SHAADIYO SHARAF FT KHAALID KAAMIL NEW SONG HAB ISII OFFICIAL MUSICC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2021
  • Erayada Osman Bile Ceymoy
    Laxanka Khaalid Kaamil
    Music Mustafa Karaama
    Farsamadii Saalim Kaskey
    Soo Saarista Balanbaalis Studio
    Hooyga Murtida Iyo Madadaalada

КОМЕНТАРІ • 673

  • @zuldandhakawe6801
    @zuldandhakawe6801 3 роки тому +664

    Khalid Kamil Inta Tageerta Heesihiisa 👍

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 3 роки тому +562

    Wax ksta oo macan Qurunka alle kaasii macan hadad argto qoralkan liketa 🥰

  • @neeyruuschannel6781
    @neeyruuschannel6781 3 роки тому +541

    Inta heesaha in eey dambi yihiin og hadana jecel in maaalin uun in uu dhaaafo likta😅😅😅👌🙏

    • @adoontiialle1485
      @adoontiialle1485 3 роки тому +6

      Allah nahanunsho

    • @cabdicali110daahir2
      @cabdicali110daahir2 3 роки тому +7

      Wllayalow iso duceeya inuu illahy heesaha IGA madobeeyo was bil ramadane

    • @sacdiyaabdisalaanaxmed2167
      @sacdiyaabdisalaanaxmed2167 3 роки тому

      @@adoontiialle1485 ko.kmp. ji is
      H..ukmmk
      Iii

    • @caseyronald3889
      @caseyronald3889 2 роки тому

      You prolly dont care at all but does anybody know a trick to get back into an instagram account..?
      I stupidly lost the account password. I would appreciate any assistance you can offer me.

  • @saadamkucka2754
    @saadamkucka2754 3 роки тому +754

    Inta saliga nabiga scw jecel like sara👍

    • @alihassanmahdi9833
      @alihassanmahdi9833 3 роки тому +8

      War xishood ki io damiir ki inte u ka aday maxa like ka dhafesa wa adiga ku dawar sanaya magaca rasuul la scw war is weydii hadi allah hor tagto maxa ku Oran donta

    • @amalahmed260
      @amalahmed260 3 роки тому +5

      Xoolo saliga nabiga maxaa heesaha ula soo donaneysa heedhe

    • @zakiadan7267
      @zakiadan7267 3 роки тому +3

      Mesha heesba lagu hayaayo misaad sali keenaysa like dartii xoolayaw

    • @hibaqidiris517
      @hibaqidiris517 3 роки тому

      Scw

    • @Gift606
      @Gift606 3 роки тому

      Scw scs

  • @asiaabdirizak8772
    @asiaabdirizak8772 3 роки тому +39

    Wow masha allah inadeerkay khalid Mugadisho way ushidantahay farxad ku nolow inadeer.
    Hore u soco wllo from burco💚🤍❤️

  • @shaymamohamuud3552
    @shaymamohamuud3552 3 роки тому +313

    Musican waxa uu uyara Eegyahy Musigii Xafladii guurkaa La gaaray
    Inta Ila qabta is Muuji 🖐

    • @haldoordumar6770
      @haldoordumar6770 3 роки тому +5

      Laxanka keenaya waayo laxamada qofku waa isuwada dhawdhawyihin khalid kamil

    • @yaasinabdi5977
      @yaasinabdi5977 3 роки тому +7

      @@haldoordumar6770 laxamada Khaalid iskuma dhawa xaggaa macalin buu Ku yahay ee musicga karaamaa iskuwada mida
      Hooyo laaleys qalbi jabay qoftaydiyeey ku mee jawi bila intaa baa mustafe karaame uu muu tumin waana heesihiisa kuwa ugu khatarta badan oo ugu codqabashada fiican hadduu karaame musicgiisa iska badali lahaa wadadiisii buu ku soo dhici lahaa ee karaamaa wuxiisu isku wada midyihiin

