🏻

  • @jaynaani_yare
    @jaynaani_yare Місяць тому +248

    heestu qalbi ii kabmay ayey iga damaqday wlhie Before 3yrs😢😢
    halkan waxan.ka salamayaa qof kasto oo si kibir looga tagey like me😢😢😢 1%😢

  • @Amiir88
    @Amiir88 Місяць тому +7

    4.9k comments ah hadi aad iga dhex aragtid like ha ila dhaafin 😀🙏❤️

  • @king15716
    @king15716 8 днів тому +2

    Waa galab khamiisa jamacana soogalayo. 30/05/2024. Waxaa mahado igu noqatay oo lanaoolahay gabar iyada oo i jacel aan xumeeyay qaymaheediina aan garan. Safar bay iisoo gashey si aan umidowno magaalo aysan cidna ka aqoon bay dartay u timid saa id bay ii jeclayd ana markay ii timid waan ignore gareeyay taleefanadaan ka xirtay mudadaas waxaa kasoo wareegay 10 sano waxaay 2014😢
    Ilaa hada 2024 qalbigeeda baan wali ku dhex noolahay iyadoo laqabo oo meel dagan oo laqabo 5 caruura haysta bay sanadkii mar isoo wacdaaa xaalkayga iga waraysataaa. Alla qof qayma badan badan ma iga hoos baxda

  • @Mazim_izmail67
    @Mazim_izmail67 Місяць тому +52

    Waxa laa jooga 11/4/2024 maalintii labaad ee ciidal fidriga xilligu waa saladii duhur oo la eedaymay waxan joog burco xafada Qasabka waxan ahay arday sugaya imtixaanka dugsiga sare waxa ka hadhay laba bilood inshallah wxn rajayna inaan guulaysto .
    Nolosha hammi badan ban ka lee yahay wxn la noolay qoyskayga idim alle waxan rajnyaa inaan meel iska saaro waxa i sugaya nolol dheer . Alle haygu guuleeyo
    Heestan waxay ii ahaan doonta xasuus markasta aan ka soo noqodo haddad iga danbyso igu caawi inad iso xasuusiso
    12:25 11/4/2024 🙏

    • @ibrahimabdillahi9713
      @ibrahimabdillahi9713 Місяць тому

      Alle hakugu guuleeyo nolosha dheer eekusugaysana alle haku gaadhsiiyo wllo

    • @Mazim_izmail67
      @Mazim_izmail67 Місяць тому

      ​@@ibrahimabdillahi9713 امين امين أخي

    • @yarkjclyarnkod2822
      @yarkjclyarnkod2822 Місяць тому

      Allaha ku Fudeyo Wlll imtixanka Dolowda Ma DHIBADNO bsle Kan Qiyamo ayaa ka Dhib Badan Alllah No wada Fudeyo Kan Qiyamo Sidkle Hamiga Allah ku Gaarsiyo Bro 🥰🥰🥰nolsha Kuma Ciiisho Bro Inta Dunida Dul Sarthy 🥰🥰Dhamnten Alllah No Fudeyo Imataxnka Aqiro 🥰🤲🤲🤲

    • @asmaabdilahi6035
      @asmaabdilahi6035 2 дні тому

      Allah ha kugu guuleyo wll
      Wxd hami aduun io mid aakhiraba leedahy
      IA kheyr badan ku rajynyaa 🎉

  • @yahya-kingofficial610
    @yahya-kingofficial610 Місяць тому +195

    Ilahow rabiyo rahmanow 😢 wad aburtey Ana wan jecladay adontadas waxn rabah inay xaskyga xalasha ah noqoto 😢❤ilahow wad awodaye dhinacne hay dhafin ilahow calaf iigu 😢dar haday khayr iiledahy ❤ boqoradyda 《SH》👸 ❤😢

    • @FilsanMaxamed-jk9od
      @FilsanMaxamed-jk9od Місяць тому +2

      Insha alaah

    • @Queenhuda-nd6of
      @Queenhuda-nd6of Місяць тому +2

      Ameeen🤲🏻😭

    • @SomGaming77
      @SomGaming77 Місяць тому +2

      aamiin

    • @user-pd3rv1gr4k
      @user-pd3rv1gr4k Місяць тому +1

      Aamin yaa rabi alleh ha isku keen simo aniina alleh seygeyga xalasha alleh ha iga dhigoH😢❤🤲🤲🤲

