КОМЕНТАРІ •

  • @hosowpro
    @hosowpro 2 роки тому +793

    WOW... Cajiib

  • @salmacabdiqadir6684
    @salmacabdiqadir6684 2 роки тому +464

    Quranka alle inta jecel isoraca

  • @shamsosharaf8861
    @shamsosharaf8861 2 роки тому +64

    Alla kacabsigane waa muhiim iyo inan laga tagin xishoodka iyo asturnanta
    Wlloyaalow yaaanan noqonin dadka kuwa xumaanta isku taageero ee dhumiyo kuwa kale 😢😢😢😢Allaha na hanuuniyo sida la sii ahaan maayo wlhi

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 2 роки тому +175

    Abdifatah heestii heesaha wlhi waa ku codeeyey
    ABDIASKARI XULKA HEESA SOMALIYED long live brothers❤❤❤

    • @khaalidjr2691
      @khaalidjr2691 2 роки тому +2

      Legend

    • @dekomohamed3666
      @dekomohamed3666 2 роки тому +6

      Iskalaaji waaxad tahay fanaanka kali Ee aan dhagysto ❤️ all your songs

    • @wiilkatabkayomadow5459
      @wiilkatabkayomadow5459 2 роки тому +3

      Haa axsan wlh cod macal muusik waad ka dhistaye wlh shadiyo

    • @user-lb7cl4yc2j
      @user-lb7cl4yc2j 2 роки тому

      Isᴋᴀʟᴀᴊɪ ᴛᴀɢᴇᴇʀᴇ ᴋᴜ ᴀʜʏ

  • @marwaanyareofficial7642
    @marwaanyareofficial7642 2 роки тому +269

    Woow masha Allah lamanaha qarniga cajaaib sheikh

  • @anizamohamed5053
    @anizamohamed5053 2 роки тому +282

    Wwww hees io Baar 🎶❤️👰🏻‍♀️🤵‍♂️

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 2 роки тому +5

    Aniga dad i daawado ma haysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo ifkaa walaal lagu yahay

  • @hamseshaacirent4400
    @hamseshaacirent4400 2 роки тому +103

    Cishqiga ku wanaagsanidinaa Shaadia Sharaf iyo Abdifitah Yare❤🙏💯

  • @sharmaboy1658
    @sharmaboy1658 2 роки тому +187

    OMG SOMALI MUSIC TO THE WORLD
    ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤

    • @malak4651
      @malak4651 2 роки тому +2

      Na maxa nin u gursadey wad nagu ciyartey 😏

    • @umusheikhabdalaikhyaar2082
      @umusheikhabdalaikhyaar2082 2 роки тому +2

      Magaca Dadka u dhig Naftaada kalsoni kuqab magacaaga isticmaal in aadan ahayn Nimco waa lagu arkaaye

    • @malak4651
      @malak4651 2 роки тому

      @@umusheikhabdalaikhyaar2082 wlh ayada ma ahan miyaaa

    • @azadamiiruk1865
      @azadamiiruk1865 2 роки тому +1

      OMG SOMALIA MUSIC 🎶 TO THE WORLD 🌎 from Djibouti wlleheye 💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @iqra8832
      @iqra8832 2 роки тому +2

      @@malak4651 ma adey ku guursan laheyd nolosheeda maxaa kaa galay adiga😏

  • @turkishboyhargeizawi5863
    @turkishboyhargeizawi5863 2 роки тому +5

    Masha Allah ninkii naag asharaaf heylo nagahaa kale wukaaa sariyaaa hampalyo shashkaa iyo abdifaax

  • @haymishsheikhahmed3453
    @haymishsheikhahmed3453 2 роки тому +20

    Shadiyo waay mudanthy intaa iyo in Ka badan hadda maqli jirtay "every successful man behind his woman"waa shadiyo kalay rerka way la dhistay xjikyda❣️💯💕farxad Ku waara family soomaliyed misna dhulkooda Ku nool hadana nolal qurxoon Ku sameyste mnshllh 🪂🇸🇴🖐️❤️ from soomali galbeed 🖐️🇸🇴❤️💯