    • @wlldeeq5599
      @wlldeeq5599 3 роки тому +2

      Musica u karama u tubaY aya isku mid ahba

    • @abdifatahsamatar
      @abdifatahsamatar 3 роки тому +3

      Laxanka isku mid ma aahan ee musiga hal qof tumey wana mustafe karama

    • @englaabsalax1577
      @englaabsalax1577 3 роки тому +1

      laxanka baa isku mida

  • @balwaan9599
    @balwaan9599 3 роки тому +113

    Anigo reer burcaha aya dawanaya fanan reer burcan like Moore 👎👑❤🖐🙏

  • @asiyabeauty5004
    @asiyabeauty5004 3 роки тому +32

    Iskuxishooda dad aqli leh bad tihiin dadka soo qoraayo kusali nabiga fadlan jojii mel nabiga scw laguxuso aaa badn🙏

  • @dalmarjaamac5033
    @dalmarjaamac5033 3 роки тому +102

    Waxan la yabay dadka illahay iyo Nabiga liketa ku radiya🤔🤔

    • @filsanbae3031
      @filsanbae3031 3 роки тому

      Wlhi anigaa horta laype

    • @Elpinko1
      @Elpinko1 3 роки тому

      Ma ila arktay waa danbi waa jahiliin

    • @ahmedkaafi8828
      @ahmedkaafi8828 3 роки тому

      Dadka adaa ugu xun wlhi qofka cadaabta galaayo adigoo kle waaye wlhi waayo meshan aa magaca alle iyo rasulkeena keeneysaa ilaahey ka baq intaa like raadinaa dhaheyso indho madoobaad yee ugu dhicin✌✌✌

    • @nimoabdi1872
      @nimoabdi1872 3 роки тому

      Wll wlhi wan layaabey Subxaanallaah

  • @abdirahmanhussein3144
    @abdirahmanhussein3144 3 роки тому +129

    Maqrib ayaaa la marayaaa xamar wll salaaada soo tukada markaas kadib hala daawada 🙏🙏

  • @sabirinisse3684
    @sabirinisse3684 3 роки тому +138

    Team shaadiya like ❤

  • @Dhool2016
    @Dhool2016 3 роки тому +15

    Ma ogtahy haldhayey😍 nafuu helay jeceylkuye adi kugu hadreyso u haleelan baan ahay😍 hiilada kalgacalkaba dadku wey isku hoorshaan 😍kuhanyooday aniguye 😂hab isii haldooryehey 😍way way khalid kamil Waan fanaan kuma dorsan leheen

  • @ciiisecolow7933
    @ciiisecolow7933 3 роки тому +15

    Woow anaa ugu horeyo maanta inkastoo shaadiyo sharaf iyo khaalid kaamil atagero Somali ilahay haguleyo madaxweyne farmaajo hadii lawayo xasan cali kheyre nogu dhiib ilahay qaraxa iyo dhibaatada hanaga dul qaado amiin Somali maxamed dhamaantin waa idin salaamay meel walbo dunida kajogtan❣❣❤❤❤⚘🙏

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому +1

      Sida Maalmaha Looga Gudbo Ayad Uga Gudbi Doontaan Dhibta Isha ALLAH

    • @ciiisecolow7933
      @ciiisecolow7933 3 роки тому

      @@lamajofficial2446 thanks walal qaali

  • @juweriaahmed7271
    @juweriaahmed7271 3 роки тому +9

    Khalid kamil waa fanaanka fanaaninta ugu miskiinsan uguna heesaha macaan hadana hadana hoosbaa loo dhigaa 🥲
    Waa in fanaankan lagacan qabto heerka ugu sareeya inuu gadho ayuu uqalmaa

  • @qeysabdi5389
    @qeysabdi5389 3 роки тому +73

    Fananka.sanadka khaalid kamil iyo boqorada codka shadiya sharaf axsan hees inta kaheshay like dhac kusii