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 Місяць тому +1

      Hadeey kheyr iitahey kudar ducada Ilaahey hakuu sahlo inshaalah aamiin

  • @NafisoNalka-nx9hr
    @NafisoNalka-nx9hr Місяць тому +58

    Who's watching right now 😢😢

  • @apdirahmaanpaapoco2116
    @apdirahmaanpaapoco2116 8 днів тому +1

    Khaalid kaamil maanu bini aadam ahyn waxay laxankaa waalida ahi 🫡

  • @mumtazqalanjo2300
    @mumtazqalanjo2300 Місяць тому +136

    Ilaahow adaa abuuray waa adoonkaagii ana wan jeclaaday ee nasiibkayga ka dhig oo xalaasha iyo sunadii nabi mahamed scw nagu kulmi haduu kheyr ii yahay ilaahow qalbiga ii qabooji qalbigana iiqabooji🥺❤️‍🔥💔

  • @bisadayar
    @bisadayar Місяць тому +78

    Anoo jecel buu iga tagay😭wxn noqday qolfoof kaliged taagan markasta o aan is ilawsiiyana wxad keentaan rasaas cusub oo lay adeegsado badanaaa hubka aad usidataan qalbigan dhintee qolfofta ahi😭💔hadan idhi bildhantada uma xiisin waa beene ma anaa qof boskaga heli karaya ii buuxsha kalay arag buseelkagu sidu iiga dhigay baylah😢😢😢

    • @MahametWarzame-wp3hd
      @MahametWarzame-wp3hd Місяць тому

      😢

    • @huseinadamkadie576
      @huseinadamkadie576 Місяць тому

      aniga ila sxb qof caadiya ayaad noqon donta

    • @bishaarobashiir
      @bishaarobashiir Місяць тому

      Ax wlhi wa xanun 😪

    • @nacimomoh9675
      @nacimomoh9675 Місяць тому

      Hore Usoco. Dhibka Waalagula Qabaa. Qofkii Saxda Ahaa. Ee kuu Qalmey Wuuu iman doonaa🙏🥲

    • @msshalgan7336
      @msshalgan7336 Місяць тому

      Oh ereyadaada ayaaba qalbi taabad ah qalbiga allah ku qaboojiyo😢

  • @Xogaalmedia1
    @Xogaalmedia1 Місяць тому +123

    Who is watching right now 😢

  • @CabdirisaaqSahal
    @CabdirisaaqSahal 13 годин тому +1

    Allow wan jeclahay waliba dartaa ee allow calaf igu dar xalasheydana iga dhig 😢🤲💝

  • @Josephboy44
    @Josephboy44 Місяць тому +59

    Who's watching just now 😢😢 heestan waxay si khaasa ugu hadleesa dadka is jecel oo kala xanaaqay walahi way shidantahay laxanka khaalid kaamil iyo aamin yare waad isla hesheen❤❤❤ m.a nooso badiya kuwaas oo kale please team SHAMUURE one like inta hada soo raadisey ❤❤❤❤

  • @Ahmednor7
    @Ahmednor7 Місяць тому +70

    Marba haduu Khaalid Kaamil laxanka saaray bilaa shaki waa hit

  • @cabdallanuur4801
    @cabdallanuur4801 Місяць тому +4

    Waxaan ku jirnaa sanadka 2024 ilaa hadana waxaan ku jiraa quraafad iyo malaa yacni caawa oo ay taariqdu tahay. 27 April 204 waxaan bilaabayaa safar kaasoo ah isbadal nololeed oo dhab ah insha'Allah yaa igu wehlinaya oo ila galaya wlalayaal❤❤❤❤

  • @_nao0omi
    @_nao0omi 3 дні тому +1

    Markii 8 million gaarto like itttt

  • @AamiinkaH
    @AamiinkaH Місяць тому +47

    Laxankii jaad gooniga ahaa real goat 🐐 KHAALID KAAMIL🔥💯

  • @CAX12554
    @CAX12554 Місяць тому +57

    Duriyada Iyo fanku way wada dhasheen reer sh.Isxaaq hadad iga dambeyso like hayla dhaafin💚🤍❤🕊💫

  • @xasuusnowwllxaqa4360
    @xasuusnowwllxaqa4360 7 днів тому +1

    2024 5/31 baa la jooga Markaan uqadaay jecel inanta dumar ugunaxaista badnay waxaa ka soo wareegtay 9 sano cawa jimicsi baan iska samaynaa waxaan tamar karadinaa jecel eestaan oo aan birta ku qadaa aduunyada kuma xumayso qaymaha,naxariista qarin maayo nolow for ever i.a