  • @Cabdizaki1
    @Cabdizaki1 2 роки тому +43

    Cabdifatah yare
    😇 Wad ka baxday legend 👏
    Music 🎶 100
    Codka 🗣️ 100
    Style 💇 💯
    Totally 💯🥰

  • @nasteexoladan5576
    @nasteexoladan5576 2 роки тому +27

    Guri Rees leh iyo farxad kuwada noolada Nacab idin dhantaaliyo Namiim haidn gees maro isku waara Abadkiina lamaanaha qarniga shadiyo iyo abdi fitaah yare ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mamahooyo9379
    @mamahooyo9379 2 роки тому +194

    Arooskayga Soo dhaw in shaa Allah waxaan rajaynaa inaan kuwada ciyaarno ani iyo xabibkayga🥰🥰😘😘

    • @nuuraadan4465
      @nuuraadan4465 2 роки тому +5

      Mama hooyo hada ma arus qale hoyo aya batahay

    • @hamdiali3463
      @hamdiali3463 2 роки тому +3

      @@nuuraadan4465 😂😂😂Ana odhah rabay

    • @nihalabd1
      @nihalabd1 2 роки тому +3

      Hampalyo @mama hooyo👸👸👸💖

    • @ugbaadsaid5156
      @ugbaadsaid5156 2 роки тому +6

      @@nuuraadan4465 oo iyado mama aroos ma dhigan karto miya hada kuwasaba shidane beesadoodina wate

    • @nuuraadan4465
      @nuuraadan4465 2 роки тому +2

      @@hamdiali3463 walhi hoshas malagadalo sas ayan ugartay

  • @ubaxsobrale9577
    @ubaxsobrale9577 2 роки тому +25

    Woooooooioooow wlhi bilahi heesiyo badh weeye sidey ugu qalantaaba kasii quruxbadan waxaadba moodaa in leykugu tala galey markey abuuurmayeen masha allah masha allah ilahey ilxun iyo ilxaasidba idinka dhawr

  • @Captanbaaraofficial
    @Captanbaaraofficial 2 роки тому +17

    Wwww waxa kala

  • @asmoabbi5259
    @asmoabbi5259 Рік тому +5

    waxan arkey heestan cawa oo tariqdu tahy 14/12/2022 runti aad ban uga maseyrey jaceylkoda toban jer ban dhageysty alla aman jecliya❤❤❤❤❤❤😍😍

  • @nuraftehisong5513
    @nuraftehisong5513 2 роки тому +11

    Nabigeena igula saliya scw scw

    • @user-dy5uo8sc1r
      @user-dy5uo8sc1r 2 роки тому

      عليه افضل الصلاة والسلام💗💗💗💗💗

  • @Khaalidka
    @Khaalidka 2 роки тому +2

    waa markaan oo kale, markaan aamino guurka in uu yahay daganaan iyo farxad. jaceylka ha waaro ayaan leeyahay. heesta iyo muuqaalka inaba caadi maaha.

  • @sainabnour712
    @sainabnour712 2 роки тому +56

    Asalkii quruxdaaay abtirsiimo gobidaa 🥰 lamaanaha guuleystay

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man 2 роки тому +29

    Waxaan cml gaaladu waxay dhahaan wow 👏 another level 👏

  • @ahilyare1133
    @ahilyare1133 2 роки тому +13

    Waaw shadiyo iyo dum abdifatah keep going am first person here cajiib shiqow yaaisgara shadiya xawada maresaa new style dadbaa manta suxaaa

  • @abdirahmanmohamed4971
    @abdirahmanmohamed4971 2 роки тому +28

    Waxan kamid ah tageerayashooda Heestu sibey iigu socotaa World couples🔥❤️From muqdisho banadir somaliya🙏🏾