    • @nuuracabdi2434
      @nuuracabdi2434 3 роки тому

      Ad iyo ad nasab kamilya shadiyo & khalid

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 3 роки тому +15

    Ha hirgalo jacaylka🥰🖤❤
    Khalid kamil io shadiya sharaf laba fanana hesahooda dhagaysto allaw hesaha naga madoobe❤🤣

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 3 роки тому +52

    🔥inta heestan sugeysay soo muuqo 👋

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 роки тому +10

    Salaan kadib waxaan walaalahayga qaaliga ah idiinka codsanayaa inaad isoo booqataan idinkoo mahadsan 🙏🙏🙏. Ilaahay ha idiinkaga farxiyo si lamafilaan ah... Aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲

  • @queensafa7992
    @queensafa7992 3 роки тому +29

    Laandheere Habar jeclo Khaalid Kaamil ku salaamay indr from Sanaag 😂🔥💪🏾💪🏾

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 3 роки тому

      Horta ninkan isku xaafad ahaan jirnay ilaa yaraantaydii lkn ciduu kahay hj ma garanayo, kolay waa reer younis waayo isku xaafad ahayn, halkaana iyagaa kubdnaa 😂😂

    • @isxaaqckariin5235
      @isxaaqckariin5235 3 роки тому

      @@allahwithmeneverbedeprived3494 haa rer yoonis wll

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 3 роки тому +1

      @@isxaaqckariin5235
      Garty sxb ani RD ahy lkn wafeeye deganayn

  • @ayanabdiahmed5003
    @ayanabdiahmed5003 3 роки тому +8

    hore u socoo legend khalid kamil niin deelitiraan abwaan laxaan e cood macaan from taagerayashada djibouti

  • @yaasinabdi5977
    @yaasinabdi5977 3 роки тому +33

    Khaalid kaamil wallahay cid qarnigan laxan iyo cod ku gaadheysa ma jirto laakin farsamada codka laga qabto waliba waa kuwa uu mustafa karaamo u tumo oo dhan cod qabashada wuu kaga dheelaa musicga karaamana isku wada mid buu noqday bal waxaad dib u eegtaan heesihiisa qalbi jabay hooyo laaleys jawi bila waxaan u dhawaaday qoftaydiiyey ku mee iyo qaarkaloo badanba waxay ku jiraan heesaha uuna mustafe karaamo u timin way wanaag sanyihiin heesihiisa kale waar khaalid karaamo bal inyar ka yar jawi badalo dadka Iyo adiguba waxaad arki doontaan awoodaada faneed

  • @mahadarab3711
    @mahadarab3711 3 роки тому +12

    Nice song 🎵 labo qofo aan aad u tageero nolada waan cusbahay hadan qad sameystay blz like ta heyla dhafin 🥰😍🤩😋🤣

  • @asiaahmed80
    @asiaahmed80 3 роки тому +18

    Wiilka labiska malaga so hagaajin kari waayey Tolaaahay khaalidow 😢😢♥️

    • @Dhool2016
      @Dhool2016 3 роки тому +10

      Naa dee baayo Nin aan naag heysan waa saas sow maaha ragu waa dib jir haduu dumar jirin

    • @saeynbmaxmed6770
      @saeynbmaxmed6770 3 роки тому +1

      @@Dhool2016 aad iyo aad dumarku waa kaaba

    • @adooooontiiiiiialle
      @adooooontiiiiiialle 2 роки тому +2

      Dumar leysku dhafay 😍

  • @saaficabdi9536
    @saaficabdi9536 3 роки тому +40

    Wllka ayan ahay ee like ii saar
    Dhiiga somalinimo soma jiro

  • @Faadildumdum9
    @Faadildumdum9 3 роки тому +206

    🔥🔥🔥

  • @ramladegan7337
    @ramladegan7337 3 роки тому +4

    ma anaa mooda mise fanaankan hèesihisu wa isku laxan egyihiin❤🤩

  • @zamyabdullahi6075
    @zamyabdullahi6075 Рік тому +5

    Waxani waaa Hees dhaafte Magac u soo bixya Jah😭❤️‍🩹

  • @farxanyo5542
    @farxanyo5542 3 роки тому +4

    Ma.ninka kliya an fankeyga uga daysado allh kudhwro sxp mcne khalid maxamad kamil. ❤❤