  • @Qaaliyey576
    @Qaaliyey576 3 дні тому

    Illahow Qalbigeyga i qabooji waa jeclhy Wana Adoonkaga hadu kher iyhy calaf igu dar Hadusan i aheyna qalbiga iga saar 😢😭💔💔💔

  • @naimadiamond2767
    @naimadiamond2767 Місяць тому +52

    Hooyo macaaney Bidhaantaada maxaan uxiisay ma helin qof ii buuxsho boskaga allha ikaa daayo hoyo mcaaney 😢❤❤

    • @munaahmed7960
      @munaahmed7960 Місяць тому +2

      Ayy ax walahi walla

    • @InnocentDrink-tw5lc
      @InnocentDrink-tw5lc Місяць тому

      Accextly wllhida 24 sano indho masaarin waa booska kaliya ee aan ogahay inuu i banaan yahay manta❤❤❤

  • @Roobleiibtaahim
    @Roobleiibtaahim Місяць тому +116

    Heesta waxa sameeyay Aamin Samadoon oo ah isaaq Habar Awal Sacad muuse
    Laxanka waxa saaray khaalid Kaamil oo Ah Isaaq Habar jeclo
    Waxa codkiisa dahabiga ah ku qaadaya Aamin Yare oo isna Ah isaaq Garxajis wayne Ciidaangale Gabdoon Dhamal❤❤❤

    • @FathiKhaire
      @FathiKhaire Місяць тому +11

      Pro khalid kamil iyo aamin samadoon ma ku daysi maxa qabyalad ku galiyay pro dhip moye dheef male iska dhaaf qabyalada 🫡

    • @sidiiqcali6032
      @sidiiqcali6032 Місяць тому +2

      Soo baro horta raga marka qabiil ka hadal umadiina kulla yabtee

    • @user-vg2pn9ss3s
      @user-vg2pn9ss3s Місяць тому

      ​@@sidiiqcali6032waa run sida u sheegay

    • @mohammethussein9313
      @mohammethussein9313 Місяць тому +4

      Muhimadu waa in heestu isaaqism tahay

    • @mohammethussein9313
      @mohammethussein9313 Місяць тому +1

      ​@@FathiKhaireisaaq qabil màha

  • @samiirarooble871
    @samiirarooble871 10 днів тому +3

    28/5/2024 dawanya heestan anoo qalbi jab daremayo😢😭💔

  • @user-ig5ub6yw3m
    @user-ig5ub6yw3m 29 днів тому +2

    wlh heestaani xiita shekhyashiiiii ayeey qslbiiga tabaataay yaa salaam amine yare reer Muqdisho madaaxa noo saraan tihiin froom DJIBOUTI ❤

  • @abdallegeedi5479
    @abdallegeedi5479 Місяць тому +73

    Ano qof iga maqanen baa hadan hesta daren keda io erayada i damaqeen kwrn qofka laga maqan yahy😢 rabi umada qalbiyada u qaboji jacel wa cadaab adun😢

  • @ahmedbile9252
    @ahmedbile9252 23 дні тому +5

    waligay ma jeclaan qof aan ahayn hoyaday mcn ilahaw cimriga iyo cafimaadkaba u siyaadi miss you momy❤️🫡

  • @mr.dareisayitdrifty8792
    @mr.dareisayitdrifty8792 10 днів тому +2

    Hestan waxey sabab unoqotey iney iso noqoto jaceylkeygi aan mudo 2 sano kala maqneyn anika aan jecla iyadana ijecleyd 😢😢😢😢😢 thanks abwanka sameyey iyo amin yare 🤝🤝

  • @user-bp2kk4kr2r
    @user-bp2kk4kr2r Місяць тому +160

    Markay heestu dareenkayga damaqday ayaan garty in khaalid kaamil laxanka saaray

  • @nimanosman4200
    @nimanosman4200 Місяць тому +45

    Waxan halkan ka salamayaa qof kasta oon ogayn sababta loga tagay😢 liketa hayla dhafin wll

  • @jaabirabdi6376
    @jaabirabdi6376 Місяць тому +3

    Markey 4m🎉 gaarto love ii saraa

  • @SOMTRUCK480
    @SOMTRUCK480 Місяць тому +2

    Heestan Qalbigeyga Ii soo taabatay. Oo waxaa u Ii xasuusiyay Jaceyl 💔💕🫶 hore.. runtii cajiib ah. Kaliya indhahayga ilmo 😢😭😭😥 ayaa iga soo daatay. sababtoo ah Waxyaalo badan ayaan dareemaya