  • @jooqleyare8053
    @jooqleyare8053 2 роки тому +2

    Abtirsina gob waaya qafta asharaaf ilma cali binu abu dhalib💞💞

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 2 роки тому +6

    💞💞Woow my couple's is back ❣❤💋💞woow woow so amazing🙈🥰 wlhy m,a m,a m,a lamaanahaygii 💏💏💏💏💏💏qarniga shaadiyo sharaf iyo legend abdifatah yare wlhy laysma xaqiree dad laysugu talagalaa tihiin axsan lamaane alle haysku kiindaayo il iyo cawriba la aada noqda uliyo diirkeed 🙆‍♀️❣💋💋💋

  • @jamaadjalaqsan7147
    @jamaadjalaqsan7147 2 роки тому +19

    Inta kufaraxdey lamanahan love isaaara♥️

  • @amaldauud6988
    @amaldauud6988 2 роки тому +9

    Everything about this 🔥🔥🔥 waxaan heestaan dhageey sanooyaa anigoo baraf kudhax ordaayo oo suubinaayo jimicsi frow new Zealand waa idin jeclahay dadkeeyga

  • @leylomaxamad1357
    @leylomaxamad1357 2 роки тому +2

    Lagen abdi futah yare iyo marwadiisa shadiyo sharaf allh aidinka dhigo abkow iyo abooto insha allh

  • @saafiqurux4877
    @saafiqurux4877 2 роки тому +29

    Wow the best of Song in the year 🥰♥️🌹 keep going Abti mcn Abdi Askari

  • @cjamin
    @cjamin 2 роки тому +80

    Prefect Best song 🎵 2022

  • @bahjaabdinor4466
    @bahjaabdinor4466 2 роки тому +31

    Allow barakeh farxad ku waara inshallah ❤❤❤❤🎉🎉🎊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @salimhajirtajir4422
    @salimhajirtajir4422 2 роки тому +1

    Waa ka heya
    Hesta sanadka
    Fananka sanadka
    Fanan kaliya codkisa wax ii sheeko

  • @cadaaweproduction4036
    @cadaaweproduction4036 2 роки тому +6

    Amazing!! Heestaan laxankeedu waa best music-ga waxaa macaaneeyey waa Saxophone-ka alle faraha ha u barakeeyo ustaad khaliifa sidoo kale mustafe karaama legend noolow. 💜💜💜

  • @fahadfadha1890
    @fahadfadha1890 2 роки тому +10

    Best musician baa garacey mustafe karaamo legend 🙏 halkaasan Ka salaamey

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 2 роки тому +1

    Nin rageed abdi fatax caanimadu kama tan badiso keep shaadiya bro from jig jiga 🥰

  • @fatahjunior263
    @fatahjunior263 2 роки тому +24

    Wow🔥🔥 two legends are back Somails best music 🎶 🎶🔥🎶🔥🎶🇸🇴❤️

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 роки тому +55

    The one N only Legend ABdi askari 💯
    AbdifataH is BaCk🔙🖐
    Hit songs NaMe: 🎵 MadaM of the year 🖐❤

  • @AliMohamed-zv1pu
    @AliMohamed-zv1pu 2 роки тому +3

    Waa waxan hore lo arag shadiya iyoabdifatah yare lamanaha qarniga woow nolada intey nolol jirto gacalayal💋❤❤❤❤

  • @fahmomaxamuud4278
    @fahmomaxamuud4278 2 роки тому +2

    Abtirsiimo gobeed ku arorsnida😘 gabadha ashrafed😘 reer abtigay😘😘

  • @muniibjnr1049
    @muniibjnr1049 2 роки тому +12

    Woow amazing song. Keep going wll. Iskuuna waaaara

  • @zamiirduale8477
    @zamiirduale8477 2 роки тому +21

    "Xiskiyo Ogaalka ku abuuranidaa" amazing Voice Go a head My Fv couple

  • @awilalimohamud5320
    @awilalimohamud5320 2 роки тому +3

    nin wayn xaaskiisa Amaantay guul family

  • @ikramkeif4412
    @ikramkeif4412 2 роки тому +1

    Duubiska aanbwaxba la siisan camera man ka iyo edite never heard never seen 😳waye 🥺👏👏🔥⚘