  • @TayoVideoProduction
    @TayoVideoProduction 3 роки тому +4

    Khaalid Kaamil Fanaan Talent Leh Heestaan Wey Iga Gadan Tahay Muuqaalkana Waa Cajiib Thanks Balanbaalis Studio

  • @mohameddiraac43
    @mohameddiraac43 3 роки тому +20

    Team khaalid kaamil boqorka fanka 🙏❤️💯👏✅

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 3 роки тому +6

    Absolutely khalid kaamil Muqdisho uu shiday keep going 👌

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 роки тому +247

    Thangs all of you balan balis studio respect

    • @nasracali4706
      @nasracali4706 3 роки тому +11

      Khaalid kamil dar ale kujeclhy inolow wll

    • @ashamohamud5530
      @ashamohamud5530 3 роки тому +6

      Khalido inolow intey nolal jirto abowe

    • @nimoabdi1872
      @nimoabdi1872 3 роки тому +8

      Khalid Codkaada qur'anka ku'aqri Qurux waa M.a

    • @ismaciilaxmed7238
      @ismaciilaxmed7238 3 роки тому +5

      M.a codkaaga waan ku hestaa legend

    • @amranabdi2246
      @amranabdi2246 2 роки тому +4

      Willka kaliya an kuheysto heesihisa .kuqafifay kulankaga

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 3 роки тому +5

    Khalid kamil inu fanank sanadk yahay ayaa doodka qab📀🎶🎵🎤🎼💪👋

  • @dervishhero381
    @dervishhero381 3 роки тому +15

    What a Beatuful voice was that😊
    I really enjoyed it though
    Btw salaam everyone from Newcastle, England🌆

  • @zaamabdirahman8335
    @zaamabdirahman8335 3 роки тому +114

    Qofki ugu horeyay ban noqday like waxa laga helo bal idareensiiya somaliyeey

    • @aminacabdlhi9910
      @aminacabdlhi9910 3 роки тому +1

      Shadiya cood digag hesta wxey kuficned malyun manka ama bilkher Ahmed

    • @umuzainchannel5950
      @umuzainchannel5950 3 роки тому +1

      Zamzam PLZ subscribe iisaara mahadsanid walaashey mcn

  • @hibaqhony9426
    @hibaqhony9426 3 роки тому +14

    Waaaw gobtiba is heshay waxbadan ayan sugeyney khalid kamil shadiyo sharaf daadan jeclhy

    • @Gift606
      @Gift606 3 роки тому

      Isar walal subscribe

  • @rafaaziabdihakiim1530
    @rafaaziabdihakiim1530 3 роки тому +7

    Wax kale heestaan iga gadantahay 1m way u qalmataa
    In 1week ku garto💓💓🎤🎤

  • @kaamilocadey4933
    @kaamilocadey4933 3 роки тому +13

    Maqal majiraaa wanku hestaaa heestaaan ❤✌

  • @abdiwalimjama
    @abdiwalimjama 3 роки тому +44

    Inta Ila Aragta In Shadia Hadba Dib Kaso Qurux Badnaneso Liketa Ha Ila Dhaafina Khalid Kamil Big Legend 🙏❤

    • @Gift606
      @Gift606 3 роки тому

      Igu cawi subscribe

  • @cawilkoyla
    @cawilkoyla 3 роки тому +5

    Waaw best song khaalid iyo shaadiya clib qurux bdn saaalim kaskey 🙏saami cadde 🙏🙏🙏