  • @Inasheikhnour
    @Inasheikhnour Місяць тому +51

    Heestaan waxan dhageysanayaa 22/4/2024 malin isniin ah hees aad bey ii qiiro galisay aniga qofkii an jeclaa nasiibka wu isiiyay alx waxn ahy marwadiisa waxan ilahy ka baryaa in ilahy dhaxdena ubad qeyr qabo ka beero iso duceyo asxabey inan hoyo noqdo ilahy inta jceyl dhab ah uu haayo hasiiyo qofkasta qofku jecelyahy❤❤❤❤😊

    • @AbdisalanGavi
      @AbdisalanGavi Місяць тому

      insha allah wllsheyyy ilahay ubad uu kusiiin Axl Aniga ee so duceee wllsneyy😢

    • @user-st1fu6dd2i
      @user-st1fu6dd2i Місяць тому +1

      Alla haku siiyo ubad walalo isku waara waligiin❤❤

    • @Inasheikhnour
      @Inasheikhnour Місяць тому

      ​@@AbdisalanGaviAmin thanks wll mcn adna ilahy haku sakhiro muraadkaga

    • @Inasheikhnour
      @Inasheikhnour Місяць тому

      ​@@user-st1fu6dd2iAmin wll mhdsnid❤

    • @ridwaanburhaan859
      @ridwaanburhaan859 Місяць тому

      Awlaad saalixa allaha idin siiyo iyo nolol qurxoon

  • @ashcaricabdulahi3638
    @ashcaricabdulahi3638 Місяць тому +28

    Markee gaadho 5 million like hala iisaro, Monday 15 April 2024 tariikhdan qoray

  • @nafizafood
    @nafizafood Місяць тому +2

    Caadi manahan

  • @Iamabdikani11
    @Iamabdikani11 Місяць тому +1

    Heesan qarnigan 21th wa midii ugu sameyn bdn, ta kale dad laabohoodu usu bukeen ayu, allah ayu bogood burcad usu mariyey fav song ❤️🎉👊🏾

  • @ConfusedBlueMackerel-wk5cn
    @ConfusedBlueMackerel-wk5cn Місяць тому +38

    Ilahow adaaa og saaan jeclahay yaarabi calaf iigudar qalpigiisana jacaylkayga ka buuxi khyr bdna iilahada ana uyeeesha yaa rabies 😊

    • @user-xd7ov5xw6e
      @user-xd7ov5xw6e Місяць тому +1

      Mcney ilahey hakuu soo jeediyo waa ku dareemi kara ana ilahey ha isoo jediyo insha allah khayr bey noqon❤❤noon

  • @Abdiwalimohamedshire-xs6qj
    @Abdiwalimohamedshire-xs6qj Місяць тому +60

    ilahay unaxariso aabahay mcn booskada cid ibuxisa wali mahelin wllhi 2008 ilaa 2024 inta agon nimo kuso kortay qalbiga allaha uqabojiyo aamin aamin 🤲🤲

  • @caadilcabdi1662
    @caadilcabdi1662 5 днів тому +1

    Yan hestan ka dalin ba oo dhagaysta Mar walba oo cidlo uu dareemo 😢

  • @Ayaan-sw1wr
    @Ayaan-sw1wr 29 днів тому +2

    5k oo comment hadad iga dhex aragtay ilove you❤😂

  • @abdimajiidosman493
    @abdimajiidosman493 Місяць тому +124

    Inta u soo gashay in ay comments ka mucaashaqiinta akhristaan😂☝️

  • @user-px1hb8su9e
    @user-px1hb8su9e Місяць тому +7

    Ani iyo asga alle aya no kala gar qaadi dono malin an manta ahyna😭waxa walpo oo dumar igu bahani leh wan siya lkn ima firnan inan ahya naf wax jeceyl 😭💔illahay malintaz iga naxriiso Adonkaga aduunio io Aakhiro🤲😢

  • @dheemanguledguled1516
    @dheemanguledguled1516 Місяць тому +2

    Idareen bal ii fiirso oo bilaahi waa ii guule ii fur buuga naxariista allahayow wn jeclaaday waana adi adonkaagi allahayoow calaf iiga dhig 11 month's wali qalbigayga ku dhexjirtaa waana ku farxsanahay inaa qalbigayga ku jirto ilaa boqol sano oo hada ka dib ah sidan kuu jeclahay allah haku jeclaado🤲🥺