  • @nimcaanahmed8258
    @nimcaanahmed8258 2 роки тому +64

    Absolutely Fantastic. True couples ✈👌

  • @maxameddeekh4623
    @maxameddeekh4623 2 роки тому +3

    Jacaylka waa naxriis ka imato qalbiga taso tawanayso dhaman jirkaga xita ruxdaada🥰❣😭

  • @engabas_10
    @engabas_10 2 роки тому +4

    Erayada laxanka codka io muuqaalkaba runtii waa wada Cajiiib 😍👏

  • @deqaabdullahihussein597
    @deqaabdullahihussein597 2 роки тому +1

    Dumashi shaadiyo waad u qalantaa masha allah hore u soco eebow abdifatah yare wad ka baxsatay

  • @yusufalpooz7171
    @yusufalpooz7171 2 роки тому +2

    Miyaad garanayaa sababta Heesaha lamaanahan Ay u Shidan yihiin sababtoo ah Dhamaan heesahooda qarxay waxa Laxanka Saaray Khaalid Kaamil ❤️🔥🤴🏻

    • @khaalidjr2691
      @khaalidjr2691 2 роки тому

      Aad iyo aad szb heesahooda kuwa ugu vieska bdn khaalid kaamil aya saaray laxanka ninkaasi wa mucjiso

  • @Maryamamuuse
    @Maryamamuuse 2 роки тому +13

    Cajiib!! Legend is back ❤️🤴🏻

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 2 роки тому +3

    Aniga iyo qofteyda riyada maalin un waan kuwada ciyaari doonaa heestaan I.A☺️😍

  • @mabruka9236
    @mabruka9236 2 роки тому +2

    Woow Videoga sanadka + lamanaha ugu qurxda bdan soomalida iyo laxankii khaalid kaamil 🔥❤

  • @alizongaming9453
    @alizongaming9453 2 роки тому +1

    Mansha alah aad bay isugu qurux badan yihin alah ha isukiin dayo

  • @mohamedahmet9224
    @mohamedahmet9224 2 роки тому +13

    Gaalada markan cml wxey dhahdaa an other level 🥰🤩

  • @cilmi11
    @cilmi11 2 роки тому +4

    Waxaan dhagaystay 76 times today only best song so far thank lagend fanaan

  • @beerluula2390
    @beerluula2390 2 роки тому +1

    Amaan badnidaa dayax ku ogeene waa iska baraajeyseen ixtiraam badnidaa wow!