  • @iqrohasan838
    @iqrohasan838 3 роки тому +20

    M.a shadiyo iyo khalid kamil saan uu sugayy heestaan waanba dale mrlee naga sodayaa

    • @Gift606
      @Gift606 3 роки тому

      Isar huuno subscribe

  • @munajamal1581
    @munajamal1581 3 роки тому +3

    Fanaka sanadaka Khalid Kaamil iyo shaadiyo sharaf wooow🥰🥰🥰 love it 🙌🏾🙌🏾🙌🏾

  • @alihassanmahdi9833
    @alihassanmahdi9833 3 роки тому +68

    Asxaabt ika dambeysa qoraal kan wa aqrinesan ugu horen naga daay a ina ku tuugsatan magaca Allah io kan rasuul scw io ina dad ka tuugtan surprise isaara🙄🙄🙄

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 3 роки тому +20

    Mustafa karaama old legend best musician in somalia i've ever seen , well done 2010 up to 2021

  • @nasriinmoustaphe6096
    @nasriinmoustaphe6096 3 роки тому +3

    Waaxn ahay qofkii ugu horeeye shadiya sharaf iyo khaalid kamil wooow hees iyo badh 🤩😘❤

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 6 місяців тому +1

    Tan hees Lama dhihi karo wlhi Tiktok mardhow ayay qabsanee heestaaan❤❤❤

  • @abdullfantastic88
    @abdullfantastic88 3 роки тому +10

    Ilam aderayalow like ta maad ii saartaan
    Shadiyo io khaalid magaalka adinkaa shiday ❤

  • @issaabdullahiaalim1334
    @issaabdullahiaalim1334 3 роки тому +6

    Abwaan
    Laxameste
    Cod macaan
    The one and only Khalid Kaamil
    Like👍

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 3 роки тому +5

    Hees wey dhaaftay tan wan idin wataa qalid iyo shadiya 🔥❤️👌

  • @abdihussein8020
    @abdihussein8020 3 роки тому +5

    Ruuxaanta fanka khalid kaamiL and sh.zharaf 🥰

  • @aminabeaahmed7929
    @aminabeaahmed7929 3 роки тому +31

    Inta ila aragtay in ee shaadiyo ee qurux leey sii noqoneyso nac kusii

  • @dee6159
    @dee6159 3 роки тому +48

    I love this guy! Idk what their saying but every song in hear from him sounds so freaking nice! Amazing voice! I love my Somali people!

  • @kingakofficial5k
    @kingakofficial5k 3 роки тому

    Msha allh balanbalis studio video qurux badan
    Gacanta alle kuma gooyo saami cade the best filmmaker in Somalia horu mar wacan

  • @user-fw7wk8si7y
    @user-fw7wk8si7y 3 роки тому +21

    Team ilka dabarka ya nagula jira
    Aniga shadiya iyo kaamil😂

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 3 роки тому +1

    *Musfata karaama* Nin ka gacan mcn waan waayay Dhanka *Music ga*
    Laxanka khaalid kaamil iyo codkiisuba waa *Cajiib*

  • @mohaibrahim7210
    @mohaibrahim7210 3 роки тому +17

    Heesta sanadka 1 million markee gaarto like isaar 🤪💯✌💯

  • @fardowzakhaliif8679
    @fardowzakhaliif8679 3 роки тому +1

    Inaba cadi ma aha shadiya iyo khalid kamil another level special thnks mustafa karama reer xamar wan idinka shide

  • @xamsesaban3384
    @xamsesaban3384 3 роки тому +4

    Inta ila aragtay in Laxanka Khalid kamil isku mid yahay markasta like ku qabo

  • @sumayafaraxsumayafarax932
    @sumayafaraxsumayafarax932 3 роки тому +8

    Shadiyo codkeedee ku joogtaaa iyo kamil🎤❤

  • @layloluula7299
    @layloluula7299 3 роки тому +12

    Inta shadiyasharaf iyo qalid kamil islatagerto likta halidhafin tolnimo hadeyjirto qodhin iyo xiradiin