  • @rhodamutune4920
    @rhodamutune4920 8 днів тому +2

    Any other Kenyan🇰🇪 here? ❤❤❤❤

  • @Mss___Ronaldoo
    @Mss___Ronaldoo Місяць тому +100

    Bal kwrn adigo Ka safray meeshi Aad isku baraten Dadkii isku kiin Yaqaanay neh aaad jarty Walina uusan Qalbigada ka bxiin 😢💔waaan u xiisay Lkn Ma wici karo mana usheegi karo🥹ilaaheyow adiga abuury adonkga wye iiso celi Qalbigiizana iiso Jeedi Ya rabbi 12 April 2024😫💔

    • @user-sp8sz3ow7i
      @user-sp8sz3ow7i Місяць тому +5

      Wuu soo noqona haduu kheir kuleyhy hadii kale qalbiga alle haku qaboojiyo wll😢😢😢

    • @CadeXuseen-ph1jg
      @CadeXuseen-ph1jg Місяць тому

      Sorry😢

    • @CrisaaqCaamir
      @CrisaaqCaamir Місяць тому

      Sheego jacaylkaga haduu ku fahmi wayan farxad qaado

    • @Arawellllllo
      @Arawellllllo Місяць тому

      Sorry😭🥺

    • @faliseilmi719
      @faliseilmi719 Місяць тому

      Amiino yaarabi

  • @khaalidkhadarcabdi768
    @khaalidkhadarcabdi768 Місяць тому +88

    Illa hadda waan is dhaafinaya heesta
    Lkn naftayduu waydoonaysaa
    ❤hadaad is isledahay waxba yaad daremin
    Liketa haila.dhaafima

  • @HAMDAFILFILO58
    @HAMDAFILFILO58 Місяць тому +5

    Markay 5m gaadho like isaara😅

  • @siciidwirdaniproduction4572
    @siciidwirdaniproduction4572 21 день тому +2

    Who's whoching right now

  • @Sukeynasuuro
    @Sukeynasuuro Місяць тому +53

    Ilahaw waa adoonkaga ana waa ibarty wana i jeclaysiisey ee calaf io nolol igu dar adaa qadiree yaarabi 😢😢🤲

  • @AyaanFaarax-yp2kj
    @AyaanFaarax-yp2kj Місяць тому +113

    11/4/2024 ❤🎉 Ma Anaan U Boholyobin Kulankiyo Bilkheyrtada 😢 cidan cideyda ma Ahyn Rabi Carafada Farxad ha iga dhigo Ilhy kheyr ha inagu Garsiyo 🤲😭 Qlpi Xanun 😢 iLahow Riyadeyda iRumee Albab kasta oo iga Xirana ifurfur iso Ducee wll inu ilhy Riyadeyda i Rumeyo 😭🤲

  • @nafiizayuusuf2343
    @nafiizayuusuf2343 29 днів тому +3

    Somali ugu kaalay intay hees soogalan markay dhagaystaan kusaliya nabiga comment kusooqora 😅

  • @yomanchannel6798
    @yomanchannel6798 29 днів тому +3

    10m markey garto ino balan aah❤😢

  • @sharmaakeyare6533
    @sharmaakeyare6533 Місяць тому +54

    Hees Ay Isku Yimaadeen Ragii Calaacalka Looga Hadhay
    Aamiin Yare.
    Khaalid Kaamil.
    Zamiir Zaam.

  • @m.hannad_6709
    @m.hannad_6709 Місяць тому +31

    Heestani way isu kaaya soo celisay aniga iyo jacaylkaygii❤❤ mahadsanidiin amiin laba amiin iyo khaalid iyo samiir