  • @abdisalanali6357
    @abdisalanali6357 2 роки тому +1

    Waaw waaw waaw waxba lagama qaban karo waa hees hees dhaaftay

  • @kingquryzh1869
    @kingquryzh1869 2 роки тому +7

    MASHALLAH LAMAHANA QARNIGA AAD.PAN IDIN TAGERA FROM HARGAYZA WXN RAJAYNA INAD MAR NO IMAN DONTAN INCHALLAH 😍🥰🥰🥰💯❣🙌

  • @aqoonbadan3931
    @aqoonbadan3931 2 роки тому +9

    Woow cajib lamane shidan Allow isku kiiin dhoowr🥰🥰❤️❤️👏🏻👏🏻

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 2 роки тому +2

    INABA CAADI MAAHAN HEESTANI WAATII SANADKA IYO LAMAANAYAASHABQARNIGA KEEP GOING MR ASKARI ADINA

  • @nimcohasan5934
    @nimcohasan5934 2 роки тому +2

    Arooskayga Soo dhow ii Soo duceeya walalayal

  • @caashocuud9710
    @caashocuud9710 2 роки тому +23

    Heesta sanadke noqoneh tan 🔐❤🥺

  • @bahaar9357
    @bahaar9357 2 роки тому +3

    Asalki quruxdaay abtirsiimo gobidaaa viva asharf 💜 mi couples 😍❤️

  • @samqnter1760
    @samqnter1760 2 роки тому +2

    Mansha alah isku wara ilxumi idinma aradto quruxley walaalshay io saygeeda

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 2 роки тому +1

    Gacanti hormartay cirka gashay gacan dahab walalke @y3a la antada muqdisho waa mugdi

  • @asadhappy2649
    @asadhappy2649 2 роки тому +6

    Lamaane qurux badan ayaa tihiin hadana isku kalsoon
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Waxaan dhihi karaa heeska waa hees tii lamaane qaadaan tii ugu fiicnayd 2021

  • @idilbintuhassan1739
    @idilbintuhassan1739 2 роки тому +18

    Masha Allah Allah haa isku kiin Daaayo Amiin Amiin 👸🤴🙏

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 2 роки тому +2

    Legend Abdi askari omg 😲😍❤💖shaadiyo iyo Abdifitax yare kal iyo laaab m.a

  • @shacnidaimon6936
    @shacnidaimon6936 2 роки тому +1

    Woow another Level shaadiyo Iyo Abdifitax

  • @najmoabdullahiabdulle377
    @najmoabdullahiabdulle377 2 роки тому +9

    woow mash allah rer qurux bdn shadiyo abdifitax🥰

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba3224 2 роки тому +4

    Xaqiiqda ayaa exeey tahay walaaldey ineey heestaan ka baxsadeen msha allh tabaarakalaah insha allh kuwo gurigooda guri kheyr ah allaha ka dhigo msha allh tabaarakalaah 🥰👸🤴💯

  • @fatushqali1246
    @fatushqali1246 2 роки тому +1

    Omg cadi mahan wa marki meqad an dawanayo cajib codka quruxda muqalka ❤️❤️💖💖❤️💖💖❤️❤️❤️💖💖💖

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare8377 2 роки тому

    Idilkodba haween kaa amaan badnidaa SHADIYA SHARAF WAX DHAMA LAWA👌👌👌

  • @mahamudmudey657
    @mahamudmudey657 2 роки тому +4

    Wan jeclahay dadka is jecel xaqiqdi ❤👏

  • @ishqyboy
    @ishqyboy 2 роки тому +10

    Masha Allah what a masterpiece banger song from my best couples.

  • @aminasicid6089
    @aminasicid6089 2 роки тому +2

    Waa quruxe wll cabdifatax tima iska haji quruxdaadii ayay qaribeene iga gaadhsiiya fananka

  • @naimomohamud8471
    @naimomohamud8471 2 роки тому +2

    Ayyy another level shaadiyo &updifitah hees hees dhaaftay

  • @RoyalkingGSGaza
    @RoyalkingGSGaza 2 роки тому +15

    I’ll listen this song the rest of my life one of a kind love song of the century for real ❤️❤️✨

  • @maandeeqahmed4107
    @maandeeqahmed4107 2 роки тому +6

    Woow abdifitah yar ish calaa hees🤩

  • @iikarmedia1358
    @iikarmedia1358 2 роки тому +2

    Waaaaw waa hews cajiib ah
    Erayada iyo laxanka waa ok
    Muqaalka waa cajiib
    Codkana maba leea wedinayo waa boqorka codka
    Lkn dhalisha aan u haayo in lagu badiyay dharka qabeeska ee c fitaax ui xeranyahay muqaalka hadii laga yarenlahaa sidaan wuu kasii qurxonaan lahaan lkn hadaba wa 100%