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 3 роки тому +10

    Fanka mar hore iskadayn laha dhagaysigiisa Khaalid kaamil igu hayo 😢🤩❤🔥

    • @queensihaam9022
      @queensihaam9022 3 роки тому

      Khalid kamil legend heesihisa lee dhageyssta❤🥀

  • @amiishali4110
    @amiishali4110 3 роки тому +2

    Woow esh alaa xees iga gadan qurux shadiyo and khalid❤😍😉🙏

  • @adiqaliqramos7952
    @adiqaliqramos7952 3 роки тому +15

    I Can't Wait Lyrics🔥🔥💯
    Sharma Hacen

  • @qadarcaaqil7020
    @qadarcaaqil7020 3 роки тому +3

    Wowww axsan hees balan baalis is come back 🔥❤👌

  • @alisakifarahofficial5582
    @alisakifarahofficial5582 3 роки тому +1

    Frist 1 comment

  • @iskufilaninaarte399
    @iskufilaninaarte399 3 роки тому +5

    Legend kalid kamil wey igaqathantahay hestan 👌👌

  • @carabhonest316
    @carabhonest316 3 роки тому +3

    Wlhi qalid kamil cod ayo wataa m.a codkiza daremaha ayo tabna ❤💯❤

  • @samiiraabdilahi7700
    @samiiraabdilahi7700 3 роки тому +1

    Khalid kamil iyo shadiya sharaf ooo is helay waxay sameeyan yaaa samayankara😢😍😍♥️♥️♥️♥️♥️

  • @raaqiyomaxamed4168
    @raaqiyomaxamed4168 3 роки тому +18

    Inta shaadiyo sharaf tageersan

  • @zeynabkoos439
    @zeynabkoos439 3 роки тому +3

    Manshaallah wa hees shidan wan Ku haystaa cadi ma aha ❤❤😘

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 10 місяців тому +2

    Kalay hoogaanka i qabo my Boqorkeyga Allow❤kuu keen 😢kuma hayee /10/9/2023/

  • @mumtaaz6488
    @mumtaaz6488 3 роки тому +1

    Axmed rasta iyo khaalid khamis laxamadoodu isma badalaan saasna mafiicno laxamada xoogaha yara badala 👍

  • @mohamedkhadarsalah8811
    @mohamedkhadarsalah8811 3 роки тому +1

    Nice song shaadiya sharaf and Khalid kaamil idinku faanaa keep going.

  • @suldaansiciid7878
    @suldaansiciid7878 3 роки тому +2

    Ninkan Khalid kamil comaadadiisa lama haysankaro teem shaadiyana ku biir go forward

  • @daadayare9806
    @daadayare9806 3 роки тому +9

    The one and only best singer khalid kamil legend🗣

  • @anisaumumumtaaz5478
    @anisaumumumtaaz5478 3 роки тому +1

    Khalid kaamil ninka kaliyee fanka nagu haya taageero numbar one ayaan u ahay👌🔥

  • @kunilshakulsharif7437
    @kunilshakulsharif7437 3 роки тому

    war shadiyo sharaf sano dhan miyey u cod macaneyd
    waaaaaaw keep going shadiyo wlshey

  • @filsanahmedyare1968
    @filsanahmedyare1968 3 роки тому +4

    Khaalid kamil duni kalaad naga soo booqatay👏👏💯

  • @iqramohamud9145
    @iqramohamud9145 2 роки тому

    I love balanbalis&Abdiaskari bcz. Of shaadiyo sharaf &Khalid kamil madaxa isarantihin ❤️