    • @RahmaHussien-sz1yo
      @RahmaHussien-sz1yo Місяць тому

      Masha Allah alaha isukiin daayo ,nooso ducee anagana

    • @nacimomoh9675
      @nacimomoh9675 Місяць тому +3

      Qof Hees Aysoo Celisey. Awaleey Meel Dheer Jirin. Guuul🙏👑

  • @user-ij7rz8em5i
    @user-ij7rz8em5i 25 днів тому +2

    Inantaan isdenaay
    Erayadaan ku odhan jiray
    Amaantaanba wadi jiray
    Toloow xageen uraacdaa
    Sidaan kuu iloobiyo
    Wali waxaan layabaa
    Sidaan kuu ahaan jiray
    Wakhtigaaba saasee
    Kuwa imika aad wado
    Inay aniga oo kale
    Kuu yihiin ma ogiye
    Waxaan kuu rajeyaa
    Ama aan kuu asteyaa
    Inaad meesha wacan iyo
    Wanaag aad utahay ehel
    Waligaa ha murugoon
    Hana mudanin ciil badan
    Imika aanu joonana
    Waxaad tahay walashay
    ILa dhalatay oo kale
    Sadku waa wax qoranee
    Saacadaadu way iman
    Dadka qaar waa sida tariikhda oo kale lamana tirtiri karo lamana soo celin karo waa say utageen marka haku sirmin dhoolo cadaynta qaar
    Badhbaa lagu lumaa waligaa is adkeee qalbigana alaha kuu qabojiyo 😢😢😢😢😢😢😢

  • @Khadar_Youseph
    @Khadar_Youseph Місяць тому +3

    Views 3.4 M
    Like 65K
    Comments 4.8K
    Year 2024
    month Apr 26

  • @QatraAbdi
    @QatraAbdi Місяць тому +64

    Ilaahow waaad abuurte adoonkaga anaa waaan jecalade ilahow calaf igudar oo kuwii farxad kuwada nolada nagadiig amiiin Ya Allah

    • @aminahajiroble730
      @aminahajiroble730 Місяць тому +1

      Amin🤲🏻🖤

    • @mubaarakahmed1161
      @mubaarakahmed1161 Місяць тому +1

      Doqon baa tahay hada aminto flim benta heesta qalbiyo jabka ku aminto qof aad dhab u jeceshahay

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Місяць тому +2

      Aamiin aamiin aamiin

  • @ibrahimdjama6109
    @ibrahimdjama6109 Місяць тому +6

    Amiin Diini waa boqorka codka ragga maanta fanka Soomaalida ku jira. Waxaan taa hore u sheegay maalmihii ugu horeeyey ee uu qaaday heesihii u horeeyay. Waxaana Eebbe ku galaday asluub fiican iyo dhaqan wanaagsan. Abwaan Khadar Guun❤

  • @abdifitahAden77
    @abdifitahAden77 Місяць тому +2

    3 week 4.5 million score kii somali music ayuu xidhay Amiin yare 🎉🎉🎉

    • @Fadaro
      @Fadaro 5 днів тому

      7m😂

    • @abdifitahAden77
      @abdifitahAden77 5 днів тому

      @@Fadaro al waa score dhaafay kan 😂😂😂 gaalada ayuu barajeeyay

  • @DahraanCarab
    @DahraanCarab Місяць тому +2

    😢hestis ma anigaa bey iga hadleysaa 😢wiil baa intaa is baranay baan xumeyay waqti wuxu kusoo aday 💔aan qalpi jab ku jiray balse manta aad baan ugu darsaday cawa igu danbeysay waan jaranjarada 😢💔wuu islamaa Markasta balse asi wuu ka bogsaday dhawacii aan u geystay balse ani jacelkii qofka uu ku danbeyay baan noqday 😢💔mana u shegan karoh 😢Aaad buu u naxriis badnaa 💔💔🥹mohamettow

  • @user-qw5et1cn3n
    @user-qw5et1cn3n Місяць тому +43

    Rabiyow waxa jeclady adoon adoomahaga kamida la aantisna nolosho dhadhan iima leh rabiyow hadii uu khayr iiyahy calaf iigu dar hadu sharyhyna khayr iiga dhig 🥹

  • @NasroJaamac
    @NasroJaamac Місяць тому +14

    Halka waxan ka salamaya dhaman dhalinyarada ku wayday jaceylkoodi kibirkooda kana diiday wxaan uqalmin balse hada haysta qofay ku qanacsanyihin donayana inay dhowaan la wadaagan nolosha hadii ilhy qadaro😪😪💔🫶😭

  • @The_zu6eyr4ever
    @The_zu6eyr4ever Місяць тому +1

    Kolay legendka @zamiirzaam ayaa erayda qoray ma lays dhahy
    -ilintaydu baaq waaye 😢❤

  • @NACIIMOMaxame-qd5jn
    @NACIIMOMaxame-qd5jn Місяць тому +2

    Run ahanti waxN ahy askari😢 darawish ah da'daydu wa 18 sano waxN jecladay gabar rer sanag ah waxn isla socney mudo 4 sanno ah 😢
    Inta badN waxn joga furimaha .
    In dib aan uLa kuLmo rajenya inshalah igu duceya .😢