  • @saffamohamet5403
    @saffamohamet5403 2 роки тому +2

    WOw lamaane sanadkaan iyo inta soosocota shadiya N abdifatah yare😍🥰

  • @cmktiger4086
    @cmktiger4086 2 роки тому +6

    Cabdi Askari legend 🥰🔥❤

  • @nafiisshariif9053
    @nafiisshariif9053 2 роки тому +28

    Asalkii quruxdaay isir fiicaniddaa
    Abtirsiimo gobeed ku aruursanidaa
    Shaadiyo shariif Abdulhi💖💯
    Noolada lamanaheena💖💖💖

  • @safiyaabdalla6922
    @safiyaabdalla6922 2 роки тому +2

    WaaaW Waxaasaa jaceel ah masha Allah isha bani aadamka Allah idin ka Qabto 🥰❤💋

  • @amalsuudi22
    @amalsuudi22 2 роки тому +1

    Beautiful video, beautiful song, fell in love with it all ❤️❤️

  • @aragsanabdi5185
    @aragsanabdi5185 2 роки тому +4

    OMG __ hees waa dhafty 💤
    Nolosha farxad ku dhamysta my couple 1❤❤❤♥️💋

  • @mohajamac7236
    @mohajamac7236 2 роки тому +6

    OMG😱Året’s låt no words needed🙏🏾

  • @mohamedsiyadadan4376
    @mohamedsiyadadan4376 2 роки тому +2

    Srk and kajol of somali community

  • @darjomohmedxuseen9011
    @darjomohmedxuseen9011 2 роки тому +1

    Shaadiya duma yaaa salama idin xiisay❤❤

  • @ladyrahmaa7738
    @ladyrahmaa7738 2 роки тому +6

    Wow that's Amazing wlhiy😍

  • @hamdimohamed7349
    @hamdimohamed7349 2 роки тому +5

    Salan sare abdi askarow ina ader gul iyo gobanimo insha allah 🥰🥰🥰🥰

  • @abdinasirkahiya8760
    @abdinasirkahiya8760 2 роки тому +2

    Waaw my two😘😍 keep goin..nacapkeena down❤💪

  • @sacdiyaalimohammed1438
    @sacdiyaalimohammed1438 2 роки тому +2

    Hees aad iyo u macaan wuu ka baxsade abdifatah marwa iyo seygeega🤏❤🙈

  • @abdirahmanahmed9618
    @abdirahmanahmed9618 2 роки тому +35

    OMG 😲 🤴 legend is BACK

  • @abdirahmanblue3621
    @abdirahmanblue3621 2 роки тому +11

    Asalkii quruxdaay isir fiicanida
    Abtirsiino gobeed ku aroorsanida
    💟💕😢🔼🍬💋💋 heestan waxay dhamaystirtay qiimihii iyo quruxdii qoyskiina 🌹🌹🌹

  • @jokermen_studio
    @jokermen_studio 2 роки тому

    Wale wax baa k dhacay meesha Muuqaal qurux badan inaba caadi eheen Abdi Askari tube Lagend waan ku aamin sanahay 2millon waad u qalantaa

  • @aminoosman3635
    @aminoosman3635 2 роки тому +1

    M.a ilahay hku dayo aad iyo aad bn idin jacelhy abdiftah waa nin wngsn iyo shaadiyo sharaf wanagi waa qof ah abyo mcnto horey usocoda 💯❤🥰

  • @Short_factz
    @Short_factz 2 роки тому +16

    Another level 🔥🥰🤘

  • @ifrahmaxmed3936
    @ifrahmaxmed3936 2 роки тому +4

    Wow maasha allaha allaha ha isku kiindaayo 🥺❤🙏👸❤🤴

  • @ajmaalomar2093
    @ajmaalomar2093 2 роки тому +1

    Msh allh wada jira waligin isku qurxanidiinaa hees iyo bar lamana qurx badn 😍

  • @moshakzofficial5738
    @moshakzofficial5738 2 роки тому

    Vediogan waqti badhn ayaa gali.. Perfect editing 👌👌🇸🇴❣