  • @somaliyare8369
    @somaliyare8369 3 роки тому +4

    Team Shadiya Sharaf Is muujiya one 1💗❤❤❤

  • @nimoabdi1872
    @nimoabdi1872 2 роки тому

    Waa wiil cod Mcn Khalid Kamil 1 liked this Song

  • @yaaskaabdulahi6280
    @yaaskaabdulahi6280 3 роки тому +2

    khalid kaamil the one en only fanaan ah oo waqtiga la dhageeysa karo waaye 👌👌👌

  • @barkhatismail5099
    @barkhatismail5099 3 роки тому +5

    Markaan arkay abwaan ki weynaa e cismaan inusameyay iyo laxanki iyo codka fanankii duriyada iyo shaadiya sharafta xoraysatay xamar cadeey ayaan iska gartay inay heestani macaantahay.❤️❤️🔥💯
    Adiguna like na siii dee

  • @royalminti7124
    @royalminti7124 2 роки тому +3

    Hilbaha dhiga iyo jirkaay Hankiyo beerkiyoo xiskaay Ha Hirgalo jacaylkuyee Ha iga aadin meel kle HaYYaTi 💔😩

  • @xaliiimamahad8084
    @xaliiimamahad8084 3 роки тому +1

    Ayy inaba caadi mahan laba fanaan aan taagero khaali kaamil iyo shaadiyo sharaf🥰🥰🥰

  • @sawdaxiir8292
    @sawdaxiir8292 3 роки тому

    Yaaa ila mid ah heestaan 50k inaan keligay gaarsiiyey love Bn ku ahy Wey igu socotaaa 😘😘😘

  • @ustaadgeelle5545
    @ustaadgeelle5545 3 роки тому

    Super hit 🔥🔥🔥my bro khaalid kaamil

  • @abdulbiihi6392
    @abdulbiihi6392 3 роки тому +1

    Bas weeye Khalid kaamil wa inuu jojiyaaa laxamada uu samaynayo kuligood isku dhadhan bay noqdeen

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 роки тому +1

    Woow woow hees macaan codad macaan 👏👏👏👏👏😍🙏

  • @-__dhafar-__ziinsin7338
    @-__dhafar-__ziinsin7338 3 роки тому +4

    LeGend always LeGend Khalid kamiL❣👑

  • @kingmooyamooyaoscar8327
    @kingmooyamooyaoscar8327 3 роки тому +10

    King of the song's khaalid kaamil best voice

  • @mowliidcabdi5746
    @mowliidcabdi5746 3 роки тому +2

    333 qof baa iga horesa hadii aan kaa horeeyay oo aadan ixaqireen ismuuji

  • @moxadinabdulmajid1789
    @moxadinabdulmajid1789 3 роки тому +17

    This song is so nice it bring peace of mind to the listeners

  • @hamdicawil7919
    @hamdicawil7919 3 роки тому +1

    😍😍 fnanad shidan shadiyaa Khalid

  • @sihaamabdirisaq2204
    @sihaamabdirisaq2204 3 роки тому +1

    Laba aan kala dhicin xga codka masha alah shadiya khalid❣

  • @zuldansalman4977
    @zuldansalman4977 3 роки тому

    Heesku waa top
    Lkn codka fanaantii waa uu hoo seyaa iyo musica ayaa ka cod dheer

  • @sacduushsima9212
    @sacduushsima9212 3 роки тому +5

    Khaalid kaamil 🔥🔥🔥

  • @idililwaad5066
    @idililwaad5066 3 роки тому

    Dad aan tageero marwo zhaadiyo zharaf io khaalid kaamil ❤😘🥀

  • @hassanbilaal6852
    @hassanbilaal6852 3 роки тому +5

    Waaw shaadiyo camaa madaada lamahaysa karo ♦️ ❤️💕💕🇸🇴

  • @Boqorkatiktok
    @Boqorkatiktok 3 роки тому +2

    Reer burcoy is muujiya fanaankiiiinii💚💟❤